WADANKA UGU FIICAN EE LAGU NOOLAAN KARO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • WADANKA UGU FIICAN EE LAGU NOOLAAN KARO
    WAAD KU MAHADSANTAHAY BOOQASHADAADA WALAAL HANA ILAAWIN INAAD SUBSCRIBE SAARTO SI AAD GARABKEENA U BUUXISO NOONA TUSTO TAAGEERADAADA LANA WADAAG DADKA KALE SI AAD AJARKA NOOLA QEYBSATO,
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com.
    MAHADSANID.
    ka Qeyb Qaado Barnaamijka KA FARXI WALAAL kuna soo dir jawaabtaada
    +447399336585
    Facebook pagekeyga waad igala soo xiriiri kartaa
    / sheikhmaxamedibraahim
    Barnaamijka Shaqaa Sharaf Leh daawo:
    • waa dhiira gelin iyo w...
    • Shaqaa Sharaf Leh Q2a...
    • Shaqaa Sharaf Leh Qebt...
    • Shaqaa Sharaf Leh Qebt...
    • Turo,Amazon,Ebay, SHAQ...
    Noloshaada wax ka badal Maanta:
    • Dadkaan Dartooda Ayaad...
    • Maal Qabeen Ku noqo Ha...
    Xadiith Soomaali badan qalad u fahmeen:
    • XADIITH Soomaalida Bad...
    Qisooyin:
    • SODOHDII Sharta Badney...
    • NIMANKA Noocaan ah Maf...
    Subscribe,Like And Share, Rukumo,Jeclow sidoo kale Dadka la wadaag

Комментарии • 148

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  3 года назад +5

    ASC WR WB WALAAL HADAADAN WALI NAGUSOO BIIRIN FADLAN, HA'ILAABIN INAAD SUBSCRIBE DHAHDO, VIDEOSKANA LIKE SAARTO SI AY DAD BADAN U ARKAAN ADNA AJARKAAD NALA WADAAGTAA INSHAA ALLAH, Sidoo kale Barnaamijka KA FARXI WALAAL ee isbuuc walba qof aan hadiyad lacag ah siino waad ka soo qeyb gali kartaa meel walbaad joogto.MAHADSANID

  • @caydaroos
    @caydaroos 3 года назад +9

    ALLAHUMA
    Wadankeena noo hagaaji oo wixii qasaayo naga qabo oo musiibo degdeg ah ku rid Aamiin

  • @mohamedadow5780
    @mohamedadow5780 3 года назад +6

    Amingii ayad diinta ka hormarineysaa allaha ku soo hanuuniyo saxaabadi nabiga scw waxa ay dhihi jireen دمي دون ديني

    • @dulmidiid3726
      @dulmidiid3726 3 года назад +1

      Kkkkkkk kitaabkuu hadalkaas ku qoran yahay nala wadaag walaalo,
      Hijro ma jiri laheyn haduusan amniga horeyn oo makey isaga samri lahaayeen diintoodana ku heysan lahaayeen, nololi hadeysan jirin diin majiri karto! qof dhintay diin ma yeeshaa? Aayaduu sheekh ku bilaabay sifiican u dhageyso
      الذي أطعمهم من جوع وآمنهم من خوف

    • @dahaar29
      @dahaar29 3 года назад +1

      Noqo daaci kheyrka waa khalad Weyn walaal diinta ayaa wax walba ka horeysa raasumaalka qofku haysto waa diin alle wixuu yiri sw(والفتنة أشدّ من القتل)

  • @samirasiman2503
    @samirasiman2503 3 года назад +20

    Masha Allah Sheikh wlhi Aniga maalin walbo waxan alle ka baryaa in wadankeyga Somalia i geeyo aan xagas ku noolado oo nabad alle na siiyo.
    Waliba jecel aan wadankeyga u qabo.
    Maalin walbo markan shaqada kasoo baxo anoo daalan cirka intan fiiriyo ayan alle baryaa marmarka qaar indhaheyga ilin ayaa kusoo istaagto waayo nolosha qurbaha wan ku daalay adiga Lee ilmo kori adiga lee orod shaqey hadana dad ayaa ku sugayo oo kugu tiirsan .ilaahey wadankena nabad nooga dhig

