5 maalmood iyo 5 habeen ayaan live kusoo jeeday, markaan arkay 2 carruur ah oo cisbitaal kula jiray oo soo naaxeen ayaan ku hurday kursigii aan ku fadhiyay. Xitaa ma aan ogoleyn iney cid kale iga bedesho. Soo jeedka waqtiga dheer waa iney jirtaa xaalad adag oo hurdada kuu diidi karta
Asaalmu alekum..wn ku salamy wll osman marna dumashi wakhtigii ugu dheera oo aan so jeday wuxu aha tiktok intii la furay ba san habeen walba u dhafrayey ugu danbeen wx igu dhacday in aay hurdadii iga guurto wayo qofka marku inbadan hbn walba dhafro hurdadad ka guurta wxan arkay ano indhaha isku haya lkn qalbiga kaso jeedo hada wxn bilabay in aan fiid hore sexdo lkn wali hurdadi ima so noqon iso duceeya in aan helo hurdo cafimaad qabta😢
24 saac is bitaal ayana joogay guriga markaan imaday waxa isku tuuray qol is dhax yaalo oo ciyaal ku dheedheelayeen waan owoodi waye inaa toos toosiyo dad ne maalme so jeedayn
2malin iyo 2habeen 48sacdood an safar ku jirey ma saxeen gari cariri ah o hurdo iska daye fadi fcn xita ad heleynin an 48sac sarna matag iyo rafad sida ugu jirey anigo dhiman rapo mesha rapey tas taas wax iga darna nolosheyda maso marin
9 Malmood xiriir ah So jediyay Geerida hoyadeed darted 8 beri isbital kula jiray weliba xalad xun 😢hurdadii iga so dhici waydy. 26/Aug-2018 ilaa 03/Sept-2018
Allah unaxriisto hooyo😢
😢😢😢
Allah unaxariisto hooyo mcn 😢
Ilahey haunaxariisto hooyo wll
Allaha u naxaristo
Anigu sanadkan 2024 ayaan 10 maalmood oo xiriir ah soo jeeday waxaana igu sababay xanuun I hayay waan ku waalan tegay runti maskaxda ayaa culays iga foolay indhuhuna aad ayay ii xanuuni jireen, Ilaahay ayaa mahad leh iga qaaday xanuunkaas❤
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
Diinteenu wa diin dhamaystiran alle baa mahad iska leh oo nimcada ugu weyn caalamka nasiiyay
اللهم انصر اخواننا في غزة ❤
ءا مىن
Aaaamiin yaa rabii
Allahuma ameen
10 maalmood oo xiriir ah ayan soo jeeday waxay aheyd waqti aan aad umurugeysanaa xaalad adag na kujiray anigoo waqtigas dareemayey garab la'an waayo ma aheyn qof haysta waalid oo 2deyda waalid booskey iibuuxin lahayeen mahaysan walaalaheygana wey iciileen shaqa la'an ihaysay aroosna wan galirabay alxamdulilah wan kasoo gudbay walow weli laciilanahay waalid la'aanta oo an tabo marmarka qaar haday ii noolaanlahayeen waxyabaha qaar madareemeen Allahayow idin naxariiso
اللهم أنت ربي خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ماستطعت أعوذ بك من شر ماصنعت أبوء لك بنعمتك وابوء لك بذنبي فاغفرلي فانه لايغفر الذنوب الا أنت 🤲🏻
ALLAHU AKBAR☝️🥺💯❤️
ALX alle mahadii waligay 24 saac oo xiriir ah sooma jdin
Wlhy Hada Kula Hadlayo Laba Habeen Iyo Laba Maalin Baan Soo Jeeda😢
Xata 10daqiiqo Ma Jiifan
@@abdirizakdhoodhe9136 ugu Yaraan qof xanuun san ayaad la Joogta o cid ka badasho lehem sorry Bro😫😭
SUBXAANALLAH☝️💯🥺
5 maalmood iyo 5 habeen ayaan live kusoo jeeday, markaan arkay 2 carruur ah oo cisbitaal kula jiray oo soo naaxeen ayaan ku hurday kursigii aan ku fadhiyay. Xitaa ma aan ogoleyn iney cid kale iga bedesho. Soo jeedka waqtiga dheer waa iney jirtaa xaalad adag oo hurdada kuu diidi karta
Subxanallah Alle ya mahad iskaleh waqtigi igu dhera ee an so jedo waxu aha 2 haben iyo 2 malmod arin cafimad darteda Alxmdulillah😊
Coming soon 500k subscribers❤🎉
Frist.
