Taiwan Maxaa ka dhigay dalka ugu halista badan aduunka xiligan!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 сен 2024
  • Taiwan Maxaa ka dhigay dalka ugu halista badan aduunka xiligan!

Комментарии • 126

  • @saahilsiciidnuux7106
    @saahilsiciidnuux7106 3 дня назад +6

    Lolankan qiyasta hadi Aan ka hadlo iney chine la waregi donto umalenaya teywan

    • @0name530
      @0name530 3 дня назад +2

      In uu la wareego waa ay adag tahay maxaa yeelay maraykanka ayaa aad ugu tiirsan sida Ukraine camalna ma noqonayso maraykanka si toos ah buu dagaalka u soo galayaa hadii ay labadoodu is dagalaan labadooduba waxay u baa ba ayaan mid dhaqaaleed iyo mid nafeedba iyo mid siyaasadeedba

  • @sameco-nv5ce
    @sameco-nv5ce 3 дня назад +31

    Wllhi waligy ma qadaYn zhp hadan qadeeyana waa inaan vedio aad keedahy ku dul daawada from borama🎉respect 🙏

    • @YAASIINIGA
      @YAASIINIGA 3 дня назад

      😂😂 waar zxp amba reer boramaa ahay ninkan inbadan baan daawada ooki xidhanahay muuqaaladiisa borama xagee kajoogtaa zxp anu dhankaas iyo galbeedka borama xaafada layidhaahdo siiteega baan joogaa adna zxp ❤✅

    • @talasameabdihasan4343
      @talasameabdihasan4343 2 дня назад

      Anna cashada video yadiisa daawada from Kampala 😅

    • @MaanHersi
      @MaanHersi 2 дня назад

      Jukumaandhow Miyaa Ku Cashayn sxb 😂​@@talasameabdihasan4343

    • @AbdiSalam-c7v
      @AbdiSalam-c7v 2 дня назад

      Adiguna Kampala xagee ka joogtaa , kisenya, salama road, kabusa ,kaboa ,makerere, ​@@talasameabdihasan4343

  • @fadumabdiladhif197
    @fadumabdiladhif197 3 дня назад +8

    Mahadsanid cabdi rahmaan cumar m.a❤❤

  • @salmankibar55
    @salmankibar55 3 дня назад +7

    Maanta hal qof baa iiga horeeyay daawashada

  • @AminaliIbrahin
    @AminaliIbrahin 3 дня назад +5

    First ❤

  • @Kingceyda-f2
    @Kingceyda-f2 3 дня назад +7

    Best youtuber in the world
    I belive that ❤🎉

  • @UpdirahmaanCismaan
    @UpdirahmaanCismaan 3 дня назад +10

    First views and like

  • @SurprisedBlueMackerel-xc4gs
    @SurprisedBlueMackerel-xc4gs 3 дня назад +5

    Keep going teacher 🎉🎉🎉🎉

  • @SiciidApdulahi
    @SiciidApdulahi 3 дня назад +5

    Anaa ugu horeeya maanta

  • @Mvioskry
    @Mvioskry 3 дня назад +12

    Dalka ugu halista badan aduunka hadda taiwan lol! western propaganda in media 💯
    xaqiiqada wadamada ugu halista badan aduunka hadda palestine and lebanon ✅

    • @faadumomaxamuud4796
      @faadumomaxamuud4796 3 дня назад +2

      Palestine Iyo lubnan waxba ma badeli karaan lkn hadii Tawain iyo china waa nuclear war

    • @AbdiazizAbdiaziz-gk16
      @AbdiazizAbdiaziz-gk16 3 дня назад

      Caqliyad Fakar Sareeyo Adigoo Haystaaa La Hadlaaa @mvioskry. Waad Dag Dageysaa Dawashada Video Ga Waqti Baaa Kaaaga Baxay Hadane Micnaha Rasmiga Ee Video Ga Uu Kahadlaayo Ma Aaadan Fahmin.
      Abdi Rahman Waabari Nuxurka Hadalkiiisa Ma Fahmi Kartidee. @mvioskry. Orodoo Cida Yaan Yada Suuqa Uuga Doon

    • @Mvioskry
      @Mvioskry 3 дня назад +1

      @@faadumomaxamuud4796 san filayo russia nuclear ma haysto sax!? 🤔😀 ciyaar ciyaar laguma ridayo nuclear USA wala chine kaliya waa doorashada ugu dambeysa 💯

