Xaqiiqooyin ku saabsan Finland | Dalka ugu farxada badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Finland | Dalka ugu farxada badan#Finland
    Finland waa dal kamida dalalka Nordic ama waa dal dhaca waqooyiga yurub wuxuuna xad la leeyahay dalalalka kala ah Sweden,Russia,iyo Norway.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 256

  • @Anna-od5vp
    @Anna-od5vp 3 года назад +67

    Dadka ugu farxada badan aduunka waa musliminta🤩🤗

    • @cabdirisaaqmaxamuud9452
      @cabdirisaaqmaxamuud9452 Год назад +2

      Diin lagama hadlin

    • @butterflies655
      @butterflies655 10 месяцев назад

      Finland was ranked the happiest country six times in a row 2018-2023. It is a Christian, Lutheran country.

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +79

    Finland Ayaan idinka Soo Salaamaya🇫🇮😉

  • @abdikaadirfiile57
    @abdikaadirfiile57 3 года назад +6

    Anagaa kunool Finland 🇫🇮 Kuwan iyo Farxad Kala dheer

    • @kamaludin6111
      @kamaludin6111 3 года назад

      Beenta ma ahan 😂😂😂

    • @PSA4
      @PSA4 3 года назад

      qof bilaa diina xaguu farxad ka keeni
      war dadka diinta gaarsiya wuxu yiri 70% waa Christian

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss 3 года назад +31

    Finland Dalki Waxbarashada🔥

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 года назад

      Qisada ✈️ diyaaraddii la waayay ee gilgishay 🇲🇾 Malaysia _ ruclips.net/video/jyaFsGtgLsk/видео.html
      Part 2 :- ruclips.net/video/YsHyA7h3qkg/видео.html

    • @inasaed2028
      @inasaed2028 Год назад

      Waxbarashadiisu miyay wacan tahay saaxiib?

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 3 года назад +9

    TANAAD macalinka nolosha
    Mahadsanid in badan bro
    Horayna usoco
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 года назад

      Qisada ✈️ diyaaraddii la waayay ee gilgishay 🇲🇾 Malaysia _ ruclips.net/video/jyaFsGtgLsk/видео.html
      Part 2 :- ruclips.net/video/YsHyA7h3qkg/видео.html

  • @somaliachannal5442
    @somaliachannal5442 3 года назад +8

    YAA HAMINOOYO 2021 DALKA FINLAN🇫🇮🇫🇮🇫🇮🇫🇮me i.a Adna

  • @salaadabdalla9052
    @salaadabdalla9052 3 года назад +7

    Mahadsanid wllkey waxaan ahy qof kugu xiran markasta waxaana kaa codsady muqaal dalka Sweden 🇸🇪 mudo fog kasoo wareegtay wllkey waxaan rajeynaa maalin un inaa soo galin doontid insha allah

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 года назад

      Qisada ✈️ diyaaraddii la waayay ee gilgishay 🇲🇾 Malaysia _ ruclips.net/video/jyaFsGtgLsk/видео.html
      Part 2 :- ruclips.net/video/YsHyA7h3qkg/видео.html

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад +9

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 года назад

      Qisada ✈️ diyaaraddii la waayay ee gilgishay 🇲🇾 Malaysia _ ruclips.net/video/jyaFsGtgLsk/видео.html
      Part 2 :- ruclips.net/video/YsHyA7h3qkg/видео.html

  • @haiisheegin8222
    @haiisheegin8222 3 года назад +2

    Nio soobadi mowduuc yada dalka 👍👍👍

  • @faisalhusseinfarah220
    @faisalhusseinfarah220 3 года назад +3

    Gaallo iyo Farxadi kala dheer.
    Farxadda Ifka iyo tan aakhiroba waxay usugnaatay Muslimiinta.

  • @jasiiramedia6307
    @jasiiramedia6307 3 года назад +35

    Nabi maxamed scw waxa uu dhahy ilahay adoonkisa waxa uu cawiyaa marka adoonku cawiyo wllkis wll qali subscribe igu cawi ilahay haku xifdiyee subscribe subscribe 😭😭😭😭😭😭😭8

    • @cabdiaskarbuulle4887
      @cabdiaskarbuulle4887 3 года назад

      runbuu sheegay nabi maxamed scw waan kuu saaraye adna ii saar

    • @cabdiaskarbuulle4887
      @cabdiaskarbuulle4887 3 года назад

      runbuu sheegay nabi maxamed scw waan kuu saaraye adna ii saar

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 года назад

      Qisada ✈️ diyaaraddii la waayay ee gilgishay 🇲🇾 Malaysia _ ruclips.net/video/jyaFsGtgLsk/видео.html
      Part 2 :- ruclips.net/video/YsHyA7h3qkg/видео.html

