Xaqiiqooyin ku saabsan Bolivia | Halka laga helo wadada ugu halista badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024

Комментарии • 133

  • @abdallamoha7793
    @abdallamoha7793 3 года назад +8

    Hillinkani waa kan kaliya ee aan daawado,wallaahi Tanaad waa madraso.
    Waan salaamayaa yarka soo diyaariya, soo jeedintiisa iyo kala horreeysiinta mawduucyada farshaxan ayaa ka muuqda🙏❤

  • @zakiahmed1780
    @zakiahmed1780 3 года назад +6

    Tanaad keydka tariiqda iyo geography dunida waa chanel aan ku bulaalay aqoon ahaan thanks macalin

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane 3 года назад +30

    Miss U bro 🤦‍♂️❤

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 года назад +10

    Waxaas oo comments hadad iga dhex aragto Legend ba tahay 😭❤🙏
    From Spain 🇪🇸

    • @kaafimohamout6302
      @kaafimohamout6302 3 года назад +2

      Nio Adi MeeL Kaztapa ma igaga Horeysa waa yaape😂😂

    • @saadaQ3944
      @saadaQ3944 3 года назад +1

      @@kaafimohamout6302 😂😂😂

  • @Amshaf_
    @Amshaf_ 2 года назад +1

    Tanaad chanel waa ini salaamay

  • @adnaanawil7456
    @adnaanawil7456 3 года назад +2

    Codkaagi dahabiga ahaa waan u xiisanay

  • @cabdiraxmanmaxamed628
    @cabdiraxmanmaxamed628 3 года назад +1

    WllkaY soo badi alle haku dhowree , waa laguu xiisaY

  • @xasanxadaari792
    @xasanxadaari792 3 года назад +3

    صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا

  • @kamaludin6111
    @kamaludin6111 3 года назад +8

    🇷🇴 romania slovakia 🇸🇰 labadaas dawan in aa war boxin ka ogaado rabaa qof Somali kahadlaayo ma arkin fadlan video kadosamay

  • @cabdicasiisdaahir3830
    @cabdicasiisdaahir3830 3 года назад +1

    Ustaad wad soo daah day

  • @abdisamedosman3599
    @abdisamedosman3599 3 года назад +1

    Sxb muuqaallada soo baadi , khaas ahaan xogaha waddamada
    Thanks Tanaad

  • @ducoofficial
    @ducoofficial 3 года назад

    WAXAAN TAAGEERO UAHAY AABO FARMAAJO ILAMID MATAHAY ISOO BOOQO ❤

  • @mustafefaarax6019
    @mustafefaarax6019 3 года назад +1

    Sxb falastiin barnaajin kasoodiyaari inshaalh

  • @nuuradiinmohamed8996
    @nuuradiinmohamed8996 3 года назад +2

    Tanaad waxaan sugaynaaa inaad kashmiir noogu xijisiii proh

  • @abdikanimoadan1651
    @abdikanimoadan1651 3 года назад +2

    Zxp falastiin kasoo hadal tanaad plz🙏🇸🇴🥰 I miss you wlhi my pro

  • @Xogdhowr_Media
    @Xogdhowr_Media 3 года назад +10

    Xaqiiqooyin ku saabsan Somalia 🇸🇴 video ka soo samee sxb mahadsanid like saar hadii aad xiisenayso

  • @dgmfasko3784
    @dgmfasko3784 3 года назад

    Guuuul

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 года назад

    Thanks my brother allaya cisak wll nolow Alle haku Sharfo wll

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 3 года назад +1

    Mr. TANAAD 🙏🙏

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 3 года назад +1

    I'm first
    TANAAD ❤️❤️
    Channel ka ugu faaidada badan

  • @abdirahmanmuhamed1942
    @abdirahmanmuhamed1942 3 года назад +4

    Gobolada somalida kusoo dar barnaamijkaaga djibouti somali state somaliland somalia kenya si aan wax badan aan dhulkeena uga ogaano thanks.

