Muxuu Ruushku Sidaan U Weynyahay ? Wali ma is waydiisay !

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 мар 2022
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 457

  • @fatwaguud
    @fatwaguud 2 года назад +138

    Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin😍Cid kale maaha Nabi mahamed scw
    Shukran
    Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a.
    Aan kala faaideysano.
    Mhdsanid.

  • @Hasey.7
    @Hasey.7 2 года назад +231

    اللهم أنت ربي لا اله إلا أنت خلقتني وانا عبدك وانا على عهدك ووعدك ما استطعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوه بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب الا انت

    • @abdishakurhussein9598
      @abdishakurhussein9598 2 года назад +2

      Masha Allah
      Brother ❤
      Sayidul istiqfaar

    • @abdisamadcige8429
      @abdisamadcige8429 2 года назад +2

      جزلك الله خيرا

    • @abdisamadcige8429
      @abdisamadcige8429 2 года назад

      الصحيح.. وابوء

    • @ahmedeyahmedhangule8541
      @ahmedeyahmedhangule8541 2 года назад

      يا الله انت رب القرءان ورب محمد ورب االمنان ورب الحنان وانت رب الكعبه ورب العالمين يا ربنا ورب كل شيء ومليكه احفظنا من كل سوء ومكروه يا الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله

    • @Hogaanka252
      @Hogaanka252 2 года назад

      Manshallh

  • @amincano9255
    @amincano9255 2 года назад +95

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠

  • @Abdiaziz12360
    @Abdiaziz12360 2 года назад +55

    اللهم بلغنا رمضان يا الله 🤲🤲🤲

  • @ayuubhirsizhaafto3471
    @ayuubhirsizhaafto3471 2 года назад +55

    Walayaal saliga nabiga (scw) badiya mar walba adunkan wa aakhiru samaan e salada badi wll siad unoqoto kuwa janada gala😢❤

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 года назад +1

      Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso boqo

    • @Mohanabditube
      @Mohanabditube 2 года назад +1

      @@abdalavlogs2610 waad u qalantaa in laguso booqdy

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 года назад

      @@Mohanabditube wellcom sxb

    • @Mohanabditube
      @Mohanabditube 2 года назад +1

      @@abdalavlogs2610 waa kula socda sxb hormar wacn one day waad noqon donta sida ogaansho oo kle

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 года назад +19

    Aad baan isku weydiin jirney su'asha ah *'muxuu ruuskhu sidaas ugu weenyahay'*
    Jawaabteedi waan heley, MashaAllah,
    Jazaka Allah wlle

  • @saadaqmohamed3376
    @saadaqmohamed3376 2 года назад +15

    Switzerland 🇨🇭 waa wada buuro buurta hosteeda ayaa boqol albaab leh Waa la daganyhay dagaalka 3 aad dadkaan wey ka baraan dageen wax ka godod badan ma jiraan

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 года назад +40

    Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 года назад

      Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso boqo

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 года назад +27

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 года назад

      Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso boqo

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 года назад +18

    Ma sha Allah, Xoq aad ucilmiyeeysan weeye, macluumo aad wax tar u'leh,
    Aqoon baad noo kordhisey wll qli,
    Jazakumu Allahu kheyra 🤍📚

  • @hanidaimond9125
    @hanidaimond9125 2 года назад +23

    اللهم اني اسالك حسن الخاتمه 🥺

  • @abdirahmaanxaajicali617
    @abdirahmaanxaajicali617 2 года назад +3

    Imtixaan aa gali rabaa ii soo duceeyay 🥲

  • @guledhassan6375
    @guledhassan6375 2 года назад +8

    Woow rushkA haduu xuduud la leyahy USA waan u tahriibi USA thnkz inshaar maan ogeyn xogtaas

    • @SUB1235
      @SUB1235 2 года назад +1

      Muqalkan ma intas kaliya ad ka faaiday

    • @ahmedabdinaasir6913
      @ahmedabdinaasir6913 Год назад

      @@SUB1235 waa umad kaliya un tahrib madaxa kaga jiro.

