Asc wll hosow. Nice story. And also another movie name is my friend is dahmer 2017 .history dahmer friend. thank you wll hosow .I was watching this history 1993 movies .now is serial on Netflix.
Aniga jarmalka Ku noolahay wadamada yurub qof mindi xitaa Loma ogola waxaan Ka yaabaysirdoon #candhuufada Hadii 10 sano Ka hor lagu tufay way so saaraan# sirdoonka jarmalka isgaa Ka faloonayaa waxa Yiri qof amusan wada Ku fikirayo ayey ogyihihin
Hadaa ujeedo magaca nabigeena Mohamed scw 🥰🥰🥺🥺 like saar
Scw scw
Salallahu Calleyhi Wasallam 💖💖💖💖💖💖💖
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Waa dhameestay Serie gaan marwalba waxaa ka yaabanahay inee si run ah u dheceen waxaan aan daawaday Xasbunallaah wanicmal wakiil. Laakin mid muhiim ah ayaan ka faaidey oo ah inaan ilmahayga maskaxdooda ka fikiro oon wax aan awoodo oo wanaag cayaar bashaal iyo kheyr ah aan kula dadaalno. Inaanan seexan anoona dhageeysan sideey maalinkooda eheed Ilaahay caruurta maskaxdooda hanoo ilaaliyo Aamiin 😢😢
Amin! İt's so hard to believe
Like at first when I watched I was like omg is Jeff Dahmer's story was true
He was a monster that's what they call him
Allah ku barakeeyo cusmaan hosow pro
Inbadan ayaan doonayay in qof Somali ahi uu kusoo hadlo Jeffrey dahmer .mahadsanid
Madaawatey filinka
Qaniiskii dilaaga ahaa 1 ep baan daawadey qeybaha kale wey ii dhiman tahay wali bilaaw ahay
Filimada qaniisinta in aa soo bandhigtaan adinku waa ku qaldan tihiin
Tageere number one kuu ahy❤😊🎉
Walal albab kasta oo xiran Allah ha kukuu furo murugadana farxad haku badalo culeys kasto oo idin heysta alaah idika dulqaado iku caawi Hal subscriber lacag maahan sxb somaali waa soomaali All love❤❤❤
Cawa muuqaLka colour garding kisa Iyo background kisa Mchallah wow amazing WLHi
🙋♂️ congra 🎶🏅 hozow Sido Kle codka🎙100/100
Wllhi Jeffrey wa radinaye shekadisa af somaliga thnks wll hosow keep going
Thanks 😊waba raway inaad ka soo hadasho
Hosow RUclipsr ka kaliya arimaha western ka naga daba geeyo mahadsanid
Netflix baan ka daawadey asbuuci hore serie ka xanun badan weligay ma daawan 🥲 waa sheeko xaqiiq u dhacdey
Ninkan wan dawady wad mahdsnty wllo waxd tahay qofki ugu horeye somaliya ka hadla 😢
Everyone oo loteryga xarestay alla usahlo🤲
Aamiin abayo haday khayr noo tahay 🤲🤲🤲🤲
Wiilka ugu fiican baraha bulshada salaan sare
Sidee ku ogaatay inuu yahay qofka Baraha bulshada ugu fiican
malihi wiilka wuu xunyhy lkn marksta dad aad ka fiicanthy iyo kuwo kaa fiican baa jira
@@Noura-cy8ns waa aragtidayda xorna waan u ahay aragtidayda taada ka hadal
Good information
Mnsha allsh
Aad ayaan usugaaye mahadsanid
Mahdsanid my fav youtuber qisadan sa uradinayey lee
Hossow pro 📌
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
Like Saara💜🤲
Aamin wll❤️
Scw
Ustaadka
Laka
Mashalah wllkey aad u mhadsanthy runtii markasta adiga niyada kugu haayey oo waxan islaha wlka kasoo hadli dono
Wanku salamay ustaad😊
Moving ayaan dawaday waan dawan waye Walahi
Cabsi cabsi 😢😢😢😢magaaladan aadaganahay bay kadhacday qisadan
Subxaanallaah hayye
Hello there
How you doing mate?!!
