Sida Wiilka uu dhalay Trump Door Ugu Lahaa Guushiisa Doorashada & Labo Qodob Oo Amanda Mudan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 111

  • @MaxamedAadan-f7i
    @MaxamedAadan-f7i 10 дней назад +60

    Kusaliya NabiGena Mohamett scw❤🎉

  • @ahmedaweys9202
    @ahmedaweys9202 10 дней назад +23

    Ku saliya nabigeena muxamed ❤❤❤

  • @Aboowe_Mahamed
    @Aboowe_Mahamed 10 дней назад +28

    Asxpy Aan ku salino xabiibkeena Muhammad (S-c-w❤❤❤)

  • @MUUMIN252
    @MUUMIN252 10 дней назад +8

    Best background studio ❤ 10/10

  • @najiipahmad44
    @najiipahmad44 10 дней назад +20

    Bro video ka Soo smee dadkii dharka is ku eg loo galiyay ee ladilay congo Africa mxeey ahayen plz 🙏

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 10 дней назад +6

    Mahadsanid sxb Guuleyso Welcome back

  • @Generous52-e8r
    @Generous52-e8r 7 дней назад +2

    Ku Saliya xabiibkena Allahuma Sali Cala Sayidinaa Muhammad Salalahu Calayhi Wasalam ❤

  • @MuxudiinYusuf-ws2li
    @MuxudiinYusuf-ws2li 10 дней назад +4

    HOSOW PRO MAHASANID

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 10 дней назад +19

    🥺🥺🥺🥺🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ).

    • @ZahraQurux-j3i
      @ZahraQurux-j3i 9 дней назад +1

      Wll ilaahay caawimaad weydiiso asagaa ku lehe
      Saliga nebiga iyo istiqfaarta xooga saar oo haka caajisin hana niyad jabin niyadna la imow yaqiin leh wlhi ilaahay maku dayacayo cid kaaga naxariis badana ma jirto sidoo kale dambiyo hadaad ku jirtid kuwo yayar xataa faraha ka qaad salaada iyo cibaadada kalena xooga saar.

    • @HiboIbraahim-u6p
      @HiboIbraahim-u6p 5 дней назад

      Dhibka ku heysta allaha kaa qado wll

    • @NisaamAhmed
      @NisaamAhmed 3 дня назад

      Ilhy ha ku caafiyo wll🤲🏻

  • @AmiiroQueen-l1n
    @AmiiroQueen-l1n 10 дней назад +4

    Wan ku salaameyy hasoow pro❤🎉🤙👋🤍

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 10 дней назад +4

    Waw that's good advice for kids there parents

  • @KhalidIsmail-yq1om
    @KhalidIsmail-yq1om 10 дней назад +5

    Cajiip weeeye trumpna thnk you dunigu waa laba uun female and male.

  • @jafarmohamed1353
    @jafarmohamed1353 10 дней назад +2

    Thnks sxb

  • @user-tp7to3jx8h
    @user-tp7to3jx8h 10 дней назад +2

    Qaansa roobad hadhihim qansa roobad alla sameeyey kuwan iyaga isfidniyey

  • @muhsinbazarce
    @muhsinbazarce 10 дней назад +9

    ninka kaliya ee role modelkega hossow lion❤

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 10 дней назад +3

    Mr hoosoow
    10/10
    Horay usoco

  • @Maziid_ne7
    @Maziid_ne7 10 дней назад +3

    Diinteena Suuban ❤ 🎉

  • @nadiircabdi8397
    @nadiircabdi8397 7 дней назад +2

    Ogaansho, maracadeshow, iyo hosow waxay ahayeen kuwa an ugu dawasha badanahy anigoo ku tagerayada waxyalaha muhimka ah ee ay bulshada somaliyed u hayn lkn mar danbe waxay humiimada saran ilaha dhaqaale ee ay helayan iyagoo ka qeyb qaadanaya dadkooda la qoxootiyeynayo mrka aad Nairobi xayeysiintena no warejineysan iyo malgashiga lgu sameynayo ogaada intaaz cagsigeedana aad ka kow tihiin qoxootiyeynta dad idin la dhiiga idinla diina idinla dhaqana wad shaqeysaneysaan Lkn Madi,ii ayad ixtiramkii ka qaadeen please ha ku caawinina dadkiina iney dalkooda ka hajiraan idinkoo malin walba reer qaza iyo Israel no soo gidbinaya iyo siday dhulkooda ugu dhabar adeygeen 😢

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 10 дней назад +10

    🥺 🥺 🥺 rabbiyow xaalad liidata ayaan ku jiraa, adigaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto ee ii gargaar. ilaahbaan ku dhaartee iimaanka ayaa i celinaya balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax barta oo shaqaysta balse maanta ma awoodo, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garabsii, si Allah darti ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
    :Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex:

    • @FatimaMohamed-fh9tx
      @FatimaMohamed-fh9tx 10 дней назад +1

      Allah haku caafiyo dhibatadana haka dulqaado

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 10 дней назад +2

      @@FatimaMohamed-fh9txillaa 2016 waxanuu soo qoraa, waa tuugsi casriya; haddaad wax bixinayso dadka masaakiinta ee ku agjooga sii.

