Qatar Vs. Jabuuti | Labo dal oo baaxadda dhulka isku dhow balse dhaqaalaha aan shaqo isku lahayn!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 сен 2024

Комментарии • 469

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow1714 3 месяца назад +115

    Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله)

  • @Giridhomedia.
    @Giridhomedia. 3 месяца назад +5

    My role model and my teacher @waaberi media

  • @cabdirisaaqyare2355
    @cabdirisaaqyare2355 3 месяца назад

    Somalia 🇸🇴 iyo itoobiya 🇪🇹

  • @zakeriyekayse3763
    @zakeriyekayse3763 3 месяца назад

    Pakistan iyo India

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 месяца назад +34

    Jabuuti waxiiba reerka ismail cumar geele ayaa jeebka ku ritay ,inta kalena waa kaw ilaahay baa u maqan reer jabuuti

  • @farxaanibraahim5268
    @farxaanibraahim5268 3 месяца назад +53

    😢aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cumarj.y
    @Cumarj.y 3 месяца назад +6

    Jabuti oday yarbaa xoog iskaga haysta
    Madaxa kor uma qaadikaran🙆
    Iska kiciya reer jabutow odaygaa aad horumar gadhane🫡

  • @Ilyasmed10
    @Ilyasmed10 3 месяца назад +42

    I from djibouti 🇩🇯 the reason that our country didn't developed is our government 😢but we hope one day every thing will be good incha allah

    • @abdirahmaanmohamed1582
      @abdirahmaanmohamed1582 3 месяца назад

      Luuqadee ku hadashaa 🤔

    • @abdirahmankalombi1854
      @abdirahmankalombi1854 3 месяца назад

      In Europe when the NAZIS took power their directly posed a threat to the European existence. So in the west nobody sat back to chill and said “We Hope One Day Everything Will Be Good Inshallah & The Germans Won’t Come To Invade Us”
      They all stood up & had to face up the NAZIS. I hope you see when I’m heading.

    • @Wiki-abou
      @Wiki-abou 3 месяца назад +3

      You are right brother but we can change our country with the new generation ❤ I hope alsso

    • @abdirahmaanmohamed1582
      @abdirahmaanmohamed1582 3 месяца назад +1

      @@Wiki-abou Somaali ayaa tahey maa luuqadaada ku hadashid

    • @kaleexo
      @kaleexo 3 месяца назад +1

      Beejkan ad so gashay waxa looga hadlaa af somali ee nagala dhamow af ingiriska

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 3 месяца назад +4

    Jabuuti way noqonkartaa haday hgaan fiican hesho

  • @umuambiya8851
    @umuambiya8851 3 месяца назад +4

    Oo 15000 aan cunin ma leygu leyahay imika ismacil omarow 🤔🤔🤔

  • @xsky7915
    @xsky7915 3 месяца назад +82

    Somali Khyradkeeda Ma Fahmto

    • @Omari-rx3vl5he2p
      @Omari-rx3vl5he2p 3 месяца назад +10

      Sax waaye qabyaalad kaliya baan kushaqaleenahay lakin waxkale kumalihin 😂😂😂😂😂 taasina waa wax meesha nadhigay

    • @Yacquub234
      @Yacquub234 3 месяца назад +3

      ​@@Omari-rx3vl5he2p ᴀᴅɪ ᴏᴏ ᴋᴀʟᴇ😂😂ᴏɴʟʏ ᴋᴀғᴛᴀɴ

    • @Omari-rx3vl5he2p
      @Omari-rx3vl5he2p 3 месяца назад +3

      @@Yacquub234 taliye 😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 xitaa qabiilka waanaha buu kagayala sax🤣😂😄😃

