Xaqiiqooyin ku saabsan Holland | Dhulkii ubaxa iyo dadka dhaadheer

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 ноя 2022
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Holland | Dhulkii ubaxa iyo dadka dhaadheer#Netherlands,
    Barnaamijka aan kaga warano dalalka caalamka,waxaana ku marti ah dalka Netherlands,
    Hadii aadan wali channel-ka Subscribe dhihin fadlan saar si aan iskulana socono mahadsanid.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 162

  • @ahmedadan7981
    @ahmedadan7981 Год назад +37

    Asc akhi wllhi thuma wllhi hadalkada wa run aniga ku nol netherland baaskila wuxu ka yahay lanbar wan hadi adan garanenin wa qasab inad barato anigaba inta ku bartay o doolada aya ku bareso wadoyin goni ah ayu leyahay sifacan ayad ushegatay waxan is dhahay war ninka mar miyu yimid bisinka

    • @abdimahamud4548
      @abdimahamud4548 Год назад +1

      Wll Germany Ayaan Joogaa Hada Ayaan Rabay inan imaado Xog Kusaabsan Ayaan ubaah naaye Halkeen Kaala Soo Xidhiidhi Karaa Adoo Mahadsan 💯

    • @ahmedadan7981
      @ahmedadan7981 Год назад

      Wll magalade ayad rabtay adiga aniga waxan ku nolahay magalo ladhaho Apeldoorn hadi ad rabto magalada an jogo wa ok

    • @olivaool9221
      @olivaool9221 Год назад

      Kkkk maxaa kaa dhaafiyey.
      Sxb, ma isku mid baa Dhaj ka Holland ka iyo Dhujka Jarmal?
      Ma isku mid baa?

    • @abdimahamud4548
      @abdimahamud4548 Год назад +1

      @@ahmedadan7981 Waa sax wll Meelaan Kaala Soo Xidhiidhi Karo ii Reeb Bro Anaa kusoo Qabane

    • @abdimahamud4548
      @abdimahamud4548 Год назад

      @@olivaool9221 Germany Wll Qof ka Cusub uma Fiicna Ana Markaa Nadiif Baan Ahay Wax Faro Ah Malihi Laga Yaabaa inaad Wax Kale Ka Aaminsan tahay Germany Lkn Arin Mahayo Muhiimaduna Waa Sharci 💯👋

  • @husseinnuuraxmed9752
    @husseinnuuraxmed9752 Год назад +5

    Wad ku mahsanthy sidad ii tex galisay legendow ❤🇳🇱✊

  • @abdurrahimabdallahasan5011
    @abdurrahimabdallahasan5011 Год назад +11

    madsanid wll tanaad
    congratulations for 200k brother
    mohamed amin

    • @abdurrahimabdallahasan5011
      @abdurrahimabdallahasan5011 Год назад +1

      @@sadaamhasan8279 brother anibo kula mida ahy ma garanayo balse mgcisa asaga mar vedio ku sheegay

  • @abdallamoha7793
    @abdallamoha7793 Год назад +4

    Tanaad waa isha Juquraafiga iyo Taariikhda.Waan ku salaamayaa saaxiib ,magacaag iyo muuqaagana midna ma hayno.

    • @maxamedfaarax5463
      @maxamedfaarax5463 Год назад

      Ha zhp manaqaan wajigiisa iyo meel uu joogaba lkn wanu tageernaaa legndkaa 😍

  • @Zadiq_Pes_Official
    @Zadiq_Pes_Official Год назад +11

    Congrats My Bro 200k i hope you have million sub and more 🔥

  • @mascud3079
    @mascud3079 Год назад +5

    sxiib Aad Baad u mahadsan wax Badan Baad noo fa'idaysay
    MaHaDsanid 🙏🖐

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Год назад +2

    Mahadsanid ustaad

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Год назад

    Masha Allah tanaad best geographic teacher

  • @abdikaremabdiwasacabukar2448
    @abdikaremabdiwasacabukar2448 Год назад +1

    Mahadsanid inbadan zxp wax badana kaa faaiday. Keep up

  • @mohasabir8826
    @mohasabir8826 Год назад +4

    Germany 🇩🇪 plz wll macan hoodoo samee

  • @abdikuusmaxamed1770
    @abdikuusmaxamed1770 Год назад +1

    Thanks our dear teacher. May Allah give you health

  • @abdiazizmusehussein5775
    @abdiazizmusehussein5775 Год назад

    Thanks 😊 teacher.

