Ka Bax Xayn Daabka Jiirka.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • Halkan Iska Diiwaan Gali wa.me/25290561...
    Kitaab Cloud kitabcloud.se/
    Storytel www.storytel.com/
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

Комментарии • 141

  • @CABDULAAHIMACLIN-b8y
    @CABDULAAHIMACLIN-b8y 7 месяцев назад +19

    Maclin waxa gadaasheena yaala ayaad horteena keentay waan ku jeclahay ❤❤❤❤ i love you my teacher

  • @WllRoo
    @WllRoo 7 месяцев назад +29

    Bishan Bisheeda Ilahay Hayga Dhigo Mid noloshan iska Badala Anigu Waan dadaali.
    Mahadsanid Ustaad Adiguna 🫡🙏🏽

    • @maancali4347
      @maancali4347 6 месяцев назад

      Brother videowga markale daawo ma aadan fahmin ban umalyn wuxu yiri ahdaaf yeelo oo ka dhabey oo rumey juhdi gali taasa guul ah hadalka aad tiri waa wuxu sheegayy naftaada dib ku celinysa ee ka adkow naftaada​@MaxamedAxmed-fg8by

  • @Maxamuud-fx2cf
    @Maxamuud-fx2cf 6 месяцев назад +2

    5 Apr 2023 i.a isbadal wayn baan rajaynayaa 5 Apr 2025ta. Ustaath adina waxaan kuugu abaal gudo magaranayee الله يرض عنك we love you wllhi❤

  • @zam-zamabdalla.6574
    @zam-zamabdalla.6574 7 месяцев назад +7

    thank you so much bro you don't know how much this video wake me up; keep going waxan kashalaynayaa inaan mar hore aan kusobiirinRUclips kaga waxan maleysanaya inaad ilahadleysid waad ku mahad santahay dhiiri galintada .this is awake up for me

  • @ayanxarago1571
    @ayanxarago1571 7 месяцев назад +10

    Thank you so much my friend ❤

  • @aiydarusaliahmed2014
    @aiydarusaliahmed2014 7 месяцев назад +5

    I know human quality do not depend on how many years and years you expensed academic learning, but commitment, positivity and forgetting the past bad experiences and setting up strategies of personal improvements. Thanks brother @Warsame Bade

    • @MahadBajey
      @MahadBajey 7 месяцев назад

      SAXIB SOMALI AYA JOG ASEYINI WAKUSHAGEYC SIDEA ASEYHAN UGUBXI KARC

  • @safarowchannell7086
    @safarowchannell7086 7 месяцев назад +5

    Wax badan baa hab fikirkeyga ka badashay saxib guuleyso❤🙏

  • @bushraismail3338
    @bushraismail3338 7 месяцев назад +13

    3/mar/2024__3/mar/2025 waxaan gaaraya meel aan inbadan ku haminaayey inshallh hadaan noolahay wayna ii muuqata meshaan usocdo idinkuna ducada igu soo kaaba

    • @moha_wisdom_27
      @moha_wisdom_27 7 месяцев назад

      Alle hku rumeeyo😍🤲✊️

  • @WACAYS_PRO
    @WACAYS_PRO 6 месяцев назад +2

    Nio maxumid laakin adiguunbaa video kasta is faanaya
    Iska yara daa bas wixii faa.ido ah eed hayso uun noo faa.idee tnx

  • @nuurahmed8102
    @nuurahmed8102 7 месяцев назад +5

    The best advice I have ever seen bro keep moving and thanks for your advice 🫡🙏

  • @abdulmajidibrahimmohammed2046
    @abdulmajidibrahimmohammed2046 7 месяцев назад +3

    Brother thanks a lot. Majority of our people are brainwashed.

  • @UsaameAhmed-rl2dg
    @UsaameAhmed-rl2dg 7 месяцев назад +2

    Wlhi wanaga noloshayda aad kusoo kordhisay mahan wax yar haday aktada katahy maliyad kasemey ilahey haku gu guuleeyo lkn haday aktada katahy walaalahaga u faa,iday ilahey malinta aakhiro janadisa haku galiyo ❤❤❤ marksatana ilahey haku garab istaago walhi waxad thay ruux aan ku daydo❤❤❤ sxb sare marna maclinkayga

