Inaadeer ruwayda style aad buu kuu jeclahay balse meel aan kaala soo xidhiidho ma garanayo ee ogoow inuu jiro qof dar alle kuu jeclaaday oo codkaaga mooyee muuqaaga aan arag i love you forever
Ma cafiyeen Qofka haduu marka hore xaqiiqada kuu shego wax haday ku dhacaan way dhici kartaa in ad cafisp lkn tuug beenala ah on aqoon xaraan mooyee xalaal marna ma cafiyeen xitaa isagoo nafta ka sii baxayso hada wiilka sediga ah intuu reerkodii dhafay ayuu xitaa saxibadii dhacay wuxuuna dhulka ku jiday sharftii iyo karamaday lahayeen Qisadan mid u eg ayaa hada ihaysato lacag an dhawr sano ka hor tahriib u uruursanayo on islaa lacagtoo ku dhamays tiran ka tag ayuu qof ganacsi iga dhaadhiciyeey isagoo igu qancinayo in sanadkasta faaido kuu korayso Ana waxaan is dhahay intay meel oli lahayd wax ha kuu Koran lkn xiligii sandaka markii la garay en xisaabta sugayeey ayuba ninkii askari nimo Qadar u aday yaab wuxuu iga dhaadhiciyeey in ay ganacsigii socdaan waxba yaana hadal idinku daali waqti xadirkan bari manta ayuu wali leyahay wan ku sin Ana dulqaadkii wuu iga dhamaday waxan igu balan in an baraha bulshada soo dhigo xoolahayga ciyaar iguma soo galin gidaaro carbeed ayaan ka soo shaqeyeey Hadaan faaido wayo la fahaygii marna kama tanasulayo xitaa isagoo dhintay hadan arko ileen naftu meel ma jirteen waxaan soo dhigi in an xoola ku leyahay Wana balan an qaday hadan ka hor dhintan in an xoola ku laha ayaan kol horaba sii shege marna Ana cafin waxaan rabana xoolahaygii yahay
Rewayday cimrikyga kala barki waan ku dawanye waligyn cmt kuma soo qorin caawa ka hor✋🏻😂
Dabcan sida anigo kale🤣
hhh😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jgguukjvdw357
Aniga kula mida😂😂 sadax sano ka bacadi waan ku salma
ruwaydoy wad soo daahday ban umalyanaya lkn mahadsanid ina adeer😂😭💚
Ruweydo soonki baan gaajada isku kaa dhaafin jirey sxb muqaalo badan noo diyaari ramadaanka hadii rabbi idmo🎉😢
هذه الأيام اصبحت أفضل ماشاءالله ❤️💋
Salaan sare zhp sare golden voice
Ruwayda style wlhi san sheekoyinkaagii ugu xiisay ma qiyaasi kartid😢❤ lkn sida uu joogta lagu wayaya ee arinka bal naga xali ruweyda ❤
لا مسامح من قلق عليه ومن قال لك غيري فسامح مستحيلا
Qisadn oo kale inan jeelka isku baranay ayaa saas ugu jirta 5bilood ee ugu soo duceeya inuu ilhay kasoo furto wlhi inta ka arkay mudadaas gabadh af gaaban saldaa cibaadad masha Allah 🥺
Na wllo Ruwadaay waa iska jecelahay 😅 والله احبك في الله❤
Anaa u horeeya maanta❤❤❤
Welcome back Ruweyda❤
Cawada nasiib leeyahay sheeko hada ah dhagestay awalki hore 1yr kahor wixi ahaa le dhageysan jiray maadama mesha dhawaan kuso xirmay❤😊tankle shekadan marka dhageestay wlhi wanaxay 😢dad intaas o rafaad ah lamarsiyay o xabsi galeen sharaf toodina dhulka lala galay makula tahay iney cfinayaan aniga ahaan inkastoo ay igu adagtahay hadana😢waan cafin lahaa Lakin waligey ma ilaawi laheen😢ilaahey iguma keeno midaas Okale
هلا رويدا اتمنى ان تكوني بخير وصحة وسلامة ❤