  • @suruurhaaji...4490
    @suruurhaaji...4490 2 года назад +7

    Subaxn Allah subxana Allah subxana Allah
    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 2 года назад +21

    25 lama yaabani e 😲, ee waxaan la fajacay 47 mar aa laga weyn yahay Germany 🙆🏻, burcad badeed 🚣 aa maqli jiray, Russia waa buracad dhuleed wllh 😫,

    • @zaciimamacalin3820
      @zaciimamacalin3820 2 года назад

      😂😂😂😂😂

    • @farganwaraf1386
      @farganwaraf1386 2 года назад

      Waa yaabka yaabkiisa, laakiin haday xaabssatay xaalku muxu ku dambayn Waa wax badso wax beel iga dheh

    • @user-hv1pf7hn2e
      @user-hv1pf7hn2e 5 месяцев назад

      😂😂😂

  • @maanka305
    @maanka305 2 года назад +9

    Waxaan soo gudbinnaa kheyrka fadlan Nagu dhiirri galiya بارك الله فيكم 🧡🙏

  • @fatwaguud
    @fatwaguud 2 года назад +9

    Shukran
    Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a.
    Aan kala faaideysano.
    Mhdsanid.

  • @shalaychannel2201
    @shalaychannel2201 2 года назад +33

    Cumar 2017 ilaa hadda ayaan kugu xiranahay dhab ahaan tii wax badan ayaan kaa faaiday waxkalana wan kaa sugayaa 🤣 aadban kuu salaamayaa lpxaygii

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 года назад +1

      Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso boqo

    • @iraadkhalif3022
      @iraadkhalif3022 2 года назад +1

      @@abdalavlogs2610 Haa wax weyn ayaad noo faaiideysey sxb shugran

  • @Ex_PASTO
    @Ex_PASTO 2 года назад +15

    Finland Anagaa kadaran Somalia hadaa nahay viva Somali 🇸🇴💙🇸🇴🦁✊

  • @filsanxuseencabdi2958
    @filsanxuseencabdi2958 2 года назад +8

    Ogaansho 1m io kbdn ayuu uqalmaa wlhi❤❤🥰horey usoco bro🥰🙏

  • @alicirro7110
    @alicirro7110 2 года назад +15

    Great story 👌

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 года назад +4

    Sincerely appreciates you high quality programs.🧡

  • @magicspell7940
    @magicspell7940 2 года назад +26

    Masha Allah Omar💕 May Allah bless U.
    Always M very curious to know about this topic and i got it easily from you 😍

  • @fatwaguud
    @fatwaguud 2 года назад +6

    Shukran pin Mr omar.
    Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano. Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

  • @fatwaguud
    @fatwaguud 2 года назад +3

    Shukran
    Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano.
    Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

  • @bishaaroiyodigniin8962
    @bishaaroiyodigniin8962 2 года назад +6

    Masha Allah walaahi wax badan ayaan kaa faaiiday ustaad, mahadsanid 100%.

  • @libanmohamed857
    @libanmohamed857 2 года назад +2

    ماشاء الله تبارك الله
    الله يحفظك ويخليك و يكثر امثالك

  • @abdullahiibrahimshabeele8235
    @abdullahiibrahimshabeele8235 2 года назад +2

    Mahadsanid sxb waad noo faaiidaysay
    Alle hakaa jasaai siiyo

  • @zakigunners5024
    @zakigunners5024 2 года назад +1

    Thank'u ustaad intaad noo faaideysay allah ku faideeyo

  • @caishamaxamud3819
    @caishamaxamud3819 2 года назад +4

    waa mahadsantahay ustaad omar ❤❤❤

  • @markastaigudayo3756
    @markastaigudayo3756 2 года назад +3

    Waa ku salaamay walaal cumar inshaar

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 года назад +3

    waa qiso cajiib ah oo ruushka gaar u ah mahadsanid inshaar sxb

  • @Abdilahi0909
    @Abdilahi0909 2 года назад +5

    Cumar iinshaar nin aan ku faano
    Wllky guulayso

  • @umubahja1508
    @umubahja1508 2 года назад +1

    Manshallah good information about this annayonig country

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 года назад +1

    Bisinka Ruushaka waaba dowlad gumeeysiga jecel.Wax iska celiyey weysey mar hore.Walee dhul baaxad weyn ay leyihiin.Shukran wllken sidad noogu sharaxdey Ruushka iyo taariiqdiisa.

