Yaab Ceeb weyn isra waxaa nalka u shida masar| Kala shakiga isra iyo mareykan| Burburka Etoobia

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Yaab Ceeb weyn isra waxaa nalka u shida masar| Kala shakiga isra iyo mareykan| Burburka Etoobia
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Комментарии • 243

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  8 дней назад +30

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @HazaamAhmet
      @HazaamAhmet 8 дней назад

      What's appka jawaab waan ga la'ahy

    • @geeljire1658
      @geeljire1658 8 дней назад

      Sheekhow waas soomaali ma aha laakiin waa koox yar oo soomaalidu u taqaanno Dabaqoodhi waana shaqaale itoobiyaan ah.

    • @BakarBakaryare
      @BakarBakaryare 8 дней назад

      Aawey qisooyin kii jinka iyo sixirka😂😅😅

  • @samiramuse2458
    @samiramuse2458 8 дней назад +13

    Masar waligeedba yuhuuday la jirtay subxaanallaah meesha falastiin ka jabtayba waa masar iyo jordan ilaahay umada haka qabto nimankan xukaamta carabta

    • @haa8793
      @haa8793 8 дней назад

      رقما عنهم filistin wey xurobi

  • @ahmedburhancali
    @ahmedburhancali 8 дней назад +5

    Walahi shekhow I was born and raised in Kenya hadana wali wankunolahay Kenyan wan ahay lkn Somalia wa wadankayga 1

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 8 дней назад +5

    Qarnigan aanjoogno soomaali iney itoobiyaan unaageeyaan waa wax madaxa saxdaa kaweyn damiir adagaa subxaanallaah

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 8 дней назад +4

    Waa run sheeg somali galbeed inkastoo dad somalinimadu ku weyn tahay ay ku jiraan hadana damqasho somali kale hadey tumaado somalida nfd baa ku horeysa siyaasiyiinta somalida ee halkas jooga waxayba u hadlaan sida madaxda somaliya mnshq Allah xiligii bada ayaan ogaa oo kenya gudaha bay ka guuxaysey wlhy mnsha Allah

  • @ZeynabNoor-md3uz
    @ZeynabNoor-md3uz 8 дней назад +2

    Cadawga ummadda somaliyeed allah ha isku jebiyo meel kastoo aay joogaan iyo cid kastoo aay yihiin aamiin yaa rabbi somali iyo somalia guuul waarta boggodana burcad allah ha isku keyn Mariiyo aamiin yaa rabbi

  • @xaawolaki9273
    @xaawolaki9273 8 дней назад +5

    Ilaahow soomaaliya iyo falastiin iyo muslim kasta oo dhiban ugargaar oo u hiili o hanuuni

  • @SahraMaxamednuur-f3o
    @SahraMaxamednuur-f3o 8 дней назад +4

    Walal dad kuna iskumid maaha faraha biniadam kuna masino somali gal beedna waa cida ugu jecel inay somali oodhani isku so noqoto ilaahaw somali oodhan midee muslim koo dhana midee ya allah 😢😢😢

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 8 дней назад +2

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @user-lb4ct6vr2e
    @user-lb4ct6vr2e 8 дней назад +3

    Waxa layaabo majiira waayo xukuumad Masaariida dhamanto waa Munaafaqiin weyn
    Blse maalimaalamaha kamid waxa osocoto odhaciidonta in Ciidmada masaarida lalayo oo sida lobuburiyey Qaza loburbuurin doono Maagaloyiinka masaarida man fooga maalintasa waa lagaaray Insha Allah

  • @XasanCabdullahiSiciid
    @XasanCabdullahiSiciid 8 дней назад +2

    Haa anigaa garanayo luuqada xabashiga waa sidaas lkn meesha uuleeyahay ciidnkii siyaad bare ee ahaa ciidankii somalia waan munaasabd laguqabtay jgjgo ahna aasaaska ciidnka bariga itoobyo ee fadhiyo herer

