Wagaa wxa wadanka Soo galay Ethiopia iyo ciidamado shisheeye oo shagaanaayoh in ay nabad ka dhigi donaano dalkeena balse mnta waad aragtaan xaqiiqda in dhahaada kama qarsano runtii
Allaha u naxariisto muslimiinta kushahiiday dagaaladaas Adna waa mahadsan tahay sxb Lkn talo ayaa watay sxb Waxaa jeclaan lahayd inaa documenryo nooga soo diyaariso boqortooyooyinki hore ka talin jiray soomaaliya sida Adal iyo Ajuuraan. Intu igu raacsan like ii saara shukran
Mahadsanid mudane muuqaaladaan oo kale noo soo badi si dhalinyarada ila midka ah ee dhashay waqtiga dambe aan uga faaiideysano taariikhda dalkeena iyo wixi uu soo maray
40 tuugo 4 naha sheeka Af American waa aha Nin dhoofo kuyidaba geerido dhibayas American waa Jaban Allaha jabiyaya Jawaasis Somalia 🇸🇴 sheekanaya lashaqaynan Geny Maxamed Faarax Caydiid Sharafkiis Iyo Sharafaka Uma Somalia 🇸🇴 badbaadiyaya Allaha kumahdasnan Inta Somalia 🇸🇴 kudhimataya Allaha haunaxariisto General Daydiid Allaha haunaxariisto 30 Dowlad dhaalimin aha waaya kuwaas
Masha Allah adeer wax badan waad sheegtey waxaase ilowdey in 0ctober 4 markii uu fiirsadey in maxabuus laga haayo uu madaxweynaha Mareykan uu isagu soo jeediyey xabbad joojin degdeg ah iyo in maxabuuska si fiican loola dhaqmo Gen. Caydiidna uu aqbaley kadibna wax dagaal toos ah ma dhicin waxaa hirgaley xabad joojintii Waxaase jirey dhacdooyin yaryar oo askarta mareykanka ah ay dad shacab ah ku dileen jiirada No. Afar wadada airporka aadda.
Waxan jiray 6 sano gaalada aan aan wax ka jiidi jiray marna malmalaado aan ka so qaadan jiray marna Waxan ku heesi jirnay suluxdi soorta qaadatooy suqaar mareykan baan sidnaa markaas sunta indhaha ka ilmeysiisa inta nugu buufiyaan baa biyo la isku caawin jiray marna waxaan saf u gali jirnay qamadi ay no qabeyn jirèen markan cuntada u cunana howsheena waxa no ahayd gaalka jiida nacala dhale
Ani waxan dhashay 1996 dii lkn wxan dawaday film ka black howk down 2010 ki si cajiiba ayan ugu raxaystay sida wadoyinka muqdisho lo jidayey askar maraykana, wxan xasuusta ana tahriiba aya wadanka serbia laygu qabtay askari ka tirsana midowgi Soviet ka aya i dhahay xage ka timad Somalia dhahay. Kadib waxu igu dhahay nio somalida wa cadaab oo waxan dawaday film laga matalay black howk down iyo film kale piracy ga ahaa richard Philipe wa dad an xabada ka baqin somali piracy bu nagu yeedhi jirey
Videogan wuxu cadayn uyahy in USC ay dawladii somaliya riday caruur badano been iyo cuqdad laga dhadhiciyey in SNM ay somaliya dumisay watan jawaabta oo cadaymeheedi wadata. THNKZ AWAYS
Anuu waxaan dhashay muddo kadib dhacdadaas 2007dii waxaana kudhashay baadiyaha gobolka bari, balse waan maqlay wax badanna waad iisii bidhaamisay waxaana sii laba jibbaarmay nacaybkaan u qabay maraykanka iyo kabaqaadayaashiisa
Qof caqli ilaah siiyay maraykan cadaawad buu u qaadayaa❤
Hallew❤❤❤
Wagaa wxa wadanka Soo galay Ethiopia iyo ciidamado shisheeye oo shagaanaayoh in ay nabad ka dhigi donaano dalkeena balse mnta waad aragtaan xaqiiqda in dhahaada kama qarsano runtii
General Caaydiid wuxuu ahaa Libaaxi Africa AUN Jenanka.
