Waxba ha iska kaayo sàarin abaayo aduunkaan hal dal banka nahay hal umadna wanka nahay nama dhaantaanoo musiibadaan xagiinay nooga soo furantay oo itoobiyaan. Baa xagaasna badii lasiiyay , ilaahay gabigeen hana badbaadiyo😢
@@ridwaanburhaan859 dhbka wxa ka jraa Diinta si sax lo heysan qabyalad umada ku weyn tahy intaas inta jraaan somali nabad haka sugin tusaale kusina 2000 dalka Ethiopia joogtey maya & al shabab jrey maya sabab dowld amni lo heli wayey is weydii😁😁
Masaari waan la noolahay oo dhowr Mar ayaan sheekaysanay waa kuwa uga liito jugraafiga qaar aqoon yahan ah way jiraan oo wax badan og lkn badan kood jugraafiga eber ayay ka yihiin
Hassan sheekh ayaa bahdilkan oo dhan noogaystay 😢 waana Sisi ga Somalia 🇸🇴 labadooduba waxay u shaqeyaan Imaratka 🇦🇪 Itoobiya na waxa dabada ka riixaya Isla Imarat lkn meesha la rabo in la qaybsado waa Somalia Xasan sheekh ayaana u fududeeyay oo Somali sii kala geeyay..
Hub ayay nasiinayan Ethiopia anaga muqdihso ka saarnay marka ay naga tahayeen Somali maaha umad ka baqdo in ay dhintaan waana tan keentay anaga oo 30 sano anago dowlad lahayn in Ethiopia ay indhaha naga dawato.
MaSha'Allaah cumarow wallaahi waxaad ka sheekeysay sida ay dhab iyo run u tahay in masar ama turkiya in midkood uusan wax Dan ah u heynin dalkeena Somaliyed,, sxb guuleyso
Masar iyo turki carabtu la nolyahay ee qadar ayaa inooga daran cadawgena ugu weyn waa Ethiopia dal kasto oo aan u aragno inu Ethiopia cadawgisa yahay ayan anaguna heshis la galeyna haddu doono yusan na difacin lkn carada ethopian ka ayan ku raxeysanena
Horta jahilbad tahaye Allah u towbad keen abuuristisabad cayse adiga iyo ninkan qabyalistahane caqliyaddina lidata somaliya kuma jihen kartan haddu wax ka hadla dalka uu jogo ee qadar aya qeyb ka ah burburinta somaliya ururadana asiga u sameya ee ayaga haka hadlo masar annaga kensanay kuna qanacsan qabyaliste cudran ayaha dalka waxba lagma weydinaye
🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤️👍Abiy Ahmed, the king of Somaliland and Ethiopia CADOWAYAANLEENAHAY WAA SOMAALIYA MIYEEY ILAAWEEN 1988 HARGEYSA DIYAARADAHA BAMBOOYINKA SIDA QAZAA FLSTIN HARGEYSA U DUNTAY
Allahayow shisheeye marabnee dalkeena nabad ka yeel oo cadowga nagu soo duuley inaga qabo aamiin 🤲🇸🇴
😂😂😂😂 shisheeye mise siisii
Ziisi and abiye @@bahjaismael6189
Shishiiye oo dhan
Siisi ma soomalibaa@@bahjaismael6189
Amiin INSHAALLAHA walaal
Aduunka Maso marin rux ka kheir badan Nabigena udgoon mohmed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya in aad ku salido xabiibu Raxmaan❤❤
Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salalaahu caleyhi wasalam ❤
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ارضها وشعبها
