Xaqiiqooyin ku saabsan Costa rica | Dalka ugu nolosha fiican Bartamaha America

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Dalkii ugu faqiirsanaa maantana ugu nolosha fiican Bartamaha America#Costarica.
    Sanadkaan cusub dalka koowaad ee aan booqaneyno waa costa Rica oo marka la turjumo magaciisu yahay xeebta qaniga.
    Hadii aad channel-ka ku cusub tahay Subscribe dheh si aad ula socoto muuqaalada xiga mahadsanid.
    nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 291

  • @faizabella1580
    @faizabella1580 3 года назад +23

    Welcome back Tanaad
    Nafta iyo qalbiga kuu xiisay
    One of my favourite channels Tanad

  • @mataanmataanmatan9217
    @mataanmataanmatan9217 3 года назад +41

    Tanaad in laguu xisay malaha maba ogid sxb???

  • @varvar5792
    @varvar5792 3 года назад +23

    We miss you bro

  • @hanadhussein9047
    @hanadhussein9047 3 года назад +14

    Sxb barnaamij yadaada aad baan ugu xidhanahay. Se waxaan kala garan waayay in aad gacan culustahay oo aad intaad khadka ka maqantahay aad soo guuxaysto barnamijyadana aad nooso maydhayso, iyo in aad gashay hawlo family oo mashquul kaa dhigay. sxb Kaftan wanaagsan. Se barnamijyadada hadanad daily noga dhigiy karin weekly nooha dhig please.
    Yours thankfull

    • @Tanaad
      @Tanaad  3 года назад +18

      Sxb culeesyo aduun baa iska jira waadna ku mahadsan tahay sxb sida aad ula socoto channel-ka

    • @cabdikariinmaxamed3980
      @cabdikariinmaxamed3980 3 года назад

      Kkkk

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 года назад +21

    Wan kuuxisney😍Ahmdullilah hadad noo nabad qabto ustaad

  • @dhaladtube9654
    @dhaladtube9654 3 года назад +1

    Ustaad noo soo badi muuqaalada

  • @abdallejunior3376
    @abdallejunior3376 3 года назад +14

    Ku xiisany Taad sonoqosho wacn🔥🔥🥰💯

    • @isseyare9878
      @isseyare9878 3 года назад

      Waraa xiisid fool xumida maxaa tahay

  • @nimishcollection7998
    @nimishcollection7998 3 года назад +2

    Masha Allah wllkey baramishkan bidka kuxiga kadhig mid ku saabsan dalka iiran mahadsanid

  • @ip____poi7324
    @ip____poi7324 3 года назад +4

    Waa lagu xisaY zxp wllhi in badan
    Hadad video like soo sartay anna hayla dhafin
    👇

  • @fardawsaxasen3099
    @fardawsaxasen3099 3 года назад

    Alx inaaad nabad qabto horta ustaad
    Marka labaad sodhawaw waxbadan bad naga maqnayd runtii muqaalkii udanbeeyay 2 months ago melahas bu aha
    Legend is back 💯🪔

  • @shaaficijama5735
    @shaaficijama5735 3 года назад +1

    Welcome back masuul wanu ku tapney si wiil yar oo hoyadi ka maqanto kle runtih 😥 balse ado nabada so noqtey 😊 naso badi masul muqalada mahd zanid 🙏

  • @mohamedabdi9258
    @mohamedabdi9258 3 года назад +2

    Walaahi we miss you alla ma. Legend alway legend iam Happy wow please soo laapo 🙏

  • @ahmedsayidmaxamed161
    @ahmedsayidmaxamed161 3 года назад

    ❤ Soo laabasho wcn bro ku xiznay bro 🌹💋🤗🤗🤗

  • @ismailabdikadir4457
    @ismailabdikadir4457 3 года назад +1

    Wllh waan u xiisay muuqaaladaada
    Waan ku faraxsanahay inaan ahay
    Daawadaha ugu horeeyo

  • @ismailaliyusuf1566
    @ismailaliyusuf1566 3 года назад +3

    After a time our #Tanaad is back 💖

  • @Jackcadnaan01
    @Jackcadnaan01 3 года назад +1

    Tanaad wlhi best CHANNEL waan ku weney xagee naga aady wll 😭💥

  • @BERDILAACSHE
    @BERDILAACSHE 3 года назад +8

    qofkii koowad qof iguma heesato caawa is muujiya inta iga dambeso

  • @maxamedshucayb6985
    @maxamedshucayb6985 3 года назад

    Keep going mazuuuuuul waan ku wataa allaha haku xafido wax badan baan ka faaaiday🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 3 года назад +2

    welcome back bro, really I miss u

  • @user-vg4xw5bu9u
    @user-vg4xw5bu9u 3 года назад +3

    Guriga ayuu kuugu yimid quraankii ee ka faaidayso oo 30minut kaga faaidayso barashada quranka adoo gurigaaga jooga.
    Adiga iyo caruurtaaduba
    ا.القرءان ٢.العربيه٣.الحديث ٤.التفسير
    ٥.التجويد
    chat.whatsapp.com/HpiZxtW2BkHKNeKkq0spWg
    Mahadsanid in badan