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Год назад

    Jazaakalaahu khayran

  • @ahmedsiyaar1362
    @ahmedsiyaar1362 2 года назад

    Mahadsanid ustaad omar wax badan ayan ka fahmay iigana iftiimisay dhulweynaha ruuuuuuuuushka

  • @abdirisaaqismacil8329
    @abdirisaaqismacil8329 2 года назад

    Mahadsanid cumar

  • @ibraahinmaxamed3218
    @ibraahinmaxamed3218 2 года назад +5

    Cumar inshaar ilaahay ha kuubarakeeyo aqoonta aad baratay salaamad

  • @jilaajaaniswayay7852
    @jilaajaaniswayay7852 Год назад

    Nin aad iyo aad u wacan aydthy wll alle haku barkeeyo if iyo akhiraba

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE 2 года назад +32

    War tawxiidka eebbiyo
    Tukashada sallaadiyo
    Tasbiixdiyo qur'aankiyo
    Tawbad lala yimaadiyo
    Tacliinyahan aqoonliyo
    Taakulaynta caydhiyo
    Is taageerid laba ruux
    Tacab laga dhaqaajaa
    Barri lagu tannaadaa
    ......
    By Mawliid Ahmed Nour

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 года назад +1

      Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso boqo

    • @xamdanuranalka5710
      @xamdanuranalka5710 2 года назад +1

      Mansha allaaah wall alle haku xafido

    • @qunnuudchannel2356
      @qunnuudchannel2356 2 года назад +1

      Abwaan waa xaqiiq midaasi

    • @koosaromar5904
      @koosaromar5904 2 года назад +1

      Eesh calaa maanso abwaaan waa xikmad buuxda sababtoo ah bari waxa aakhiro la is waydiiyaa uun intan Mustaqbalka umadna waa sida ay u fikirto ama alle u adeecdo

    • @rajomaal
      @rajomaal 2 года назад +1

      Mansha allaah Abwaan Waxaan u malaynayaa inay ka mid tahay intani maansadii "TALLAAL" ee wada xikmada ahayd

  • @engabdirazak5654
    @engabdirazak5654 2 года назад

    Shukran inshar.

  • @iam_j__2482
    @iam_j__2482 2 года назад +7

    Ustaad omar full support __🙋‍♂️✊🏿

  • @thenouh
    @thenouh 2 года назад +4

    Maashaa allaaah horumar balaadhan ayaad gaadhay keeping wll

  • @istaahiljama1059
    @istaahiljama1059 2 года назад +2

    Cumar Al inshar waa ninka kaliyee aduunka nala socodsiiya🥰 ilaahey haku xifdiyo

  • @ismael_561
    @ismael_561 2 года назад +2

    Cumar Alaska wakhtiga maraykanku ibsaday ma ahayn 1967, wuxu ibsadey 1867 kiii. Halka wad yar khaladay

  • @AdaweAbdullahi10
    @AdaweAbdullahi10 2 года назад

    Thanks for the information❤️

  • @shijaacisharaf787
    @shijaacisharaf787 2 года назад

    Mahadsanid ustaad

  • @engalibashirofficial8133
    @engalibashirofficial8133 2 года назад

    Hore u soco utad omar Ishar

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 2 года назад

    SHUKRAN Omar inshaar OGAANSHO ♥️💯♥️♥️❤👏🌹

  • @hustleforeverypenny9792
    @hustleforeverypenny9792 2 года назад +13

    Walaal waankuu baahanahay. Hadaad qof islaam ah tahay. Walaalkaa ayaan ahay. Waxaan si naxariis leh kaaga codsanayaa Subscribeta un inaad igu caawisid... Ilaahay hakaa ajar siiyo adiguna.... Aamiin 🤲🤲🤲

    • @dhagayare
      @dhagayare 2 года назад

      Walaalo Ma adiga oon chanelkaaga waxba soo galinin ayaad subscribe raadinysa walee waa yaab 🙊

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 года назад +3

    Keep going brother welcome❤💯

  • @WarsanMedia12
    @WarsanMedia12 2 года назад

    masha alllah cuamr waa nin si wanaagsan wa u eega ama u sharaxa.
    akhyaarta channelkan ku xidhan ha ka faaidaystaan muuqaaladayda Hadii Allah idmo