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 8 дней назад +3

    SHEEKH INEY SACBIYAZN WEYKU QASBZNYIHIIN OO WAA DAD GUMEYSI U BARTEY

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 8 дней назад +2

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 8 дней назад +10

    IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 8 дней назад +2

    Scw scw scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo xiisbuulaah yamane iran Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 Somaliya king 👑👑🦁

  • @abdirahmanismailabdi4671
    @abdirahmanismailabdi4671 8 дней назад +1

    ASC.DULMI DIID ALLAHA IDIN XAFIDO EN melwalba oo aan jogoba Walle wadankeyga Somaliya ayaa igala weyn balse Calolshaqeyste mojidis

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 8 дней назад

    Shiikh xaqiiqdu waxey tahay ummada Soomaaliyeed cadaalad daro ayaa heysata hadii ay cadaalad heli lahaayeen caqligoodu waa uu shaqeyn lahaa waa sida aan isleeyahay ee ummada xaqqa alaha tuso aamiin yaa RABBALCAALAMIIN

  • @BashkaLibaax
    @BashkaLibaax 8 дней назад +2

    Ilahay.haskujabiyo.wayo.dalim.dulmi.falayal.dulmiga.ilahay.majecla

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 8 дней назад +2

    Somalia 🇸🇴 guul.

  • @abdisalamyoussouf4090
    @abdisalamyoussouf4090 8 дней назад +2

    Eee masar iyo dowladahaaa carab odhan waaa shaqalaaha yahudaa

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 8 дней назад

    Somalida waa dad wareersan Ilaahay ha soo toosiyo.

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 7 дней назад

    allaha jabiyo isreal aamiin yarabi

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 8 дней назад

    😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah iyo xaaladaha dunida ❤😂❤❤❤

  • @abdullahimaxamed5581
    @abdullahimaxamed5581 8 дней назад

    Wadaad iiga jawaab dhaantadii jigjiga uu kucaayayay onlf

  • @ayusuf7185
    @ayusuf7185 8 дней назад

    Waa dad dalkooda jecel difaacinadoona.

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 8 дней назад

    SaomLiya waay is ravmbaan laakiin xssan sheekh hadddiii laga kexewyo way is afgaran karaan soomaaliya waa dhib ku ah waa xssan sheekh iyo shabaab iyo itoobiya
    Markaa inta xassn sheekh joogo waa dhib iyo burbur gudaha oo xun oo siii socda

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 8 дней назад

    .shiiq.alle.haku.barakeyo.shalay.xamar.itoobiyaanku.ayagoo.madaafiic.ku.garacaya.ayaa.dad.xamar.jooga.usac.binayen.damiirku.markuu.dhinto.waa.sidaas

    • @hassanmohamedroble8396
      @hassanmohamedroble8396 8 дней назад

      Ka waran ragii dhiiga u huray ee u diidey hurdada, kuwa sacbinayey waa kuwa shalay Baarlamaanka ku taageerayey Ethiopia oo kale. Duli weligiiba wuu jiray, sida majeerteenka isaaqa raxanweynta abgaalka qaarkii Xawaadle qayb ka mid ah. No use dabadhilif

  • @JuufeMaxamed
    @JuufeMaxamed 7 дней назад

    Maxakale oo aysameeylahayeen.sadayana sacabin soo dawladoodii mahan meeshana ayfadhiyaan

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 8 дней назад

    Sheikqow wuhuu aaminsanyahay Adan bare maaminsanin, Adam wasiyaasi

  • @cadecarab9620
    @cadecarab9620 7 дней назад

    Waa sacab mu naafaqaday ku jirto waan joogaa waan ku qas b

  • @ahmedhersi4025
    @ahmedhersi4025 8 дней назад

    Itoobiya waxay samaysay dad badan oo muuqa luqada uun soomaali ka ah macaa soomaaliya ayay joogaan waana in kuwaa shacabka soomaaliyeed madaxa ka jaraan oo aan qabiil loo eegin

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 8 дней назад

    Sheekh faraaciinta awalba kheer ma leheen hadane wiilkoda u haayo wadanka xasbunallah wa nicmal wakiil

  • @zahraosman3540
    @zahraosman3540 8 дней назад

    Itopia way burburtay.

