Xaqiiqooyin ku saabsan Indonesia | Dalka ugu muslimiinta badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 155

  • @yaxyecabdirisaaq5574
    @yaxyecabdirisaaq5574 3 года назад +15

    My second favourite country on this planet except my home land somalia, thanks brother

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 3 года назад +15

    Woow👏👏
    Ugu dambeyn dalka aanku nolahay Indonesia wadkaso hadashay xog saafi ahna waadka bixisay💯✅
    Keep going bro
    From;Petamburan Jakarta-Indonesia🇸🇴♥️🇮🇩❣️✌️

    • @mohamedshelare153
      @mohamedshelare153 3 года назад +1

      Anigu Jakarta ayaan jooga
      Serpong ayaan hada joogaa

    • @mohamedshelare153
      @mohamedshelare153 3 года назад +1

      Anigu Jakarta ayaan jooga
      Serpong ayaan hada joogaa

    • @aqyya12
      @aqyya12 2 года назад +1

      Wll sidee Indonesia Ku tagi karaa si ardaynimo ama wax barasho ah qof Somalia joogo

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 2 года назад +5

      @@aqyya12
      Wll Scholarship ay bixiyaan ayaa lagu tagaa iyo qof isagu iska bixinaya Inkastoo kuwo tuugo ah oo Safaarad sheegta ay kasii gataan arday waxbarsho Scholarship ah helay ayay lacag dhowr kun USD ah kasii qaataan🤔
      Lkn wadankani waxbarashada kuma fiicna luuqadoda ayaa lagu dhigaa
      Waa waqti lumis iyo aqoon bilaa tayo ah mana kugula talin lahayn
      Jaamacadaha private ka ahna waa qaali
      Marka hadad rabtid ama aadku han weyntahay inaad waxbarashada heer ka gaartid Pakistan ama Malaysia aad ayaan ku dhihi waa talo walalnimo oo aan qof kasta laga helin🙏

    • @homedicor4719
      @homedicor4719 2 года назад

      Wall qaxotida kwrn

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 3 года назад +8

    Waa wadanka aan muslim aahaan ku faano 🇮🇩

  • @mohamedsomali1241
    @mohamedsomali1241 3 года назад +10

    Walaalkay marar badan waxan ka codsaday in aad warbixin inooga soo diyaarisid dalka kaliya ee islaamka ah ee haysta hubka wax gumaada ee nuclear-ka ee PAKISTAN 🇵🇰.
    Fadlan codsikayga ii tixgali🙌❤.

    • @madaromar9660
      @madaromar9660 3 года назад +1

      Waan rajaynayaa inuu ka soo sameeyo

  • @mohamedeman9326
    @mohamedeman9326 3 года назад +6

    walaaal barnaamijaydii shakhsiyaadka beryahan kaama hayno
    thanks wll

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 Год назад +1

    Hada ayan daawanayey documentary ku saabsan Indonesia muuqaal soconayo 1 hour and 36 minutes. Masha allah waa wadan aad u qurux badn aad layaabeysid sida volcans ka

  • @MohamedAhmed-ng9dy
    @MohamedAhmed-ng9dy 3 года назад +1

    Masha Allah Ustaad Tanaad aqoon badan baan ka faa'iiday wad kumahadsntahy Ustaad. ❣❣❣❣❣❣❣❣❣🙏🙏🙏

  • @samiirmohamed2466
    @samiirmohamed2466 3 года назад +2

    Fadlan Bro daily maad muuqaal ino so galisid hadi jaaniskaga uu fcn yahay waayo wax micno daro ah nooma sheegtid waxyaabo bdn ban kaa fa'iidaystay Alxmdulilah .
    Aad ayaana u mahadsan tahay

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 года назад +1

    Masha alh legend tanaad waan kutagera 100% waana jecelnahay barnaamijyadaada wangsan noso badi Insha alh 😍💯

  • @abdulahijeespile2385
    @abdulahijeespile2385 3 года назад +2

    87% Muslim sunnih❤️
    Waana wadanka Uugu dadka bdn wadamada muslimiinta
    Waa wadanka 4aad ee Aduunka uugu dadbadan 274million population

  • @Xkabe
    @Xkabe 3 года назад +10

    Xogosugan tanad keep going pro 👑

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 3 года назад +3

    Thanks for everything about information in the world pro 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 3 года назад +5