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 года назад

      @@cabdiaskarbuulle4887 Qisada ✈️ diyaaraddii la waayay ee gilgishay 🇲🇾 Malaysia _ ruclips.net/video/jyaFsGtgLsk/видео.html

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Год назад +1

    Thank you Tanaad

  • @zakinawi3301
    @zakinawi3301 3 года назад +2

    Waa ku salame wll sare

  • @Waytosucess.1
    @Waytosucess.1 3 года назад +17

    I am first

    • @khadijaahmed7776
      @khadijaahmed7776 3 года назад

      Sxb wxad marka xiga wxad nageysa dalka canada

  • @user-fp9tl6bt8p
    @user-fp9tl6bt8p 11 месяцев назад +1

    Rajayinka 2024 I.a Finland wa so socda iso duceeya

  • @abdiaziizabdullahi3941
    @abdiaziizabdullahi3941 3 года назад +1

    Mnsha Allah ❤️ aad ayaan ugu faraxsanahay in tanaad solabatay

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 года назад

      Qisada ✈️ diyaaraddii la waayay ee gilgishay 🇲🇾 Malaysia _ ruclips.net/video/jyaFsGtgLsk/видео.html
      Part 2 :- ruclips.net/video/YsHyA7h3qkg/видео.html

  • @labaqolle
    @labaqolle 3 года назад +1

    From Morocco 🇲🇦🇲🇦

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 10 месяцев назад

    Masha allllah finlaaandd swedennn norwayyyy waa wadamo ad u quruxbadan

  • @khaalidmaalindahir9868
    @khaalidmaalindahir9868 3 года назад +3

    Hyvää Suomi Finland🇫🇮🇫🇮🇫🇮

  • @AG-db6px
    @AG-db6px 3 года назад +1

    Keep going

  • @farhaanfurahaqalbiga8110
    @farhaanfurahaqalbiga8110 3 года назад

    Dalka ugu murugada badan
    Waa.dalkee ustaad

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 3 года назад

    Mahadsanid sxb

  • @maxameddeeq9667
    @maxameddeeq9667 3 года назад

    Dalka hungry inoo soo gudbi thnkz

  • @zakidheenmedia155
    @zakidheenmedia155 3 года назад +3

    Finaland 🇫🇮idinka so salamaayaa

  • @abdiaziizmohamed2596
    @abdiaziizmohamed2596 3 года назад

    Thnks ustaad

  • @zakiyare2488
    @zakiyare2488 3 года назад +1

    Legend Tanaad wax bdn ka faaiidey chenelkan keep going ustaad

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 10 месяцев назад

    Masha alllllah

  • @dhambaalmedia1
    @dhambaalmedia1 3 года назад

    Horumar wacan Tanaad

  • @saidsalasalat9938
    @saidsalasalat9938 3 года назад +3

    Fast comment keep going 💯💯 zxp

  • @jamadirie45
    @jamadirie45 3 года назад +1

    Helsinki baan idinkasoo salaamaayaa

  • @mohamedwarsameabukar5259
    @mohamedwarsameabukar5259 3 года назад +4

    Wxaa is leeyahy inaa isku qaladay Finland iyo Indonesia
    **Finland is known as the 'land of Thousands of lakes'. It is because the country has innumerable lakes. It is because of geological conditions existed thousands of years earlier. Although there are no glaciers in Finland now, the effects of glaciation can be seen in the geography and lake formation in present day.
    *Indonesia is called the country of Land of Thousand islands.

  • @faysalabdul6625
    @faysalabdul6625 3 года назад

    What a Great came back ii nollow pro

  • @samiirmoha8738
    @samiirmoha8738 3 года назад +1

    Keep going my brother 👏👏

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 года назад

    M.a ustaad aad baad umahadsantahay welcome back 💯❤

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 года назад

      Qisada ✈️ diyaaraddii la waayay ee gilgishay 🇲🇾 Malaysia _ ruclips.net/video/jyaFsGtgLsk/видео.html
      Part 2 :- ruclips.net/video/YsHyA7h3qkg/видео.html

