Saxaraha Ciraaq ilaa Hogaaminta Suuriya | Qisada Axmed Asharc .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 дек 2024

Комментарии • 246

  • @Shakir-ali0
    @Shakir-ali0 14 часов назад +41

    ﴿ تِلْكَ الدَّارُ الْآخِرَةُ نَجْعَلُهَا لِلَّذِينَ لَا يُرِيدُونَ عُلُوًّا فِي الْأَرْضِ وَلَا فَسَادًا ۚ وَالْعَاقِبَةُ لِلْمُتَّقِينَ

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 13 часов назад +29

    Xanaaqii qabsashadii ciraaq meeqa qof oo somali ah ayaa u dhintay oo dhiigu ku karay dhammaandood allah SWT JANNADİİSA HA KA WARAABİYO

  • @User7654suy
    @User7654suy 4 часа назад +11

    اعظم رجل في التاريخ وحتى قيام الساعة هو سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم منّ قرأها يضع👍🏽❤️☪️🌸

  • @WacaysCali-v9u
    @WacaysCali-v9u 14 часов назад +31

    Al-Qaacida allaah ha xifdiyo uraradii jihaadiga ahaa ee ay aduunka ka taageen ayaa maanta rajada ugu wayn laga qabaa inay awoodii muslimiinta ahaa ay soo celiyaan.

    • @popular7493
      @popular7493 12 часов назад +3

      shartooda umada allah ha ka qabto

    • @GreaterSomaliya1
      @GreaterSomaliya1 12 часов назад

      @@popular7493 shaqadooduba waa sumacda xumeenya islaamk..

    • @abdifataaxabdallah
      @abdifataaxabdallah 11 часов назад

      @@popular7493AAMin laakiin khayrkoodu ma ku dhibayaa?

    • @Boqorejr10
      @Boqorejr10 11 часов назад +1

      Amiin ya raabal calamin 😭🤲🤲🤲

    • @Boqorejr10
      @Boqorejr10 11 часов назад

      @@popular7493wd khaldan tahy shar miya uu aragta

  • @ShacbanMahamed
    @ShacbanMahamed 14 часов назад +14

    دع الأيام تفعل ما تشاء * وطب نفسا اذا حكم القضاء

  • @Ciiltiremedia-c4f
    @Ciiltiremedia-c4f 15 часов назад +21

    Nabiga ‎ﷺ wuxuu ahaa mid ku dayasho mudan dhinac kasta oo nolosha ka mid ah❤️

  • @YusufGabobe
    @YusufGabobe 2 часа назад +2

    Ilaahayow mujaahidiin diintaada u dagaalamo naga dhig.

  • @murtitv6518
    @murtitv6518 13 часов назад +10

    Falastiin waxaa ka socdo aniga xataa waa idanqayaan 😭 walaahi waa xanuun illahay ayaana u baryayaa in uu culayska ka qaado reer falastiin 😭😭😭
    Illahayow junuudada u soo dir israail si ay ciida ugu daraaan

  • @AbdullahiYusufSheik
    @AbdullahiYusufSheik 14 часов назад +12

    90/90 ee naftaada edbi. Alxamdullillah. Ilaahay ku mahad leh. Dhamaadka bilaw cusub. 🏃🏻‍♂️💪

