Xog buuxda oo ku saabsan Dalka GUYANA | Dhul cajiib ah oo koofur America dhaca

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 мар 2023
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka GUYANA | Dhul cajiib ah oo dahsoon#guyana
    Waa muuqaal kamida muuqaalada aan kaga hadalno dalalka caalamka,waxaana markaan booqaneenaa dalka Koofur america dhaca ee Guyana.
    Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan Subscribe-saar si aad ula socoto muuqaalada xiga mahadsanid.
    LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 99

  • @Daud612
    @Daud612 Год назад +25

    Gabar kasta iyo wiil kasta oo qoralkeyga arka nolol frxad leh ku rajeynaya aakhirana jano wll ❤

  • @liibaancali3612
    @liibaancali3612 Год назад +12

    Ustaad maalmahaan waad naga caajistay ee noosoo badi ustaadkeena 🙏🙏✍✍🙏✍

  • @mohasabir8826
    @mohasabir8826 Год назад +12

    Legend, welcome back ❤
    Saaxib waa iga codsi next Video Germany 🇩🇪 or South Africa 🇿🇦 ka dhig plz ❤

  • @Daud612
    @Daud612 Год назад +17

    Runtii cilmigaan kaafa iday MA aha mid inta lagu soo koobi karo Mahadsanid walaalkay guulayso aduun iyo Aaaqiro Allah Ha dhawro❤🥰

  • @mohanalitube7760
    @mohanalitube7760 Год назад +15

    Welcome back brotherkyga 🥰❤️

  • @aliyusuf-channel
    @aliyusuf-channel Год назад +4

    sxb galabta ayaan kuso xasusanayay lkn waa is keentay horay u soco

  • @suldaanzinzibaar5869
    @suldaanzinzibaar5869 Год назад +7

    Lph waxaad naga maqneed 2 week sxb sidaani wax noo dhaam wllhi maalin walba wan firin jiray inaad wax cusub soo dhigtay lknse alxm cawa wan farxay ALXM💯💯SXB ADIGOO mahadsan magacaaga sadaxan inoo sheg kaliya waxan kugu kasaa 🎋 @tanaad💯❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥💯

  • @zaalimabdilaahi4466
    @zaalimabdilaahi4466 Год назад +3

    bro waad ku mahadsantahay warbixinta aad nasisay next suriname 🥰🥰

  • @adenroho7429
    @adenroho7429 Год назад +4

    Well come back macalin

  • @canaabdahir-ze6dt
    @canaabdahir-ze6dt Год назад +5

    First Me brother 💙 ❤ 💪 🙏 Guul tanaad

  • @falkiye0076
    @falkiye0076 Год назад

    Ustaad Barnaamijyada taariikhda Dunida So Badi waan ku heeystaa Barnaamij yadaada Quruxda Badan iyo taariikhda Dunida

  • @abdirashiidmohamed8202
    @abdirashiidmohamed8202 Год назад +4

    Tanaad lendg horey usoco

  • @Daud612
    @Daud612 Год назад +3

    Guulayso walaalkay

  • @Daud612
    @Daud612 Год назад +4

    I miss you 😘❤

  • @abdirahmansaleban2634
    @abdirahmansaleban2634 Год назад +2

    Zxp si uu chenelka kor inoogu kaco video yada inooso badi hada kan kii ka horeeyay 2 weeks ayuu yaalay
    Keep going

