53 Ayuu Jir Ganacsi Ka Sameeyay Fooxa Wadanka.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 ноя 2024

Комментарии • 181

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme 3 месяца назад +13

    Mahadsanid saaxiib. Alle ha kuu barakeeyo ganacsigaaga. Umadda Soomaaliyeed na waa ku taageerayaan, Insha Allah!. Qolye kale ayaa qaadan jirey oo xataa qarin jirey in asal ahaan perfumes ugu caansani Soomaaliya kasoo jeedo. We need to add value to our products. We need develop locally our raw products like animal skins and hides, Fishery, minerals, Gold and many more products.

  • @maxamedibraahim4991
    @maxamedibraahim4991 3 месяца назад +23

    Noosoo wadi qisooyinkaan Ustaad Warsame ❤

  • @yacquub111
    @yacquub111 3 месяца назад +26

    Fikirka waa arzaaq uu Alle bixiyo mashalh mashalah cashir aan caadi aheen ayaan bartay maanta mashalh sida uu ii anfacay muqaalkaan Alla og

    • @MrDoodler
      @MrDoodler Месяц назад

      Comment xaqiiq weeyaan ❤❤

  • @MohamedAbdullahi-me9ge
    @MohamedAbdullahi-me9ge 3 месяца назад +10

    Maasha allah waa nin wanaagsan oo caqabadihii ka hor yihim aan isku dhiibin aniguna tiisa aayaan ka shidaalqaadanayaa ...

  • @ridfit8033
    @ridfit8033 2 месяца назад +1

    Well done!! Thanks for sharing your experience walal! Masha Allah

  • @dahir-ismail
    @dahir-ismail 2 месяца назад +1

    Masha allaah qalbi wanaagsan iyo tala wanaagsan. ❤❤❤ Barwaaqada aan dhex jiifno iyo sidaan ooga baahanahay waa kaaf iyo kala dheeri

  • @HassanMire-l2l
    @HassanMire-l2l Месяц назад

    Masha Allah Xasan Warsame, dadaal badan ayaad muujisay
    iyo karti aad u xooggan, si aad u dhisto shirkadan ASALKA.
    Guul iyo horumar intaa kasii baaxad weyn ayan kuu rajeynayaa,
    aammiin...

  • @icemanb5065
    @icemanb5065 2 месяца назад +1

    Awesome story of successful entrepreneur.⭐

  • @Fhadjr.
    @Fhadjr. 3 месяца назад +3

    Video ga caadi maha laaakin heesta wakhti gaar a u daa waba nagu dishay. Ta la baad sida interview aahan oo podcast camal qofka u wareerso other than that video is amazing. Keep goin

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 2 месяца назад +1

    Waaw Masha Allah guul wacan walaal 👏👏👏👍👍

  • @ashahashi9644
    @ashahashi9644 3 месяца назад +2

    Maa shaa Allah wllo well done.
    WE PROUD OF YOU .
    FROM REER SHEFFIELD 🎉🎉❤❤

  • @youcooper673
    @youcooper673 2 месяца назад +1

    Thank to You my Somali brother. your story inspire me 🙂👍 and May Allah Bless you and your business. Thanks

  • @Fit_for_Play
    @Fit_for_Play 3 месяца назад +5

    masha Allah Guul fiican baad gaartay kaliya Hal mid Made Somalia ka dhig cml😮

  • @fabu2526
    @fabu2526 2 месяца назад +1

    Maashaa allah productiga magaciisa meelahaan ka heli karo. Noons aad sheegin.

  • @mohamedbulale8700
    @mohamedbulale8700 3 месяца назад +1

    Mansha.allh alle hakuu barakeeyo somaliya iyo ingiris kii aad wax ku helayso ku qoro ganacsi baad bilawday markuu soobaxo ee uu caan noqdo ayuu somaliya ku qori insha.allh

  • @mdmuhammad6206
    @mdmuhammad6206 2 месяца назад +1

    Maashaa allaah waa nin dadaalay
    Allana waa grab galaxy..
    ALLA AAMIN MA IISHO.
    WALAAL WARSAME MOBILE KA XASAN II SOO DHIG ADOO MAHADSAN.

