Xaqiiqooyin kaa dahsoon oo ku saabsan Dalka Belarus | Saaxiibka ugu dhaw Ruushka
HTML-код
- Опубликовано: 7 фев 2025
- Maxaan ka ognahay Dalka Belarus? | Xaqiiqooyin kaa dahsoon!#Belarus
Booqashadeenu markaan Waa bariga yurub gaar ahaan dalka xiran ee aan bada lahayn ee belarus ama sida rasmiga ah jamhuuriyada belarus.
Hadii aad ku cusub tahay Channel-ka fadlan Subscribe saar si aan iskula socono mahadsanid.
Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com
My best Geography Teacher❤❤
Sxb meshaan ajaanib kumajiro mafahante kufaan luqadaada sxb waiga talo ilbaxnimada si qaldan
Luuqadad ku hadal nio
@@khaledosman4024 malaha waxa fiican in qof kastaa inta aanu qof qaladkiisa sheegin uu isagu qaladkiisa saxo inta aynan cid kale canaanan inagu horta magaceena afsomali ma ku qoranaa in somali lagu faanaa hayno danbaysee?*
@@mohammed-jama
🤣🤣🤣 Mucjizaa tahay nio meel yar baad waxka tustay
Legend waxa kaso Hadasha Germany 🇩🇪
TANAAD
WALAAL KEEY
ALLE HAKU XAFIDO
Macalimuuu Somalia 🇸🇴 maa noo soo sameesid wlh waan ku raaxeestaaa habka ad wx usoo jeedizo bro Harry Usoco ✋🏻🤟❤
my best Geography teacher🙏 Kasoo hadal new zealand & australia … 🙏
Waxaa tahey wariye buuxa masha allah thanks
Belarus 2004 ayaan joogay tiiro yaar oo somali ah 34 qaaf gu jooknay waa waadan daadkisa wanaksanyahi macshada raaqiis giirada guuri ween ayaa 80 dollar ahaay gabdhahoda nimanka ajanabiga aadbey uu jacleeyan somalida qaarna Germany Austria uu taahriban 5 qaaf aniga ka miit ahaay daalka Canada ayaa qabaalaat ka haalnay naaiib waanaag oo hada gu nolahay
Iskuday Inad af somali sifican ubarato hadii kale ciyalkaga Mabari kartid
Wallo inaan kaa waraysto ayaan doonayaa ado raaliya Belarus
Qof af somaaliga bartay ee aan u dhalan
@@KOKO_BULLEE 🤣🤣😂😂 walaal mahsanit haila yaabin quurbu joog ayaa ahaay nolasheda inta uga baadnaat
@@omarahmad5053 wan kugu qatay huno😊😊
Tnks macalin allaha kudhoowro
Baryahaan video soo badi wll
Masha alh teacher Tanaad marwalba wayaalo aad ufiican ayaad nala wadaagtaa indhaha ayaad nofurtay horey usoco macalin waxaan ahay tageerahaaga weyn 🙋❤💯
Waaw thanks tanaad
aad ban ujeclahay xaqiiqdii sxb geography gaga 👍👍👍👍👍
Tanaad waanku salaamay saaxiib sare
Thanks teacher
Tageero buuxa ku ahay wlhi bro 🥰🥰🥰🥰
Tanad zxp xaged joogta zxp
Jigjiga ayuu joga zxb
LEGEND OF TANAAD GO FORWARD
Tanaad Thank you
Mahadsanid Ustad Nolow Inbadan #Liberia Kasugena
Next xaqiiqooyin ku sabaabsan dalka Somali
Dalku waa Somalia
Somali waa dadka io luuqada👍
Keep going bro Tanaad 💪🙏💯🙌
Thanks for preparing videos walalo
Mahadsanid ustaad tanaad
Keep going ustaad 👍👍👍
Maashaa Allaah Ustaad Waxaan jeclaanlahaa inaa ka soo hadashid dalka Indonesia Ustaad
Horumar wacan saaxib.