Sidii Musalsalkii Ban Ku Suga Ina Adeerr Mcn😂💋🫶🏻
Ruweyda waan ku salaamey waad naga soo raagtey wllo
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
First
Salaaman ruweyda sowd quruxeey xbbti❤
Ruweydo saan ujeclahay 😭❤
Abaayo sheekoyinka cabsida ah soo gudbi noosoo badi sister ❤
Walhi waxbaa ka dhacay sheekadaasi waxay i xasuusisay inan aanu zxp nahay waxay facebookga iska barteen wiil jooga qurbaha mudo markay wada shekaysanayeen buu ku yidhi wn imanayaa lkn horta aan ku so doono wayahay bay tidhi wuxu yidhi lacagtii aan kugu soo dooni lahaa wiilkii ii hayey baan iga qabanayn tilifoonkee waxogay yar ban usoo dhiibayaa odoyaasha ikaaso doonaya adna inbaan kusoo dirayaaye hooyo sii haye bay tidhi way rabtaye waa layku meheriyey kadib wuxu yidhi guri kirayso goglona lacag yarna usoo diray waxana wey daynsatey adigu gurigii goglatey inankii wuxu bilaabay sheekadaa basaam waanu weynaa waanu helnaa intuu doono buu maqnaadaa😢 inantii kiraa ku socota waanu daynaysanahay sidaanu ujoogney baanu hal mar weyney waxaanu sugnoba zxpkii baanu habeen la hadalay wuxu yidhi isagii ma hayee aabihii ban helayooo abihiina wuxu igu yidhi buu yidhi waa nigiii beri hore furay gadhaaa halkiii bay noqotay gurigiii kabax oo alaabadii taaley iibi kumay filaane 😢dayntii iyo wuxiiba soo taanataaneeya baa lagu yidhi inantii wey iska fasaqday bari dambe buu lasoo hadlay kulahaa maxaad isku fasaqday maad i sugtid😭waxan rajaynayaa inuu lasoo hadlo maalin isagooo furaashka ku jiifa 😂
Indho adayg ma isugtid😂
😢😅😅😅
Nabsigu Maso daaho wlhi nacaskasi inanta si xun bu u galey wlhi
Mashllh ruwaydaa adio garoowe ba salaama❤
Waagabar fariida ruweyda noosobadi
ruwaydo magaladaan waa tee🎉
Garowe
Cabsi cabsi waye wow
Walaahi waa funny lacagta waa wajiyo badan tahay 😂😂😂😂
Ruweyda ❤ waaku jeclahy 🎉
Anu qisada waxan jeclahay inay kudhamaato farxad iyo raynrayn😂❤
❤
😂😂
Ruwayda in the building ❤
Siin saalami reer ruweydo❤😂
Qofki ugu horeyey😊
ruwaydo aan meel fican garsiinno madama ay shekoyin xisaleh soo galiso
Alxm qofkii ugu horeyey aa noqdayy I love you ruweyda 😂gabar aaa ahy yaa RUclips ani malihi 😂😂
Hahaha marku gdbha ku qoray shirkada aya maroya wana ka shakiye😂
Alhamdulilah hadaa no soo laabatay❤❤❤😊
Waa markii ugu horeesay aa sheeko 100% kacan ku samees ah nosoo tabiso lkn muhiimada aa ka racee waa cafin lahaay aniga💯
Ala ruweyda jecliya❤
❤❤❤❤Wallaahi waan kujeclahay ruwaydo
I lovvve ruweyda ilahy haku xifdio💕👸🤲🏻
Waxad no shegi rbty muxu ahaa😅
Wan iska cafin laha ileyn qof jiran lakama cad gosan kare Subxanallah
She kada way igu socotaa magaladydii garwe ahaydna wa arkaa😂❤
Kulamid xiligaas ban arkay alla maxan garowe ka racari doona ayadan intas ku le egaaday😭🏃♀️😂
Ruweyd kiisaska danbi badhista No so gali please ❤
Gabadha gaadhigii talow am haystaa mise wuu ka qaatay..😂😂
Isku si ban uu fikirnay
Maanta anaa ugu horeeya❤😂
قال حسان بن ثابت. وأفضل منك لم تر قط عيني. واجمل منك لم تلد النساء
خلقت مبرا من كل عيب. كانك قد خلقت كما تشاء.