    • @farxaddaqoyskafamily5449
      @farxaddaqoyskafamily5449 3 года назад

      Ammiin wll lkn ogow waddan amni ah majiro hadda lkn aniga caalamka visa free ah hadey isiyandhamaantood2marabo xamarcaddequdaar qaboow qaraabo qabiilkkk

    • @hibaaqdaahir9996
      @hibaaqdaahir9996 3 года назад +2

      Masha Allah walasha amin Allah inoga dhigo nabad wadankena

    • @farxaddaqoyskafamily5449
      @farxaddaqoyskafamily5449 3 года назад

      @Nadiifa Jama sax allaha adduunka shartiisa naganabadgiyo aaqirana cadaabta melkastana an2ogsonaanno in Camaro qarsoon naduubeyso oomalaaig eyduubayaan

    • @caydaroos
      @caydaroos 3 года назад

      Aaway ilmahaaga aabohooda?

    • @haajimouse5646
      @haajimouse5646 2 года назад

      Alle hankaga hku rumeeyo wll

  • @caishafarah8133
    @caishafarah8133 3 года назад +2

    Asc sheik adiga wadankee joogta waxan filaya wadanka joogto intaa aad sheegtayba wuuqabaa lkn wadamada qurbaha waxan filaya marka loo fiiriyo intaa aad sheegtay. Uk, iyo Turkey. Aya ugu fiican Ayan filaya

  • @farxiyomaxmed5624
    @farxiyomaxmed5624 3 года назад +11

    Asc wr wb akhii alxamdu lillaah anaa qurbe allaah dartii oga haajiray anoo aaminsanaa xadiithkii nabigeena scw qofkii allaah dartii wax oga tagaa allaah wax ka khayrbadan ayuu ugu badalaa malintii aan yurub kaguurayay dayn ayaan kuguray anoo aaminsan allaah in uusan idayacayn xajigayga wuxuu yiri walal xitaa gacan qabsi sug waxaan iri allaah nadayici maayo wallaahi thumma wallaahi 2 year ayaan joognaa waxaan leyahay hanti maguurto ah bangigana lacag ayaa iigu jirto meel aan nimco kala dhigo ayaan lahay maashaa allaah 4 caruur ayan wataa walalayaal diin xuma diida faqri haka baqina allaah ayaa qoray waxaad cuni lahayd badbadiya sharaftiina iyo diintiina allaah garabsada waliba sir ayaan idinla wadagaa malintii aan kenya kasobaxayay ayraborka waxan kusoxaronay 3 habeenimo markuu waaga baryay dadki quraac ayay doonteen aniga iyo cayalkayga kirsiga ayaan kuharnay wayo wax aan wax kugadano maana haysan 50 dolar oo markan dago Somalia la iga qadayo unbaan watay uhaajira allaah dartii waad liibaanaysaan inshaa allaah shiikhoow la wadaag fadlan arintaan dadka baqaya caruurtayda 12 jir ayaa uwayn 4 jirna waa ayatahay 3 qur,aanka meelfiican ayay marayaan alxamdu lillaah jizaakallaah khayr asc wr wb

    • @allme7663
      @allme7663 3 года назад

      Xagee katagtay walal xageene tagtay

    • @mariizaahmed3024
      @mariizaahmed3024 3 года назад +3

      Asc farxiya wll allah hakuu barakeeyo waa runtaa aniguba sidaada oo kale ayaan dar alle oga soo hijroodey meel aan kaala soo xiroori iisheeg

