Morocco ma dumarka ayaa ku badan? | Dalalka raggu ku yaryihiin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 сен 2024
  • Morocco ma dumarka ayaa ku badan? | Dalalka raggu ku yaryihiin#world
    Waa muuqaal ku saabsan dalalka dumarku ku badan yihiin wuxuuna si gaar ah u dul istaagayaa dalka Morocco.
    Haddii aad channelka wali Subscribe-saarin ku soo biir oo kamid noqo saaxiibada.
    LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 259

  • @Tanaad
    @Tanaad  8 месяцев назад +140

    Ma idinku jiraa Faarax Morocco u socda hh?

    • @maxamedcabdiraxman8825
      @maxamedcabdiraxman8825 8 месяцев назад +10

      Haa tigidkaa noo jaran😅

    • @870mx
      @870mx 8 месяцев назад +22

      Maya anigu waxaan guursan doonaa insha allaah mustaqbalka gabadh soomaaliyed ah yaa katagi kara cadar hablahayaga soomaaliyeed

    • @City-sr4iv
      @City-sr4iv 8 месяцев назад

      Xaa dee😂

    • @abdirizakomar3073
      @abdirizakomar3073 8 месяцев назад +1

      May 😅😅

    • @josephyasid9142
      @josephyasid9142 8 месяцев назад

      Whome😂😂😂😊

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 8 месяцев назад +2

    Wll tanad alle haku xafido ❤❤❤❤

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 8 месяцев назад +8

    Tanaad The father of geography

  • @Hayruf
    @Hayruf 8 месяцев назад +2

    Keep going bro TanaaD ♥️ 👌 Golden voice ❤

  • @mansuralsalimi4736
    @mansuralsalimi4736 8 месяцев назад +1

    Scw❤

  • @Ahmed787-j7x
    @Ahmed787-j7x 8 месяцев назад +5

    Anigoo xaliimo heli karo meel kale maba aadiga karo ❤🤣

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 8 месяцев назад +1

    Somalidu xaqiiqda kama hadasho Dumarka somalida they deserve heerka ay imika raga somalida ka tagan yihin qurbaha wiilashi joogay aya ka kaftami la ka shaqaysan la oo malinwalba la tusa naago waawayn oo xijaaban xuman la samaynaya niman ajanib ah ama mid xuno niman ajanib tuugtuugayso + kuwa TikTok kabuxa ayago saas ah ayay ka masayrayan marku ninka somaligu guursado gabar ajanib, fanka iyo suganteena fiiri 99% iyaga dumarka lagu amana sugaan kalo lamida aduunka majirto waxay noogu baadalen ajanib waa romantic
    Meher bankabixina wan bilna cuno caba familkoda ayan cawina tasna waxay nogu badalen farax faqri so calamku wuu wayn yahay anigana bila meher hala inigursado ama boyfriend samaysta anagan dumarka kale calamka ayan meher kabixinayna it’s simple!

  • @jujuqoolif4517
    @jujuqoolif4517 8 месяцев назад

    Maroco horta yey didan rag iyo nagaba Waa bilash waxayna u baden yihiin sufuyal gal iyo Muslim Waa isugu mit waana wax waligeed jiray ee wax cusub ma aha Somalida ayey ku cusub tahay

  • @SayidSiciid-q2k
    @SayidSiciid-q2k 8 месяцев назад

    Xadka poland 🇵🇱 iyo Ukraine 🇺🇦 magalo ku taal ku nolahay marka mid ka so qaxday casumada kiyef aya isnaqana midasku yacaya ee ii so duceeya asxabey

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 8 месяцев назад

    Gabadh aan is cadeynin timo dheer ku adeecaysa yaaba heli kara, tu yar baa iiga calaamadsan😅😅

  • @iligayibraahim9138
    @iligayibraahim9138 8 месяцев назад

    Somalibaa waxay uqaban waxwalba inay fiicannyihiin half dhaan raacday weeye

  • @f.el.h637
    @f.el.h637 7 месяцев назад

    Go cry in a corner because you can't stand that we're doing good

  • @MaxamedMaame-zu4dl
    @MaxamedMaame-zu4dl 8 месяцев назад

    Naaag marokan ah oon was apka kla hadli jiray ayan plock sarey yaa pariiska lagu suugeystaadee lugahayga bastada waan jeclahay madonayo in jikin ahan lo cuno😂😂😂

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 8 месяцев назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Sucdiiina
    @Sucdiiina 8 месяцев назад

