Markaad soo toosto u mahad naq kii ku oggolaaday maalin kale. Dhammaantood naftoodii dib ugumay soo noqon ka dib markay seexdeen. Waxaad tahay mid ka mid ah kuwa la doortay. Qabso maalinta; meel kasta oo aad tagtid ku faafi naxariis & wanaag waayo beri ma imaan karto.❤❤❤
Waad qaldanthy ALLE Weyne Magaciisa miyaad Ku tilmaameysaa Kii Like waa la heli karaa lkn Dembi weyn ama shirki noocan ah loguma dhaco si aad u hesho like😢😢
Hosow pro Sxb Somalia qof ka tirsan Saan uma dhibaatoodo illaheyna Ma tuso waayoo Ciqaab ayaa alle ooga dhigay Gaalada lkn Muuqaaladaada Wllhi Waa kuwo Aad Uxanuun Bdn 😢
Indho yartu waa noole wax ka qaldan yihiin aida ay u dhaqmaan biniaadamka kale uma dhaqmaqn xitaa waxay cunaan umada kale ma cunto waa biniaadam bilaa naxariisa biniaadanimana aan lahayn muuqaal ahaana qoomka yuuj oo yamaajuuj iyaga ayay u eeg yihiin
hosow wll waxa noo faah faahisaa wiilka yar ee lagu dilay kuweyt ninka masriga iyo wiilka yar ee laha maskaxdii lagu dilay wllka yar laso dhaqso mahadsanid barnamijka uu isticmalay ee lacagta ku bixiyo in qof sixun lodilo kadibne video laga duubo
Wiilkan kuwana ka taqlusay indha yarta isago cadi ah ayay so warwjiyeen aniga luve ku dawayay cadi ayu u socdey lakiin marku imaday ayay cirbad siyeen tartib tartib ayay u dileen
@@AhmedAk-uy5jjwaa dalaan kunoolahay passport koodana heysto nolol aan kuheysto alhamdulillah. Islaam Nacaybka America kaliya ma necbe Ee waa gaalo dhan.
Sheekda mwa fahmin ani sheekda dhan way qasantahy sheekdan wee ka weyntahy swr meel laga soo dajiyey io koreans inee u a adeegsaden arimo siyaasaded xitaa mareekanka laftirkiisa u adeegsadey arimo siyaasaded anyway wiil yaro la isticmaaley buu ahaa
Waxaa loo dilay american ayaa thy😂 markaasey SOMALIA leedahay america waa wlaalaheen goormuu gaal wllkaa noqdey😂 mise wxaad ilowdeen dagaalkii BLACK HAWK DOWN.
Wax badan ayaad ka booday waxaadna sheegtay kaliya inuu sawirka qaaday lkn wuxuu ahaa nin loo adeegsaday inuu sawiro ka qaaday meelo mamnuuc ka ah in la sawiro taas ayaana keentay in maxkamad la saaro waxaana dilay C.I A isagoo nool ayaa lagu wareejay isagoo dhintayna America ayaa la keenay,,
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
Salallahu caleyhi wasallam ❤
صل الله عليه وسلم ♥️♥️♥️
scw scw scw ❤
Qq@@ARIZAK766
Scw scw scw
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ ❤️
Markaad soo toosto u mahad naq kii ku oggolaaday maalin kale. Dhammaantood naftoodii dib ugumay soo noqon ka dib markay seexdeen. Waxaad tahay mid ka mid ah kuwa la doortay. Qabso maalinta; meel kasta oo aad tagtid ku faafi naxariis & wanaag waayo beri ma imaan karto.❤❤❤
Ma ALLAH bad kii ku tilmamtay Subxanallah
Alhamdulillah
Allihii Ku aburtey allaha Ku ogoldey dheh hogama wanagsana inshalla
Waad qaldanthy ALLE Weyne Magaciisa miyaad Ku tilmaameysaa Kii Like waa la heli karaa lkn Dembi weyn ama shirki noocan ah loguma dhaco si aad u hesho like😢😢
Say Alhamdolillah
Say Allaho swt
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️💯
Hosow pro Sxb Somalia qof ka tirsan Saan uma dhibaatoodo illaheyna Ma tuso waayoo Ciqaab ayaa alle ooga dhigay Gaalada lkn Muuqaaladaada Wllhi Waa kuwo Aad Uxanuun Bdn 😢
Hosow pro sxbow waxay iila muuqataa inaan hadda ka hor daawaday muuqaalkaan😮😮😮😮
Ani xitaa iguma cusba inaa meel ku arkay ila thy
Haa weliba channel kan ban ka daawaday
Qisadaan kol hore ayuu ahaa waana soo daawaday ninkaan qisadan hada miyaa ku cusub waan yabanahay
Somali dhip io hDal jecelaa isk dawada video ga wakhtiba galay iska fiirso like usar wiilka khals
@@Abdirisaaqdhanaaneshekada iney cusubthy muhiim ma ahan lkn qabka ufalnqeynayo quruxda badan muhiim ah
Gaal iyo muslim ba dulmiga laga galo waa wax xun subxanalah ilahayow cadow aan nagaga baqayn gacanta ha noo gelin
Subxaanallaah allow naga magan geli shartoda
Waa qiso xanun badan ano somali ah xata uma socdo balayada 😢😢😢
😂🥹
Thank you for covering this story.