Waa run hadda waxn ahan lahayn sida suuriya ama Afghanistan oo kale
Hadaanba kadaranahaye ma inshahaad istiri@@NajumAbdikarim
Allaha unaxaristo mohmed farah caydiid mujaahid dhab ah ayow ahaa hadi owsan cadowga leyn laheyn maanta gumeysi ayaan kujiri laheyn qeyraadka dhulkena mar hore ayaa lala bixi lahaa waaase alle mahadii
Abahey adan abshir baa kamid ahaa mujahidiinti kunafwaaye dagaal kadhacay tarabuunka asigoo jihaadayasha is xilqaamay kujire waa sida adeerkey ishegay markisi hore askeri qaran weliba sarkaal ay ayow ahaa blse kabadbaade sarakishi maxamed siyaad dilka kuxukumay kedibna iskaga baxay ciidanki xooga dowladi markey burburtayna shacabkiisa ayow kamid ahaa blse unison ayow markale ladagaalamay Ilaa ow kashahiide aabe intaan noolahay idinma ilaabayo adiga shuhadadi wadankeena ushahiide❤
Allh unaxaristo dhaman mujahidinta ku shahiday bro
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Allaahu akbar
Wallaahi taariikh uu sameeyay jeneraal ceeydiid oo soomaali dhan ku faanaan
Allaah mahad leh
WAAD MAHAD SANTAHAY SAAXIIB SOO BADI FIDIYOWYADAN OO KALE MASHA'ALLAH
Ceydiid nin baqo mahen geesi somaliyed bow ahay rabi ha unaxariste
ininka burbrka ka faa ideystey eesababta uhaa dhimashada waxasoo dad ah Wali ujeedadii mafahmin iyo wuxuu halyeyga ku noqdey
Hhh ninki galada wadanka ka difacey mucatabki siyaad bare wadanka ka ceyriye weye general ceydiid aun🇸🇴✊@@NimcoSagal-d3m
General aidid waa laandheere SACAD SACIID ❤❤
Allaha u naxariisto muslimiinta kushahiiday dagaaladaas
Adna waa mahadsan tahay sxb
Lkn talo ayaa watay sxb
Waxaa jeclaan lahayd inaa documenryo nooga soo diyaariso boqortooyooyinki hore ka talin jiray soomaaliya sida Adal iyo Ajuuraan.
Intu igu raacsan like ii saara shukran
Mahadsanid mudane muuqaaladaan oo kale noo soo badi si dhalinyarada ila midka ah ee dhashay waqtiga dambe aan uga faaiideysano taariikhda dalkeena iyo wixi uu soo maray
Mhdsanid. Waan joogay barigaa. Xabad beena kumaad darin. ❤
Sxp warbixintaada waan sugaa mar kasta sababtoo ah waxyaalo badan baad ii faaidaysay sxp abaalkaagu waa jano alle haku sharfo if iyo aakhiraba waxaan kaa daawadaa hargaysa❤🥰
Thanks bro Waan ku raaxeystay war bixintada sida wanagsan aad u soo tabisay horay u soco.
Itaal media waa kanallka kaliya ee macalin la,aan aan ka bartay tariikho dalka iyo dibada ah mhdsnd ustaad Aweys Aar .