    Hada ani keyga Morocco muu aaday😒

  • @mhomedohmed4548
    @mhomedohmed4548 8 месяцев назад +54

    😂 xaliimo iga badan aniga haddan xita billionare ahay kolay
    Gbdh asturan reerkooda garanayzo kula af ah kula dhaqana kula dhiiga Love you xaliimo kuus wxazi waa kaftankeeni how bixina morroco uma socone❤

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 8 месяцев назад +17

    😮 9:14 yaaah hilib lashiido oo bariis lagu kariyo malihin waa iska kaftameynay awalba hadal hayn lee naga aheyd 🇲🇦😂😂no more moroccan girls
    xaliimo forever 👸❤️🏃‍♂️
    Anaga iyo adinka meelna kalama tageyno ilaa aaqiro🇸🇴🙌😍😁

  • @Abdirahimmohamud-kp2jb
    @Abdirahimmohamud-kp2jb 8 месяцев назад +11

    100%hablaha somaliya ayaan ku haysan ILLAAH HA ino dhowro gabdhahena guuuul ❤❤❤ dumarka somali

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض 8 месяцев назад +12

    آللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤❤❤❤

  • @hiboduwane9529
    @hiboduwane9529 8 месяцев назад +4

    Mahadsanid ninkii ogansho ahaa hadalkisa adaa naga busay suu nagaha Maroco umanayo waba kayaabe

  • @xasancisman9657
    @xasancisman9657 8 месяцев назад +10

    Waxaa ila haboon in aan dumarkeena guursano ❤

  • @Maskamadow1
    @Maskamadow1 8 месяцев назад +27

    صلو على النبي صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا .❤❤❤

    • @awliyosporttrainer3615
      @awliyosporttrainer3615 8 месяцев назад +1

      اللهم صل وسلم على سيدنا محمد ❤

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 8 месяцев назад

      آللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا ورسولنا محمد وعلى آله وأصحابه وسلم تسليما كثيراً ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @MustafeCabdilaahi-t4d
      @MustafeCabdilaahi-t4d 8 месяцев назад

      Naxariis iyo nadadgelyo korkisa ha ahaato 《NNKH》

  • @MrGengad
    @MrGengad 8 месяцев назад +2

    Morocco girls are the best, believe me on this, you just have to find it from a good family. Somali girls are too expensive, and they are also liability, run away from them. walahi Morocco is one way ticket, don't look back or regret.

  • @Cabdulaahi-ff
    @Cabdulaahi-ff 7 месяцев назад +2

    صلو على النبي يا أيها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا تسليما

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 8 месяцев назад +3

    Mahad sanid tanad macalin horey u soco hanaga dheeraan kheyr baanu kuu rajey nayaa nabad galyo

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 8 месяцев назад +1

    Moroco waxay hadda kasoo laabaneysaa wado xilligan ay Somalia saaran tahay, dhalinyarada Moroccana ayaa kasii jeestay guurkii iyogoo ku hadla afka fransiska caan ka noqday dunida Muslimiinta iyo westernkaba .

  • @quumanh5413
    @quumanh5413 8 месяцев назад +1

    Kkkk walee naagihii Marooco balaayaa doonatay ma Nimankii Soomaaliyeed kkkkk war kalana waa ka sugaa markii midiiba looga dhaqaaqo 8 ilmood ama 7 ilmood ama 6 ilmood, markaaseey ogaan doonaan Sida Soomaalida aay uga fududahay masuulyada ilmahooda walee faarax Maja baastoow dadkaagaa ku qurux badneeyd ileeyn gabadha Soomaali ceebtaada waa ku qarsooneeyd ilmaheedana ayadaa korsata

  • @Shactirosomalifans
    @Shactirosomalifans 8 месяцев назад +2

    Ku sali xabiibkena nabi muxamed

  • @hubaalmedia296
    @hubaalmedia296 8 месяцев назад +3

    Mr geography
    Waxaad shiishka saartay mawduuc mihiim ah oo soomalida dhexdooda wakhtigan mran badan kaga jiro

  • @King_Budnacab
    @King_Budnacab 8 месяцев назад +1

    kaftan xad kiisi dhaafay. waar Doqon mooye nin raggii halkay Haboon iyo Hibo joogan kama dheeraado.

