Xayawaan badbaadiya dadka | Xogo ku saabsan Dolphin-ka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 янв 2020
  • Xayawaan badbaadiya dadka | Xogo ku saabsan Dolphin#Dolphin
    Fadlan Subscribe-gareey channel-ka si aad ula socoto muuqaalada xiga.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com.

Комментарии • 194

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 4 года назад +1

    Waa noole kan ugu caqliga badan baan qaba wlhi dadka badaha ku qarib may bad baadisa waxay awoodan waaba haday laso kulmaane allahu akbar

  • @zulthanapdirahman2318
    @zulthanapdirahman2318 4 года назад +23

    TANAAD 👑👑👑👑👑
    First one ☝️☝️☝️☝️

  • @fireplays10h
    @fireplays10h 4 года назад +2

    Waligaa maku badbaadiyey wllo😄😄😄😍

  • @ahmedzakki_
    @ahmedzakki_ 4 года назад +2

    Can't wait it your next. Xog kusaabsan Rwanda tanaad

  • @mukhtaarmukho484
    @mukhtaarmukho484 4 года назад +35

    Like hyga bakhaylina jaaleyaal

  • @king0z338
    @king0z338 4 года назад +8

    Ilahay Haynaga dhig0 kuwii naarta ka badbaada aamin yaarabi

  • @a.risaqomar4792
    @a.risaqomar4792 4 года назад +42

    Tanaad chanel waxay inyar u jirtaan inay Gaadhan 100K inta ku faraxsan ee doonaysa in Ay mudan tahay 1milion'K
    Like,ta isku muuji🤙

  • @xasanmaxamed4454
    @xasanmaxamed4454 4 года назад +2

    Ilaahay baa awoodaa siiyey doolfiinka

  • @mataanmataanmatan9217
    @mataanmataanmatan9217 4 года назад +2

    Ustaad taanad waan ku xidhanahay oo ka helaa tanad

  • @abdirisak9362
    @abdirisak9362 4 года назад +1

    Halku kaluunku ka Neefsado Afsomaliga
    Waafiye ama.waafiyayaal ayaa la yidhaa
    Thanks bro

  • @ismancilaadan1772
    @ismancilaadan1772 4 года назад +1

    Tanaad Nin Tagay
    Keep going 😎🤓🤓👉👈👐👑👑👑👑👑king Of youtuber

  • @CabdirisaaqACabdi
    @CabdirisaaqACabdi 4 года назад +1

    Waa barnaamij dhammaystiran oo aad loogasoo shaqeeyey, noo sii wad insha allaah.

  • @samale9994
    @samale9994 4 года назад

    Walal modhucyada nolaha bada ino so badi thanks

  • @maxamedcoof1608
    @maxamedcoof1608 4 года назад +2

    Walaal waxaan rabaa in aan suaalo ku weydiiyo.
    1)wadankee joogtaa.
    2)wajigaaga maxaa loo arki waaye.
    3)xaas ma leeyahay.
    pls ii soo jawaab adigoo mahadsan
    horayna soco walaal

  • @hersiofficial7340
    @hersiofficial7340 3 года назад

    WEE WANAGSANA LAHED INE XOG IGA WE DIISID XAYAWANKAAN AMINOW
    WA LOVE HERSI

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 года назад +1

    سبحان الله
    Awooda Allah ayey ku tusaysaa arintani gaar ahaan qaabka ay u seexdan ama u hurdaan

  • @islam-salam787
    @islam-salam787 4 года назад

    Xaga kasii wad wllo alle khayr haja siiyo warbuxintaas cajiibka badan

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 4 года назад +2

    Hoombaro libaax bay soo wadaa ayaanu odhan jirnay markaan caruurta ahyn

  • @garaadsameali2106
    @garaadsameali2106 4 года назад +1

    Zxp muuqaal la xariira habeynta codka iyo elements ka aad adeegsato noosoobandhig ado mahadsan ☝😍