  • @baashifx703
    @baashifx703 3 года назад +1

    Masha Allah Wll Qaali Ah Waa Lagu Xiisay Mudane

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 3 года назад +1

    Soo Laabasho Wngsn sxb qli
    Waan ku xiisay
    Runtii Dhawrkii maalinba Anigoo og in Jannalkaagu Gambaleelka ii furan yhy ayaan soo eegi jiray inaad muuqaal soo dhigtay iyo in kale.
    Anigoo tixgalinaya inay jiraan Culaysyo adduun hadana waxay ahayd inaad wakhtiga qayb naga siiso oo Jannalka wax noo soo dhigto.
    Intaad naga maqnaydna muuqaallo udhigma noo soo daadi.

  • @cabdifarax3115
    @cabdifarax3115 3 года назад

    Shp halkee ka dhacday waan ku taagerna shp videoyada nooso badi

  • @mustafeali1316
    @mustafeali1316 3 года назад

    So laabasho wacan Tanad waa lagu xiisy

  • @gacalsame71
    @gacalsame71 3 года назад

    Chanelkaan Tanaad aad baan u Tageeraa Gaar ahaan Tabinta wangsan masha alaah Horay u soco sxp waxaan ka codsanaa inaa Noo soo diyaariso Dagaalki 77 Ee somaali iyo ithoopiya jabki ithopiya insha alaah xasuuus weye wlhi waan kaa sugaynaa dagalkii 77 🇸🇴😍

  • @aaryan_poi2730
    @aaryan_poi2730 3 года назад

    Welcome back our ustaad infact
    we liked your RUclips channel
    Keep it up your really amazing voice⚘🙋‍♂️

  • @mohamedahmednuur9220
    @mohamedahmednuur9220 3 года назад +3

    Waxbadan ayaad maqnayd mansha allah waad soo labatay ♥️♥️♥️

  • @nuurcadenuurcade9117
    @nuurcadenuurcade9117 3 года назад

    Thanks tanaad

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад +2

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا

  • @abdrskjustjust9456
    @abdrskjustjust9456 3 года назад

    Masha allah ustaad sanad wcn wxn rajaynanaa in aad sidaa noogu wdo xogaha mhdsnid

  • @abdimaalikahmed2815
    @abdimaalikahmed2815 3 года назад +2

    Nio maa ciyarta naga daysed 5 bil halmar baa so dhacaysaa masul keep going

  • @xagaaydag
    @xagaaydag 3 года назад

    2021 aadbaa ugu faraxsanahay in an ka mid noqdo top 10 comments wlc pack bro sanad kheyr qaba allaha naga dhigo dhamaan

  • @khadraaxmed6508
    @khadraaxmed6508 3 года назад +1

    You are back yes

  • @apdiqaadirabdilahi5611
    @apdiqaadirabdilahi5611 3 года назад

    MashaaaAalh welcome back sxb waanu kuu xiisnay

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 3 года назад +3

    Waa lagu waaye mudo dheer intee ka baxde sxb😂😂.

  • @naruraahmed2369
    @naruraahmed2369 3 года назад

    Waku xiisnay malinkasta waa fiirin jiraay inaa wax soo galisaay iyo iin kalee we love you❤️🌹💋🙏

  • @hajialidahable439
    @hajialidahable439 3 года назад

    Sxb wxn gaarnay heer chanelkaga si daily ah aan ufirino inad wax sodhigtay maxaad naga damacday wll ? Hadey howlo kuhaystan allaha kufududeyo wll🥰