  • @XabsaqaliXabsaqali-my6xj
    @XabsaqaliXabsaqali-my6xj 6 месяцев назад

    Marar badan is idhi isbedel samee imikaanigo malindhawyd naftayda goaan la gadhy ban manta dawada muqalkan kana wu isiidhiri galiyy insha allaah wax badan wan badali bishan bisheeda mahdsanid ustaad marunban lev kugu mahdcelin

  • @SkbSalaam
    @SkbSalaam 4 месяца назад

    Alaha kubarakeeyo macli wad no faidaysay

  • @MohamuudAhmed-d4y
    @MohamuudAhmed-d4y 7 месяцев назад +1

    Dhiir'geliyaha dhalin'yarada
    Good job so badi 🎉

  • @khadarak9451
    @khadarak9451 7 месяцев назад +4

    Wllhi usaad xaalada aad kasheekaynayso Hada ayay ihaysataa. Lkin hada markaankudaawaday waxaan arkikaraa inaanwaxbadan badalikaro. Lkin aan ubaahanahay uun good habits iyo good system. Mahadsanid

  • @shukrimohamed1999
    @shukrimohamed1999 2 месяца назад

    Masha allah

  • @Dugsiiye2002
    @Dugsiiye2002 7 месяцев назад +2

    Thank you so much my teacher, real life and money teacher.

  • @IsmaciilLiyo
    @IsmaciilLiyo 7 месяцев назад

    Zxp qali sidii umaalgashanayaa

  • @SUHEYB.
    @SUHEYB. 7 месяцев назад +3

    Mahad sanid walaal ❤

  • @shoaibabdela
    @shoaibabdela 7 месяцев назад

    Guuleyso my big brother qaliiga

  • @huseenabdi-br7fk
    @huseenabdi-br7fk 7 месяцев назад +1

    Thanks teacher 🫡

  • @binfaqiibnulbalad1387
    @binfaqiibnulbalad1387 7 месяцев назад +1

    Masha allaah tabaarakalaah alah noo badiyo qof adigoo kala ah, masha allaah masha allaah masha allaah alah yaxfadak

  • @Sihaameyy_
    @Sihaameyy_ 7 месяцев назад

    mahadsanid walal meeshaad joogtid meel ka sarraysana waan kuu rajaynaynaa

  • @abdimajidmohamed2357
    @abdimajidmohamed2357 7 месяцев назад

    Buugga soo qor ustaad insha alaah

  • @nasrafaisal5726
    @nasrafaisal5726 7 месяцев назад

    Thank you so much walal JazakaAllah khayr ❤ social media kuma arag qof sidada o kale dadka udhiiragaliya Allah hakudayo walal

  • @IsmaaciilYare-k3n
    @IsmaaciilYare-k3n Месяц назад

    5:46

  • @C_M15-r6y
    @C_M15-r6y 7 месяцев назад

    Zxb guulayso aad ayaan ku tageraa❤

  • @usamirsadkaga33
    @usamirsadkaga33 7 месяцев назад +1

    Masha allah hambalyo bro Keep going

  • @BarreSulub-p9y
    @BarreSulub-p9y 7 месяцев назад +2

    Su'aashan iiga jawaab ustaad
    Waxan ahy arday jamacad dhigta hadana jamacada waxba kama faaido xataaa hal erey dhinacygana maha ee waa dhinaca macaliminta ajaanib weye waliba waa Kenyan 🇰🇪 lkn jamacadu waa iii freee ama scholarship subah kasta anoo necbaysanaya ayaaan tagaaa
    Markas risk maqaaata oo matagaa jamacad aan wax kafaaidayo misana lacagta aad bixinayso
    Fariintadubwaa imuhim ustaad🙏

    • @jmzii9082
      @jmzii9082 7 месяцев назад

      maxay tahay sababta aadan hal eray uga faaidin hadaadba jaamacada tagtid waxna dhigatid ma luuqada ayaa dhib kugu ah zxp?