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste Год назад +4

    #Holland the netherlands i like it❤❤

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Год назад +1

    Thank you Tanaad

  • @axmedsahal4144
    @axmedsahal4144 Год назад +1

    Thanks my prother inoo soo badi casharada noo can oo kle ah father of geographic

  • @abdinasirismail5033
    @abdinasirismail5033 Год назад

    Soo noqosho wacan sxb muddo dheer ka dib

  • @Rahmamohame19
    @Rahmamohame19 Год назад +1

    Maanta anna ugu horeeya salaan sare mudane tanaad

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад

    M.a keep Going bro Tanaad 💪 🙏 💯

  • @abdiqanihasanomar3592
    @abdiqanihasanomar3592 Год назад +1

    Congratulations 200k my brother keep going 300k i.a

  • @kenanmohamed5976
    @kenanmohamed5976 Год назад +1

    I like your gold voice pro keep going

  • @adanmacalin9892
    @adanmacalin9892 Год назад +1

    Waad mhdsanthy hdiid aad kadli karto taarikhda Thomas Sankara Mr tanaad

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 Год назад +2

    Golden voice 🗣️❤️🤟

  • @ismailomar7156
    @ismailomar7156 Год назад

    Keep going brother 🙏

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 Год назад +1

    Tanaad Ustaadkayga

  • @ahmedmohamoud99
    @ahmedmohamoud99 Год назад +1

    Congratulations 200k ustaad🔥

  • @cabdalleismacil7644
    @cabdalleismacil7644 Год назад

    Really chanalka kaliya ah an ku tixanahay on ku farxo markii uu iso dhaco macalinka allaha ku xafido

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +2

    Congratulations 200k

  • @maryanbintucabdi8514
    @maryanbintucabdi8514 Год назад

    Tanaad keep going

  • @maxamedfaarax5463
    @maxamedfaarax5463 Год назад +2

    hampalyo my bro Tanaad 200k i.a 1m

  • @kurana289
    @kurana289 Год назад

    guulayso sxb ❤👑😍✊

  • @lifeisajoke8607
    @lifeisajoke8607 Год назад

    Congratulations 200k👏🏼🎊💥

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад +1

    Alle mahadii weye cafimad baan kurajey nayaa hprey ùsoco 200K wey inoo buxsa meen insha allah kheyr alle haku siiyo wll nabad glayo

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +1

    Thanks 😊

  • @ahmedsheekhaweis844
    @ahmedsheekhaweis844 Год назад

    Congratulations 🎉 200k🎉

  • @husseiniman6851
    @husseiniman6851 Год назад

    Congratulations 🎊 200k

  • @mustafeabdiabwanka2233
    @mustafeabdiabwanka2233 9 месяцев назад

    Masha Allah

  • @mahamedyare672
    @mahamedyare672 Год назад

    Waw ubax waanka helaa

  • @cabdimaalikmohamedaxmed1714
    @cabdimaalikmohamedaxmed1714 Год назад

    Hambalyo 200k ayaan gaarnay ustaad

  • @gaare8701
    @gaare8701 Год назад +1

    Dadka ugu horeeyo ku jiraaa caaawa tanaad

    • @gaare8701
      @gaare8701 Год назад

      Marna ah sxbkey qaali ah

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 Год назад

    Ustaad Tanad

  • @gaaniapdilaahi1556
    @gaaniapdilaahi1556 Год назад

    Soobadi zxb qli
    Wali dalalbaa
    Inoo hadhsan
    Ayaan jeclahay
    Aad ayaan U.jeclahay
    Barnaamujkaaga