  • @runsheegmediaa5990
    @runsheegmediaa5990 3 года назад +1

    Thanks

  • @khadarabdirahman8802
    @khadarabdirahman8802 3 года назад +1

    Ustad isku so noqod wngsn wax badana ka sugayana snndkan insha allah

  • @beldeqocabdala6565
    @beldeqocabdala6565 3 года назад

    Wow horo usoco

  • @aminjamalmohamed654
    @aminjamalmohamed654 3 года назад

    M.a sxb ad ayaan ugu xiisay barnamijyadada

  • @ibrahimcalicusmaan8035
    @ibrahimcalicusmaan8035 3 года назад

    Wan ku xisnay wlhi zxb tanaad is back

  • @rijaalyare4609
    @rijaalyare4609 3 года назад +1

    Var calanka somalia ayaan arkay 🇸🇴

  • @dhambaalmedia1
    @dhambaalmedia1 3 года назад

    Tanaad hore u soco wll

  • @suldaanjaanle4265
    @suldaanjaanle4265 3 года назад

    Muddo hawada waad ka maqnyd waan ku xiisey sxb

  • @AshraFAHashi
    @AshraFAHashi 3 года назад +1

    Wll Ka Soo Waran Dalalka Adunka sida Libya,Sudan,Italy,Germalka & Intaad Awoodo

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 3 года назад +1

    Ninyahow haddii aad Nabad qabtit waa ilahy Mahadiis Waayo waan ku waayey Dunidaan Qof ku jecel oo wanaag kula jecel ayaa ku taba

  • @alimahamed4852
    @alimahamed4852 3 года назад +1

    m.a wad so labatay wlal tanaad wxa nogu ka dambaysey 2020 fadlan no sobadi wlal magaloyinka wn ku xiisnay wllhy

  • @abdikadir5310
    @abdikadir5310 3 года назад

    So labasho wacan

  • @Ozla252
    @Ozla252 3 года назад

    Welcome back TANAAD waan ku xiisnay

  • @AhmedNourHussein
    @AhmedNourHussein 3 года назад

    Tanaad channel wlgu xiisay bro

  • @ahmedsayidmaxamed161
    @ahmedsayidmaxamed161 3 года назад

    Miss pro wlhi ku xiznay marwalb naala joog bro 🌹❤🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @abdi_shakur449
    @abdi_shakur449 3 года назад

    Hawsha inta kasi badi bro

  • @Amiinshaakir
    @Amiinshaakir 3 года назад

    Chanalkan adban ugu xidhahay wlhy wanan xiseya adiyo aad m.allh halka kasiwad ban kulehay wll #tanad tagero buxaa ✋✋ wadnaga yara ragtay mooyane 😄

  • @hynynohriirhssn6506
    @hynynohriirhssn6506 3 года назад

    sxb wad mahdsantahy sidad noo so gadhsiiso barmaamijyadan xiisaha iyo oqoonta badan sxb magacaygu waa abdalle xarir jogana burco wxn ka codsanyaa barmaamij inad nogaso diyariso jasiirda malta mahdsanid sxb qli

  • @zayidkeyofficialchannel1904
    @zayidkeyofficialchannel1904 3 года назад

    Next wll Guatemala 🇬🇹 ka soo hadal horay usoco we love you bro

  • @bilesharaf9141
    @bilesharaf9141 3 года назад

    Tanaad nio see cml channel ka hadaadan waqti u heyn nio ani igu soo wareeji anaa maalinkii shan boqol oo video soo galinayee

  • @abdallahersi7348
    @abdallahersi7348 3 года назад +1

    waanu kuu xiisnay sxb tanaad

  • @MohamedSaid-ej5le
    @MohamedSaid-ej5le 3 года назад

    Tanaad barnamijyada so badi

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 3 года назад

    Waaan kuu xiisnay my walaal sare

  • @safiyobaardheere7720
    @safiyobaardheere7720 3 года назад

    Wan kuxiisne balse hore usocod matehid wll wana cajisise

  • @Taakeye
    @Taakeye 3 года назад +1

    Nin lawaayey

  • @kanlkadiinta1276
    @kanlkadiinta1276 3 года назад

    Mansha allaah wllo waaaw guuuul

  • @abdulaahimustafa5716
    @abdulaahimustafa5716 3 года назад

    Waad nagu soo dahda zxb welcome black💯👍

  • @omarhousseinaskarking8303
    @omarhousseinaskarking8303 3 года назад

    Hi form sweden

  • @maryancali4352
    @maryancali4352 3 года назад

    Saxib aad ayaan kuuguxiisnay sonoqosho wacan videoyada nosobadi

  • @dalmarosmaan9959
    @dalmarosmaan9959 3 года назад

    Wlhi waabka wax uso jedisid ayan aad ujeclahy Allah ku xafido sxp

  • @jabriilmahamed123mahamed9
    @jabriilmahamed123mahamed9 3 года назад

    Sxp horta wa lagu wayey hada so lawatay wa alle mahadiis ee video ga xiga bal Somalia ku xiji ado mahadsan aan wadanka si fiican u kala bare mahadsanid

  • @mahamedabdilaahi356
    @mahamedabdilaahi356 3 года назад

    jananad ugu qiima ha badan ayuu aniga iigu jiraa sxb ku dadaal

  • @sulaymanxasanyuusuf9476
    @sulaymanxasanyuusuf9476 2 года назад

    Kusoo dhawoow hoyga barashada qur,an ka kariim ka ah adoo joogaa gurigaaga iyo goobtaada shaqada hab online ah 👇👇👇👇

