20 Xaqiiqo oo Ruushka ku saabsan | Xadka Mareykan iyo Ruush?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • 20 Xaqiiqo oo Ruushka ku saabsan | Mareykan iyo Ruush?#europe
    Waa mid kamida muuqaalada xaqiiqooyinka xambaarsan ee aan soo gudbino.
    Hadii aad nagu cusub tahay Fadlan subscribe inoo saar,muuqaalkana haka ilboobin LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 115

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 3 месяца назад +50

    Seen after 1 month 😢😂😂😂😅😅 taliye

    • @Farm_With_Suhaib
      @Farm_With_Suhaib 3 месяца назад +13

      One munite dheh 😂
      Wax baro laydinkuma Karo

    • @Omari-rx3vl5he2p
      @Omari-rx3vl5he2p 3 месяца назад +2

      @@Farm_With_Suhaib kadayse yaqee 🙏🤣😄😃🤣

    • @garissatube
      @garissatube 3 месяца назад

      ​@@Farm_With_Suhaibatatata hayeeli

    • @Jon_larry
      @Jon_larry 3 месяца назад

      ​@@Farm_With_Suhaib ciyaal suqsanaa 😂

    • @mohamedabdulaahi3027
      @mohamedabdulaahi3027 3 месяца назад

      ha yeelin ​@@Farm_With_Suhaib

  • @muhannadmohammedhassan6706
    @muhannadmohammedhassan6706 3 месяца назад +30

    Xog tashiilan o wax ku owl ah guuleyso tacliiqiye💯👏🏻

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad 3 месяца назад +5

    Taliyoow maxa nosheegty hader rusia le ka arka awy usa😂

  • @abdirahmaanmohamed6695
    @abdirahmaanmohamed6695 3 месяца назад +10

    Thanks, walaal, really waxad tahay qof ximbaarsan mas,uuliyad ogneh inee mas,uuliyadaas tahay wax aad uweyn. chanel kaada waxa ku xiran 251k oo qofood marwalbo waxad waqtigaada uhurtaa inaad wax fat,iidu u leh usoo gudbisid fans kaada. Chanel kaada waxaan ku soo biiray before 2 years. Video walbo oo aad so galiso waa mid aad ii xiiso galiyo oo aan waxbadan ka fa,iido. Walaal really waxad u qalantaa more than millions subscriptions lkn hadii aan nahay somali madhiira galino qofka inoo soo gudbinaayo information fa,ido inoo leh. My brother kept it up

  • @KhadijaRashidIbrahim
    @KhadijaRashidIbrahim 3 месяца назад +13

    Next turky please

  • @bashiraxmed7203
    @bashiraxmed7203 3 месяца назад +33

    Walal an ku salino Nabiga SCW❤❤

  • @Sacad57Goud
    @Sacad57Goud 3 месяца назад +10

    Maantaban channelka eegayay inad wax cusub so galisay😉

  • @abdallahabiibi6821
    @abdallahabiibi6821 3 месяца назад +4

    Wan ku salmy maclimoo

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 месяца назад +3

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @AhmedYousuf-ge1hm
    @AhmedYousuf-ge1hm 3 месяца назад +5

    Ustaad sare oo geographical golden voice ✨️ 💛 😍 I love you so

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 3 месяца назад +5

    Mahad aanid macalin sodaa bar naamijka horey u soco hanaga dheeraan diyar baanu kuu nahay nabad galyo

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 3 месяца назад +2

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @Abbas-uo7gd
    @Abbas-uo7gd 3 месяца назад +4

    Zhp mahadsanid saa wax noo barto ❤ guulayso wll tanaad ❤😻

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 3 месяца назад +11

    Next Turki insha,Allah

  • @abashka332
    @abashka332 3 месяца назад +2

    Ninkii ugu horeeyay ee cirka ka hadlay wuxuu ahaa nabi maxamed csw wuuna tagay cirka

