Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka cajiibka ah ee Andorra | Dhulkii buuraha

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka cajiibka ah ee Andorra | Dhulkii buuraha#Andorra
    Andorra ama Principality of Andorra waa dal xiran oo aan bad lahayn islamarkaana dhaca koofurta galbeed ee qaarada yurub.
    Fadlan ku soo biir channel-ka oo subscribe-gareey mahadsanid.
    nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 129

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 3 года назад +5

    Markaan arko wadan bilaa bad ah bilaa garoon diyaardeed ah waxan xasuustaa wadankeena oo xag walba bad ku leh iyo garoomo allow nabad nooga dhig

  • @koke8711
    @koke8711 3 года назад +2

    Waa dal yer oo qurux badan

  • @sharmo1438
    @sharmo1438 3 года назад

    Tanaad beryahan waad nagu raajidaa barnamajyada ee noo dadaal zhp

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 3 года назад +2

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @Abdirahmaan_1
    @Abdirahmaan_1 3 года назад +2

    ayamahan vedioyada nagu wadaa zxp keep going pro

  • @oladadam7538
    @oladadam7538 3 года назад +3

    Broh kugu taxanahay ee keep going

  • @steven1200
    @steven1200 3 года назад +2

    Masha allah

  • @xirsitoriile4262
    @xirsitoriile4262 3 года назад

    Mahadsanid macalin

  • @HassanHassan-bl4ly
    @HassanHassan-bl4ly 3 года назад +1

    Thanks you

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 года назад +1

    Thank you Tanaad

  • @Jackcadnaan01
    @Jackcadnaan01 3 года назад +3

    Tanaad we miss you wala 100% back 🤩🤩

  • @YussufAbdulrahman7
    @YussufAbdulrahman7 3 года назад

    Mahadsanid

  • @shamsediin9379
    @shamsediin9379 3 года назад

    Wll soo badi video yadan

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 3 года назад +1

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد

  • @mohanelmi2642
    @mohanelmi2642 3 года назад +1

    macha allah
    Good for you brother...

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 года назад

    Wad Mahadsanthy walloh

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +1

    MahadsaniT Wlaal

  • @mahadhassan1516
    @mahadhassan1516 3 года назад +1

    Keep going tanaad my FaV

  • @alinaasir3575
    @alinaasir3575 3 года назад +2

    Sxp waad mahadsan tahay dalka vineswel taariikhdeeda noo soo dhig bro

  • @boqorkaduurka7804
    @boqorkaduurka7804 3 года назад

    Thanks szb

  • @salaadabdalla9052
    @salaadabdalla9052 3 года назад

    Mahadsanid wllkey noo badi mawduucyada waan kuu xiinay

  • @hamsiyozpro425
    @hamsiyozpro425 3 года назад

    Ustaad muwduucan soo badi

  • @jibriilmohamed8199
    @jibriilmohamed8199 3 года назад +1

    Go forward bro nice information and please be update we are always waiting for you

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 3 года назад +1

    Great person tahay bro 😍

  • @pashkahajji2300
    @pashkahajji2300 3 года назад +9

    Ustaad wxd brnamij inoga so smeysaa wadamada islaamka e dhca yurubta Bari sida: Bosnia, Albania , Kosovo
    Thnks Ustad

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 3 года назад +1

    Waa dal laangaab ah

  • @abdallejunior3376
    @abdallejunior3376 3 года назад

    Tanaad my favourite chanel🤛🔥💥👌

  • @ibrahimhassan5605
    @ibrahimhassan5605 3 года назад +2

    Aniga uu horeeyay like iga tiiri

  • @asma4837
    @asma4837 3 года назад

    Thanks brother you teache us ever countries i

  • @sharmaarkeabukar4544
    @sharmaarkeabukar4544 3 года назад +1

    Noolow walalkay

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 3 года назад

    Sxb mahadsanid aad baan oogu frxsanahay soo laabashada channelka tanaad I.A guul ayaan kuu rajeeynayaa

