Walal waxaan daganahay sweden inaan waxaan rabaa inaan uguuro wadan kaan dad ma igu xiri kartaa? Si aan marka hore u soo arko? Pls ii soo jawaab Walal qali shukran!
Geedi Sahan waad mahad San wll wax fcn ayaad soo gudbisaa waxaan layaabay Dadka waxa fcn soo gudbiya soomaalida kor Uma qaado war aan kor uqaadno chanalkan geedi Sahan guul Insha Allah wll geedi
Insha alaah geedi sahan waa gaari 2 malyan ee dhiirin galiyay wiilka wax fiican oo tayo leh buu soo gudbiya Dadka soomaali qeyr ka ma u soo jeedaan asc
Hi my brother, I am also RUclipsr and I am from Eritrea 🇪🇷 but I live in Germany 🇩🇪 I want see your videos are very interesting I want together with you to be together bigger ❤💪
geedi sahan waxa jira god dheer oo dadku ay uyaqanan godjini waxan maqlay in dhalinyaro intay galen subixi aykudhex lumeen o mardambe ay helen irid iftimaya markasay kasobexen gslindambe malintii ee bal kawarkeen gidku wuxuu kuyala gedo gar ahan gabaharey eryadeda waxatahay qofka kaliya een waxvadan kabaranaye bal shekada godjijni noga warkeen mahadsanid
Luxembourg 🇱🇺 waa wadan aad u qurux badn Wana wadan aad u qanisana lacagta caydha marku 25 ka weyn yahay 1600 € way badn tahay 2500 ilaa 3000 lacagta lagu shaqeyo wa lacag aad u fiicane
subxaana llaah bal eega wadan dadkisa gaalo ay yihiin baa sida aamin u ah oo uu qofku wax xadeen anagana qori iyo cctv camera plus check up machine iyado la isticmaalayo baa hdana wax xadida la xakameen la yahay
Manshalla wadankan wan raby xugtisa walhı mahadasanıd geedı inkasto wadankan Austria oo aan jogo uu wax yabo badan kagag fıcnyahy ycnı Austria ayaa fıcn
Qanigii taas maaha walal ee waxa weeyan dad aad u yar oo million ka tar ba ku nool markaas wax soo saarkiisa sanadluhuna ama GDP waa 98 billion Saas ba ay ula jeedan ee qani hadi laga hadlaayo wadamada waaweyn like USA weeyan iyo china oo GDP gaadho Trillion not billion Trillion Dadkoodana laga helaayo dadka aduunka ugu Taajirsan oo haysta over 290 billion
Mashallah Keep your good ambition I very proud of visiting same part of the world as you are very lovely somali gentleman Mashallah inshaallah may help you and guide you into the straight path I hope you wil be l icon for somali young boy I always admire and appreciate showing your chanel Mashallah
Saxib dalkaaga ugu qanisan afrika iyo calamka badhkii ee waad iimansan garan weydey amanta wadankale iiga sheekeyneuso waxba ii soo kordhin meyso is rumee marka hore adigu ka bacdi rumeyso wadankaaga
Fadlan 5kun like iyo Share
Abdirahman RUclips:
youtube.com/@abdirhmandollarvlogs?si=wwa8-Zo6MRrCqEOh
gobanimaad samaysay saaxiib. waligay wankugu xidhnah meelaankaalaso xidhiiho ayn waayay kol aad magaaladayada timi
Geedi sahanow mad bisinka ku bilowdid wad ilowdey
Calanka wadankan uu leeyahay waa kan beesha mareexaan sade daarood ay wataan
C/raxmaan waa nin soomalilander🎉❤
Walal waxaan daganahay sweden inaan waxaan rabaa inaan uguuro wadan kaan dad ma igu xiri kartaa? Si aan marka hore u soo arko? Pls ii soo jawaab Walal qali shukran!
