Dhulkii holaca ee America | Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Guatemala

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Guatemala | Dalkii holaca iyo foolkaanada badnaa#guatemala
    Waa xogaha ugu muhiimsan ee Dalka Guatemala,wuxuuna muuqaalkaan dhinacyo badan ka istaagayaan dalkaan buuraleyda ah.
    Hadii aad nagu cusub tahay nagu soo biir oo Subscribe-saar si aan iskula socono mahadsanid.
    SHARE&LIKE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 121

  • @oladadam7538
    @oladadam7538 Год назад +16

    Welcome back Father of geography💯❤️

  • @Xanfresh7
    @Xanfresh7 Год назад +4

    Welcome back sxb. Vedioyadaada hore ba ku ceshtay marki lagu waayay.

  • @apdirahmanhajiomar9723
    @apdirahmanhajiomar9723 Год назад +1

    More And More BrO

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 Год назад +4

    Golden voice 🗣️ is back we miss u bro ❤

  • @KING_ZACK_275
    @KING_ZACK_275 Год назад +2

    Welcome Back Brother 🥰

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +2

    Welcom back sxb inkastoo mudo lagu waayey💖

  • @sahrocumar6676
    @sahrocumar6676 Год назад +4

    Gold voice we mss bro ❤

  • @muhumedabey5947
    @muhumedabey5947 Год назад +3

    Welcome back sxp aad baan kugu xisnay ruunti 🥰🥰

  • @Tutulisho
    @Tutulisho Год назад

    WELCOME TEACHER IIMISS GOLDEN VOICE

  • @daudbarre248
    @daudbarre248 Год назад

    Gold voice keep going

  • @muscabhuseen2024
    @muscabhuseen2024 Год назад +2

    mashalaah

  • @bashiirbooto-id9nv
    @bashiirbooto-id9nv Год назад +1

    Dal kale S

  • @Macalumad
    @Macalumad 7 месяцев назад

    Golden voice ❤

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +3

    Ilaahay Haku barakeeyo codkaaga macaan ee quruxda badan saaxiib☺😍❤

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 Год назад

    Soo laabasho wacan

  • @sharmo1438
    @sharmo1438 Год назад

    Waad naga raagta macalin

  • @hooyomcn9737
    @hooyomcn9737 Год назад +1

    Ustaad aad baad nooga soo daaheysaa saan wax kabadal ustaad😊😊

  • @ruudvanistelrooy1088
    @ruudvanistelrooy1088 Год назад

    tanaad sxp masha ahalh zxp wxaa nooso gudbisaa taarkhda sychales

  • @Deeq_official
    @Deeq_official Год назад +1

    Wanku salaamay sxb Abdallah

  • @burtahaji62
    @burtahaji62 Год назад

    Mr voice wellcome back ❤

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад +1

    Wowww m.a keep going bro TanaaD 💪 🙏 💯 🙌

  • @HONEYOWHASSAN
    @HONEYOWHASSAN Год назад +11

    Welcome back the father of history❤

  • @inamohamed5768
    @inamohamed5768 Год назад

    Welcome back ustadiii

  • @xman_edit
    @xman_edit Год назад

    Sxp wan ku salaamey Tanaad Admin❤😊

  • @iligayibraahim9138
    @iligayibraahim9138 Год назад

    Tanaad ooo soolaaabtay sxb
    Guuleyso waxbadan waa ku dhagaystay

  • @abdirahmaanosmaan861
    @abdirahmaanosmaan861 Год назад +1

    Welcome back teacher ❤

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Год назад

    welcome back laguu Xiis Sxb ❤

  • @iamahmedabdi838
    @iamahmedabdi838 Год назад

    Welcome Tanaad

  • @LaylomohamudFarah-km7dp
    @LaylomohamudFarah-km7dp Год назад

    Welcome bro

  • @maxamedkhaliif5323
    @maxamedkhaliif5323 Год назад

    Welcome back

  • @osmanabdisamed3005
    @osmanabdisamed3005 Год назад +1

    Wlhi Sxb Videoda waan uxiisy Sxb next dalka germany please ❤❤❤❤❤❤

  • @abdinajib3829
    @abdinajib3829 Год назад

    Wellcome back

  • @cabdicasiisdaahir
    @cabdicasiisdaahir Год назад

    العودة بعد طول غياب تفضل أستاذي الفاضل

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Год назад

    Ustaad aad baa laguu waayay.