    • @MaryamaYasin-w5e
      @MaryamaYasin-w5e 3 месяца назад

      Lkn Qabiil way fahmty taasi fahmin aniga

    • @Omari-rx3vl5he2p
      @Omari-rx3vl5he2p 3 месяца назад +1

      @@MaryamaYasin-w5e illa iyo hadan nalookuma talagalin inaa fahanno wax hormar uyahay only qabyaalad iyo Ree hebel lee magaratayna🤣🤣🤣😄😄😂😃😃😭

  • @FahmiNuux
    @FahmiNuux 3 месяца назад +6

    Somaliland vs somalia

  • @IlyaazAbdirahman
    @IlyaazAbdirahman 3 месяца назад +29

    Ku sali nabiga scw❤😊

  • @moguehomarboulaleh1116
    @moguehomarboulaleh1116 3 месяца назад +5

    Abdiramanow mamula xuumo ay naa haysto iyo bubka hantida dawlada ax ax ax ilalahawo hogamiye sax ah naa siiii geel naa dhaafi

  • @maxamedcumaryuusuf9492
    @maxamedcumaryuusuf9492 3 месяца назад +5

    Magacaygu waa maxamed cumar, kusoo dhawaada akhristayaaal soo jeedin tayda maaanta
    💚🤍❤SOOMAALILAND IYO SOOMAALIYA

  • @kidas7860
    @kidas7860 3 месяца назад +6

    Ax😢 waan ka xumahay dalgeki Djibouti 🇩🇯😢 nidaamka kaligii kaliskaa Ismaaciil Cumar Geelle sorry dalkagii Djibouti 🇩🇯 free Djibouti 🇩🇯😢

    • @Bertil-r5q
      @Bertil-r5q 2 месяца назад

      N' oublie pas ma tante NEFERTITI qui s achete seul le plus Cher mall en France la Fayette et c est ferme pour Elle seul le DIMANCHE..
      Down the corruption government 😅

  • @mohamedaden1349
    @mohamedaden1349 3 месяца назад +12

    Inshaallah doowladu weey sii socotaa 😢 illahyna waxan ka baryenaa inu noo keeno madax weeyne fahma kheyradka dalka 😊wax badana u qabta dalka iyo dadka 🤕Aminta raciya 😔💔🇩🇯🇩🇯

  • @MaxamuudYaasiin-o4s
    @MaxamuudYaasiin-o4s 3 месяца назад +4

    Waa somaliland iyo somalia ka soo hadal😊

  • @abdihashi3062
    @abdihashi3062 3 месяца назад +42

    Dunidaan masoomarin ruux ka qayr badan kana run badan nabi muxamed❤❤ 🥰🥰☝🏿☝🏾☝🏼صلى الله عليه وسلم

  • @thg6692
    @thg6692 3 месяца назад +14

    Geo politicka maad soo badisid sida isbarbardhiga wadamada xaga dhaqaale iyo xaga nolosha

  • @sagaro143
    @sagaro143 3 месяца назад +2

    Ismaciil cumar geele inkaari kuugu dhacday weyba kuugu dhacdaye, lacagta asaga iyo qoyskiisa ay heystaan hadii shacabka jabuuti loo qeybiyo Qani ayey ahaan lahaayeen

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 месяца назад +3

    Djibouti waa dal hodan ah lakin musuq maasuq balaadhan ayaa ka jira

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. 3 месяца назад +3

    Jabuuti ma xor baa 😳
    Qatar waa xore, Dal la gumaysto ito dal xor ah miyaa tartami kara 😂❓

  • @Hasaam930
    @Hasaam930 3 месяца назад +3

    Dee jabuuti hogaan xumo ayaa haysta wllo

  • @yaxyecabdiahmad4996
    @yaxyecabdiahmad4996 3 месяца назад +15

    Somalia iyo 🇸🇴 itoobiya 🇪🇹

  • @allayaqaan9101
    @allayaqaan9101 3 месяца назад +2

    Macalinka weyn ee musuqa ayaa la degay jabuuti

  • @maxamedcabdi8745
    @maxamedcabdi8745 3 месяца назад +4

    Wll si bulshadeenu u baraarugto isbarbar-dhig khayraadkeena Somalia iyo dalkan duulaanka inagu ah ee Ethiopia