Walaalkeen geedi sahan meesha halaga qaado wax yaabo muhiim noo ah ayuu noosoo gudbiyaa oo wax tar leh camin soon 1M idanka alle
Hore u soco Mahmoud, geedi sahan
Walaal ma Somali ba tahay carab kumoodi jiree😂
@@LegendaryMaestero Haa walal
Wadanka xaguu ku yaalaa wll
Legenow 1m baa haysataa lagumana yaqaane😂😂
@@NUURIYE. 😂😂In ley barto ma u baahni
Walee geedi sahanow aduunka anigoo tagin ayaa i bartay wadamo badan an waligey maqal alaha ku nabad yeelo bro
aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw ❤❤❤
Scw scw
Sallalaahu caleyhi wasalam
csw❤
Scw
Swc swc swc
Aynu ku wada salino nabigeena maxamad calayhi salaatu wa salaam
Scw scw scw
Geedi Sahan waad mahad San wll wax fcn ayaad soo gudbisaa waxaan layaabay Dadka waxa fcn soo gudbiya soomaalida kor Uma qaado war aan kor uqaadno chanalkan geedi Sahan guul Insha Allah wll geedi
Insha alaah geedi sahan waa gaari 2 malyan ee dhiirin galiyay wiilka wax fiican oo tayo leh buu soo gudbiya Dadka soomaali qeyr ka ma u soo jeedaan asc
Aad Baad U mahadsantahay Geedi Sahan Labada Wiilna Waa Experienced Aad Bay Noo Fahansiiyeen Wax Walba Thanks Thanks All Of U ❤
A clean video,Keep it up Geedi sahan ✅top RUclipsr 2024
Mashaa Allah alxamdulilaah waxa kaqanisan Somalia 🇸🇴hadii lasoo saaro khayradkeda waynu gaadhi hadynu midawno ilaahay na isku talo saarano
Hadeynu midoowno ma ahan ee waa hadaan hogaan daacad ah aanu helno dheh
@@Gureyev waa taan ujeedo zax mahadsanid
Somalia kurusiiga iyo lacaagat iyo Qabilkayecaabuden garaahan Somalia Italien
😂 😂😢
Somalia Kale Miyaan Jogaa😂😂😂😂Wadankan Bro Wax Walba Waa Free
Geedi sahan you are a Genius RUclipsr,Your videos are so informative and Genuine ✅
Hi my brother, I am also RUclipsr and I am from Eritrea 🇪🇷 but I live in Germany 🇩🇪 I want see your videos are very interesting I want together with you to be together bigger ❤💪
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
Geedi sahan muuqaaladada xiiso waxa u yeelayo waa xogta iyo faaiidad aad bixinayso the best RUclipsr
On of the best Somali RUclipsr. Hore u soco Geeddi-sahan.
Allow Africa iga wad shaqo la'aan igu dishay amiinta igu kaalmeya
Amiin
Amin
Shaqo li’ida waxa kadaran shaqo aad kudaalaysid oo aad u adag oo hadana dirrir iyo buuq kuu dheeryahay 😌
Aamiin dhamaanteen
Allow ha kawadin dalkaada adi guu ku bahan yahey
Waad mahadsan tahay sxb geedi sahan 🤝, halmid ayaan kugu darsanaa sxb wadanka luxembourg sida loo gali karaa inaad noo weeydiiso ayeey aheeyd asxaabta aad wareesatay , waayo wadankii 🇸🇴 ayeey buzaarad nagu dishay , aan iska shaqeesano oo aam wax qabsanee , sida lagu galo wadanka luxembroug qofkii yaqaano ha ila soo xiriiro asxaabeey
Ana iiso sheeg
Asc wll matagtay mise wali cidmahelin
صلو على النبي صلى الله عليه وسلم
Allow somaaliya oo sidaan si ka fiican noqotaya natusi🤲
First Learn how to spell Allah
Somalia 🇸🇴 ayaa ka qani san laakiin dad ma leh madax duna Waa wada tuug. Munaafaqiin ah
beentaa aad iskugu sheekaynaysaan waa waxa u diiday in somali meel gaadho khayraadkaagi ayaad lasoo bixi kari laadahay ee qaninimadu aaway xaramkaa fakhri darteex lagaaga ducaynayaa how
Somalia Gaajo Ayaah Taala😂😂😂😂Wadankan Wax Walba Waa Free
Wadanka somaliya aya kawangsan dhan walba balse dadka somalida ayan rabin iney waxkasta intey bartan ey laso baxan kheyradka dalka taas waa laashaka wall
@@hudagurrey722hhhhhhh waad iga qoslisay wlhi kute xaramka laga ducaynaya faqri darteed🤣🤣🤣🤣
Somaaliya gaajo ma talo ee habarka jooji cadow adigo kale ah ayaa nagu dhagan alle idinka magan galney xasbunalaah@@hudagurrey722
Geedi sahan this is so amazing marar kle o badan weLcm wLo Luxembourg
Caankeena 😂
Mahadsanid
Walalo Basabor ma laga hela
Cabdi raxmaan iso jawab hargaysa jooga
@@GeediSahan sidee lagu iman karaa vedio nooga soo samee
Keep going Geedi Sahan
Waa wadan yar oo nidaan fican dajistay
geedi sahan waxa jira god dheer oo dadku ay uyaqanan godjini waxan maqlay in dhalinyaro intay galen subixi aykudhex lumeen o mardambe ay helen irid iftimaya markasay kasobexen gslindambe malintii ee bal kawarkeen gidku wuxuu kuyala gedo gar ahan gabaharey eryadeda waxatahay qofka kaliya een waxvadan kabaranaye bal shekada godjijni noga warkeen mahadsanid
Mansha allah geedi sahan barnamijyadaadu waa top
اللهم توفني مسلما والحقني بالصالحين
اللهم اني اسألك الجنة واعوذ بك من النار
Best Somali RUclipsr
Somalia 🇸🇴 caday ilaahay swt dhibta haka dulqaado 🇸🇴 ❤❤
Wilaks Abdirahman ya igu soxira wxbarasho rba mesha ina u ade 🙏
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashlh abdiraxman walal aad u faahfahin wanaagsan. Sido kale mahadsanid geedisahan vlog gaan wanaagsan.