  • @MUUSE967
    @MUUSE967 8 месяцев назад +7

    Allah ku sharfo ustad Tanad qof aan jeclahay

  • @AadanDradam
    @AadanDradam 8 месяцев назад +5

    I go to Morocco 🇲🇦 😊😂😂❤

  • @Boqorka.figradaha
    @Boqorka.figradaha 8 месяцев назад +1

    ustaad kasohadal wadanka Guyaana Ee irfaan ali madaxweynaha kayahay

  • @khadardalap9930
    @khadardalap9930 8 месяцев назад +1

    Muhiimadu waxay tahay xaliimo somaliyeed wax dhaama inaaney dunidaan kunoleen 😮xurulcinta unbaa latartamikadha gabdheheena somaliyeed❤love u gabarwalboo asturan

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 8 месяцев назад +2

    Aniga waxay il tahay inan lag
    kenen waxan eheyen adunyo akhiro bel iyo cuduro ad uu daran. Waxad taaqan kuuruso
    waxataqan haku dhalaane.
    Asal Kuba wa SOMALI.
    🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🤲.

  • @bintukhayrhariir9724
    @bintukhayrhariir9724 8 месяцев назад +1

    Warku waa cad yahay nimanka maroco u socda yaysan nosoo laban , hadey soo labtanna cudurka HIV halaga baaro dumarow ninmanka halkaa adey awalba kHayr malahay n😂

    • @سعيديوسف-ر6س
      @سعيديوسف-ر6س 8 месяцев назад

      هههههههه 😂😂😂😂😂😂😂 ليس لهذي الدرجة اي احد يتزوج من المغرب يصاب بالايذز 😂😂😂😂

  • @JimcaaleCali-il6kt
    @JimcaaleCali-il6kt 8 месяцев назад +4

    Morooco ayaa usocdaa hala iga war haayo safar salaamo❤❤❤

  • @Hargeisaawi
    @Hargeisaawi 8 месяцев назад +2

    Hada waxaan muqaalkan Ka fahmay in sponsor lagu sameeyey lkn ninkii U socday ayaa Dhib Ku qaba aniga mid Somali ah ayaan Raadinayey ilaa aan Ka helo 😂

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 8 месяцев назад +2

    Tabin tolmoon tanaad ugu imow ❤🙏

  • @abdikirinsiciid840
    @abdikirinsiciid840 8 месяцев назад +3

    Subxaan allaah anoo muslim ah oo gabar muslim ah ooo weliba ila dhalatey helaya

  • @thekaraamo2
    @thekaraamo2 3 месяца назад

    Ninkan warar qaldan o kasheegaya gabdhaha Morocco, waxaana laga yaaba inosan usafrin Morocco. Naagaha Morocco badankood kama ganacsadaan jirkooda. Loomana tago galmo Morocco. Qof jaahil ah ocaqli yar ila eegtahay

  • @yuusufabdi5616
    @yuusufabdi5616 8 месяцев назад +1

    Nimankan waa nimanka ugu naagaha liita dhaqan iyo diinba waa ku mahadsantahay inaad dadka aan waxba kala ogayn. Wixii xoga ku caawiso naag aduunku moroco uma doonto xaas noqonaysa waa loo tumasha taga.

  • @Maryam-ex9oo2bh7x
    @Maryam-ex9oo2bh7x 8 месяцев назад

    Alx 100/90 hablaha soomaalidu waa kuwo is astura oo dhawrsan marka loo fiiriyo dalal badan lkn ninkii meel kle tagaya isaga iyo dookhii😂😂😂

  • @AishaHassan-ck7dv
    @AishaHassan-ck7dv Месяц назад

    Rag hunguri badan qabnaa ankaa oo gebdhahoda kufilneyn sidaa dardes wey u qalman in hilibkoda lashiido 😂

  • @nimcoBeauty2346
    @nimcoBeauty2346 8 месяцев назад

    walee rag badan o somaliyed ban kabaqanaya in suqaar lagadhigto! Raga somaliyed waxan wagii hore ku amanijiray inaysan badi guursan dumarka ajanibta balse imika wax yaab leh ba socda.