Bisinka waaba cabsi cabsi ilaahow ha na geyn kuuriya aa yaahu
Indho yartu waa noole wax ka qaldan yihiin aida ay u dhaqmaan biniaadamka kale uma dhaqmaqn xitaa waxay cunaan umada kale ma cunto waa biniaadam bilaa naxariisa biniaadanimana aan lahayn muuqaal ahaana qoomka yuuj oo yamaajuuj iyaga ayay u eeg yihiin
500k coming i.a 😊🎉
waxa laga yaabaa in uu wax sir ah oo qolka 5aad yaalay uu arkay wiilku sidaas darteed si aanu u shaeegin wixii sidaas loogu galay
Rabbiyow kuwo aano naxariisanayn hanagu salidiin ya rabbi miskin waxba ku dhacay
😢🥲siyasad lo dilay miskin tnx ustaad
hosow wll waxa noo faah faahisaa wiilka yar ee lagu dilay kuweyt ninka masriga iyo wiilka yar ee laha maskaxdii lagu dilay wllka yar laso dhaqso mahadsanid barnamijka uu isticmalay ee lacagta ku bixiyo in qof sixun lodilo kadibne video laga duubo
Asc wll hosow wnku tageraa inkstoon comment kabxinin marwalbo keep going sxb allaha kubarakeyo adga iyi familkadaba
Saxiib kusali nabiga scw❤❤❤
Salallahu caleyhi wasallam ❤ mahadsanid zhp for xasuusintada
Hosow pro zhp guulayso✊
Its so sad walhi😢
صلوا على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم ❤
Thanks
Murad leyhy Iso ducya plz🥺40qof ducdoda aqbl waye pls 🤴🏽👸❤️🤲🥺
Alle hakuu fufudeeyo
Hosow wll wahaan ogaanaa kabo banooni ayaan rabaa hadaad iiheli karto iisoo dhiib ❤❤❤
Kusaliya rasuulkena❤
Qalaaas korea dhan wey iga tufan tahay Xasbunallah
Wiilkan kuwana ka taqlusay indha yarta isago cadi ah ayay so warwjiyeen aniga luve ku dawayay cadi ayu u socdey lakiin marku imaday ayay cirbad siyeen tartib tartib ayay u dileen
Subhana ALLAH 😮😔
Xanuun badanaah ilaahoow xataa hawada wadankaas habimarsiin wallhi waa wadan cadaab ah ilama ahan wiilkaas qirashada ineey katimid waa ku filir ahay walee
Waajibkiisa uu aha maxa geliye hool aan hoshiisa aheen. Aduunka dhan caraab iyo africa u maleeyan waxay rabaan ka sameeyaan
Sxb hosow pro abdate cusubma jiro miya heesa so xasuustay play buck #ku celis repeat😊
Sxb hosow pro abdate cusubma jiro miya heesa so xasuustay play buck #ku cells repeat
wcs
محمد عبد الله عبد الحميد قولوا لوفد الله في البيت على هذا النحو التالي ❤
# free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤inchallah 🙏
Qisadan sanad ka hor ayaan daawaday hosoow see wax kaa yihiin
Anakuu noo daneenaa oon dhageesan❤❤
Waa qisadi igu naxdinta badaned
Wlhi kaas malagii dililaha uu Vacation u aadadhihikara
Sxb hosow pro abdate cusubma jiro miya heesa so xasuustay play buck #ku celis repeat
MUWAADIN KALE HADUU AHAAN LAHAAY WAXAAS WAXBA KAMEYSAN SOO QAADEEN America Naceeb Bay Halahaas Usameeyeen😢😢
Ha nacaan america lkn adi maxaa kaa galay america waaba cadawga islaamkee 🤔🤔
@@AhmedAk-uy5jjwaa dalaan kunoolahay passport koodana heysto nolol aan kuheysto alhamdulillah.
Islaam Nacaybka America kaliya ma necbe Ee waa gaalo dhan.