Ustaad inshar hadusan jirin wadciga bariga caalamka❤ iyo mustaqbal somaliyen waligen ma ku baraarugnen 🙏🫡
Kusali nabigena mohamed scw
Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam
❤❤ ❤❤ ❤❤
صلي الله عليه وسلم❤❤❤
Scw scw scw
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤😢🎉😢😢😢😊😊😊
Scw scw scw scw scw❤❤❤
لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير🤍
itobiya wa cadawga qofkasto somali ah io dhulkiisa 🇸🇴
Yaa usheege wan ognahy ee wax kale shek qof walbo somali wuu oghy ee faham meesha oo ka hadly badow ha iska dhigin
Run, Hubaal
Somali gobolka mid ah Ethiopia 🇪🇹 👌
@@NimaAyaanaf soomaliga iska sax horta intaadan wax qorin nayaa
@@MukhtaarSeeywameelne kama hadlaye qabyaladba ka dhex hadleysa oo ah qoyska talada haya
Hadday dacad ka tahay ethopian naceybka xildhibanada iyo madaxda mamul gobaledyada midna Ethiopia tageraya midna heshis baded laso galaya ayu ka hadli laha adeer shaxda wanu fahamnay anagu caammo manihine
Somalia waaloo tashtay allah haka badbaadiyo dhagarta cadowga
Soomaaliya (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
Dalka Soomaaliya iyo Dadka Soomaaliyeedba
Cid u tashaty malahn ee qabil bay diin ka dhigteen
Mahadsanid sxp Nin dhiig leh
ujeedada waxan uu fahmay soomaaliyay isku taasho gacantada aya biyaha loga dharga
cidkale wadankina ma dhisayso ❤
Sitti diri dhaba somaligalbed 👍 ♥️ OGAANSHO ❤❤❤❤❤❤
Kan yuu ku danbajin waa qabyaliste daniste ehe haddu dacad ka yahay muxu uga hadli wayay ninki ethopian ka garadada u xiraye iyo kii badda siye iyo shacabki iyo xildhibanadodi banan baxaye ee laha Ethiopia anaga rabno qabyaliste is qarinaya waye iyo dadka isku maleyo inu dadka ka caqli badanyhay muhimaddu wXay tahay in masar dal muslim yahay ethopiankuna ay necebyihin waxa jirta oraah dhaheysa cadawgada cadawgisa waa saxibka annaga cadwgena waa Ethiopia mana nedelmeyso waliged
Masha Allah ilaahay haku xifdiyo Sh Cumar hopefully Somalia people will listen to you ❤❤❤❤❤
Comments igu horeeyo waaye reer ogaansho ee like 👍 isaara❤🎉😊
Maxaa ka faa'iidaysaa
Ciila idileee ana ciiiilaaa idileeee allow adaa awood leh ee awood nasii
ciil ma jiro mar hadaa nahay dad muslimiin ah keliya aan is ogolaano insha allah
Cumar waxan kaa codsan lahayin inad hadba barnamij isbuucle ah oo arinta falastin iyo halkay marayso iyo xalka dhabta ah alla ha badbaadiyo dadkas wllaheena
Falastiin adaa ka daran. 😂😂😂 xaalkaagu halkuu marayo bal dhagayso
Masheege marka wallhi anaga iyo falastiin xalkeena ilaah lee haayo
Hhhhh ninyahow falastiin ka,agdhow ee lasoco tan dalkaaga
Waba sogashe nabiga kusali ❤😢
Scw❤
Scw scw scw ❤❤
Somalia waxa qayrkeed ka reebay Qabiil iyo qudhun,
Wallaahi waa qoslay 😂😂😂😂
Ustaad cumaroow, dadkaas werenimada sheeganaya caalamka
Miyeey nagula noolyihiin.
