3-da Magaalo ee ugu dadka badan iyo waxyaabo aadan ka aqoon !

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 ноя 2019
  • 3-da Magaalo ee ugu dadka badan iyo waxyaabo aadan ka aqoon !#RUclips
    Waa barnaamij cusub oo aan ku soo qaadan doono saddex magaalo.
    Fadlan ku soo biir Channel-ka oo Subscribe dheh.
    nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 146

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 Год назад

    2023 ayaan nasiib u yeeshay inaan helo xogtaan muhiimka ah mahadsanid macalim..

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 4 года назад +6

    Thanks walal tanaad saan noogi sii wad walal qali 👉❤️❤️❤️❤️👈🤞

  • @wellnessbymaryama699
    @wellnessbymaryama699 4 года назад +2

    horay u soco walal asxaabay soomaliyey xasidnimada is ka daaya ee isara in sha allaah

  • @Abdow_00
    @Abdow_00 4 года назад +10

    Ma dhahayi like iisaar ee adi is karo🤣🤣🤣🤣

  • @deka1805
    @deka1805 4 года назад +6

    Perfect information 💯

  • @abdirizakyusuf1180
    @abdirizakyusuf1180 4 года назад +3

    Horey uso walal Qaali🙏🙏🙏

  • @idirizjama6593
    @idirizjama6593 4 года назад +1

    Tanaad barnamijYada zoo nadi wll

  • @clraxmaansiciid3533
    @clraxmaansiciid3533 4 года назад +1

    Allaahu akbar

  • @abdirisaqmohamedahmed9150
    @abdirisaqmohamedahmed9150 4 года назад +1

    🇸🇴 Wada keena waa in sidan oo kale u dhisnaa

  • @zakariyeahmed8309
    @zakariyeahmed8309 4 года назад +5

    Big MaN Zhp Allah ku xfido 😘😘

  • @saidbashir7647
    @saidbashir7647 4 года назад +3

    TOKYO MAGAALO AAN AAD UJECLAHAY INSHA ALLAH WAAN TAGIN

  • @qaaliluul8713
    @qaaliluul8713 4 года назад +6

    Qofkii ugu hareeyay waa aniga like dhac iisii

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim4886 2 года назад

    Mashaa alaah wax fiican baad noosoogudbisaa

  • @boqorkasomalida8303
    @boqorkasomalida8303 4 года назад

    Soomalia Mogadishu 🔝💯👍👊

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 4 года назад +1

    Mahadsanid walalkeY

  • @huud7497
    @huud7497 4 года назад +6

    Like ha igala baqeylin Qofkii ugu horeyey
    Tanaad nin ciso nga mudan adban ku slama sxp

    • @bulshaawisports3928
      @bulshaawisports3928 4 года назад

      ruclips.net/video/KKHLaGDDW_g/видео.html
      SUBSCRIBS SAARA CHANNELKA
      WARARKA CIYAARAHA PLEASE🙏

  • @saxafiyare124
    @saxafiyare124 4 года назад +2

    Waan dareemi karaa shaqada culus ee aad bulshad utabineysid wll waadna ku mahad santahy

  • @abdirahman123said8
    @abdirahman123said8 4 года назад +5

    wll aniga liketa ayaan idin kacodsanaye

  • @zaydali4389
    @zaydali4389 4 года назад

    Waa lagu waayay saaxiib

  • @bireeye2184
    @bireeye2184 4 года назад +14

    First one 👁️

    • @bulshaawisports3928
      @bulshaawisports3928 4 года назад

      ruclips.net/video/KKHLaGDDW_g/видео.html
      SUBSCRIBS SAARA CHANNELKA
      WARARKA CIYAARAHA PLEASE🙏

  • @nuuradiindugsiiye6442
    @nuuradiindugsiiye6442 4 года назад +4

    Waxan dawanayay fu,aad ninja u turjumo shahrukhan markan arkay tanaad wan so cararay wlahi dar alle ku jeclahay wllo❤ From Hargiesa

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 4 года назад

    Mahadsanidiin Tanaad Channel.

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 месяца назад +1

    Father of the geography

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +1

    *Tanaad😍👑*

  • @cayga3403
    @cayga3403 4 года назад +3

    Mahadsanid sxb mar waliba aan taageero

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 4 года назад

    Thanks Inbadan

  • @reviewevents6791
    @reviewevents6791 4 года назад +3

    Go forward nice effort to make us more update what is going on for the cities around the world thnkx

  • @mohamedibrahimmohamed80
    @mohamedibrahimmohamed80 4 года назад

    M.a ustaad diyaarsan iga dheh

  • @nurdinbare9372
    @nurdinbare9372 4 года назад +3

    Next 3 city Melbourne Australia 🇦🇺 Vancouver Canada 🇨🇦 Frankfurt Germany 🇩🇪

    • @kimyoung3987
      @kimyoung3987 4 года назад

      Vancouver waan meesha aan ku noolahay

  • @ayoupinhobrown6386
    @ayoupinhobrown6386 4 года назад +1

    Wow wll noso badi muqalada noo kale

  • @Kobcis
    @Kobcis 4 года назад +1

    Maasha Allh wll Alle haku xifdiyo Guul wacan

  • @qaaliluul8713
    @qaaliluul8713 4 года назад +16

    Asc sxp good going bro like saara asxaabta hadaa xanuusantahy ilaahey haku caafiyo🤲