    • @Kalidx11
      @Kalidx11 12 часов назад

      Zhp an kula soo xidhidho WhatsApp kaga isheg

  • @cabdi_wahaab
    @cabdi_wahaab 13 часов назад +5

    الله يبارك فيك ويكتب أجرك ويوفق أهل سوريا لما فيه الخير

  • @CabaasCumar-c2z
    @CabaasCumar-c2z 10 часов назад +2

    Allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar

  • @maxamedfarxaan7122
    @maxamedfarxaan7122 14 часов назад +12

    Ilaaahy hay Noo daayo ☪️ diintyada islaamka sharafta leh❤😢

  • @اليان-ي6ف
    @اليان-ي6ف 15 часов назад +13

    Je suis votre sœur en Dieu. Par Dieu, je n'ai écrit ces mots que par détresse et par des circonstances difficiles. Moi, ma mère et mes frères mourons de faim. Je le demande à Dieu et ensuite à vous. Ne me rejette pas déçu. Dieu nous suffit, et Il est le meilleur arrangeur des affaires pour ceux qui nous ont amenés à cet état. Ô peuple, ô nation de Mahomet, vos cœurs sont devenus dépourvus de miséricorde, de pitié ou de compassion. . Humanité, combien je me suis plaint et combien j'ai pleuré, combien j'ai appelé et combien j'ai supplié, mais il n'y a pas de vie pour laquelle vous appelez. Cela vous plaira-t-il ? Mes frères pleurent et meurent. De la faim pendant que vous êtes là, Dieu sait que Dieu, le Très-Haut, le Grand, sait que nous n'avons même pas la valeur d'un kilo de farine. Mon père est mort et mes frères sont jeunes, je le jure devant Dieu. Livre de Dieu que je ne mentirai pas, ni n'escroquerai, ni ne tromperai, ô frères. Rien n'y est entré en nous ni en nous. Ô personne, que Dieu vous récompense par de bonnes actions, ô philanthrope. Je le confie à Dieu, alors à vous, ô peuple de bonté, soyez avec nous, ô monde, ressentez pour nous, ô peuple de bonté, où est la chevalerie, où est la fraternité, où est la miséricorde à laquelle le Prophète Mahomet a enjoint pour le bien du Prophète Mahomet, ressentez pour nous, je vous demande de m'aider, même si c'est pour le prix de la nourriture, ce n'est pas moi qui le demande. autre chose que d'apaiser notre faim, s'il vous plaît, sans m'insulter ni me briser le cœur, je vis, mes frères, par Dieu. Je vis en vous, soyez assuré, ô gens de bonté, je vous en prie, aidez-moi, s'il vous plaît. pour la détresse et la pauvreté, je n'aurais tendu la main à personne parmi le peuple. Voyez-moi, je couvrirai votre honneur. Que Dieu vous rende heureux avec vos enfants et votre famille et vous éloigne de la détresse et de la tristesse. cette aide dans l'équilibre de vos bonnes actions. Aidez-moi, que ce soit avec le prix de la nourriture ou le prix du loyer de la maison, s'il vous plaît. Oh mes frères, oh gens de bonne conscience, oh gens de fraternité et de générosité, aidez-moi s'il vous plaît si ce n'est qu'un peu ma confiance en vous, et quiconque veut contribuer avec moi, que Dieu le récompense de tout le meilleur. est mon numéro WhatsApp. Celui qui peut nous aider, atteint notre numéro WhatsApp 𝟬𝟬𝟵𝟲𝟳𝟳𝟴𝟯𝟳𝟯𝟭𝟭𝟲𝟬 avec nous. Nous lui donnons le nom complet et l'adresse et il nous transfère autant qu'il le peut. Ma famille et moi vous demandons, par Dieu, si vous le pouvez. pour ce faire, contactez-nous. N'hésitez pas à nous aider et nous vous récompenserons. Que Dieu te récompense÷~π~÷~~÷π~÷~π~÷~√π~,.................،..،.،...،..،.،..،..،.،.،.،..،..،.،.،.،.،.............,.,.,.,.........،..،...،.،.،.،..،.،.،...،.،....

  • @Lifeissimpe
    @Lifeissimpe 15 часов назад +28

    Anaa u horeeyo 😂❤ like saara

    • @Moh_media45
      @Moh_media45 15 часов назад +5

      Waa dhigay like 😂

  • @bukhatir1454
    @bukhatir1454 13 часов назад +6

    Nin soo jabay mohamed aljowlaani legend😊😊

  • @Islaam-24
    @Islaam-24 12 часов назад +1

    Masha allah cumar inshaar barnaamij qurux badanaa ka diyaarisay inshaa allah waxaatahay axmed al shaarica somaliya guuleeso

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 14 часов назад +6

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @mohamedjibril-gk4vr
    @mohamedjibril-gk4vr 14 часов назад +12

    Illah soomaaliyana abu maxamed aljowlani ha usoo diro

    • @nabadoon3735
      @nabadoon3735 14 часов назад +2

      Soomaali sanamka qabyaalada ila xidiidka lo siibo rajo maleh

    • @nabadoon3735
      @nabadoon3735 14 часов назад +2

      Ma dadka asakarti qaranka ku arsanaayo ayad wanaag kasuge

    • @hufanesk
      @hufanesk 14 часов назад

      Waa runtaada 100% ilaa sheygan qabyaalad naga wada baxayso ma jirto wax hagaagaayo. Lkn somalidu maxay u fahmi laadah.​@@nabadoon3735