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 3 дня назад +3

      Russia nuclear way heesataa waliba waa wadan ugu nuclearka badan

    • @faadumomaxamuud4796
      @faadumomaxamuud4796 3 дня назад +1

      @@Mvioskry Russia wataa Nato daawanaysa isagoo dhulal xoog ku qaadanaya lkn USA aad buu ugu tiirsanyahay Tawain xaga chips ka markaa uu dufaacayaa izaga iyo xulafadiisa nato

  • @CADAAWE1200
    @CADAAWE1200 3 дня назад +4

    𝐖𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐫𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐛𝐞𝐫𝐢 𝐦𝐞𝐝𝐢𝐚 1𝐤 𝐰𝐚𝐱𝐲𝐚𝐫𝐚𝐚 𝐢𝐢𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐚𝐧 𝐩𝐥𝐳 𝐢𝐠𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐢𝐲𝐚❤

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 3 дня назад +2

      sxp waa kuu taab tay adine iisoo taabo

    • @CADAAWE1200
      @CADAAWE1200 3 дня назад

      @@Cabdulahinur227
      wanku dhahay wll

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 3 дня назад +2

    China dagaal ay Taiwan 🇹🇼 lagasho waxba ka faaidi myso heshis halaga gasho.

  • @Aniop45
    @Aniop45 3 дня назад +7

    Ku saliya nabiga ❤

  • @IsmacilDhayib-yv9yj
    @IsmacilDhayib-yv9yj 3 дня назад +4

    Jazakallah Keyran

  • @masteryare2024s-mz9zk
    @masteryare2024s-mz9zk 3 дня назад +4

    China 🇨🇳

  • @Cabdiaxad164
    @Cabdiaxad164 3 дня назад +4

    Ana u horeya

  • @AxmedMaxamed-g7p
    @AxmedMaxamed-g7p 3 дня назад +17

    first comment macalin p.reply❤

  • @FarahAbdullahi-b8b
    @FarahAbdullahi-b8b 3 дня назад +2

    Olmasty Iam very appreciate this you tuber❤

  • @AbbAbb-sn9bf
    @AbbAbb-sn9bf 3 дня назад +3

    Taliye waamahadsantahay

  • @MunaManka-n4y
    @MunaManka-n4y 3 дня назад +3

    Anaa ugu horeeya

  • @AxmedMaxamuud-lt4yc
    @AxmedMaxamuud-lt4yc 3 дня назад +3

    Qofkii kowaad

  • @cabdirahmanfaarah8601
    @cabdirahmanfaarah8601 3 дня назад +3

    First 🎉

  • @FaaraxSiciidxaynoosh
    @FaaraxSiciidxaynoosh 3 дня назад +3

    Jimco wanaagsan

  • @HiraabeGaming
    @HiraabeGaming 3 дня назад +3

    Top RUclipsr

  • @Shakir-ali581
    @Shakir-ali581 3 дня назад +2

    جمعة كريمة

  • @Ahmed_Abdiaziz110
    @Ahmed_Abdiaziz110 3 дня назад +2

    Imam khalifa wiliams kaso hadal walal dilkisa

  • @GGM-GUlED
    @GGM-GUlED 3 дня назад +2

    Somalia 🇸🇴Madnimo inshA Allah ❤

  • @NuuxAadan-d1o
    @NuuxAadan-d1o 3 дня назад +1

    Kaso hadal hubka nuclearka hdi la adeegsado wll qli 😊

  • @rooblemax1118
    @rooblemax1118 3 дня назад +1

    C/raxmaan cumer zxp muqaalada ilaa 20minut ka dhig wax badan ayaan kaa baranaa

  • @waayahawaalan7865
    @waayahawaalan7865 3 часа назад

    Ku sali xabiibkeena muxamed SALALAAHU CALAYHI wasalam ❤

  • @GOAL473
    @GOAL473 2 дня назад +2

    Great Somalia again 🇸🇴🚨🇸🇴🚨🚨

  • @SaamiyaAbdirashiid-u3c
    @SaamiyaAbdirashiid-u3c 3 дня назад +2

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 3 дня назад +5

    Taiwan=somaliland
    China = somali
    😂😂😂

    • @Anf54208
      @Anf54208 3 дня назад +1

      Maxad naga rabta 😂

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 3 дня назад +2

      China itaal buu ku hayaa meeesha, Somalia iyadiibaaba Amisom hoos harsanaysa intaan Somalilandba la gaarin 😂

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 3 дня назад +1

      Russia yukreyn
      itobiya eratariya

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 3 дня назад +1

      ​@@Cabdiraxman..Mudug.hhh sxp hana fashilin ilahay kacabso anagaa hadda yaaban oo dad wada dhiban eh