Luxembourg 🇱🇺 waa wadan aad u qurux badn Wana wadan aad u qanisana lacagta caydha marku 25 ka weyn yahay 1600 € way badn tahay 2500 ilaa 3000 lacagta lagu shaqeyo wa lacag aad u fiicane
2000 madhantahay lacagta shaqada caruurta lacag lagugusiin gurigaa kiradisa imiisa
Gorma arkeNa somaLia oo sano kle ah yaa Allah dalkeNa nabad Ka dhig
Aamiin abaayo 😢😢😢
Best RUclipsr🙌
Most underrated RUclipsr ❤️🫵
masha Allah
Gedi sahan teaches us the world ,thanks lot
Geedi sahan waan ku taageeraa walaalo from hargeysa
Asc wiilasheeni wow Luxen burg waqurux ❤❤👍mahadnsanit Geed sahan ❤👍
Geedi sahan best channel keep going bro 🎉
Maashaa Allah
Geedi sahan waad kumahad santahay macluumaad faaidada leh ee aad nala wadaagtid❤
Geedi sahan the best you tuber 🇩🇯🇩🇯👍
subxaana llaah bal eega wadan dadkisa gaalo ay yihiin baa sida aamin u ah oo uu qofku wax xadeen
anagana qori iyo cctv camera plus check up machine iyado la isticmaalayo baa hdana wax xadida la xakameen la yahay
Tugnimada fakhriga iyo gajada u sbb ah hdi fakhriga la cirib tiro cid wax xada lama arken✅
KA SOOMAALI AHAAN REER BAADIYEHEENU WAX MAXADAAN BADANAA SE MAGAALADA AYAY WAX XADIS KAJIRAAN
Geedi sahaan waa nin aad io aad shaqadisa dacad ugu ah intad nala jogtayna waa intan ka bartay markale noguso labo zxp geedi sahaan canihi lodana makaso kacaday bro wadigi laha daallo markale igu celi meshi canaha ee solabo aniga ku genayee bro hor mar wacanban ku rajenaya
Mnsha allH nin xogtiisu fadhidu pro guulayso
Wow 😲 Msha Allh Wa sificn
Masha Allah
M.a ustaad
Manshalla wadankan wan raby xugtisa walhı mahadasanıd geedı inkasto wadankan Austria oo aan jogo uu wax yabo badan kagag fıcnyahy ycnı Austria ayaa fıcn
Wadankaagu in guidance iyo si ka fiican noqdo ku fakir somaliya ha noolaato
Geedi sahan szb. Sidee lagu tagi karaa. Hadaad dhalasho uk ah haysato. Noo soo samee video thanks
Asc dhamantin walal wadanka adunka Ugu qanisan waa samali wadan gel hasta aya qani ❤❤❤❤❤
Runtii waa wadan cajiib ah lkn waxaan la yaabay 25 sano ayaa lugu qaan gaarayaa kk.mahadsanid geedi sahan
Somali you tuber Number one
Waajogaaa❤❤❤
Best youtuber
ALLAHU AKBAR☝️🥺💯❤️
Mashallah we understood everything thanks 🙏
MashaAllah, sxb aad baan kuugu xiranahey!
Plz part 2❤
sxb waxaan kaa codsanaa inaad Ii Soo qor telkaaga waayo waxaan rabaa in aan iska dhiibo ayàan rabaa waayo talyaaniga ayaan ku wareeray
Wow what a great traveler you are well done
Best youtuber🎉❤
Naga hubiya in uu yahay wqdanka ugu qanisan aduunka? aaway qatar. Singapore, norway.
