Alxm allah muslim naga dhiagy sbbt gaaladu caruurta iyo waalidiinta u kala ilaalitaan ee loo leeyahy children rights baa jira hala ilaaliyo waxay ogyihiin in wax walba ay ka suurtoovaan, aniga gabdha hadii ay ku dhahdo hooyaday kaalay dil aniga waan is guursanayna, umalayn maayo , qof iimanleh ama somalia ah oo dhaqanle inuu qoftaa xiitaa mardanbe salan ka qaadi lahaaa, alxm al alxm
lakin suaasha meesha taalo waa sidee dhaqtarku ugu qori karaa daawo asiga oo an baarin ama ku arag cudur? iyo daawa kiimikada ee timaha bitiso see loo siin karaa qof aan jiraneyn.
Haa mar hore ayey sheekada dhacdey, lakin hada ayaa la soo daayey gabdha markii loo xirey ineey hooyadeed dishey. Lakin gypsy ma aysan xanunsaneeyn hooyadeed ayaa ka dhigeeysey ineey xanuunsan tahay. Iyadaa hada media ku soo labatay oo sheekadeed media da soo galisey.
Nacayb bayka buxisay islaan walan bay ahayd lacago bay ku cuni jiirty maskinta tasi Hoyo ma ahayn ee doqon ila hada bay Gabadhas ku jiri lahayd ciqabtaas 😢😢😢😢😢😢
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
Salalaahu calayhi wasalam
Scw scw scws
Scw
Somalia 🇸🇴 caday ilaahay swt dhibta haka dulqaado 🇸🇴 ♥️ ❤🇸🇴🥰🥰
er😂wn iiigh
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋😢❤😢
scw scw scw ❤
Salalaahu calayhi wasalam
Gabadha hooyada caqli alle u siiyey lkn si qaldan ayay uga faa'idaysatay
- dadka way ku sixirtay sheeko beena
-Caadifada dadka ayay ka faa'idaysatay
- ilmaheedi oo waliba gabadhana dhaawac wayn ayay gaadhsisey
-diin la'aanta dhibka inta leeg u keenay wayo maalka ayay caabudaan
Waa sheeko cajiiba dhan walba
Illahay aya mahad leh inaga dhigay dad islaama oo caqli saliima siiyey
Nolosha sida saxda u wato Alxamdulillah Alxamdulillah Alxamdulillah 🤲🤲🤲🤲
Walaahi waa cajiib kkkkk sxb waad iga qoslisay "way soo dhamaysatay nin kalena way guursatay" oo aaway kii daraadeed hooyadeed dil ka u geystay
Film ayan ku dawady qiso sidan cml ah gaalada madaxay ka xanunsanayan xazbunallah ilahba muslim naga dhigay
الحمد لله على نعمه الاسلام ❤
Waa sheeko xiiso badan leh hadana murug iyo nolol madow lehna, hooyada gabadheeda way xumeysay inta qof xanuun lamarsiyana wy marsisay iyada usabab eh inay disho, balse anaga muslimnida iyo ictiqadka xukunka diinga ah aya ku celinay oo ilahay nagu arsaqay, mooye inta kabdan naftu iyo shaydanku way kugu qasbi lahayen, ilahay aya mahad leh islamtinamada nagu arsuqay.
Ninkii way qiyaantay xanuun waye wallahi
Intaas miyaa xanuun kaala noqotay sheekada dhan ?
Maamada gabadha xanuuno ayna qabin kuridaysay 20 sano si ay hanti ugu hesho , gabadha hooyadeed dishay sikastaba hooyadeed ha uxumaatee , ninka doqonimadiisa iyo neef nimadiisa tuyar oo ay is barteen kayeelay kaalay hooyaday dil si aad iihesho ka dibna noloshiisii ku waayay waxaas dhan kuuma muuqdaan miyaa ?