  • @MohamedAbdirahman-bz1iw
    @MohamedAbdirahman-bz1iw Месяц назад

    Masha allah waligay maan qof soomaliyed oo Lamid ah xassan keep going

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 2 месяца назад +1

    Mashallah hassan well done 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯👍

  • @abdinasiraden8875
    @abdinasiraden8875 3 месяца назад +1

    Manshallah good to see positive information illahay haku barakeeyo

  • @AliAbdulahi-g1b
    @AliAbdulahi-g1b 2 месяца назад +2

    asc..aad baan ugu farxay walaal kay ,horumarka uu sameeyey

  • @imradiriye
    @imradiriye Месяц назад +1

    Very interesting story Masha Allah

  • @ahmedromanio
    @ahmedromanio 3 месяца назад +2

    Mansha allah interview kaso qad qabirkan keep moving

  • @osmanabdi2081
    @osmanabdi2081 Месяц назад

    Mashaa Allaah waad Dadaashay illaahay ha ku saa,idiyo Guusha aad Gaartay.

  • @5daaroodbrothers
    @5daaroodbrothers 3 месяца назад +1

    Masha Allah waa walaal soomaaliyeed oo dadaalay ilaahay ha inoo badiyo dadkaas oo kale aamiin

  • @fawsiajano
    @fawsiajano 3 месяца назад +1

    MASHA ALLAH waxwalba Waa Kudhac Runtii.

  • @sayidcali12cali72
    @sayidcali12cali72 3 месяца назад +2

    Manshallah dadkaasi oo kale ayaa loo baahanyey ustaad warsame bade waadku mahadsantey

  • @mounaabdi145
    @mounaabdi145 3 месяца назад +2

    Mashalah mashalah Allah ya baarik wllo

  • @rashiid187
    @rashiid187 2 месяца назад +1

    Nin rag ah. Dalkisi iyo dadkisiina wuu cawiyay

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 2 месяца назад +1

    MashaAlaah fikradaada walaah. Halkee laga hela waxbarashadaas . Ma noo soo sheegi karta oo aad ku baratay lada sano sida loogu sameyn barfuunka. Mahadsanid

  • @BARNAAMIJKAWACYI
    @BARNAAMIJKAWACYI 3 месяца назад +4

    Wadankiisuu ka shageystay maansha allaah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AhmedAli-pj3id
    @AhmedAli-pj3id 3 месяца назад +2

    Waad mahadsantahay zxp warsame waa qiso ku dayasho badan waana loo baahanyahay khabiirin sidaa bulshada qisadooda ula wadaaga❤

  • @FaraH-dw7cb
    @FaraH-dw7cb 3 месяца назад +1

    Masha allah waa qiso aad u wangasan oo runtii dhiiri galin practical ah wadata allaha kuu barakeeyo ganacsigaga xasan warsame❤

  • @somalihistoryofficial
    @somalihistoryofficial 2 месяца назад

    Asc.
    Codsi kusocdo, Xasan Ashkir Warsame .
    Waxaan kaa codsanayaa agabyada aad soo saarto waxaa ku qortaa Made in Somalia, hadii eey kuu suurto galeeyso waa iga codsi.
    Masha.Allah ganacsigaaga Allaaha kuu barakeeyo.
    Mahad sanid.👍👍👍
    Asxaabta adidinkana iga sii gaarsiiya Xasan Warsame codsigaan khaasatan intiina aqoonta uleh G. Xasan Warsame codsigaan.

  • @MohamedRobleh-c6u
    @MohamedRobleh-c6u 3 месяца назад +1

    Maansha Allah, waa Muwaadin la tartamay Shirkado waa weyn .

  • @TufaaxMaxamed-rj1cv
    @TufaaxMaxamed-rj1cv 3 месяца назад +2

    Mnsha alh blse mid no samee oo wadanka keen si dhalinyaro bdn kaaga faa idaystaaan

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 3 месяца назад +1

    Masha allaha illaahay hakuubarakeyo. xoolahaga

  • @eastafrica6423
    @eastafrica6423 2 месяца назад +1

    Guuleyso bro

  • @kingmofathi6336
    @kingmofathi6336 3 месяца назад

    Mnsha allah waa history ku dayasho mudan well done alle haku barakeeyo

  • @AbdirahmanAbdullahi6545
    @AbdirahmanAbdullahi6545 3 месяца назад

    Alle ha ku Barakeeyo. Masha Allah. Wa ku mahadsantahay in dhiiragelintaada walaal.