  • @mukhtarabdikaniyasein4900
    @mukhtarabdikaniyasein4900 3 года назад

    Tanaad ____BroTher InDhawaYd Waaa lagu waaYeY😃

  • @dunidamedia3275
    @dunidamedia3275 3 года назад +2

    Anaa uhoreeya

  • @najiibabdillahi2223
    @najiibabdillahi2223 3 года назад

    Pro channelka qofkale iskaga wareegi sababto ah waqti uma haysid anagu waxanu rabna barnamijyo joogta adna muhiim uma aragtid taas

  • @abdirizakmaxamed5384
    @abdirizakmaxamed5384 3 года назад

    Wn kuu xiisney runtii muqaalada noo soo badi wll

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 3 года назад +2

    Sxbaw noogu soo dhakhso meel kasta oo caalamka ah waanad Ku mahadsantahay sidaad noo Kala bartay wadamada caalamka

  • @saahidsaid6653
    @saahidsaid6653 3 года назад

    Next waxaa nooga dhigtaa dalka Swaziland.

  • @MahdiCCade
    @MahdiCCade 3 года назад

    Welcome back ustaad

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +2

    *Tanaad😍👑*

  • @haniismail3317
    @haniismail3317 3 года назад

    Waanu ku weyney Tanaadaw ee xagee ka dhacday soo daa wadamada dhiman wllo waanu ku tabnay si weyn waliba wllo

  • @marwaan4617
    @marwaan4617 3 года назад +1

    Waagu waayay sxb

  • @saahidsaid6653
    @saahidsaid6653 3 года назад

    War Tanaadow. xagee ka dhacday waanu ku tabnaye.🥸

  • @rabiiccadde4322
    @rabiiccadde4322 3 года назад

    Waat mahasantahay zxb

  • @jeysurhalaneh3562
    @jeysurhalaneh3562 3 года назад

    Welcome back

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 3 года назад +1

    *well come the legend* ❤👑

  • @mohamedosman735
    @mohamedosman735 3 года назад +1

    Nio wllhi aadpaa kuugu xiisnay mr wlipa waan soopaaqdaa kadipna aniga oofaraxsaneen baan kalaaban jiry lkn alx

  • @zakittabdi185
    @zakittabdi185 3 года назад +1

    Wa laguu xiisay saxiib !

  • @XULKAXIKMADAHA
    @XULKAXIKMADAHA 3 года назад

    Asalamu calaykum nin yahoow maxaa kugu dhacay waa lagu waayaye

  • @jimenezchannel8907
    @jimenezchannel8907 3 года назад

    Welcome bro nosobadi video yada wadhamaynaypa wxa channel kada sodhigteeee

  • @guletmoh8034
    @guletmoh8034 3 года назад

    Wlhi brother waankii xiisney

  • @xidigabuubakar514
    @xidigabuubakar514 3 года назад

    Tanad waaan u xiizay wlhi
    Walipa barnaamijkaaan

  • @bemzema1880
    @bemzema1880 3 года назад

    Asc maxamed Amiin maclin Aduunkaba adaa ibaraye qabyo ha iigaga tagin kistaan bartey yey iga lumine kuu xiisnay wlhi

  • @khadarsomalitv2920
    @khadarsomalitv2920 3 года назад

    Tanaad is back❤🦁
    Lengend
    Aad iyo aad baan ku tageero
    Waan lascoda channalkan
    ✅2021

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc6021 3 года назад

    We miss you teacher

  • @dhabadaxaqa5179
    @dhabadaxaqa5179 3 года назад

    Ninkan xagu u jarmaaday

  • @jibriilcabdikaafi5335
    @jibriilcabdikaafi5335 3 года назад

    ANIGA IKU SOO HOREYAY EE LOVE II SAAAR MSUL🥰🥰🥰🥰🥰🥰✍✍✍

  • @AshraFAHashi
    @AshraFAHashi 3 года назад +1

    We are Missing for Several Days Welcome Back Tanaad We are Waiting

  • @mahamedyare672
    @mahamedyare672 Год назад

    Waanka helaaa warkas

  • @MahdiCCade
    @MahdiCCade 3 года назад

    Sanadka cusub aya muuqal kale kaa sugeeyna insha allah 2022

  • @aydidmahamed6500
    @aydidmahamed6500 6 месяцев назад

    Sxp aqoontada,Codka soo jeedinta iyo Afsomaliga ad qaniga ku tahayba waa heer sare

  • @nazirmahdi3787
    @nazirmahdi3787 3 года назад

    I love this channel ❤💯