Comoros | Dal aan wax badan wadaagno | Dhulkii Barfuunka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 окт 2024
  • Comoros | Dal aan wax badan wadaagno | Dhulkii Barbuunka#comoros
    Waa muuqaal xusaya dhowr xaqiiqo oo ku saabsan dalka Comoros ee dhaca geeska Africa.
    Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan Subscribe-saar oo la soco muuqaalada xiga mahadsanid.
    LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 70

  • @Abdulkadiradan
    @Abdulkadiradan 10 месяцев назад +3

    Asxab badn aya ka le yahy wadankan wa dad aad u saxibtinimo wangsan Comoros 🇰🇲🫡🤍

  • @CarabShiikh
    @CarabShiikh 10 месяцев назад +5

    macallin mahadsanid 100% waa ku jecelnahay haddanu nahay dhallinta somaliyed

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 10 месяцев назад +2

    Channelkaan mardhow Ayaan kusoo biiray waxbadan Ayaan ka faa'iiday mahadsanidiin Tanaad.

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 10 месяцев назад +8

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤❤

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 10 месяцев назад +3

    Father of the geography

  • @axmadnuur5836
    @axmadnuur5836 8 месяцев назад +1

    Wll sida.wadaada kale inoogu soo gudbiso waa kumahadsantahay balse taariikhda wadankeenana ha hilmamin inaa noo.soo gudbiso
    thanks wll

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 10 месяцев назад +1

    Mahad sanid macalin kheyr alle haku siiyo alle guusha hasiiyo falas tiin iyo dhaman calamu islaami horey u soco goden voce techer nabad galyo

  • @mcguled5038
    @mcguled5038 10 месяцев назад

    Waxaan la yaabay caqli xumada dadka dakhligooda sanadkii $1000 yahay oo isku aroosaayo $40kun balmaa mustaqbal fiican ubadkooda ugu horseedaan halkeey wado qaldan usii ifinayaan.

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 10 месяцев назад

    Juzrul qamar meeluhuu fransisku qiiqa ka kiciyo ma tahay

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 10 месяцев назад +1

    Halaso daahin ee laso dhaqso Albania sxb😅

  • @abdikanikhalif6381
    @abdikanikhalif6381 10 месяцев назад

    Hadiiba beero iyo bad eey leeyihiin maxaa ka maqan faqri waa ka fog yihiin

  • @cabdisamadmuse-rt7vi
    @cabdisamadmuse-rt7vi 4 месяца назад

    horta cuntada qaran ee dalkeena somalia waa mxy ?

  • @MASSAARI_22
    @MASSAARI_22 10 месяцев назад

    Zxb 🇿🇼 zimbabwe kasoo hadal pro

  • @Hayruf
    @Hayruf 10 месяцев назад +2

    Allah Haa ku sharfo apowe ❤

  • @xabiiboxaashi457
    @xabiiboxaashi457 9 месяцев назад

    Magacaa nuu sheeg please iyo sawirkaa

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot 10 месяцев назад

    Aniga diyas baro ayan ahay dhalyarda dalka ka bixin boqolkiba 90 wey e necbanyihin qof kala xiran wayo hablahi mxey raban qof kala xirin sas ula socda somalida dalka ka bixin e orax jogtada ah wa xasidin kuligoda mahan inti mumin ehen waye

    • @ubax7758
      @ubax7758 10 месяцев назад

      😅😅😅😅 waa runta

  • @mahadmuxudin1960
    @mahadmuxudin1960 10 месяцев назад +2

    King of geography #tanaad ❤

  • @NuurtoCusmaanCali-xx6fj
    @NuurtoCusmaanCali-xx6fj 10 месяцев назад

    5ta soomali goomaad kasoo hadli doontaa?

  • @ahmedjama9508
    @ahmedjama9508 4 месяца назад

    Miyotto kasohadal

  • @Mehdiabdishakurfarah3
    @Mehdiabdishakurfarah3 10 месяцев назад +1

    Next South Africa Ustaad❤

  • @zakizahha8522
    @zakizahha8522 10 месяцев назад

    Ustaaad mayoota(franca) kaso hadal

  • @abdifatahmukhtar5803
    @abdifatahmukhtar5803 10 месяцев назад

    Tanaad Oceania kaso hadal please

  • @mahomedhassan1723
    @mahomedhassan1723 10 месяцев назад

    Geographist

  • @AamiinHassan-mh6cj
    @AamiinHassan-mh6cj 10 месяцев назад

    Montenegro ka soo hadal

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 10 месяцев назад

    Asaga itaal waan taageeraa

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 10 месяцев назад +6

    Wall tabad ❤❤❤❤❤ alle haku xafido ❤❤❤❤❤

  • @BareMuuse-b8o
    @BareMuuse-b8o 10 месяцев назад +1

    zxp soomalia ka soo sheekee

  • @talisofficial8630
    @talisofficial8630 10 месяцев назад

    Zxb dalka South Africa
    Tirikhdisa ayaan u bahanahay
    Ee nosoo diyari

  • @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu
    @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu 10 месяцев назад