Waaxaqiiq shukran Omar inshaar
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
Scw scw scw ❤❤
Scw scw scw scw scw
waxaan rajaynayaa in muuqaalkan wax uun uu kataro wacyigeena mahadsanid cumar inshaar❤
Somalia 🇸🇴 ubaahno masar ha caawiyo wllh muslinka ☪️🇵🇸💪🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴❤️💪🇸🇴❤️💪
Aqligaaagu waa mid sareeya.. Somalinimadaaduna waa mid lagu farxo.. Ilahay haku barakeeyo aad ayaan kuugu farxsanahay. Cidna ha u daba fadhisan fikradahaaga fiicfiican sheegidooda.. Guul dhaman musliminta iyo I dawlada Somalia iyo Sudanba
Walahi ana hargaysa jooga aya dulinimo daremaya manta inu masari saxaro ku nool ii bahdilo😢😢
Wanka baxeyna from xamar
@@user-zx7kn7pe5sacdiyomaxamedmaxa lga baxa xasan shiiq dadkisa dowld nimada lo nacey wna sababta Somaliland u diidantahy somalia
Waxba ha iska kaayo sàarin abaayo aduunkaan hal dal banka nahay hal umadna wanka nahay nama dhaantaanoo musiibadaan xagiinay nooga soo furantay oo itoobiyaan. Baa xagaasna badii lasiiyay , ilaahay gabigeen hana badbaadiyo😢
@@ridwaanburhaan859 dhbka wxa ka jraa Diinta si sax lo heysan qabyalad umada ku weyn tahy intaas inta jraaan somali nabad haka sugin tusaale kusina 2000 dalka Ethiopia joogtey maya & al shabab jrey maya sabab dowld amni lo heli wayey is weydii😁😁
Wll adiga hargrysa jooga waa adiga ethiopianka kusoodhaweynaya anaguba dullinimo ayan dareenna
رَبِّ ٱجۡعَلۡ هَٰذَا ٱلۡبَلَدَ(الصومال) ءَامِنًا وَٱجۡنُبۡنِى وَبَنِىَّ أَن نَّعۡبُدَ ٱلۡأَصۡنَامَ 🙏 🤲
Masaari waan la noolahay oo dhowr Mar ayaan sheekaysanay waa kuwa uga liito jugraafiga qaar aqoon yahan ah way jiraan oo wax badan og lkn badan kood jugraafiga eber ayay ka yihiin
Masar iyo xabashiduba labaduba waa cadow maslaxadooda ayay wataan iyo danahooda
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please like ❤️
Salalaahu caleyhi wasalam ❤
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه اجمعين
Hassan sheekh ayaa bahdilkan oo dhan noogaystay 😢 waana Sisi ga Somalia 🇸🇴 labadooduba waxay u shaqeyaan Imaratka 🇦🇪 Itoobiya na waxa dabada ka riixaya Isla Imarat lkn meesha la rabo in la qaybsado waa Somalia Xasan sheekh ayaana u fududeeyay oo Somali sii kala geeyay..
Hub ayay nasiinayan Ethiopia anaga muqdihso ka saarnay marka ay naga tahayeen Somali maaha umad ka baqdo in ay dhintaan waana tan keentay anaga oo 30 sano anago dowlad lahayn in Ethiopia ay indhaha naga dawato.