@@asmaabuukar1705jahilkan cml jawaab malahn Wiilkaas iyo dowlada America maxa iska galay si bani aadan tinimo kabax ah lagula dhaqmay
@@AhmedAk-uy5jj waa qalad qof inaad wadan ku xirto gaalkaba qalad in loo dilo lama ogolo
Wcs wlalkey hooray usoco 🙏❤
Meeshaa ninkii taga. Walee. Waa nin nin katagay
Sxb hosow pro abdate cusubma jiro miya heesa so xasuustay play buck #ku celis repeat😅
Hosow baraamij yasaasa wan kahelay somalia markaa imaadaa kubarte
Ka hor barte wlhi 3 sano ama 2 SANO KU XIRNAA
Ax wllhy wa xnuun belo ha aado koria
Waa a'rin layab leh dadaka in ay sas yelan waxa kenaysah talaliska aya rabah iney is jogon mana soconeyso malin un way dhicidontah
Mareekanka asaga ayaa maskaxda ka dilay si dadka mareekanka ay u arkaan north Korea wadan axmaq ah arxan daran waana siyaasada reer galbeedka
Subxaanllah
ilhey ima geyo waba dad dhinte uf
Mardhow 500k I.n❤
Indhayar kuwa ugu wun ayay kujiraan
Sheekda mwa fahmin ani sheekda dhan way qasantahy sheekdan wee ka weyntahy swr meel laga soo dajiyey io koreans inee u a adeegsaden arimo siyaasaded xitaa mareekanka laftirkiisa u adeegsadey arimo siyaasaded anyway wiil yaro la isticmaaley buu ahaa
sheega xanun badan really
North Korea cabsi cabsi😂
Hadii aan ku imaadaba i xir
🎉✅️
Indhayar wax kaxasisan majiro
Wili imaso jawabin arinta passport Etopiyan ka sxp jawab kama Haye iso jawab pls
Muqaalkaan markale inaakuso cilisa u malenaa.
❤Hosow❤
Maskiin😢😢😢 ma sawir xunoo dhulka dhigay loo dilay .
Mxy tuubada quudinta uga saareen qalbi adkaa
Kim awoowgii bay caabudaan
So sad 😢😢😢😢😢😢😢
Subxanalah
Your way behind
Kuriyanka waaba yahuudda shuw balayo idi qadaya dhahe
Wax cusub keen
Somaliland aa hda wadadas ku socoto hdii wax laga qaban
Soomalia ayaa saas laga rabay
Kim jon un ninkii wadankiisa taga isagey utaal north korea is not easy
😂
War adeer waxaan waxan dawday 6 sano ka hore ee hada maha
YAA K7 DHAHY WA HADDA dadkii aan waqtigaaz ogeen leeba laga dabageenayaa
YAA K7 DHAHY WA HADDA dadkii aan waqtigaaz ogeen leeba laga dabageenayaa
Cuqubadii giriidhi ayaa ku dhacday miskiinka.
☺️😍
Ilahow haiken bisinka 😢😢
Sad 😢
Background
😮😮😮😮😮😮😮😮
Niyow adiga wax cusub noo keen waxan mar horan maqlay
😭😭😭
South Korea waa dad nool waxna looma meeriyo 😂😂
😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wax American ka badiyey Kim ayaa kajiro
❤❤❤❤
Sheakada maxa waaye
Muqalkan mar hore ayaan dawnay dip ayaad u so cilisay wlllk 😂😂😂😂
Waxaa loo dilay american ayaa thy😂 markaasey SOMALIA leedahay america waa wlaalaheen goormuu gaal wllkaa noqdey😂 mise wxaad ilowdeen dagaalkii BLACK HAWK DOWN.
Dagaal kee de falastiin waxay ku hayaan hada maad arkayn
@@hilaalfaysalcali7113 kii 1991 ee somalia, waan arkaa zhp waxey kuhayaaN falastiin
Sxb afsomali waa kasee he si fiican wax iskaga qor
North koria halmar inaan udalxiis tagaa rabaa somali passport maku tagi karaa 😂😂😂
War ka jog meshas meel maha
Meel lama galan ah qofki galo saan aa u danbesay😂
Wax badan ayaad ka booday waxaadna sheegtay kaliya inuu sawirka qaaday lkn wuxuu ahaa nin loo adeegsaday inuu sawiro ka qaaday meelo mamnuuc ka ah in la sawiro taas ayaana keentay in maxkamad la saaro waxaana dilay C.I A isagoo nool ayaa lagu wareejay isagoo dhintayna America ayaa la keenay,,
Wuu u qalmaaa
North Korea 👌🏻💪🏻
Macalin hosoe ano ku arkin xamar ka soo tagty shit😢
Wax waa hore ahaa maa hada kahadlee😂😂
Haa mxee dhibee ani ma maqal shekadaz marka ani cml aa laga daba geenaa sheekadaan
Cabsi cabsi 😳🫣scary
Baxar buu lugaha la galay sorry 😢
😅
Jeega xiirka ma kaftamo 😂😂😂
@@axmedfaarax766 ee macalinka wayn iyo xertiisa iyagana ma kaftamaane may muwadinkooda soo ceshadaan
@user-yf6hm5dq6x hhh geedba geedaa ka ween
Balaayo ayaa tagta kuuriyada waqooyi meesha dadkeedu maanay la dagaalami karin dawladan xun 😂
Waalid xun wyeh wlhi 😢
Falaad badanaa 😂😂😂
.....