    • @BarreSulub-p9y
      @BarreSulub-p9y 7 месяцев назад

      @@jmzii9082 my zhp macaliiminta ayaan balaaqo lahyn ama soo gudbin ficn sida daraaded aaan ardaydu ufahamayn

  • @kadarabdi.1553
    @kadarabdi.1553 7 месяцев назад +1

    Thank you porther

  • @yamiinsport
    @yamiinsport 7 месяцев назад +3

    Asc macaliin wan kusalame salan kadib wahan ahay nin dhalinyaro eh oo iska darufeysan sas ey tahay wahan isticmala telephone iska cadhi eh wahan ubahna ina igu cawiso laptop Ayan ibsan rawa Kenya Ayan jooga video editor iyo dropshipping kulii wan barta marka wahan ka rawa garab macaliin lacag in wan hasta in Ayan rawa ina igu so kordhiso❤plz

  • @Team_waxqabad_Tv
    @Team_waxqabad_Tv 7 месяцев назад +2

    Keep going Teacher

    • @SUHEYB.
      @SUHEYB. 7 месяцев назад +1

      Walaal warsame video nooga soo samee sida blog lacag uga sameyn karo qof aan lahayn social media oo aanay dad ku xidhnayn sida lacag uu uga sameyn karo Websit kaa oo qudha blog ogaal naga sii walaal mahad sanid brother

  • @mguhad
    @mguhad 7 месяцев назад

    Dhiiri galiyaha ugu wanagsan ee aad hadaladiisa dhageyso guul sxb

  • @AbdirazakCafis
    @AbdirazakCafis 7 месяцев назад +1

    Mahadsnid warsame bade

  • @ShaaficiahmedmohammedSha-me5ky
    @ShaaficiahmedmohammedSha-me5ky 7 месяцев назад +1

    Thanks so much you motavicatiom ustaad❤

  • @Cabdullaahixassan
    @Cabdullaahixassan 7 месяцев назад

    Mahadsanid soo badi dhiirigelintan oo kale

  • @IsraSiciid-ku7qg
    @IsraSiciid-ku7qg 7 месяцев назад +1

    You are great

  • @Rahmoraaxo
    @Rahmoraaxo 7 месяцев назад +1

    Thanks ustad allah ha ku barakeyo❤

  • @abdifattahgadhyare6797
    @abdifattahgadhyare6797 7 месяцев назад

    جزاك الله خيرا يا ورسم

  • @Hasanmaxamed-v2m
    @Hasanmaxamed-v2m Месяц назад

    Isbadal baan dareemayaa 17:23

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 7 месяцев назад +1

    Libaax mahadsanid

  • @CabdiKafi-go8gu
    @CabdiKafi-go8gu 7 месяцев назад

    Really you are my friend pro

  • @hodofarhan7147
    @hodofarhan7147 7 месяцев назад +1

    Shukran shukran wlo

  • @AbdiFatah-k7u
    @AbdiFatah-k7u 7 месяцев назад

    Thank you very much my brother ❤❤❤❤❤

  • @Hasanmaxamed-v2m
    @Hasanmaxamed-v2m Месяц назад

    Isbadal baan dareemayaa

  • @KhalidJamac-j6j
    @KhalidJamac-j6j 7 месяцев назад +1

    Mahadsanid ustaad❤

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray 7 месяцев назад

    Mahadsanid walaal warsame course 5 hour wan baadhaya intan Aan hayo marka ay iso dhamaato

  • @AbdisalanIbrahim-u3z
    @AbdisalanIbrahim-u3z 7 месяцев назад

    Thanks teacher❤❤❤

  • @sacdiyaahmed6950
    @sacdiyaahmed6950 7 месяцев назад

    Masha Allah wll

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 7 месяцев назад

    Thanks mcalin

  • @osmanabdulkereem6001
    @osmanabdulkereem6001 7 месяцев назад +2

    Macalin qalbiga waad naga dhistay lkn course kada waa qaali ee dhiscon noo samey ❤❤

  • @tasniimyoonis
    @tasniimyoonis 7 месяцев назад +1

    Tanks

  • @Peleedit.12
    @Peleedit.12 7 месяцев назад

    Thanks

  • @dalaysdeeqsan
    @dalaysdeeqsan 6 месяцев назад

    mahadsanid wll jazakalahkhyr

  • @loulaahmed3343
    @loulaahmed3343 7 месяцев назад

    Mashallah thank you so much brother

  • @CabdiKafi-go8gu
    @CabdiKafi-go8gu 7 месяцев назад

    Thanks

  • @hamzeyonis123
    @hamzeyonis123 7 месяцев назад

    Thanks ustad

  • @queenliza596
    @queenliza596 7 месяцев назад +1

    Asc ustad warsame sual kuweydin rabay ee iso jawab

  • @MuniiradamMohamed
    @MuniiradamMohamed 7 месяцев назад

    Thanks

  • @IsmaciilLiyo
    @IsmaciilLiyo 7 месяцев назад +1

    Zxp qali schoolkii wan ku dhacay dugsigii hoose oo hada wax ma dhigato lkn hada noloshii waan ka niyad jabay lkn hadal kaagugu wuu I dhiiri galiyey. Lkn see u maal gashanayaa si aan ku shaqaystu