  • @musabashir8159
    @musabashir8159 Год назад

    Walal video yasha walaso dahda

  • @dinimuh
    @dinimuh Год назад +1

    Oday maal mahaan waad nagu adkeeysa balse waan dhawnahay❤❤❤

  • @AhmeD-u4d5j
    @AhmeD-u4d5j Год назад +1

    Soo laabasho wacan Markale sxb

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад

    Miss you 😔 wlhi bro TanaaD 😢 ❤️ 💙 💔 😪

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 Год назад

    Father of geography

  • @engisse8038
    @engisse8038 Год назад +5

    Dalka egypt oo tariikh dheer leh aan jeclaan lahaa warbixin kusaabsan❤❤ waxbadan kaa faa idey mahadsanid

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Год назад +1

      Egypt inta badan been baa ka buuxdo taariikhdooda. Oo waxyaalo badan oo been ah baa ka buuxdo

  • @thelionking6550
    @thelionking6550 Год назад

    Welcome come back sir 😢😢😢❤

  • @abdiraxmaanosmaandaahir9686
    @abdiraxmaanosmaandaahir9686 Год назад

    Zxb tanaad waad mahadsan tahay sidaad noola socodsiiso taariikhda iyo ilbaxnimada wadamada calamka..
    Zxb hadii ay fariintaydu ku soo gaarto waxaan ubahanahy dad somaliyeed ee joga wadamada Ghana, nayjeyria iyo ivery coast. Hadiii aad taqano dad wadamadaas joogo igu soo xiriiri.

  • @mohamedxasanaadan1479
    @mohamedxasanaadan1479 Год назад

    Masha Allah macalin waxbadan ayaa noo faideysa zaaka laahuw

  • @bakaridle2828
    @bakaridle2828 Год назад

    Lost man welcome back

  • @MarwoCiise-yr8fc
    @MarwoCiise-yr8fc Год назад +2

    Guul somalia 1🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад

    IlahaY Haa ku barakeeYo zxp wlhi codkaaGa aYaan ka helaY 😪😪😪😪😪😪

  • @blackmasker6458
    @blackmasker6458 Год назад

    War xagee ka dhacday barada welcome back

  • @Raaf4-c9m
    @Raaf4-c9m Год назад

    We miss you brother

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 Год назад

    Mahadsanid muddane

  • @abdurrahimabdallahasan5011
    @abdurrahimabdallahasan5011 Год назад

    Madsanid wll

  • @Ogaalshe
    @Ogaalshe Год назад

    Libaax macalin

  • @zaalimabdilaahi4466
    @zaalimabdilaahi4466 Год назад

    Thanks bro latin america ka soo wada hadal

  • @user-ql2gy3tw9g
    @user-ql2gy3tw9g Год назад

    Sonoqosho wacan saxiib

  • @AhmeD-u4d5j
    @AhmeD-u4d5j 3 месяца назад

    Guatemala 🇬🇹

  • @khadarsomali8500
    @khadarsomali8500 Год назад

    🎉🎉soo labaasho waxaan Tanaad🦁👑we miss you really 🗣👏🏼💯☝

  • @BuuxCokiye3321
    @BuuxCokiye3321 Год назад

    TanaaD welcome

  • @yahyefarey3773
    @yahyefarey3773 Год назад

    So labasho wacan abaha juqurafiga ❤❤❤❤

  • @saacidabdikadirhassan768
    @saacidabdikadirhassan768 Год назад

    Legend an wx BadaN ka faidnay Mhdsanid Madama so lapatay lkn Muqalada ino so badi Insha Allah

  • @abdirahmanabdullahi3077
    @abdirahmanabdullahi3077 Год назад

    The golden voice nin loo xiisay soo noqosho wacan

  • @hamse7286
    @hamse7286 Год назад

    Legend is back

  • @sowdaabdi4560
    @sowdaabdi4560 Год назад

    ❤❤❤

  • @ubuhassanibnuhassan4298
    @ubuhassanibnuhassan4298 Год назад

    Soo labasho wacan libax❤❤

  • @cabdixakiim1527
    @cabdixakiim1527 Год назад

    Welcome back ustaad waanku xisnay😢❤

  • @abdyfitahjanaaleabdyfitaah2536

    Nini wax barty lgu waaye🎉

  • @qaabeyechanel4472
    @qaabeyechanel4472 Год назад +1

    Mid aanan garanayn channel kiisu heerku yahay

  • @eidfarah1857
    @eidfarah1857 Год назад

    Bro plz intano dhan xageed noga maqneed mar danbe hanaga tagin waanu ku tabnaye

  • @kurana289
    @kurana289 Год назад

    guuleyso sxb tanaad 😍👑

  • @saadmohamed5169
    @saadmohamed5169 Год назад

    South Africa next brother

  • @mukhtarjacfar974
    @mukhtarjacfar974 Год назад

    Waxa tahay chanalda an xiiseyo excellence voice

  • @mrnuuh1387
    @mrnuuh1387 Год назад

    Sweden pro

  • @abdikaafiahmed9003
    @abdikaafiahmed9003 Год назад

    Ustaad plz update iska dhig malin waliba Hal video 🥹

  • @kingcabdalla9876
    @kingcabdalla9876 Год назад

    Ilaah kaku sharfo wlaal welcome back

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад

    Asc macalin mudaad maqneyd alle mahadii weye lkn mar uun baad gosataa wanu ku jece lahay xaq miyaa naan u lahan markaad meel tageyso inaad war bixin na siiso wll nabad galyo