  • @Team_27-A
    @Team_27-A 3 месяца назад +10

    Jabuuti waa wadan nin qudhi quuto😢

  • @maxdar11
    @maxdar11 3 месяца назад +8

    Waa dawlad iyo dawlad la'aan subxanallah sidoo kale qaadka ayaa naafeeyey

    • @WadajirAsad600
      @WadajirAsad600 3 месяца назад

      Qatar gaaska ey maalinkaliya soosaarto jabuti daqligodasanadlaha ah waa kabadan yahay marka shaqo iskumalahan hadiba musuq iyo bob lagashekeyo qatar suliga madaxda waa dahab lkn farqiga ayaa ah lacag xad dhaf ah oo gaska kasoo galo qadariyanka cadiga ah waa 250.000 oo dad ah

  • @mariamjamaa5683
    @mariamjamaa5683 3 месяца назад +3

    Jabuti hormar malah odaygaa calosh weyan baa saas ugalay

  • @filasonfafita9711
    @filasonfafita9711 3 месяца назад +4

    I from Djibouti but i'm so sad to my country 😢😢😢😢

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 3 месяца назад +3

    Djibouti,dhalinyardoodu ma qori taqaano,af-somali-ga.badanka waxa ay dadku ku hadlaan France weli gumaystihii ba radadkisu sii muuqda.😊

    • @AichahassanMohamed
      @AichahassanMohamed 3 месяца назад

      Dadhko dhan haa sheegin adii ma nabaraya waryaaa😏

  • @Muuqaalmedia
    @Muuqaalmedia 3 месяца назад +12

    Ku zaliya Rasuulkeena waa jimce caawa❤

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 3 месяца назад +2

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi 3 месяца назад +2

    Somalia iyo somaliland zxp

  • @liibaansheikhaliburale8720
    @liibaansheikhaliburale8720 3 месяца назад +3

    Ethiopia vs Kenya soo samee insha allah mazul ❤

  • @InaAhmedAwhasan-ut6vf
    @InaAhmedAwhasan-ut6vf 3 месяца назад +3

    Somaliland iyo Somalia adigoo haqqa ka hadlayaa

  • @Houska-w3p
    @Houska-w3p 3 месяца назад +2

    bro wana so qarxisey 😢

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 3 месяца назад +4

    Saaxiibka kasoohdal
    Sababta dalal carabtu faqri uyihiin halka 6khaliijka
    Kale qaniyihiin?

    • @MAHM7458
      @MAHM7458 3 месяца назад +1

      Shidalka

  • @abdikareemOmer
    @abdikareemOmer 3 месяца назад +2

    Ismaciil cumar geele wuuuku dilayaaa waabarow waayo kaligii talisku ma ogola xaqiiqada

  • @xamsetoni7352
    @xamsetoni7352 3 месяца назад +4

    Meel somali joogto khayr mleh😂

  • @Akafi_YG
    @Akafi_YG 3 месяца назад +1

    Somalia🇸🇴 VS Malaysia Malaysia 🇲🇾
    Somalia oo xuriyadeyda heshay :July 1, 1960
    Malaysia oo xuriyadeyda heshay :August 31st, 1957.
    Inta igu Raacsan 👍

  • @Mohamed-amin_chanel
    @Mohamed-amin_chanel 3 месяца назад +2

    Ana Djiboutien ah wa ii niyad jabisay sxb abdirahmanow😂

  • @osoblemahad
    @osoblemahad 3 месяца назад +3

    Djabuti waxaa ladegay dictator ismaciil cumar geele illahey haka qabto shacabka miskiinta ah