  • @abdalaachraf7833
    @abdalaachraf7833 3 месяца назад +7

    Macalin mahdsnid ❤😊

  • @hanadali5028
    @hanadali5028 3 месяца назад +5

    Legend salaaman waan ku taageeraa my favourite friend

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 3 месяца назад +7

    Ustaad Xagaa ka sii wad👍👍

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 месяца назад +3

    Father of the geography

  • @zaalimabdilaahi4466
    @zaalimabdilaahi4466 3 месяца назад +2

    Tanaad waa qasab inad comments ka bixisan dhalin yaro sababto ah wiilkan waxan ka bartay waligay macalin kama baran keep going bro

  • @abdallahersi7348
    @abdallahersi7348 3 месяца назад +2

    Tanaad 2020 ayaa iigu danbaysey joogto u daawashadiisa❤

  • @AishaAbdullahi-wk7jg
    @AishaAbdullahi-wk7jg 3 месяца назад +1

    Russia joogaye xadka usa ma tagi karaa dhanka xadka

  • @HiigsiEditor
    @HiigsiEditor 3 месяца назад +1

    Zhp Wan Ku Taageera Please Sher out Ii sameey Ilahy Dartiii 😢

  • @ARAFADGUEDI-ez6jx
    @ARAFADGUEDI-ez6jx 3 месяца назад +7

    Next Djibouti bro

    • @rexamin
      @rexamin 3 месяца назад +1

      There’s nothing in Djibouti

    • @moh4127
      @moh4127 3 месяца назад

      😂😂😂😂 djibouti carte 1,2,3 ,4 bes intaa weyaan taarikhdeedu

  • @SAAHILVIP
    @SAAHILVIP 3 месяца назад +2

    First 🥇❤

  • @aragwaafi5886
    @aragwaafi5886 3 месяца назад +2

    I HAVE GOT IN THIS CHANNEL MORE IMPORTANT GEOGRAPHY LESSONS. THANKS SIR. YOU DESERVED 1 MILLION FOLLOWERS.

  • @YaskaCade-nv8er
    @YaskaCade-nv8er 3 месяца назад +2

    My favourite

  • @SomaliArabian
    @SomaliArabian 3 месяца назад

    USTAAD
    SI AAD WAX IIBARTAY
    MACALLINKA JUQRAAFIGA II QORO HADDAA WAX MA IIBARIN
    ❤️❤️❤️🫶🫶🫶💯

  • @xidigahaofficial8281
    @xidigahaofficial8281 3 месяца назад +1

    13 kun oo madax oo nygler ah ayu hystaa rushka

  • @XamseAfter
    @XamseAfter 3 месяца назад

    ASc sxp waxan would jooga wadnkii hooyo waanso tahriibaya inshalh wax waliba waaa I diyaar sxp ciida kaddib yaanso bixi raba markaa waxaan ku wareeray wadnka ugu fcn markA sxp wadamada ugu fcn kasoo duubo video 🙏 haddaad awoodo

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 3 месяца назад +1

    Next pakistan 🇵🇰

  • @daafeedmuuse4407
    @daafeedmuuse4407 3 месяца назад

    Aqoon la aaneey ba,
    Kulahaa jarmalka waxaa ugu dhintay shan boqol ookun ku dhawaad
    Ruushkana 40 kun magaaladaan linigaraad ee hadda ka faaloonayo kaligeed ruushka waxaa ugu dhintay 9 malyan ilaa 12 malyan
    Isu gaynta dadka ruushka uga dhintay dagaalkii labaad khuburadu waxay ku sheegaan ilaa 29 malyan

  • @cabdixaafidabshir695
    @cabdixaafidabshir695 3 месяца назад +2

    Mahadsanid ustaad

  • @kaydkadirir5253
    @kaydkadirir5253 3 месяца назад

    Cajiib
    Bariga ruushka
    Iyo galbeedka Maraykanka ayaa xad wadaaga
    Arinta aan aad isku waydiiyey waxaa weeyi
    Hadii aan hargeisa joogo
    Jahada bari waqooyi waxaa iiga beegan ruushka
    Jahada galbeed waxaa iiga beegan Maraykanka
    Markaa sidee isku soo gaadheen labadan dal?
    Ma aduunku waa kubad ayaan rumaystaa ?