  • @user-fu3og7sf4p
    @user-fu3og7sf4p Год назад

    Golden voice

  • @globalwarm975
    @globalwarm975 3 года назад

    I am first of veiwer taday it is great

  • @AQOONTAGUUD-de2hv
    @AQOONTAGUUD-de2hv 3 месяца назад

    ❤❤❤

  • @maxamedturki2252
    @maxamedturki2252 3 года назад +1

    Keep going tanaaad🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @oladadam7538
    @oladadam7538 3 года назад +1

    Keep going broh

  • @ibrahimnabadey1533
    @ibrahimnabadey1533 3 года назад +1

    Keep going pro

  • @xasannadaara1channel875
    @xasannadaara1channel875 3 года назад

    Waa wadan cajiiba waan jeclaa jire inaan tago balse waa ii suuro geli weyse Finland

  • @mohamedfantastic2706
    @mohamedfantastic2706 3 года назад

    Ma ka haayo xaqiiqoyinka serbia 🇷🇸

  • @user-rd2je4nw6c
    @user-rd2je4nw6c 10 месяцев назад +4

    from somaliland

  • @xildhibanada3242
    @xildhibanada3242 Год назад +1

    wllhy waa riyadeeyda filan mar un wan tagi i.a

  • @suldaanxikmo8001
    @suldaanxikmo8001 3 года назад +1

    Keep a goin pro

  • @abdallejunior3376
    @abdallejunior3376 3 года назад

    Tanaad chanel keep going

  • @abaganaabagana5828
    @abaganaabagana5828 3 года назад

    Asc.
    Jizzaakallaah

  • @ducoofficial
    @ducoofficial 3 года назад

    Tanaad Janaral aan Jeclhy KEEPGION BRO

  • @manmodricmanmodric3473
    @manmodricmanmodric3473 3 года назад

    Subject muuqaldan zo padi
    Keep forward zxb qali

  • @hubaalmedia296
    @hubaalmedia296 3 года назад

    Tanaad waa channel ka lakiya ee muuqaal kasta oo uu soo duuba yahay mid laga faaido aqoon guud iyo mid gaar ahna
    Taariikh
    Dhaqan

  • @AhmedMohamed-td3cw
    @AhmedMohamed-td3cw 3 года назад +3

    Holland ayaan ka sugeena iyo biljamka ustaad plz

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 года назад

      Qisada ✈️ diyaaraddii la waayay ee gilgishay 🇲🇾 Malaysia _ ruclips.net/video/jyaFsGtgLsk/видео.html
      Part 2 :- ruclips.net/video/YsHyA7h3qkg/видео.html

  • @cawiyahadadweynaha
    @cawiyahadadweynaha 3 года назад

    Keep going my bro

  • @alibillowkhalif4387
    @alibillowkhalif4387 3 года назад

    Keep going bro waan ku taagera Tanaad

  • @maankeey1488
    @maankeey1488 3 года назад +1

    Sxp canda kasoo hadal like inta igu raacsan

  • @najaxjaamac4852
    @najaxjaamac4852 3 года назад

    Kumad soo darin shaqooyinka ugu cansan ama shaqooyinka loogu radiska badanyey dalka

  • @papuanewguinea1539
    @papuanewguinea1539 3 года назад +2

    6:25 👏👏 🇩🇪

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 года назад

      Qisada ✈️ diyaaraddii la waayay ee gilgishay 🇲🇾 Malaysia _ ruclips.net/video/jyaFsGtgLsk/видео.html
      Part 2 :- ruclips.net/video/YsHyA7h3qkg/видео.html

    • @papuanewguinea1539
      @papuanewguinea1539 3 года назад

      @@khalidhashi thanks

  • @kingakramofficial3483
    @kingakramofficial3483 3 года назад +1

    Waxaanu ka faaiday aqoon iyo dalal barasho mahadsanid wll

  • @asiaayman6744
    @asiaayman6744 3 года назад

    Keep going brother

  • @kaafijunior7324
    @kaafijunior7324 3 года назад

    RAMADAAN KARIIM ASXAABTA

  • @cqanimohamedali6382
    @cqanimohamedali6382 2 года назад

    Insha.allah Mar Baan adi doona

  • @dahirusman968
    @dahirusman968 3 года назад +1

    Mahadsanid wllkey waxan ka codsanaa in aadnoosogudbisid 10 ka dal ee caalamka ugu xeebta dheer ama shanta dal mid kii aadoontid nosogudbi

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 года назад

      Qisada ✈️ diyaaraddii la waayay ee gilgishay 🇲🇾 Malaysia _ ruclips.net/video/jyaFsGtgLsk/видео.html
      Part 2 :- ruclips.net/video/YsHyA7h3qkg/видео.html