    • @SalimMohamed-c2n
      @SalimMohamed-c2n 3 дня назад +1

      Sxp haday siida
      ahani laheyde islamka xuuru ahani lahaa maxaayelay labadaba wamuslimiin qasara majirten😂😂

  • @AyaanJaamac-jj5jy
    @AyaanJaamac-jj5jy День назад +1

    Soo.badi

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 2 дня назад

    Walaalo waxaa la xukume markale maanta Nin Muslim ah oo lagu xukme inuu yiri bas Xukun ka Alle ayaa isga leh magaciisa waa Sufyaan Taakeye Walaalo ka hadal arrintaas. Muuqaaladiisa waxa ka haleysa channalkiisa "Xisbiga tolokunool".

  • @bashiirlucky346
    @bashiirlucky346 3 дня назад

    marekanka,sababta wax kale ma ahan,
    maskax iyo xeelad laguma gaarikaro,
    kaliya 1wadan ayaa marekanka burburinkaro hadii nuclear weapon la isu adeegsado waana Rushia,xaga nuclear marekan iyo china marekana ku abood badan,koley ma jiro wadan marekanka hor istaagikaro se hadey dhacdo im china ay is gacansaaran www3 ayaa toos u bilaawandoono

  • @WarnerVincent-g2c
    @WarnerVincent-g2c 7 часов назад

    Garcia Timothy Jones Barbara Harris Ruth

  • @axmedxuseenchanel2928
    @axmedxuseenchanel2928 2 дня назад

    An8ga waxay illatahy inuu maraykan warkiisu yahay fakaaraha kadaawo sida Ukraine oo kale
    Waayo Ukraine ba intuusan dagaalku bilaabmin wuxuu ahaa mid ku dhiiriya inuu garab wayn siindoono hada se waynu aragnaayo waa daawade uun

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 3 дня назад

    Asc aad baan kuu salaamay cabdiraxmaanow anigu waxaan joogaa dalkan taiwan waxan aad sheegayso dadyowga Taiwanese ka ah cid hadal haysa iyo ka sheekaynaysa ma jirto noloshana si wacan ayay u socotaa cid kastaana danteeday wadataa markaa anigu garan maayo wararkan halka aad ka keentaan waan la soconaa loollanka ka socda balse sida aad u dhigtaan qolodiina warbaahinta soomaalidu maaha wax jira china na hadii uu doonayo inuu burburo dhan kasta waa hadii uu dagaalkaas faraha la galo waxuuna uu ka dhaxli doonaa waxa Russia 🇷🇺 ay ka dhaxashay dagaalka Ukraine 🇺🇦

  • @Mohmoudahmed-q3r
    @Mohmoudahmed-q3r День назад

    Anigu waxa aan u arkaa maraykanka sidii qof waalan oo wax aanu lahayn uun dayda yaayay 😂😂😂😂😂

  • @AbdourahmanAbdi-hl2ee
    @AbdourahmanAbdi-hl2ee 3 дня назад

    Fadlan wll waxan rabaa ina wax ka oogado shekada gusha shirkadaa Ford mahadsanid bro cabdirahman gul sxb

  • @RevengeIo3
    @RevengeIo3 3 дня назад +1

    Chenaha 111😭💩💩☝️

  • @miraculousarabic4
    @miraculousarabic4 3 дня назад

    labada dAL inkasto ay isku awood yhiin hadan markan la eego shiinaha ayaa dhanka tiknaloojiyada kaga sareeya maraykanka

  • @nouradinehassan552
    @nouradinehassan552 3 дня назад

    Wabariyow plz kaso hadal AIPAC

  • @ahmadfarah7007
    @ahmadfarah7007 2 дня назад

    Qasa iyo bayrut maa noo sheegt8d wararka kusoo dar

  • @LilyHeloise-c6f
    @LilyHeloise-c6f 10 часов назад

    Lewis Michelle Davis Timothy Lee James

  • @AmalSheekh-xd2im
    @AmalSheekh-xd2im 2 дня назад

    Zxp xirfad ayaan rabaa inaan Barto sideen ubartaa😊😊😊

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 3 дня назад

    Chinaha ku guulaysan doona waayo reer galbeedka waa la nacay

  • @MohamedAbdisulop
    @MohamedAbdisulop 3 дня назад

    Aniga America 🇺🇸 ayaan tageero ween u ahay

  • @AdanSuldam
    @AdanSuldam 3 дня назад

    Bro wanka hela sidu wax u mariyo 😂

  • @loukafosmanibrahim
    @loukafosmanibrahim 2 дня назад

    Shinaha ayaan jeclahay in ay gulaysato

  • @ShiniimShibiin
    @ShiniimShibiin День назад

    Taiwan dal ma ahan ciwaanka iska sax

  • @CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad
    @CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad 2 дня назад

