Na qalbiyey naag adag baad tehe hore u soco dadkan kugu dhagan dhag ha u dhigin qofkii hadalkaga fahmyna uu fahmy kii kalena not your business💯❤ keep going🥰
Maahmaah aya tirahda hadel nin si u yiri nina si uuqadayyy wll qlpi xuman may dhihin fikirkeda unbay ka hadeshay bz Lkn choice ka dadka inay ka hadesho ma ahen tasa khaled ah ❤😊
Naa qalpi quruxeyy heer waxaan marayaa markasto oo lagugu dhago ama dadka bilaa camalka ahi kugu soo kala qabtaan aan kusii jeclaadaba xitaa hadaada wax soo dhigin an wixii hore ee tiktok iyo youtupe soo dhigto aan ku noqsado naqtiim camal😂 horay usoco qaaaali nin ku heli waayay iyo naag ku gaari waydaa ku caydee❤❤❤❤❤😘😘
Qiso sas cml aa iku dhacde asoo nag qabo anoo og ayaa jeclaa lkn aniga kaligey ayaa jeclaa kaga daran 14 jir aa ahaa bal q.q ihaye badanaa markaa asiga ku duceysanyo lee tukan jire wlhi hadaa soo xasusto waa isku xishodaa inaa isdilo ayaa iqabato 😢😂
@SacdiyoSiman66-lz4km markuu gurikiisa galabtii mac u sii wato waxaa ii sawirmi jirto asoo aniga sas bac iku zoo wado yusuf ayaa la dhihi jire magacaas hadaa maqlo waa qaracmaa 🤣🤣
Qalbi quruxey ghabada rali gali qadro wa miskinad wlhida ❤😢
Adigu mxà kaa gly😮
@@ZahraHassan-cc3vjNᴀ ᴀᴅʙᴀ ᴍᴀxᴀᴀ ᴋᴀᴀ ɢʟʏ
Adiga mxa kaasii galay😂😂😭💔@@ZahraHassan-cc3vj
Jah naag go.aan leh aye ahayd 😊go.aankeda haku adkysto lacalaa hadu ku soo noqodo
Qalbi sheeka wacaneey qaali dhag haw dhigin dadkan we love you 🥰
Haiisheegin
Omg ano cajisan iga so gadhsisay thnks
Qalbiyy wllo soo badi sheeKaad wxy caajiskaan badn iska dhaaf noo soo badi 💕😭😂🫶🏼
❤❤❤
Qalbi inadder qoorta astuur inader waan ku jecahaya
Waa naag adag oo go.an adag m.a 👏
Qalbi shekayaasheeda saa ujeclhy Lee naa malin walibo noso dhig hal video ama labadii malin hal video 😂❤
naa qalpiyey ha noo kala jarinee kuma caajiseeney noo dhamaystir❤
Na qalbiyey naag adag baad tehe hore u soco dadkan kugu dhagan dhag ha u dhigin qofkii hadalkaga fahmyna uu fahmy kii kalena not your business💯❤ keep going🥰
@@MiimiKhadar-j9y waa saad shegtey abaayo thank you so much 🥰🥰
.