Guuleyso prozki @hosow pro🙏
Waqtigii igubadna ee aan soojedo waxa uu Ahaa hal habeen oo aan hurdin Ramadan ayeena eheed😊
3 day 😢 ano umul ah it was so sad 😿
Ilahyee hakuu fududeyo inshallah 🎉🎉❤ abayo mcn 😊
Comment ugu horooyeyy inan ahy wan ku farcsnhyy wan ku salaameyy hasow pto❤😊
3 habeen iyo 2 maalmood 2019 mar aan examka dowlada galayay dhafarkii iigu dheera buu ahaa
Hoosoow pro horaw usoco legend 🙌😊
Hossow pro we waiting snin iyo internet please so same😊❤
Asaalmu alekum..wn ku salamy wll osman marna dumashi wakhtigii ugu dheera oo aan so jeday wuxu aha tiktok intii la furay ba san habeen walba u dhafrayey ugu danbeen wx igu dhacday in aay hurdadii iga guurto wayo qofka marku inbadan hbn walba dhafro hurdadad ka guurta wxan arkay ano indhaha isku haya lkn qalbiga kaso jeedo hada wxn bilabay in aan fiid hore sexdo lkn wali hurdadi ima so noqon iso duceeya in aan helo hurdo cafimaad qabta😢
Hadan kugu soo bire horo usoco
Horay usoco taageero weeyn kuu ahy dadka comantga bixiyo making qofki ugu horeye ama labaad baatehe
6bil wllhi baan soo jeedey waan xanunsanaa Alxmdllh in Allah i caafiyey
Wakhtiga ugu badan ee Aan soo jeedo waa 000.1 wakhtiga ugu badan ee aan hurdo waa 000.1
Mudane hossow ❤😅 Ronaldo 😂 kaso hadal
Your the best man
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
Hosow Pro sxb caawinaadaa kaarabaa
Keep going sxb
Guuleyso zxb
Asc sxp Cismaan hosow anigu rikoodhkaas waan dhaafay mudo ku dhaw hal bil ayaan habeen iyo maalinba soo jeeday waxaan cuni jiray qaadka hada waa aan joojiyay cunistiise laakiin 29 maalmood iyo habeenadoodi ayaan soo jeeday markaan seexdayna Afar maalmood iyo shan habeen ayaan hurday sxp waa xaqiiq waxaan kuuu sheegaya
Hayeh salaadihii ku dhaafay masoo qaleysay mise wili?
runtii 7 habeen iyo 7 dharaarood ayaan soo jeeday oo waan qayilayay aakhirkiina cilaajkay igayn gaadheen
😂
😅😅
Hambalyo sxb dji osmo camera ayad uso wareegty !
Asc zxp❤❤❤
Brother kaso hadal waxi ka dhacay Kolkata doctor murder
Waa salamaya hoosow iyi asxabta kale mgc waa suldaan afkalahaye waxan wadey gari boyad ah xili abaara bay ahayd waxa biyo u dhaaminayey baadi xoolo iyo dad ooman 5 maalin iyo 4 habeen ano soo jeda oo gaari wada aya waxa dhacdi makhribki dame iney ila noqotey gaarigu inu dhacayo oo kale kadib darewal kala u dhibey shirka dama sexdey 2 malin waa lay kicin wayey. Soo jeedki igu dheera buu ahaa
Waqtigi ugu dhera Hurda la aanta aha Mabo malin iyo Haben wye😮
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤
Sadex Haben IYo Sadex Malin
Waqtigii ugu dhera aan so jedo 4 days
13days though Sudan and libya 🇱🇾
bro we love you❤
Are u funking serious 😅 I like you is better
❤❤😊
24 saac is bitaal ayana joogay guriga markaan imaday waxa isku tuuray qol is dhax yaalo oo ciyaal ku dheedheelayeen waan owoodi waye inaa toos toosiyo dad ne maalme so jeedayn
Waqtigii ugu dheera ee aan soo jeedo wuxuu ahaa 24 saacadood 😂😂 waqtigii ramadaanka 2019😂
Masoo jeedi kartaa horta maka horeysoo😂 habeen haddii haddii anan hurdin maalintii ayaan soo qaleeyaa salaad waajiba cml😊
Istii igu badneyd ee soojeday labo maalmool iyo labo habeen
24 saac baa ugu badnaa waqti aan soo jeedo
Waxaan soo jeday in kabadan 25 sacadood subax kasubax ban garay Aniga
Wanoormal hada shaqa heeydo lakin adoo shaqa heeyno wey adagtahay runtii 😮😮😮
10:00 saac habeenimo aheed waqtigi igu dheeraa ilaa hadana waa dhafraa lkn intaas magaaro🥺
Asc hosow waa kusalamey
Wll please qisooyinki no so celi 😢😢
Dhawrmaallin😢ooxanuunnafsi ah ihaayay waan isquraansaaray
6 ciso wan barjenay walib maqam laga tomayo🎉
Mudada ugu dheerayd een aanan seexan waxay hayd 3 maalmood oo habeen iyo maalin toona seexan waxay ahaayeen maalmo aad u xanun badan😔
One day Iam not sleep😅
3 maalin iyo 3 habeen igu dheereed anigo cafimaad qabo😂
Aniga waxan sojedey :96 :sacadod anigo safar ah rikorka xafada💪👂 aniga jabiyey
22 sacadood aya igu badned wana mar qof isbital kula jiray
9 sano iyo bar ayaan dhafraye wllahi 😂😂😂😂
Wakhtigii ugu dheeree aan soo jeeday waa 165 saacadood oo u dhiganta 6 Cisho oo xidhiidh ah iyo 21 saacadood oo aan Maalinkii 7aad kasoo jeeday💀.
