Kalay af uga saar hade wllo farmayo amison oo dhan ayuu rabay 2024 iney somaliya kabaxan cidana waa dhistay lkn hada cidankenina itobiyan aya layy abayo awood aan iskaga sarnana ma lihin waxa aan u xorobi la nahay waashisheyaya😢😢😢
Ethiopiya ha ka baxdo, dhulka somaliyaa, waayo marnaba Ethiopiya daacad uma noqonaysa, oo waakuwan dhulka somaaliyeed sheegta ilaa Muqdisho oo ay ku doodaan in uu asaasay nin axmaara ahi. Adeer, Ethiopia maanta ha baxdo intaan barri la gaadhin...!
Maxay guulaysay waxa lagula Mawgan yahay ma ogid, Ciidamo shisheeye waxay ka sameeyeen Afghanistan Congo Mali Burkina Faso soo akhri, Waxa Garac ay ka tagayan Ugandan askarta soo baadh,Walee waxa soo socda iyo waxa lagula Maagan yahay ma ogid intiina badan.
Mahadsanidin Mowliid iyo Maxamed Cade, mar walina saxaafadda waa in ay si cad oo aan leex-leexad laheyn u muujisaa caqliyadda Ethiopia ee ku aadan Soomaaliya
Waad ku mahadsantihiin barnaamijkiina. Waxaan u malaynaayaa, Al-Shabaab haddaysan jiri lahayn, maanta dhulkeena khatar intaas le’eg ma gali lahayn. Itobiya waa in ay u mahadcelisaa Alshabaab oo siiyey fursad ay dhulkeena ku damco. Insha Allah Soomaaliya wey guuleysan doontaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hadii xitaa ay jiri laheyd wax aan kugu raaco, waxanan isla fahmeynin dalxureynta… weliba badiisii la xaraashey? Marka sidee indho la’aan uga noqotey, dalkaagii shaqsi qabyalad iyo jufo awgii, ninkani wuu tagi ama dhiman… aawey dhaxalkii awladada ama kuwa ay dhaleen ‼️
@felisabdi3794 nio ani qabiil ima wado ma ogi hadaa adi jiran tahay lakin madaxweyne Xasan shiiq in ka badan boqolkiiba 80 waxa uu sameeyo waa sax ama waxtar badan u leh umada somaliyed HSHM peace and love ✌️
Somaliyeey dhibaatada aad isku haysaan waa mid udan ah cadaw soo jireen ah oo doonaya in is dishaan si uu idiin qabsado waa in uu aqliga shaqeeyaa insha allah
Wakilka Soomaaliya weli si cad oo buuxda umuu cadayn in Ethiopia ay ka reebtay ka qayb qaadashada AUSOM, waxa kaliya uu yiri Somaliya waxay bishii November soo af meertay wadamada ka mid noqonaya hawlgalkaa cusub, taasuna waxay weli shaki gelinaysaa go’aan qaadasha la’aanta iyo inay markii ay rabaan kusoo dari karaan Ethiopia hawlgalkaas
Itobiya way is qarin wayday waxayna xad gudub ku jogta xadudaha somaliya waxayna u hilisa maamul gobaledka ayado u jabiso dowlada dhexe inkasto hada dowlad mesha jogin wxay tusale u thy dowlada dhexe in ay gobalada xukumi donin oo golada si qarson iyo si muqata ay itobiya u hoos tagan mana rabto itobiya xerarka dowlado wax isku dhafsadam ee somaliyey israiil ayay itobiya xaamilo u tahy ee ayaynan nagu dhax dhalin ee aan iska difacno meelkaste aan tagno sida dowladaha dariska ugu saarilahyn nabad ilaalintena inshallah guul Somali hoos itobiya iyo keynya
😂😂😂 jaahil nimada ku heeso mise dowlad naceeb ka tahay ma lataliyaha ethiopia dhih kara wa jogee iyo majogeeso arinkaas kuwa un ka u fadhiya somaliya shuqul ku leh weena ka hor shegeen qaramada midoobe Wana isku dhamatay ee oromada loo nacamleenaayo iska dhaaf
Warkas waxa kadanbeeyay warkii Taliyaha Amniga ee Maddaxweyne Xasan oo yiri wali go'aankii rasmiga ahaa ee Somaaliya ee arrimaha ciidamada Africa lama gaadhin
Argagixiso io dhibteynta somaliya io xagaldacinteeda waa Ethiopia ALLE ha inaga qabto dowlada had jogta waa mahdcelinaa wey ku bashleyn marba mel lo rarooyaa😅😅😅
Maxamed maaha siyaasi Itoobiya geeska iyadaa U talisa waa kaa hos baxday Waxba kama jiraan heshiis Ku saabsan nabada soomaaliya Oo itoobiya ka maqantay
Somali ma sidan ayaa ku jiraysaa 2025,Meel adiunkii xataa Africa iska saareen ciidamada shishiiye oo waxa ay soo wadaan la ogyahy, Somali walahi way u sii dhamaanaysaa hadii aanay Somali heshiin oo aanay iska saarin ajinabiga wadanka ku soo qulqulaya.This is shameful.