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 3 года назад

    Yaa salaam codka gudbinta iyo music waan ka helaa

  • @salmaanxareed5198
    @salmaanxareed5198 3 года назад

    Mahadsanid tanaad 👏👏👏

  • @cabdirashiid4085
    @cabdirashiid4085 3 года назад +1

    Zxp noosoo badi Waxayaabh kusaabsan dalaka Caalnka

  • @abassmoussadjibril3170
    @abassmoussadjibril3170 3 года назад +2

    Tanaad ✅❤❤👑

  • @sayidcumarxasan1790
    @sayidcumarxasan1790 3 года назад

    M.a sxb aad u mahadsantahy

  • @caaqilaskar6125
    @caaqilaskar6125 3 года назад

    Shukran wll tanaad

  • @radwancsamad8945
    @radwancsamad8945 3 года назад

    Keeep gonig

  • @mawliidmaxamed4064
    @mawliidmaxamed4064 3 года назад

    Sxp hore soco sxp insha allah liiska taariikhyahana ayaa galaysaa aduunka

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад +2

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب

  • @farhaanyare2922
    @farhaanyare2922 3 года назад

    Allh ha kubarakeyo wll like isar

  • @boqorkaduurka7804
    @boqorkaduurka7804 3 года назад +1

    Waqti badan ku sugeenay ustaadow

  • @sadrie7309
    @sadrie7309 3 года назад +1

    Keep goin wll

  • @baashifx703
    @baashifx703 3 года назад +1

    Ustaad Aan U xiisay Wlhi Alxm Another Vedio #Tanaad

  • @abdibaqitayyib1887
    @abdibaqitayyib1887 3 года назад

    Thanks for the knowledge you gave us i appreciate bro

  • @abdullahijr6752
    @abdullahijr6752 3 года назад

    Macalimu ❤👏👏

  • @cawiyahadadweynaha
    @cawiyahadadweynaha 3 года назад

    Keep going my bro hore usoco

  • @keysedhalaweyn5379
    @keysedhalaweyn5379 3 года назад

    Tnks tanaad

  • @Maxamedamiin4
    @Maxamedamiin4 3 года назад

    Keepgoin

  • @khadaribnufaysal7321
    @khadaribnufaysal7321 3 года назад +1

    Wll dalalka carbta mise kma hadashid

  • @nintegayootalaabsaday4589
    @nintegayootalaabsaday4589 3 года назад +1

    Waar sxb codkaaga ayaaban ku haystaa anigu waan ku taGeera hore usoco bro

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 3 года назад

    thnks bro

  • @rhxahr3680
    @rhxahr3680 3 года назад

    Mahadsanid

  • @daahirmuuse4401
    @daahirmuuse4401 3 года назад

    Mashallah

  • @mustafmacalin7553
    @mustafmacalin7553 3 года назад

    Anigaa ugu horeeyo 🤞

  • @talyanosacid9205
    @talyanosacid9205 3 года назад

    Miss you braza codkaga u xise rntii♥️

  • @zakariyeaqbalidiris3248
    @zakariyeaqbalidiris3248 3 года назад

    sxp tanaad xaqiiqoyin ku saabsan austrelia sxp noo soo gali thanks

  • @khaalidmohumed9394
    @khaalidmohumed9394 3 года назад +1

    Asc Walalayal

  • @mohamedibraahim5909
    @mohamedibraahim5909 3 года назад

    Erteria waxay heshay madaxbanaanida 26june 1994 ee ma ahan 1993

  • @mahadmaxamed1694
    @mahadmaxamed1694 3 года назад

    Maanshaalaah

  • @alayuubi3456
    @alayuubi3456 3 года назад

    Tanaad❤️Bro Imbdn Ku sugayney

  • @ahmedhussein4583
    @ahmedhussein4583 3 года назад +1

    ❤TANAAD❤

  • @abdirahmandhicisow10
    @abdirahmandhicisow10 3 года назад

    My brother please shouth Africa nuu soodiyaar waa iga cudsi barnaamijkaada uu dhan waan dhageysday
    Cudsi waaye shouth Africa sootiyaare

  • @ahmedabdidulane8024
    @ahmedabdidulane8024 3 года назад

    Tanaad Zxb Waxad xog nooga soo diyaarisaa Argentina
    Mida kle Barnaamijyadada
    Waxad ku Soo dartaa wadamada Calamka Ganacsi sida Visaha lagu helo dadkiisa io Dadkiisaba

  • @naakhuude8141
    @naakhuude8141 3 года назад

    Mahadsanidiin channelka #tanaad

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 3 года назад

    MahadSanid sxb. 11million oo qof oo ku nool 1million kmsqr weey raxeesteen WLLHI

  • @heroman4248
    @heroman4248 3 года назад

    Sxb guulayso qoorayaasha bugagta juqrafi dalka iyo dibada somaliya in aad macalinkooda noqotid rajenaa guulayso

