Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Austria | Maxaadan ka ogeyn dhulkaan?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Austria | Maxaad ka ogeyn dhulkaan?#austria
    Muuqaalkii u danbeeyay ee dal ku saabsan wuxuu ahaa mid ku saabsan dalka Netherlands ,hadaba markaana waxaa inoo casuuman dal kale oo yurub dhaca laguna magacaabo austria ama nimsaa.
    Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan Subscribe saar si aan iskula socono mahadsanid.
    SHARE&LIKE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 188

  • @thiagoalcantara6139
    @thiagoalcantara6139 Год назад +18

    Austria 🇦🇹 waxan imid 29/4/2015 waxan iska dhiibay vienna waxa la igeeyay traiskirchen oo ka tirsan gobolka nideróstreich kadib waxa la ikeenay vienna waxana ku noola mudo sadex sano iyo bar lakiin nasiib daro waxa la diiday codsigeega magangalyo doonka 20/10/2017 .waxan ka qaatay go.aan .go'aankoos oo ah inaan isaga tago waxana kasoo tagay 5/4/2018 waxana imid france 🇫🇷 paris .france ayaa hadana codsi magangalyo waydiistay 15/6/2018 waxa la iga soo transfereeray waxana la ikeenay nantes .alxumdilahi waxa la qaabilay codsigeeygii magangalyo doonka 25/12/2020 waxa u soo guuray magalo la dhahaayo laroche sur yon 7/2/2021 waanka shaqeeystay alx waana ka tahriibay waxana u tahriibay maraykanka .waxa tagay paris si aan viisaha wadanka hundurus usoo qaato .mudo waxan sugaayay viisaha 8 maalin ah kadib viisaha ayaa la isiiyay waxana ka duulay airpoorka Charles de gaulle 28/10/2022 waxana ka dagtay airpoorka Tegucigalpa ee dalka Honduras 🇭🇳 waxan joogay shan maalin caasimada wadanka Honduras kaligeey ayaan ahaa safarkeeyga qofna ilama soconin malintii lixaad ayaa waxaan imid wadanka guatemala 🇬🇹 waxana siiyay ninkii iwaday 250 dollar 💵 guatemala ayaa hada waxan joogay 15 maalin maalintii 16 ayaa waxan imid xadka wadanka mexico 🇲🇽 mexico ayaa soo galay .maalmo kadib waxan imid xadka maraykanka waxana soomali ku joogna 124 qofka xadka maraykanka .qof walbo riyadiisa allaha u rumeeyo anigana safarkeeyga allaha iifudeediyo .waligaa ha is dhiibin si walbo oo ay nolosho u adagtahay ahaaw qof hadaf leh .one love 💘 somaliweyn✌✌

  • @Haykal5
    @Haykal5 Год назад +17

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️

  • @neymarjr8516
    @neymarjr8516 Год назад +13

    Qofkii ugu horeeyay ayaan ahaay wlhi caawo farxadeyda lamaso kobi karo 🥰🤣😅

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад +8

    Asc alle mahadii weye wll cìfimad iyo camal suban baan kugu duceyey insha allah shaqadana alle hakuu barakeyo nabad galyo wll