  • @halimafarah8012
    @halimafarah8012 8 дней назад

    Tiihban kujirna Allah ha naxiftiyo

  • @SahroSharmake-uj3zf
    @SahroSharmake-uj3zf 8 дней назад

    Waa saxanyahay hadalka

  • @XaliimoMaxamed-iq6nt
    @XaliimoMaxamed-iq6nt 8 дней назад

    Sidaas ayaan rabnaa waayo dowladii soomasliya waxabaabi iyey itoobiyo

  • @abdihakim4133
    @abdihakim4133 8 дней назад

    Asc walaal soomaali Ethiopian ayaan ahay
    Marabo hadana in aan xamar ama hargaysa oo aan layga jeclayn aan isu dhajiyo
    Qabyaalad iyo kala qoqob ma rabo
    Ethiopia waan ku faanaynaa walaal
    Muslim somali etoobiyaan ah

  • @abdimohamed5638
    @abdimohamed5638 8 дней назад

    Shacabkeena marnaba ma jeclo gumeysiga xabashada

  • @xiinfinin
    @xiinfinin 8 дней назад

    Waa uuu iska alifanayaa

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 8 дней назад

    Somalida ethiopia sacabeyniya xumanta xassan sheikh ba qu beerey maadama uqu soo ciyaarey dhaatada

  • @soumeya-zb8rp
    @soumeya-zb8rp 8 дней назад

    Haa Somalia wa kuduush Ethiopia kadibna wabuurburte

  • @ShamsudiinAxmed
    @ShamsudiinAxmed 8 дней назад

    Asc Sheekh dadkan soomaalida ee Xabashiga sacabka u tumayaa maaha micnaheedu iney taageerayaan ee maba maqlayaan qofkan hadlaya mana arkayaan ee sacabku dhaqanka soomaalida

  • @user-ej6zb3fc6y
    @user-ej6zb3fc6y 8 дней назад

    Masar waa ibnu yahuud ,nacallatulaahi caleek masar

  • @aliabdiali272
    @aliabdiali272 8 дней назад

    Asc Sheikh Somali waa kala tagtey cid walba meesha ha imaansato waxa kala direy Irrir Samaale

  • @CabdilaahiAhmed-p5q
    @CabdilaahiAhmed-p5q 8 дней назад

    Su,aphasia waa sax lakin somalid adshegaysa miyanay tiberi hore lamstafeyay

  • @MustafeJamac-cw9fj
    @MustafeJamac-cw9fj 8 дней назад

    Allaahuakbarallaahuakbarallaahuakbarallaahuakbarallaahuakbarallaahuakbarallaahuakbar

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 8 дней назад

    Yahuuda Allha dhulka lajaro wixii lajiraba

  • @farahomar463
    @farahomar463 8 дней назад +1

    Ogadenka dad uistagan mahan somalinimo inyar moye mida kale hadad egto raga usacabtumo gumesiga ayagaba dhaxdoda ismajeclo oo halka qabiladoda ay israbin firi kenya ogadenka jogo firi itobia kuwa jogo tas aya kutuseso iney xag alle kadulesanyihiin away onlfti halganka kulajortay itobia ayaga aya lugaha isqabtay dadkas miyad ledahay somalia wax hauqabteno maya sxb

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 8 дней назад

    Dawladii hore waxa burburiyey qabqabliyashii oo hada madax lanoga dhigay,hadey sidan ay ka socodto wey u dhamane

  • @user-wn1jp6un4r
    @user-wn1jp6un4r 8 дней назад

    Waa layaab walle😢

  • @Cabdule-bm1nc
    @Cabdule-bm1nc 8 дней назад

    ASC Sheekh arimaha ad Ka hadleyso marka qaar weykula fogani hayaan tussle waxad shegtay Somali itobiyan iyo Somali Kenya wey Jiran lkn hadalka sad udhigeso olaga fahmayo QABIIL AMA QOMIYADA GAR AH AYAAD KU DURESA plz wanku jecelnahay adiga iyo barnamijkada ha nagu sii fogaanin wabilahi towfiiq

  • @user-yj6zm6jq5u
    @user-yj6zm6jq5u 8 дней назад

    Soomaali baa nahay Etoobiyaan iyo kinyaati manihi
    waana damiir xuma .