  • @DALKAIFIYECHANNEL
    @DALKAIFIYECHANNEL 4 года назад +5

    Tanaad guul iyo hormar insha Allah ❤❤

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 4 года назад +1

    Zhp xayawanka.neberiga kaso hadal 👍

  • @farhaanmacalin2220
    @farhaanmacalin2220 4 года назад +3

    يا محمد انت صاحب القصص

  • @fathihasson2341
    @fathihasson2341 4 года назад +1

    Maaasha Allah wolhy waa kanaalkan ugu jeclahay youtupe ka

  • @bashiirsaciid8221
    @bashiirsaciid8221 4 года назад +8

    Ma aqaano qofka comment-gayga akhrinaya lkn ilaahay waxaan kaaga baryey inuu walidka jannada guri uga yeelo hadaa subscribe iisaarto wll

  • @BayaanProduction934
    @BayaanProduction934 4 года назад +4

    Maansha Allah

  • @saxafiyare124
    @saxafiyare124 4 года назад +2

    Xogo aadan ka ogeen soomaaliya
    Bariga Africana mar bal isdultaag
    Wll mahadsanid

  • @ahmedyusuf865
    @ahmedyusuf865 4 года назад +4

    Xayaawankan dalkeena dalkeena wuu joogaa lkn keenu inuu wax badbaadiyo iska daaye wuu hubaysanyahay 😂

  • @cabdulahrahman6134
    @cabdulahrahman6134 4 года назад

    ChenalkAn wa mid waxtar uleh umada Somalied waana wana midka ugugu jecelahay kumanankA kanal e bahda utuberiska wlhi....TANÀAT kp goinG bro waxatahy rugtaa kunasto markn fursad helo

  • @maxamedabuukar2750
    @maxamedabuukar2750 4 года назад +12

    Qofkii ugu horY igu cimaada like

  • @jaamanimbuzz4016
    @jaamanimbuzz4016 4 года назад +1

    muqal faido leh hormar wacan 🙏🙏🙏🙏👍👍👍

  • @mohamedcali8208
    @mohamedcali8208 4 года назад

    Masha allaH Keep GoiN Pro

  • @cabdulahixasan4576
    @cabdulahixasan4576 4 года назад

    The best chanal tanaad.🎬

  • @luqmaanoffical1342
    @luqmaanoffical1342 4 года назад

    m.a tanaad guul.wll iyo qeyer

  • @giringirgiringir2842
    @giringirgiringir2842 4 года назад

    Thank you so much Taanad🙏💕

  • @saxafiyare124
    @saxafiyare124 4 года назад +3

    Wll goorma ayaad soo galinee mowduuc ku saabsan dalkeena soomaaliya

    • @Tanaad
      @Tanaad  4 года назад +2

      Sxb muuqaalo ku saabsan waa sameyn doonaa

  • @abdikariimubeid5177
    @abdikariimubeid5177 4 года назад +2

    Waaa mahadsantahay 🙏💯♥️

  • @mohamedalli7843
    @mohamedalli7843 4 года назад +2

    Msha allh

  • @gaare8701
    @gaare8701 4 года назад

    The first one caawa tanaad salaan sare sxb

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 3 года назад

    tanaad macalin sare hore usoco bro

  • @Updikhadar
    @Updikhadar 4 года назад

    Www pro keep going ku tageraa

  • @Amazingshortvideo2024
    @Amazingshortvideo2024 4 года назад

    Anaa ugu horeeyo tanaad pin igu iisaar

  • @abdifattahmealin8349
    @abdifattahmealin8349 4 года назад

    1st

  • @mukhtarsuilemanelmi4933
    @mukhtarsuilemanelmi4933 4 года назад +3

    Waan ku xidhanahay Tanaad❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰

  • @abdikaedir
    @abdikaedir 4 года назад

    Tanaad chanelkayka hore u soco bro ❤

  • @ismaacilcade4864
    @ismaacilcade4864 4 года назад +1

    Hore isoco pro

  • @maxedabdisamadhajji1654
    @maxedabdisamadhajji1654 4 года назад

    Msh.allah Msh.allah sxb guulayso

  • @yahyeabubakarmahamud2273
    @yahyeabubakarmahamud2273 4 года назад

    Mar baan idin dhahay dhawan bad 100k gaari dontan marki aad 50k udabaldageysay hadana waka boqolki inyar baa dhiman insha allah next week 100k galeysan