  • @ayanfarah775
    @ayanfarah775 7 месяцев назад

    Mahadsanid wll warsame ❤ muqalkan inu igu sabsanya lamodaa waxan kashaqeeya shaqo anan jeclay an caga jiid kutaģo illahay waxanka baryaya bidka khayrbadan anku faraxsane aniska leeye muqalkan dhiirigelinbu iinoqday🙏🏃‍♀️

  • @apdirisakaadam4496
    @apdirisakaadam4496 7 месяцев назад

    Ustaad aadbaan kusalamayaa waxaan xasuustaa gadhiga aad wado sawmahaa gawadhidii lowyo cade ilaa borama ilaa wajaale u kala gooshi jirey

  • @mohayaasir1812
    @mohayaasir1812 7 месяцев назад

    Manshallah maclin respect ❤❤❤

  • @ahmedkhaliif7634
    @ahmedkhaliif7634 7 месяцев назад

    ❤thanks

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 7 месяцев назад

    Mahadsanid wll Jizaaka Allaah.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 7 месяцев назад +1

    Lakin cadaankan aad mesha keentay ader naga daa deee Kkkkk.
    Very good motivation

  • @captanjihaan7882
    @captanjihaan7882 7 месяцев назад

    Mahadsanid ❤

  • @Xasanshariif12
    @Xasanshariif12 7 месяцев назад

    Wll Thumbnail leed kii Hore ayaa macaanaa

  • @AhmethANJ
    @AhmethANJ 7 месяцев назад

    Mahadsanid Sxb ✌️

  • @Abu_shafici
    @Abu_shafici 7 месяцев назад

    Mahadsanid ustaad

  • @farhanabdirahman-dx3ft
    @farhanabdirahman-dx3ft 7 месяцев назад +1

    Macaliin jabuti ayaan jooga ee jabuti mashaqaynaya forex tanks

    • @sakariyeebrahim7623
      @sakariyeebrahim7623 6 месяцев назад

      Haa way ka shaqaysa forex Djibouti walal aduunka meel walba way ka shaqaysa Forex aniga ku jira suuqa Forex Hargeysa jooga anigu

  • @Adanmukhtar-h9v
    @Adanmukhtar-h9v 7 месяцев назад +1

    Saxib ma iga cawin karta samaysashada RUclips channel

  • @ubaxabshir651
    @ubaxabshir651 4 месяца назад

    Warsame bade Waxathy saxpkay aankudydo dawashada ankudawado aan kugula saxpy❤

  • @MaandeeqMohamed
    @MaandeeqMohamed 7 месяцев назад +1

    wll ina i cawis rawa mel lagaga so xirir rawa

  • @asiyaabdullahiali8837
    @asiyaabdullahiali8837 7 месяцев назад

    Siiden ugu baxanaa ustaad

  • @Mustafeabdi8973
    @Mustafeabdi8973 7 месяцев назад

    Ustaad wadna dhirigalisay gulayso wll markan niyad jabo adaan kudawada si aan udhirado oon hadaf uyeesho re

  • @faaraxlugodhayman-pn2bp
    @faaraxlugodhayman-pn2bp 7 месяцев назад +2

    Szb 13 yeara jiraa lkn waxaan rabaa inan narto english sificab

  • @ilhaamfantastic5749
    @ilhaamfantastic5749 7 месяцев назад

    Insha allah waxaan rajeynaya inaan gari doono 2025 rajidi nolasheda walhi 12no anan ku fikirin manta waxaan rajeynaya inan hal sano ku garo