Dadka ilaahay boqol kor buu udhaafay baa nin laga hayay 😂
Waa sheeko yaab leh inkastoo hooyo aan xumaan looquurin hadana hooyadaas qo fican manay ahayn ayada gabadheeda isku dirtay😢
Hosow pro 500K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤
Subhanalaah tani hooyo mahaa
Alxm allah muslim naga dhiagy sbbt gaaladu caruurta iyo waalidiinta u kala ilaalitaan ee loo leeyahy children rights baa jira hala ilaaliyo waxay ogyihiin in wax walba ay ka suurtoovaan, aniga gabdha hadii ay ku dhahdo hooyaday kaalay dil aniga waan is guursanayna, umalayn maayo , qof iimanleh ama somalia ah oo dhaqanle inuu qoftaa xiitaa mardanbe salan ka qaadi lahaaa, alxm al alxm
Hello ❤ to djibouti
You mean from
I think u from Djibouti
Hello my Somalie people from Sénégal 🇸🇳🇩🇯🇸🇴
Come luuqa
😂😂😂😂😂
Scw waxaan daawaday qisadan iyadoo dekomrntry ah oo dhamays tiran
Xge ka dawaty😮
Hami ayaan leeyahee isoo duceeya wll. ❤❤
Subxanallah waa hooyo wareersan.😢
haa whlii
Taas hoyo maaheyn bahal miye aheyd hoyo canugeda sidas side uyele
Galo waye Waji maleh 😂
war 2 asbuuc oo kaliya.caan kuma noqon filimo faro badan baa laga sameeyay oo aanu daawanay
Qof ila mida raadaayay maanta dhan
wax walbo dhadhaanka hoyadey kaale dil la dhahay ee noloshisa ku waayay ayaa iiga drn aniga yaabay wlh
Hi from konfurgalbed ❤❤
: ♥️boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔🥺😂❤❤❤😮😢
hosow pro 500k🎉 ❤
hhhh
RUclipsR ANSHAX IYO DIIN IYO AQOONLEH ❤❤ HOOSOW SOO BADI
Waan maqlay filmka laga sameyeyna waan daawaday wax badana waan ku qarway hooyo sidee gabadheyda sidaas igu sameen kartaa
Intee jadawada
Waa jira dad qalpigu dhagax yahay oo caadifada dadka uga faa'idaysanaya
Ilmahoda ka dhigta meel ay aduun ka sameeyan waa caqli aad u liita waliba diin la'aanta keenaysa inay aduunka cabuudan
Aniguba waa dawaday
@@meaktooniflimka magici wll
@@BasroBishar youtubka ayuu ku jira
Jasaarad dheh Waa sababtaan u nibcahay in dumarka aan walaalahay ahayn in aan axsaan usameeyo
Horay ayaad usoo gudbisay shekadaan pro😮
You are the real legend in somalia
Inteey dileyso meey booliska u tagto oo dhahdo hooyadeey saas ayey igu sameyneysay balaayo ayeyba qoorta la gashaye😢hooyadiina dishaye
Asc qisadaan state ka aan joogo ayey kadhacday goordhow laba week kahor ayey jail ka kasoo baxday state of missouri
Walee taas hooyo maaha 😢😢😢😢😢
lph horto mxa mudo fog u maqnaata waa suale
Necolas waxuu noqday daanyeerkii ugu nasiibka xumay abid
Beerka caaro kaa goysay waalagu meel gaaray
All wllo ku jeceliya ilaa shalay wan arkayey lkn ma fahmin thank you
Waa iga qosol siisay sxb. Dhamaatka xnuun waye. Kii cawiyayy. Wali xabsikoo kujiraa ayadana middle labashaaaloosaaba hhhh
Salahu calyhi waselam
Good hadisho shaydamada
Allah guuleyo reer palestinian 🇵🇸❤
Sanadkii hore ayaan dhagaystay qisadan bro
Wan kusalamayaa
Commontigii ugu horeeyay bro riply
Allahamdulilahi
Hoyadaa ayaa lagayababa inay xanunsaneed ilahaw cafimadka noo siyaadi
Dabcan hooyo iyadoo xanuunsan uur loo yeelay kadıb iyadoo waalan ilmo korsanaysay laakiin waakuwa caruurta dadka ja qaatee maxay u kala badbaadin waayeen labadan
From Finland
Masha Allah ❤
Oo hadana ayi nooshaheyi oo walipa iyadu iska sheekeynaysaaa subxaanlah matkasta qoraalka alle ayuunbaa dhacaya
lakin suaasha meesha taalo waa sidee dhaqtarku ugu qori karaa daawo asiga oo an baarin ama ku arag cudur? iyo daawa kiimikada ee timaha bitiso see loo siin karaa qof aan jiraneyn.
Shekadn o filina wa dwdey. Wlhi. Wlipo. Iydo. Kbtan mjid turjumy sas umlyn waba ku riyodey. Hbeno bdn zbb to ah islnta sas. Yelysa cunugteda. 🥺
Wll hoosow wakusalamayy👋
Mashallah wll hassow bro nin aad u wanagsan tahay oo wax wngsn soo gudbiye guuleyso❤
Long time aan maqaley Laakin shukran my Home boy
Secret tunnel ka yahuda ee new york ka soo hadal tnx bro
SUBXAANALLAH☝️🥺💯
Diin la aanta weeye 😢
Keep going pro❤🎉
Mar hore ayay ahayd
Haa mar hore ayey sheekada dhacdey, lakin hada ayaa la soo daayey gabdha markii loo xirey ineey hooyadeed dishey. Lakin gypsy ma aysan xanunsaneeyn hooyadeed ayaa ka dhigeeysey ineey xanuunsan tahay. Iyadaa hada media ku soo labatay oo sheekadeed media da soo galisey.