    سبحان الله ولحمد الله

  • @AnisIbro
    @AnisIbro 3 дня назад

    Channel kan waa kahelaa wkhi

  • @AyaanJaamac-jj5jy
    @AyaanJaamac-jj5jy День назад

    Hon.kong.dal.maha

  • @gureydheereelectronic4296
    @gureydheereelectronic4296 2 дня назад

    Waxan aamin sanahay china

  • @YaxyeYaxaas
    @YaxyeYaxaas 2 дня назад

    Zxn guulayso

  • @jokejoker4752
    @jokejoker4752 3 дня назад

    Waxaa yaab ah mareykanka uu islaamka iyo carabtaba u sheegay in eesan falastiin fara gelinin hadii kale uu asi soo geli doono,
    Sidokale in shiinaha ugu hanjabaayo hadii ee tawain aadan uu asna soo geli doono dagaalka
    Kuna darsoo in Russia uuu u sheegay hadii uu nuclear isticmaalo ama nato uu weeraro in mareykanka uu u jawaabi doono
    Isku soo wada far maxee tahay dhiiranaanta mareykanka iyo cabsida dunida kale heesato

    • @siaragali1439
      @siaragali1439 3 дня назад

      Dhuuranaanuntu waa dhaqale iyo awood u markayku leeyahay ayuu sidaa u samaynaya hhhh

  • @AbdiAvale
    @AbdiAvale 2 дня назад

    Allahu akbar

  • @MustalifoMuqtaar
    @MustalifoMuqtaar 3 дня назад

    Mahad.sanid s.x

  • @AledkTruda-o8d
    @AledkTruda-o8d День назад

    Weissnat Camp

  • @IsidroSchaich-z9i
    @IsidroSchaich-z9i 2 дня назад

    Kristina Forest

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 дня назад

    Maraykan ogulaysta markale wafasahaadka dunida oxargahagorta waxalaxusuusta waqtiyadisi uwacnaa xiligii W.buush D.ciraq halkudhegisi ama wadnalajirtan ama wadnagajirtan okadhigan dokh 3aad majiro kibirdartis waxalagunastay xogaga dhelirirka xaga awooda dunidaqaar samaysay kentayna bedelkii awood inkasbasho iyo salsalaax usameeyo walowdhinaca israil walitagantahay shiinahana qudhiisa wanaag lagafilimayo aragtiyuwataa ugaara waxaailafiican meeldhexe odheelitirah xaga awooda inlajoogo

  • @LynnetteHerbert-w8n
    @LynnetteHerbert-w8n День назад

    Schoen Alley

  • @BrookeCalvin-l1f
    @BrookeCalvin-l1f День назад

    Giles Shore

  • @fiymamuse3650
    @fiymamuse3650 3 дня назад

    Shiinaha

  • @SouguehMiguil
    @SouguehMiguil 3 дня назад

    Chinaha❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hasanmohamed7906
    @hasanmohamed7906 3 дня назад

    Harris oo guulaysata soo bixista china trump hadu so baxana dhamaadka mareykan insha aalah

  • @CandifataaxHaykal
    @CandifataaxHaykal 3 дня назад

    China

  • @TufaaxMarket
    @TufaaxMarket 3 дня назад

    Taiwan

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 3 дня назад

    Ok

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 3 дня назад

    A.waaberi nin aan tabintiisa lagu caajisiin wanku salaamay❤😂

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 3 дня назад

    ❤❤❤❤❤

  • @Sooyaal-media
    @Sooyaal-media 3 дня назад

    Halkan ka soo daawo RUclips❤🎉❤❤🎉

  • @maxamedkhaliv7282
    @maxamedkhaliv7282 2 дня назад

    Taiwan 🇹🇼 is my second country from somaliland ❤

  • @maxamednuur6911
    @maxamednuur6911 3 дня назад

    China isn't easy wllhi indhayarta

  • @hashimtahirsherif2170
    @hashimtahirsherif2170 3 дня назад

    Mashallah amazing video thanks 😊😊

  • @YAASIINIGA
    @YAASIINIGA 3 дня назад

    Loolan

  • @xabiibulmalaayiin3268
    @xabiibulmalaayiin3268 3 дня назад +1

    America 🇺🇸