بمدح النبي
Inaadeer ruwayda style aad buu kuu jeclahay balse meel aan kaala soo xidhiidho ma garanayo ee ogoow inuu jiro qof dar alle kuu jeclaaday oo codkaaga mooyee muuqaaga aan arag i love you forever
Uu dimo 😂😂😂🎉😊
@AishaAsma-gx4nz
Waxaan u malaynayaa inaad adigu ii dhaanto
Oo aad I dareemi karto 😁🤣
Sa ku jeclahay lee ruweyday alle hku jeclaado sheko wanageyyy💕💐💋
Mahsanid🎉❤ wll
🎉❤
Maasha allaah wxn jeclhy qaabka aad usoo jeedineesid qisooyinka 😍🥰
Ruwayda style faceed karoon guul kuu rajaynaa abyo❤
Nosobadi😮😮😮
Haa wan cafini lahay 😊
يا عمري كيف حالك ❤
I'm the first one 😮🎉
Thanks ruweydo qalpiyeeyyyy❤🎉
The best sheeko my sister ruweyda ❤
Asc ruweyda wallo Allah hakuxifdiyo❤
Ruweydooyyy shekoyinka intee ka helaaa apyo❤
Jumca mubarak walal
Naa ruwayda wan ku jeclahay
Ruweyda cod malab masha allah pin igu qabo hbbt ❤
Abayo sheeko oo qebqeb ah noo soo diyare oo cabsi cabsi ah❤❤❤🎉
Garowe maa joogtaa abayo
Wlshy Ruweyda 🎉
Ruwayda wllo iwarn xaladad❤
Horta waxaan ku waydiiyay ... iskadaa mayee
Waxaasad noola timide😂😂0:06
Wallo qisooyinki carbta ee dhadheera soo gali blz
abaayo noosoobadi sheekooyinka waa mahsantahay allaha ku sharfo indha urooney
Waan kusalaamay rewarda waan kusugayay ❤ sharaf iyo karaano🎉
HAGBAD=AYUUTO
Ruweydooy waa kuu xiisnay❤
ما شاء الله
رويدا
Queen ruwayda waa ku salaamay zxpeey iga qaad dee salaanta😂😂😂
Ruweyda style hore usoco wll wajecelhy sheeko yinkak❤
Wcs my quen ❤aad baan kuu salamayaa xppt ❤❤❤a
Sida adiga aya kolna la heli jiray kolna la wayi jirey😂😂
RUclipsr kii aan igu horeyy an dhagesto baad tahay ruweydaah❤😂
Walashy ❤❤🎉
#Ruwayday Wacalaykuma Salaam wll inkasto aad naga Raagtay hadana Qushi❤
First 🥇 keep going Ruweyda
Walhy inantan Wan jecelahye so dhakhaso please ❤😢
BazaaM waaba BalaaYo 😂😂
golden voice❤ wllshey❤ mcn❤
Love u sister ❤❤❤
Cafis buu yidhi war aakhirayn ku kala baxaynaaye sii soco odhan lahaa😂
May walee dhimasho wacan ban ku oran lahaa😂😂
حفظك الله يااختي
Adiiga io basam maxa isku keena galay tolow sida isaag lo wayayo adiigan lagu waya marmar😂😂 adban ku salamaya ruwayda ruwayda style ❤🎉
Ruu❤❤
My sister, your stories are short without any long stories 🥰
Kalsoonida zxpku waa sidaas oo kle😢
Cafisaa waandililahaa
Habarteed ee ka tahay ma cafinaayo😂😂😂😂😂
الله يطول من عمرك 👑
Sheekooyinkan cml noso badi qaliyey😭🙈
Ruwaydayy wll qiso danba baadhis ah
sidaan u sugo vidiogaaga😂❤
❤❤❤❤
Ma cafin lehen wlhi
Ma cafiyeen
Qofka haduu marka hore xaqiiqada kuu shego wax haday ku dhacaan way dhici kartaa in ad cafisp lkn tuug beenala ah on aqoon xaraan mooyee xalaal marna ma cafiyeen xitaa isagoo nafta ka sii baxayso hada wiilka sediga ah intuu reerkodii dhafay ayuu xitaa saxibadii dhacay wuxuuna dhulka ku jiday sharftii iyo karamaday lahayeen
Qisadan mid u eg ayaa hada ihaysato lacag an dhawr sano ka hor tahriib u uruursanayo on islaa lacagtoo ku dhamays tiran ka tag ayuu qof ganacsi iga dhaadhiciyeey isagoo igu qancinayo in sanadkasta faaido kuu korayso Ana waxaan is dhahay intay meel oli lahayd wax ha kuu Koran lkn xiligii sandaka markii la garay en xisaabta sugayeey ayuba ninkii askari nimo
Qadar u aday yaab wuxuu iga dhaadhiciyeey in ay ganacsigii socdaan waxba yaana hadal idinku daali waqti xadirkan bari manta ayuu wali leyahay wan ku sin Ana dulqaadkii wuu iga dhamaday waxan igu balan in an baraha bulshada soo dhigo xoolahayga ciyaar iguma soo galin gidaaro carbeed ayaan ka soo shaqeyeey
Hadaan faaido wayo la fahaygii marna kama tanasulayo xitaa isagoo dhintay hadan arko ileen naftu meel ma jirteen waxaan soo dhigi in an xoola ku leyahay
Wana balan an qaday hadan ka hor dhintan in an xoola ku laha ayaan kol horaba sii shege marna Ana cafin waxaan rabana xoolahaygii yahay
ax sorry ha rumeysan