Xaqiiqooyinka Dalka Malta | Jasiiradaha ay ree Yurub jecelyihiin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 сен 2023
  • Xaqiiqooyinka Dalka Malta | Jasiiradaha ay ree Yurub u hayaamaan#malta
    Waa barnaamijka aan dalalka caalamka ku soo qaadano waxaana markaan kaga hadlaynaa dalka Malta.
    Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan ku soo biir oo kamid noqo saaxiibada Subscribe-ta saaray mahadsanid.
    LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 75

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 10 месяцев назад +30

    Waxaan ka mid ahaa 30 kii qof ugu horeeyay ee Somali ah ee kunoolaa Jaziiradda Malta Sanad kii 2004 bishii Jun ayaanu tahriib ku galnay si fiican ayay noosoo dhaweeyeen weliba yagoo badda naga soo bedbaadshay yaddoo sanadihii danbana ay kumanyaal somali ah magangalyo siisay yagoo markii danbena yurub iyo waqooyiga America uga sii gudbay jasiirada malta umadd badan oo somali iyo african ah bay badbaadisay oo caawisay meel xusuus ku leh weeye kumanyaal somali ah mahadsanid TANAAD

    • @thelionking6550
      @thelionking6550 10 месяцев назад +5

      Manta aniga joogo ugaaaas waxbadan ayaa kadanbeyay wlhi 😅

    • @ibrahimhassan2023
      @ibrahimhassan2023 10 месяцев назад

      @@thelionking6550 waan ogahay sanadihii danbe in is bedelo badan dhaceen

    • @user-gx6zq9or8w
      @user-gx6zq9or8w 10 месяцев назад

      ​@@thelionking6550 nio malta mel xun miyaa

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh 10 месяцев назад

      @@thelionking6550 sxb ma tahriibaad kujoogtaa mise in badan baad ku noolayd plz jawaab waa ii muhiime

    • @IsmailIsmail-on3pb
      @IsmailIsmail-on3pb 10 месяцев назад +1

      Miyaad degtay mise waad dhaaftatkk

  • @amiiryassin3485
    @amiiryassin3485 10 месяцев назад +4

    Malta 🇲🇹 meel Aad u wngsn 3yrs baa joogay meel wngsn iyo dad Wngsn Malta post sabiha
    Tanaad hore Ustaad wakhti dheer baa kugu xiranahay

  • @suldaanzinzibaar5869
    @suldaanzinzibaar5869 10 месяцев назад +3

    The golden voice 💛 my Prother
    Next 🇳🇴 Norway ❤❤

  • @khadarsomali8500
    @khadarsomali8500 10 месяцев назад +2

    Golden❤ voice🗣🎤Tanaad🥰
    Mahadsanid walaalka✅Aad baan ku tageera ☝👏🏾Macalinkeena👀👂

  • @AbdisalamSirka
    @AbdisalamSirka 10 месяцев назад +1

    waxd thy saxbky iyo waliba macalinkayga wanu kugu fanayna macalin. you are golden voice.from hargeisa

  • @moha12moha
    @moha12moha 10 месяцев назад +4

    my favorite channel ❤️ 😊

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 10 месяцев назад +1

    Waxa umalayn jiray in reer Malta talyaaniga Wax wadaagan micnaha isku dad yihiin
    Shukran Mr.geography

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 10 месяцев назад +4

    Father of the geography

  • @Khaalid_Pro
    @Khaalid_Pro 10 месяцев назад +11

    Waa mahadsan tahay macalin runtii wax badan ayaan kaa faaiiday aad ayaana u xiiseeyaa barnaamijka barashada dalalka kle , waxaa kaa codsan lahaa in aad samaysid podcast aad noogu soo gudbisid barnaamijyo xoogaa dhaadheer oo dalalka ka hadlayo waqtiyada firaaqada si aan u dhagaysano inshaAllah waa rajaynayaa qof kle oo igu raacsan in halkan ka arko