  • @nuurdiinmuuse3313
    @nuurdiinmuuse3313 4 года назад +5

    Waxaa noqday ninkii ugu horeyay ee firsaday canalka

  • @bashiryousuf701
    @bashiryousuf701 4 года назад

    TANAAD WAA MY favourite CHANEL WALAAL CODKAAGU WA MID AAD II XIISO GALIYA

  • @abdala_isak
    @abdala_isak 4 года назад

    m.a jazakalah
    cilmigad nalawadagty

  • @abdisalaanahmed7874
    @abdisalaanahmed7874 4 года назад +1

    Caadi maaha

  • @asadmohamed2226
    @asadmohamed2226 4 года назад +2

    Thanks Tanaad

  • @ahmedsaed7602
    @ahmedsaed7602 4 года назад +1

    Thanks

  • @mohamedbashiir8562
    @mohamedbashiir8562 3 года назад

    keeep going🔥

  • @abdilasiizi1126
    @abdilasiizi1126 4 года назад

    Keep Going Pro

  • @mohamedosman6051
    @mohamedosman6051 4 года назад

    Horta xalkee jgaa

  • @mohamedharoun7915
    @mohamedharoun7915 4 года назад

    Asc asxbta 2nd

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 4 года назад +2

    Xayawaan kaan caadi ma aha qoray uuba wataaa 😂😂😂😂

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 4 года назад +5

    ❤❤Tanaad Channel ❤❤

  • @w__zvo5618
    @w__zvo5618 4 года назад +1

    Keep going bro

  • @Mo-gd1qy
    @Mo-gd1qy 4 года назад

    Keep going pro

  • @abdilasiizi1126
    @abdilasiizi1126 4 года назад

    Fadlan Kaa Dilaaga Ah Inooga Soo Dhig Mawduuca Xiga Mhd Zanid

  • @cabdirizaq5890
    @cabdirizaq5890 4 года назад

    Meqa kusugeenay barnamijyo dhaxalgal ah viva Tanaad

  • @AhmedMohamed-td3cw
    @AhmedMohamed-td3cw 4 года назад +3

    Like isaaraa waxaan ahay 1aad

  • @mohamedshaker8717
    @mohamedshaker8717 4 года назад

    Inkastood adeegsatay magaca Hoonbbaro hadana wxn jclan lahaa inaad ciwaanka kadhigto madaama dadka barnaamijka dhagaysanaya ay yihiin soomaali
    Aad bad umahadsanthy Ustaad

  • @mohamedosman6051
    @mohamedosman6051 4 года назад

    Hore u soco wllkay

  • @cbasidismail715
    @cbasidismail715 3 года назад

    Cajiib weeye xayawankani

  • @abshirdjofficial4319
    @abshirdjofficial4319 4 года назад

    Pest two on viewz 🤙🙏🙏🙏

  • @zakariaabuukarislow6918
    @zakariaabuukarislow6918 4 года назад +2

    M.a tanaad 1 waa aniga halee saro like

  • @burcaawitv8474
    @burcaawitv8474 4 года назад

    Mnsha allh hore usoco

  • @abdirahmanahmed2547
    @abdirahmanahmed2547 4 года назад +1

    "Honboboro libaax bay soo wadaa , haadkuma hilbaha waa halabsadaa"
    Xigmadaa baan maqli jiray anoo yar

    • @fursohussein2421
      @fursohussein2421 3 года назад

      Inta an comment aqrina yey adiga sheegay dadka reer bad maha yarka English bu nogu sheegay rer bari ba tahay ba u fahamay dadka aya bad yaqan u badan intas a waa kaftan

  • @saidyussuf2017
    @saidyussuf2017 4 года назад

    Talent guy.