    • @farxiyomaxmed5624
      @farxiyomaxmed5624 3 года назад +1

      Denmark to puntilad

    • @mariizaahmed3024
      @mariizaahmed3024 3 года назад +1

      Farxiya danmark magaaladii ka dagneed 😀

    • @nestehamohame
      @nestehamohame 3 года назад +1

      somaliya ma adeen mase kenya

  • @sihaamcadeey3709
    @sihaamcadeey3709 3 года назад +2

    Sheekh waad mahadsantahay lkn Diinta waa No one ☝️ Aduuka imtixaaaan lagama waaayo

  • @fahimanaturalremedieshealt8709
    @fahimanaturalremedieshealt8709 3 года назад +6

    Asc Sheikh dabcan somalidu wey isku daydaan, heblaa tagtay ana waa tagayaa, ayadoon baritan lasameyn faidada iyo qasaraha ka imaan karana lays barbardhigin

    • @kunnaayeofficial1322
      @kunnaayeofficial1322 3 года назад

      ruclips.net/video/He32Ir2VmkM/видео.html
      Intaadan dhiman daawo waanadaan weey ku anfaceysaa wallahi.

  • @faadumoahmadcumar
    @faadumoahmadcumar Год назад +1

    Wallhi ugu horeyn waxan ugu taga amni xumo meesha usocdana wxn kaka donayaa ina aan walidinteyda wax ugu qabto sheikh

  • @DAARUSUNNA
    @DAARUSUNNA 3 года назад +2

    Allaahu akbar waa 4shardi oo somali badan ka maqan

    • @kunnaayeofficial1322
      @kunnaayeofficial1322 3 года назад

      ruclips.net/video/He32Ir2VmkM/видео.html
      Intaadan dhiman daawo waanadaan weey ku anfaceysaa wallahi.

  • @shahad2629
    @shahad2629 3 года назад +4

    Ilmaha aabahood ayaarabo turkiga ayuu rabaa aniga e waxaan dhahay hadiiba aan guuraayo Soomaalida ayaan uguuraa mesha aan joogo waan kunabad khab aa inti aa sheegtay a waan haysanaa marka talo ilaa aa kufilan hadal dheer a waan kuu soo khoray ee raali ahaaw

    • @kunnaayeofficial1322
      @kunnaayeofficial1322 3 года назад +1

      ruclips.net/video/He32Ir2VmkM/видео.html
      Intaadan dhiman daawo waanadaan weey ku anfaceysaa wallahi.

    • @ruruutaj8641
      @ruruutaj8641 3 года назад

      Abayo Turkey haku lug go'in.. Somalia boqolkii ba boqol amba kenya

  • @lakiyou7625
    @lakiyou7625 Год назад +3

    dalkeena allah ino hagaajiyi qurbaha waxba mayaale

  • @saynabaiddid1914
    @saynabaiddid1914 3 года назад +2

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا
    لا تعليق 👍👍👍👍👍👍

  • @adarali1919
    @adarali1919 3 года назад +4

    Allaha kuxafido fikirkaaga

  • @yaasiincabdi7762
    @yaasiincabdi7762 3 года назад +1

    Masha Allah jazaaklaaahu khayr aljazaa

    • @kunnaayeofficial1322
      @kunnaayeofficial1322 3 года назад

      ruclips.net/video/He32Ir2VmkM/видео.html
      Intaadan dhiman daawo waanadaan weey ku anfaceysaa wallahi.

  • @binfaqiibnulbalad1387
    @binfaqiibnulbalad1387 2 месяца назад

    Maleesla helaayo inta aad sheegtay sxb caalamka oo dhan hadaad wareegto

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h 7 дней назад +1

    Waa meelma

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 года назад +2

    Waa lawareeray ee Allah Swt Dalkeeni hanoo Hagaajiyo, Oo Abni iyo imaan hanagu Siiyo, Allahuma amiiin. Runtii Dalaadan lahayn Waa Dareen kujoog