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 8 дней назад

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @Boqorejr10
    @Boqorejr10 8 дней назад

    Madaxda dawlad deeganka abiy ahmed qofkii ka so horjeesta wa la xidhii haddii ay midoban oo ay iyagu qofka ay raban dooran lahayeen wn xoorobii lahayn d.d.s

  • @user-ep9xt9uz6h
    @user-ep9xt9uz6h 8 дней назад

    Somalia awodi baa malle marka ina jojiyan ayauron sheik

  • @LuulLuul-qd1hi
    @LuulLuul-qd1hi 7 дней назад

    Wll wabeen aniga yoga kilalka wll dadka wal shiriya sababtu way tahay umada walasoshiriya kadiban dantalarabo aya lagufushada umada somaliyeed wamasakin lagu dushaxayo wan sawir camal

  • @mohammednuur2939
    @mohammednuur2939 8 дней назад

    Wcs

  • @abdullahisheikh6219
    @abdullahisheikh6219 8 дней назад

    Sheekh Ilaahay kheer ku siiyo. Waxaa iga su'aal ah maxay Soomaalida isu haysataa, isu gumeeysataa, maxay u heshiin kari la'adahay

  • @leban9958
    @leban9958 8 дней назад

    Dad laheysto caadadooda

  • @Mucaadmaistaage
    @Mucaadmaistaage 8 дней назад

    ilaahoow ugargaar reer falastiin 😢😢😢😢

  • @ahmedsamuel320
    @ahmedsamuel320 8 дней назад

    Asc maya walal somaliyan jabenay kumajiirto afka habashi wanaqana❤

  • @Ai.stories-r2t
    @Ai.stories-r2t 8 дней назад

    Xasan ayaaba la fadhiyo

  • @niciimaaxmed6025
    @niciimaaxmed6025 8 дней назад

    Dhibaatada ayku fiirsaneyso maanta waa falastiin bari waa ayaga taas ha ogaadan

  • @haa8793
    @haa8793 8 дней назад

    Sheikh dulmi diid wlhi ineyna fajaa igu noqoneyn sisi lacag ayuu kugatay askarta filadelfia lasogalayey malin cad someyna arkeynin

  • @JeylaaniCadowabiikar
    @JeylaaniCadowabiikar 8 дней назад

    Macalin sawirka shacabka waa mala awaal ee sax maaha
    Waxaa su,aal ah xaflada waa xagee?

  • @HirsiHILDED
    @HirsiHILDED 8 дней назад

    Cunto Gaal & Isalam meel aykala sodegaan miyanay UBAAHNERN

  • @CabdiwalikhaliifCali
    @CabdiwalikhaliifCali 8 дней назад

    Sxb kuwa sacabaynaya inbadan aaba yawgood waxaa dilay ethopia

  • @NuurGeelbuxuur
    @NuurGeelbuxuur 7 дней назад

    Dhacdooyinka.gudaha.itobiya.kasocda.noosoo.bandhiga.marwalba.si.aan niyayada.ugu.dhisano

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 8 дней назад

    Itoobiya waa ishaysataa ita a lna maleh maanta laakiin diciifnimada doqoniimadu kudheehantahy ee soomaalida waxweyn uhaysata Itoobiya akhhaas