  • @mohamedabdaazizmohamed5287
    @mohamedabdaazizmohamed5287 Год назад

    Feeling back🔙❤✊🏿💯

  • @liibaancali3612
    @liibaancali3612 Год назад

    Wax badan baa sugaayay inaad dib usoolaaban doonto ustaad guuleeyso

  • @halimomohamudmohamed4495
    @halimomohamudmohamed4495 Год назад

    The father of geography come back 🎉

  • @hadillaium
    @hadillaium Год назад +1

    Guatemala hda maqlo wxa igu soo dhaca xabsiga Guatemala 😢

  • @Rahmamohame19
    @Rahmamohame19 Год назад

    Walaal xage ka dhacday waa lagu waayaye

  • @farxancabdi7859
    @farxancabdi7859 Год назад

    Saxiip dalalka ciraq suria suudan si guud jaban iyo kuwa kaleba kasoo hadal

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 Год назад

    Ustaad miyaad Caajiska iska dhaaftid o ad si jogto ah wax nogu so gudbisid!!!

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +3

    Muuqaalka Xiga waxaad ka dhigtaa saaxiib dalka kyrgyzstan🇰🇬 fadlan🙏😊

    • @maxameddeeqcabdale961
      @maxameddeeqcabdale961 Год назад +1

      Kyrkistan miyaad kasoo jeeda wll calankoda xitaa waad saaratey maxay tahay ,😂😂😂😂😂😂 the flag of kyrkistan

    • @maxameddeeqcabdale961
      @maxameddeeqcabdale961 Год назад

      @@1LAMINE_1 shacuubta turkida ayeey ka mid yihiin iyagu luuqadooda waxay u egtahay tan Turkiga marka xooga waxaad mooda iney ka yara duwan tahay ,waa dad in dho yar xigeen ah oo cajiib ah naagahoda waa naago baari oo fiican abtigey hooyadey la dhashey baa gabar ka guursadey waa dad islaam ah marka aniga xitaa inaan aado baan doonaya 2030 ins allaah.

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Год назад

      @@maxameddeeqcabdale961 Turkida isku isir xitaa ma'aha luuqadoodana waa luuqada ruushka lkn luuqada dalka waa kyrgyz Uzbekistan iyo Turkey io turkmenistan ayaa isku isir ah oo isku luuqad ah Zxp, teeda kale Beenta ma'aha wlhi gabdhahooda waa baari ah wayna qurux badan yihiin aniga inaan meesha aada ayaan rabaa inshaa allah hada 14 sano jir ayaan ahay

  • @hamdalaki1009
    @hamdalaki1009 Год назад

    Wll xageed qabta marmarka qaar 2 bil ayaa maqanty iso Jawanb wxd thy qofka somali ugu Cod macaan

  • @user-rr6bc4xy9e
    @user-rr6bc4xy9e Год назад

    Wll sitaxana ah noogu soogali 2dii malinba malin

  • @xamdinafyar5822
    @xamdinafyar5822 Год назад

    War nga tag wllhi wan ku table sidaan miyaaa wllken ku thy

  • @moussamahamedaden5117
    @moussamahamedaden5117 Год назад

    Taanad sxb video yaka sobadii

  • @dinari1208
    @dinari1208 Год назад

    First 😊

  • @anushacharlotte7406
    @anushacharlotte7406 Год назад

    Wlcme back

  • @maxamedaxmed357
    @maxamedaxmed357 Год назад

    War sxb warkaaga joogte

  • @canaabdahir-ze6dt
    @canaabdahir-ze6dt Год назад

    Wan ku xiisay 😢 ramadankii oo dhan

  • @nuuradiindayib9548
    @nuuradiindayib9548 Год назад

    M.a zxp lkn woxoga ayad naga maqnayd

  • @captainhaashim3113
    @captainhaashim3113 Год назад

    Father of Geography 🥰

  • @mohamettabdukadirft9709
    @mohamettabdukadirft9709 Год назад

    Zxp waanu ku tabney

  • @ahmedcige99
    @ahmedcige99 Год назад

    Please sxp ka soo hadal Pakistan 🇵🇰 😢

  • @badriabdirizak1772
    @badriabdirizak1772 Год назад

    Welcome sxq intaad maqned bansoboraysxb

  • @abdullahiabdimadoobe7818
    @abdullahiabdimadoobe7818 Год назад

    Hanaga tagin masuul sare

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Год назад +1

    Ruug cadaagii soo rogaal celi

  • @anwaar.adaan.maxamud
    @anwaar.adaan.maxamud Год назад +1

    Guatenama bay wa dalki maraykanku u gaysan jiray dadka musliminta e umalaha kaso qabsado kadibna ciqab mida ugu xuun ifkaa tala umarin jiray

  • @khada917
    @khada917 Год назад +1

    Maxaan chenalka soo booqday oo aan ku waayay soo noqosho wanaagsan ustaad mahadsanid.

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 Год назад

    Dalka dhaca
    Wlaal ereyga dhaca maxaa laga wadaa

  • @hamzeapdilahiapdilahi8471
    @hamzeapdilahiapdilahi8471 Год назад

    Sxb indhawayd waad
    Naga mashquushay