  • @nabadoon3735
    @nabadoon3735 8 месяцев назад

    Kolay haday dhacdo in ajaanib laguurso hindida wax dhamo malahan wayo hindida gabdhahooda Muslimka ah iyo kuwa gaalada ah xita edeb daro iyo tumasho mayaqanan, xishood iyo barinimana way dhameeyen, raag ladhex yaacana ma yaqanan inta badan buulsho walbana qof walan lagama wayo ,waxaa mowduc kaso diyariyay wariye Cabdisalan Hareri

  • @sidimani
    @sidimani 8 месяцев назад

    Maye e somaliyada 33 sano dagalka ku jirey aya ah 65% dumar sababto ah malin walba dagal aya jira sababo kapa gadisan rag aya ku dhinta e Duamrkana raga aye isku diran o wey qeylo dhan & barortaan weligodna dumarka dagalada somaliya kuma jiran o dagal yahanada somaliyed 90% wa rag.

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 8 месяцев назад

    😂😂😂😂😂 faarax somali 4 no banan lahaayen hala shiido hilibkoda bariska halagu dalaco gabdhaha somaliyed wa dun xariir diin leh Allah ka cabsi aaqiro utanaasulan mid dulqaad ka dhamaadey sheydhan kaalmeyey ninkeda disho nalaga helaa badana in lala guursado we iska dhaqman

  • @AbdifatahMohamed-l5f
    @AbdifatahMohamed-l5f 8 месяцев назад

    Waad iska ciyaareysaa adeer DIRTY FINDER ayaad tahay qalbiga ka buka ee umadu hakaa nabad gasho, wax wanaaga ka hadal amma iska aamus. aamuskaa kuu wacane

  • @AishaHassan-ck7dv
    @AishaHassan-ck7dv Месяц назад

    Subxanllah hablo sidaas uxun wadankena lakam helayo haddi laga helana mabadnaa sidaa caalmakakle alxm

  • @Sacdiya_hussein
    @Sacdiya_hussein 8 месяцев назад

    Naago raaliyo jogo maqbiyaah ladhahaayaa filim may aheed alx 6 wiil ijogto ilhaw ixafid gabar somali aheen ha iga tusin

  • @nimcoxasan3761
    @nimcoxasan3761 8 месяцев назад

    Càado laga tagaa caro aley leedahey iyo wiilkaaga marbuu hiilo kaaga baahan yahey waxaad taqaan guurso waxaad taqaan halaguu dhalee waa sidaa walaal

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 8 месяцев назад

    Waaba sharmuto soo aroos ika ilaali gabar somalia abow macan marki ley dhahan leygu diida 😂😂

  • @artenwarsame6991
    @artenwarsame6991 8 месяцев назад

    Let me tell you something most of this Morocco woman’s they love Europe and North America they looking for a man with money and the second part is the Moroccan man’s the are very aggressive towards woman’s so they woman’s they like foreign man’s from the west that got money and not aggressive to them

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS 8 месяцев назад +5

    Golden voice❤😊

  • @ibraahimabdullahi5306
    @ibraahimabdullahi5306 8 месяцев назад +3

    East and west Morocco 🇲🇦 is the best ladies in the world 🌎

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 8 месяцев назад +1

    Asc wll ka so hdl raga somaalida ee Morocco aadaya sida ay u helaan gabar Morocco 🇲🇦 😄

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 8 месяцев назад +1

    Hala dilo kuwan yacaya insha allah 😂

  • @widadboujniba6063
    @widadboujniba6063 8 месяцев назад

    هدا خبر لتشويه المغرب اياك ان تلعب مع المغاربة

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 8 месяцев назад +1

    Waad mahadsantay inaad naa siiso xoogtan joogta wakhtigeeda

  • @osmailmugani4395
    @osmailmugani4395 8 месяцев назад

    Ma xamiimo ayaa Warbixintaasna maalgalisay?😂😂

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 8 месяцев назад +1

    Qof soomaali ah waligaa meel haka celin waao markaad tiraahtid halkaa kajoog wey kadaraan marka hore usoco ayaa ladhahaa 😂😂

  • @Mukhtaarcabdirooble
    @Mukhtaarcabdirooble 8 месяцев назад +1

    Sxb gar iyo gardaraba wn Ku wataa❤

  • @Mohaa-007
    @Mohaa-007 8 месяцев назад +1

    Ustaad waad ku mahad san tahey Barnaamijyada Taariiq da dunida

  • @axmadcali-f9i
    @axmadcali-f9i 8 месяцев назад

    Waraa gaadaa usocdat xaa iigu xaraareyhee😅

  • @sheikhabduqadir8403
    @sheikhabduqadir8403 8 месяцев назад +1

    Thanks your preparations

  • @Moe00201
    @Moe00201 8 месяцев назад +16

    hehehehe Morocco report is a bunch of nonsense. You discussed Armenians, Latvians, and other European countries without mentioning prostitution or pedophilia, but you chose to include or mention it while discussing Morocco and so many awful individual unsubstantiated stories in order to cast a gloomy and grim perspective on the country. I'm Somali, well-traveled, and up to date on current events. I live in North America. It is an awful deed to target another Muslim nation simply because people choose to marry. Don't forget, our women were referred to be clean and cheap. Individual choices do not represent the entire nation.