  • @ahmedibraahiimaadan2267
    @ahmedibraahiimaadan2267 8 дней назад

    sidaa Mondays maa ee waxaa uu ka said baqayaa dagaalka iman 4:13 doona

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 8 дней назад

    Waa dad damiirkii ka dhintay oo la yeeshay gumaystuhu na yoolkiisu waa intaa inay halkaa gaaraan dadku oo is dhiibaan maskaxda ayaa laga dhaqayaa

  • @Mohamedibraahim144
    @Mohamedibraahim144 8 дней назад

    Waan yaabnaye allaha noo yasiro

  • @amalaliaouil7022
    @amalaliaouil7022 8 дней назад

    Arinteen ka warama carabi hadii aan aqaanlaha saw madhagysteen

  • @irshadnor4840
    @irshadnor4840 8 дней назад

    Inaga isfaadhsiinay meshaas sababto ah Qabiil ayaan walaayadeeni siinay qof Somali ah I Ethiopian jecela waa yaryahay dadkan shacabka ahna waa masaakin ma ay jecla Ethiopia.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 8 дней назад

    SHEEKH MOHAMED SOMALI XOR AH MAAHA KUWA SACABINAYA

  • @SheekhKhadar-q8s
    @SheekhKhadar-q8s 8 дней назад

    Daarood usheeg

  • @deeqxasan191
    @deeqxasan191 8 дней назад

    Faarax macalin haku darin sheekh

  • @abdisalamyoussouf4090
    @abdisalamyoussouf4090 8 дней назад

    Naga daa xaji shegadaa somali wayo niyadaa igajaabtaaa wlhi eee nagadaf

  • @saidmuktar
    @saidmuktar 8 дней назад

    Sheikh Hadan commentigeyga kabixiyo aniga waxaan ahay Somali lkn waxaan kasojeeda gobolka wagooyi Bari lkn meel aan joognaba waxaan nahay Somali

  • @abdirahmanhassan6903
    @abdirahmanhassan6903 8 дней назад

    Somaalida alaha ugargaro .

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 8 дней назад

    Masar qashin

  • @zahraosman3540
    @zahraosman3540 8 дней назад

    Somali kenya umba Somali sax ah

  • @XaliimoMaxamed-iq6nt
    @XaliimoMaxamed-iq6nt 8 дней назад

    Lakin ansga ayaa ka adkaanay ee waxa u hiilinaayay aduun weynaha

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q 8 дней назад

    Yaab foowqal yaab

  • @CabaassharifMaxamud
    @CabaassharifMaxamud 8 дней назад

    wcs

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 8 дней назад

    Walaaleheen reer soomali galbeed kuwo badan oo xataa waxaad arkaysaa ku dhahaya somaliya weligay ma arag markaad dhahid xagee ka timid ku dhahaya itoobiya oo waxaan kusoo koray jigjiga ama qabri daharo ama dhagaxbuur Walaahay Aad baan u xanaaqaa sababtoo ah jigjiga dhagaxbuur afmadow iyo inta kaleba maahan itoobiya ee wadankeenii soomaaliyeed dadka waxaan dhahaa ha dhihina itoobiya ee soomali galbeed dhaha sababtoo ah dhulka itoobiyaan maleh mana lahaan doonaan in shaa allaah maalin uuna maamulka itoobiyaanka waa laga dhex bixi doonaa ee dhulkeena soomaaliyeed ee baaxada leh ee quruxda badan ha inaga oranina dhul itoobiyaan

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 8 дней назад

    Xaaranbay kadhergen dadku damiira maleh

  • @goroddaful5324
    @goroddaful5324 8 дней назад

    Sheekh miyaad arinkaas la yaabi adigoo ogsoon in koonfur galbeed iyo Soomaliland laga ageersan yahay

  • @CookingwithHoodan
    @CookingwithHoodan 7 дней назад

    🎉

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 8 дней назад

    Waa ogaadeenka kuwaas ogaadeenka ma noolaan karaan gumeysi la aan kaakuma dhadhaab ogaadeebkaa canaboore lagu siiyaa sidaasey ku qanacsan yihiin ogadeenka dhanka itobiyana waa sidaa wey ku qanacsan yihiin gumeysiga lagu hayo waa duul la bahdilay oo damiirku ka dhintay

  • @hodanmohamud6923
    @hodanmohamud6923 8 дней назад

    Dadka sacbinaaya iyo qubada in la is dul saaray ma laga waabaa?