Somaliya waxa ay noqotay wadanka ugu danbeeya ama ugu liita calamk cid walibana ay ku ciyaarayso sida kubad cagta dhibtaana iyadaa isu geyseysatey qayrkeedna way ka hadhay iyadoo qabil iyo dano reero ay god dheer ku ridey somaaliya sida ay ku socoto waxay geleysaa god dheer oo ay ku dhacdo hadana wey ku jirtaa waxay igu muuqatay in soomaliya la qaybsado hadana ay ku socdaan dagaalo iyo fara geelin xawli ku socotaa 5 nta qaradood ee aduun meel aaney joogini majirto kuwii wadanka joogeyna niyad iyo nabad iyo caafimad iyo dalad daryeesha midna kuma haystaan hadii ay soomala sidan ay ku sii socoto wey ka baxaysaa khariidada dunida sida ay iminka ku socoto qabiilada iyo reeraha is dilaya maanta waa waxa ay ku waayi doonaan dhulkooda somali somali dilayaa wax aan ku sheego garan maayo dhulku ama wadanku waa qani laakii somaliga kunooli ma garanayo khayraadka eebe uu dhigay xanuunka qabilku waa cudur uu somalgu sameystay diintoodii iyo islaanimadoodii wey iska tuureen meel ay ku socdaana garan maayo alayleeyihiin
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@@HBNOnlineTV guul guul guul inshalah
@@RahmoAbdiAadan-c2wxayeysiis baalooga cararey iyo IDHEH xad dhaaf ah
Mahadsanid khabiir sare weriyaha weeyn ee Soomaaliyeed Maxamed Maxamuud Cadde oo si qoto dheer uga faalooda arimaha muhiimka ah ee dalkeena iyo dunida ka dhacaya, mahadsanid weriye sare Mawliid Xaaji Cabdi iyo dhamaan shaqaalaha shabakadda HBN iyo barnaamijyada qiimaha iyo qaayaha badan aad noo soo gudbisaan
Somaliya hanolato guul guul inshalah
Itoobiya ayadaa argagixiso ah wadankeena maxey kudarsatay waa iney kabaxdaa Soomaaliya hadalku isma saarna waxa dadkeena isku dira waa xabashida
Ufui.et00ya.marabn0
Waa runta wlshy
Waa xaqiiqo waxayse ka faaiideysteen kala daadsanaanta Somalida
Kalay af uga saar hade wllo farmayo amison oo dhan ayuu rabay 2024 iney somaliya kabaxan cidana waa dhistay lkn hada cidankenina itobiyan aya layy abayo awood aan iskaga sarnana ma lihin waxa aan u xorobi la nahay waashisheyaya😢😢😢
Ethiopiya ha ka baxdo, dhulka somaliyaa, waayo marnaba Ethiopiya daacad uma noqonaysa, oo waakuwan dhulka somaaliyeed sheegta ilaa Muqdisho oo ay ku doodaan in uu asaasay nin axmaara ahi.