  • @bakarmj1406
    @bakarmj1406 2 года назад

    SU'AASHAASI WAA NOO MUHIIM JAWAABTEEDA

  • @mahadmoudkaireh1010
    @mahadmoudkaireh1010 2 года назад +2

    Keep going legend

  • @mohamudabdikadir569
    @mohamudabdikadir569 2 года назад

    Mahadsanid wllka

  • @Anazabokar19
    @Anazabokar19 2 года назад

    Mahadsanid sxb

  • @whome4851
    @whome4851 2 года назад

    Wallahi waad noo waadixisay thank bro

  • @siciidiimaansalad6708
    @siciidiimaansalad6708 2 года назад

    Thanks my brother

  • @taqwasomalichannel7670
    @taqwasomalichannel7670 2 года назад

    Thanks bro keep going👍👍👍

  • @maashkamash9368
    @maashkamash9368 2 года назад

    Asc walalkey shukran jazakumulah qeyr for the reality documentary and I subscribed now illahay haku amansado inshallah,

  • @engineerkhalil8765
    @engineerkhalil8765 2 года назад

    Shukran

  • @beyourself4996
    @beyourself4996 2 года назад

    Mahadsanid wla waxbadan ayaa ka faaidnay.

  • @badrishakaal5103
    @badrishakaal5103 2 года назад +4

    keep going 🥰

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys2630 2 года назад

    Jazaa aka Allah kheyr

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 2 года назад

    Waaba layaabay adigaa kaa sugaa Ogaansho bal naga daba geey jazaaka allhu kheyr

  • @kurdeabuukar6053
    @kurdeabuukar6053 2 года назад

    Thanks sir

  • @abdirahiimalimohamed2732
    @abdirahiimalimohamed2732 2 года назад

    Maashalaah wax weyn ayyaan ka faaiday

  • @gaaldiid6282
    @gaaldiid6282 2 года назад +1

    Ogansho iga gudoon salaam kaga timid wll ku jecel

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 года назад

    Mahadsanid

  • @maxamedmacow1
    @maxamedmacow1 2 года назад +1

    Al ustaad cumar inshaar kasoo war bixi jeddah sacuudiya dhismaha burburinta lagu hayo & danta laga leeyahay
    Shukran

  • @qanciyeabdulkadir5765
    @qanciyeabdulkadir5765 2 года назад

    Masha allah walaal omar inshaar

  • @Khiladiyon143
    @Khiladiyon143 2 года назад +1

    Thanks walaalka

  • @rukiakujiki2232
    @rukiakujiki2232 2 года назад

    Shukran macluumaad aynan horay u ogeyn ayaad ino siyaadisay

  • @user-tq2pu6nf8j
    @user-tq2pu6nf8j 2 года назад +3

    Ruushka masaaxadooda dhabta ah waxey aheyd 400,000 km laba jibaaran balse waxey qabsadeen oo muslimiintoodii ku xasuuqeen 6 dawladood oo islaam ah oo ugu horeyso dawladii Uuraal, dawladii Tarkhaan, dawladii Turkistaan, dawladii Siibeeriya, dawladii Qiram( waxey gaalada maanta ubaxsadeen Kirimeeya) iyo dawladii Qawqaas( waxaa furtay dawlada Qawqaas Sayidkeena Cismaan Bin Cafaan رضي الله عنه). Ruushka 300 sano ayuu xasuuq ku wadaa muslimiinta oo dhulkeenii midba midka kale qabsanayaa. Waxaanse filayaa in aad iloowday in aad nala wadaagtid sababta masaaxada Ruushka sidaan ubalaadhiyay balse waan kaaga mahadcelinayaa barnaamij kaan aad noo soo diyaarisay.