Sabab miyaa jirtay oo kugu kalifty mise
The last time I longest time I stayed up was 17 hours😢
7 maalin iyo 7 habeen ayaan sojeeday
Nin aan sheexan 20sano baa jooga shiilaabo
ANIga waxaan so jeeday sadex habeeb iyo sadexdoo diimalimood
Waqitigii ugu badnaa aan soo jeeday waa 96-saacadood, waa 2 maalin iyo 2 habeen
96 waa afar maalin iyo afar habeen 😂😂 ee iska hubso
Alx raaaci
7maalin Io 7haheen ayaaan Soo jeedi karaa ani
😂😂ustaad hal habeeen ooo ramadan ah ayaan xasuusta 😂
48hr 2 days then second day I was in the hospital never tried
Asc Howso ani haduu iisoodhacay ganbaleelka lkn wax ba iga hormaray dad badan in ay wax qoraan
32 habeen anigaa soo jeeday
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
3 habeen iyo maalin oo isku xigta
aniga 26 saac oo xariir ah
4 habeen iyo afar malin ayaan soojeday wlhi
Hoosow arimaha sirdoonka maa nso tabisid
10 minute sabax ah😂😂😂
2malin iyo 2habeen 48sacdood an safar ku jirey ma saxeen gari cariri ah o hurdo iska daye fadi fcn xita ad heleynin an 48sac sarna matag iyo rafad sida ugu jirey anigo dhiman rapo mesha rapey tas taas wax iga darna nolosheyda maso marin
Zhp hosow waqtigi ugu dhera a zo jeday 18 hours haben dhan zo jeday subax di school aday marka lexsac ka imaday izka zexday
2day -3day maalmood 😮😅
Hos wllhi 72sac shaqo marqan ku sojeda
24hrs bn So jeedy😊
Aniga maba jecli dhafar iska dhaaf maalme majecli ina habenki dhaafo 6 saac ina dhafro hore wey udhacday lkn waxaan seexan jiray salaada subax kadib waligeyna hal malin ayaan gaaray malin kamalin micnaha haben iyo malin taaso ah 24 saac marka mafiicno dhafar iska ilaaliya iska dhaaf ina sojedo intaaso saacadod ee waxaa fiicnen habenki ina dhaafto 3 saac inkasto meshan eheyn Africa oo salaada cisho sogaleso 4 saac iyo bar habenimo
9.ciisho ayaan soo jeedey 😢
Waqtiga iigu badnaa wuxuu ahaa 48 sac waa maraan gaari waday
3 malin iyo 3 habeen
Wll vedio noogu soo samee qaabka aad u edit gareysay
2 maalin
Dhagartii igu badned waxan so jeday lix hawen iyo shan malin kadib waxa xan jifay 30 sacadod
Me, it was three days😂😂😂
4 cisho ayan waligay soo jeeday marki igu danbeysay sariirtan iskaga war helay iyadoo la i sido gabigayguba 😮😂
Bilaa micno 6maalin iyo 7habeyn
Aniga 8 cisho ayaan soo jeeday hadana habeenki 9 aad hurdo igasoo dhici waysay 😅
Waligay 21 sacadod ka badan man so jedin 😅
Aniguba Mar ayaan isku days inaan shan maalmod oo xidhiidha soo jeedo lkin imay suura galin hedda ayaan live streaming ku bilaabaya
Sxb Hal haawen hadan so jeedo malin Kuma darikaro jirkyga give up samyna wlhi
Hosow Waan Ku Salamaya Walal, Anigu Saacad Aan Comment Qorayo Waxan Soo Jeeda Ilaa Dhowr Iyo Konton Saacadood, Macnaha Doraad Subaxa Sida U Toosay Baan U Soo Jeeda.
Waqtigii Igu Badna Aan Soo Jeeda Wuxu Aha Sadex Habeen Iyo Sadex Maalin, Sida Caadiga Ahna Anigu Habeenkii Baan Shaqeeya.