  • @nimcosamsammaxamed8964
    @nimcosamsammaxamed8964 3 месяца назад

    Allaahu Akbar
    Illaahay haku xifdiyo

  • @xamdamaxamed8344
    @xamdamaxamed8344 3 месяца назад +2

    Maasha allah , shhekoyinka noocan waa kuwa ubaahan in labadiyo sido loo dhiiri geliyo dhalinyarta maanta
    aad ayaan u ladhacay, walaaalkey guushisu waa guusheyda hore usoco ayaan kuleeyahay walaal aaladaha aad sameysayna dhulka soomalida u soo dhoofi si aan uga faaideysano wassalaamu caleykum

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 2 месяца назад

    Wow MashaAllah ❤️ 👌

  • @munadheerey3463
    @munadheerey3463 2 месяца назад +1

    Dadka reer Bari waa legend run ahaan❤

  • @Abdilazizmuse
    @Abdilazizmuse 3 месяца назад +1

    MashaAllha wll wax wanagsan

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 2 месяца назад

    Asc maashaa allaahu guul ayaad gaaratay

  • @degmoahmed8477
    @degmoahmed8477 3 месяца назад +1

    Mansha allah waa geesi dadaalay

  • @abdinassermohamed4254
    @abdinassermohamed4254 3 месяца назад

    M.a great history I like it
    Thank you ustad warsame

  • @abdikhadar6097
    @abdikhadar6097 2 месяца назад

    Maasha allah wiil gaa halagarab istaago ❤❤❤❤❤

  • @afjeexofficial9650
    @afjeexofficial9650 3 месяца назад +4

    Ustaad ninkan anigaa ubaahan ee lambarkiisa iisoodir waxaan hayaa 6 kun oo kiintaal oo xabag ahee

  • @karinaali63
    @karinaali63 3 месяца назад

    Mashallaha I’m happy for you brother

  • @Mohamedgafdiid
    @Mohamedgafdiid 3 месяца назад +19

    Made in somalia 🇸🇴. Maxaad oogu qori wayday

    • @SabirSHacuur
      @SabirSHacuur 2 месяца назад +1

      Sorry somaliya lagauma sameyn ee waxa laga sameyay ayaa laga keeney Somaliya hadii u shirkadisa ka sameyn lahaana wax soo saari kisu wadanka weerka wax soo saarkisu qiimaha yurub lama sina isku sina 😂😂waxan wadanka lagu sameeye oo somali ayasan hoos u dhigina lama arag

  • @othmanabdalamohamedadanabd1978
    @othmanabdalamohamedadanabd1978 3 месяца назад +1

    Success story wllhi🙏🙏🙏

  • @SakariyeHage1
    @SakariyeHage1 3 месяца назад +2

    Second waa uu mahadsan yahay xuseen❤❤

  • @mohamedadan5842
    @mohamedadan5842 2 месяца назад +1

    Where can we buy the perfumes?

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 3 месяца назад +1

    Guul insha allah

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli 3 месяца назад +1

    Mashaa Allah, maashaa Allah..😅

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 3 месяца назад +1

    Mansha Allah tabaraka allah ❤❤❤❤❤

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi 3 месяца назад

    M.a alle hakuu barakeeyo

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 2 месяца назад

    Mashaa Allah Alle hakuu barakeeyo ganac sigaaga.
    Hadan talo kusiiyo aqontada iyo cilmigaga iyo qallabkada plz or fadlan kenso posaso.
    Wayo waxaa kaharayo canshuur badan iyo shaqalaha musharkoda fadllan imow oo waxsosarkada kadhig dalka

  • @mos1954
    @mos1954 3 месяца назад +1

    Ma ahan ookeliya Cosmetic Industry waxa ubaahan laakin Waxaa Aad u isticmaala Pharmaceuticals sida Bayer iyo Rosche iyo Novartis iyo Pfizer .
    Distillation Courses iyo Organic formulation Keliya iyo Small scale industry Maschines ayaa nagufilan in any filed .