  • @mohammedabdinasir8365
    @mohammedabdinasir8365 Год назад +5

    Waan ku tageera saxiib muqaladan oo kale inoo soo badi 🥰🙏👊

  • @drcabdinaasirsoodaal1293
    @drcabdinaasirsoodaal1293 Год назад +3

    Mash,allah ustaad waad mahadsantahay

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla Год назад +7

    Team tanaad Hambalyo 200k sanadka cusub 300k rajena i.a 🙏✅

  • @abdiazizmusehussein5775
    @abdiazizmusehussein5775 Год назад +1

    Thnkz ustaad Maxamed-Amiin❤

  • @seerabtaacabdi5221
    @seerabtaacabdi5221 Год назад +35

    Please next Sweden 🥺✋

  • @captainhaashim3113
    @captainhaashim3113 Год назад +1

    Macalin thanks 🥰

  • @waxanahay1582
    @waxanahay1582 Год назад +2

    Waxa kaliye aan kugu wato wa lahjada codkaga iyo sida wax usoo diyariso guul sxp

  • @axmadcabdiqadir6567
    @axmadcabdiqadir6567 Год назад +1

    HORAY USOCO ZXP MUUQAALADADA WAAN JECLAHAY LEGEND

  • @xaysimochannel8606
    @xaysimochannel8606 Год назад +2

    Tanaad maanta waxaad kasoo hadashay wadankan kunoolahay

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад +2

    M.a keep Going bro Tanaad 💪 🙏

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Год назад +1

    Thank you Tanaad

  • @hamdikeyfhasan3037
    @hamdikeyfhasan3037 Год назад +2

    Marar badan baa kaa sugaayey wadanka Austria mahadsanid Pro adiga muuqaallada aad dalalka uga hadasho waa kuwo aad si fiican uga soo hadasho marka pls kuusoo dar dal waliba sidoo yahay amnigiisa mahadsanid wall next country Slovakia Insha Allah

  • @mubarikabdi6588
    @mubarikabdi6588 Год назад +3

    Wll Waxad ka ilawday dhanka shaqada iyo sida lagu tago iyo jinsiyada siday ku bixiyaan iyo dhaqanka dadkooda kuwa dambe inoo soo raaci insha alaah

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +2

    Thanks 😊

  • @ugbaadmohamad189
    @ugbaadmohamad189 Год назад

    Tnks macalin ilaheyey haku sharfo

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Год назад

    Thanks Ustaad

  • @gaaniapdilaahi1556
    @gaaniapdilaahi1556 Год назад

    Sxb aad ayaan kuu salaamayaa
    Barnaamujkaagu aad ayaan
    U xiiseeyaa sxb soo wad

  • @waxanahay1582
    @waxanahay1582 Год назад +1

    Legend sida nogu wad muqalada beri dhawayd wankuwayne

  • @maxamedkhaliif5323
    @maxamedkhaliif5323 Год назад

    Mahadsanid

  • @maxamed331
    @maxamed331 Год назад

    Mnsha allaah mclin

  • @amiirqays1274
    @amiirqays1274 Год назад +1

    Mowdooca xiga inooga dhig ustaad Tanaaad Papua New Guinea PNG

  • @abdimalikmahamud278
    @abdimalikmahamud278 Год назад +1

    Team washamsi aawey heee shaqada waan wadnaa plz from Malaysia 🇲🇾

  • @cadceed11
    @cadceed11 Год назад +2

    200k hanbalyo insha allah 1m baanu ku gaadhsiin, abaal kaagana waanu gudi

  • @maryanbintucabdi8514
    @maryanbintucabdi8514 Год назад

    Thanks tanaad

  • @HONEYOWHASSAN
    @HONEYOWHASSAN Год назад +1

    Very cool and atractive vioce💯

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад +1

    Inzha allah 300k waan gadhii DooNa bro 😳❤️❤️❤️

  • @daadirxajicismannux425
    @daadirxajicismannux425 Год назад

    Thnks

  • @kingok6244
    @kingok6244 Год назад +1

    Belgium please NEXT VIDEO😍✌

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Год назад

    Keep going

  • @hodanmuuse4256
    @hodanmuuse4256 Год назад

    Masha.allah 🥰🥰🥰

  • @abdikuusmaxamed1770
    @abdikuusmaxamed1770 Год назад

    Thanks too much moalimu.