Adeer, Ethiopia maanta ha baxdo intaan barri la gaadhin...!
Itoobiya lacagna waa rabtaa inay Somaliya qastana waa rabtaa oo Askarta Dawladda Somaliyana layso.
SOOMAALIYA WAY GUYLAYSAN DOONTAAA HADUU RABI IDMO DHIBTANA WAA WAX MEEL KU EG RABI QALBIYADEENA HA IS JECLAYSIIYO ❤
Maxay guulaysay waxa lagula Mawgan yahay ma ogid, Ciidamo shisheeye waxay ka sameeyeen Afghanistan Congo Mali Burkina Faso soo akhri, Waxa Garac ay ka tagayan Ugandan askarta soo baadh,Walee waxa soo socda iyo waxa lagula Maagan yahay ma ogid intiina badan.
Alxamdu Lilahi hadii maanta itoobiyaankii 30ka sano na qasayay Soomaalina dulaystay Allah naga qabtay
Kii ay walaalkiis is fahmi waayaanba itoobiyuu kasoo qori daartaa xalna ma ahan
Guuuuuuuuuuuuul Dowladeena Somali iyo In Ethiopian laga saaro dalkeena
Guul gootu majabto ee waa licda itoobiya guurigeda iney ado waa ku qasban tahay guul doowladen wana ku kalsona waligey cadawga soomaaliya hajabo alxamdulilah ilaah ayakumahadsan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉,soomaaliya hanolato
Guul Somaliya🇸🇴🇸🇴
Mahadsanidin Mowliid iyo Maxamed Cade, mar walina saxaafadda waa in ay si cad oo aan leex-leexad laheyn u muujisaa caqliyadda Ethiopia ee ku aadan Soomaaliya
Masha allah somliweyn guul
Somali waa in ay ciidamadeeda dhisataa aysan ummada kale oo dano gaara wada ay ku mushquulin. Ethiopia waa no 1 supplier of alshabaab.
Waa mahadsantihiin 2 wariye aan taageero aad tihiin
Mash Allah maxamed cade 🎉🎉
Allaahu❤akbar ❤❤ s❤c❤w❤ illaaheybaa mhdle❤alxmdu❤lillaah❤illaahey haguleyo somalia dhibatada dhexdenana rabi wllnimo iyo isjecli heynogu bedelo qabiilka iyo qurunka dhexdenana illhey heynaga tiro guuleysyta 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 liyey❤❤❤❤❤❤
Itoobiya ayadaa argagixiso kadaran.
Ee aan iska qabano. Soomaaliyeey dad nool noqda❤❤❤❤
Masha-allah Guul Iyo Gobanimo Soomaaliweyn
Masha allah maxamed maxamuud cade aad iyo aad u mahadsantihiin
MashaAllaah Guuuuuuuuuul Soomaaliween.
Viva somaaliya sasankaraba
11k tira badanaa Dalkeena 6 bilood waan ku hana karnaa hadeey dhab naga tahay lkn uma jeednoh
Waad ku mahadsantihiin barnaamijkiina. Waxaan u malaynaayaa, Al-Shabaab haddaysan jiri lahayn, maanta dhulkeena khatar intaas le’eg ma gali lahayn. Itobiya waa in ay u mahadcelisaa Alshabaab oo siiyey fursad ay dhulkeena ku damco. Insha Allah Soomaaliya wey guuleysan doontaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hadaan Alshabaab jirina cudur daar kale ayay la iman lahaayeen
Itoobiya teedaa ololaysee haka taliso anagu umqbaahnin nqbadna nooma wadee
Jazakallah Khayr Amiin yarabi dhaman hawleadeena HBN.
Ilhow cadowga naga qabo yarabi😢
Guul umada Soomaaliyeed ❤❤❤❤
WAA GO AAN AAN SUGAYNAY HADDAAN SOOMAALI NAHAY IN ITOOBIYA OO DHUUN LAF GASHAY INAY DHAAFTO
Guul Somalia.