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 3 месяца назад +2

    Marka hore waan ku salaamnay Waxa aan rabaa in Aad ka soo hadasho Dal El savador sida uu ku horumaray dhinaca amniga Sida oo ahaa midka Ugu Khatarta badan aduunka Oo dhan Markaa Maxaa ku sii haya Dalka Guwatamela iyo El savador sida ay siyaasadeeda ay u horumarisay Labdii Dhinac ee siyaasada ahaana ay ugu Takhalustay Democrats left) Republic Right (

  • @somalimigrate1
    @somalimigrate1 3 месяца назад +7

    Somali iyo itoobiya cabdi raxmaanaw wllo qli

    • @mrfresh1432
      @mrfresh1432 Месяц назад

      😂😂😂 c'est normal tout argent on a donné au président normal car nous avons un président qui veut tout pour lui seul ... soyez fiers de vos président qui travaille pour ses peuples et redistribue et partager la richesse que vos pays a produit...car notre pays seul un homme s'approprier tout la richesse du pays et croire que Djibouti appartiennent a lui seul.😅😅😅

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 3 месяца назад +1

    Farqiga u dhexeeya wa Hogamiyaha xumada ?
    Qadar wxa heerkas gadhsiiyey
    Wa iny heshay hogamiyaal
    Argti fog oo calamka dhan
    Isku wada dadkoodana jiheyey
    Jabutina wxy nasiib u heshay
    Ismaciil omar oo reerkiisa
    Moyee cidkaleba iny nollato
    Anan rabin tasana rag kala
    Gaysay kalana fogeysay????

  • @ayaanmaxamed9131
    @ayaanmaxamed9131 3 месяца назад +1

    Wll Somaliland iyo Singapore is barbardhig mid weliba fursaduhuu haysto iyo siday uga kala faaiidaysatay

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 3 месяца назад +1

    Musuq- maasuq bdn ayaa hareeyay dalalka Africa! Djabuuti ne kama baxsano musuq-maasuq.
    Waa Musiibada naga reebtay aduunka intiisa kale.

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 3 месяца назад +4

    Next itobia And Somalialand❤

    • @ahmedyarestudio9394
      @ahmedyarestudio9394 3 месяца назад +1

      Walal mamul goboled lagama hadlayo wadan aya laga hadlaya somalia iyo Ethiopia dheh ileen qabiil qaran manoqde

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 2 месяца назад

      ​@ahmedyarestudio9394 hooyadaa maamulku was ina dhilo

    • @ahmedyarestudio9394
      @ahmedyarestudio9394 2 месяца назад

      @abdusalansaleban7339 mamulka isaaqa ee la magac baxay somaliland wa mamul kamid ah wadanka somalia marka buuqa bdn yareey nacalla kudhale 🇸🇴🤞

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 2 месяца назад

      @@ahmedyarestudio9394 wadan isku sheega soomaalia ee amisoon.ilaaliso waa gobol kamida Ethiopia quruxeey niicda yareey🇪🇹🇪🇹🤫💯💯

  • @Nadara54
    @Nadara54 3 месяца назад +1

    runta waali madan shegin Jabuti. Waxaa halka digey waaa musuq masuq Iyo. Rer hebel.

  • @abdirahmankutuble5831
    @abdirahmankutuble5831 3 месяца назад +2

    ismaaciil ayaa lahadhay

  • @AlCADAANIMEDIA27
    @AlCADAANIMEDIA27 3 месяца назад +1

    Maldavis iyo Switzerland barbardhig kuu soo samee half video

  • @ahmedmursal1516
    @ahmedmursal1516 3 месяца назад +2

    Dicteter smail Omar gele

  • @Daw_-lad4Kk
    @Daw_-lad4Kk 3 месяца назад +1

    Haka soo hadal El savador sida uu amniga uu hagaajiyey halka Guwatamela ay wali Khalkhal amni wali haysto