  • @zaynib4299
    @zaynib4299 3 года назад +1

    Masha Allah sheekh Allah hakuhafido

  • @user-vu8cx9tv9s
    @user-vu8cx9tv9s 4 месяца назад

    Masha alah ❤❤ shiikhow ale haku xafido

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 3 месяца назад

    Ilmahana wax barashadii ugu ciyaarayaan

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 3 года назад +4

    Jizakallashu Sheikh
    Waxa aad ogeyn ayaa jiro
    Hadii ilmahaagii yaraa la barayo
    Saqajaani ma nolol baa kuu taal
    🤔

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 года назад +1

    masha allaah sheekh allah yaxfidak

  • @umucaliyaumucaliya5606
    @umucaliyaumucaliya5606 3 года назад +1

    Maasha Allah sheikh

  • @fadumosiciidabraar7352
    @fadumosiciidabraar7352 3 года назад +2

    Haa run ahaantii waxaan jeclahay 5 wadan waxaa ka mid ah turki

  • @mesutali9978
    @mesutali9978 3 года назад +2

    Shiikho alle haku xafido intee joogta wadankee iyo magaaladee

  • @xoogsademussa898
    @xoogsademussa898 3 года назад +2

    Thanks huuuno 😱

  • @lulali8651
    @lulali8651 3 года назад +1

    Hadad ingiirska ka guureeso ood goansatay u guur somaaliya ,magangeleyadaadana allaha talo saaro.

  • @fatumadireyhussein6006
    @fatumadireyhussein6006 3 года назад +2

    mashaAllah....true 👏👏👍

    • @HamdiSalad
      @HamdiSalad 2 года назад

      Haa wan jacelahey inan ka guro qurbaha wali ano jogo 8 saano oo an inta an ku dhadhaley mana rabo meelan aheeyn afrika meel afsomali iyo tiin baas inta ayan rabaaa aqiro ciid iweeydineyso malahan engailsh walahi

  • @nurakulmiye141
    @nurakulmiye141 3 года назад

    Shiikh meesha aad ku lugaynayso oo aad leedahy waxaan ku haytaa nabadgalyo soo maahan meeshii lagugu dilay waqti habeen ah iyadoo laguubeegsanayo midamkaaga diintaada

  • @abdilahiosman3263
    @abdilahiosman3263 3 года назад

    Sheekhu halkuu Joogo ee xiligaa uu socdaa waa halkee

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 3 года назад +1

    Manashalah thanks wall ❤

  • @luulaaka1804
    @luulaaka1804 3 года назад

    Sheekh waxaan joogaa dirdhabe dirdhabe waa wadan amaana balse diinmataalo ilmaha quraan bad udirsan intuu soosocdo wuxuu arki rag waawayn oo taagnida kukaajaya hooyooyin jaad cunaya dumar qaawan ilaahay hanoo badbaadiyo ubadka keenya ayaan jeclahay iyadana khatash bayrabtaa ethopia qofka kundolar kuqaata xayaatuu kunoolaan balse kenya waxba kama aha

  • @fatimandrea4e
    @fatimandrea4e 3 года назад +1

    Sheqhoo waad iga cabsiisay ilaa markaat dhahday wadankii u guura. aniga waxaan u balan dagooya somalia in shaa allaah ugu yaraan sanadkii 4 bil. kaliya waxaan ka caabsi qawaa in aaan la kulmo dhib dhinaca cunsurinimada, ilmo haaf somali eh aan wataa oo dhahqanka iyo diinta aan ula rawaa, lakiin waxaan is leeyahay toloow dadka somalida ah amaan malaga heli doona 🙄 20 Sano aan ka maqanahay ee ii soo duceeya in illaha na waafajiyo jidka toosan

    • @fadumocabdulahi5149
      @fadumocabdulahi5149 3 года назад

      WALAALEY SOMAALIYA DHIB YAR KU ARKI MAYSID ILMAHANA ISKUUL IYO QURAAN AYAA UDIREE WANA NASANEE

  • @fadumosiciidabraar7352
    @fadumosiciidabraar7352 3 года назад +1

    Haa waxbarasho fiican si aan u noqdo digtooreeso ama dadka dhulka dahabka kasoo saaro