Waan xusuustaaa xiligaaas xitaaa diyaaradaha qumaatiga u kaco ayaa gurigeena jiikadaha dhan Ka biibin jireen waxaana daganeeen xagaaada Bakaaro xusuus dib iigu celis galabta saxib mahadsanid Lejend aweys xaaaji nuuur (Aweys Aar)
Alle ha u naxariisto intii ku dhimatay oo naftood hurayaalka ahaa. Una baba dhigay baaralaydii soo duushay
40 tuugo 4 naha sheeka Af American waa aha Nin dhoofo kuyidaba geerido dhibayas American waa Jaban Allaha jabiyaya Jawaasis Somalia 🇸🇴 sheekanaya lashaqaynan Geny Maxamed Faarax Caydiid Sharafkiis Iyo Sharafaka Uma Somalia 🇸🇴 badbaadiyaya Allaha kumahdasnan Inta Somalia 🇸🇴 kudhimataya Allaha haunaxariisto General Daydiid Allaha haunaxariisto 30 Dowlad dhaalimin aha waaya kuwaas
Caydiid legend❤ allaha unaxaristo 😊
Zxp Taariqda Ceydiid barnaamij kaso samey
Golden voice horey u socod wngsn Ku rajeyna wll 🎉
THANK YOU SAXIB KEEP GOING
Mahadsanid wll wax badan baan sugeyney ❤
1998 ayan dhashay ..sheko San u fahfahsan ma maqal alx manta wan ka bogty allha ku barakeyo..ustaad..
Waa taariikh ween oo muhiim ah.dagaalkaas waxuu ahaay kibir iyo In soomali laduleesdo.oo gunlagadhigo.laakiin caydiid ayaa alaah usoo diray.
Aad iyo aad ayaa kaa mahadnqy walal aways xaaji nuur
Maga iyo taarikhda caydiid markaa waxaan dhagayso sida quraanka iyo axadiithta 😎😎
Ogow hada ayay ka xuntahay wakhtigaa
Alla taariiqdaan waan raadin jiray waayo sheeko ahaan ayaan u maqlay dhamaadkii 1994 ayaan dhashay
Somaliyeey Caydiid wuxuu naga mudan yahay duco & Taallo.
CEYDIID ALLAHA U NAXARIIS GUMESI DIID UU AHAA
Mr Aways Mahadsanid Wll
Masha Allah adeer wax badan waad sheegtey waxaase ilowdey in 0ctober 4 markii uu fiirsadey in maxabuus laga haayo uu madaxweynaha Mareykan uu isagu soo jeediyey xabbad joojin degdeg ah iyo in maxabuuska si fiican loola dhaqmo Gen. Caydiidna uu aqbaley kadibna wax dagaal toos ah ma dhicin waxaa hirgaley xabad joojintii
Waxaase jirey dhacdooyin yaryar oo askarta mareykanka ah ay dad shacab ah ku dileen jiirada No. Afar wadada airporka aadda.
Mahad sanidin ilatal media Fadlan aad ban u xiisaynaynaa barnamid yadan oo klle Noo soo badi ustaad insha allah
Maasha Allah sxb
Barnaamijyada Noocaana inoo soo badi
Asc anaa oga horeeya yes yes
Guulayso wallaalkayga aan jeclahay
Soo badi muuqaalada nuucan camal ❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊
Mowduuca xiga ka soo dhig taariikh general caydiid
Xaggee ku danbeeyey
Alaah u naxariiso shuhada dii kasaaray gaalada dalkeena anagana alaaha naga dhigo kuwa dhaxal qurxoon kataga
1994 dhamad kii yunusom markey baxeysay ayan dhashay nasib uma yelan dowladnimo😢😢😢😢
Noso badi arimha somalia aad ayaan u xiseya 🎉🎉
Wa tariikh aad iyo aad uxuneed wain lala.xisaabtama usa iyo waxi lasocday
Waaa jeclahy shekoyunkan inaa wax bdn ka igaado plz noso badiya🙌
Ma aanan jirin wax dhacyna ma aanan balse waan dhagysanaya Wana xasuusan doona dhcdadasi
Thnks pro itaal