Horumar wacan sidoo kale sxp
Keep up the work brother
Keep goin pro
Aad ugu mhdsanty bro Tanaad
Tanaad channelka macmuulkga wakhti kste waad la socota ilahay codka wngsn oo soo jiidesha leh ayuu kgu qaadey allah ku barakeyo shakhsiga ka soo hadal islmka ah Mohamed Ali Kalay
Our pro of geography and geology ❤
Mashaa allah sxb waa arinmuhiimah
the special one
Mahadsanid macalin
*Asxaabta kanaalkan dhinaca juquraafiga ah ee TANAAD uma qalmo 167k waa inaan nus milyan gaadhsiinaa*
Aqoonta iyo dadaalka aad ku bixineyso aya Ka dhigaysa wax kasta oo ad jeceshahay Ugaaskeygi aqoon gaar ah kuma lihi lakin waxad tahay shaqsi muraayad u ah dhalinyarada maanta ! Waxyaabo daban ban kaa kororsaday Tanaad wan kugu Tanaadnay ! Insha Allah 2 million filo
Mahadsanid wllo
Waxan kaga mahad celinaayaa bandhiggaga hufan masha allh
Favorite RUclipsr ♥️
Keep going Tanaad socdaalki Dunida❤️😎
Guulayso ustaad
Tanaad waali waanka sugayaa sirdonka isreal ee musad
Kahadal dalka koonfur africa muuqaalka xiga fadlan
Waxyabaha Aan tanaad ka BaraaNo xitaa schoolka kamaan soo baraaN aniga
Tannad keep going brother you know me
Yutubleda Ninka bas aan katageero saxib horey usoco videowga nosobadii
Teacher😍❤
Warbixin ku saabsan Dalka Barazil i.a
Tanaad#1
Maxamed xasan xusen
Next Sweden 🇸🇪 ka dheg
Zxp wa codsi Serbia noso daa🙏
Waxaan bartay wax aan horay u aqoonin🙃 Mahadsanid wll
Hore usoco wll : Australia Kasoo hadal inta igu raacsan like
ustaad tanaad waxaad kasoo hadashaaa wadanka belgiumka
#belerusia
keep going pro👍👏
Next Latvia 🇱🇻
Latvia ma wadan jiraa wllo
@@mawliidmaxamuud3992 Haa wll waa waddan jira.
❤️❤️ TANAAD CHANNEL❤️🌹
Keep going
Baradhada haday ad u cunan wxy isku dhaqanyihin Germany asaga wadanka baradhada la yirahda mhdsnd sxb
We nees egland pro
Libaax hadey xushmad jirto wadanka jarmalka warbixin kaso diyaari mahadsanid
tanaad the normal one
Kip go in bro m.a waxan cudsanaa bulgaria
TANAAD 🖐
Belarus ❤️
Qofka koowaad caawa
❤️❤️
Fast inta igu taayersan like
Tanaad nin aqoon badan laga faiiday ale ha ku barakeeyo
Xulufada ruushka weyn belarus
Ku mhdsnthy mclumdka tanaad
So kle iso booqda asxaapta
Waxanan aad u kala aqoonba waxa jira waa dalalka yaryar ee ka go'ay dhul waynihii Ruushka, libaax mahadi hakaa gaartee muuqalkan kan xiga waxad noogasoo diyaarisaa dalalka LATVIA & LITHUANIA. Mahdsanid
Sxp waxaad ka soo hadashaa dalka Zimbabwe
Waxaan ka codsanayaa wariyaha daadiyaha channella music yar dheeree dhaamaad waa nagu socdooye
Sxb wadankan maka mid ahan miyaa midowga yurub
Guuleyso sxb xog badan ayaad noo faaideysaa
M.a
Belarus waa wadan aad qurux badan
Kasoo hadal xogna ka keen wadamada suriname 🇸🇷 iyo guyana 🇬🇾
Tariikh badan baa ku duugan wadamadan
Dalal kan manta igu horeso wlige ma maqal
Sxb waxaa kaabartay kamabaranin ıskuulka mahadsanid🌎🌍🌏🌏🌎🌎🌏
Sxb kuma gaayo youtube cusub miyaad u wareegtay
Fadlan Kasoo hadal Germany Sweden Russia Norwey and Denmark midkood
Sxb maalmahan waad kaabisa ee barnaamijyadaada noo dar dar geli hadaad waqti u heysid barnaamijkakii 3 maagalana kaama heyno mahadsanid
Caasima dalkaas waxaa ladhahaa minsk / miniski
Belgium 🇧🇪 wax nooga sheeg tanaad fadlan
Waa meel lagu dalxiiso
Tanaat waxa aaan ka bartay. School. Kama baran.
Mar walba oo uu qofku ku dadaalo waxa Uu jecelyahy waxa Uu ka soo diyaaran karaa wax yaalo badan qof wal bow tijaabi waxa aad jeceshahay tanaad waxa Uu nabarayaa in dadaal hddii aad sameyso hor mar Ka gaari kartit.
New Zealand 🇳🇿 ka so hadal
Wax badan kaaa bartay sxb mcn
Madaxaaga kor
Next liibiya and ciraaq
Liibiya wuu kahadlay
Brother ka soo hadal xaqiiqooyinka ku saabsan jamhuriyada dalka Somaliland🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 iyo wexey caan ku tahay please 🥰
😁😁😁😁😁
@@m.huzeyn9100 maxaa la qusli qadaad weyn🥺
Sorry calnkaa aad safatay ma ahan calan aay leedahay gobolkaa Somaliland
😂😂😂😂
Zxb sobsdi barnaamiyada
First views
Saaxiib kasoo hadal dlka kazakhistan
Somalia maad document noocan oo kale ah ka samaysay
Haa wuu ka sameeyey
@@saamiyamahad2227
Noocan oo kle maya wali
Wan uga fadhinaaa
Ka soo hadal jasiirada Guam
Please turkey noso same please🙏🙏
Tanaad mogadisho kaso hadal sxb
sxb hungry kaso hadal
Sxb Dalka china kasoo hadal waa codsi