Taariikhda Xun Ee Dabataal Taxana Netflix EE China Ka Iibsadeen.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
    GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RUclips KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Комментарии • 97

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 4 месяца назад +55

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍❤

  • @Akwadani
    @Akwadani 4 месяца назад +20

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @midnimomedia198
    @midnimomedia198 4 месяца назад +10

    Xoga sugan ko cajiib ah baad mar walba noo keenta legend horay usoco sxb

    • @hosowpro
      @hosowpro  4 месяца назад +12

      Thanks 🙏

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 2 месяца назад +1

    Qareenks 3 mahmah aya kuso arort
    🔻 🤣 🔻 🤣 🔻
    1,Waxbadso waxbel ayey ledhy
    2,Xaasid naftisu xaasid kuyahy
    3,Lacatado bdta hamigaga yey bdisa

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 4 месяца назад +8

    Waxaan maqli jirey wax badso wax beel ayay leedahay muxuu ka helay ninkiina waa dhaafiyay isagiina mahelin hungurigii ayaa meel xun kagalay subxaana allaah ❤❤❤❤❤

  • @BadriAbdirisaq
    @BadriAbdirisaq 4 месяца назад +6

    Waa film 🎥 labde

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 4 месяца назад +18

    Hosow:- lin, Ju, jije ..zile Magacyada saas waaye, Anigaaba kuwareersan maanta saas kuqaata. Nimcadda Ilaahay swt Soomaali kumaneystay dhinac walba magacyadeena xittaa waa sahlan yihiin Rabbiyoow Shacab iyo Madax barakeysan ayaanu kaa baryaynaa....Aamiin yaa Rabbi

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 4 месяца назад +2

    HABTIDII MAAL QABEENKA YAA KA DHAXLAY MARKAA uSTAAD ?

    • @hosowpro
      @hosowpro  4 месяца назад +1

      ilmihiisa inkastoo wali qaan gaar ahayn.

  • @bintuzahraa
    @bintuzahraa 4 месяца назад +1

    Walaal nagadaa filimaantan. Waxaa laga yaabaa qof aanan aqoon inuu kaa barto kadibna aad sabab u noqoto adiga inuu filim kaas fiirsado kaba sii daran Netflix inuu sameysto hadaad ku dhiira galiso bal kwrn. wax ajar kaama soogarayo Netflix waa meesha ugu xun ee waqti lagu bixiyo filimaanta wasaqdaa waaba meesha laga barto😢😢 intaas waa iga waano. walaal aan jeclahay ayaatahay oo akhlaaq badan intaan kaa arkay

    • @ShukriKhaliif-kq9pf
      @ShukriKhaliif-kq9pf 4 месяца назад

      Filimantu hadey sa anshax xumo aheen xigmad ayaa laga kororsadaa

    • @bintuzahraa
      @bintuzahraa 4 месяца назад +1

      @ShukriKhaliif-kq9pf hada filimkaan anigu ma daawan lkn waxaan hubaa filimantaan reer galbedku so sareen xigmada laga faaidayo iyo dambiga kaa soo gaarayo. Inuu dambiga badanyahay

  • @FataleYare
    @FataleYare 4 месяца назад

    Masuul Sheko madax XANUUN DHANKEGA YA ILA QABO AZXPTA 😂

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 4 месяца назад +1

    Hhhhh hhh waxanaaaqy ku la,haa haddii xanaaqyna shaatigaa ka jeex jeex may aaaa wad noo shactireysay.

  • @Arabduur
    @Arabduur 4 месяца назад

    Igadaa waxaazoo...
    Waqtigaygan sii gurmaya ee bilaaa hadafkaa maxaan Ka yeelaa

  • @amalali6668
    @amalali6668 4 месяца назад

    Shekadu wxy ka qasmatay ninki miskiin ka.aahaa ee.book gisa loga ibsaday raqiiska meshas dukum ayaa jiray 😂😂😂

  • @MssSadia252
    @MssSadia252 4 месяца назад

    filmka waxaa iiga daran kuwa magacyaa abtigay baa dhihi jiray China ha baaquli markuu dhulka kaaga dhaco dhawaqa u dambeeyo baa lagu magacaabayaa canuga 😂

  • @munasarmoalim
    @munasarmoalim 4 месяца назад +5

  • @Adanizza
    @Adanizza 4 месяца назад +1

    Shekoyinkano kale noso badi

  • @baashixasan1393
    @baashixasan1393 4 месяца назад

    waan ku slmy wll hosow bro keep going

  • @Shaafici-i3i
    @Shaafici-i3i 4 месяца назад

    Intaas markii isugu dardarsantahy wuu xanaaqi markiis xanaaqi shatigiis ajajeexmo🤣🤣