Ani waa fiirsan waayay calool xanuun iyo lalabo qisadan🥺🥺
Playlist usoo samee sheekoyinka filimada..Mahadsanid
Hosow pro horay usoco I supportyou
Hasow link madaleday mase sher bad isartay👍🏼
Saan u sugayay qof ka hadla wllhi tnx
Subxanallah xasbunallah waa nicmal wakiil balo ku araktay wuxu muxuu ahaaa salamaad
Xayaysiinta waa nacay 😢 bes naga dheh
😂
🐶😂😂😂
Asaxaabta hossow cascading iyo quraac nagasoobarta❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥀❤🥀❤🥀🥀🥀🥀❤🥀❤🥀❤💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛
Musasalkaas bil ka hor ayaan daawaday waan dhameesan kari waayey lalabo iyo cabsi ayuu ii geliyey raguu ugaadhsan jiray qanisiin uun Bay ahayeen
Magacisa wa damer...
❤❤❤❤❤❤
Ano muqalka dawan ban like sara wll ku tagera hory u soco🥰
Qisadan wanmeqley lkn adigaa noo fahfahiyey thank
Wow this a unique somali show
Masuul video walbo aadso galiso intanan dawan ayanba liketa iska saara hori u soco bro
❤❤❤❤
Zxp hoosow fadlan igu caawi kooriskan si free ah wlhi ma awoodo inaan gato video zameena waa hope layga bro 🙏🙏
Horumar wacan
Hore usoco wllo
Omg 😱 xaly aya dawady subaxnllah 😢
Bahal buu ahaa
Hada kenya jogo se ii cawinee ama qaabke u bixiina wax ii fahaan siii mahadsanid
Shekadan Film ahaan Netflix ayuu ku jira asago dhameystiran nice video
kiisaska dilka noowad❤❤
Ow filim ayaa laga sameyay waxana kadaway captain Majid ❤️🥱❤️🩹
Walaal plz and plz sida loo istcaamlo loona buuxbuuxiyo Saacada Appleka ah noosoo gali oo kasoo samee Barnaamij wll waa iga codsi plz ii tixgali
Waa sawabta aaan single mother u ahay wllh 😢 ilhy calaf qeyr qabo hana siiyo
SubxanAllh 🙆🙆
Flim netflix kasoo dawaday
Asaago film dawaday
Subxaan Allah 😱😱. Cabsicabsi waayi 😳😳😩😩
Walaal #Hosow pro waxaan rabaa haday macquul tahay inaan kula hadlo, Waxaan ogahay inaadan ahayn nin xaasid ah 🤦 I wanna To talk to u 🙏🥰
Wcs wll
Serieskan iyo documentry giisa waan dhamaystay xiiso ayuu lahaa lkn wali waxaanan fahmin sababta uu udiliay ninka dhagoolka ah
Asc wll hosow. Nice story. And also another movie name is my friend is dahmer 2017 .history dahmer friend.
thank you wll hosow .I was watching this history 1993 movies .now is serial on Netflix.
🥰🥰🥰🥰🥰
Ninkan wn daawaday wxaa waraysi uu siinaayay tvyada america
Jeffrey DAMEER AL AXMAQI
😀😁
Asc bro
Wali kama soo hadlin arinta ku dhacday actorka America ee ZAC EFRON wajigiisa wax badan ayaa kaqaldan
Layaab "" qisada fikrad Ka dhibta xetaha waxkale aa soo qorosiin
Waxaan filim ma aha ninkaan qaniiska ah raga intuu dilo edeb darada kula dhaqmaya🤜🤜
Filimkaan shaleemada ayaan ka daawaday 3 ila 4 bil melahaas ka hor . Waa cabsi cabsi wlh
Tiktok ayaan ku arkey video bdn magaca dahmer ku qoran tahay waan iska gudbinayey maan fahansanayin😑
waad ku mhdsnthay Hosow pro videoga🥰🙏
😊😊😊😊😊
Aniga jarmalka Ku noolahay wadamada yurub qof mindi xitaa Loma ogola waxaan Ka yaabaysirdoon #candhuufada Hadii 10 sano Ka hor lagu tufay way so saaraan# sirdoonka jarmalka isgaa Ka faloonayaa waxa Yiri qof amusan wada Ku fikirayo ayey ogyihihin
Aniga ayaaa rabo walaky xageee kalasoxariiraaa