    • @abdirashidxidig8325
      @abdirashidxidig8325 8 месяцев назад +9

      Sxb hadad somali tahay waa ina luqadada hooyo ku hadasha! Dadka aad wax u shegeyso waa somali ku hadasho af-soomaali.

    • @YackaBoy117
      @YackaBoy117 8 месяцев назад

      afsomali ku hadal stupid baa tahee

    • @raadraac7087
      @raadraac7087 8 месяцев назад +4

      Dalalkaasi waa laga dharagsan yahay oo waa dhul gaalo, mowduuca muuqaalkana morocco ayuu ku qotomay oo ay Soomaalidu hadalheyso.

    • @artenwarsame6991
      @artenwarsame6991 8 месяцев назад

      @Moe00201 Stop talking rubbish

    • @AbdifatahMohamed-l5f
      @AbdifatahMohamed-l5f 8 месяцев назад +1

      @@abdirashidxidig8325 inta comment kiisa halkan ka fiirsanaysaa adeerr way fahmeysaa ee maxaad damiinka iskaga dhigaysaa adeer hadaanad wax baran comment kaba maad fiirsateene

  • @Xismaal-media_1
    @Xismaal-media_1 8 месяцев назад +1

    Maroco ma dumarka ku baan 😂😂😂

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 8 месяцев назад +1

    Www

  • @jamalahamd2413
    @jamalahamd2413 8 месяцев назад

    Nacas baatahay dal muslim ah ayaad ceebtooda halkaankaan lasoo fariisatahay adigoo ka hadlay dalal badan oo yurub ah ceebtooda kama aan hadlin lkn moroco ayaad ka dhigtay inay tahay dalka aduunka ugu xun oo gabdhahooda oo dhan dhilooyin ayaad ku tilmaantay yurubna ceeb laguma arko war ilaah ka qabso waad qaldantahay aniga gawar somali ayan qabaa igana badan alxamdulilaah lkn waxa ceeb kugu ah dal muslim ah gabdhahooda ceebtooda ama kuwa qaar xun ilaad adigana lacag ku raadsato

    • @fariida6236
      @fariida6236 8 месяцев назад

      Kuwa kawaran caayaya gabdhaha soomaloyed ayago laftooda somali ah oo hooyo somali ah dhashay maa kuwaas ka carootaan

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle 8 месяцев назад +1

    Mahadsanid ustaad. Morocco 🇲🇦 wxbaa lgu arky malaha 😂😊

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 8 месяцев назад

    Xaliimooyinkeena qaar ajaanibta bay uroon yihiin laakin rageena way udar yihiin 😢sababta maba aqaan

    • @revivalist355
      @revivalist355 7 месяцев назад

      Sababta waxa weye wala kibriyey . Nimanka Somaliyeed jileec aya laga arkey

  • @shandileboyoffcial6931
    @shandileboyoffcial6931 8 месяцев назад +1

    Yes wan usocdaa aniga rag waa kii Morocco 🇲🇦 isku balansado

  • @boqorayzar6645
    @boqorayzar6645 8 месяцев назад

    Zhp teteristaan kazoo hdal

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 8 месяцев назад +1

    Ustaad Tanaad Macalin Fa.ido Aan Ka Helno❤

  • @CraxmanmaxamedGagale
    @CraxmanmaxamedGagale 8 месяцев назад +1

    😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxahamedAli
    @MaxahamedAli Месяц назад

    Horay usoco

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 8 месяцев назад

    Bas Waye ma socdo😅

  • @Salimbaloch1344
    @Salimbaloch1344 8 месяцев назад

    Nice girls nice country

  • @Mohammed_Jacob
    @Mohammed_Jacob 8 месяцев назад +1

    Mashaallah warbixin aad u qurux badan

  • @YonisMohammed-tx4os
    @YonisMohammed-tx4os 8 месяцев назад

    She covered her baby eyes

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 8 месяцев назад +2

    Morocco 🇲🇦 vivaaaa

  • @LeadeRPoy
    @LeadeRPoy 8 месяцев назад

    Anu Ukraine ban nag udonan

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 8 месяцев назад +1

    Masha Allah waa mahadsantahay waa xog fiican galkaas haa lugu soo xira sheekadii morokoo ayaan naag udoonanaayaa

