Documentary | Australia sida aad moodday maaha | Qaarad Lama degaan noqoneysa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 янв 2022
  • Badankeen waxaan u aragnaa Australia dal barwaaqo sooran ah, waa sababta xitaa loogu tahriibo si nolol looga helo, laakiin qaaraddu sidaas way ka duwan tahay, Xaqiiqda Australia ku daawo Documentary-gan

Комментарии • 76

  • @mohamedfarah7762
    @mohamedfarah7762 2 года назад +8

    sida la wada ogyahay dhulka keynta ah waxaa ku nool xayawaan iyo cayayaan badan, Allena adoomadiisa ayuu waraabiyaa, sababtoo ah Alle ayey u tasbiixsadaan, Ilaahow had iyo goor Awoodaada na garansii si aan kuu xusno, aamiin, aad iyo aad ayuu u mahadsanyahay barnaamij tabiyaha.

  • @shakrayare5729
    @shakrayare5729 2 года назад +7

    ITAAL MEDIA xaqiiiqo socoto iyo aqoon kororsi jogta eh💯✌️

  • @ANNA-vh3pi
    @ANNA-vh3pi 2 года назад +9

    Mahadsanid ustaad
    Taasi waxay noocadeynaysaa in gumeystuhu yahay fayris loona bahanyahy in laiska saaro

  • @ismail.5g644
    @ismail.5g644 2 года назад +5

    ITAAL MEDIA✌️
    KEEP GOING 👍

  • @abdirahmanicoab5850
    @abdirahmanicoab5850 2 года назад +4

    Masha Allah ❤️

  • @maryama4686
    @maryama4686 2 года назад +3

    Thnks bro

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 2 года назад +1

    Khukran

  • @Mohamed4333Yasin
    @Mohamed4333Yasin Год назад +2

    Next canada 🇨🇦

  • @neymarjr8516
    @neymarjr8516 2 года назад +3

    Masha Allah

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 2 года назад +8

    itaal..media plz dalka croatia🇭🇷🇭🇷 kasoo hdaL🙏🙏🙏🙏

  • @ahmedturkey3332
    @ahmedturkey3332 2 года назад +2

    Thanks sxb

  • @ilyaascabdi823
    @ilyaascabdi823 2 года назад +1

    Sxp sare waad ku mahadsantahy

  • @ayobmahdi1258
    @ayobmahdi1258 2 года назад +3

    Illhay, aya imtixan dhaba tusiya wayna ku soconaysaa ilaa amar'danbe 🤲

  • @coonkacadde8568
    @coonkacadde8568 2 года назад +2

    Aad iyo aad

  • @herozacki1178
    @herozacki1178 2 года назад +6

    Axmed madoowe hala tuso video asagaa geedihii shidaya oo dhoofinaya

  • @CODEYGAMER
    @CODEYGAMER 2 года назад +5

    Itaal Media Teacher Ku Salamay🖐️🤩🥰

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 года назад +1

    Masha alh itaal media waan idinku soo xirmay keep going mazul

  • @somalifilims2350
    @somalifilims2350 2 года назад +1

    Keep going itaal media

  • @user-qs7cl9uv4u
    @user-qs7cl9uv4u 2 года назад +1

    mahadsanid sxb

  • @borowbaydhabo6201
    @borowbaydhabo6201 2 года назад +3

    Baydhaba meel aan ahayn waa iga xaaraan

  • @roobleawoowe5573
    @roobleawoowe5573 2 года назад +1

    Mnsha Allah

  • @hanefa283
    @hanefa283 Год назад +2

    UMADAAN MADOOW WAA MASAAKIIN LOOMA OOYAAN HABAARKOODA AYAA KUDHACAY WAA REE Aubergines

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 2 года назад +5

    Next Germany 🇩🇪 🔜⏳

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 2 года назад +2

    Tolow way awoodane mxy dhir ugu beeri waayen

  • @saadaqyuusuf4348
    @saadaqyuusuf4348 2 года назад +1

    Itaal media next video rashia

  • @khabiiblame4810
    @khabiiblame4810 2 года назад +6

    Miyigeeda maxaa naga galay ma awlbaan xoolo ku dhaqanlhyn
    Meeshaas camiran ee quruxda badan ayaan rabnaa

  • @faaraxnuur5537
    @faaraxnuur5537 Год назад +3

    intaa waxan is leeyahay yaa markeliya ku geeya✋

  • @hanefa283
    @hanefa283 Год назад +1

    Waa habaarka dadka madoobaa ee reer AUBERGINEs

  • @neymarjr8516
    @neymarjr8516 2 года назад +1

    Keep going 🤗

  • @radosomtravel35
    @radosomtravel35 2 года назад +3

    dhankaan bari australia ka soo waran dhanka abaartaa waad ka sheekaysay

  • @api-azizahmet2918
    @api-azizahmet2918 2 года назад +2

    Brazil ka soo samee next

  • @munasaryare6655
    @munasaryare6655 2 года назад +2

    Horey usoco bwe❤

  • @mohamedfarah7762
    @mohamedfarah7762 2 года назад +3

    waxay aaminsanaayeen dhirta ayaa roobka soo jiidata!! maxaase ka raacay!! Allaah roob la"aan buu dhigay muddo dheer!!!