  • @xman_edit
    @xman_edit 4 года назад

    Mansha allah

  • @codey5932
    @codey5932 4 года назад

    keep going ustaad

  • @mukhtarkhadar7377
    @mukhtarkhadar7377 4 года назад

    OnlY 2k aYaa ka dhiMan 100k 🙌🙌🙌

  • @rastamuje947
    @rastamuje947 4 года назад

    Danke Brother

  • @abdisadakabukar6149
    @abdisadakabukar6149 3 года назад

    Keep going

  • @maxamedmaxamed7319
    @maxamedmaxamed7319 4 года назад

    Aad iyo aad baa'umahasantahay

  • @highlightsfootball1375
    @highlightsfootball1375 4 года назад

    Hor usoco my bro 🌷🌹❤️

  • @belarushirsebalyh9995
    @belarushirsebalyh9995 4 года назад

    Saxb, janalkan Tanaad aad baan uga helay oo waan la socdaa balse mishkiladdu waxa ay tahay dadka aad la hadlaysid waa soomaali ee saaxb af soomaali noogu soo gudbi oo afka iska xilqaan. Hadii "Dolphin" in "Hoonbaro," la dhaho aad ogtahay, baahi uma qabtid inaad "Dolphin" u isticmaashid soo gudbinta qormadaadan.
    Wixii danbe uun inaga hubiya saaxiib.

  • @Updihakinofficial
    @Updihakinofficial 4 года назад +1

    Inta aaminsan inaa kow ahay like halay saaro

  • @hodanahmedhimilo1803
    @hodanahmedhimilo1803 4 года назад

    Waan jecelahay xayawaankan😭😭😭😭😭😭😥😭😭😭

  • @mukhtaarabdi9403
    @mukhtaarabdi9403 4 года назад +2

    Shugran

  • @abdirahmanahmed6123
    @abdirahmanahmed6123 4 года назад +1

    Mahadsrnid Masuul Cilmi Cusub
    Tanad

  • @shaakirali1415
    @shaakirali1415 4 года назад +1

    Magaciisa waxaa layidhaahdaa xanbabaaro taasoo loogu bixiyay inuu isku rogo biyaha dhexdiisa ama uu ku boodboodo

  • @hamzeanshur160
    @hamzeanshur160 4 года назад

    mansha allaah sidaas aya wax lo tabiya

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 4 года назад +1

    Hore usoco Tanaad

  • @clraxmaansiciid3533
    @clraxmaansiciid3533 4 года назад

    Subxaana Allaah

  • @yayaali8390
    @yayaali8390 4 года назад +2

    Tanad ilove all

  • @jamaalcali7707
    @jamaalcali7707 4 года назад

    m.a tanaad cawa waxan qofki u hireyay

  • @suldaanduureedd
    @suldaanduureedd 4 года назад

    Cajiib🙂

  • @amiinshaxaari8337
    @amiinshaxaari8337 4 года назад +3

    TaNNaD From somaliland

  • @fatimaabdo9853
    @fatimaabdo9853 2 года назад

    Ustaad hadana dhagaysan program kada maseexdo tanad horey usoco

  • @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653
    @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653 4 года назад

    Allah akbar ilahy abuurtisa bal daya

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 4 года назад

    Kkkkkkkkkk
    Hurdadiisu Waa Shifty

  • @akramak4760
    @akramak4760 4 года назад

    100k hanbalyo

  • @mukhtaarabdi9403
    @mukhtaarabdi9403 4 года назад +1

    Wn jclhy chanalkaaga szb

  • @ahmedsharif3978
    @ahmedsharif3978 4 года назад

    Illhy awodisi wye waa iin lakucimriqto

  • @nuraliguled5493
    @nuraliguled5493 4 года назад

    M.a warbixin cajiiba

  • @amiinabdirashiid3724
    @amiinabdirashiid3724 4 года назад

    Anigu waxan layaabay dadkan leh ilahy hoyada janada hageeyo quraanka hadaad jeceshahay io inta nabiga jcl ( scw ♥️) like isaar war horta markaad video dhamaysatid wax muhiima ka hadal ama iska seexo mxa comments intaa qoraysid ee aad leedahay sidaan kor KU Soo xusay inaad waxa viicanan lahayd inaad mid Yar iska shukaansato hadad hayna tu cusub uun lala hadlaa ilayn taas ayaa ay wax kaso galayanee maysala fahanay #warfaayow io #qayaaday 😂🤣🤙👊