Jabuuti ma waxay umaleysaa itoobiya dhul ama bad soomaali leedahay inay xoog ku qabsan karto .xiisada ku dabooleynaa war dantooda ayee ka hadlayaan itoobiya iyadaaba dagaal meel walba ugu furan yahay balse waxay aragtay soomaalida inay kala daadsan yihiin iyo hogaamiyaal aan waxba galin oo jilcan ilaahay soomalida qalbigooda ha isku mideeyo
Waa beeleo Alx ma sha Allah waaa Cigaaab Allah xagiisa kaga yimid USA 🇺🇸 South Carolina iyo Gobolada kale 24 hours Israel 🇮🇱 ayow ku dhiiri galiya Dhamayta Dadka masaakiinta ah 😕😕😕😕
Tuug miya wax la siinayo rabo wuxu boobo ku farxa itobiyo wa tuugo maryaha dhigtey calamka hortoda isku qawiyey jabutina waxey isku dayeysa iney maryaha u celiso una diido qawananta ay calamka la yaban yihiin
❤❤❤Itoobiya iyo somaliland guul ayey ka gaadheen heshiiskii taariikhiga ahaa ee ay wada galeen labada dhinaca ,Soomaaliya been ayey ayey la hor tagtay qaramada middooobay hhhhhhhh
Jabuuti ma waxay umaleysaa itoobiya dhul ama bad soomaali leedahay inay xoog ku qabsan karto .xiisada ku dabooleynaa war dantooda ayee ka hadlayaan itoobiya iyadaaba dagaal meel walba ugu furan yahay balse waxay aragtay soomaalida inay kala daadsan yihiin iyo hogaamiyaal aan waxba galin oo jilcan ilaahay soomalida qalbigooda ha isku mideeyo
Waa beeleo Alx ma sha Allah waaa Cigaaab Allah xagiisa kaga yimid USA 🇺🇸 South Carolina iyo Gobolada kale 24 hours Israel 🇮🇱 ayow ku dhiiri galiya Dhamayta Dadka masaakiinta ah 😕😕😕😕
👋 Weriye Iimaan.
Thank you
😊😊😊❤
.
😅
Waa dhownahay Guul shacabka falastiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nice
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴
ألهم امين يارب العالمين وبلاه توفيق
Somalia kama og aagan
@@GeckoWiz😢😮😅❤
Fggh
@@GeckoWiz😢😮😅❤
Fggh
BBC IYO VOA DUBA WAA RADIO MUQDISHO!!!!!!.
😢😢😢itoopia i wey kaguurehsa jabuuti
I loved the new construction, and it's perfect for the environment.
Xasan ruux keliya ayuu ahaa ee kun xasan iyo kabadan ayaa jooga
Alaha kudhereeyo gaalaada marekanka zilzil adag alaha kurido musliminta ay dhibeen alle ayaa garab u ah insha allh
😢😢😢😢❤❤111
Guul iyo gobanimo somali
Cadawga qarsoon iyo ka muuqda ee Somaliland Allah ha duleeyo. Somaliland Allow dhawr.
Waad mahad santiin falastiin iyo shirwac
✅
Xalka la raadinayo muxuu yahay ethiopia ayadaa qaldan cidii rabrtah xal ethiopia runta ha u shergto oo kanoqoto tuugnimada markii cidii somaaliyo lahadleeysaa hanoo timaado hadiikale amaan hansiiyeen anagaa iska celineeynee
🎉
😂😂😂 EGPTY. WELCOME. MOGADISHO.
Tuug miya wax la siinayo rabo wuxu boobo ku farxa itobiyo wa tuugo maryaha dhigtey calamka hortoda isku qawiyey jabutina waxey isku dayeysa iney maryaha u celiso una diido qawananta ay calamka la yaban yihiin
Jabuuti xataa way dagaalamaysaa waa cajiib cadowga somaliland weeyaan lkn anagaa kaga wanaagsan oo abaal u galnay ihopia 😂😂
😡😡😡 warya dabadhilifka muuse biixii ayaa tahay soomaha
@@MoustaphaAdenelmi
Adigu Yaad Tahay Markaad Madax-Waynahayaga Kuso Hadal Qabsanayso 😎?
@@adoonkiiallah227 war madax weynahayga iska joogii hadalkiisa. Maxaa muuse bixii ugu shaqaysa
@@MoustaphaAdenelmi
Keebaa Ku Madax-Wayne Ah ?
@@adoonkiiallah227 waar aniguu madax weynahayguu waa iog oo inaguu qaali saaxib
Cajiib, Djabouti xarunta munafaqada Geeska Afrika, arintoodu waa Eithopiyaay please hanaga tagin, waar sheydaan iska naara weydin noolaane.
😂😂😂 VOA. JAAJUUS. WAYE
BBC SOMALI. WA JAAJUUS. HALA FIKIRO
😂 😂😂 JABHAD. BEEY SAMEEYEEN. BOORAME. SAAS BA LOO SOO DAAYAY XILDHIBAANKA.