  • @AxmedGaraadka
    @AxmedGaraadka 4 месяца назад

    Waa Xanaaqay Markuu Xanaaqayna Shaadhkiisaa Jeexjeexmay. 😂😂😂Intaasi aad ayeey iiga qoslisay

  • @Biixi699
    @Biixi699 4 месяца назад

    Science fiction fiican waaye…3 bookba waa aqriyey. Way adagyihiin sababta oo ah luqada scienceka bu ku qoronyahay

  • @Hudayfi-fx9ee
    @Hudayfi-fx9ee 4 месяца назад

    War nio dadka copyaynaysid iska daa

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 4 месяца назад

    Arintaan oo kale waxay ka dhacday Mogadishu waliba maxkamadeynta waxay dhacday bishii hadda na dhaaftay ee April

  • @fiifii8276
    @fiifii8276 4 месяца назад +1

    Magacyada is kaga key dhax yace ya dhintay milkilihiya ama kii lawyer lagu badalay

  • @Elyez-
    @Elyez- 2 месяца назад

    1995 miyaad daawanysan adigu

  • @naderdaherqaalidumr5455
    @naderdaherqaalidumr5455 4 месяца назад

    Filimkan waan arke waa dampi socdo asaga dhan filim ka xun waligey ma arag 👎😡

  • @IstahilMohamed-k8r
    @IstahilMohamed-k8r 4 месяца назад

    Waxaas anagu bilaash ku dawana 😂😂

  • @bakarbulshawi9007
    @bakarbulshawi9007 4 месяца назад +2

    Welcome back Legendary osman hosow ❤

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi5782 4 месяца назад

    Ninkii tajirka ma saas bu ku dhintay 🙄

  • @ShukriKhaliif-kq9pf
    @ShukriKhaliif-kq9pf 4 месяца назад

    Ayaga sheekadooda ayaaba filim laga sameen karaa😂😂

  • @awilll689
    @awilll689 4 месяца назад

    Version ka chinese aa wax kale eh zaaid u faahfahsan yahay lkn midda netflix xogaha guud bis waaye micnaha zaid uma faahfaahin filinkaan sheekadiisa dab waaye wlhi xitaa star wars ka xitaa wuu ka sheeko fiican yahay

  • @fadumoaxmed7537
    @fadumoaxmed7537 4 месяца назад

    😂😂😂 inta waa xanqiy shadikis jexjexmiy

  • @amiiraxasan4358
    @amiiraxasan4358 4 месяца назад +1

    Qof walalyaa.isooduceeya

  • @abdullahiyusufali5163
    @abdullahiyusufali5163 4 месяца назад

    Hoosow waxaan ahay Video Editor waxaan rabaa inaan kula shaqeeyo

  • @SankaXalweste
    @SankaXalweste 4 месяца назад

    Hossow taxanaha money 💰 Heist ya sameye Netflix mise meeqan sugoya money 💰 Heist season two 👌

  • @Getaay555
    @Getaay555 4 месяца назад

    Wll kasoo hdl diyaaradi mh370 aya helay Ayay leeyihiine

  • @hamdiahmed6695
    @hamdiahmed6695 4 месяца назад

    Hesow dhaxal re action maxaa uga bixi waysay

  • @SucdiHussein-es8ec
    @SucdiHussein-es8ec 4 месяца назад

    13:33 Waa xanaagay markiis xanaaginah shaaatigiis waa jeexjeexmay noh.kkkk

  • @musbaahismail2482
    @musbaahismail2482 4 месяца назад +1

    ❤😮😢woow

  • @ismahanshrf5919
    @ismahanshrf5919 4 месяца назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂👏🏽👏🏽👏🏽

  • @istahilmahamed2113
    @istahilmahamed2113 4 месяца назад

    Daaacad ayaa u qosleyyy cimri dheer io cafimadd😂😂❤

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 4 месяца назад

    lacag intee leeeg ayuu soo saray film kii ?

  • @abdulkadirhassanyusuf1398
    @abdulkadirhassanyusuf1398 4 месяца назад

    13:33 😂😂😂 kal iyo laab bad iga qoslisay wlhi

  • @UgaasYare-ew4kd
    @UgaasYare-ew4kd 4 месяца назад +2

    Big bro aad baan kuu salaamay

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 4 месяца назад

    Intellectual Property Hanti maskaxeed

  • @sakariyesaki2724
    @sakariyesaki2724 3 месяца назад

    Sooo badi zxp sheekoyinka filimanata

  • @maariyacalixasanmaariya
    @maariyacalixasanmaariya 4 месяца назад

    Walaahi qosol Ayaan igusishay shaatigiisa jeez jeexmi 😂

  • @Hakiimi07
    @Hakiimi07 4 месяца назад +4

    Shekada wlh waa cajib thanks bro sida aad u waqti u gelisay soo gudbinta muqalkaan 🎉