Hub waxa ka horeeya in caqli yeelato, Somalia hub wuu ka buuxaa
Somali is not easy
@@ahmedhersi9169adi noo hay caqliga😂🙌
carabtii aad leefleefi jirtay uun weeye waxay kaa aaminsanyihiin soomada arag hadda
MaSha'Allaah cumarow wallaahi waxaad ka sheekeysay sida ay dhab iyo run u tahay in masar ama turkiya in midkood uusan wax Dan ah u heynin dalkeena Somaliyed,, sxb guuleyso
Masar iyo turki carabtu la nolyahay ee qadar ayaa inooga daran cadawgena ugu weyn waa Ethiopia dal kasto oo aan u aragno inu Ethiopia cadawgisa yahay ayan anaguna heshis la galeyna haddu doono yusan na difacin lkn carada ethopian ka ayan ku raxeysanena
((( MASHA ALLAAH CUMAR INSHAR WALIGAA RUTA IYO XAQIIQDAAD CADAYSAA CIDNA OGAMA HIBAYSATID GUULAYSO ALLAHA NOO KAA XIFDIYO AMIIN YRYA AM❤❤❤
ما يقع إلا ما كتب الله
Xamaas muqawinda Alqasaan Allaah caawi reer falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲💪☝️🇸🇴❤️☪️🇵🇸
Ok haada ayanfahamay.falastiin.halka dhibku ogamaaday
Abeesada bidaarta leh😂😂
Ilaahow Somalia midee ❤
Wadmahadsantahay ustad cumar
Carabta iyo Masaaridaa afka wayn oo doqonta ah oo jareerta iyo carabta iska dhalay inaan soomaaliya iyo aduunkaba wax aan ka ogayn waxna aanu tarin waanu ognahay ee adiga cumar ah iyo inta afkooda taqaana XAQIIQDA IYO RUNTA SOOMAALIYA U SHEEGA.❤🇸🇴
Horta jahilbad tahaye Allah u towbad keen abuuristisabad cayse adiga iyo ninkan qabyalistahane caqliyaddina lidata somaliya kuma jihen kartan haddu wax ka hadla dalka uu jogo ee qadar aya qeyb ka ah burburinta somaliya ururadana asiga u sameya ee ayaga haka hadlo masar annaga kensanay kuna qanacsan qabyaliste cudran ayaha dalka waxba lagma weydinaye
@@XaawoCdy ceeb calayka sababta noo caayeeso oo masar u difaacayso maxay tahay? Ma xasan tuug baa keenay kali ah ayaa u dufaacaysaa ileen aniga waxaa wax ka sheegay masar oo been ka sheegaysa Soomaaliya taariikhdeeda subxaanalaah. Intaan dadka weerarin ka fiirso masar nagama xigree.
Omar inshar, mowduuc wanagsan, habalyo, masar iyo somali
Maşha allah, this good topic, right now.
Ciidanka sisi ee mafiyada ah & kuwa kale ee galada ah waxaan rajeyneynan in ay ayago baqti ah kabixi donan insha allah😊
Comanti qofkii ugu horeyay hada iga danbeso like isarw😂😊
Inuu aniga ahaa umalaynaya ugu horeyn
اللهم احفظ دوله وشعب المصر الشقيق❤
🇸🇴 somalia we need deep think
Yep ❤😊
Ujeedada muuqalka waa majirto dowlada dowlad kale taageeresa sabab la,aan iyo qof qof taageraya sabab la,aan bal dowlad walba iyo qof walba dantiisa ayuu wataa
Nasiib daradii ugu weyned ayaa na heysto wlhi imaraad oo aan og nhy munaafaqnimadda hada itoobiya taageraya ayaa maamulkii hawada somaliya lagu wareejinyy ciil badanaa😣🥺
Anigu Yaabay madaxda dalka maxaa ka siya
Badda turki
Dhulka masar
Hawada imaaraat
Waxanba caawa is iri inay markii horaba waxka ogaayan filinka badda ee itoobiya oy rabaan inay waxaano dhan namarsiiyaam
Ma hubtaa imara hawada lagu wareejiyaya see wax uwadaa maiska alifanya?