  • @Mohamed4333Yasin
    @Mohamed4333Yasin 2 года назад +2

    Argentina 🇦🇷 kasoo same zhp

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 2 года назад +1

    Mhd snd wll wlhi xog qarada ah waan rabay

  • @fatimaabdo9853
    @fatimaabdo9853 2 года назад +1

    Ustaad comoros Island noga,soowaran mahadsanid

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  2 года назад +1

      waa tan walaasheey waan diyaarinay ee halkan ka daawo:
      ruclips.net/video/sciUdC-YKak/видео.html

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 года назад +1

    Wᴏᴏᴡ ɪᴛᴀᴀʟ ᴍᴇᴅɪᴀ💗

  • @Waayo____aragg
    @Waayo____aragg 2 года назад +2

    Meeshu waaba saxaro ileen

  • @jamalhusen9600
    @jamalhusen9600 2 года назад +1

    Sxb Tanks kasoo hadal New Zealand sxb

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 года назад +3

    waxaan u haystay ustralia inay jano yar tahay sidan umaan malaynayan

  • @mawlidbashiir3503
    @mawlidbashiir3503 2 года назад +1

    Sxb indhasaracaadyadii maa nosoclisid

  • @umuyusuf7871
    @umuyusuf7871 2 года назад +10

    Thank you so much for your sharing of information about Australia

  • @shamsaanyuusuf1856
    @shamsaanyuusuf1856 2 года назад +1

    Inaad run sheegaysid atay ila tahay pro

  • @hodankadar4479
    @hodankadar4479 2 года назад +1

    Waa war fiican sxp waad ku mahadsantay

  • @caydaruusjaamac9400
    @caydaruusjaamac9400 2 года назад +1

    Waamaxay waxay dabeecadu siiso
    Waxaad tidhaahdaa waxa allaah dhulka ka siiyo

    • @aweyshaji
      @aweyshaji 2 года назад

      "Maad tiraahdid" lee maan joogeennaa?

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 2 года назад +1

      🤣🤣🤣taas wuu kukhaldamay

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 2 года назад

      @@aweyshaji see waaye adi khofka malasixikarro miyaa hee....ad lee waaye😆😆

  • @massmass8300
    @massmass8300 2 года назад +1

    war australia hadii abaaro aafeyeen
    duurjoogti mxy geela ulaynjirta
    dawladu🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 2 месяца назад

    Haka guuraanoo, markii horeeba waydaceen?

  • @hanefa283
    @hanefa283 Год назад +2

    BRITISH WAA REER CADAABEED REE CADAABEED NA WAA UUN REER CADAABEED

  • @Kevinlewis5678
    @Kevinlewis5678 2 года назад +1

    New zealand kasoo hadal

  • @yasminmoktar2069
    @yasminmoktar2069 Год назад

    Please india ka soo hadal

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 2 года назад +1

    3:28 😳😳😳

  • @maxamedxaash9709
    @maxamedxaash9709 2 года назад +1

    Nn

  • @asidmoha3614
    @asidmoha3614 2 года назад +1

    Wixi debecada sisa ma had kawada

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 2 года назад

      Yaxni wuxuu kala jeeday wixii Eebbe siiyo wuxuuse kasoo tarjumay af ingiriis “what nature gives them”...

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 Год назад +1

    OTAAL MEDIA YANAGYUU

  • @abdulaahiaxmed7152
    @abdulaahiaxmed7152 2 года назад +2

    Kkk(kkkkk waxan u heystay meel qabow oo aad u barwaaqo badan kkkkkk waxan baraha bulshada ka arkeynay geel diyaarado lgu ceyrsanaayo oo nimcada taala la qiyaasi karin

  • @dahirgabobe5213
    @dahirgabobe5213 2 года назад +1

    Australia ma sidaan ayay nabaad guur u tahay mise meeshu waa burkina faso

    • @abdikadirJamaame
      @abdikadirJamaame 2 года назад

      Kkkk Australia 🇦🇺 waa qaarad wey leedahay qaybo kaymo barwaaqo ah iyo saxaro lama degaan ah

  • @mustafasamatar9472
    @mustafasamatar9472 2 года назад +3

    malaha ustralia kale ayaad ka hadlaysa walal ustralia waa meesha aduunka ugu qurux badan water fall waa wayn bay leedahay iyo kaymo waa wayn awal hore documentry ga aad soo duubto wan ku qanci jiray kan caawa aad kaantay ima cajabin hal meel oo bilaa roob ah ayad soo qaadatay ka dibna ustralia waxad ku shegtay gabi ahaanba intay tahay meel qalalan oo saxare ah beenaale aya tahay kuma dhihi kare fadlan iska hubi waxad umada u sheegayso

    • @abdifatahaadan5972
      @abdifatahaadan5972 2 года назад +1

      Zxp Canada iyo Switzerland lagama Hadlayo ee Australia waa wadan qalalan oo kulul Inyar mooyane wadanka intiisa badan nolol adag ayaa ka Jirta lkn magaalooyinku way quruxbadanyihin waaney horumarsanyihiin lkn waxa laga Hadlaya waa cimilada

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 Год назад

      Ustaralia saxda ah waye wana qarad adunka ka baxsan bada ku dhaxtal Mar dhaw ayaba lagu so daray qarada Asia in kasto xigto dhanka Asia adiga arkayo ku qor RUclips ka inta yar casimada ah be ka qurux badan yihin

  • @CumarkingKingcumar-vi1ge
    @CumarkingKingcumar-vi1ge 3 месяца назад

    Hellw

  • @ilyaascabdi823
    @ilyaascabdi823 2 года назад +1

    Sxp sare waad ku mahadsantahy

  • @ilyaascabdi823
    @ilyaascabdi823 2 года назад

    Sxp sare waad ku mahadsantahy