    • @LakiSaid-f4t
      @LakiSaid-f4t 10 дней назад +1

      Allle haku garab istago waxa aad jeceshoho khayra alle haku siyo amiin wllo aniga ma awoodo manta waxa inan ku taro lakin alle ha ku cawiyo ❤

    • @MuxamadCabdullahi
      @MuxamadCabdullahi 9 дней назад +1

      Allah ha ku caafiyo wll🤲

  • @abdikey4466
    @abdikey4466 10 дней назад

    Legend keep going brother 💪

  • @shukriiman9972
    @shukriiman9972 10 дней назад +2

    Dal aadan laleen dareen ku joog waaye somaliya ayaan ka dhisanayaa intii la i dhihi lahaa dhabarka ku qaado kenyan ma tihide

  • @QaadiroCali
    @QaadiroCali 10 дней назад +1

    Hosow waching germany🎉

  • @AbuuAsad
    @AbuuAsad 10 дней назад +1

    Sikasta iyo qofkasta uahaado waa kufaar

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk 10 дней назад

    Thank you so much

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 10 дней назад +1

    Beryahan Hosow Xooga Gaabis Ayu Noqday, Ma Ogi Sababta Lkn Waxan Rajaynaya Inaanay Jirin Dhibato Uu Muuqaalada Inooga Daahiyo.

    • @hosowpro
      @hosowpro  10 дней назад +6

      Walaal dhib ma jiro, kaliya hewlo kale ayaa igu furan oo iyana waqti u baahan. Mahadsanid

    • @AhmedHashi-p9s
      @AhmedHashi-p9s 9 дней назад

      ​@@hosowprowaryaa hosow arinta caaliya shariif kasoo hadal hadii kale washamsi😂😂😂

    • @ZahraQurux-j3i
      @ZahraQurux-j3i 9 дней назад

      Xoog miyaa😹😹

  • @MaxaadhacayRunsheeg
    @MaxaadhacayRunsheeg 10 дней назад +1

    M.a mr hosow inbadan baan sugenay video gaada

  • @MustafeAhmed-v8h
    @MustafeAhmed-v8h 10 дней назад +1

    Wcs hosow pro

  • @nasraabdullahi
    @nasraabdullahi 10 дней назад +1

    Tiffany trump kasoo hdl Hosow ty🎉

  • @aashdigital
    @aashdigital 7 дней назад

    sxp editing software kee isticmaashay

  • @252Somalia
    @252Somalia 10 дней назад +1

    👌👍

  • @HodanAxmed-l8t
    @HodanAxmed-l8t 7 дней назад

    Salalaahu calyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ilyasmusa9182
    @ilyasmusa9182 10 дней назад +2

    Ma odayga ayaa lacaawiyay mise wiilka ? Qoraal kaas aad cinwaanka ka dhigtay sax maahin bro

    • @hosowpro
      @hosowpro  10 дней назад +2

      sax, qoraal laaba dhanba gala ayuu ahaa. Hadda waxaan rajaynaa inuu wadax yahay. Mahadsanid

  • @queenabdi4319
    @queenabdi4319 10 дней назад +5

    Warkan iska dhaafe gabdha caaliya shariif ee ka cabanaysa ka soo garbax….

    • @Ruuzah-2019
      @Ruuzah-2019 День назад

      Doqon meesha lagu dagaalamayey lee ogtahay meesha lagu hishiiyey ma oga . Walaalkaan iyo gabadhaas wey wada hadleen weyna hishiiyeen ee buuqa ka yareey walaalka

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 9 дней назад

    Guuleyso wllkey dhalinyarada in la fiiriyo aragtidooda waa muhiim

  • @zaedzahid8217
    @zaedzahid8217 10 дней назад +2

    Xayaasis TV ban unacay waxan kaga wacanay dalka kale RUclips xayaaysiis nafta ka jaray xaga somaliya TV lagu nacay xayaasis RUclips lo waregay youtuber waxan lenahay dawashaday lacag ka samesan imika waxa nogu darten xayaaysiis waxay noqonaysa inad isdhafino🎉😂

  • @muhsinbazarce
    @muhsinbazarce 8 дней назад

    m.a zxp thumbnail update kusameysey ❤

  • @umams2905
    @umams2905 10 дней назад +2

    War wiilkaas intaad iga deyso gabadhii kaa dacwooneysay malahadashay boowe lacagtiise ma ucelosey caaliya shariif😂