    • @tayos6070
      @tayos6070 2 часа назад

      ​@@nabadoon3735sax weeye

  • @CabdullaahiCilmi-k8v
    @CabdullaahiCilmi-k8v 5 часов назад +2

    Allaahu akbar,tan maanta heeysata muslimiinta waatii tartaarka ookale waayoo markeey muslimiintu kalaqeeybsameen oo xukunjaceeyl iyo boqortooyooyin ukalaqeeybsameen ayaa allaah ku'imtixaamay in gaalo kuwii uguxumaa in lagu imtixaanay oo duulaankii mangooliya kasooqaadeen ciraaq kulaayaan malaayiin xadaaradii iyo aqoontii loosoo waxbarasha doonanjiray iyo kutubtii webiga laguguray,tani waa soonoqoshadii awoodii muslimiinta iyo filashada mahdiga ee allaah hanagusugo iimaanka.

    • @ibraahimmaxamadaxmad-x1u
      @ibraahimmaxamadaxmad-x1u 12 минут назад

      Ma aqaan hadal uga xaqbadan oo aan ka oranlahaa, run ayaad ka sheegtay allaha ku karaameeyo

  • @Fatumasahra123
    @Fatumasahra123 12 часов назад +1

    Masha Allah waa geesi Ilaahay asagoo kale calamka ha kusoo kordhiyo aamin

  • @AMIINGACAL
    @AMIINGACAL Час назад

    Xafidahu laah asheekh axmed asharci😊❤

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 11 часов назад +2

    ❤❤❤❤❤ ilahay dalkeenana hawsoosaaro mid laMida jolani itopiyanka dadkeena kalaqaybiyay xadhig udiira

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 14 часов назад +6

    Ilahay cadawga haka ilaaliyo geesigaa

  • @haadiarts2074
    @haadiarts2074 15 часов назад +10

    شكرلك اخي عمر أنشأ ر❤

  • @AbdinoorMoha-k1q
    @AbdinoorMoha-k1q 14 часов назад +4

    MASHAALAH shicirka wuu icajabiyey wllh😢

  • @idaacadadadweynaha1856
    @idaacadadadweynaha1856 15 часов назад +6

    Weli kaman helin muqaal ku sabsan wax aqrinta ama sida wax loo xifdiyo thank walalka❤

  • @User7654suy
    @User7654suy 4 часа назад

    يا حي ياقيوم برحمتك نستغيث اخواننا في غزة.🤲☪️❤️

  • @khadarhassan9786
    @khadarhassan9786 12 часов назад +2

    Mahadsanid ustaad omar in shaar 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 14 часов назад +4

    Ustaaad Caaaamir Inshaar Mahadsanid

  • @AbdikafiAhmad-r8t
    @AbdikafiAhmad-r8t 13 часов назад +4

    Omer inshar waan ku taageeraa,

  • @yusufxasan6847
    @yusufxasan6847 8 часов назад +2

    Ninkan wa lama kaarle waye rer galbedka ayu ushaqeya😢😢😢

  • @ahmedmohamudduale2797
    @ahmedmohamudduale2797 11 часов назад +1

    Waad mhdsnthy ustaad ❤

  • @CabdilaahiCabdilaahi-x5z
    @CabdilaahiCabdilaahi-x5z 11 часов назад +1

    Sheekh sharing aabihiis

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 14 часов назад +5

    Masha allaah Axmed Asharc

  • @User7654suy
    @User7654suy 4 часа назад

    القدس لنا بإذن الله.❤

  • @saidoabdullahi-wp9xz
    @saidoabdullahi-wp9xz 11 часов назад +1

    Mahsanid Walal Cumar 😊

  • @diiiqaxafada6607
    @diiiqaxafada6607 13 часов назад +4

    Ogaansho sidaad shaah iso qaadaneyne sokorow nagu dhici rabo ino badel shaaha waxkle kugu dhageysano

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 9 часов назад

    عندما تكون شجاعا تسمى أسد عندما تكون ذكيا نسمة ذئب وعندما تكون رحيما تسمى إنسان وعندما تجمع كل هذه الصفات تكون القاءذ احمد الشرع✌️💙 0:57