  • @eidfarah1857
    @eidfarah1857 Год назад

    Thanks bro

  • @updykariimozmaanhuseinbood3316
    @updykariimozmaanhuseinbood3316 Год назад +1

    Lajan wayn

  • @kurana289
    @kurana289 Год назад

    guulayso sxb ❤😍🙏✊

  • @hamdigenie4098
    @hamdigenie4098 Год назад +1

    Please next Dijouti

  • @hodanmustaf7092
    @hodanmustaf7092 Год назад

    21 minite 476 another level keep going bro

  • @shaadir3026
    @shaadir3026 Год назад

    Ustereliya ku xeji mahadsanid

  • @nimcocadnaan6422
    @nimcocadnaan6422 Год назад

    Make sure

  • @mohasabir8826
    @mohasabir8826 Год назад +2

    Tanaad wll Germany 🇩🇪 kusoo xiji nooh 😫🙏

  • @sssxidig4014
    @sssxidig4014 Год назад +1

    Next jamaica

  • @maxamednuurcabdi1491
    @maxamednuurcabdi1491 Год назад +2

    Asc sxb waxaan kaa soo salamayaa caasumada vienna austria 🇦🇹 waad ku mahad santay wadanka aanu ku noolahay taariikhdisa in aad nosheegto thanks

  • @xagaaydag
    @xagaaydag Год назад

    First one ☝

  • @abdirahmanyasinwarsame3473
    @abdirahmanyasinwarsame3473 Год назад

    Wadankaan jooga waye wan rabay war bixinyiisa mahadsanid macalimuu

  • @maxamedibrahim2841
    @maxamedibrahim2841 Год назад +1

    Plz Next Turkey🤔

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 Год назад +1

    Baqdad ciraaq kasoo hdal ustaad 🥰😘

  • @cabdifitaaxxasan4533
    @cabdifitaaxxasan4533 Год назад +1

    Next puntland

  • @mohamedwalid4078
    @mohamedwalid4078 Год назад +1

    Walal dalka selvador so same plz 🙏

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 Год назад +1

    Ustaad TANAD Niin Wax Bnadan Laga Fa'iidayt

  • @abdullahihassan1263
    @abdullahihassan1263 Год назад +1

    Plz romaniya

  • @Akpoionthebeat
    @Akpoionthebeat Год назад +1

    Next usa

  • @hassanmalkey1429
    @hassanmalkey1429 Год назад

    Please next sweden

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 Год назад

    Next waxaad ka dhigtaa dowlada jejnia ama dadka la dhaho chanchnia ama shiishan intaba waa loogu yeedha wll ka soo hadal madaxweynahoda ramadan khadirov .

  • @shariifmohamed3650
    @shariifmohamed3650 Год назад

    Plz next norway

  • @husseiniman6851
    @husseiniman6851 Год назад

    Tanaad leader of geography

  • @cnaasirphillippine6303
    @cnaasirphillippine6303 Год назад

    wall mac qee alle haku siyo ee adio mmahadsan waxa aad kasoo hadasha magaloyinka wadanka marekanka ugu waaween sida losangles clivornia newyork iyo kuwakakle lamid ah halmar barnamij inooga soosame waxan donaya inaan kala barto juqurafi ahan adig mahadsan adigo raali ah mahadsanid