  • @Rôlemodelpodcas
    @Rôlemodelpodcas 3 месяца назад +3

    Somaliland iyo Somalia

    • @ahmedmursal1516
      @ahmedmursal1516 3 месяца назад

      35 years aya qiyali iyo riyo kujirtan Somaliland is part of Somalia 🇸🇴

    • @Rôlemodelpodcas
      @Rôlemodelpodcas 3 месяца назад +2

      @@ahmedmursal1516 hadey tahey part of Somalia madaxweynahagu mu imaan karaa

    • @ahmedmursal1516
      @ahmedmursal1516 3 месяца назад

      @@Rôlemodelpodcas Muhimado mahan ino yimado

    • @Rôlemodelpodcas
      @Rôlemodelpodcas 3 месяца назад +1

      @@ahmedmursal1516 wa maxay muhimado waayo madaxkasta uu taga dhurku xakumee maxaa niga khadal failed state baa tihin adiga abahaa ba doqon waayo sida u hadleysid ayaa laga fahmaya

    • @ahmedmursal1516
      @ahmedmursal1516 3 месяца назад

      @@Rôlemodelpodcas qayali lee kujir waligaa

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 3 месяца назад +1

    Jabuuti iyo Qatar waa is barbardhig fiican lkn waxay kala yihiin cir iyo dhul aad u kala fog! Waxa is dhaafiyayna waa sida loo kala hor mariyey dawladahan iyo maamulkooda

  • @samaalesamaale3226
    @samaalesamaale3226 3 месяца назад +1

    Haka soo hadal El savador sida uu amniga uu hagaajiyey halka Guwatamela ay wali Khalkhal amni wali haysto

  • @RamadanHilal-pg6zo
    @RamadanHilal-pg6zo 3 месяца назад +1

    Xafad iyey marane marakibta ee digad ma marane
    Wax walba xafed iyey maranev
    Iska amisa
    Houhada inakadaya

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 3 месяца назад +1

    Waxaas somaliland ayaa insha Allah ka horumaraysan haddii dad aan musuqmaasuq iyo maskax furan la helo mustaqbalka dhaw

  • @Mohamed_Cade
    @Mohamed_Cade 3 месяца назад +1

    Waan jeclaan lahaa 100 like I aan ku saari karo video gaan balse youtube ayaa leh qaab aad hal mar un aad like waxa u saari karto mahadsanid Waberi Media

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 месяца назад +1

    Dhaqaale way haysttaa djabouti laakiin qoys ina geele baa quuta oo wixiiba cuna .

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 3 месяца назад +1

    Waxa nasiib daro ah jabuuti waxay noqoron kari lahayd dal qani ah! Lkn siyaasad xumo ayaa la hadhay

  • @gouvernement45
    @gouvernement45 3 месяца назад +1

    Ninki jabuti ku nool umba si dhaaba uu dareemaya wuxu ka hadlayo 😢

  • @saciidmaxamed2105
    @saciidmaxamed2105 3 месяца назад +1

    Djibouti waxa laga rabay meesha kaliya geeska afrika loo shaqo doonto inay noqoto Lakin corruption ayaa hareeyay

  • @XuseenMaxamed-t4e
    @XuseenMaxamed-t4e 3 месяца назад +1

    Fri zxp somalia iyo kenya wxa an dhernahy ama ay nadhertahy😊

  • @najlahabad4497
    @najlahabad4497 3 месяца назад +1

    Africa Waxaa lagu maamulaa Caqli Foorara Goormee Hormar Gaaree

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 3 месяца назад +2

    Jabuuti ismaciil cumar geele Iyo faransiis iska leh, shacabka wey iskaga nool yihiin dhulka😂😂😂

    • @nimaabdiaziiz9021
      @nimaabdiaziiz9021 3 месяца назад

      Somali amison ayaa iska leh dadkeedu way iska qaxaan😂😢

    • @Ahmedmahadcaruus
      @Ahmedmahadcaruus 3 месяца назад

      Ciise somali ma,aha miya kkk​@@nimaabdiaziiz9021

  • @CiidKhalif
    @CiidKhalif 3 месяца назад +29

    Somalia alle ha mideeyo waxan nahay dalka ugu qayradka badan lknse dadkenu way ka baxan yihin🇸🇴😢🤲