  • @abdallaandikariim3249
    @abdallaandikariim3249 3 года назад +1

    Zxp Norway kasoo hadal 🇸🇯🇸🇯🇸🇯🇸🇯🇸🇯🇸🇯

  • @Respect-re9bb
    @Respect-re9bb 3 года назад

    Next Sweden🇸🇪🙏

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc6021 3 года назад

    Ramadaan kareem macalin

  • @abdallaomar123
    @abdallaomar123 3 года назад

    zxp belgium kasoo hadal 👐👋👏

  • @hamaadicabdalla7107
    @hamaadicabdalla7107 3 года назад

    Waan ku salaamay wll aad baa ugu raja weyna ina kaso hadasho dalkan Lkn cawa ayaa no so deysey

  • @salanabshir3511
    @salanabshir3511 3 года назад +2

    First👋

  • @suldangamer7081
    @suldangamer7081 3 года назад +1

    Please Macluumaad Ka soo Samee Dalka Sweden

  • @abdirahmanmohamud8587
    @abdirahmanmohamud8587 3 года назад +2

    LATVIA KASUGENA PRO ❣👊

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 3 года назад

    Tanaad Channel ❤️❤️

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 года назад

      Qisada ✈️ diyaaraddii la waayay ee gilgishay 🇲🇾 Malaysia _ ruclips.net/video/jyaFsGtgLsk/видео.html
      Part 2 :- ruclips.net/video/YsHyA7h3qkg/видео.html

  • @abdikaniibrahim381
    @abdikaniibrahim381 3 года назад

    Walaal sheeko badhan ookusaabsan finland baan rabnaa ..

  • @aminjamalmohamed654
    @aminjamalmohamed654 3 года назад

    M.A sxb waan kuwataaa mhsnd

  • @mohakagawa2329
    @mohakagawa2329 3 года назад

    Finland❣🤟

  • @mohamoudomar7792
    @mohamoudomar7792 3 года назад +11

    rer finland is muujiya hadii aad joogto turku 😂

    • @amkacali4448
      @amkacali4448 3 года назад

      Espoo

    • @cawilciise425
      @cawilciise425 3 года назад

      Turku Nummi

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 года назад

      Qisada ✈️ diyaaraddii la waayay ee gilgishay 🇲🇾 Malaysia _ ruclips.net/video/jyaFsGtgLsk/видео.html
      Part 2 :- ruclips.net/video/YsHyA7h3qkg/видео.html

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 года назад

      @@amkacali4448 Qisada ✈️ diyaaraddii la waayay ee gilgishay 🇲🇾 Malaysia _ ruclips.net/video/jyaFsGtgLsk/видео.html
      Part 2 :- ruclips.net/video/YsHyA7h3qkg/видео.html

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 года назад

      @@cawilciise425 Qisada ✈️ diyaaraddii la waayay ee gilgishay 🇲🇾 Malaysia _ ruclips.net/video/jyaFsGtgLsk/видео.html
      Part 2 :- ruclips.net/video/YsHyA7h3qkg/видео.html

  • @zuhaibsaari6609
    @zuhaibsaari6609 3 года назад +1

    Warbixin ka soo same dalka Austria 🇦🇹

  • @BuuxCokiye3321
    @BuuxCokiye3321 3 года назад

    Legend 8 Ramadan

  • @isma-lurechanel2522
    @isma-lurechanel2522 3 года назад +1

    Finland anaa deggan wax faraxsanna maba arkee xaggee iska qaban la’dahay. Dadka dhan inay xanaaqsanyihiin baa u malaysaa.

    • @nashy3731
      @nashy3731 2 года назад

      😂😂😂😭

  • @AyaanleEric-xf4cm
    @AyaanleEric-xf4cm Год назад

    Filand farxada aan ku jclhay

  • @habeeyestd6048
    @habeeyestd6048 3 года назад

    Maalin walba video soo dhig bro

  • @abdikarinabdirashid3517
    @abdikarinabdirashid3517 3 года назад

    Asc bro Dalka Sweden muuqaal ka soo samee. Mahadsanid.