    Aniga jooga Indonesia xaqiiqata. Waa Dal wanaagsan

    • @somalia641
      @somalia641 Год назад +1

      Walal cimilada kawrn iyo waxa barashadeeda jwb

    • @caaqilka3712
      @caaqilka3712 6 месяцев назад

      Walaal halke kala soo xiriira

  • @khayremahdicawil9705
    @khayremahdicawil9705 2 года назад +1

    Barnaamijka tanaad iyo adigaaga soo jeedinayapa waan ku taageeraa zxp qaali😊😊 zxp run ahaantii waan iska jeclahay inaan mar walpa daawado barnaamijyadaada dadkana usii sheer gareeyo muuuqaal aanaan kuu siinin sheer iyo like maba jirapa zxpo run ahaantii wàan ka helaa barnaamijyadaada walaahi zxp alla haku daayo madax daay zxp aamiin aamiin yaa rabbi 🤲🤲🤲🤲

  • @cabdikhaliifjimale7551
    @cabdikhaliifjimale7551 3 года назад +2

    Thanks you give us alot of information

  • @dhiilcade2482
    @dhiilcade2482 3 года назад +1

    Ninka youture ugu jecly tahay aad ba udanaya barnamijkga hore usoco zxp qli

  • @HassanHassan-bl4ly
    @HassanHassan-bl4ly 3 года назад +1

    MashaaAllah tanaad aad iyo aad ayaan kuuxiiseeyaa wll keep going

  • @IErfanCN
    @IErfanCN 2 года назад +2

    Nitip jejak ae lahh gw wkwkw... :D

  • @Abdisamed_
    @Abdisamed_ 3 года назад +1

    Tanaad waa channel ka ugu horyo Tageero qaab soojeedinta tiise
    Keep going

  • @ridwanahmed8820
    @ridwanahmed8820 3 года назад +1

    Wlhi channel aan ugu jecelahy waa kaga bro hore soco haka caajisin shaqa aaad hayso

  • @abdow4104
    @abdow4104 3 года назад +2

    Mashallaah shukran 👍🤲🕋🕌

  • @faysacawil4759
    @faysacawil4759 2 года назад +3

    Masha Allah.

  • @apdikhadir1995
    @apdikhadir1995 3 года назад +1

    We love tanaad asxapta waxan leyahay hano badiyo videoska walalken tanaad 😊🙏

  • @halimomohamudmohamed4495
    @halimomohamudmohamed4495 3 года назад +3

    Masha Allah Guleyso Wallkey🙏❤

  • @maxamedturki2118
    @maxamedturki2118 3 года назад +2

    Keep going teachere ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ibrahimcali1377
    @ibrahimcali1377 3 года назад

    Hor u soco macalin wax badan ayaan ka faiday wlhi👍

  • @aidarusofficial2582
    @aidarusofficial2582 3 года назад

    Tanaad horay u soco sxb muqaalka xigaa waxaan kaa sugaynaa wadanka Malaysia sxb

  • @hanadhaashi8945
    @hanadhaashi8945 3 года назад +3

    Keep going master tanaad 😍🙏🙏🙏

  • @waheliye44
    @waheliye44 3 года назад +3

    Keep going bro from Cardiff

  • @abdiasiisxidig9907
    @abdiasiisxidig9907 3 года назад

    Alle ha ku daayo master tanaad hore usoco run sheege ayaad tahay

  • @mohamedawilmeramann8872
    @mohamedawilmeramann8872 3 года назад +1

    Barnaamij yada soo xidhiiidhi zxp waxban kadaa,iidnay runti

  • @abdifadxi5676
    @abdifadxi5676 3 года назад +1

    Ethiopia xaga kaalmaha luuqadaha imisa ayay ku jirtaana 🙏❤

  • @hishamgedi4206
    @hishamgedi4206 3 года назад +4

    Legend 👏

  • @mohasabir8826
    @mohasabir8826 3 года назад +1

    Walaal video gan video kuxiga kasoo dhig South Africa iyo badiisa (marajal bahrain ) taaarikhda deer oo leeyahay please 🙏 mahadsanid

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 3 года назад

    Tanaag tv waad ku mahadsantahay aqoonta guuud

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 3 года назад +1

    Indonesia 🇹🇷🗣🗣✌

  • @mohamedbashiir5746
    @mohamedbashiir5746 3 года назад

    Horay u soco sxb noo soo badi barnaamijyadan

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 3 года назад

    Xoogtada aad ula dhacay masha alah alaha kuxafido wllkei

  • @faysacawil4759
    @faysacawil4759 2 года назад +2

    Keeb going brother.