  • @badrirashid4206
    @badrirashid4206 7 месяцев назад

    Alahu mustacaan Alahu mustacaan Alahu mustacaan 🫡🫡

  • @MR.X1Y3
    @MR.X1Y3 7 месяцев назад +4

    Qofka aad talada ka qaadanayso hanoqdo qof kunool nolosha aad usocotid❤

    • @keinanbk
      @keinanbk 7 месяцев назад +1

      Exectly

  • @AHLULQURAN_1
    @AHLULQURAN_1 7 месяцев назад +1

    Waa waxa aniga i heysto xaadirkan

  • @abdikadir202
    @abdikadir202 7 месяцев назад +2

    Ustaad waan kusalaamay Marka koowaad .
    Intaas kadib waxaan rabaa.ustaad shopify ga , products ma alaab company loo xayaysiinayo ayaa kusoobandhigayaa mise alaab aan anigu soogato. Mahadsanid

    • @queenliza596
      @queenliza596 7 месяцев назад +1

      Intee jogaa

    • @abdikadir202
      @abdikadir202 7 месяцев назад

      @@queenliza596 ma jawaab ayaa iiwadaa wll?

    • @abdikadir202
      @abdikadir202 7 месяцев назад

      @@queenliza596 dalabka aan wato jawaabtiisa miyaa iiwadaa all?

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 7 месяцев назад

    Asc. Anaa iga hadleysaa maalin walba sheqey,laakiin hada ayaa wax ka badalayaa Insha Allah.

  • @OfficialChannel-uq1bs
    @OfficialChannel-uq1bs 7 месяцев назад +1

    mahadadsanid wlal qali

  • @abdillahious6193
    @abdillahious6193 7 месяцев назад +1

    أقوى الحروب هي التي تخوضها مع نفسك 💀

  • @xamdamohamuudali3195
    @xamdamohamuudali3195 7 месяцев назад +1

    6 bilood mxan baranayaa wllo adoo raliya❤😊

  • @HAMZADEHEYEH
    @HAMZADEHEYEH 7 месяцев назад

    ASC ustaad mahadsanid 🙏

    • @HAMZADEHEYEH
      @HAMZADEHEYEH 7 месяцев назад

      Xaqiiq dii waxaad tahay dadka
      Dar illaahay aan ujeclahay
      Wax badan ayaan Kaa faaiidaystay

  • @cabdiyuusuf5090
    @cabdiyuusuf5090 7 месяцев назад +1

    👍

  • @Warsame44
    @Warsame44 29 дней назад

    ❤❤❤❤❤

  • @Aaziz5
    @Aaziz5 7 месяцев назад

    Qofka inuu shaqeysto waliba dadku kala sareeyan oo midna loo shaqeeyo midna shawaale noqdo waa sunne ALLAAH jeexay

  • @Maankafarxaan
    @Maankafarxaan 6 месяцев назад

    Wll aad Ayad umahad santahay allah ka abal mariyo 1 bil Ayan wada da dalka aad nagu dhira galisay is Badal Wayn Ayan arkay Wana si wada I.a

  • @NabadaChannel.
    @NabadaChannel. 7 месяцев назад

    My Role Model Bishii Hore Ayan Kusoo Biiray Chanelkaga Wax Badan Ayan Ka Badal Noloshayda Bishii Tagtay Thanks 😊 Pr0ther

  • @Hasanmaxamed-v2m
    @Hasanmaxamed-v2m Месяц назад

    Dhiiri galiyaha dhalinyarada wax fahma dhalinta

  • @lamaarkaan42
    @lamaarkaan42 7 месяцев назад

    Warsame bade walaal alaha kusharfo

  • @HibaaqMaxamed-e5c
    @HibaaqMaxamed-e5c 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @S.A.H.R.A_0
    @S.A.H.R.A_0 7 месяцев назад +2

    Rag khaliya ine jogan mesha ma umaleysa talye anaga xta madaxa no saarantey 🫡❤️‍🔥

  • @zamsquarecommunication2720
    @zamsquarecommunication2720 7 месяцев назад

    nairobi siminer ayaan rabnaa walalo ee noo qabo meel kala soo xariiro ayaa rabaa

    • @warsamebade
      @warsamebade  7 месяцев назад

      Insha Allah Walaal Dhawaan

  • @abdifarhan8979
    @abdifarhan8979 7 месяцев назад

    Waa laqabtaa wll warsamn waayo waxan arkay dad badan oo waxabarashada isaga tagay oo dadkii wax bartay ay shaqaale u noqdeen. Hal-abuurka iyo wax barashadu waa laba shay oo kala duwan 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MR.X1Y3
    @MR.X1Y3 7 месяцев назад +2

    Waad igaade ree boorama maad ahayd habeenkaas meesha waan imid lkn masoo galin😢😂