  • @zakariamohamed3418
    @zakariamohamed3418 3 года назад

    Maaha Viland ee waa Finland

  • @Diinimohamed8125
    @Diinimohamed8125 3 года назад

    Tanaad aadbaan idin salaamayaa

  • @abdikareemomar7364
    @abdikareemomar7364 3 года назад +1

    Halka aad joogtana noo sheeg sxb
    Waa mid kamid ah dadka kugu xidhan waad mahad san thy sxb

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 года назад

      Qisada ✈️ diyaaraddii la waayay ee gilgishay 🇲🇾 Malaysia _ ruclips.net/video/jyaFsGtgLsk/видео.html
      Part 2 :- ruclips.net/video/YsHyA7h3qkg/видео.html

  • @hal-aburyahyesuldan4194
    @hal-aburyahyesuldan4194 3 года назад

    Asc zhp taanad Alle haku barakeeyo zhp waxbadan baan ka faaiiday lkn magacaa zhp

  • @abdifatahmohamed8634
    @abdifatahmohamed8634 2 года назад

    Hungary

  • @Afroparturi
    @Afroparturi 3 года назад

    Lagend sidan ayan kugu ogahay sxb runti adban ugu xiranahay barnamijadada plz sidan nogu wad bro 👍👍🥰

  • @adanmahamed2327
    @adanmahamed2327 3 года назад +1

    Waxad kaso hadasha Singapore 🇸🇬

  • @somaliastar9512
    @somaliastar9512 3 года назад +11

    Aniga somali ma ihi miya hada Somalia ahay hal qof mawaye SUBSCRIBE isaar to

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 года назад

      Qisada ✈️ diyaaraddii la waayay ee gilgishay 🇲🇾 Malaysia _ ruclips.net/video/jyaFsGtgLsk/видео.html
      Part 2 :- ruclips.net/video/YsHyA7h3qkg/видео.html

  • @senorelrey7845
    @senorelrey7845 3 года назад +3

    Talyaaniga Maclumad kusabsan Inoo soo daaa Plze🙏🙏

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 года назад

      Qisada ✈️ diyaaraddii la waayay ee gilgishay 🇲🇾 Malaysia _ ruclips.net/video/jyaFsGtgLsk/видео.html
      Part 2 :- ruclips.net/video/YsHyA7h3qkg/видео.html

  • @deeqcizaaad1067
    @deeqcizaaad1067 3 года назад +1

    canada ka soo hadal pro

  • @mohamednorafrah9813
    @mohamednorafrah9813 3 года назад +1

    Horta magacaada manoosheegikartaa sxbow wan kuxiranahay pagekaan

  • @abdullahiabdirahmannure8899
    @abdullahiabdirahmannure8899 3 года назад

    Mahaddsanid tanaad,
    ROMANIA innoogu xiji plz

  • @mozaakoofficial6801
    @mozaakoofficial6801 3 года назад

    kkk Sxbow Dadka wadan Kan Maba Qoslaan mana Hadlan waxad Moodi inaad so dhax Gashay qoom dhagoola Ah Farxad Ma Taalo Lakin wa Dad edab Badan xushmad Badan Lakin Arinta Farxada waxba Kama Jiraan Qofka Marku Hadlo Ayuu Farxaa

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 3 года назад

    Halka basborka ma waxd ka wada yurub mise adunka odhan bal halka kunoqo sxb mhdasanid

  • @mohamedsalahsheq229
    @mohamedsalahsheq229 3 года назад +1

    Sweden kasugena sxb hore usoco😇

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 года назад

      Qisada ✈️ diyaaraddii la waayay ee gilgishay 🇲🇾 Malaysia _ ruclips.net/video/jyaFsGtgLsk/видео.html
      Part 2 :- ruclips.net/video/YsHyA7h3qkg/видео.html

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 3 года назад

    Xaga Pasaborka mida labaad ee Ugu awooda badan Yurub weeyi ee caalamka mahan. Singbor ayaa kaw ah Egland iy USA KU xigtaa

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 2 года назад

    Mudane somaliya meeqa jasiradood ayaya laga heela ????

  • @hamzaabdinasir4842
    @hamzaabdinasir4842 3 года назад

    Mahdsanid

  • @faisalmoha5542
    @faisalmoha5542 3 года назад +1

    Sxb waxaan ahay taxane kugu xiran adiga fadlan wadamada iskandanefiyanaka manooga shekeen kartaa

  • @maxamadxasan1275
    @maxamadxasan1275 3 года назад +1

    Italy 🇮🇹 sosamay bro maclumad nooga keyn

    • @khalidhashi
      @khalidhashi 3 года назад

      Qisada ✈️ diyaaraddii la waayay ee gilgishay 🇲🇾 Malaysia _ ruclips.net/video/jyaFsGtgLsk/видео.html
      Part 2 :- ruclips.net/video/YsHyA7h3qkg/видео.html