Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Myanmar (Burma) | Dalkii dulmiga
HTML-код
- Опубликовано: 6 фев 2025
- Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Myanmar (Burma) | Dalkii dulmiga# Myanmar
Sida rasmiga ah waxaa la yiraahdaa Republic of the Union of Myanmar ,wuxuuna dhacaa koofur bari asiya.
Ku soo biir channel-ka oo kamid noqo saaxiibada nala socda mahadsanid.
nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com
Lenged tanaad
Keep going
Team tanaad hadad tahay like iisar
Alxamdulillah ☝️ Kuwii Musliminta Dhibayay haday ayagii isku jeesteen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
tanaad waxaan ku faraxsanahay inaan dawadaha kowaad ahay tanaad allaha idin sharfo
Masha Allah alle haku dhawro ustaad ilaa 3sano ayaan kula socday waana commentigii iigu horeeyay ee aan so bixiyo
Dhalin yaro halays muujiyo hana la,dhiiri galiyo Tanaad 😍💞💓💗✋
Mansha Allah ninkan xogtiisaan kahelaa waa nin meelkasta ka dhisan hab tabinta iyo xogtu helo ilaa uu baaris dheeraada kusameeyo dadka uma soodaayo hore usoco zhp guul wcn
Tanaad waaa luguuu xiisay soo badi cilmi baadhista
Thanks bro Waa soo celisay background music whooshing sound respect
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين
Sxb.. Mudo dheer kadib...
So lawasho wacan ❤️❤️❤️❤️
First like first comment🇸🇴🇸🇴🇨🇭🇨🇭
Xaqiiqda wxaa umada muslamiinta silac ee mariyeen ayaa lagajaray dhaf
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Allow idaa umadeeda somaliyeed
Thank you
Fadlan naga soo badi muuqaalada
Waa dalimiin dhibtii musliminta u gaysteen ayaa rabi ka jarayaa Caro rabi haku dhacdo kuwaa iyo kuwa la midka ah
Walal mahadsanid masha allaah noosoobadi ok
Sxb mudo kumaan arki hadaad soo nabad noqotay alx wll
Waa ino farxad in mar kale ino so laabato sxp we miss u wlhe 🥰👏
Ok
Aniga aa ugu horeeyo waan idin saalamay saxabtay
Inta musliminta dibateyneyso rabiyo cadur aan afkisa lakaseynin kuuriid wlhi adunka ayaan ugunacebahai wadamada musliminta dibatada kuhaayan umana dulqadan kaaro qof muslim ayaa dunida lagudibatenayaa aan uduceyno walalaheyn musliminta ee dibka laguhaayo waan ogahai maalin uun in uu islamka guleysan donno inshallah
Masha allah
Thank you Tanaad
Keep going channalka tanaad keep going mar labaad zhp
First One.👆🏾
Go forward Legend ❤❤❤❤
Haa Nio Saas Noogu shid Channelka & pagekaba Mahadsanid wll 👍👍👍👍👍👍👍
Lkn Tanaad magacaa Sxbow?🤣🙏🙏🙏
Maxamed amiin cali
Maxamed amiin sxb sare aad aad waan kusalaamay waxaan kuleyahy hore usoco sxbow
Mashs alaha sxb noo sobadi barnamijda qurxda badan waan ku tagersanahy😍😍
Welcom back tanad waalaguu xiisay❤️
Aan ku salinu khayrun naas
scw scw scw scw scw
Ustaad soo badi video yada keep going
❤️Tanaad ❤️❤️
Mansha alaah
Tanaad WlkyaW CaqliGa iyo CilmiGa Alle Hakuu BarakeYo 👍
Muuqaalada soo badi zhp 👍
Mazha allah ILAHEY haku xafido wllal
Maasha'allah
tanaad best youtuber of somalia
Zxp walahi janankaaga waan jecelahay waana xiiseeya wax badana waan ka bartay codkaagana waan jecelahay
Mazha allh wll ad an ugu xidhanahy
Mahdsanid macalimu
Keep going zxp
M.a codbuu allah ku siiyay tanaad sxb waxaan rajeynaa inaad active noo soo noqotid
Sxp walhi waan kuu xiisay
Mahadsanid❤
Welcome back sxb tanad
Tanad come Lendg
Noo soo badi pro
Masha'allah tanaad horey usoco
Keepgoing pro 😍
Thanks wll tanaaad❤
Tnks bro kega noso badi
Alle scw wxn uuga barinay inuu uugu wado burburka
Wll wan ku xisany videoyada sidi hore cml inoo soo badi wll qali mahadsanid
Msha allh❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Welcome 🙏 Tanaad Waa lgu Xiisay Ustaad Burmese isku Meel baa ka shaqayn jirnay Kuwa Galaada ba ka fcn Kuwa Rohingaha Waa xasidiin,Dhabanka bay marsadaan Wax u ek Qasil iyo huruud Naag Ninba 😂 Tubakada aad bay u cunaan Mid Afka guduud ka dhigta
Ma rohiingaha xasiidan nio wxbad argtay show 😂
Sxp Mshdsnid Sitoosaad Ugu soo laabatay Saaxada Yuotube ka
Good
Hory usoco wll qali
koorma ayaa la afgabiyay maa 2020 mise 2021
This guy has a incredible voice..