  • @YoussoufKako
    @YoussoufKako 8 дней назад

    L histoire d l egypte ns a appris qu il vaut mieux sacrifie 1egyptien que d detruire tt l egypte ou est l heritage historique des egyptiens en c monde waallahou aqlam

  • @ShariifWiiro
    @ShariifWiiro 8 дней назад

    Ascsh.ddid waxaad arkeyso waxa ay gumeystayaashii soomaaliyaugu tala galeen qaabkan had ay ku socoto dowladii m siyaad barre runtii waxa uu siyaad ogaa dhaqamada gumeysiga sidan oo kale ayaa wadanka loo iibsan rabay siyaad ayaa dhexda qabtay hadii aan la helin helin wadani soomaali jecel ssiyaad burburka sababaha ugu badani waxa ay ahaayeenafkaarta gumeeysiga iyo dabadhilifyada hada oo kale

  • @hassanmohamed900
    @hassanmohamed900 8 дней назад

    sxb waan kusalaamay. ninyahow waxna waad ogtahay hadana wax lama socotid.
    1 dadkani mesha lakeenay AFKA mayaqaanaan intooda bada.
    2. kaadariyiin jaWAASIIS AH AYAA DADKA KEENA meesha.
    3. shacabka Itoobiya waxay aaminsan yihiin fagaaraha kamasheegi kraaa wayla godgalaan.
    4. qofkii aan qaransan karin nama duurka ayuu aadaa si uu ujabhadeeyo ama xabsi ayuu galayaa SHEEKH.
    5 Wali maadan soo galin in Salaadiintii iyo cuqaashii lagu khasbay in ay hadlaan afka Itoobiyana kuhadlaan ayagoo somalida mucaaradaya .

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 7 дней назад

    Inay masar dab baad sheegaysaaye xattaa, ay sirdoon utahay ma cidbaa muran kaga jirtaa

  • @Madina-mg6qm
    @Madina-mg6qm 8 дней назад

    Dawlad la haysto ayan innagana miciin bideynaa la yaab

  • @kaafisaabdi1669
    @kaafisaabdi1669 8 дней назад

    GABADHA ISRA’IL LAGU DILAY WAA TURKISH LAAKIIN WAA AMERICAN CITIZEN, ORDAGON SAASUU UGU HADLAY.

  • @jamaalahmedsheikhaadam7369
    @jamaalahmedsheikhaadam7369 8 дней назад

    Soomaali waa wadan dulmiga cadi kadhigtay, oo an shacab looga Turin, cidba cidii Ka abood badantahay ama ciidan kabadantahay Ka xub badantahay ayaa iskogo cunaa, siyaasi dantiisa fiirsanaya oo shacab aan aqoon qooskiisa wadamada rer galbeedka geystay iyo AS ayaa looga baxayaa runtii shacabka soomaaliyeet weydaleen lkn maalinbaa laxisaabin doonaa i.a
    كل لكم راع وكل لكم عن مسئولن عن راعيته

  • @xaawolaki9273
    @xaawolaki9273 8 дней назад

    Waa falastiniyiinta daanta galbeed oo kale iyaguba xamaas o wiilashodi ah bay yuhuud gumaysanaysa o dadkooda xasuuqaysa ceelasha wadooyinka hoyga cisbitaalada kaduminaysa u jasuusaan o uraacan meshay la safan lahaayeen

  • @siyatmohamedabdi1120
    @siyatmohamedabdi1120 8 дней назад

    waxaas wax kama jiraan qofka somaliga ah ama Kenya hajoga ama ethopia hajogo waun Somali mabadalmayo