Maasha Allaah mowliido Eebe haku barakeeyo Anigoo aad uga werwersan wadankeenii waxa ka socda waxaa i farxad gelisey news kaaga caawa Thank you walaal.
Allow Somalia isku soo Dhawey oo ka Saar Naceybka Qoqobka Qabiilka Argagixisada 10 Madaxweyne War Waa La Dhamaaday Somaliyeey Dalku Waa Nagu Fillan Yahay Somaaley Jooga oo Jooga oo Iska Daaya Dulinimada Iyo Dumintaa Dalka Somaaley Isku Taanasula oo Wada Sheqeeya Ya Allah Acuudubillahi MINASHEYDANI Rajiim
Anigu ruunti waan sodhoweynaya arintan, Waxan jeclan laha dowlada Somalia inay xariga ugoyso dowlada Ethiopia, oo laga mamnuco Ethiopian ka shaqa kasta oo ay kahaya Somalia, Sida inla eryo Ethiopian Ambassador ka iyo Ethiopian airline Iyo Weliba dadka iska qulqulaya oo ka imanaya Ethiopa. Markas waynu ka adkan karna Ethiopian ka.
Ragna dalka ayey itoobiya kusoo dhaweeyan ragna wey ka saaran dalka farqiga waa intas dalxureeye marna haka shakin ❤🇸🇴
Hadii xitaa ay jiri laheyd wax aan kugu raaco, waxanan isla fahmeynin dalxureynta… weliba badiisii la xaraashey? Marka sidee indho la’aan uga noqotey, dalkaagii shaqsi qabyalad iyo jufo awgii, ninkani wuu tagi ama dhiman… aawey dhaxalkii awladada ama kuwa ay dhaleen ‼️
@felisabdi3794 nio ani qabiil ima wado ma ogi hadaa adi jiran tahay lakin madaxweyne Xasan shiiq in ka badan boqolkiiba 80 waxa uu sameeyo waa sax ama waxtar badan u leh umada somaliyed HSHM peace and love ✌️
Somaliyeey dhibaatada aad isku haysaan waa mid udan ah cadaw soo jireen ah oo doonaya in is dishaan si uu idiin qabsado waa in uu aqliga shaqeeyaa insha allah
Mowliid xaaji iyo maxamed maxamuud cade asalaamacaleykum masha alaah
Walaahi sifican ayuu noo matalay isagaa dalka dhan matalo nin karbeed
Guuuuuuuuuuul Soomaaliween!!!!!
Suaashaas jawaabteedu sax maaha
Guul somaliya idina waad mhdsnthn
Waaw dowlada Somalia weeyguulaysatey
Mowliid horay usoco inshalaah
11 kun miyaa Laga wayey waxan somalililada sheeganaya wlhi Aduunka iyo Aakhiripa waad ku ceebeysantiin Akhas
Xor iyo xalal baanahay
...Kuwa Somalia Dumiyey baa Somalia amaankeda dib udhis ku samaynaya waa daraamo iyo Riwaayad laynagu sii baabinayo...
illaahay Raxmanka ah baynu magansanaye Rabiyow naga samatasaar adiga Qaadira QafuruRaxiim ah ee yaaRabi Amiin Amiin Amiin yarabilCalamiin.
Waad Mahadsantihiin.
Mahadsanid maxamed maxamud cade falanqayin wayin warbixin dhamayistiran
Great
Mansha allah
Waa war fiican
Moow liid guuleeyso
Waxba kama galin ethiopia edab haa yeelato
Wadan dayacan ayay Ethiopia heshay
Ethpiya yaasarihadee
Kkk asc mawliid waxan walal ku shegayaa Ethiopia waa kamid100% farintaydan Mel ku qoro
Shacabka somaliyed waxaan ka codsanayaa xasan shiiq in maskaxdiisa labaaro fadlan wllhi xasan. Shiiq ma dhama
Ok thanks for the next new of somali and Ethiopia
Waxan u mahad celinaya ALLAAH SUBXANALAAH kadib Mr abukar bale shaqada u uhayo dadka iyo dalka thanks hbn
Ambasar raabi waa nin u qalma inuu soomaali matalo.