After many months say masha allah
Tanaad keep going sxb
first comont
Nio tanaad codkaaga dahabka ah waan jeclahay waan ku raaxaystaa markaan dhagaysanayo lkn marbaad iska lumaysaa oo sanad naga maqnaanee walalow
Welcome back legend tanaad💕
WAA U XIISAY TANAAD 🙌
In ti jecel muqaladan like
wlhi wxaan ahay comentikii koobaad waan ku faraxzanaahhy
Taanaad 😍❤❤❤❤
Qaabka ay dadka Myanmar isugu yeeran marka ay is wacayaan, waa qaabka dadka Soomaalidu ay adhiga ugu yeeran, markad orgi ama ri ugu yeerayso caws waxad samaysa dhawaaq sida shumiska oo kale ah😂👌lol.
Mahadsanid Ustaan MOHAMED AAMIN❤👏
Tanaad Dalalka mesha oo map ka ugu yaalo natus sidaan oo kale
Legend is back
Sxb waa lagu wayay halagu arko ama nosheeg xiliyadaa maqantahay mahadsanid
Mcalin welcome back
Maxamed amiin cali💝🤛wllkei
Maxamed Amiin Cali Ama u Garan Ognahay Tanaad Waad Ku Mahadsan Tahay Walaal Sidaad Noogu Heelan Tahay.
09-Shabcaan-1442 Isniin By Tayo Qaran AL-AhmaDi.
Sxp video kale soo daa
Tageera ku ahay awowe waxaa nosoo sameysa dalka canada pleas
Background muusiga ayaa ijeclaysiiya muuqaalka❤️
Cudkaaga kaduwan kuwa kale manshaa Allah ayaantan yaa kuu duceeyay
Broda #Tanaad We Miss ur Voice 😷😷😷
Poqortooyo 🏆❣️
Hoygii Cilmiga iyo Aqoonta Tanaad.💔
Horay usoco
Wll waxanka codsanay inad video soo badiso fadlan
Jaziirada Guam ka soo hadal
Maxaa kaagalay dalkaas year Ee xun miyaanay ahayn kuwii muslimiinta dabka kushiday ifka ayaan ugu necebahy dalkaas soomaliyeey sidaa miyaanay ahyn lakta ii saara
Maxamed aamiin cali⁉️
1.qaybaha cunaqabataynta (embargo) iyo saamaynteeda
2.qaybaha isku filnaanshaha (self sufficient)
Xog nooga soo diyaari awoowe
Baga muslimiinta ayay gubeen abohood wasooyinku wan kufaraxsanahy dhibkooda
MahadsaniT Wlaal
We miss you your voice
Maxamed amiin sxb waayahan laguwaa
Waan uxiisey chanel ka
BARNAAMUJKII SADDEX MAGAALO SOO DIYAARI.
MHD ZNID
Alle how siyaadiyo halaaga Myanmar
Waan jeclhy chennelkan runti
Tanaad zxp Qali wan ku Farxsanhy Soo Labashadaad mudo dheer ka Dib
ina adeerow burtinle mataqaanaa
Haa waa degmo katirsan gobolka nugaal
Mid kamid ah yutubara aan xiiseyo nolow sxb
Dadkan waa nujuuz, Talow markii hore ee la laynayay maskaaakiinta hlky joogeen, wey ku faraxsanaayeen hala laayo maanta, inkastooy milateriguba dhaamin
Ilaahoow rohinja ugargaar
Asc Tanaad 🙏🙏
Wadan wuxuusha dabka allaha kusii shido
Please zanzibar kaso hadaal brothers thanks👍