Fekrad ahaantaada waxaad ku tilmaamtay maleeshiyo, se taariikhda ayaa ku toogatay oo waxay ahayeen rag dhulkooda difaacanayay, qaladba ha sameeyaane
Only h.gidir ayeey ahaayeen taageerayaashaas iyo dagaal-yahanadaas oo waa taariikh u qoran oo aanan cidna dafiri karin
Waana is-barashadii koowaad ee aduunka Iyo h.gidir
❤❤❤❤callayhi afdallu sallatu wasalam wacala alihi wasaxbihil kiram cadada khalqihi warida nafsihi tacdiman lahu
Kuwaas manta waxaan unaqaanaa ciidamada nabad ilaalinta ayaan daro waa ta manta ina haysata😢😢😢😢
Waxgarradssanidaa wll❤
Sanadkas 1992ki dhamadkisi Ayan hargeysa ku dhashay lkn janaral caydid Ayan la socday waayo habaryoonis iyo habar gidir waa labada kibir jabiyay ingiris iyo maraykan
Waxan jiray 6 sano gaalada aan aan wax ka jiidi jiray marna malmalaado aan ka so qaadan jiray marna Waxan ku heesi jirnay suluxdi soorta qaadatooy suqaar mareykan baan sidnaa markaas sunta indhaha ka ilmeysiisa inta nugu buufiyaan baa biyo la isku caawin jiray marna waxaan saf u gali jirnay qamadi ay no qabeyn jirèen markan cuntada u cunana howsheena waxa no ahayd gaalka jiida nacala dhale
Ani waxan dhashay 1996 dii lkn wxan dawaday film ka black howk down 2010 ki si cajiiba ayan ugu raxaystay sida wadoyinka muqdisho lo jidayey askar maraykana, wxan xasuusta ana tahriiba aya wadanka serbia laygu qabtay askari ka tirsana midowgi Soviet ka aya i dhahay xage ka timad Somalia dhahay. Kadib waxu igu dhahay nio somalida wa cadaab oo waxan dawaday film laga matalay black howk down iyo film kale piracy ga ahaa richard Philipe wa dad an xabada ka baqin
somali piracy bu nagu yeedhi jirey
Waxaas oo dhibaato ah waxaa masuul ka ahaa cali mahdi maxamed asagaa umada loo doortay dalkiisi oo la xasuuqayo ayuu ka aamusay ku xumayn caydiid 😢
الله اكبر
ولله العزة ولرسوله وللمومنين
🥺.🥺 🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Wle wanjogay waxaana jiray xiligaas 9 sano waxana daganen bakaaraha habeenki waqtidanbe ayaan waxan maqlay barito bakaaraha ha laga saaro maatida werar ayaa bilaamay 3 galabnimo reerka markan u shegayna waxaa leydhahay qasatan aderkey oo dhintay ayaa jiri wey riyoote warkeda ka baxa anigana dugsigii oonka dhiganaye ninki yaqaane dugisiga maciln nuur baraawe ee qudaarata wana diiday inaan ado maxaa dhacay hee ninki nool aya og raanjaliska elkobtay luuqa xata kugu soo galeyso amey 3galab nimo afka leysdarsaday ha i soo xasuusin😪😪
Wlhi waa qiso io taariikh somali soo marty waaga ma anan dhalan ustaad waynu kaa haynaa part. 2 part 3 noo dhiman
Ustaad thnk you lkn wad la raagtaa inbdnbn ka faidy
Asc sxbow soo badi
Wllkei aweiz thanks ❤
Ustaad Aarka waan ku salaamay, salaan kadib.
Ustaad waxaan kamid ahay Dadka sida joogtada ah kuugu xeran, waxaan kaa dalbanayaa /codsanayaa inaad inooga Soo diyaarido warbixinno ku saabsan kahor burburkii iyi kadib ba, sida aad usoo koobtay taariikhda dowladaha carabta mahadsanid ustaad.