fikrada ay filmka leeyihin aya ah khaniisnimda ku dhx jirta
Please check kimu junior
Walal wuu diidan yahay isn't found hosow address ayuu dhahay maxa xal ah
Asc asxbta
dilaanimadu waa xaasidnimo iyo cuqdad fogaatay
serieskan dhex ban uga haray
Waan kaa sugayey Mowduucan 👌
Hossow bro sheekhadan ku noqo khaladaad badan ayaa ku jiro
Wuxuu ahaa sheydaan umana qalmo in flim laga sameeyo qasiis weyn buu ahaa netfilix ujeed kale kama laha waxay dooneysa iney faafiso xumaanta uu sameynayay hadii uu ujeedku yahay dilaa kuwo 70 ruux kabadan dilay baa tariikhda mareykanka kuxusan may flim kasameyan maxay qaniiska uga sameynayan
Netflix serial killers badan ayeey show ka sameeyen lkn kan said baa loo burn buniyey kolay ujeeda ku jirta meesha
Waa awoodi waayey inaa fiirsado filmkaan 😟😳
Haaa Lkn qatar whe filmka
Film ma ahan waa series
Qeybo ah
Wall waxan ahay gabadh kutaageerta intarndkna aad baad utaqaanaa wall waxan kacodsanayaa inaad icaawisid xaga intrndka dan baa igaga xirn
Kan qisadiisa waxaa iiga darneyd ninka 72 da dumarka ah dilay wuxuu kuleyahy dumar naceybkaa uqaaday darteed markaan kufsanayo ama ugalmoonayo waxaan aad ujecleysan jiray ani silic dilayo ceejinayo oo naftu dhibeyso inaan arko markaas ayaan raaxada aduunka iyo farxada aduunka dareemi jiray
Naceybka dumarkana waxaa ku sababay isagoo yar ayeey hooyadii dhimatay eedadii aabihiis qabo soo korisay weey ku silcisay nolosha hadana 2gabdhoood uu aabihii dhalay sida eedadiis cml ayey uxumaadeen kadip wuu guursaday isagoo isleh aad ku nafistid kadip wuxuu u imaaday xaaskkiisii oo lajiifta baadarigii weynaa ee kaniisada markaas kadip naceybkuuu dumarka uqaaday 72gabdhod ayuu nafta ka jaray walibo isoo silic udilayo lkn xaaskiisa muusan dilin sababtuu u cafiyeyna wuxuu kadhigay wuxuu yidhi ma rabo hooyo la aantii aan ku koray iney caruurteydu ku koraan kadipna zideyda ookle aY UXUMAADAAN
Fyp oo tiktok iga qabsdy heer an ku so qarwo oo so qeliyo wax ka shedansan wili ma arag beerka dadk cuny aaba igu darned subxanalh😪😪😟😟😟
Wa legend 😂
@@Mohamedbaana272 iga tag legend majirte shedanimo wayr marka uu dhinty caan noqdy angoo nool wili caan mnoqonin had dhimano 1sec nalagu ilbaa🤣🤣🤣
filimkan waa fiirsaday 3xalqo ahaa
Helllo guys
waxas umada islamka ah ha ula iman aqon yahay jahli ah wa ceeb
Mln dhowayd baan daawaday movie gaas
😏Waxan filim maaha dhaqanka QOOMu luudka ayaa lagu faafinayaa, maan daawan daawana maayo.
Netfilix miyaa wax fiican laga sugayay 🤣
I watch the movie 🎥 any way thanks
It's not movie btw it's a series
Wcs
muqaldada zidad ugu hgar bxdo aad bn uga helaa dawazhdoda wn jclhy mr wlba
Kaasi xayawaan buu ahaa wana dadka cadaab loo sameeyay
Lkn waxaan aad ugu faraxsanhy in la dilay
Xarfanayi BUG ayn qoraya
Waxan ka qorayaaa. .
DHAc iyo tugnimo kox ila 10 qof ahn ayn wad shqayina wax wa wayin ayn dhacana
Filimkan ma la dawan karo ina inta ka dhagesta le iroon
Showgas in aatan daawaday Waa dhameysan kari wayay cabsi dad qalad waaye inkaas 😢
Flim baa laha metalay qisada oo dhan wlhi calool xanuun