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 года назад

    Sheekhoow Jazakallah khayr, Sidaad Dadkaada Ugawalwalayso, Allaha hakaa Ajirsiiyo, amiiin amiiin

  • @naqiipmohadaahir8384
    @naqiipmohadaahir8384 3 года назад +1

    خسا ك الله خير

  • @dulmidiid3726
    @dulmidiid3726 3 года назад +3

    sheekhow eebe haku sharfo waa qodobo muhiimah qofkii fahmana wuu guuleysan oo xataa lacag ayaa u dhigmeysa

    • @kunnaayeofficial1322
      @kunnaayeofficial1322 3 года назад

      ruclips.net/video/He32Ir2VmkM/видео.html
      Intaadan dhiman daawo waanadaan weey ku anfaceysaa wallahi.

  • @TeamSamia27
    @TeamSamia27 4 месяца назад

    Adeer soomaali wadan ma,ahan walaahi soomaali land ayaa kafiican walaahi meeqa qof ayaa ku dhimato naxtin iyo caafimaad la aan yaarabi walaahi aniga walaalkeey mcn ayaa soosocdo marka waxaan rabaa inuu walaalkeey mcn sharcidiisu 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😨😨😥😥 ii soo jawaab please 🇫🇮

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 года назад

    Waa soomaaliya wadan diintaada save tahay

  • @habiibahaaji4761
    @habiibahaaji4761 3 года назад

    Jizakalahu qer sheikh

    • @kunnaayeofficial1322
      @kunnaayeofficial1322 3 года назад

      ruclips.net/video/He32Ir2VmkM/видео.html
      Intaadan dhiman daawo waanadaan weey ku anfaceysaa wallahi.

  • @dahaar29
    @dahaar29 3 года назад +1

    Sheekhow diinta wax ka wayn ma jiraan diintaadu haday baab’do amnina aa heysato

  • @shahad2629
    @shahad2629 3 года назад +1

    Asc astaad aad ayaa umahadsantahay Kheer aan dhamaan Alaha kusiiyo wax jira ayaa kahada shay hada iniga ayeey isoo wajahday aniga marabo laakiiin

    • @kunnaayeofficial1322
      @kunnaayeofficial1322 3 года назад

      ruclips.net/video/He32Ir2VmkM/видео.html
      Intaadan dhiman daawo waanadaan weey ku anfaceysaa wallahi.

  • @asmakhader5923
    @asmakhader5923 Год назад

    Imika ma turkey buu amanaaya 😅😅😅 ilaahayow waad na aragtaa

  • @abdiraxiinjama7995
    @abdiraxiinjama7995 2 года назад

    waa wadan shaqo la aana

    • @shlmhd7386
      @shlmhd7386 Год назад

      Shaqo la aanta meel kasta kasta la jirtaa

  • @axmedsiciid7488
    @axmedsiciid7488 Год назад

    MASHA ALAAH

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 года назад

    Asckm masha allaah

  • @maymuuncabdisomalilandjece6231
    @maymuuncabdisomalilandjece6231 3 года назад

    Mansh allah

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 3 года назад +2

    Waa wadankii hooyo wax loo dhigaa malaha Waa lama huraan cowska jeelaal asagaa loo soo noqon

    • @kunnaayeofficial1322
      @kunnaayeofficial1322 3 года назад

      ruclips.net/video/He32Ir2VmkM/видео.html
      Intaadan dhiman daawo waanadaan weey ku anfaceysaa wallahi.

  • @JeylaaniMaxamuud-pv3sg
    @JeylaaniMaxamuud-pv3sg Год назад

    Sheeq wadankaan wadenke weyaan

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 4 месяца назад

    Allow dalkena hoyo noo hagaji

  • @muxsinxidig1060
    @muxsinxidig1060 2 года назад

    Waa runta wlhi wll mcn

  • @adarali1919
    @adarali1919 3 года назад +1

    Asc waxaad tahay aabaha cilmiiga

  • @omarhaye6994
    @omarhaye6994 7 месяцев назад

    Sheikhow nolosha uk waa sidee

  • @nafisiocaligeeel806
    @nafisiocaligeeel806 2 года назад +1

    Somali ayaajooga korean inaa aado aaraba

  • @xabiiboduubi6564
    @xabiiboduubi6564 3 года назад

    Sax waye shiikhow

    • @kunnaayeofficial1322
      @kunnaayeofficial1322 3 года назад

      ruclips.net/video/He32Ir2VmkM/видео.html
      Intaadan dhiman daawo waanadaan weey ku anfaceysaa wallahi.