Qanigii taas maaha walal ee waxa weeyan dad aad u yar oo million ka tar ba ku nool markaas wax soo saarkiisa sanadluhuna ama GDP waa 98 billion Saas ba ay ula jeedan ee qani hadi laga hadlaayo wadamada waaweyn like USA weeyan iyo china oo GDP gaadho Trillion not billion Trillion Dadkoodana laga helaayo dadka aduunka ugu Taajirsan oo haysta over 290 billion
Geedi sahan waa the best Somali
Luxembourg 🇱🇺 Europe 🇪🇺 Dhankuu dhacaa Geedi Socdaallow Waan Maqlay imisa Dal Ayuu Xad Lawadaagaa Bal iisheega Waan Ku Rajo Weynahay inaan imaado Jeclahaye
Google kafiri huuno germany ayu kudhagnye🤚
Ani deris bu ila yahay mar ba tegay belguim iyo faransiska iyo I think garmany bu xudud la leyahay
France 🇫🇷 billmka Germany 🇩🇪 sadexda wadanbu uu dhexeya huno
Aniga wu igu dhaganyhy from Germany
Masha Allah ❤❤❤
Maasha Allaah waa wadan hormarsan
Sxb lambarkaa isheek wan rabaa😮 meedhzan
Masha alaah habo ilaahey haku xifdiiyo
Bro geedi sahan, meesha aan aad ugu baahanay inad warbixin nooga keento Australia 🇦🇺, waan kaa sugayna zxp
Gobolkee ka joogata waan uso socdaye inshallah
@@mawiidcali6786 queenland
Australia wee Ka fogthy aduunka waa jaziirad fog qoraxda mesha kaso baxdo Naga xigtaa
Mashallah
Keep your good ambition I very proud of visiting same part of the world as you are very lovely somali gentleman
Mashallah inshaallah may help you and guide you into the straight path
I hope you wil be l icon for somali young boy
I always admire and appreciate showing your chanel
Mashallah
Wabi gacan ku samays ah 😮😮waa markii u horaysay en maqlo
Madan fahmiin miyaa
Middle east gaar ahan dhulka falstinyinta magald barkeysan ee qudus pls booqo❤❤👏
Mnshe Allah
Side logu tagi kara dalka Luxembourg 🇱🇺 qarash imisa qarash ku bixi kara iso jawaab geedi sahan please
Qaxotiga 5% ayu sharci siya sxb ha isku tagin aniga mel umuqato jarmalka ah dagan
@@Akhyaar142 wll mcn jarmalka iiga wrn shaqadiisa iyo sharcigiisa
khayrkana kusoo biira 10k igaarsiiya fadlan inta khayrka jecel
Geedi sahan Zhp masr le ma Mr igsysid wlhi waxbrsho inan. U aado jeclahy lkn ma awodo😢
kaalaya idhoofiya oo igeeya dalka plz😢😂
masha Allha ❤❤❤❤
M.a geedi sahan keep going lph
Daalo waa Ex Ciyaal Xaafadkii yaryara Masha Allah.
Wllo hamse wanku salmay sidaydi ban ahay wali gacan kulul kuman kaxeen zxp
Asc
Mudane Geedi sahan aad baan kuu salaamaya adigaa dal mareen ah ee meesha KOSOVA Wax soomaali ah ma joogaan.
Mahadsanid
Luxembourg 🇱🇺 beautiful 😍 🤩 👌 ❤️
Waa wadan cajaaiba
Saxib dalkaaga ugu qanisan afrika iyo calamka badhkii ee waad iimansan garan weydey amanta wadankale iiga sheekeyneuso waxba ii soo kordhin meyso is rumee marka hore adigu ka bacdi rumeyso wadankaaga
Shame on you bro. Loooooooool
Gut gemacht geedi sahan 🎉
Asc wllkey Geedi Sahan masha allaah tabaaraka allaah waxaad heysaa shaqo aad u adag oona aad uwanaagsan oo na anfacaya bulshadana waxbadan ay ufahmaan waxaan kuleeyahay huri usocod wanaagsan baan kuuraadinaa.
Masha allllah nooooolaaada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Inta aan gudaha usoo galin waxaa moodey wadanka ugu khaniisisan😁😀😁😀😁😀😁😀
Dalka aduunka ugu qanisan waxing u aqaanaa in uu yahay wadan ku yaala geeska afrika oo la yidhaahdo soomaaliya
😂😂😂😂
Waa ku salaamayaa geedi sahan
Walaalyaal meeshii aad joogtan Allah ku caabuday
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
Shaqo badan maleedahay iyo mishaar fiican
Geedi sahan waad mahadsan thy zxp vlog aad soo duubtay
Nabiga aynu ku salino ❤
Plz qof somali o joogo haduu jiro dalkaan reply
Wra niyoho tlye lacagta melahan ku adid ma wax igasisd wll tagerahaga u weyn Ayan ahay
RUclips kiisu kasameeya lacaagta, passaport european ah oo usaamaxaya inuu aduunka kumarana uu haystaa
Hadii adigoo tabliiqa wadamadaas mari lagayd aakhiro dhulkaasi wuu kuu markgaati kici lahaa
Wlhi I liked this country ❤
Dalkaan yurub ugu jeclahay weeye oo aan mustaqbalka dhow usoo guuri doono insha’allah ❤
Luxembourg 🇱🇺
Asc wlal geedi sahan inte kalaso xiriraa wanku bahna adigo mahadsan
Keep going