  • @Sacad57Goud
    @Sacad57Goud 8 месяцев назад +1

    Tanaad.❤

  • @abdullaahimuuse4262
    @abdullaahimuuse4262 8 месяцев назад

    Kkkkk bartas bey rali ku ahanayan naag jirkeda ibineysa mrkad maqan thy laga adeganayo xalimo Kuuus ii dhanto haba iska ahade med🤣🤣🤣

    • @ayubmohamedhassan
      @ayubmohamedhassan 8 месяцев назад

      Hal malin hdi ka maqnati boskaga wala buxina😂

  • @jimishum8343
    @jimishum8343 7 месяцев назад

    Waxay ilatahay xalimo somaliyeed Waxdhama. Dunidan. Inanay. Kunolayn. Ya ugu racsan. ❤❤❤❤❤❤❤ odhahdaa🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @knaanadam8785
    @knaanadam8785 8 месяцев назад

    Ar xaarfanta Morocco guurka udonaneso yaa garsiyo video gan😮😂 weey ajaran yihin kuwaas

  • @moktarmoustapha1239
    @moktarmoustapha1239 7 месяцев назад

    Hă ảe yuo

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 8 месяцев назад

    Anigu waxaan u arkaa wax Somali sheeg sheegto inan Macno badan ku jirin waayo, Warka Somali waa mid ku dhisay laabla kac oo aan ku dhisnayn Xaqiiqooyin la taban karo Hablaha Somaliyed Cidna ku Doorsan maayo run ahantii.

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 7 месяцев назад

    Asc allow nooga badbaadi xasan gurguurte iyo muuse handaraab dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥ from awdal state soomaaliya 🇸🇴 ♥

  • @Gsn_955
    @Gsn_955 8 месяцев назад

    Sheekada haweeneyda Morocco u dhalatay ee ku sugan Emirate ka Carabta waa run waxay ku sugan tahay magaalada Al Ain ee Abu Dhabi waxaana la xiray sababtoo ah waxay ka heleen cidiyaha faraha nin gudaha blender 9:05

  • @canababdi9022
    @canababdi9022 8 месяцев назад

    Walal wa dad muslimiin ah dad wanaagsan iyo dad xunba walaga helaya, waxay ahayd in aad ku dartid bulshadoda iyo dumarkodu waxa ay ku wanaagsan yihiin inkastad mid kamid ah sheegtay.

  • @najmahassan8107
    @najmahassan8107 8 месяцев назад

    Wiilasha yayar way fuulan xitaa faamilka naagta ayaa fara xumeen horaa loo yidhi geelo geelo daaq markaad gamoor daaqdaa laguu yaaba faarax dulaystee wiilasha aad dhashaan khaniisyo ha uu horseedina.

  • @LuizDias-o6s
    @LuizDias-o6s 8 месяцев назад

    😂😂😂😂

  • @AbdirahmanDhoof-ql7xt
    @AbdirahmanDhoof-ql7xt 8 месяцев назад +1

    Hello Morocco 🇲🇦

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 8 месяцев назад

    Yaa bariiska lagu cunaa dee 😂😂anigu kuma jiro mar hdy sida hilipka dadk ujarjaryan kuma jiro 😂😂😂😂😂😂somali women iga badan❤❤❤❤❤

  • @ShakiirAhmed17
    @ShakiirAhmed17 8 месяцев назад +1

    Wan filaYey muqalkan😂

    • @Mucaaad-ali
      @Mucaaad-ali 8 месяцев назад

      🙌😁😁😁😁 khalaaaas

  • @Aidross
    @Aidross 8 месяцев назад

    Waan ku fahantay Xaliimooyinka ayaa kuu soo dhiibay barnaamijikaan dhib malahan xoogaagaaga ka qaado xaliimooyinka😅😅😅

  • @qarnitravelagency9288
    @qarnitravelagency9288 8 месяцев назад

    Warkii oo dhan waa noo dhamayde ee ragow iska jira yaan hilibkii suqaar laga dhigan

  • @faisahussein5995
    @faisahussein5995 8 месяцев назад

    Walle farax dab buu ku ciyaraya 😂😂 kalexo hala dubte bariskana halagu cune.😂