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 года назад

    Walaal majiro wadan intaA laga wada helayo wadan gaalo iyo muslin toona waaruntaa gurigeena waa wadankeena gaajoba hataalee

  • @Jaouvn
    @Jaouvn 3 года назад

    Sh Somalia hada ugadaratahsye jirakaagii labaxasaba wax sanka lagusara kadibana baabura laguguridana idhaxumo baa taalo somaaliya aad baan jecelahaye lakiin walawal kuma nolakari

  • @khatrinahzadeeq7093
    @khatrinahzadeeq7093 3 года назад

    Sheekh xagee kala soo xariri karah

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 3 месяца назад

    Xagee ku yaalaa hee

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv 3 года назад +2

    Kuwii waawenaa socde hanbada Soomaliya ku celiya Geeridu meelwalba waataal Allahayow khaatumo fiican nagudil

  • @fadumosiciidabraar7352
    @fadumosiciidabraar7352 3 года назад

    Somalia waxbarashada

  • @nevaehshalo
    @nevaehshalo 7 месяцев назад

    Sheekhow maxaad Somaliland ula coltahay ayadoo haysta AMNI IYO DIINTA ISLAAMKA OO SI DHAB AH LOO ILAASHADO.
    ILAAHAY HA NOO ILAALIYO WADAN KAYGA SOMALILAND

  • @hindarooble4075
    @hindarooble4075 3 года назад

    Maanshaa alaah sidaa sidaa ayaan qabaa haddii aan rabo in aan guuro waa in aan u guuro gurigagii dhabta ahaa ee aan aqaanay waa kee waa kii ale ku gu beeray wax ba ku tarimaayo dhul aanad la hay turki wuxuu la mid yahay ku wa aan joono balse aan ku leenaha sharciyad markaa maxaa u dhibi caruurtaada waa soomaali gayso soomaaliya ha kuu barteen afkaagii hooyo diintaadii waad uga xamaalan kartaa markaa inta aad soomaaliyee aan eegayno nin gurigiisa nadiifsaday ha ku caruur iyo dhaqanba ha ku waayin

  • @hindarooble4075
    @hindarooble4075 3 года назад

    Asc waan idin salaamayaa dhamaantiin waa arin jirta caruurah ugu badan ee nolosha ka dhacdaa waa caruurta kolba dhinac loo raror markaa wax inoo wanaagsan in ilmah loo tudho

  • @lipaxleertajiifa3510
    @lipaxleertajiifa3510 3 года назад +2

    Asm walaal waa hoyo somaaliyed waxaan aad ujaclahay in aan guuro uguro somali waxaa ee qorshaysan in aan baaro fasho waxaan kaguraya engereska waxaan ugure deentayda iwaxaan jaclahay caruurtayda enay ee xefdeyaan quraanka

    • @hana8824
      @hana8824 3 года назад

      Xagee beer laga beeraa dhulkii labeeran lahaaba xabadbaa kasocota iyo duqayn

  • @nafisiocaligeeel806
    @nafisiocaligeeel806 2 года назад

    Aniga wadan ka korean ka waxaa uaadooya jecly

  • @maryanabdow4328
    @maryanabdow4328 3 года назад

    wadankasu wa UK aya ufahmay sheqow sax

  • @ruqiyaabdisalam4731
    @ruqiyaabdisalam4731 3 года назад +2

    waxaan idinkula talin lahaa guura inta caruurtu yaryartahey soomaaliya a aada Hana soo noqonina shsqeysta fasaxna u aada meeshaad rabtaan oo aan aheyn reer gal beedjii aad Ka guurteen waxba mayaalaan wadamada reer galbeedka fakhri iyo walaal iyo qaboow waa hadaad talo rabtaan alla maxaa wax ogahey aydaan ogeyn dadkiina in tooda badan