@@ridwaanburhaan859 haa wala hubaa waliba xildhibaano ayaa ka shaqeyy iyo masuliyiil dowlada ka tirsan iyago lacag dhaafsnayo hadii hawadaada shisheeye gacanta ku haayo maxa ku dhowran wlh waxan is weydiiya somalida mala taagay saan maku cafimad qabnee
@@dailycontent3955 haa wll lacag baa kalifeysa Aduunka lacag darteda ugu cebowny karamadii iyo sharafkii u weyny nimanka xilka no haayo dadka iyo dalka meel xune ku wadaane illahey ha naga qabto
@@ridwaanburhaan859somali iyada isku xoog wayn wlhi miyey somalia aqoonsato somaliland simple iyaguna Ethiopia mabay keneene
Waa qoom dhago xidhan😂😂
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤
اللهم صل على سيدنا محمد❤❤❤
🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤️👍Abiy Ahmed, the king of Somaliland and Ethiopia
CADOWAYAANLEENAHAY WAA SOMAALIYA
MIYEEY ILAAWEEN 1988 HARGEYSA DIYAARADAHA BAMBOOYINKA SIDA QAZAA FLSTIN HARGEYSA U DUNTAY
Soomalida in loo arko
1. DAWLAD XIDHAN
2. SAXARE
3. GAAJO
4. DAD QAAQAAWAN
In tuba waa sax sababtoo ah yagoo qaniya bay gaajaysan yihiin Dawladooduna aduunka ugu liidataa
Channel ka ogaansho waaka ugu fiican Channel da somalida 21sano jirban ahay 4sano kuxidhanahay aadban u baraarugay qiyam ahaan iyo wacyi ahaanba aadbad kugu mahad naqayaa shaqada wacan aad xaqiiqda usoo gudbiso mahadsanid haka daalin wacyi gelinta from burco
❤❤❤❤❤❤
Ogansho best RUclips keep going
Soomaalia cida cadaw iyo nacaba u jabisay waa siyaasi inagadhashay ee maaha mid kayimi meel kale ilaahay ayaa noo maqan siisi barashadiisa waxa kugu filan halkuu mariyey maxamad mursi ilaahay haynaga qabto cadawgeena meel uujoogaba dalkeenana❤ haynoo xafido Aamiin Aamiin yaa Rabbi
Ilaahoow Somalia 🇸🇴 Badbaadi Yaa Allah
walalaheyga soomaliyeed waxaan waydinaya siyaasiyaanta soomaliyeed ma dhagaystaan miyaa waxa ka socda caalamka iyo warbaahinada sida nalaku bahdilayo soomaliya dad way haysaa iyo dalba lkn hogaamiyaal mahayno ilaahey ha inoo gar gaaro walalayaal
salaam calaykum akhi and all my Somali people
الله يا عمر صح كلامك والله
Good luck somaalia insha allah
Masar maba laha mucaarad 😂😂😂😂 Sisi ayaa meesha heysto
Somalia waa loo tashtay Allha haka badbadiyo dhagarta cadowga allaha ka badbadiyo allow shacabkeena mideysan adigaa awoodee
Somali siyasad maha inad.rayigaga sobandhigtid
Kalagarsgadacxaqiiqooyinka dunida cuar inshaar
حسبنا الله ونعم الوكيل ❤
Masaaridu waa hadhaagii Qibdiyiinta, annagu waan naqaan laakiin iyaga aqoon ugama baahnin waayo waa qowm allah casilay imaanshihii nabi muuse CSW. ka dib.
Allow umuuraha noo sahal 🤲
Shaydan kabir, aan waxba ka ogayn somalia.
Ceebtaas iyo Bahdilnumadaas Eeyaha 30 kii sano na hogaaminay ayaa noo soo jiiday
Mash allah
Abu shuja.a wiilkii rer falastiin ee shahiiday Allah ka aqbalo shahaadadiisa warbixin noga so sameey ustad.
Guul ama geeri by omar inshar🙌 👏 ✨️ ♥️ 👌 🙏 🙌
Yamyam iyo qadaad wayn meel ay joogtaba Waa khayaali iyo khuraafaad ku nool,, xaqiiqatanna waa cawaan cawaani dhashay oo mala'awaal ku maaweeliya naftooda,,, wbtawfiiq
Ogaanshoow ilaahay ka cabso
SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM
Musliminta Allah mideeyo
Masar iy itobiyaa anaa waso I am somali 😅
Darood iyo ex xaaskii abii ahmed mss farmajo anaa waso
@@salmanbashiir1712masar barsho kugu dhimantahy dad dhulkoda yahuud ka heysto wx ku taraya ?