Ethopi waxaa dabada ka wady awel emaarat oo xitaa hubkii ugu badnaa ku caawiyey si ay ugu qabsato somaliya hadana markii masar soogashay waxaa iyana soogashay maamulka yuhuuda lkn madaxda somaliya aya liita oo marxuumin ah runta ka leex leexanaya oo itoobiya cadaadis wejiyo badan leh saariwaayey iyaga ayaa ka ilbixi waayey emaart oo ah cadowga 2 baad ee ugu wayn taasi waa nasiib daro ethopia ayaa somaliya uga galaangal badan dowlada somaliya
Heshiiskii ayaaba dhacayee maxay ka hadlaysaa badan d jabuuti sowtii eratria diiday maaha
😂😂😂
Somalia wxay iska difaacay mas ku dhali raba halka jabuuti ay maska rabto inay korsato oo nalaysato
1min
Jabuuti wanku raacsanahay inay tidhaahdo anaga Takada kusiinayna maxa yelay itobiya madonayso Takad kala dagan yahay waydiidi donta beesha xaalamkuna waxay odhan dontaa waxkalad somaliya Ka donaysa tasina waa siyaasad somalidu islu ogtahay maxa yelay somaliya iyo jabuuti waa dad Walaalo ah
Very sorry
Abiy xage hada ka taliya kilo 4 o ah madaxtoyada Adis iyo kilalka shanad inta ayu ka taliya Abiy wana ku fadhilmay hogaminta gudaha dalkisa
Itoobiya iyo Abiy way u dhamatay wuna ku fashilmay hogaminta Dalkisa Abiy marka dad ayu iska jahawarenhaya
Somalya israil ayaa rabto sida falastiin in ay qabsato waayo resal wasareheena ayaa udoodey falastiin turkine xulufa lanahay oo israiil ay ishayaan turkina in ay nadifacayso manaqaan
Vov. Cebtii UN karacdey somaliya ayeye. Vov. Shaqalaha rer konfurfu donayan iney qariyan aan. Waa ceeb waa rayow muqdisho maha Vov somali udhexeeya
😂😂😂 ALLAH AYAA GAALO XASUUQAAYO. SHACAB KA MUSLIMINTA. EY. XASUUQUUYAAN.
Guul ethopia and somaliland 🎉
😂😂😂😂😂 yadagalamaya somaliya dul ainalahain ayaku oyaisa jadutina labaray
Naagtan Israel miyaya soo dir satay
Duf kubax ummulo dooxato
Xizbullahi iyo iiran Hammigii looqabey aaygabeen Rajadoodana dhicisowdey maxaa udhimman xizbullahi iyo iiraan Arkidoona
PUNTLAND. DAACISH.
SOMALILAND ALSHABAB.
AMARKA. ITOBIA. BEY. LA SHAQEYAN.
😅BADA SOMALIA. 10 YEARS. AYA. LA ILAALINAYA. TURKISH. PUNTLAND. OYO. SOMALILAND. WA. ITOBIAN. JAAJUUS
PUNTLAND. DAACISH
Dhul aanad laheyn oonad ka tallin xata tagi karin sheego sow waali maaha 😂😂😂
Djibouti ha ogaalinana Ethiopia waa cadow ee iska diida
Soomalilnd wa. Gobalka mida somalia ethpia way ku qasbantahy inay ka labato heshiskaa sharci daradaa
Beeeenaale
Viva Somaliland
@@MohamedOmarAbdi-tc9ue 30 sano wixii laguu shegayey ayaaa beena
@MahadFarah-r6v 30 baad sheeegtee 10000 sanno ayaan wadeynaa maxaa kaa khuseeya taaada ka tali ,intaad dad tashdey ku wareertey, Nadal yahoow
Kkkk Guul Somaliland, ha iska ciyaan.
Waraka mata
Masar Maxay yuhuuda ugaga hiilin weydey xuduudkeda yuhuudu joogto Iyo askartoda lalaayo maalin walba OO aan laba Cali isweydiin.(( Riyo haday dib leeyihiin dabadooday Ku qarsan lahaayen))
Waxaa kale OO is weydiin Leh xasan sheekh baydhaba ayay xabashidu joogtaye muxuu wax uga qaban waayey yuu xukuma?
Anu itobiya wx wal wal ah kama qabo sababto ah Iyadaba manta naf la caariya
Oo gudahay ka gubaneysaa?
Lkn wxn ka walwal sanahay
Dabac sananta dawladeena
Iyo kala qaybinta ay bulshada
Kuwado wayo wxa cad in Cadawga kaliya ee shacabku
Leyahay kaso ah itobiya
In manta dadka qaar lagu
Qasbayo iny laso saftaan
Sababto ah nidaamkii
Dawladnimada aya logu
Cago juglaynayaa xuquuq
Doodina lagu duudsiinayaa
Waaruntii xiisada gudaha somalia ahaa ka daran tan somaliland waa dal ka maqan 43 sano in kabadan
Dekedaa jabuuti hamaalgashato itiobiy oohakatagto somaliland
Warkiinu waa baaikh xamar u shaqeysa oo dadkooda khayaali ugu warama.voa somali bedeluu waate.
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
Djibouti lugtiina maaha faraskiina maaha ee maxaa ku lulaaya Djibouti, waxa aad ogaataa Itoobiya in aanay rabin deged ay Djibouti siisso kkkkkkkkk waar yaa la dagaalamaya Itoobiya ileyn Soomaaliya wax jira maahee hhhhhh😂😂😂😂😂
Somalia 🇸🇴 wa dowlad quwad leh .. hub cusub iyo diyaarado waan haysanaaa ee wakaase car Ethiopia haku dhiirato in ay taako kamid ah qaadato.
❤❤❤Itoobiya iyo somaliland guul ayey ka gaadheen heshiiskii taariikhiga ahaa ee ay wada galeen labada dhinaca ,Soomaaliya been ayey ayey la hor tagtay qaramada middooobay hhhhhhhh
ITOBIYAN AYAN RABNAA MA DOONAYNO SOMALINIMO,SOMALINIMO WADA U NACNAY HABARGIDIR ABGAAL MAJERTEEN MAREXAAN IYO ISAAQ
SHANTAAN REEROOD HADAAN KA XUROWEENO WA INAA ITIBIYA GARAB ISTAGNAAA
Ceeb waye inaa walaalaha gar kaheli weyse karaadiso shisheeye marka wllka karaadso gartada
@@sharifoali5503 kuwas walalnimo way ka tageen WARAABO yaal waaye