    • @askmeandwatch8891
      @askmeandwatch8891 3 года назад +1

      Ruqiyo manawadak tit aan kafaidnee ama cell phone kada isii

    • @ibtisaanhuseen9720
      @ibtisaanhuseen9720 2 года назад

      Asc ruqiya manala wadaagi kartaa walal?

  • @baraarug969
    @baraarug969 3 года назад +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @kunnaayeofficial1322
      @kunnaayeofficial1322 3 года назад

      ruclips.net/video/He32Ir2VmkM/видео.html
      Intaadan dhiman daawo waanadaan weey ku anfaceysaa wallahi.

  • @mushtaqabdullahi04
    @mushtaqabdullahi04 3 года назад

    sheekh runtaad ka hadashay aniga ayaa guuray markaan wadankii aan ka tagay ku soo noqday ilaa imika guri laan ayaa i haysa

    • @kunnaayeofficial1322
      @kunnaayeofficial1322 3 года назад

      ruclips.net/video/He32Ir2VmkM/видео.html
      Intaadan dhiman daawo waanadaan weey ku anfaceysaa wallahi.

  • @heyfaiyohelan9865
    @heyfaiyohelan9865 3 года назад +1

    Ha xagee uu gura mesha hoyo ka sar ani wan ka liga soo dhofiye

  • @nimcaabdilahiaden6718
    @nimcaabdilahiaden6718 3 года назад

    Turkey

  • @aminaqaran5075
    @aminaqaran5075 3 года назад +2

    Sheekh waa talo fiican
    Lakiin arinka Ku darso in dhibka caruurta haysta waalidku u guurayo
    Waana la ogyahay wadamada loo guuro inay dhib lagala kulmo
    Balse adiga sheekh waxan filayaa
    Inaadan ilma waaween aadan haysan sidaa darteed ilmaha Mary
    Qurbaha kuwaaweeynadan Aya
    Waalidka caqabado soo food saaran
    Sidaa darteed ilmihii lalaguuro
    Hadana loo dadaalo wadanka lageeyo Madhacdo. Inuu daraag
    Kubiiro bal baaiido badan ayaa laga
    Dhexlay ee jooyooyinka haday guursan yay markiiba caruurta soocelin
    Wadamadaan galbeedka lacag ayaa
    Looga bartay kadib waxa lootuuray
    Meel adiga lacag lagaa rabo
    taa ayaa keentay
    In marba meel loo guuro😠

  • @raqiyoyusuf9175
    @raqiyoyusuf9175 3 года назад

    Asc. Wallo. Aniga. Talo. Ayaan. Ka. Raba. Wallo. Uk. Ayaan. Dagan ahay. Meel. Tuulo. Ah. Duugsina. Malahaan. Dugsi laanta a. Xanuun. Ayay. Igu. Haysaa. Xage. Igula. Talin. Lahiid. WLlo asc

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 3 года назад +1

      Waxan kugula talinayaa meelna haw guurin hadaad haysato
      Intaa sheekhu sheegay waayo
      Waa qodobo muhiim ah

  • @khasimabdikaxweyste9341
    @khasimabdikaxweyste9341 2 года назад

    Amni la aanta

  • @hana8824
    @hana8824 3 года назад

    1sano ayaan geedi uurka ka ahaa lakin aanan kaguurin maraykan waxana ixakamaynaya ilmahayga iyo aabe la'aanta aankuhayndoono, somaliya meel la aadikaro maahan waaba kasoo daraysa