  • @abdurrahimabdallahasan5011
    @abdurrahimabdallahasan5011 3 месяца назад +2

    thanks ustaad

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 3 месяца назад +2

    Tanaad THANKS

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 3 месяца назад

    Schsse RUSSLAND NACALAD KU TALO IN SHA ALLAH RUUSLAND BY BY 2025😂😂😂😂😂 77

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi Месяц назад

    NFD JABUTI OGADENIYA SOMALIA BRO ❤❤❤❤❤

  • @mazuttawaleh4846
    @mazuttawaleh4846 3 месяца назад

    War sxb xagee aaday ilaa 2019 ayaan kugu xiranahay ee maad si toosa usoo galisid video yadaada aad ayaan uxiisaynaaye

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 3 месяца назад

    Itoobiya waxay ka haysataa gobal.ween walina waxay ku riyoonaysaa in ay kuli qabsato waa layaab😂

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 месяца назад

    Father of geography tanaad keep going bro 🎉

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 3 месяца назад +1

    Welcome back teacher

  • @Idiris17
    @Idiris17 3 месяца назад

    27 state ama republics sidey dhahaan oo dalkaan ka jirta 9 ka mid ah waa Muslim majority sida. Tatarstan Bashkortostan, iyo Dagestan muslimiinta waxay gaarayaan qiyaas ahaan 35 million

  • @FatmoGuudle
    @FatmoGuudle 3 месяца назад

    Plz next Somali weyn

  • @Khtmo
    @Khtmo 3 месяца назад

    Macalinka guuleeso bro❤😂

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 3 месяца назад

    Somaliland vs Russia kee badin 😂😂

  • @AhmedSaid-zn3hu
    @AhmedSaid-zn3hu 2 месяца назад

    Meelkasta uu sheegay waan tagay 5 sano u dambaysay.

  • @captainhaashim3113
    @captainhaashim3113 3 месяца назад +1

    Mahadsanid ustaad

  • @KamalMohamed-ic7if
    @KamalMohamed-ic7if 3 месяца назад

    Video yasha ma isticmali karaa sxb tiktok

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi Месяц назад

    سکران Bro

  • @cabdiraxiin_asad
    @cabdiraxiin_asad 3 месяца назад +1

  • @halaneofficial4001
    @halaneofficial4001 3 месяца назад

    sxb next iceland ayaan kaa codsanay marar badan

  • @maxamedmaxuud3651
    @maxamedmaxuud3651 3 месяца назад +1

    tanaad🎉🎉🎉🎉

  • @MrQalay2005
    @MrQalay2005 3 месяца назад

    Fadlan kusoo xiji dalka labaad ee ugu wayn caalamka Canada iyo taariikhdiisa🇨🇦🇨🇦

  • @zeinnasser2090
    @zeinnasser2090 3 месяца назад

    🇷🇺🤝🇨🇳🇰🇵🇵🇰🇸🇴🇦🇫🇦🇲🇧🇾🇪🇬🇮🇳

  • @mahamudershad6745
    @mahamudershad6745 3 месяца назад +1

    Frist

  • @KhanG-ru3lf
    @KhanG-ru3lf 3 месяца назад

    sxb dhaqalaha ruushka ka so hadal

  • @maxamedmaxuud3651
    @maxamedmaxuud3651 3 месяца назад +1

    GO GO TANAAD

  • @lullahabdy5795
    @lullahabdy5795 2 месяца назад

    #Fadna&aj #a55555555Family555555555
    Iloveyou is going to be there tomorrow morning to pick whatever you want to come back home today so we can whynitniwbbwhwhwhwhw. 5ihateyouandbkookobukkebbbbbsbsbsbsbsbbsRaxanweynhalli #islam. israelian. #Messiliones. #Morokoo. #Massreighti. #Cairo #if iyo aaqiro #Nololiyogeeri. #Garehafsoqueen. #GareeSamiixakhaliil. #stupiddirirleAbdibbbbb. Marriage her dog 🐩♉️♉️♉️♉️♉️🎌🇯🇵❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🔥❤️‍🩹🧡💛❤️‍🩹