  • @abdicaziizkadiye669
    @abdicaziizkadiye669 2 года назад +3

    Saas ma maleenayn waynin badanaa allaa wayn oo waaxid ah asoo 15 dal ka go een buu intaas le egyahy

  • @mubarakumal8489
    @mubarakumal8489 2 года назад +1

    Aniga ugu Horeeya Maanta daawashada iyo comment gaba kkkk Salaam Walaal Omar isnahaar

  • @Xanfaresh1
    @Xanfaresh1 2 года назад +1

    well done ogaansho

  • @zilloverhapep1163
    @zilloverhapep1163 2 года назад +2

    QOFKII UGU FIICNA UGUNA KHAYRKA BADANA UGUNA AQOONTA BADNA UGUNA NAXARISTA BADANA UGUNA AKHLAQDA WANAGSANA UGUNA UDGONKA BADANA INATA UU ALLE SAREEYE ABUURAY " NABI MAXAMED " NNKH aYNu KuSaLiNo MaR WaLiBa WaLaLaHaYoW " أللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم "❣🌸❣

  • @abdiazizabdiaziztaraa4776
    @abdiazizabdiaziztaraa4776 2 года назад +1

    MashaAllh

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 2 года назад

    Masha Allah guuleysa

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys2630 2 года назад

    Keep on brother

  • @nafisotahir9379
    @nafisotahir9379 2 года назад +12

    Wcsalam waraxma walal Kheyr Allah kasusiyo sida waxkasto nola wadagto ♥️🩸

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 года назад

      Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso boqo

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 года назад +1

    Masha Allah

  • @sumayayounis3970
    @sumayayounis3970 2 года назад

    Masha Allah will done

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 2 года назад +1

    Upstand aad ayaad umahad santander bro waa walaalkaa Bulhan oo kula jooga Doha keep going bro

  • @aslimmohamed9049
    @aslimmohamed9049 2 года назад +6

    Yukrain🇺🇦 waa hooyadi ruushka🇷🇺 sida ingriiska🇬🇪 uu yahay hooyadi mareykanka🇺🇸

  • @saciidcabdi7524
    @saciidcabdi7524 2 года назад +8

    Asc wll aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay wll sida aad ugu heelan tahay in aad cilmi kordhin u sameeso umadda somaaliyeed waad kuma had san tahay arrintaas wll

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 2 года назад +7

    😂😂 wlh qsol igu dhisha hdala dada qar😂ilah rushka xudud nalaga dhigin

  • @sacargamer
    @sacargamer 2 года назад +2

    Waad muuqaalkaada iyo sida aad loogu faaidaysay☺

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 2 года назад

    Cumar inshaar wll adoo raaliya
    War bixin ka diyaari ururka ikhwaanu muslimiin,,
    (جماعت اخوان مسلمين )

  • @mohammedabdullaahi2088
    @mohammedabdullaahi2088 2 года назад

    Thanks

  • @maslahahmed524
    @maslahahmed524 2 года назад +1

    احلي يوتوبر war anigoo carabi aqoon ayaan wax ku amaanay

  • @sultan4249
    @sultan4249 2 года назад

    Rabi haku xfdo

  • @muuzeelmiofficial8741
    @muuzeelmiofficial8741 2 года назад +3

    Ogaansho waa chanal raali galiya dadka ku nool somalia iska dhaaf xagjirnimada somaliland xaqeeda sii bro

  • @mohamedkeyse3808
    @mohamedkeyse3808 2 года назад +5

    Waan ku saalamay omar inshar shaqsi content muqaalkiisu aad isoojiito hore usoco

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 года назад

      Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso boqo

  • @Qanciyenuur
    @Qanciyenuur 2 года назад

    Masha allah

  • @kingisking8952
    @kingisking8952 2 года назад +2

    Waaw barnaamij dhnkda kasta ka diyaar aan masha Allah lkn hadii aanan qaldaneen barnaamikaan wuxuu kugu soo dhacy markii aad aragtay Ciidama muslimin ah oo hadana la safan ruushka oo ku duulaya Ukrain sax 👍

  • @ahmedhamza5926
    @ahmedhamza5926 2 года назад

    Scww, cumar newskaga 👍🏼✅
    Saxiib kadaa sawiradaha sosartid qof yaban oo wax cajiib shegayo ookale afka iyo gacmihiisa tagayo
    Kubedelo waxyabo kale oo kuhaboon .🌹👍🏼

  • @faraxmohammed9785
    @faraxmohammed9785 2 года назад

    Keep going