Dalka Labaad Ee Soo Saara Dheymanka Adduunka | BOTSWANA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Muuqaalkaan waxaan kugula wadaagi doonaa Dalka Labaada Ee Soo Saara Dheyman Adduunka #botswana,
    Waa tusaale kale oo nool haddii uu dal rabo inuu kasoo baxo mandiqadda una jiheysto mandiqadda sare, shalay 90% wax ma aqriyeyaal ayey ahaayeen maantana waa dalka labaad ee soo dheymanka ugu badan ee adduunka, weliba passport-ka botswana kuwa ugu awooda badan afrika ayuu ku jira kaalimaha sare.
    TikTok :- @eprow_ali180
    Facebook :- @Eprow Ali
    RUclips :- ‪@Eprowali1‬

Комментарии • 7

  • @SomaliAbdi18
    @SomaliAbdi18 11 месяцев назад +1

    Maasha allah, botswana tusaale ayoo noo tahay anaga ka somali ahaan

  • @user-je4or6hd1g
    @user-je4or6hd1g 11 месяцев назад

    absolute history with perfect and awesome edit maasha allah gacantaada iyo fahamkaaga allah kuu barakeeyo

  • @Captain_Magudbe
    @Captain_Magudbe 11 месяцев назад

    Talow mxaan maal gashan karnaa hdey botswna ku dheereysay soo saarista dheymanka

  • @Eprowali1
    @Eprowali1  11 месяцев назад +1

    Waxaan rajeynaa inaad igu saacidi doonto juhdigeyga iyo dadaalkeyga, haddi aad tahay qof xiisay taarikhaha,juqraafiga,qisooyinka, iyo dhacdooyinka halkaan waa meeshaada nagu soo biir hdii aad horey nooga tirsaneed la wadaag asxaabtaada.
    Channelkii hore hawada ayuu ka baxay oo shirkadda aya iga xirtey, halkaan iigu muuji taageridaada
    kii hore -- 80subs
    kan hada 18subs u jeedka kaliya 100subs insha allah

    • @Dalha_Designer
      @Dalha_Designer 11 месяцев назад

      Pro intaas iyo inkapadan uqalantaa 🎉

  • @raagetimijilic9968
    @raagetimijilic9968 5 месяцев назад

    qaabkan hada editing u samene capcut malagu side logu sameyaa kaape. 🎉

  • @raagetimijilic9968
    @raagetimijilic9968 5 месяцев назад

    kaape course capcut ma noo soo samayn kartaa ??