Geesi ceydiid ❤lpx
Kuwii SaaS inoo galay ayaa wali ina dhex jooga inana xukumaya
Black hawk down movie ayaa la idhaa filimka taariikhbu igu leeyahay wlhi
Thanks bro ❤❤❤
Aad baad u mahadsantay waa ducumentry aad u fiican.
Thanks 👍 ataal Media
Itaal media wali masoo dhigin barnaamij ka hadlaaya puntland Horumar markeeda iyo dhismaheeda
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
soomaaliya hanoolaato i.a💯✊
Gaaladu markay ku soo,dulaan dal Muslim ah mayaqaanaan xeer caalimiya iyo xuquuqul insaan intaba
Mahdaanid ustaad
Shisheeye Kuma damqanaayoh ilen dantiiza ma ahan in aan dowlad noqono wyh ma jirto ciidamo wandankle difaacay oo dhulkooda aheyn ilaa Dani siyaasadeed moyee gumeystena wx ma xasiliyoh inuu qaso oo fara gilino waa weyn sameyh moyee kadip UAC DII wadankeena nabadu wxa ay so dhawaatay markay faragilinta naga dhafeen gumeystaha waqtigii makaxmadah in kasto an ahaa caruur yar blse wn xasustaa wagaa wuu xasila wadanka oo dhan waayoh qabiilada oo dhan oo ku midoobay in ay ku dhaqmaano kutubka qur'aanka wxn ku noolaanay 6 bilood oo qrx bdn runtii blse masii jirin nabadii iyo umad nimadii somalia 🇸🇴 in ay sii midiwdo wxaa Laga baqay hdi somalia sdn loga aamus in ay noqon doonto dowlad abood bdn kana abood bdn tii kacaanka runtii blse riyadaa sima jirin oo wxaa Laga dhex abuuray maleeshiyo qabiileed u dagaatamayo wx aysan ogeyn iyo wx aan Dan inogu jurin dhamanaa bulashadeen gumeystahana wxuu kasoo laabatay isaga oo wato ciidamo bdn Soo galay wadanka iyaga oo sheganaayo in ay somalia xasilin donaano kana dhigi donaano nbd balse tilaab cad lagama hayoh mdz wn aragnaa xeroyinkoda kama baxaano shaqona Kuma lahan wxa ka dhaca somalia in ay qarxayo abaabulaano iyo falal ka ah aminga dalkeena moye si ay usii koriyaano muda ay jogayaano wadankeena mudnaantiidu waa salary inaguna waa fahmi la nahay danteena madaxdeena waa kuwa aan aragno Malin wlpa dhaqoonkooda iyo sida ay u go 'aamiyaano masiirka umadda somaliyeed iyaga oo firinaayoh in ay raali giliyaano daneyste inagu Soo dulay runtii 32 dagaal musiiboyin iyo aafo wx aan aheyn kama faaidin waliidiinta riday dowladii kacaanka dabadeed maxee INOO qabteen mxee ku go 'aamiyeen masiirkeena ma sidaan baa iyaga oo hadaf laheyn ayey rideen jaalle siyaad Barre alle ha u naxariistee balse Marka ay ridaano kadip kumey xisaabtamin kurisga cidna qaban doonto meel ma aysan isla dhigin qof wlpa hadafkiiza wuxuu ahaa in la rido jaalle siyaad Barre weyna ku guleeysteen balse nabad inoma horseedin muusipo moyee dambigooda alle ha dhaafo keenana sdkle i.a maalin UN somalia 🇸🇴 weysoo noqon dontaa dhawaa ama dheeraa waa midoowi doona una midoowi donaa cadaga diinteena dalkeena iyo dadnimadeena kuwa kso xadgudbayoh alle namiydeey hanoo qaban waxaan jaahil nimo usameeyn neheee rabo adoontaadi naheee ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Taas macnaheedu