  • @Abdullahimohammed-d8i
    @Abdullahimohammed-d8i 3 месяца назад

    Ilaahay Hakuu barakeeyo ustaad

  • @mohamedabdulahi643
    @mohamedabdulahi643 3 месяца назад +4

    Masha'Allah

  • @mamiinjirib
    @mamiinjirib 3 месяца назад

    Masha Allah ilaheey hakuu barakeeyo.
    Walaalka soo gudbiyayne aadbuu u mahad san yahay.

  • @MuuseAhmed-il2by
    @MuuseAhmed-il2by 3 месяца назад

    Maashaalah Maashaalah Maashaalah horay uu soco shekh

  • @BURAALE2024
    @BURAALE2024 3 месяца назад

    MASHA ALLAH AAD AYAAD UMAHAD SANTAHAY MASUUL

  • @sadiahussein398
    @sadiahussein398 3 месяца назад +1

    Mashaa allah tabarakallaah walaal manoo waydiin kartaa in dukaan ay utaalo London barfunadiisa si aan u qaadano carafta aan rabno mahadsanid

  • @Jabir-Mohame
    @Jabir-Mohame 3 месяца назад +9

    Ustadi adoo raaliya musika xaga danbe socda inaad naga xidhan ayaa idiin khayr badnayd waayo waxba lama maqlayo waana danbi

    • @xamsexasan55
      @xamsexasan55 3 месяца назад

      Xaqiiq vedio gina wunaga kharibaya danbi wuu nagu socda ilen music ba dhagahena kuso dhacaye💯

  • @Litt-bk7rd
    @Litt-bk7rd 3 месяца назад +1

    Masha Allah ❤❤

  • @Kinghamza94
    @Kinghamza94 3 месяца назад

    I am passionate about having my own business one day 🤲🤲

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana 3 месяца назад

    Mashallah waa nin dadaalay

  • @abdimahamud4548
    @abdimahamud4548 3 месяца назад +2

    Masha allah sheekadiisa waan ka helay runtii lkn markuu ka waramayay background kiisa muuna sheegin wuxuu soo bartay lkn accountance ama finance baan u malay nayaa ABN AMRO bank gaas uu u soo shaqeeyay hadaan ag joogaaba 😮

  • @abdinasir23
    @abdinasir23 3 месяца назад +8

    17:11 halka khalad aad sameysey waxa weeye company Why bad dalka ugu furi weydey oo product u geyseu dibada

    • @butterflyha1889
      @butterflyha1889 3 месяца назад +6

      Faidada uu hada ku qabo kama helayo wadanu dhaqale maleh halkisas aya u fiican inzha allah faracyo badan marku yeshana wu so gadhi dona wadanka😊

    • @HADCO_REALSTATE
      @HADCO_REALSTATE 3 месяца назад +1

      SOOMALIDA INUU KU FAANO MOOYE HORMAR INTA LE EG KAMA HELAYO SBBTO AH WUU KU JBAN YAHAY SOMLIA HALKA CAALMKA UU KU QAALISAN YAHAY

    • @butterflyha1889
      @butterflyha1889 3 месяца назад +1

      @@HADCO_REALSTATE wadankenu sheegasho mahe faido kale maleh ilahay ha ino hagajiyo

    • @XamzeAbdi-j4u
      @XamzeAbdi-j4u 2 месяца назад

      That's why we don't afford to buy food in somaliland. We have to buy food from ethiopia or Yemen or Oman. Thank you

  • @mkaqyar8868
    @mkaqyar8868 2 месяца назад +1

    I am a banker in Kenya and just wanted to exist. Could you kindly connect me to him for training?

  • @kafiyahabdihakim3070
    @kafiyahabdihakim3070 3 месяца назад

    Masha allah qof somali🇸🇴 ah oo hormar gaaray waa wax lagu faano sheekooyinkaas noosoo badi

  • @GaraadMedia851
    @GaraadMedia851 3 месяца назад

    M.a ustaad barnaamijkaan sii wad.