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Год назад +4

    Thank you Tanaad

  • @ahmedzawaaj4293
    @ahmedzawaaj4293 Год назад +3

    Plz mar walba isku day inaad wax soo galisoh❤️

  • @cabdiraxmaanidirismaxamed684
    @cabdiraxmaanidirismaxamed684 Год назад +1

    Ustaad alle ramadaanta cafimaaad qab ha ku gu gaadhsiiyo

  • @Daud612
    @Daud612 Год назад +2

    Soo laa basho wacan walaalkay

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Год назад +4

    Wadan qurux badan weeye

  • @Daud612
    @Daud612 Год назад +2

    Waa lagu waayay walaalkay

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar Год назад +4

    Good man

  • @bashiirbooto7625
    @bashiirbooto7625 Год назад +3

    Wadan kale Soo dhig

  • @MohamettHassan-uq4fo
    @MohamettHassan-uq4fo Год назад +1

    Welcome back sxb Wadamo badan baad ibraty nosoobadi lpx

  • @gaaniapdilaahi1556
    @gaaniapdilaahi1556 Год назад +1

    Soo badai
    Waad Naga
    Ragu raagraye

  • @Somalia425
    @Somalia425 Год назад +2

    Welcome

  • @kamaalahmedabdi635
    @kamaalahmedabdi635 Год назад +1

    Welcome back sxp Alle hku xifdiyo

  • @osmanstatus2367
    @osmanstatus2367 Год назад +5

    Daily kadhik plz

  • @anfacinaahmett-ze9hj
    @anfacinaahmett-ze9hj Год назад +2

    Mahadsanid inbadan wll

  • @umulkhayrmaxamuud6218
    @umulkhayrmaxamuud6218 Год назад +6

    Asc wll ku saliya nabigeena muxamad

  • @capaasdaahir4838
    @capaasdaahir4838 Год назад +3

    First comment

  • @Wllkamalinho
    @Wllkamalinho Год назад +2

    Mclin South Sudan

  • @heebaancumar9324
    @heebaancumar9324 Год назад +3

    Tanaad keep going wll

  • @abdrskjustjust9456
    @abdrskjustjust9456 Год назад +4

    Cod cajiib ah tabin tolmoon oo aftahanimo ku tolmoon tahay salaan sare ustaad oo hargeisa ah

  • @cabduleweydow2748
    @cabduleweydow2748 Год назад +4

    Aqoonyahayanow 3 maalin kadib muqaal noosodhig please

  • @EngAA-yp1fi
    @EngAA-yp1fi Год назад +1

    South Sudan ustaad

  • @somalitech102
    @somalitech102 Год назад

    Masha allah channelkaga aqoon baan kahelaa mahadsanid wll nooso badi

  • @anushacharlotte7406
    @anushacharlotte7406 Год назад +1

    Rift valley warbixin nogaso diyari macalin

  • @Sadam_Philipine
    @Sadam_Philipine Год назад +2

    French Guyana ka soo hadal zxb

  • @updirahmanawil5501
    @updirahmanawil5501 Год назад +3

    THE lengend❤

  • @Daud612
    @Daud612 Год назад +3

    The legend welcome back

    • @Joseph_abukar
      @Joseph_abukar Год назад +2

      Tanaad the baste channel juquraafi

    • @Daud612
      @Daud612 Год назад +1

      @@Joseph_abukar beenta ma aha runii wuxuu I baray ma aha wax inta lagu soo koo bi karo

    • @Daud612
      @Daud612 Год назад +1

      @@Joseph_abukar waa ninka kaliye ee aan social media ka taagero asiga iyo ogaal cusub

    • @Daud612
      @Daud612 Год назад +2

      @@Joseph_abukar Adiga xitaa waa ku taageera guulayso 🥰

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Год назад +3

    Mahadsanid Ustaad

  • @abdikarimmohamed8818
    @abdikarimmohamed8818 Год назад +1

    Boss marwalbo waad naga soo habsaantaaye shaqadaan xooga saar

  • @nasirabdifatah-pe1bl
    @nasirabdifatah-pe1bl Год назад +1

    Wlhi tageraha gowad 3sano kahor keep going 💪 👏

  • @maxamedaxmed357
    @maxamedaxmed357 Год назад +1

    Waa lagu wayay sxb barnamijka joogto ka dhig sxb

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад +1

    Welcome bro TanaaD 🙏 🙌 💪

  • @saidjama4581
    @saidjama4581 Год назад +2

    Sxb waan kuu xiisnay

  • @eidfarah1857
    @eidfarah1857 Год назад +1

    Wellcom back bro wan ku faraxsanahay walhi

  • @faysalxuseen1610
    @faysalxuseen1610 Год назад +1

    Sxb soobadi muuqalada malmahaan waalagu waayay

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад +1

    M.a keep going bro TanaaD 💪 🙏 💯

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад +1

    Bro waan ku xiznaY wlhi welcome bro mar labaaD TanaaD😢😢😢😢😢

  • @halimomohamudmohamed4495
    @halimomohamudmohamed4495 Год назад +1

    Mahadsanid Ustad

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 Год назад +1

    Tanaad daawaday tariiq dhul kusaabsan kama faaidin been dheh tanaad waa isku xiraha bulshada iyo geography

  • @sulemancumar-gc8mz
    @sulemancumar-gc8mz 5 месяцев назад

    ❤sxb ad ayn ugafaidna warbixintada ee horay usocon barnamjyadana sokordhi bro❤

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Год назад +3

    ❤️❤️TANAAD CHANNEL❤️❤️

  • @CapitanoSagaaro-wy5kj
    @CapitanoSagaaro-wy5kj Год назад

    The Legen tanaad 👌♥️

  • @Anteeno_Channel
    @Anteeno_Channel Год назад +1

    Sxpow Dalalka Masar, Iraq iyo Falastiin kasoo Hadal Taariikhdooda Please Tanaad Channel My Favorite Channel