  • @aydidmahamed6500
    @aydidmahamed6500 11 месяцев назад

    Masha allah sxp wax badan bad i bartay

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 3 года назад +1

    Keep going bro tanaad 🤗💪

  • @mustafefaarax6019
    @mustafefaarax6019 3 года назад +1

    First one

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 3 года назад

    Tanaad wayadan waan kuwayay brother keep going

  • @trfttrtfty7594
    @trfttrtfty7594 3 года назад +3

    First

  • @AFIFHD77
    @AFIFHD77 3 года назад

    Ustaad
    Jaban ❤

  • @Theking-hs6qu
    @Theking-hs6qu 3 года назад +1

    Ustaad we missed you

  • @keysedhalaweyn5379
    @keysedhalaweyn5379 3 года назад

    Tnks Macalin noso badi

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 3 года назад +1

    Tanaad mshalhu❤

  • @khadarabdirahman8802
    @khadarabdirahman8802 3 года назад

    Ustad dalka Rwanda ka soo hadal insha allah

  • @GEOR-2-G
    @GEOR-2-G 2 года назад

    Keep going bother

  • @zakiziciid1135
    @zakiziciid1135 3 года назад

    Legend wnku tageera 100%
    Keep going

  • @KaskiiHadle
    @KaskiiHadle 3 года назад

    *Mucalim dalkan hore ayaan kaaga codsaney inaa barnaamij ka soo diyaariso mahadsanid*

  • @salahdin191
    @salahdin191 2 года назад

    Canada aya ku hadhay zhp🇨🇦🇨🇦

  • @engahmedbadel2065
    @engahmedbadel2065 3 года назад

    Macalin

  • @siaragali1439
    @siaragali1439 2 месяца назад +1

    Waxaan ku noolyahay Indonesia 🇮🇩

  • @mlaambalawzha
    @mlaambalawzha 3 года назад +4

    Jakarta ❤

  • @muminmoha7102
    @muminmoha7102 3 года назад

    Hadaan ka dawanaya sumarta utara horay usoco so badi

  • @hassansuudshukri8716
    @hassansuudshukri8716 3 года назад +3

    850 luuqadood 🤔🤔🤔 somaliduna iyagoo hal luuqada ayay isdhagaysan layihiin oo fahankii la tagay

  • @mankacaddemanka7390
    @mankacaddemanka7390 3 года назад

    we love tanaad keep going

  • @aydidmahamed6500
    @aydidmahamed6500 11 месяцев назад

    Codka iyo so jeedintuba waa Heersare

  • @maamemaxamed5614
    @maamemaxamed5614 3 года назад

    Background music 🎵🎶

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 3 года назад +1

    Tanaad#1

  • @husseinmohamedhassan8733
    @husseinmohamedhassan8733 3 года назад +10

    nice

  • @hersiofficial7340
    @hersiofficial7340 3 года назад

    Keep it up

  • @cabdirashiid4085
    @cabdirashiid4085 3 года назад +1

    Tanaad Nin Looxiisay Come back Lendg

  • @khadracabdisamad4884
    @khadracabdisamad4884 3 года назад

    wall hore usoco wLl dalka plana kasoo diyaari barnamij adoi rali ah

  • @suhaybabdi8796
    @suhaybabdi8796 3 года назад +1

    Mis you more pro

  • @nbfrezy8582
    @nbfrezy8582 3 года назад +3

    TANAAD 🔥

  • @najibhassan9117
    @najibhassan9117 3 года назад

    Waad ku mahadsan tahay soo gudbintadda xogo muhiim ah

  • @somalia641
    @somalia641 Год назад

    Walal kaso hadal dalkan idunesia dhalasha umawdin sida gu bixiyaan ama iyo shaqo sida loga hela iyo wax barshada warbixin naka sii ina uso guura sifud ma ugu heli dhalasho bassbor waxan rajayna ina ika so jawaabto