  • @Mumtaz-om6yk
    @Mumtaz-om6yk 15 часов назад +8

    Scw scw nebigeena igula sliya

  • @Maryancabdulaahi600
    @Maryancabdulaahi600 14 часов назад +6

    alla maxan dhageystay oon xifdiyy سلكتو طريقي😂😂

  • @shuceybcabaas648
    @shuceybcabaas648 15 часов назад +5

    Isbadalka dalka afganistan barnamij noga soo diyaari wll omar

  • @qx8b_54
    @qx8b_54 15 часов назад +3

    أتمنى تفتح بودكاست مع المشاهير المؤثرين بالسوشيل ميديا 👍🏻

  • @IbrahimOmar-j3f
    @IbrahimOmar-j3f 15 часов назад +5

    Ustaad 🎉🎉🎉🎉

  • @NouradinahmedOsman-kd8or
    @NouradinahmedOsman-kd8or 10 часов назад

    Ustaad dhalinyaradi iraaq dagey abtigey baa ku jire allah ha unaxariste

  • @NimcoAbdikaadir11
    @NimcoAbdikaadir11 2 часа назад

    Daacish ma ahayn dad wanagsan wana necbahay wayo wa dad dinta si
    Qaldan ufaafiyay dadkana iyaga iyo
    Re galbed isku si ayay uba bi iyeen qof walba muslim dilay e an ka towbad kenin allaha ku fogeya naarta
    Allaha guleya musliminta xaqana ha fahamsiya

  • @ahmedtifow8195
    @ahmedtifow8195 7 минут назад

    Masha allah walal key

  • @arsenalplayers6491
    @arsenalplayers6491 15 часов назад +4

    Fast comment ❤❤❤

  • @cali7a469
    @cali7a469 14 часов назад +2

    Axmad. Axmad. AXmad. Axmad❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muxamedamiin1018
    @muxamedamiin1018 15 часов назад +2

    AAN KU WADA SALINO XABIIBGENA MUXAMED SCW 🎉❤

  • @RamzanBoy2030
    @RamzanBoy2030 14 часов назад +2

    MASHA ALLAH ❤❤

  • @CarafaadSalaad-i9r
    @CarafaadSalaad-i9r 15 часов назад +4

    Ka uhoreeya ahy wllhi wllo❤😂

  • @IsmailSabriye
    @IsmailSabriye 13 часов назад +3

    Kanalka runta loogu imaado mr Omar inahar family ogansho

  • @MaxamadGuray-c4q
    @MaxamadGuray-c4q 15 часов назад +10

    Xgee Shaaxu iyalaa Digir Aan ku Cashaynaa Cumaroow😢

    • @idledaud3086
      @idledaud3086 13 часов назад +3

      Digirtada so qado mudane 😂😂

    • @Abdal252
      @Abdal252 11 часов назад +1

      Mudane adaaba digir hesta ani biyo soo qaatay hhhh

    • @MaxamadGuray-c4q
      @MaxamadGuray-c4q 3 часа назад +1

      @@Abdal252 hhhh kaligay uqabay iLaa Dad Aan waxba Haysan Aa jira Oo Biyo kaliya haysta xitaa dadbaan biyo haysan

    • @MaxamadGuray-c4q
      @MaxamadGuray-c4q 3 часа назад

      @@idledaud3086 Diyaar waayo hhh

  • @CabdiqaniAxmed-b4d
    @CabdiqaniAxmed-b4d 4 часа назад

    Tariikhda Al qaacida iyo osaama bin ladin kusoo xiji zhp

  • @Dailyword862
    @Dailyword862 12 часов назад

    وَلَا تَهِنُواْ فِى ٱبْتِغَآءِ ٱلْقَوْمِ ۖ إِن تَكُونُواْ تَأْلَمُونَ فَإِنَّهُمْ يَأْلَمُونَ كَمَا تَأْلَمُونَ ۖ وَتَرْجُونَ مِنَ ٱللَّهِ مَا لَا يَرْجُونَ ۗ وَكَانَ ٱللَّهُ عَلِيمًا حَكِيمًا