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 3 месяца назад +2

    Interesting next balkan states please ustaad

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 2 месяца назад

    Walaged ma fhacday

  • @yaskaboy1245
    @yaskaboy1245 3 месяца назад

    Tanaad legand Walgu wayay

  • @xasancalicismaan2743
    @xasancalicismaan2743 3 месяца назад

    Wa ku mahadsnthy sxb codsiga i aqbashy nin an xogihisa wax ka faido❤

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi Месяц назад

    SOMALIA ❤❤❤❤❤

  • @Hayruf
    @Hayruf 3 месяца назад

    CiiD wanaGsaN ❤❤

  • @XamseSiciid-e8e
    @XamseSiciid-e8e 3 месяца назад

    😂😂😂😂❤❤❤

  • @abdiaziz1234
    @abdiaziz1234 2 месяца назад

    Ustaad kusoco,

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 3 месяца назад

    SOMALIA❤❤❤❤❤

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi Месяц назад

    ❤❤❤❤❤

  • @zakiabdi9398
    @zakiabdi9398 3 месяца назад

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 3 месяца назад

    77

  • @GeediGeedi-kq9hn
    @GeediGeedi-kq9hn Месяц назад

    Sawirka tanad

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 3 месяца назад

    Tnx ustaad

  • @CabdiAsad-x6o
    @CabdiAsad-x6o 3 месяца назад

    Shuuci

  • @MadiDhulbahanteDEPTh-nx9ny
    @MadiDhulbahanteDEPTh-nx9ny 3 месяца назад

    Ma Xaqiiqa Meydka. mayala ilaa hada😅 oo jirka maba dhamaado

  • @Ajuraner
    @Ajuraner 3 месяца назад

    Plz next greater somala🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🫶🫶🫶

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 3 месяца назад

    ❤Ustaad Tanad Macalin wax Badan Laga Faiido mahadsanid ustaad❤

  • @xalwoaadan8276
    @xalwoaadan8276 3 месяца назад

    Next Saudi Arabia please 🙏

  • @Hayruf
    @Hayruf 3 месяца назад

    Full respect 🙏 TanaaD ❤

  • @ahmedyare2199
    @ahmedyare2199 3 месяца назад

    Soo badi walalow laguma hayee

  • @AbdillahiHoussein-um2vm
    @AbdillahiHoussein-um2vm 3 месяца назад

    TANAD tv Masha alah

  • @abdirahmaanbulshaawi1025
    @abdirahmaanbulshaawi1025 3 месяца назад

    Next sod Africa

  • @CabdicasiisMaxamed-x2o
    @CabdicasiisMaxamed-x2o 3 месяца назад

    Guulayso tanaad hore u soco

  • @GouledGouledabdi
    @GouledGouledabdi 3 месяца назад

    Yes djibouti iyo djebel ok

  • @bashkadkms7450
    @bashkadkms7450 3 месяца назад

    Next Somalia 🇸🇴

  • @modrichamzuk86
    @modrichamzuk86 3 месяца назад

    Next autralia

  • @Maame-y6q
    @Maame-y6q 3 месяца назад

    Next Scotland

  • @heeganguurer7521
    @heeganguurer7521 3 месяца назад

    Ustaad waa so dahday

  • @khalifbulle4194
    @khalifbulle4194 3 месяца назад

    Wooooow very nice stories

  • @daahircadced4475
    @daahircadced4475 3 месяца назад

    Waad mahadsantahay

  • @Maame-y6q
    @Maame-y6q 3 месяца назад

    Next Siberia

  • @bashiirFarax
    @bashiirFarax 3 месяца назад

    ❤❤❤❤

  • @nuuradinahmed7890
    @nuuradinahmed7890 3 месяца назад

    Tanaad🖤

  • @axmedCaadil
    @axmedCaadil 3 месяца назад

    Xog