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 4 месяца назад

    Qareen hadna dilaa ah 😂

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 4 месяца назад

    East India Company kasoo hadal jaalle

  • @SaraSalax
    @SaraSalax 4 месяца назад

    Magacyada hoos kasii miya hhhh @hosow

  • @dahabomacalin235
    @dahabomacalin235 4 месяца назад

    Asc sethy team hossow iso boqada youtubekega plz mahadsanid

  • @raafidabdi2233
    @raafidabdi2233 4 месяца назад

    Qareenka waa xanaagi shaatigisa jeex jeexmey 😂😂

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 4 месяца назад

    🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🫣Waa Qiso Layaab leh

  • @shuuke27.H
    @shuuke27.H 4 месяца назад

    Waad ku mahad san tahay xogta aad noso gudbiso 👋

  • @ak444ahmed5
    @ak444ahmed5 4 месяца назад +1

    Wa sheko cajiib ah

  • @CawilXiiss-dh6ib
    @CawilXiiss-dh6ib 4 месяца назад

    😂😂😂😂

  • @CqaadirBashiirMohamed
    @CqaadirBashiirMohamed 4 месяца назад

    Wllkay ♥️

  • @CqaadirBashiirMohamed
    @CqaadirBashiirMohamed 4 месяца назад

    Wllkay ♥️

  • @XaawoAbdisalaam-g7l
    @XaawoAbdisalaam-g7l 4 месяца назад

    osman hosow wn kugu riyody adoo maclin ii ah oo biology ii dhigaya

  • @quruxbilan2708
    @quruxbilan2708 4 месяца назад

    greedy buu ahaa lkn muxu bal faiday

  • @daudbashir6304
    @daudbashir6304 4 месяца назад

    ustaaad filimkn waa ii maceysya hada so dawanayaaa

  • @khadrahassan624
    @khadrahassan624 4 месяца назад

    Kkkkkk

  • @nasranuur3435
    @nasranuur3435 19 дней назад

    🎉

  • @fiifii8276
    @fiifii8276 4 месяца назад

    13:32😂😂😂😂😂 hossow is so funny

  • @giridhi8838
    @giridhi8838 4 месяца назад

    Mansha allh wllka mhadsanid in badan❤

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 4 месяца назад

    Filmka magaciisii baa iga hoos baxee iisheega

    • @cabdisamad3359
      @cabdisamad3359 4 месяца назад

      Markii lagu so shego anna ii sheg ✌😂

    • @kowtherhassan9236
      @kowtherhassan9236 4 месяца назад

      @@cabdisamad3359 cidi way ii bixi wayday waanin video dib usoo daawado 😂😂😂😂

    • @kowtherhassan9236
      @kowtherhassan9236 4 месяца назад

      Vedio dib uugu laabtay markii la ii bixi waayey😂😂😂 Film Magaciisa waa 3 Body Problem waa 8 xalqadood daawasho wacan 😂😂😂

  • @namelos2963
    @namelos2963 4 месяца назад

    Thx keep going walaalo ❤❤🎉🎉

  • @CqaadirBashiirMohamed
    @CqaadirBashiirMohamed 4 месяца назад

    Wllkay ♥️

  • @Abdirisaaqdhanaane
    @Abdirisaaqdhanaane 4 месяца назад

    Sxb thanks

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @muxzin_official
    @muxzin_official 4 месяца назад

    Ww sez

  • @saidomarnurdin6001
    @saidomarnurdin6001 4 месяца назад

    😂😂

  • @King.HORROR
    @King.HORROR 4 месяца назад

    .

  • @IQrodaahir-iz5gm
    @IQrodaahir-iz5gm 4 месяца назад

    First person✌

  • @ifraahcige5750
    @ifraahcige5750 4 месяца назад

    😂😂😂😂

  • @Shaafici-i3i
    @Shaafici-i3i 4 месяца назад

    13:39 🤣🤣🤣

  • @AbdiHajji-op4sg
    @AbdiHajji-op4sg 4 месяца назад

    Nin tagayyy Hosow pro🎉❤

  • @MushataqMohammad-zr2eu
    @MushataqMohammad-zr2eu 4 месяца назад

    Hosow❤

  • @Isaakmafia
    @Isaakmafia 4 месяца назад

    Mahadsanid ustaad

  • @XanafiAxmed-tp7et
    @XanafiAxmed-tp7et 4 месяца назад

    MY brother 🎉

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 4 месяца назад

    1

  • @ANTAAY_GEMAR
    @ANTAAY_GEMAR Месяц назад

    ᴊɪᴊɪɴ ʟɪɪɪ 😂

  • @fathi_ahmet
    @fathi_ahmet 4 месяца назад

    Salaam 🖐🏾