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 14 часов назад +2

    Insha allah sidaas oo kale somalia iney ka dhacdo rajeenaya

    • @WacaysCali-v9u
      @WacaysCali-v9u 14 часов назад +1

      inshallaaah mar dhow ayay ka dhici doontaa

    • @sakariyemusejama9117
      @sakariyemusejama9117 14 часов назад

      @WacaysCali-v9u lkn kuwan hadda joogo iyo bishaar asad waa isku mid

  • @abdullahiyow
    @abdullahiyow 13 часов назад +3

    Juulaani waa Ninkii Daacish qiyaamay ee Alqaacidda ku biiray kaddibne Alqaacidda naftirkeeda qiyaamay ee haddane ciidankii ay la goosatay Alqaacidda madaxyada ka guray.
    Abuu Muxammed Aljuulaani, aabbaha khiyaanada ee casrigaan

    • @NaimaHaile
      @NaimaHaile 3 часа назад +1

      Alqacida ,dacisha iyo Alshaba wa dad dhiga islamka banesten sida qawarij da wax madhaman

  • @Teamxirxiraaye-qv7ny
    @Teamxirxiraaye-qv7ny 14 часов назад +2

    scw ❤❤❤

  • @zakariaabdullahi9815
    @zakariaabdullahi9815 14 часов назад +8

    Wan dagdage😅 ya ila mid aha😅

    • @NimcanAK
      @NimcanAK 13 часов назад +2

      Ani😂😂😂

    • @zakariaabdullahi9815
      @zakariaabdullahi9815 13 часов назад

      @NimcanAK mxa nahaya ladagdagayna kkk

    • @abdullahiyow
      @abdullahiyow 12 часов назад +1

      Hee, maxaa ku daaray

    • @aliabdoulkaderabdi
      @aliabdoulkaderabdi 11 часов назад +2

      Nashidadi Arsenal baad moday 😂

    • @Abdal252
      @Abdal252 11 часов назад +2

      Dad qalbiga laga gumeystay aa tihiin, in aad ooydo ayey aheyd halka aad doqonnimadaada ku qosli laheyd

  • @abdiali2729
    @abdiali2729 3 часа назад

    Allaahu akbar allaahu akbar

  • @Somalestine
    @Somalestine 14 часов назад +2

    Allahu Akbar 😭😊

  • @WeliowWeli
    @WeliowWeli 14 часов назад +3

    Cumar adiga niyow wadankena inan xoreyno kawaran ,

    • @WacaysCali-v9u
      @WacaysCali-v9u 14 часов назад +2

      waa la xoryn doonaa inshalllaah

    • @AyuubKhalif
      @AyuubKhalif 12 часов назад

      Yaa Laga xoraynayaa​@@WacaysCali-v9u

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 5 часов назад

    Dagaalkii ciraaq waa xasuustaa xanuun badneydaa

  • @cabdicaziizsheekhey6330
    @cabdicaziizsheekhey6330 11 часов назад +1

    الله اكبر

  • @Ibrahimdooyow
    @Ibrahimdooyow 10 часов назад

    Mahadsid walal omar inshaar

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 13 часов назад +2

    Wcs inshar❤

  • @aamiin-l7i
    @aamiin-l7i 15 часов назад +3

    Ninkan waxan ka yaabayaa inuu raaco ama adeeco reer galbeedka

  • @Askaaxmedia-kl3bf
    @Askaaxmedia-kl3bf 15 часов назад +4

    Soomaalima annagaa isku mashquulsan yaan

  • @hufanesk
    @hufanesk 14 часов назад +2

    Tookadan waa tookadeeni anaga ayay noo hadhay.

  • @ciisecali-v1t
    @ciisecali-v1t 14 часов назад +3

    War soomaliye si fiican bal u fakara ninka ogaansho waa alshabaab taas xisaabta ku darsada

    • @abuucizsoomali4279
      @abuucizsoomali4279 13 часов назад

      Nin walbo oo gaalo iyo Daba dhilif neceb, lana dagaala, waa shabaab.
      Xaqiiqdiinu wataa

    • @MohetDekh
      @MohetDekh 13 часов назад

      Zxp shabaab inad dhahdid ama aad iska dhaftid wx ka dhibi mee lkn qof walpo oo diinta u is taaga waqtigan wa argagaxiso ileen Ayako kaso horjestay gaalada is adkey hadal adag baro gaalada waxpa kama qadi karan😊

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 11 часов назад

      Haduu yahay maxaa udhagaysanee war orod carar you telefon ka kugu qarxine

    • @shugrisheekhmohamed8533
      @shugrisheekhmohamed8533 3 часа назад

      Afka gaalada ayuu ku hadlayaa ninkaan!!! Qof walba oo jecel diintiisa guumaysigana neceb Al shabaab miyaa?!!!