  • @ibraahimsheikhkhaliif4140
    @ibraahimsheikhkhaliif4140 3 года назад

    noosoo badi vedio yada pro ayaantaan waa mashquushay

  • @caaqilaskar6125
    @caaqilaskar6125 3 года назад

    Tanaad is back

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 3 года назад

    Tanad Qof nagu qaali ah horay u soco ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdullahiabdinasir8554
    @abdullahiabdinasir8554 3 года назад

    masha allah sxb hore u soco💯

  • @mahadomar6837
    @mahadomar6837 3 года назад

    Thanks tanaad channel aad jecelnahay

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 3 года назад +1

    WAXA NO SOO DIYAARISA. TAARIIKHDA. CHE GUAVARA

  • @abdirammansamir8508
    @abdirammansamir8508 2 года назад

    Thanks

  • @saacidabdikadirhassan768
    @saacidabdikadirhassan768 3 года назад +6

    We're really appriciate u to come back ❤✊

  • @ibrahimnabadey1533
    @ibrahimnabadey1533 3 года назад +1

    Legend 💯👌

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 3 года назад +1

    Welcome back anigu music ka helaaba

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 3 года назад +1

    Tanaad ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @burco8060
    @burco8060 3 года назад +1

    tanad wad mahad santahay sxp

  • @kingcarabproduction298
    @kingcarabproduction298 3 года назад

    Keep going lph

  • @hassanmohamud612
    @hassanmohamud612 3 года назад

    Kan wadan maahee waa beer laba wadan wada leeyihiin na dhe dee🤩

  • @maxamedturki2252
    @maxamedturki2252 3 года назад

    Cilmigagi allh haku ziyadiyo

  • @mohameddawlad389
    @mohameddawlad389 3 года назад +2

    Wll Somaliland kaso hadal wa codsi ♥️🙏

  • @hajjiheef44
    @hajjiheef44 3 года назад +1

    Legend🙏

  • @abdikhlif9499
    @abdikhlif9499 3 года назад

    Tanaad sxb muuqaala soobadi waan ku taageernaa

  • @cabaasabdi4685
    @cabaasabdi4685 3 года назад +2

    Zxb Somalia kasoo hadal pls 🇸🇴

  • @gaboose114
    @gaboose114 3 года назад

    legend

  • @farahgaade24
    @farahgaade24 3 года назад +1

    Tanaad💯

  • @abaasbo9694
    @abaasbo9694 3 года назад +3

    Sxp dalka leyberiya gorme ka arakaa ani☹🙏

  • @papuanewguinea1539
    @papuanewguinea1539 3 года назад +1

    Djibouti please ,

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 3 года назад +1

    Wxn jeclaanlahay in Gobalka Mudug dal naqdo madama aad u weynyahay 60,000kmsqr yahay. Caasimad Hobyo looga dhigo insha allaah anigaa rumanaayo riyadaas. 6/04/2021

  • @maxamedturki2252
    @maxamedturki2252 3 года назад

    Msha allh

  • @BuuxCokiye3321
    @BuuxCokiye3321 3 года назад

    Legend of tanaad

  • @siidcalimuqtaar8697
    @siidcalimuqtaar8697 3 года назад

    Saxib horay usoco

  • @cabdifitaaxcalisalaad2833
    @cabdifitaaxcalisalaad2833 2 года назад

    Saaxiib sidaas nu gu soodaaha markasta aad baan o lasoconaa hambalyo Hambalyo Hambalyo wiligaa

  • @HassanMohamed-or4uv
    @HassanMohamed-or4uv 3 года назад

    Sxb dalka Luxembourg 🇱🇺 kasoo hadal insha Allah mhdsnd

  • @ducoofficial
    @ducoofficial 3 года назад

    Lendg Tanaad

  • @abdullahiabdirahmannure8899
    @abdullahiabdirahmannure8899 3 года назад +1

    Sxb ROMANIA inoogu xiji fadlan.

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 3 года назад

    Ninyahow sxb aad baan uga helay barnssmijyada wadamada folder gooni ah usamee dowladaha waliba qaaradaha sababtoah halmar kaliya ma daawano ee markaan dal ubaahdo tanaad ayaan ka dhaxbaara