  • @mohameddeeq6393
    @mohameddeeq6393 Год назад

    Next south Africa

  • @yuusufsalaad7148
    @yuusufsalaad7148 Год назад

    Next plz Norway

  • @cabdiqaninoobalami222
    @cabdiqaninoobalami222 Год назад +1

    Waad Ku mahad santahay sida fican ee aad nogu sharaxday dalkaan daganahay

  • @zuheybmohamud9910
    @zuheybmohamud9910 Год назад +1

    Wll plz ka soohadal caraq

  • @MohamedAli-yi2wu
    @MohamedAli-yi2wu Год назад

    Next india part 2 please

  • @FaadumoWarsame-v3
    @FaadumoWarsame-v3 Год назад

    Walaal Mohamed ama TANAAD
    PLEASE DALKA KU XIGA GERMANY 🇩🇪

  • @arafadsaid7209
    @arafadsaid7209 Год назад

    Ustaad ka so hadal 10ka wabbi ee ugu w/weyn aduuunka.fadlan

  • @walalmorgan5726
    @walalmorgan5726 Год назад +8

    𝐍𝐞𝐱𝐭 𝐤𝐮𝐱𝐢𝐣𝐢 𝐦𝐚𝐥𝐚𝐰𝐢

  • @musseisburaash1498
    @musseisburaash1498 Год назад

    Ustaad plz Luxemburg🇸🇱

  • @EngAA-yp1fi
    @EngAA-yp1fi Год назад

    South Sudan

  • @asmamahed5176
    @asmamahed5176 2 месяца назад

    Warbixin cajiiba tanaad

  • @xufiyoxaf4272
    @xufiyoxaf4272 Год назад +1

    Walal Fadlan wadama latin America Kasoo Hadal
    Adoo Mahadsan

  • @ismailomar7156
    @ismailomar7156 Год назад

    Next ka so hadal dalka Burma

  • @mohayare5882
    @mohayare5882 Год назад

    👏😮

  • @Armaan.khan2542
    @Armaan.khan2542 Год назад

    Plz next somalia 🇸🇴

  • @diinishamzadiin8017
    @diinishamzadiin8017 Год назад

    Next denmark

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi Год назад

    Next Somalia 🙏🙏👉🇸🇴

  • @shoodheshoodhe7903
    @shoodheshoodhe7903 Год назад

    Next denmarka

  • @khadarjuxaa1645
    @khadarjuxaa1645 Год назад

    Innsbruck ayaan kaa so slmaya gurugan jogo ayaan muqalka ka arkaa

  • @liibaanxuusen5572
    @liibaanxuusen5572 Год назад

    firts person in comment

  • @seynabcusman9682
    @seynabcusman9682 Год назад

    Mahadsanid wll kasoo hadal Belgium

  • @Zaazka
    @Zaazka Год назад

    Next Canada 🇨🇦

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Год назад

    ❤️❤️Tanaad Channel ❤️❤️

  • @abdullahiabdimadoobe7818
    @abdullahiabdimadoobe7818 Год назад

    Next Sweden

  • @abdalejeerjeer
    @abdalejeerjeer Год назад

    Next sweden

  • @abdirahmanfarahahmed8280
    @abdirahmanfarahahmed8280 9 месяцев назад

    🇦🇹🇦🇹🇦🇹

  • @anasyare2832
    @anasyare2832 Год назад

    Asc Sxb tanaad waan ku taageeraa ilaa iyo 2018 maaka soo hadashis qatar ama koobka aduunka lada midkood

  • @bilemoha9353
    @bilemoha9353 Год назад +1

    Sxp bls somaliya kasoo hadal

  • @10-mohamud75
    @10-mohamud75 Год назад

    ❤❤

  • @awaleali5732
    @awaleali5732 Год назад

    Sweden next👍

  • @liibaanxuusen5572
    @liibaanxuusen5572 Год назад

    Next paraguay please🙏

  • @apdirahmanhajiomar9723
    @apdirahmanhajiomar9723 Год назад

    Next Denmark 🇩🇰 zxp

  • @elmanmohamed118
    @elmanmohamed118 Год назад

    Sxb Kaso hadal shucuubta slavic Ka dad yurub Ku dulman oo la adoonsado miyy ahayen midakle ruushka Asian miya Mise wa yurubiyan

  • @fartuunibrahimdiriye5808
    @fartuunibrahimdiriye5808 Год назад

    Norway plz

  • @Alen_news_tv
    @Alen_news_tv Год назад

    Please, Germany or Deutschland ❤😊

  • @ismailabdikadir4457
    @ismailabdikadir4457 Год назад

    Please next United States of America

  • @mohamedhassanofficial7764
    @mohamedhassanofficial7764 Год назад

    Next germany

  • @ikranabdullahi8947
    @ikranabdullahi8947 Год назад +2

    Home sweet Home Österreich 🇦🇹 ❤

  • @tamaamali4778
    @tamaamali4778 Год назад

    Belgium kasoo hadal ustaad

  • @mohammedsaad8956
    @mohammedsaad8956 Год назад

    Hampalyo 200k

  • @adanmahameth6642
    @adanmahameth6642 Год назад

    Next Finland 🇫🇮