Iyagaa argagixiso ah Itobiya maxaa Soomaali dhex dhigay kuwii dhex dagana ayay jeel ogadeen isku gura yidhahdeen
Mahad Sanid
May Allah
😂😂😂😂😂😂😂😂😂Xassan sheekh stop drama 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
AlalalalalLal gooo
Waa filimkii bada loogu wareejin lahaa, kulahaa argagixisaa bada joogta
WAXA SOO QELINAYO DAD MAR DHAHAYO ITOBIYO WAXA EE RABTO MA HELEIN SAN LAMA RAWIN 19:08 19:10 19:11 ❤😊
Waa mahad sanyihiin dhaman dawladda ugu hore madaxwayne xasan sheekh iyo raysar wasaare xamse, waad qaldemi kartaan, Marna watanka ka ilaaliya inaad dayacdan cadawgan Ethiopia soomali oo dhami waykasiman tahey, inay nooga baxaan waddan keena .
Guuleysta.
Argagixisa bada cas joogta kulaha hooyada u sheeg waa qorshaha ay doonayan inay bada ku qabsadan
Wakilka Soomaaliya weli si cad oo buuxda umuu cadayn in Ethiopia ay ka reebtay ka qayb qaadashada AUSOM, waxa kaliya uu yiri Somaliya waxay bishii November soo af meertay wadamada ka mid noqonaya hawlgalkaa cusub, taasuna waxay weli shaki gelinaysaa go’aan qaadasha la’aanta iyo inay markii ay rabaan kusoo dari karaan Ethiopia hawlgalkaas
Itobiya way is qarin wayday waxayna xad gudub ku jogta xadudaha somaliya waxayna u hilisa maamul gobaledka ayado u jabiso dowlada dhexe inkasto hada dowlad mesha jogin wxay tusale u thy dowlada dhexe in ay gobalada xukumi donin oo golada si qarson iyo si muqata ay itobiya u hoos tagan mana rabto itobiya xerarka dowlado wax isku dhafsadam ee somaliyey israiil ayay itobiya xaamilo u tahy ee ayaynan nagu dhax dhalin ee aan iska difacno meelkaste aan tagno sida dowladaha dariska ugu saarilahyn nabad ilaalintena inshallah guul Somali hoos itobiya iyo keynya
Mowlidow warkaad sheegayso war ba ka danbeeyaye raadi. Hassan shiekh lataliyihiisa amniga ayu ka so dhax hadlaye.
😂😂😂 jaahil nimada ku heeso mise dowlad naceeb ka tahay ma lataliyaha ethiopia dhih kara wa jogee iyo majogeeso arinkaas kuwa un ka u fadhiya somaliya shuqul ku leh weena ka hor shegeen qaramada midoobe Wana isku dhamatay ee oromada loo nacamleenaayo iska dhaaf
AlalLLalL bagah bagah
Itobiya iyada ayaa u socota in ay yuhuud kusoo dhoweyso badda cas si ay islaamka ugala dirirto
Maxaa Ethiopia ka khuseeya arimaha Somaliya sow damac ma aha. Waxaase noo kaday siyaasiyiinya Somaliyeed ee caqligii ka guuray
Koleyba ilamahan iney wax kuso kordhinayaan somalia cidmada atmis awelba waxbo maysan qabanin iney shacbka leynayan mooyee kuwana.ha uso diyar garowban shacabka iney layaaan wa billahi towfiiq
Xasan waa wareeray cadceedii soobaxdaba warbuu noosheegaa
GUUUUUUUUL GUUUUUUUUL GUUUUUUUUL SOMALIA
SoMaaliya odyaasha madaxweynaha ka ah iyo kuwa xilala kala hayaan kama laha mustaqbal dhalinyradi xalay ka hadlay o kuwa ka leh mustaqbal
EELAAYGA WASIIR KUSHEEGA DUFACA MR. TITOK WAA IN SHAQADAAS LAGACEEYRIYAA WAA UN PLAY BOY XUN
Warkas waxa kadanbeeyay warkii Taliyaha Amniga ee Maddaxweyne Xasan oo yiri wali go'aankii rasmiga ahaa ee Somaaliya ee arrimaha ciidamada Africa lama gaadhin
Argagixiso io dhibteynta somaliya io xagaldacinteeda waa Ethiopia ALLE ha inaga qabto dowlada had jogta waa mahdcelinaa wey ku bashleyn marba mel lo rarooyaa😅😅😅
Maxamed cade kuma fiicna turjumida ingiriisiga!.