Hello she is well known, movie is made about her and her mum, and books were written about her. The film is called THE ACT
Hosow halke jogta koly studio majogtida safar miya
Actork Hollywood ee smith kasoo hadal✌️
DADWAYNAHA channel kaso daawo wllo
Wa marki 2 an firsde
Sheekadan film magaciisa la yidhaa RUN ayaa laga jilay
Sxp sheekadaan horay ayan ugu dawaday chanell kaada adiga soogudbiyay mise anaa khaldan talow bal iishega 😮
Sxb please kasoo sheeke taariikhda john cena please kasoo sheeke sxb please codsigayga ii tix gali please 😢
Asc team hosow pro waxaan qaba su,aal ah away
Waaba sheeko cajiib ah
Shekadan mid u eeg hore inoga shekeyse san filayo
Hadeynu somali nahey maxeynu muuqaalka comments uga bixin weynaa oo aynu uga bixinaa waa aan muuqaalka la xidhiiiiidhiiin😅😅😅
Hi Somali galbed ❤
Nxt wll❤
Sxb Hosow waan kugu xiranahaye aniga iyo familkeyga barnamijkaga lkn malmahan waa kuweynay
Wlhi wa qiso cajip ah
Hada ayaa la soo daayey gypsy , iyada aya hada media ha soo galisey story geeda in person. Movie ayaa marhore lag sameeyey xitaa.
wiil qurux iyo kudayasho mudan hasow bro🎉
Meesha qurux lama shegayn😂
hosow intii hore si fcn ayaaba inoo sharaxdee inta dambe yacnii ninkii iyada darteed xabsiga u galay miyee iloowday wallee naageey kuma aamino intaa nolahay bes ayee iga thy
Subxanallaah
Nacayb bayka buxisay islaan walan bay ahayd lacago bay ku cuni jiirty maskinta tasi Hoyo ma ahayn ee doqon ila hada bay Gabadhas ku jiri lahayd ciqabtaas 😢😢😢😢😢😢
Wan maqlay mar hore waxan ka dawaday channelka aj and fadna ayan u maleenaya
Asc walal
It is what it is. I don't use Instagram and tiktok warka Iga dab a geeeyyy
Musalsal ayaba lga sameye shekada waaa run hada tiktok iyo instgram ayee furaty
She was well-known since she was teen
Filimbaa laga sameyeyba marka danbena hoyaded wey dhimata 😮
Nickos wa danyeer qasaaray 😅
Wan arkayay ayan tan dhan nagtan
qisadan filin baba ku dawaday umalaynaya lkn gabadha hoyaded baba ka daran
waxaa umaleynaa gabadhaan qisadeeda in filim laga sameeyey
Oo tan dad weno ka she kay nayo iyo tan so is kumid maha wayabe wa isku mid sawirada gabadha te sax san labo sheko kala she kay nayan
From somaliland
bro film baa laga mataley sanadkii dhamadey ban dawdey
Haa
Sheekadaan yaan hore oga.maqlay??
Film baa ku daawaday😢
Xariifkan Sharciga Wax Kama Ogeen Miya Waxaaso kala iska Jooga Qofa dil lagu dhahaa Wad iska Dili
Allha sheko dan filim ayn ku dawdy wlhi lkin magcisa ma xasusto waxn filim kas ku arky in aey dadka xata la hadalan oh my God wa xasusta movie gaas
Haa anigub wan ku dawaday
@@Zeinabsouleiman ok
The moral of the story is last seconds😅😅😅😅😅
from Bossso
Asxpey maanta quality of video ma hooseeyaa mise anigaa indhaha beelaY
Waa xagaaga
😢😢😢ax hooyo tasi maha omg
Intaa dambaa calool xumo leh
Film sidano kale ah ban dawadey
❤❤
Sheekada casharo badan kalabaxy oo mida ugu daran ah waliga qof dartiis qalad ha ugalin waxa laga yaba inad mustaqbalkga ku weyso, sidii ninkan udily gabdha hoyaded 😂
Gabadha fursad heshay habartana la dilaye Nicolas see drmeee😂.
Ar naagaaa