  • @faisoahmed3104
    @faisoahmed3104 10 дней назад +2

    @Caaliya Sharif baa kaso dacwotayeh ninyahow kaso garbax mise Maxkamada daahir callasow banu ku geynaa 😅😅

  • @MaxamedcabdulaahiCadow
    @MaxamedcabdulaahiCadow 9 дней назад

    Good❤❤

  • @PubgXaar
    @PubgXaar 10 дней назад +1

    Wlh yrkaan trum la dhaho lgnd wyh

    • @BashiirAbdi01
      @BashiirAbdi01 10 дней назад +1

      Trump gaalba ha ahaade waa nin legend ah😅

  • @ISLAM36363
    @ISLAM36363 10 дней назад +1

  • @alsal24sports87
    @alsal24sports87 10 дней назад

    Woow

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 10 дней назад +1

    Trump waxaan ku tareega
    Mowqifka khaniisiinta iyo Ilmaha la soo ridaayo

  • @saabkeysaabkey5494
    @saabkeysaabkey5494 7 дней назад

    Hosoow, Hamiin feyllin.
    Lammidi qof addi ha qaaditi edda linkasse ii dabeecad humaantiyo " miki dheeradaaw adiibih goridaasih " Tramp hanagidowshe min malleyaan lakiin way liki jirre AKHIRU ZAMMAN sidaas dartiye way fursidi Adduunyadi liwerregeen DADKI HUN.
    Rabbiyoow nimootih.
    Tramp, way areey reer Gaza way lin roreey Urddun ii Massar " do' maddi galaaw miee" sidiisbih qof fiyaaw miee, walli doorideen'nih usiibih ku dorrinyiin.
    Edda in mahasintih. Asc. Meggin Allih.

  • @abdifitah.huriye.57
    @abdifitah.huriye.57 10 дней назад +1

    Salmaan howsow

  • @yahyoosgym9726
    @yahyoosgym9726 8 дней назад

    Hosow family ❤

  • @maxamedsacadaale
    @maxamedsacadaale 10 дней назад +1

    Waxba noomaad sheegin imika awal sheekooyinka waad soo dhisi jirtay sheekooyin ama qiso ama warbixinkastaaba waa inay hal muceed halqabsi amaba maan ku hadhyeelataa inaad I fahantaan rajaynayaa

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 10 дней назад

    Wiilkan wuu jiran yahay

  • @mohaismail4189
    @mohaismail4189 10 дней назад

    Salaanta odayga Means ?

  • @Mariamudan-y8c
    @Mariamudan-y8c 10 дней назад +2

    Odayga wu duqobay wuxu garan waayayo hadu wiilkisu ugartay waa caadi odayg waa oday daacad ah wuxu san Rabin wusheeg

  • @HodanAhmed-v3f
    @HodanAhmed-v3f 10 дней назад +1

    I like my suitcase 😂😂

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 10 дней назад +1

    Kan yer sidii Aabihii ayuu u dhaqmaya

  • @garaaadibnuahmed8664
    @garaaadibnuahmed8664 10 дней назад +3

    Yarkan trump shareout bu u sameyy
    Elon musk waa Austism cudur daar bay u sameeyeen ileeen waa nin lacag leeee
    Wxn dawaday yarka video oo uu trump wiilkisa kula dardaarmayo isagoo 7 sano meelahaa jirah
    O u leyhy khamri ha cabin
    Tatuu ha isku qorin ect

    • @CaliCabdi-e6l
      @CaliCabdi-e6l 10 дней назад +1

      Dadka ha dulmin, dhiig gardara ah da'adin ma dhihin

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 10 дней назад +1

    Intan oo madaxweyne oo dalka marekankan so martay Imisa ayuu kiiba Jogay Xukunka Dalka
    George bush...?
    bill clinton...?
    George W.Bush....? 8 sano
    Obama ...? 8 sano
    Trump...? 4 sano
    Joe Biden...? 4 sano
    Lawada madaxweyne isku day inad so shegtan
    23_01_2025 trump ba lo dortee

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 10 дней назад +1

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤❤🎉🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉

  • @fadumoabtidoon1203
    @fadumoabtidoon1203 10 дней назад

    Asc

  • @aliahmed-bo4vk
    @aliahmed-bo4vk 8 дней назад

    Xaseysiin iyo hadal lee wada nio

  • @NasroXidig1
    @NasroXidig1 10 дней назад +2

    Nina wiilkisa uu ku faanaya nina wiilkiisa iyo waxa la midka ah si loo ciribtiro uu qarash ku bixiyay iyo taageere

    • @PubgXaar
      @PubgXaar 10 дней назад

      Micnha alshababka in la laayo maad diidanthy😂

    • @BashiirAbdi01
      @BashiirAbdi01 10 дней назад

      hhhh xariifkan waxba ma fahmaayo
      War alshabab ma ahee waa kuwa gayska ah ayuu raba Elon mask inuu tirtiro

    • @Runta2024
      @Runta2024 10 дней назад

      Kee wiilkiisa Lacag kubixyay si Loo dilo .