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Месяц назад

    🇳🇴 norway ka soo❤hadal❤

  • @eidfarah1857
    @eidfarah1857 Год назад

    Good sxp nolow

  • @apthiwahapwardi9866
    @apthiwahapwardi9866 Год назад +1

    Wll qiimo bdan aadbad umhadsantahy intad noo faa,idaysay 🙏

  • @saxnuuniabdirsaaq1640
    @saxnuuniabdirsaaq1640 Год назад

    Soo dadaji sxp

  • @ahmedbabdulrahman41
    @ahmedbabdulrahman41 Год назад

    Hamplyo legend 200k

  • @iloveallah8618
    @iloveallah8618 Год назад +3

    Next please Germany 🇩🇪

  • @rizackuthman4414
    @rizackuthman4414 Год назад

    Dalka qadar kasoo hadal wllo Alle haku sharfee mhsnid

  • @moh4127
    @moh4127 Год назад

    Dad tashaday oo horumar gaadhay .
    Anakuna diin iyo qabaail baan ku meeraysanaaa.

  • @xasanlaasta8347
    @xasanlaasta8347 Год назад +2

    Asc macalin

  • @mahamettdayax3214
    @mahamettdayax3214 9 месяцев назад

    Amsterdam ❤my favorite city 😊

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 Год назад +1

    Thanks bro

  • @dgmfasko3784
    @dgmfasko3784 Год назад

    Waad mahdanthy

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Год назад

    Bays bas)== French dhulkii Hooseyey Netherland Waa run

  • @princemohaamiin9891
    @princemohaamiin9891 Год назад

    Tnx

  • @engbirlaqe6507
    @engbirlaqe6507 Год назад

    Hanbalyo 200k

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Год назад +1

    Hambalyo 200k tanaad waan kugu daydaa runtii

  • @naanaapoi8694
    @naanaapoi8694 Год назад +2

    wll aad iyo aad baad u mahadsan tahay plz plz Germany 🇩🇪 ka soo hadal

  • @MDeeq5500
    @MDeeq5500 Год назад

    Hambalyo zxb 200k

  • @gurayaden9712
    @gurayaden9712 Год назад

    Austria 🇦🇹 ka soo hadal bro ❤

  • @ahmeddadir3129
    @ahmeddadir3129 Год назад

    Hambalyo horay usoco

  • @adensamater5874
    @adensamater5874 Год назад

    Muneer ji heb gelike youw informatie klob bedank

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Год назад

    Next norway bro

  • @gulledabdi7604
    @gulledabdi7604 Год назад

    Hanbalyo for 200k

  • @adenroho7429
    @adenroho7429 Год назад +2

    200k 👏

  • @azadaxmed2775
    @azadaxmed2775 Год назад

    Sxp somaliya ka soo samee

  • @cabapoi9170
    @cabapoi9170 Год назад +1

    Allow Riyadeyda ii Rumay I.n mar uun in aan tago amiin ya rabi 🥺🤲🙏

  • @mahamedyare672
    @mahamedyare672 Год назад

    Waw Holland

  • @abdihakimyasin6666
    @abdihakimyasin6666 11 месяцев назад

    Mucjisada hooyanimada waaa mid yaabab leh allah hooyoyinken haw naxaristo aduun iyo akhiraba bal boqornimadeedi ayey ku warejisay wiilkeeda waa ke qofka boqornima wareejinlaha isaga oo nool