................gulayso sxp
Beryahan lkin waad naga daaHdaaaa
Zxp soobadi cashiradan
Jen. Caydiid iyo cali mahdi xagee ku dhamaatay arintoodi
1996 general ceydiid ayaa geeriyooday wuxuuna ku geeriyooday gurigiisa halkaas ayey kusoo dhamaatay sheekada
wlhi xiligan wan jogey
UNISOM meeqa dal ayay ka koobneyd markaa ileen Belgium, Malaysia iyo Pakistan ayaan kaa maqlaye
Maraykana isagaa hogaaminayay iyo xoogaa eeyaha uuku adeegto ah waa qasab inay lasocdeen sida UK 🇬🇧 France 🇫🇷
Lkn xog kama hayo lkn waan qiyaasayaa
@@macruufmaxamedcisman7467weyla socdeyn unisom wa dowladaha qaramada midobe ka tirsan oodhan nuuc walba kala bar wadamada adunka😂
Whlhi waa taarikh aana la.ilaabi karin waye alla yaraxma g.caydiid😢
Ustaad waxa aad muuqaal nooga diyaarisaa haday macquul tahay
Soo galidii ciidanka ithopia somalia iyo dhacdooyinka ku hareeraysan arintaa
Waa codsi waan rajaynayaa inaad iga aqbashi mahadsanid
Anigu waxn dhashay 2008
Wlll please SNM nooga soo warran odayaal wax ku dardara ayaa na wareeriyay eh
Fist comment ❤
waan waxaan chanelkaan ujeclahay
Aad ayaa u madsantahy taariq iga daahsoonees aya daaha iga qaday waan maqli dagaalka mareekan lkn qiso sax oo la hubo maanta ayaa dhageestay waana sii baari doona
Waxaana kaga mahdcelina sida wangsan ee aad noogu soo gudbineeso taariqaheena
Videogan wuxu cadayn uyahy in USC ay dawladii somaliya riday caruur badano been iyo cuqdad laga dhadhiciyey in SNM ay somaliya dumisay watan jawaabta oo cadaymeheedi wadata.
THNKZ AWAYS
malintey diyarada so dhaceysay waxan jogay xafada tookiyo ee dagmada howlwadag
Run ahaantii caydid wuxuu halyey dalka iyo dadka kadifaacay murjimiinta so duushey
1993 ayaan dhashey
1992 hadaa dhashay ka waran lkn hada wax walbo oo dalkaan dhib ku ah wan ogahay
kama bixine waa lagu qasbay waana lajabiyay
Maraykanka wa cadowgeena 1aad waxa noo diiday inan dowladnimadeena so ceshano wa isaga caydiid si kasto dowladi dhisneed ububiriyey hadana nin shisheeyo wadankiisa gacanta ugaliyo musan noqon maanta madax ma heesano daba dhilif gaalada ucarbiyeesan baa hesanaa ciil badanaa
Maraykankaba waxaa iiga daran daba dhilifkiisa Pakistan marwalba waxay ahayd kabaqaadka naraykanka waxanu maqalnay inay markii laqarxiyay maraykan dad badan oo muslimiina laga soo qabtay Pakistan, usame bilaadi in Pakistan lagu dilay, wakhtigaana umada somaliyed bay usoo racday maraykan, maraykan iyo kaba qadkisaba nacdal haku dhacdo
QOFKA SOOMAALIGA AH EE HELICOPTERKA KAHADLAAYO WAA HAARUUN MACRUUF
Wlhi
@@samiiroahmed4957 haa
Afgambigii Turkish ee dhicisoobay iyo Afgambigii masar ee El sisi
Thanks
Hawiyow dantaada aqoonso cidna kuuma maqna
Tusaale ahaan curiyaha
General ceydiid aun aad buu u necbana kufarta mareykanka iyo daba dhilif yada la socdey,
Team 1999 waa isleenahay
Waxan jiray xiligaasi 6
Sano