  • @ClaahiClaahi-d1i
    @ClaahiClaahi-d1i 15 часов назад +4

    Alownoorumeehadafkeena😊

  • @CRisaakApdilaahi
    @CRisaakApdilaahi 10 часов назад

    Ustaad guuleyso

  • @cabdinafaccabdirahman
    @cabdinafaccabdirahman 15 часов назад +4

    Scw scw 🎉

  • @AbdifatahShimaali
    @AbdifatahShimaali Час назад +1

    Cumar isher zxb mawducan noo soo diyer tartanki quranka aa lagu baqtey Kenny nin indhole ayaa ku guleste 30 quuranka

  • @Shuaip-Nour.
    @Shuaip-Nour. 15 часов назад +4

    First

  • @samaaraqurux2736
    @samaaraqurux2736 14 часов назад +4

    Abihi aya ciraaq mudo ku noola sidas lahjada u barty sido kale qoys caan ah ayu kaso jeeda oo dega ciraaq ursun suuriya

  • @qanyaremohamed1397
    @qanyaremohamed1397 9 часов назад

    Aniga madagdego sxb cumar wan raacsanahay

  • @roblecabdi3355
    @roblecabdi3355 12 часов назад +1

    Waxaa muuqata in aad khawaarijta somalia joogta ka dhigayso dad caadi ah
    Kuwaas iyo waxa loo yaqaan amison waxba isma dhaamaan.
    Shartooda wa in la suuliyaa adiga kaa yeeli mayno waa mujaahidiin Ina insharow.

  • @abdirahmanhala8372
    @abdirahmanhala8372 13 часов назад +2

    Ka soo hadal xasuuqa Dacawaley

  • @bakarbulshawi9007
    @bakarbulshawi9007 12 часов назад

    Halyey Waaye Ninka Alla yacizak

  • @Zamzam-ou3ur
    @Zamzam-ou3ur 13 часов назад +4

    Saxiib iyadoon laqadin xayiradi siduu Toos ugu soo galay suriya?

    • @m-12flix73
      @m-12flix73 10 часов назад

      turkiga ayaa caawiyey
      mudo sanado ah ayuu turkigu dhisayey wexeyna haysteen deegaanada xuduudka turkiga xiga

  • @Everything-ok1cm
    @Everything-ok1cm 14 часов назад +2

    Halyey

  • @xurbiyexariif9125
    @xurbiyexariif9125 14 часов назад +5

    Cumar inshaaraw maxamed alfaatix hacaayin oo haku xadgudbin halyaygaas Muslimiinta dhan kufaanto oo dagaalamay in xaqu kor noqdo oo hagarabdhigin axadkaan moosaad iyo CIA meesha soo muturiyeen si ay syria ugu qabsadaan iyo wadamada carbeed ee ladariskaa.

    • @WacaysCali-v9u
      @WacaysCali-v9u 14 часов назад

      jaahil aan siyaasada islaamka waxba kala socon ayaad thy

  • @FaaraxCllaahi-g6i
    @FaaraxCllaahi-g6i 14 часов назад +2

    Soomaali ma laga dhex heli doonaa axmed Al shar. Oo kale

    • @Naciimo433
      @Naciimo433 14 часов назад +1

      Ilahay ha ina siiyayo

    • @nabadoon3735
      @nabadoon3735 14 часов назад +2

      Maya sanamka qaabyaalada ayay raacsanyihin

    • @Mohamedbaana272
      @Mohamedbaana272 14 часов назад

      Way buuxaan ada kamid ah sxb kaliya wa ina fadhiga ka kacna

    • @abdullahiyow
      @abdullahiyow 13 часов назад

      Waa Cali Dheere

    • @kiinkaisking8245
      @kiinkaisking8245 12 часов назад

      😂murtadkas qabil ahan miya ku tageraysa​@@abdullahiyow

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 14 часов назад +6

    Wa in uu shareecada ku dhaqa suuriya
    Gaalada wa in uu aboyeelin
    ولا يخافون لومة لايم

    • @abdullahiyow
      @abdullahiyow 13 часов назад

      Shareeco hadduu rabo Dawla islaamiya iyo Alqaacidda muu khiyaameen. Waa qaa'in ninkaan