    • @bulshaawisports3928
      @bulshaawisports3928 4 года назад

      ruclips.net/video/KKHLaGDDW_g/видео.html
      SUBSCRIBS SAARA CHANNELKA
      WARARKA CIYAARAHA PLEASE🙏

  • @puntishboy4682
    @puntishboy4682 4 года назад +1

    Zxp aad baad umahadsantahay Barnaamijyadada anuu waxaban ka sii jecelahay codkaaga dahabigaa

  • @abdirizakyusuf1180
    @abdirizakyusuf1180 4 года назад +11

    Frst person❤️❤️🤔

    • @bulshaawisports3928
      @bulshaawisports3928 4 года назад

      ruclips.net/video/KKHLaGDDW_g/видео.html
      SUBSCRIBS SAARA CHANNELKA
      WARARKA CIYAARAHA PLEASE🙏

  • @maxdar11
    @maxdar11 4 года назад

    tanaad mahadsanid pro

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 4 года назад +1

    Chanelkan wanku cusbahe lkn mnta kadib idinka idin ahy wanka hele wlhi thnkz uztad

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 года назад

    Masha allah tanaad wax bdn baanu kaa faa'iidnaa thanks

  • @DALKAIFIYECHANNEL
    @DALKAIFIYECHANNEL 4 года назад

    Tanaad hormar wacan iyo guul insh Allah

  • @cabdiodawaay3390
    @cabdiodawaay3390 3 года назад +1

    waan 3 AM

  • @mohamudhaji5265
    @mohamudhaji5265 4 года назад

    Barnamijkan wan ka heley thanks bro

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 4 года назад

    Noolow bro magaca ha jiro hore usaco

  • @siciidgaafuun3821
    @siciidgaafuun3821 4 года назад +13

    hadad iga dambayso like isar fadlan

  • @aliproduction9478
    @aliproduction9478 4 года назад +1

    M.a

  • @engmoocodayadam7249
    @engmoocodayadam7249 4 года назад +1

    M.a tanaad kan ugu horeeya 🙏👌❤😁

  • @inamaxamedjaamac42
    @inamaxamedjaamac42 4 года назад +1

    Tanaad wll horay usoco

  • @mohamedabdullahi562
    @mohamedabdullahi562 4 года назад +3

    Asxapay aniga ugu horeyay ee wali na garin 100 ee mata hala igarsiyo waa iga codsi

  • @raashidchannel559
    @raashidchannel559 4 года назад

    MAHADSANID wll

  • @ADANASMAR
    @ADANASMAR 4 года назад

    Mahadsanid wll

  • @mohamedabdullahi2442
    @mohamedabdullahi2442 4 года назад +1

    Harikow Official isoboqdo

  • @hanadmahamedahmed3883
    @hanadmahamedahmed3883 4 года назад +2

    Masha allah horay usoco wllkey qliya

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 4 года назад

    Thanks brother Keep going 💕💕💕

  • @Dooro-Dooro-3491
    @Dooro-Dooro-3491 4 года назад

    Thanks tanaad keep g

  • @abdikafimohamudahmed2133
    @abdikafimohamudahmed2133 4 года назад +9

    Hada jeceshahay wadankaga 🇸🇴
    Like haila dhagin💯🇸🇴❤️

  • @Mo-gd1qy
    @Mo-gd1qy 4 года назад +2

    Keep Going pro

  • @saahidsaid6653
    @saahidsaid6653 4 года назад

    Xogo badan ayaan ka faa'iday. Mahadsanid sxb

  • @dryarisow5782
    @dryarisow5782 4 года назад +1

    masha Allah Tanaad Guuleyso sxb

  • @abdow4104
    @abdow4104 4 года назад

    Mahadsanid wlkey 👍😁

  • @asiizawale6937
    @asiizawale6937 4 года назад +2

    Keep going pro😍

  • @nuurmahamed6004
    @nuurmahamed6004 4 года назад

    Tokyo waan boqon inshallh

  • @kaftansheeko1919
    @kaftansheeko1919 4 года назад

    Sxb wan ku salaamy

  • @amiinabdirashiid3724
    @amiinabdirashiid3724 4 года назад

    Bilaa calay 100k hala gaadhsiiyo chenelka aan ugu jeclahay jenelada aniga ahaa subscribe isaran yihiin waan KU aan wax ka faa.ido
    Tanaaad
    Maanta
    Ogagaalka dunida
    Arimaheena