Runtood weeye 34 Sano Ayay Etoobiya Dhibaato Ku Haysey Dalka iyo Dadka Somaliyeed Masar Waa Walaalaha Somaliya❤
0:46 vedio badana oga hadashid somalia wallhi skip gareyaa wayo aad ayaa ugxumada ogana xanaqaa xaladaa kusuganhy madaxa la igu dhufata wallhi😢
ani xataa madaxaa qax idhaha wallahi 😢
Silic... Waa fahmay macsiley aa iyagaaa siisii iyo qashinka aa sheegow heeyow eebow kuwaan waa cadow kale.. Soomaalinimo qofkii yaqaan cadowga waa yaqaan.. Raali noqda luqadeyda xun waa uun xaqaan 💪🇸🇴👍🙏☝️✊🏿✊🏿
Mahadsanid Ustaad Iishaar. Xaqqa ayaad ka hadashay. Laakiin waxaa jira RUclipsley ka Bariiseeya Taageerada Caddaalad darrada ah ee ay sida indho-laanta ay u siiyaan Dammu-jadiid iyo Xassan Shiikh. Taasoo ay keentay Qabiil iyo Danaysi gaar ah. Wayna hilmaameen Diintii, Dalkii iyo Dadkoodii. Qabiil Awgiisa
Somalia mar walbo waxey is dhigta meyl xun taana waxa u sabab ah qabilka masar hadey dad wax u qaban karto falistiin aye cawin laheyd 😢😢
Allah kariim
Free 🇵🇸🇸🇴❤️✌️💪👍🏽👏🙏
Masar waa soo dhawey nenaa wellcome Egypt 🇪🇬
Wacaleykum salaam warraxmatul marakatu
Masar-hadii-ay-damiir-leedahay-maatada-falastiin-bay-soodenlaylahaayeen-dan-ay-leeyihiin-baywataan-dalkeenan-waxa-baabiyey-madaxda-waxa-leh-dad-shisheeye
Ogaansho Walaalka halkee kaala soo xiriiraa walaal arrin muhiim baan baa kaa leeyahay
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
🇸🇴 ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴
اثوبيا دول حبيبنا ونحن نايدنا عدا دول شقيق
الله يكفينا شرهم بما شاء
Meel ayaa I xanuuntay runtii, muuqaalkan markaan daawaday 😢
Waxaa rajeena Geesi inoo alle na siiyo dalka iyo dadkeena anfaca 🇪🇹🫷🏻🇸🇴😮💨🫸🏼🇪🇬 ... Labadaba ma rabno hadii shacabka dalka nahay
Akiid waa sax waa run hadalkaga yaa ustaas cumar bvaro bvaro soomaali wax mafahanto bas waxay yaqaana sida isku ceyaan ama isku cunsuurinimo bas dadkeena iyo dalkeena ilaahay hano badbadiyo
Ex xaaskii abii ahmed mss farmaajo haday vilada joogilaheed duligan ogaansho ugu qorantahy masar waa amaanilaha coz waa ilmo darood lkn marku hawiye joogo masar waaxuntahy wllee lisfaham
Masaryk khayr mlha inkaard waxy arkeen doqonmdeniiii
(( WAR WAXAANI WAA WAX UU DULAYSTAY SIISII OO DHIIGYA CAB AH WAA DAALIM SIISII XASUUQAY SHACABKII MASAR SAQIIQ IYO KABIIR KUWA HADLAYAANA WAA DACIIFIIN UU DULAYSTAY SIISI BILAA CAQLI BILAA DIIN AH YAAHUU ALLE UMADA HA DHAAFIYO DAALIMIINTA DULOOBAY❤❤❤❤❤❤❤❤
Somaliland waa qaran samayn badan
dad noo dhiman kara waa eritreanka ha la soo dhaweeyo
wacalaykuma salaam waraxmah