  • @oladadam7538
    @oladadam7538 10 месяцев назад +2

    Keep going father of geography❤

  • @osmansidowabdulle9220
    @osmansidowabdulle9220 10 месяцев назад +5

    Next afghanistan

  • @mouhiadinemoumin3959
    @mouhiadinemoumin3959 9 месяцев назад

    Thanks Mr Tanaad barnaamijyadaadu hubaal wa dhaxal gal

  • @mohamedabdi4741
    @mohamedabdi4741 10 месяцев назад +1

    Good information baa naga siiyay waa ku mahadsan tahay 🌷 ✅

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 10 месяцев назад +2

    Golden voice ❤🗣️

  • @alibillowkhalif4387
    @alibillowkhalif4387 10 месяцев назад +1

    Malta waa meel xasuus igu leh walahi 3 saano aya joogay 😢😢😢

  • @yacineriksen
    @yacineriksen 10 месяцев назад

    Altin ses 🎉❤

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 Месяц назад

    Nio malta waa ba meel wada magaalo uun ehee

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 10 месяцев назад

    Mahadsanid Ustaad

  • @craxmandiini
    @craxmandiini 10 месяцев назад

    Ustaad mahadsanid

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 10 месяцев назад

    Mahdsanid ustad ina🎉❤ libaax

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 10 месяцев назад +3

    ❤❤Tanqad Channel❤❤

  • @AbdinaasirilkacaseIise-zj3qk
    @AbdinaasirilkacaseIise-zj3qk 10 месяцев назад