    • @akramwarsame
      @akramwarsame 3 месяца назад +3

      Somalia way midaysan thy ee dawlad xumo ayaa haysa

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 3 месяца назад +2

      Aamiin zxp from hargaysa

    • @Cumarj.y
      @Cumarj.y 3 месяца назад

      ​@@Hamsebaashe1 hadaad jogtidna macidbaa kuwaydisay meshad jogtid

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 3 месяца назад

      @@Cumarj.y taasi adiga shaqadada maaha naagow

    • @Cumarj.y
      @Cumarj.y 3 месяца назад

      ​@@Hamsebaashe1nefbad tehe magalada mardanbe hashegan somali midawged shakhsibaad katahee orod muqdisho aad oo usooniiki duliyahaw bilaadhiga ahi🤧

  • @boudinsadik2459
    @boudinsadik2459 3 месяца назад +1

    Reer djibouti baan ahay dayn taa ayaa iga nixiyey 😢

  • @CabdirisaqBusuri
    @CabdirisaqBusuri 3 месяца назад +1

    Magacayguwaa cabdi risaaq cabdulahi halkana waacommentland kuso dhawaada akhristayaal qoraalkeena mantamahadsanid) usdaad cabdiraxman

  • @Mireaadan-p2g
    @Mireaadan-p2g 3 месяца назад +1

    Intaas oo dhan somalia iyo somaliland ugu liita

  • @AhmedMohamud-br7pd
    @AhmedMohamud-br7pd 3 месяца назад +1

    Ismaciilaa Dalkas ku faristey akonkisa bis ayu ka fakiraa

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 3 месяца назад +1

    Laxamaysta Wayn baa katalia Djibouti bro iskadaa inay wax qabsadaane xitaa kumadhiiran doonto Djibouti 😂😂😂

  • @maxamedmuxumed3423
    @maxamedmuxumed3423 3 месяца назад +1

    online quran cidi rabta welcome 😘

  • @Abou-05
    @Abou-05 3 месяца назад +1

    QABIL IYO QABYALAD BAA DISHEY DJIBOUTI

  • @DawladDawlad
    @DawladDawlad 3 месяца назад +1

    Haka soo hadal El savador sida uu amniga uu hagaajiyey halka Guwatamela ay wali Khalkhal amni wali haysto

  • @MaahirDowlo
    @MaahirDowlo 3 месяца назад +1

    Haka soo hadal El savador sida uu amniga uu hagaajiyey halka Guwatamela ay wali Khalkhal amni wali haysto

  • @RamadanHilal-pg6zo
    @RamadanHilal-pg6zo 3 месяца назад +1

    Kabayacha dagalaha wafad oya laka xakuma

  • @Nimcaanaxmed-p2h
    @Nimcaanaxmed-p2h 3 месяца назад +6

    mahadsanid wabari media

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 3 месяца назад +1

    Dalkeena wadamada ku baaxada eh kan ugu faqiirsan intee isku jiraan tolow kalabar maa ku dhaami doonnaa mase kala mid nahay

  • @Xadaara
    @Xadaara 2 месяца назад +1

    Sida loohelo dhalashada qadar

  • @MaadaysAdduunyo
    @MaadaysAdduunyo 3 месяца назад +1

    South Korea vs Sudan kasoo hadal sxp

  • @DekaAhmed-c2c
    @DekaAhmed-c2c 3 месяца назад +2

    Wll haadii aan helilahen madax cadiliin ah somaliya maxe noqon lahed wadamada calamka u kudhaqalaha badan wll🇸🇴