  • @mohamedabdi9183
    @mohamedabdi9183 4 года назад +1

    Top wlhi ❤❤❤❤❤

  • @hafso3058
    @hafso3058 4 года назад

    waw waa barnaamij zhidan

  • @olivaool9221
    @olivaool9221 Год назад

    Spices (English)= Uduga Xawaashka (Af Soomaali)

  • @kamalkeit7074
    @kamalkeit7074 4 года назад

    Manshlh aadban ku salaamay tanaad✋👍

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 года назад

    Maanshaa allaah sxb waxaad noo tahay macalin qaali ah oo aan ka FAA iiday aqoon badan

  • @cabdicasiisdaahir9624
    @cabdicasiisdaahir9624 3 года назад +1

    Wall sawirkaa marna may,arag ee magacaaga iyo xafiiska tanaad Mahan sanid

  • @zakismile6802
    @zakismile6802 4 года назад

    Barnamij dhamaystiran iga dheh

  • @hooyomacaan6688
    @hooyomacaan6688 4 года назад +1

    Iam first

  • @ogadenfuture5569
    @ogadenfuture5569 4 года назад

    Cajiiib wan ka helay barnaamijkan

  • @saadaqyuusuf4348
    @saadaqyuusuf4348 4 года назад

    Keep going pro

  • @mahamedmohamoudjabirimoham1494
    @mahamedmohamoudjabirimoham1494 4 года назад

    Horey usoco

  • @wizzking9534
    @wizzking9534 4 года назад

    Good

  • @omarcm5948
    @omarcm5948 4 года назад +1

    last one noqde maanta ee love iisaar Tanaad

  • @luisdmohpmon435
    @luisdmohpmon435 4 года назад +2

    Dadka palestine 🇵🇸 waay pro ush

  • @abdullahidhanaandhanaan4305
    @abdullahidhanaandhanaan4305 4 года назад

    Tanaad nin wax badan lagafaaido

  • @siimoodi
    @siimoodi 4 года назад

    WLaL Wax badaN og

  • @maxamedmaxamed7319
    @maxamedmaxamed7319 4 года назад

    Waat mahasantahay

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 года назад +1

    Tokyo wan jecla lkn hadu mas iiga horeyo alahay ka ale😥🤔masow meel kasta ma iiga horaysa

  • @hassanmohamedabdi4644
    @hassanmohamedabdi4644 4 года назад

    Saxib Waxad ka tagtay magalada qaahira

  • @azaadkalay2425
    @azaadkalay2425 4 года назад

    Sxb hor mar ku rajeynaa

  • @anwarsadad3341
    @anwarsadad3341 4 года назад

    Good lucky bro!!!!

  • @abdinur4242
    @abdinur4242 4 года назад

    Horay usoco Sxb

  • @baarsidiiq3104
    @baarsidiiq3104 2 года назад +1

    Tokyo

  • @naasirnani8375
    @naasirnani8375 4 года назад

    Soobadi sxp

  • @suldaanmohamedosman1592
    @suldaanmohamedosman1592 4 года назад +2

    Ninkan codkiisa waan iska jeclahay in aan dhagaysto xitta muuqalo aan horey udawaday ayan dib udawada si aan codkisa udhagaysto......
    Nin yohow waxad tahay RUclipsr ka kaliyeen ugu jeclahay RUclips ka

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 года назад

      Suldaan Mohamed Osman
      Masha Allah Aad buu ucod macan yahay ‘

  • @abdinasirdharbaho3953
    @abdinasirdharbaho3953 4 года назад

    Asc bahda tannaad music kada aad caanka ku ahaydeen misana quruxda badneed maxaad uga tagteen ???

  • @luqmaanoffical1342
    @luqmaanoffical1342 4 года назад

    I first person waana ku faraxsanahay wlhi

  • @Hungry-lion
    @Hungry-lion 4 года назад +2

    3dan magalo midna ma arag😭

  • @abdullahiafro4973
    @abdullahiafro4973 4 года назад +2

    Yaa fiirsaday hachiko 2:52

  • @warsamemohamed1242
    @warsamemohamed1242 4 года назад

    Waan kugu taageer sanahay intay nolol jirto ii noolow walaal

  • @kimyoung3987
    @kimyoung3987 4 года назад

    last one

  • @mohamettsamawadawi5586
    @mohamettsamawadawi5586 4 года назад

    mohamett samawadawi

  • @MuhammadAli-ub3mk
    @MuhammadAli-ub3mk 4 года назад +1

    Like

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 4 года назад

    keep going

  • @jirrab9010
    @jirrab9010 4 года назад

    You are on the right way go a head

  • @hersiofficial7340
    @hersiofficial7340 4 года назад +1

    💞💞💞💞💞💞

  • @hemdadlyrics7671
    @hemdadlyrics7671 4 года назад

    horman wcn ayan idinleeyahy

  • @Inspire3hub
    @Inspire3hub 4 года назад

    💎🙏❤ like kaliya lasro wax faido mlahan hana loo duceyo walkena warbixinta inoo so gudbiyo

  • @faysalxuseen1610
    @faysalxuseen1610 4 года назад

    tanaad sxb wad cod ficantahay