  • @cumarcabdullahi1984
    @cumarcabdullahi1984 Год назад +4

    Tanaad keep going 💯

    • @moha_reds6205
      @moha_reds6205 Год назад

      Tanaad sxb waanku salaamay marka hore warbixin kusaabsan dalka Germany 🇩🇪🩸

  • @ahmedmaow5710
    @ahmedmaow5710 Год назад

    Louisvillle Kentucky USA ❤ tanaad salan sare

  • @Waayo____aragg
    @Waayo____aragg Год назад +1

    Sweden iyo Norway kaama hayno libaax

  • @EngAA-yp1fi
    @EngAA-yp1fi Год назад

    South Sudan

  • @Need2getrich
    @Need2getrich Год назад

    10 sano aa somali jooga nederland hada ulaaban rabaa inshallah

  • @ramadaanahmed2062
    @ramadaanahmed2062 Год назад

    Tanaad waxaa kuugu hanbalyeynayaa 200k ee aad gaartay intaa iyo kabadna waa uqalantaa sxp horay usoco

  • @honeycomeofficial
    @honeycomeofficial Год назад

    Tanaad legend

  • @maxamedsucuudi8114
    @maxamedsucuudi8114 Год назад

    Hanpalyo 200k 🎁

  • @apdirahmanhajiomar9723
    @apdirahmanhajiomar9723 Год назад +2

    The Netherlands 🇳🇱

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Год назад

    ❤❤Tanad channel❤❤

  • @ahmedcamari3275
    @ahmedcamari3275 Год назад

    Hambalyo waxaad gaadhay 200k horey uso

  • @AliMohamed-zi6wv
    @AliMohamed-zi6wv Год назад +1

    Belgium ka soo Hadal Hadii ay macquultahay

  • @dahirmilano377
    @dahirmilano377 Год назад +1

    Bro Tanaad Adoo mahadsan Norway kasoo hadal 👍🇧🇻

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 Год назад

    Ik spreek Nederland 🎉🎉

  • @yaasinhaaji1015
    @yaasinhaaji1015 Год назад

    Hampalyo wll 200k kpdn💥🪙

  • @Sadam_Philipine
    @Sadam_Philipine Год назад

    Si wanaagsan ayaad u soo tabisay se sxb waxay ahayd inaad ku darto tariikhdii gumaysi ee ay lahayeen
    Sida gumaysigoodii Dutch East indies
    Ama 🇮🇩.

  • @ahmedcamari3275
    @ahmedcamari3275 Год назад

    Wxaan kuurajaybayaa 1 billion

  • @Ashqargamer49
    @Ashqargamer49 Год назад

    200k hambalyo

  • @capdiraxmaan3957
    @capdiraxmaan3957 Год назад

    200k hanbalyo

  • @shariifmohamed3650
    @shariifmohamed3650 Год назад

    Plz kasoo hdal Norway 🇳🇴

  • @mowlidabdulkadir8880
    @mowlidabdulkadir8880 Год назад +1

    Next Austria 🇦🇹

  • @hudaomer898
    @hudaomer898 Год назад

    Waxa kaa sugna pro dalka sanmarino☺

  • @libandirir8712
    @libandirir8712 Год назад

    Bro dadka ayaa la dhahaa holandees xitaa belguimka kala bar waa iyaga waana meesha magacu ka imaaday waxba ha arkin labada gobol Netherlands intii ay xoriyada qaateen kadib ayey la baxeen laakiin waligood holland baa la dhihi jiray ilaa hada aduunkoo dhan u yaqaanaa

  • @bilesharaf9141
    @bilesharaf9141 Год назад

    Tanaad codkaagaa RUclips ku joogtaa hhhh waa cod aad dhaguhu oo gu raaxaysanayaan wlhi believe me

  • @abdirashiidmohamed8202
    @abdirashiidmohamed8202 Год назад

    Holldn dalkaygii

  • @zakiabdi9398
    @zakiabdi9398 Год назад

    Macline 🎉

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Год назад +2

    Libaaax

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Год назад +1

    Respect 🙏 🤲 🙌

  • @xaysimochannel8606
    @xaysimochannel8606 Год назад

    2020 baan kadagtay Amsterdam Airport schiphol

  • @AbdalaHandsome2024
    @AbdalaHandsome2024 Год назад

    The netherlands searching me😂😂

  • @sultansalmanmohamed2407
    @sultansalmanmohamed2407 Год назад

    Bro dhowr mar waku weedii masar soo samee