    Thanks ustaad❤

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 10 месяцев назад

    Malta mrkn maqlo waxa ugu horeeya ee maankayga ku soo dhaca arimaha tahriibka

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 10 месяцев назад

    My ustad and Mu channel horumar wacan ayan idiin rajaynaya

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 9 месяцев назад

    Thanks tanaad

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 10 месяцев назад

    M.a keep going bro TanaaD ❤❤❤

  • @khadarmoudd9054
    @khadarmoudd9054 10 месяцев назад

    Sxb barnaamujyadaaa soo badi alle haku sharfeee

  • @engahmedbadel2065
    @engahmedbadel2065 10 месяцев назад

    #macalin

  • @NaasirRaajaa-yh6lz
    @NaasirRaajaa-yh6lz 10 месяцев назад +1

    Waan ka helaa taariikha aad noosoo gudbiso tanaad zxp 18/9/2023 ilinn

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 10 месяцев назад

    Tanaad media fadhiga yaad dunida igu bartay thanks 🙏

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 10 месяцев назад +1

    Golden ❤voice 👌 😍

  • @Diinimohamed8125
    @Diinimohamed8125 10 месяцев назад

    Thanks bro

  • @ina_xasan
    @ina_xasan 10 месяцев назад

    Next Switzerland 🇨🇭

  • @eilyascali7460
    @eilyascali7460 10 месяцев назад

    Lagaama caajiso❤❤❤

  • @Akpoionthebeat
    @Akpoionthebeat 10 месяцев назад

    Ustad next usa 3 cities

  • @Sahel.
    @Sahel. 10 месяцев назад +1

    Next Guyana

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 10 месяцев назад

    Waan gartey teacher horey usoco mahad sanid sodaa muuqaalka

  • @c.casiisyuuro3890
    @c.casiisyuuro3890 10 месяцев назад

    Qofkii ugu horeeye ee daawaday muqalkan ayaa noqday tanaad

  • @decoexchange24
    @decoexchange24 10 месяцев назад +3

    We're proud of you. The golden voice ❤ keep going bro

  • @user-uw6ij4di6c
    @user-uw6ij4di6c 10 месяцев назад +1

    Sxb Denmark 🇩🇰 kasoo hadal

  • @Runtahaygunicin
    @Runtahaygunicin 10 месяцев назад

    2014 ayan jogay waan salamaya asxbtydii Hanfar

  • @mahdiali5566
    @mahdiali5566 10 месяцев назад

    Malta waxaan kunoolaa 2009-2012

  • @sabestien
    @sabestien 10 месяцев назад

    Saxiib waa mahadsanthy ee waxa kasoo hadashaa usa 🇺🇸

  • @MAHM7458
    @MAHM7458 10 месяцев назад

    December u socdaa Insha Allah

  • @AaminoCalifaarax
    @AaminoCalifaarax 10 месяцев назад

    Seychells kadhig barnamijka xiga wll

  • @user-rh3cm5ek3t
    @user-rh3cm5ek3t 10 месяцев назад

    Tanaadoow kheer allaha kusiiyee adidoo mahadsan naga faaloow xaqiiqooyin ku saabsan 5 soomaali ,1fiidiyoow oo dheer waxaa sidoo kale kasoohadashaa dadka soomaali ma carabbaa mise afrikaan mahadsanid

  • @BashiirIbrahim-xb9xx
    @BashiirIbrahim-xb9xx 10 месяцев назад

    🎉❤

  • @khadartoosane7677
    @khadartoosane7677 10 месяцев назад

    Sxp noolo soo dhaqso sadex maalin ama afartii malinba nosoo gali mid

  • @hassancaddeh1545
    @hassancaddeh1545 10 месяцев назад

    Next dalka serbia

  • @abdimahamud4548
    @abdimahamud4548 10 месяцев назад

    Denmark kasoo Hadal ustaad

  • @Ezy15311
    @Ezy15311 10 месяцев назад

    af soomali ahaaan
    Waa bada dhexe

  • @Shakir-ali581
    @Shakir-ali581 10 месяцев назад

    Osmaniyinta Miyay Kujiraan Boqortoyinkii Dalkan Xukumi Jiray

  • @ZACKTHEKING87
    @ZACKTHEKING87 10 месяцев назад

    Anaa ku noool 😂😂

  • @sabirboxser
    @sabirboxser 10 месяцев назад +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️🔥🎉🙏🏽

  • @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu
    @DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu 10 месяцев назад +1

    M...a My Teacher horay u soco waxaa farxad ii ah in aan noqday Qfkii 2 Comments kabixiya Vidio-gaa ga Aadaa u ma Had santahay MacaliM Malta 🇲🇹 Adiga ka hor ma maqlin😢😅😊

  • @mohaismail4050
    @mohaismail4050 10 месяцев назад

    Dalka somaliya soqado tariqdena waa codsi lbx

  • @moftahmohamed6013
    @moftahmohamed6013 10 месяцев назад

    12 sano ka hor Ayn sharci ka qaty cog saxa ayd kasoo tabisay😮

  • @bruzliAlone
    @bruzliAlone 10 месяцев назад

    Pls 🙏 Afghanistan

  • @bulshomedia6995
    @bulshomedia6995 10 месяцев назад

    Hadiibo ay tahay 1klm caasumada sidee loo dagan yahay iga soo qanci

  • @Ahmed_fc19
    @Ahmed_fc19 10 месяцев назад

    🇲🇹

  • @osmansidowabdulle9220
    @osmansidowabdulle9220 10 месяцев назад

    Musikadan iyo codkaga wee isku qurxonyihiin ustaad musikada ika gadan

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 10 месяцев назад

    Bedka uu ku fadhiyo kumaad xusin muuqaalka?

  • @user-hl3ro8go3u
    @user-hl3ro8go3u 10 месяцев назад

    Wan sugynay sawmaaha

  • @ak444ahmed5
    @ak444ahmed5 10 месяцев назад

    Laso dhaqso

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 10 месяцев назад +1

    Dalkan dhawan Ayan Maqlay Wana Dal kulul
    Qiso Taharib O An Akhrinayay Ayan ma Maqlay
    Lkn Wa Daal Qurux Badan dhulka Calan Magaca Casimada Wan Cashayba Wa inan Somalida Qay Ka Mid ah U Rara😂