  • @luqmaanabdi6407
    @luqmaanabdi6407 3 года назад +2

    Legend soo jby

  • @maareproduction4359
    @maareproduction4359 3 года назад

    Thanks

  • @yuusuf6806
    @yuusuf6806 3 года назад

    Ultimately

  • @ifkanolosha9344
    @ifkanolosha9344 3 года назад

    Msha allah

  • @kawtharzhuzhu4927
    @kawtharzhuzhu4927 3 года назад +1

    Wll Japan kasoo hadal hadanad hore uga hadaL

  • @abshircj8634
    @abshircj8634 3 года назад

    Sxp wan ku xiisnay waxana ka codsanaya ina kaso sameso dalka Austria

  • @adenaduu7877
    @adenaduu7877 3 года назад +1

    Gobalka Bay ee diinsoor wax ino sheeeg sxbkey

  • @liibaanxuusen5572
    @liibaanxuusen5572 3 года назад +1

    Bro in ka badan 50jer bn ka codsaday inad war bixin kaso diyaarisid dalka Praguay iskuday inad codsigeyga aqbashid bro please🙏

    • @liibaanxuusen5572
      @liibaanxuusen5572 3 года назад +1

      paraguay war bixintan mida xigta kaso diyaari haday macqul tahay channelkan muddo bn ku xiranahay o an si toosa u daawada muqal walba e ad so gelisid insha allah codsigeyga inad kaso jwbi dontid bn rajeynayaa walal mahadsanid

    • @somalia641
      @somalia641 Год назад

      Walal.idunisia waxbarashadeeda iyo shaqadeeda kaso hal walal janibta siday ula dhaqanto waxa yare ku ficantahy iyo waxayaba ay kuxuntay inataba ina uso guuraba codsi bls

  • @zakarianomar5203
    @zakarianomar5203 3 года назад

    Zhp waxad kaso hadashan goboladan marayka

  • @axmedyuusuf5994
    @axmedyuusuf5994 3 года назад

    Guguraphist keep goin

  • @saidsms1
    @saidsms1 3 года назад +1

    Ninka keliya ee an ka daawado soomaalida

  • @qarjiijunior2394
    @qarjiijunior2394 3 года назад +1

    Saxib wayahan warbixinihii sidii hore kuma tihiid plz no jogte mise malin dhaf noga dheg

  • @lipanapokor6884
    @lipanapokor6884 2 года назад

    LkN SomaLiYa MaaD Ka SHeeGaYsiD ZHP ADoo MaHSaN

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 3 года назад

    Tanaad keep going

  • @Md-Mohanad
    @Md-Mohanad 3 года назад +1

    TANAAD👍

  • @mrsayid3236
    @mrsayid3236 3 года назад

    Wow zxb hore usoco

  • @Siyaad_17
    @Siyaad_17 3 года назад +1

    Portugal 🇵🇹 noogu xigsii bro

    • @mohamedsomali1241
      @mohamedsomali1241 3 года назад

      Walaal hore ayuu warbaxin uga diyaariyay dalka Portugal 🇵🇹, hadii aad u baahan tahay gal qaybta Playlist-ka, waxadna uga sii gudubta qaybta looga hadlaya dalalka caalamka, waad ka heli doonta warbixin xiiso badan oo walaalkeen ka diyaariyay Portugal 🇵🇹.

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 3 года назад +1

    Tanaad 💥

  • @cabdiaziizboqortooyo765
    @cabdiaziizboqortooyo765 3 года назад +2

    Tanaaaad

  • @JAKAARTA516
    @JAKAARTA516 Год назад

    MARAYKANKA WARBIXIN NAGASII

  • @amiirajihaan9987
    @amiirajihaan9987 3 года назад

    Maxaa uga soo hadliwaydy dalka morroco

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 9 месяцев назад

    Ok

  • @somalimediya8495
    @somalimediya8495 3 года назад

    Please do oman 🇴🇲

  • @abdiahmed484
    @abdiahmed484 7 месяцев назад

    Calanka 🇲🇹. Malta u egyahay 😅😮

  • @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و

    Afghanistan si faahaahsan ogasoo hadal sxb meeshaaseey camera-da caalamka ku aadantahay oo uu views bdn jiraa

  • @boqorkareerboore1387
    @boqorkareerboore1387 3 года назад

    Nasi goreng ayam kunyit mxaa cunay

  • @zabariincabdishakur3591
    @zabariincabdishakur3591 3 года назад

    Welcome back 😜

  • @cabdullcabdi6109
    @cabdullcabdi6109 3 года назад

    Mahasanid ustaad kuxiji Baaakistaan

  • @ccasiisdaahirabshir3476
    @ccasiisdaahirabshir3476 3 года назад

    Commentigii ugu horreeyey

  • @mukhtaarxaaji3856
    @mukhtaarxaaji3856 2 года назад

    wadanki sabirka iyo dulqadka