Wadamada dariska ah in laga saaro dhamantood aya fiican waddan daris ah danihiisa watta inuu xuduuda yimado inoma fiicna
Allaa aan ogaado warkaa oo uu cadaado aamini mayo illaahay ethiopia illaahay hana dhaafiyo
Maxamed maaha siyaasi
Itoobiya geeska iyadaa
U talisa waa kaa hos baxday
Waxba kama jiraan heshiis
Ku saabsan nabada soomaaliya
Oo itoobiya ka maqantay
Daba dhilif inaad tahay bad noo sheegtay
Xasan sidiin qof madaxweyna ah ha udhaqamo itoobiya goaan adag haka qaato badihiinaan qaadanayaa dhulkiinaa iska haysanayaa katalinayaa waxaas umada soomaaliyeeed uma cuntamayso
LACAGTA DIYAARADAHA EY KURAACAYAAN IYO HOTEELADA KU JIIFANAYAAN MEY CIIDAMA SOMAALIYEED MEY KU SAMEYSTAAN WAA NASIIB DARO AAD U WEYN
😂😂😂 oromo ka ahow waxaas adi
Somali ma sidan ayaa ku jiraysaa 2025,Meel adiunkii xataa Africa iska saareen ciidamada shishiiye oo waxa ay soo wadaan la ogyahy, Somali walahi way u sii dhamaanaysaa hadii aanay Somali heshiin oo aanay iska saarin ajinabiga wadanka ku soo qulqulaya.This is shameful.
WAXA SOO QELINAYO DAD MAR DHAHAYO ITOBIYO WAXA EE RABTO MA HELEIN SAN LAMA RAWIN
Mooryaanta koonfureed ha ogaadeen.in Ethiopia ka Taliso geeska Afrika.
HBN your advertisement take too long
Waa maxay sababta loosiiyet hadalka UN ,goloha Ammaanka,waa ujeeddo maldahan oo ay reer galbeedku wado..
Maxaa Masar iyo Erataria loosiin waayey why why why.
Mudane safiir waadna matashay
Somalida markay is dhamayso Itobiya cidlay ka qaadandoonta wadanka sida ay ku socoto waayo Caqli majiro iimaana majiro kuwii wax bartay iyo kuwa geela lajooga waa isku mid
Waxaan layabaa umad saaqiday oo aan waxba qabsan karin oo is dilaysa hadana rabta ciidamo shisheeye inay amnigooda ilaaliyaan
Maxamed Maxamuud cade
Iyo mowliid walee si faahfaahsan
Ayaad noogu sharaxdeen
Walee waxaa loo gaabiyay
Liifada
Ati extra regional actors???😮
Farmajo wuxuu rabey ineey cidamo somaliyeed lawareegaan reer buntland hadaanu nahay uma baahnin dadkeey lajoogaana iyagey utaallaa qaanfuuradu
Ethiopian am owsom kudar am isk dhafee Somalia 🇸🇴 kam baxeeyso Ethiopian
Qasab ayaan idinku bixineynaa yaa idin baryaya daafi queunleey ayaa tihiine
Ethiopianka marmarsiyo wey la tagen mesha lknse ALX DOWLAD LENAHAY OO go ami karta aa uga Danbeyno