Barnaamijka Saddex Magaalo |Magaaladee ugu weyn Koofur America?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 дек 2022
  • Magaaladee ugu weyn Koofur America? | Barnaamijka Saddex Magaalo#southamerica
    Waa barnaamijkii aan ku soo qaadan jirnay qaar kamida magaalooyinka caalamka,waxaana markaan xogo kooban ka ogaaneynaa saddex magaalo oo koofur America dhaca,waana magaalooyinka kala ah Sao Paulo, Bogotá iyo Lima.
    Hadii aad channel-ka cusub tahay fadlan Subscribe saar si aan iskula socono mahadsanid.
    LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 80