    • @farxaddaqoyskafamily5449
      @farxaddaqoyskafamily5449 3 года назад +1

      Oh somaliya qofjooga aabbe maba ubbaahna ciidda aya aabbe iyo hooyaba ah

    • @farxaddaqoyskafamily5449
      @farxaddaqoyskafamily5449 3 года назад

      Balaayo ayeey sogudbiyaan warbaahintu eebalayo majirto nabad ayankuhoyana kunasotosna muqadishu alxmdulillh mareykan markan maqlo ayamba cabsada inxogleygugeynayanmoda

  • @xalimocumar6640
    @xalimocumar6640 3 года назад +1

    Asc

    • @freshlygaming6258
      @freshlygaming6258 3 года назад

      Sax

    • @kunnaayeofficial1322
      @kunnaayeofficial1322 3 года назад

      ruclips.net/video/He32Ir2VmkM/видео.html
      Intaadan dhiman daawo waanadaan weey ku anfaceysaa wallahi.

    • @kunnaayeofficial1322
      @kunnaayeofficial1322 3 года назад

      @@freshlygaming6258 ruclips.net/video/He32Ir2VmkM/видео.html
      Intaadan dhiman daawo waanadaan weey ku anfaceysaa wallahi.

  • @hanaqueen7254
    @hanaqueen7254 7 месяцев назад

    Kenya ceb an shid ahen malahan

  • @asmaaadan9028
    @asmaaadan9028 Год назад

    Ha

  • @mayanumumohamed5773
    @mayanumumohamed5773 3 года назад

    Asc haa

    • @kunnaayeofficial1322
      @kunnaayeofficial1322 3 года назад

      ruclips.net/video/He32Ir2VmkM/видео.html
      Intaadan dhiman daawo waanadaan weey ku anfaceysaa wallahi.

  • @QISOOYIN353
    @QISOOYIN353 3 года назад +1

    Wcs waa arin dhab ah
    ruclips.net/video/Y1XKRlYd6J0/видео.html

    • @kunnaayeofficial1322
      @kunnaayeofficial1322 3 года назад

      ruclips.net/video/He32Ir2VmkM/видео.html
      Intaadan dhiman daawo waanadaan weey ku anfaceysaa wallahi.

  • @safiya8016
    @safiya8016 3 года назад

    Runta aya ka hadshey shiiqo

    • @kunnaayeofficial1322
      @kunnaayeofficial1322 3 года назад

      ruclips.net/video/He32Ir2VmkM/видео.html
      Intaadan dhiman daawo waanadaan weey ku anfaceysaa wallahi.

  • @kunnaayeofficial1322
    @kunnaayeofficial1322 3 года назад

    ruclips.net/video/He32Ir2VmkM/видео.html
    Intaadan dhiman daawo waanadaan weey ku anfaceysaa wallahi.

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 3 года назад +1

    Walalow in aan noqono geed harwayay idinkaa inogu wacan maxa yelay idinka wadankenina naga soburburiyay reerkiina burburiyay.

    • @kunnaayeofficial1322
      @kunnaayeofficial1322 3 года назад

      ruclips.net/video/He32Ir2VmkM/видео.html
      Intaadan dhiman daawo waanadaan weey ku anfaceysaa wallahi.

  • @abdiosma4333
    @abdiosma4333 3 года назад

    SHEEKHOOW WAQTIGAAGA SI FIICAN UGU RAAXAYSO OO BAABURTA YAY KU

  • @mahamedsalah5812
    @mahamedsalah5812 2 года назад

    Ethoibiya

  • @farhiyaabdi1077
    @farhiyaabdi1077 3 года назад

    Dhulkii hooyo wax dhama lawaa

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 3 месяца назад

    Sax

  • @bisharoibrahim7454
    @bisharoibrahim7454 3 года назад

    Wert alahakusiiyo sheeqoow tala fiican ayaad nasiisay

  • @TeamSamia27
    @TeamSamia27 4 месяца назад

    Soomaali matuqanacsani uf Soomaali waa naclad😏😏😒😒😒😒😒😒😒😦😦🖕

  • @asmaaadan9028
    @asmaaadan9028 Год назад