  • @HOmar-gq2mv
    @HOmar-gq2mv 3 месяца назад

    Mashallah tabarakallah

  • @4166Ama
    @4166Ama 2 месяца назад

    Masha Allah

  • @abdinasiradan3047
    @abdinasiradan3047 3 месяца назад +3

    53 jir ayuu ganacsi ka sameyay fooxa wadanka ustaad qoral kagii hare fiiri

  • @AbdirahmanMohamed-pi8bn
    @AbdirahmanMohamed-pi8bn 2 месяца назад

    Okey waxaan ku bogaadinayaa walaalkey guusha uu gaarey ,sidaas darteed adiga bilow inaad keentid warshada lagu sameeyo qalabkayga ay dadyoow kale si fudud iskaga qaataan ,hadda kaaley booso Anna shaqo isii ,mahadsanid 17:39

  • @omararab5166
    @omararab5166 2 месяца назад +1

    Walaalow Vedioga Musikada kadaa wax fiican maaha

  • @fatimamohamud9006
    @fatimamohamud9006 3 месяца назад +14

    Mnsha llh mnsha llh msha llh

    • @JamaaleAli
      @JamaaleAli 3 месяца назад +1

      Ma shaa Allah, Ma shaa Allah....!

    • @JamaaleAli
      @JamaaleAli 3 месяца назад +1

      😅

  • @ßí777-e1c
    @ßí777-e1c Месяц назад

    Dhulkii udiga 🎉🎉🎉

  • @zaapo5201
    @zaapo5201 3 месяца назад

    Insha allah mar dhaw

  • @abdikadersalad9737
    @abdikadersalad9737 2 месяца назад +1

    Asc mudane
    Waxaan hayaa malmal
    Hadad u baahan tahay
    Ila soo xiriir mahadsanid

  • @cumarcabaaye856
    @cumarcabaaye856 3 месяца назад +2

    Faculty accountant dadka bartay isn't easy

  • @CaliMaxamed-tm4mc
    @CaliMaxamed-tm4mc 3 месяца назад +1

    Shukran

  • @khadijoabdulkadirhussein4372
    @khadijoabdulkadirhussein4372 11 дней назад

    fikrad kaliged ine wxbh tarenn ogaday o wxa qabnsid xirfadeda baratid kadib ad bilowdid dadka gancsigana kuwda jirana inesan is cawinn o adi dadlkaga bes le guusha ku xranthy 😊 🙏

  • @abuo_9
    @abuo_9 3 месяца назад +1

    maasha allah

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 месяца назад

    Wadankeenu waa Barwaaqo hadii la helo Maamulo Daacad ah Somalina ka baxdo Qabyaalada inala hadhay!

  • @inawarei
    @inawarei 2 месяца назад +1

    Many of us Somalis don't even know that the world's best Frankincense Olibanum and Myrrh comes from Somalia

  • @efootballclup
    @efootballclup 3 месяца назад +3

    Macalin codka microphone ayuu ku fiicnaa

  • @cumarjaamac3688
    @cumarjaamac3688 2 месяца назад

    Waa figrad asal

  • @shakuul
    @shakuul 2 месяца назад +2

    Qofkii businesskan raba inu ka faaideysto qurbaha joogo ha ila so xiriiro

  • @saidmohamedjama6415
    @saidmohamedjama6415 3 месяца назад

    Mansha alaaah

  • @abdirahman6263
    @abdirahman6263 3 месяца назад

    Mashallh ninkaa sheekadiisa waxaan daawadey sanad io badh kahor weliba sheekadiisa oo aad u dheer oo taxane ah,waxaana wareysigaa ka qaaday ayaanle hanoolaato,wareysigan daawada kaa Hanoolaato daawada waa aqoon yahan soomaaliyeed oo faa'ido leh.

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 2 месяца назад

    Sxb qaali xasan sideen ula xidhiidhaa fooxa iyo xabagta aniga kudhax jira

  • @AbdifatahMohamed-c9k
    @AbdifatahMohamed-c9k 3 месяца назад +2

    That background music is unnecessary

  • @Kinghamza94
    @Kinghamza94 3 месяца назад

    Very interesting, it inspires me a lot and I would like to do the same thing as him insha'Allah

  • @MrIbnosman
    @MrIbnosman 3 месяца назад

    MashAllah

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 3 месяца назад +2

    Waxsoosaarkaaga halkee laga helayaa sida Cadarada.