  • @SICIIDYARESICIIDYARE-uj3xs
    @SICIIDYARESICIIDYARE-uj3xs 3 года назад

    Somalia iyo valastin soodiyaar walaal

  • @natural115
    @natural115 3 года назад

    Sxp tanaad walhi wall waan kuu xiisnay

  • @moodahoud5287
    @moodahoud5287 3 года назад +1

    Wll vedio 10 daqiiqo iyo wax ka bdn soconaya maso saari kartid miyaa wll

  • @Sahalledr
    @Sahalledr 3 года назад

    Welcm back tanaad

  • @amen2524
    @amen2524 3 года назад

    welcome back 🙏

  • @cabdishakuuraala4273
    @cabdishakuuraala4273 3 года назад

    Thanks

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 3 года назад

    welcome tanaad markale ❤❤

  • @abiibakarmaxamed7300
    @abiibakarmaxamed7300 3 года назад

    Xaqiiqoyin ku saabsan dalka Spain noo soo diyaari zhp

  • @sayidali5139
    @sayidali5139 3 месяца назад

    Asc wall waxan u baahanay qof jooga wadanka bolivia

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 года назад

    M.A

  • @siraji1
    @siraji1 3 года назад

    Muuqaalo tayo leh ayaad kentaa keepgoing

  • @mahamedkhadarabdo5422
    @mahamedkhadarabdo5422 3 года назад

    Macluumaad ku saabsan papue new guenue

  • @Deeq_official
    @Deeq_official 3 года назад +1

    Tanaad

  • @abdulrahmanosmaanmire6628
    @abdulrahmanosmaanmire6628 3 года назад +1

    First comment

  • @nimcoahmed5996
    @nimcoahmed5996 3 года назад

    Bro waD Naga ragtaay ee so.badii todobadkan xaqiqoyinka plz

  • @zuhaibsaari6609
    @zuhaibsaari6609 3 года назад

    Please ka soo hadal dalka Austria

  • @abdilahiharirhasan2179
    @abdilahiharirhasan2179 3 года назад

    Sxb wxn kaacodsanyaa inad soo diyariso jasiirda malta🥰🥰

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 3 года назад

    Aqoon yahan Ama qoraa ba thy wall

  • @marishzaidyasin4957
    @marishzaidyasin4957 2 года назад

    👍

  • @ciiloow9451
    @ciiloow9451 3 года назад

    ustaad cos tric kaso hadal

  • @siraji1
    @siraji1 3 года назад

    M. A aad ayaad u wanagsanthy

  • @usmanmohamed4925
    @usmanmohamed4925 3 года назад

    Sxb anigu waankutaageera sxb casharada aad soodhigto mid igamatagin waxaana jecelahay inaad taariikhaha aad soodhigto inaad dardargaliso ayaan jeclahay

  • @teeloteelovivo6045
    @teeloteelovivo6045 3 года назад

    Thangs legend

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 2 года назад

    Tanaad Maxaa ka baraty kaaaapayaaal.

  • @naaj2846
    @naaj2846 3 года назад

    Back to the world 🌎 🔥

  • @qodeymedia347
    @qodeymedia347 3 года назад +1

    Really sxb you have attracted voice ani ahaan tabintada aad uxiiseyaa halkaas kawad lpx never fall down

  • @samirshow22
    @samirshow22 3 года назад

    Ugaas barnamij yada no so badii waku hilownee

  • @maxamadmuqtaar3783
    @maxamadmuqtaar3783 3 года назад

    Sxb Soomaaliya xog Noo ga soo wari

  • @soodaal125yare9
    @soodaal125yare9 3 года назад

    Masha'allah waa chanelka kaliya ee ku bara dalal kaladuwan mise kala dhaqamo duwan lagana yaabo in aadan wiligaa booqan

  • @liibaaniga
    @liibaaniga 3 года назад

    asxaabta raagidaa uu barnamijku ragayo mooyee wuu lahaystaa sida kale

  • @abdidahirgorod898
    @abdidahirgorod898 3 года назад

    Our herro✅

  • @wanaajiye2345
    @wanaajiye2345 3 года назад

    Wll waxaan ubaahanahay xog kusaabsan dalka cominica

  • @abdihakiimabuukar5229
    @abdihakiimabuukar5229 3 года назад

    Sxp dalka Madagaskar noo soo qabo

  • @xamsemuuse8935
    @xamsemuuse8935 3 года назад

    Noso badi wll barnamijyada

  • @sahraabshir3252
    @sahraabshir3252 3 года назад

    Legends

  • @yuusuf6806
    @yuusuf6806 3 года назад

    Noosoobadi

  • @hassanabdullahiomar9098
    @hassanabdullahiomar9098 3 года назад

    Asc wll mrka hore waan ku salaamay, salaan kadib waxan u baahanahay wadanka gambia loo yaqaano ee afrika ku yaalo

  • @Jackcadnaan01
    @Jackcadnaan01 3 года назад

    We miss u 💔💔🥺

  • @omarsemionpanda3170
    @omarsemionpanda3170 3 года назад

    Asxabta tanaad Love isara PLS

  • @amzzak1hdchannel588
    @amzzak1hdchannel588 3 года назад

    Waxan rabnaa warbixin ku sabsan dal Canada

  • @abdirisaaqyuusuf9171
    @abdirisaaqyuusuf9171 3 года назад

    Sxb kaso Hadal Australia Adi oo Raali ah

  • @reallife7665
    @reallife7665 3 года назад

    Belguim kasoo hadal fadlan

  • @mahadabdilahi8812
    @mahadabdilahi8812 3 года назад

    Please south Africa kasohadal