    M.a Dal aan xogtiisa raadi naa yey
    Horay u soco ustdi

  • @housseinabdisadam-yd8kn
    @housseinabdisadam-yd8kn 10 месяцев назад

    Niin somalieye ayan gaarsiyee dhiinta Islam Comores iyo Maldive diibe oo raadi bro trust history

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 10 месяцев назад

    🥺🥺🥺.🥺 ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 10 месяцев назад

    Next central afrikan Republic plz

  • @Dunyakpop2
    @Dunyakpop2 10 месяцев назад

    Hadii aad jeceshahay inaad wax ka ogaatid fanaaniinta K-pop channalkaan ka daawo ❤

  • @ahmedmohamod340
    @ahmedmohamod340 10 месяцев назад

    codsi ustaad waxaad kasoo hadashaa dalka philippine

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 10 месяцев назад

    Next Albania sxb

  • @khalidfantastic5007
    @khalidfantastic5007 10 месяцев назад

    Ustaad maldevis🇲🇻next kadhig❤

  • @antonypoi5294
    @antonypoi5294 10 месяцев назад

    Ivory coast kasoo hadal maclin adoo mahadsan❤

  • @AbshirYahye-s2p
    @AbshirYahye-s2p 10 месяцев назад

    Masha allah waxbadan noo soo gudbi sxb

  • @ubax7758
    @ubax7758 10 месяцев назад

    Comoros 🇰🇲 cawa igu horaysaa😅😅

  • @WarfaMohamudAli
    @WarfaMohamudAli 10 месяцев назад

    100 /100 wad mahadsantay wall

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 10 месяцев назад

    ❤❤Tanaad Channel❤❤

  • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
    @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 10 месяцев назад

    zxp somalia kadohadal

  • @HassanBulukey
    @HassanBulukey 10 месяцев назад

    Msha allah

  • @KingZhakour
    @KingZhakour 10 месяцев назад

    Walaal wadamada caanka ah kasoo hadal ❤ sida Singapore iyo Japan kuwas OO kle kasoo hadal ❤❤

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 10 месяцев назад

      Horta Africa kala baro 😂😂😂😂 Japan waa qaarad kale 😂😂😂 mida kale waxaaba fiican Dalalka aan caanka ahayn inaan wax ka ogaano

  • @Hayruf
    @Hayruf 10 месяцев назад

    Keep going bro TanaaD ❤

  • @funy194
    @funy194 10 месяцев назад

    Somali ayey u eg yihiin

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok 10 месяцев назад

    Kannal aan aad ugu xiranahay .

  • @saamicade7382
    @saamicade7382 10 месяцев назад

    Waxaan Rabaa inaan booqdo insha allaah

  • @Abdullahixoosh
    @Abdullahixoosh 10 месяцев назад

    Golden vioce

  • @maxamedibraahim7963
    @maxamedibraahim7963 10 месяцев назад

    Mhdsnd mrwalba ustaad

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 10 месяцев назад

    Albania ku xiji sxb

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 10 месяцев назад

    Mahadsanid Mr.geography

  • @aliyusuf-channel
    @aliyusuf-channel 10 месяцев назад

    fst one

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 10 месяцев назад

    Wa somali dalkan

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 10 месяцев назад

    Horumar wacan walal

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 10 месяцев назад

    Macalin baa tahay

  • @abdifatahamin3220
    @abdifatahamin3220 10 месяцев назад

    Legend

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 10 месяцев назад

    Mahasanid Ustaad Tanad ❤

  • @BashiirIbrahim-xb9xx
    @BashiirIbrahim-xb9xx 10 месяцев назад

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 10 месяцев назад

    Mahadsanid Ustad

  • @mohamedhussein9306
    @mohamedhussein9306 10 месяцев назад

    TANAAD MY TV 🎉❤

  • @Dhagla1212
    @Dhagla1212 10 месяцев назад

    Mahadsanid in badan

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 10 месяцев назад

    Legend Tanaad 🙏

  • @ahmedsade9314
    @ahmedsade9314 10 месяцев назад +1

    Golden voice👍👍