@@qalbikabaqalbiyey xagen kalaso xirira shekan hayaye
Naa walal qorta iska qarso illhe ka cabsee intakle wba iska asturte qer allaha kusiyo
Waa layga soo horeeyey caaweee qalbiyeeeey shekadu waynagu socota 😁😂💕🥰
Sheekadu waa shidnayd qalbiyeey xaraabo weeyee soo badi qali❤
Wan ku salamay wll qalbi nuriya ahmed runti sheekoooyinkaga aad ban ugu bogay❤❤❤
qali Khadro raali gali waayo waa ka qaldantahy😊
Qalbiyee abaa sheekadi tahriibka noo soo dhamee😊
Qalbiyey runta kugu jclhy lkn is astur xppti ❤😊
Noo soo badi qalpiyeyy huuno 😭❤️
Qalbiyey jeclku qabo sawirkaga isaran 🫶🙌
Wll wan kuu tagera❤❤ sinon t'es au top 😊 mais sinon tes histoires waa très intéressant et drôle 😂😂😂
Qalbi qurux badaneey keep it up sis❤❤
Qalbiyay malmahan sikale ila muuqataa qofan tageero tahay lkn kibirka ma fiicna gabadha khadra wllay raligali waa maskin yar iyadoo dadka qar caynayan baa adinah ugu darsamtay qalibiyay nayadena kuma sama aduu maskintas rali galin
Maahmaah aya tirahda hadel nin si u yiri nina si uuqadayyy wll qlpi xuman may dhihin fikirkeda unbay ka hadeshay bz
Lkn choice ka dadka inay ka hadesho ma ahen tasa khaled ah ❤😊
لا تخرب بيت عشان تعمر بيتك ناصيح❤
اي والله 😍
صحيح والله سوف يعود لك
so true 💯
Qalbiyey ilahey umadan ishoda haka qabto anaga kugu jacel runta ❤
Naa qalpi quruxeyy heer waxaan marayaa markasto oo lagugu dhago ama dadka bilaa camalka ahi kugu soo kala qabtaan aan kusii jeclaadaba xitaa hadaada wax soo dhigin an wixii hore ee tiktok iyo youtupe soo dhigto aan ku noqsado naqtiim camal😂 horay usoco qaaaali nin ku heli waayay iyo naag ku gaari waydaa ku caydee❤❤❤❤❤😘😘
Qalbi side sheeko kugu sheega sheeko wallahi fiican ban ku haya qali
Snapchat ka kala hadl
Qalbiyy aniga aya kuhayo qisadaas mid kadaran inte kala soxariira walahi inan mir bena kudareyn qiso 4sano igu so socoty lakin hada goan ka garay😢
Najiitada waliba qaarbey la,leeyahay ma isaga ama saaxiibadi😂🎉
Qalbiyeey Saan ku jclhy adiyo shekada ❤️
Naa so badi videos ka l like it wlhi😂❤
Qalpiyey shekada wad nogasi hordhacday o cuwankad kaso dhigtay e anu ama kaagne wxi danbe another sheeko le dheh 😂 we love you sisiyeyyy❤❤❤
Qalbiyey maad wax inoo soo dhigtid mise waa ilowde inaa youtube lee dahy😂😂❤
Jaceyl ku indho male walle ani ma arkin🥺🌼💞✨️🦋
Shekadahan cml so badi aa hoysha kugu qabsateee qalbi 😂❤
Qalbi yeey shakadii mabsuud nooga soo shekee
Naa qalbiyay marwalbo RUclips kalay halkana laga jacelyhaye❤
Wll qoortada qarso. Hijabka madaxa bas laguma talagalin. Durmarka qorta banaysta calaamadaha qiyamaha ayay kamid yihin oo narta ayaa lagu gallaa
Yaqeyy youTupeka shekoyin bdn sodhig wan kahelnyee❤
Qalbi sheeko tahriibkii nooga sheekee sxb😢😢😮
Dee huuno mcn waxa waad naguso rajisa wlhi sanshekadada ujeclahy hadad ogan lahyd 😢
Qalbiyey sheekooyinka lasoo dhaqso
Buuq aa TikTok ka fureeee youtube aaa ku soo dhumaneeeee😂😂😂😂😂
Sheekooyinka noo Soo badi sheekooyinka noo Soo badi
Welcome back qalbi
Qalbi is really funny❤😂we love you
Wlhy shekadeda wn jeclahy qalbi nura❤
Alla gabadha meeshay jogto iishega aan soo kabeeye😭😭😂
Allaha anigay igaadhay qalbiyey magacayga miyey maanta maraysa inad u bixisid atirishada qisada😂
😂😂😂😂
Inta muhimka idinka soo qadaya Mxa wye war full xita inosheeg😭🙏😂
😂😂😂😭war jeclidaa animaa ku dhalay
Wa nag adag oo gianlee
QaLpiyEyyy ad baN ku JecLahayy iLahyy ha ku JecLade😢❤