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Год назад +1

    Keep going

  • @HAAJIMOKTAR
    @HAAJIMOKTAR Год назад +1

    Nicaragua 🇳🇮 kasoo samee Ustaaad

  • @aliibrahimahmed1233
    @aliibrahimahmed1233 Год назад +1

    M.a

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 Год назад +2

    Keep goin pro😃🥰

  • @zakirshaahid7559
    @zakirshaahid7559 Год назад +1

    King of voice

  • @MaxamudraageMaxamud-ph6uz
    @MaxamudraageMaxamud-ph6uz Год назад

    Wll noo soo badi barnamij yada

  • @Dhaqane4xAcademy
    @Dhaqane4xAcademy Год назад +1

    Sxb background musica magaciis

  • @habanemuse3240
    @habanemuse3240 Год назад +1

    Bahda tanaad aadbaan usalamayaa sxb wacaan ubaahanaay taariikhda hogaamiyayaashii africa sida nelson mandela samira macheal kennet kaunda nyrere taatiikhda madaxda africa noo raadi

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi Год назад +1

    I love your background music 😂

    • @jimaale1112
      @jimaale1112 Год назад

      Do you know the music name bro ?

  • @kamaalnuur9545
    @kamaalnuur9545 Год назад +1

    South Africa kasoo diyaari please

  • @sayid_mohamedmahdi984
    @sayid_mohamedmahdi984 Год назад +1

    Sxboow barnaamij aad ka samaysay dalka masar ilasoo wadaag haddii aan samaysay

  • @kamaalnuur
    @kamaalnuur Год назад +1

    South Africa kasoo hadal please 🙏🙏

  • @osmanstatus2367
    @osmanstatus2367 Год назад +2

    Asc

  • @suhaybahmed2954
    @suhaybahmed2954 Год назад +1

    Kasoo hadal dalka syria sxb

  • @Faris_almali
    @Faris_almali Год назад +2

    Saaxiib adigoo mahadsan warbixinta waxaad inoogu dartaa
    1.passport kiisa
    2.Visahisa
    3.education
    .....

  • @ZahaNOR
    @ZahaNOR Год назад

    Wlll maaa ka soo hadasho germany

  • @khalidfantastic5007
    @khalidfantastic5007 Год назад

    Thank you ustaad maxaad dal nabartay aan aqoon

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Год назад

    Tanad scw Waayahaan waa lagu weeye awoowe

  • @Kevinlewis5678
    @Kevinlewis5678 Год назад +1

    New zealand ka soo hadal

  • @suhaybsacid9549
    @suhaybsacid9549 Год назад +1

    Somalia soo sameey plz

  • @Akpoionthebeat
    @Akpoionthebeat Год назад

    Next 🇺🇸

  • @samio3348
    @samio3348 Год назад

    #Guyana

  • @samiinaarka4678
    @samiinaarka4678 Год назад

    💯💯

  • @mhacadawe9085
    @mhacadawe9085 Год назад

    Macalinkeyga videogaaga ma isticmaali karaa

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 Год назад +1

    GUYSNNA MEEL MAAHA WAA MEEL MASASKA WAAWEYN DADKU LIQAAN ADIGOO NOOL SUBXAANALAAH ALLE IMA GEEYO HINDI QASHIN AHNA WAY KU NOOL YIHIIN OO QAXOOTI KU TAGAY

  • @cadceed11
    @cadceed11 Год назад +1

    Waligay wadankan mamaqlin xataa ma moodayn inuu jiro

  • @ilyaasfaarax8392
    @ilyaasfaarax8392 Год назад

    Next time sweden

  • @eymanissa3764
    @eymanissa3764 Год назад

    fadlan kasoo samee dalkan Shiishaan (repuplic of
    chechen)

  • @zakikarazaay5483
    @zakikarazaay5483 Год назад +1

    Goutemala so gali

  • @Mohan_Abdullahi
    @Mohan_Abdullahi Год назад +1

    Sxb dalkeena kaso hadal ado mahdsan

    • @muhyadiimsaid1870
      @muhyadiimsaid1870 Год назад

      Sxbow Jaahilna ku dhihi maayee
      Dalkaada waabad u dhalatee maanad aqoon ,
      Ta kale waa in qof aduunyada bartaa
      Ha noqon walaal Barti aqoon Bari Uma korodho , sidaas darteed calamkan Allaah Abuuray wax ka baro.
      Waan ku salaamay bro .!

  • @kamaalahmedabdi635
    @kamaalahmedabdi635 Год назад +1

    Welcome back sxp Alle hku xifdiyo

  • @maxamedkhaliif5323
    @maxamedkhaliif5323 Год назад

    Keep going