  • @ahmednuur6973
    @ahmednuur6973 3 года назад +2

    Sao tome and Principe Naga sii warbixin jasiradaas sxb

    • @yaasirmaan3938
      @yaasirmaan3938 3 года назад

      Xattaa anigu waan rajaynayaa inuu inooga xejiyo

  • @xogmaalmeadia49
    @xogmaalmeadia49 3 года назад

    Zxp wxd kaso she kaysa dalka bosniya and Hersagovina

  • @layaabofficial2039
    @layaabofficial2039 3 года назад +1

    finland io luxembourg kaso hadal pro

  • @ahmedhussein4583
    @ahmedhussein4583 3 года назад +1

    ❤TANAAD❤

  • @hersiofficial7340
    @hersiofficial7340 3 года назад

    AAD KULA SOCDA LPX
    ALLAH KU DHOWRO

  • @Mohamud12
    @Mohamud12 3 года назад

    First

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 года назад

    Tanaad scw fariid fariid awoowe

  • @oladadam7538
    @oladadam7538 3 года назад

    Hadafkadana waad gareyzaa insha allah

  • @mohamedabdihalane9139
    @mohamedabdihalane9139 3 года назад

    Tanaad legend

  • @inamohamed5768
    @inamohamed5768 3 года назад

    Wllka

  • @Ozla252
    @Ozla252 3 года назад +1

    TANAAD

  • @Deeq_official
    @Deeq_official 3 года назад

    Salaan sare tanaad

  • @zakarieabdukadirmohamed6187
    @zakarieabdukadirmohamed6187 3 года назад

    Soo noqosho wngsn tanaad

  • @siraliyoonsiraliyoon6611
    @siraliyoonsiraliyoon6611 3 года назад

    war sxb waxasi Dal mahan e wa Rer mel degay

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste 3 года назад

    Android ka mobilada ku shaqeyan dalkan ba laga so copy gareyay xogtas ba ilowday

  • @jabirali7536
    @jabirali7536 3 года назад

    Welcome but I have to ask you to talk about the president of america

  • @abdirahmangurey2733
    @abdirahmangurey2733 3 года назад

    Maxaa laga wadaa dal xiran dal dhinac walbo buuro ka xigaan miyaa

    • @xamdinafyar5822
      @xamdinafyar5822 Год назад +1

      Maya waa dal aan bad laheyn wadanku haduusan bad laheyn wuu xiranyhy sida Ethiopia 🇪🇹

  • @khadarsomalitv2920
    @khadarsomalitv2920 3 года назад

    Andorra waxaay u dhaxaysa
    France iyo Catalonia
    Casimada dalka waa Andorra la vella
    Luuqada Rasmiga Ah Catalans

  • @siidcalimuqtaar8697
    @siidcalimuqtaar8697 3 года назад

    Hajogsan

  • @ayubkey9935
    @ayubkey9935 3 года назад

    bro Bahamas gorme soo galine 🙏

  • @abdulahiabdi5875
    @abdulahiabdi5875 3 года назад

    War bixin ka soo samee jasiirada Guam sxb

  • @istarabdirahman3636
    @istarabdirahman3636 3 года назад

    Illahy nabadooda how siyaadsho
    Nabad baa naas la nuugo leh

  • @Deeq_official
    @Deeq_official 3 года назад

    Tankale waa barnaamij xiiso badan sida marka laga hadlayo hadlayo hal meel aad ugu haaystaaa

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 3 года назад

    SADDEX MAGAALO KA HADAL

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 3 года назад

    Wadamada dhaca qaaradda Africa kasoo diyaari sxb

  • @Hasaam930
    @Hasaam930 3 года назад

    Wllo nosoda Monaco bwe

  • @ismailsaleh6121
    @ismailsaleh6121 3 года назад

    Malta kasoo hadal

  • @abdiaskar1717
    @abdiaskar1717 3 года назад

    Wan ku salamy wll tanaad magcada ma aqano

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 года назад

    Waligeey ma maqal dalkaan

  • @sabasaleh2978
    @sabasaleh2978 3 года назад

    Macluumad Ku saabsan wadanka Kosovo maso diyaarin kartaa Tanaad

  • @aiydenkader
    @aiydenkader 3 года назад +2

    1:08 sidee dal 85k kun oo qof kunoolyihiin muslimmintana ku noqon karaan 200k 1:58 kun waa wax aan dhici karin

    • @Tanaad
      @Tanaad  3 года назад

      Halka aan ka dhahay tirada muslimiinta waa 200,000 waa khalad waana ilduuf aan sameeyay marka aan codka duubayay,sida saxda ahna waa 2,000

    • @aiydenkader
      @aiydenkader 3 года назад

      @@Tanaad i got it thanks

  • @Mo_eidow
    @Mo_eidow 3 года назад

    Tanaad

  • @Dugsiiyeconstruction
    @Dugsiiyeconstruction 3 года назад

    Tanaad RUclips joined 2017...
    Sorry

  • @ibraahimmohamed6424
    @ibraahimmohamed6424 3 года назад

    Tanaad aad baan utaagraa

  • @hooyohooyo3913
    @hooyohooyo3913 3 года назад

    sxb taleefanka whatsAppka noo sheek sxb

  • @hanadsomali5977
    @hanadsomali5977 3 года назад

    Wait a minute hadii dadka dalka ku nool ay yihiin 85 kun sidee muslimka dagan ku noqdeen 200kun🤔🧐

    • @Tanaad
      @Tanaad  3 года назад

      Halka aan ka dhahay tirada muslimiinta waa 200,000 waa khalad waana ilduuf aan sameeyay marka aan codka duubayay,sida saxda ahna waa 2,000

    • @hanadsomali5977
      @hanadsomali5977 3 года назад

      @@Tanaad thnks 🙏🥰