Apyo dadka warkoda dhag haudhigin inta kunaceb inta kujcl baa kabadan we love you❤
Anagoo tageerna ayn khaladkeeda kasaxayna dhaadhaamadyahayni
mA qalbi u are very beautiful allahumma baarik❤
Qalbi wllo RUclips muuqaalo soo gali
Wlhi waiska jeclhy qalpi❤
C'était une belle histoire chérie qalbi ❤
Wuuw qalbi nura wale mnta waso hormarey🙌🏻💋❤️shekoyinka lee sey igu baxdo
Qalbiye shekoyin hada daily uso galin karin pls malin dhaaf nogu so gali😂💕🫦
❤gabdhaa siquruxbadan bay samysa badal khayrqaba alle hasiiyo
Naa walaal qoortan Naga qari khayr hele😂
Mxaa ka rabtaa farax 😂😂
Naa waa dumarland telephone kii ka jabay oO kii walaalkeed ka Soo hantaaqi
@@RaymanAhmed-f5e naa AAN qabsano qalbi hadaan dumarland nahay baryahan waan ka yaabanahay gabdhee isdaji dhaha
Qalbi waan kuu xiisnay😢
Idileey qali wixii tagay way tageen ee hore usoco qali ❤😊
Wlhi waa naag adag ❤
Qalbiiii😍❤️
Wa sheka cajib ah❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
Qalbi nuuriya ❤
Qalbi qisadana danbo magacayga u bixi gabdhaha saara😂😢plzzzzzz
Keep going ❤ inoo soo badi
Qalpi quruxey abaayo nagDaa sheskiyinka aad soo gaa gaabinausoh noo na soo basi lleas maalinkii dhkwr jjeer bookhnaa janalkaageeh😊
Qalbi quruxey hahaha sanid sheegooyin kaaga beelo xariifad😊
Qalbiyey xubi wlhi shekadaadi waa uxiis nay
Qalpi sheekooyinka carabta noo soo daa kuwaasa asal aheee❤🎉😊
Inta qlpi sheekadayda jcyl❤🫶
Qalpi plz is astur waa ku taageeraayee❤
Dar ilaheyba uso galey youtube ka marka ku arky alx dhahey😂
Waan usoo hormarayyy❤
Qalbiyeey ku dadaal RUclips maalin dhaaaf inaa vedio dheer usoo dhigto sababtoo ah dhawr xayaysiis baa soo galaysa lacag fcn baad ka samayn dadkuna wayku jecel yihiin wayku daawadaan
Ax qalbi sheekooyinka ha kalo ilaabin fadal 😮😮😮
Naag nool bay ahayd😮
Hore usoo dhig plz 🙏 plz 🙏 😢 😭 😫
Wlhi noloshas oo waxyardanto ayan kujira
Qabi iam big fan for you wll mcn nolosha kumaxumeeso
Horta ani iyo adi kaliya maa rag ka nahay meshan😂❤
Naa qalpiyey shekadii mabsuud nakaso gaarsii
Ana tayda dhagayso qaLpi❤
Isagoo dhulka jiifa kulaha😂😂😂😂🎉🎉
Dulmiga ilaahey wuu necebyahay raali gali gabadhii aad ugaftay waad xumaatee nuxurkii ba ka dhamadey xisiihii laguu qabay 🗣🫷😕
Niicda melaha la aad wabila xiise
Qalbi Malin dhaaf u so dhig shekoyinka😢
Qalbiyey tahriip nooga shekee
Waku sugaye 😭💕💕
Na wll noso badide😂
Qalbiyyey waad asturanthy hadda kaliya abyo qoorta qamaarka saaro itaa bas abyo same wanaga kulajeclgy adoo racaysanaya hadana ilahay kuxirnow buuqa nolsha dhan waaka raysanesa
Qiso sas cml aa iku dhacde asoo nag qabo anoo og ayaa jeclaa lkn aniga kaligey ayaa jeclaa kaga daran 14 jir aa ahaa bal q.q ihaye badanaa markaa asiga ku duceysanyo lee tukan jire wlhi hadaa soo xasusto waa isku xishodaa inaa isdilo ayaa iqabato 😢😂
Naaaya wallhi qosol igu dishe ciyaaalnimadi ku qaaade kuma dhigto😂😂
@@SacdiyoSiman66-lz4km😂😂waxwalbo ducada aykuduceysanesa iga dran😂😂
@SacdiyoSiman66-lz4km markuu gurikiisa galabtii mac u sii wato waxaa ii sawirmi jirto asoo aniga sas bac iku zoo wado yusuf ayaa la dhihi jire magacaas hadaa maqlo waa qaracmaa 🤣🤣
First one 😮😮😮
Waa sheeko macaaan wlhi 😂waa sheeko fican
Qalbigeey qalbiga iska astur
Qldi yaay sheeko baanhayaa❤😊
Alove you qalpi nuuraa😅🎉😢
Qalbiyay qiso murugo leh makulaso wadagi kara
Wlh qisada mid wax badan iskaga mid ahaayen igu dhacday xidhidhkaygi igu horeeyey😂😂😂😂
❤❤ keep going sister