  • @mogadishutime7725
    @mogadishutime7725 3 месяца назад +1

    Qatar anaa ku nool mudo 15 Sano cml ah waa dal hormaray dhaqaale iyo waxwalbana waxaana ogaady oo run ah walahi dal Walpo dalkiisa dhisa qatarna dadkeeda dhistay dawlada hal Qabiil ayaa heesta weyna isku tunaasalen halkaas Qabiil ayaa laga danbeeya mana lakala garan karo waa isku mid dhamaantooda shaqada ninkii aqoon leh baa shaqeesta majirto Qabiil ilaahow dadkeena quluubtooda iskumid kadhig 😢😢😢

  • @AzhakorIzmail
    @AzhakorIzmail 3 месяца назад +1

    Somaliland vs Somalia

  • @MohamedRobleh-c6u
    @MohamedRobleh-c6u 3 месяца назад +1

    muuqaalkan juhdi badan baad gelisay aad baad ugu mahadsantahay , waaberi media
    intaas ka bacdi waxaa layaab ah in wadamada afrika badankooda daymaha Bangiyada Qalaad cusleeyeen , waana arin mudan in indhaha lagu hayo lagana xumaado,
    waxaase kasii daran dhalinyaradii Wadamadaas Dawladohoodu wax fursad ah masiin taas bedelkeeda waxaad ba moodaa inay cadaw u arkaan dadkooda.

  • @Muqtarmuuse499
    @Muqtarmuuse499 3 месяца назад +3

    Somali vs Djibouti 🇩🇯 🇸🇴 lamo waalaalo❤️❤️❤️✌️

  • @user-catoosh
    @user-catoosh 3 месяца назад +1

    Jabuuti halokaco

  • @CaliXariir
    @CaliXariir 3 месяца назад +21

    ❤Somali 🇸🇴. iyo. Etobia 🇪🇹
    Anigu samlibaan Ahay
    I'm Somalia 🇸🇴

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 3 месяца назад

      Ethiopia 🇪🇹 somaliland 🇮🇷 ❤❤

    • @MubaaRik1
      @MubaaRik1 3 месяца назад

      Amisom ​@@TewodrosBethlehem

    • @ahmedmursal1516
      @ahmedmursal1516 3 месяца назад +2

      @@TewodrosBethlehemcalanka Iran 🇮🇷🤣🤡🤡🤡

    • @YuusufAli-qz6tx
      @YuusufAli-qz6tx 3 месяца назад

      ​@@TewodrosBethlehemlph ilahey caqliga hakuu soceliyo

  • @Hilaalmedia23
    @Hilaalmedia23 3 месяца назад +1

    Walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir

  • @munasarmohed
    @munasarmohed 3 месяца назад +1

    somaliland inay iyana kakirayso ethopia mxaa diiday badeeda mise xasan gurguurtaa raba inuu isagu iibsado

  • @kadar-xt5vc
    @kadar-xt5vc 3 месяца назад +3

    Somalia 🇸🇴 iyo ethiopia 🇪🇹

  • @HORASOCODCHAINE.
    @HORASOCODCHAINE. 3 месяца назад +4

    Ku sali nabiga scw

  • @IbrahimYacin-sf9zi
    @IbrahimYacin-sf9zi 3 месяца назад +1

    Jubuti wa Dalka qajotu iyo shomernimotu xarqisay

  • @Abdifatax-y8k
    @Abdifatax-y8k 3 месяца назад +1

    Waveriyow somalia vs somaliland

  • @Musteeyoow1
    @Musteeyoow1 3 месяца назад +20

    Itoobiyaa iyo somaliyaaa zxp mcn ❤❤❤❤

  • @Ridwaancade-u8c
    @Ridwaancade-u8c 3 месяца назад +3

    🇸🇬 iyo 🇦🇪 labadan wadan😊😊😊

  • @abdiyare2025
    @abdiyare2025 3 месяца назад +1

    War djabuti shaqo udoono baan islahaaye maxawaye sidan

  • @MaadaysAdduunyo
    @MaadaysAdduunyo 3 месяца назад +1

    Sudan iyo kuriya koonfureed rabnaa