    • @mohazat5009
      @mohazat5009 13 часов назад

      @ al qacida islaamka ma matasho adeer wa urur khaladaad badan leh
      Wa laga bixi kara

    • @abdullahiyow
      @abdullahiyow 13 часов назад

      Waan ogahay Alqaacidda way inxiraafeen waana laga bixi karaa laakiin ninkaan ugama bixin Alqaacidda in uu ilaahay raalli galinayo ee waxa uu uga baxay in uu gaalada raalli galiyo haddane way ka raalli noqdeen, Shareeeco islaam ne kuma dhaqayo Suuriya ee waxa uu ku dhaqayaa wixii Asad ku dhaqi jiray oo ah xeer Dhaaquut.

    • @mohazat5009
      @mohazat5009 13 часов назад

      @ maya wll inti uu xoreyn suuriya magalada idliip ayu xakumayey shareecada ayu ku dhaqeyey marka waan sugeyna sida uu dhaqmo inshallah

    • @abdullahiyow
      @abdullahiyow 12 часов назад

      @@mohazat5009 bal arka suu wax yeelo

  • @RoblehEgueh-u1w
    @RoblehEgueh-u1w 10 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ yes

  • @Abdurazaqmohomed
    @Abdurazaqmohomed 14 часов назад +2

    جزاك

  • @Bishaar55
    @Bishaar55 13 часов назад +2

    Sifiican ma ufahmain nio cumarow

    • @Mohamudupdi
      @Mohamudupdi 13 часов назад

      Kucel cesho waad fahmi doontaa

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 4 часа назад

    أحمد الشرع رجل قوي

  • @ciisecali-v1t
    @ciisecali-v1t 14 часов назад +5

    Ujeedkaagu ogaanshoy waa in aad alshaabaab aad Ka dhigayso sida tan suuriya EE taxriir alshaam balse alshabaab ma ahan taas oo kale EE ogaansho soo wada bax alshabaabyahow

    • @abuucizsoomali4279
      @abuucizsoomali4279 13 часов назад

      Jowlaani iyaga waa kasii darnaa, dalibaan shabaab way kasii darnaayeen, xitaa daraawishta shacab badan wa ay laayeen xitaa awoowgee ayaa ka mid ahaa.
      Laakin hoo xaqiiqda qaraar, urur walbo oo ladagaalama guumistaha, taarikhda ayey gashaa, waana la amaana.
      diid ama jeclow.

    • @kiinkaisking8245
      @kiinkaisking8245 12 часов назад

      ​@@abuucizsoomali4279 alshabab haday run shegayan hargeysa iyo garowe iyo kismayo may ka dagalaman mise mogdisho bis ayey galada jogta so wada bax shabab yhow

    • @abdullahiyow
      @abdullahiyow 12 часов назад

      Alshabab iyo HTS wax saas ah isma dhaamaan, Alshabab ayaaba dhaanta Kooxda Jawlaani

  • @Muwaxid10
    @Muwaxid10 12 часов назад

    Alahu Akbar ❤❤❤❤

  • @AxmedSaxardid
    @AxmedSaxardid 11 часов назад

    Maad hubtaa xaqiiqda ninkaa

  • @SakariyeXuseen-m7e
    @SakariyeXuseen-m7e 15 часов назад +2

    anaa ku xigay😂

  • @MalyuunaadanAli
    @MalyuunaadanAli 15 часов назад +2

    Ana uhoreeyo😂

  • @abumuscab789
    @abumuscab789 12 часов назад

    Hhhhh
    Horta maxad U DagDagTa
    Cawa Full KafTan ❤

  • @sekeriyaali7188
    @sekeriyaali7188 15 часов назад +4

    أخي أوماه أنت ذكي وتعتقد أنه جاء إلى دوره بدون الغرب.

  • @salem7599
    @salem7599 15 часов назад +4

    Ok

  • @Tilmaame
    @Tilmaame 11 часов назад

    Ogaansho ma kaso hadashid ciidamada cusub ee somaliya laa keenayo iyo naatijada ka dhalan karta .

  • @abdikarimabduqaadir9522
    @abdikarimabduqaadir9522 14 часов назад +3

    Wcs

  • @MuuseCumar-r2w
    @MuuseCumar-r2w 14 часов назад +2

    Wsc