  • @hamzeaadan
    @hamzeaadan 10 дней назад

    Hosow malin walba inaad video noo so dhigto ma diiday 😂

  • @MustafaAbdiAli
    @MustafaAbdiAli 10 дней назад +1

    Duqan Trump WAA Nin karmeed 😉🧐😎

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 10 дней назад

    Xaafada Islii ee Naroibi waxaa laga la,yahay Biyo Daaraha dhaadheerna Daaqadaha ayaa la isu saaray oo meel laga neefsado ma jirto
    Badqabka dhismahana lama kantoroolo

  • @dhamoibrahim5154
    @dhamoibrahim5154 10 дней назад +2

    Waba trup oo yaar kani😂

  • @israhassan4925
    @israhassan4925 9 дней назад

    Sheeko fiican oo dada yar yaray masuull inay iska dhigaan

  • @MohamedAbdiAli-g1t
    @MohamedAbdiAli-g1t 10 дней назад

    18 jirkaan ayaan aheen mid Somaliya joogo o qabyaalada quuta

  • @WITAHOODIE-j
    @WITAHOODIE-j 8 дней назад

    Rag rag dhalay weeye

  • @hannadyarkasannadka8097
    @hannadyarkasannadka8097 10 дней назад

    Madaxwaynaha mustaqbalka mareykan😂😂😂 af somaliga hagaaji sac

  • @MDC-Moon2018
    @MDC-Moon2018 10 дней назад

    Wiilkaan kol wuu nasiib badanyahay oo wqxa dhalay nin hantiile ah oo hadana madaxwaynaha USA kolna nasiib darro ayaa haysatoo aabo waalan oo aduunku kuwareereen oon lasaadaalinkarin, kolba aroortuu sootoosaba go'aankuudoono la imanaya ayaa dhalay

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim 9 дней назад

    Wuu eg yahay

  • @khadarcabdiraxmaan-r9k
    @khadarcabdiraxmaan-r9k 9 дней назад

    Hassow qof xuuunbataahay gadasha cemsarda

  • @IstahilMohamed-k8r
    @IstahilMohamed-k8r 9 дней назад

    Trump mareykanka wuu baahan yahey😂

  • @Zekeria-duale
    @Zekeria-duale 10 дней назад

    😂 Trump 1:09 🎉😂

  • @Kaamilochannal
    @Kaamilochannal 7 дней назад

    ruclips.net/video/RCaPr2NXa40/видео.htmlsi=ZU6G1quBS327miq3

  • @Deganeyyy1
    @Deganeyyy1 10 дней назад

    Ha iga harto lacagtu farxad ma samayso Waks Elon musk niikinaye 😂🤚 wiilka Trump Marki hore wuuka cabsan jiray dadka lkn hada wuu koray mentally ahaan ay ay dhalay dheh😂😂

  • @adoreNura
    @adoreNura 8 дней назад

    Soon you will be on the news 📰 for stealing peoples money from their accounts. 😂😂

  • @AwaleBoy
    @AwaleBoy 7 дней назад

    18 jir Anan loxox cunin wayee 😂

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 2 дня назад

    Wa ben welka trumb nin fareeda maha lakin wa lu sheqaa wuxu ku hadloo ,muskna wa dumb dadkan edenka ka maskax fiican walahi ha rumaysnena bentan.

  • @Hasa386
    @Hasa386 5 дней назад

    Trump waa yuhuudi dhaqanka islaamka iyo yuhuuda wey isku dhawyhn inkastoo waxyaaba qaar aan ku kala duwanhy qayaanoolayaadha

  • @XhuseinMoha
    @XhuseinMoha 9 дней назад

    Qoyska dad xun iyo dad wanagsan ayaa kujiri karo xoogna kuma lihid balse shacabka sharci iyo balan ayaa taalo iskuma xirno manalaysku xirikaro.

  • @mahamedomar7187
    @mahamedomar7187 2 дня назад

    Elem mask

  • @Abdulaahinuur22
    @Abdulaahinuur22 10 дней назад

    ruclips.net/video/qw_1HlEUIm0/видео.htmlsi=ATJYTKyj2ORQNPpn
    Sooraac

  • @mohmedmuktaryousuf9012
    @mohmedmuktaryousuf9012 10 дней назад +2

    ❤️

  • @HappyAzaleaFlower-bj1oueh
    @HappyAzaleaFlower-bj1oueh 10 дней назад +1

    ❤❤