Barnaamijka Caasimadaha: Caasimada Kenya Ee Nairobi Iyo Nolosha ka jirta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 апр 2019
  • Waxaad Channel-ka Radio Buulo Xuubeey kala socon kartaa
    website-keena
    →www.rdbuuloxuubeey.com ama www.rdbuuloxuubeey.co.uk
    Facebook: / idaacadda
    →E-mail: Idaacaddablx@gmail.com
    Taleefan: 0044-7428-888-180

Комментарии • 129

  • @NNN915
    @NNN915 5 лет назад +68

    Xitaa hadii an fahmi wayo marnaamijka waxaa si Dareen iyo soojidasho leh u dhageysataaa codkagag illaahey amarkiis❤️❤️❤️ horey u soco wll 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @kinghanad4709
    @kinghanad4709 5 лет назад +19

    i love Nairobi Waqti mcn bn kuso qaatay God bless ❤

  • @hazzancaze6430
    @hazzancaze6430 5 лет назад +21

    Nairobi Kenya Ayaan Idinka So Salamaaya

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 5 лет назад +15

    Nairobi imaka ayaanba dhax fadhiya 😂🤣😂🤣

  • @abdiraxmanmuslim8609
    @abdiraxmanmuslim8609 5 лет назад +6

    Masha allah maanta waxaan noqdey qofkii ugu horeeyey ee liketa yaan layga xasdin

    • @mraazaa
      @mraazaa 5 лет назад +1

      anaa kaa horeyey hal qaqiiqo intaa wax soo qoraaye ayaa iga faaideysatay liketa iga iska leh kkkkk

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 5 лет назад +24

    BUULO XUBEEY WAA UU SOO NOQDAY WLHI 🤣😂😂😂

  • @IFIYEOfficial
    @IFIYEOfficial 5 лет назад +2

    Run ahaantii waa barnaamij xiisa gaar ah leh. Mahadsanidiin bahda RBX.

  • @AaAa-mg7rg
    @AaAa-mg7rg 5 лет назад +3

    Masha Allah jazaakalah kheer

  • @mraazaa
    @mraazaa 5 лет назад +2

    mahadsanid walaal Xasan

  • @theqodax
    @theqodax 5 лет назад +8

    Garabkiina Eebe Hagalo Saaxibayaal Barnaamijyo Loo Baahanahay Baa Keentay Mar Walba!

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 5 лет назад +1

    👍🇸🇴👍 👍🇰🇪👍 👍🇸🇴👍 👍🇰🇪👍 👍🇸🇴👍 👍🇰🇪👍 🇸🇴👍🇰🇪👍
    Thanks to Kenya and Kenyan people (good people) 👍🇰🇪👍👍🇸🇴👍
    Waa dad sifiican ay Soomaalida iyo dadkale u soodhoweeyaan 👍🇸🇴👍🇰🇪👍
    Thanks for sharing 👍🇸🇴👍 👍🇰🇪👍

  • @mraazaa
    @mraazaa 5 лет назад +5

    kuwa sidaan oo kale nosoo diyaari walaal oo wadama afrika ku saabsan mahadsanid

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 5 лет назад +7

    Masha allah thanks 🙏 brother. NairobiWaa. Meel. aad &aad. uu. Fican. oo. Lugu. Noollankaro. haddii. ay. police 👮‍♂️kooda. Ka,amaan. heshad. Marka. Allaxamdulilah. Aniga.and. Xaajikega. and. 2. Caruura. oo. dhalay. AllaXamdulilah. waxan. Ku. Noolla. (7)years. Allaxamudulilah. Markii. Dumbne. Waanka. Soo. dhoofnay. Masha allah. AllaXamdulilah

  • @najibsom2132
    @najibsom2132 5 лет назад +3

    Aaaad ban u jclahay R.buula Xuubey

  • @abrahmanilmi7526
    @abrahmanilmi7526 5 лет назад +1

    Adeecada buuloxubey sifican ayaan uga helaa barmaamujka ay soo jediyaa allha idin sharfo wllayal😍

  • @xaawoali8912
    @xaawoali8912 3 года назад +1

    Mombaza jooga lkn Nairobi markasta waan taga

  • @Kobcis
    @Kobcis 5 лет назад +2

    Maasha Allh

  • @bahjosaladbahjosalad2853
    @bahjosaladbahjosalad2853 4 года назад

    Mahadsanid walal qali ❤️❣️

  • @cumarcabdiy4432
    @cumarcabdiy4432 5 лет назад +1

    Asc radio buluxubey waxa dhiga cod sanenaa in aad inow soo deesaan wax ka hadlayo dhulkena hoyo Somalia shukran

  • @drzaki5265
    @drzaki5265 5 лет назад +2

    wllo hargaisa kasoo hadal adoo mahad San yaa ila qaba is caddee like

    • @mewlidismail7614
      @mewlidismail7614 5 лет назад +1

      Dadkaygana hargysa ka dhex baxdy wlaaloy ha hinaasin ana inooga so hdlyiye😂

  • @warsameapdullahi874
    @warsameapdullahi874 5 лет назад +2

    Thanks

  • @sheekhfaaraxmacalincumar6128
    @sheekhfaaraxmacalincumar6128 5 лет назад +1

    Noo soobada bro barnamijyadan cml.keep going radio bulo xubey Mel an wax bdn ka faidaY

  • @abdinur4242
    @abdinur4242 4 года назад

    Mahadsanid Sxb Hassan haji nin wax garad ah

  • @mraazaa
    @mraazaa 5 лет назад +1

    Maasha allah

  • @bakaraxmed1666
    @bakaraxmed1666 5 лет назад

    Waan ka helay muqaalkan runtii wllkyga qaliga ah jazaakallahu kheyr

  • @ibrahimabdalle5136
    @ibrahimabdalle5136 5 лет назад

    waw!habka soo jeedinta barnaamijkaaga jeclahay

  • @rachiisulub3892
    @rachiisulub3892 5 лет назад +2

    Buulo xuubay salam qali ah sxb

  • @Abdi99999
    @Abdi99999 5 лет назад

    msha allh 25% somalida guul iyo gobonimo

  • @muqdishohargesa7805
    @muqdishohargesa7805 5 лет назад +2

    Yes 💓

  • @ubaidofficial4196
    @ubaidofficial4196 5 лет назад +4

    1899
    Mahadsanid walaalo

  • @crushingfamily4345
    @crushingfamily4345 5 лет назад

    Masha alah wa video quality bdn back ground music iyo footage Ayana ah wxa adka u shidaya editorka wa iga gadanyahy

  • @sahraosman318
    @sahraosman318 5 лет назад +1

    RBX HORAY WAN JECLAHAY

  • @kooshinderi731
    @kooshinderi731 5 лет назад

    Masha Allah buulaxuubey horay usoco

  • @mohamedali-cg4tv
    @mohamedali-cg4tv 5 лет назад +2

    GOD bless Kenya my motherland [Uhuru. baraka] waan uu xisey wlhi

  • @moiq2562
    @moiq2562 5 лет назад +2

    Caasimadaha 100%

  • @sahalabdiladif3517
    @sahalabdiladif3517 5 лет назад

    fadlan muuqaal kale ka samey nairobi mahadsanid

  • @sahidsalahjamac1808
    @sahidsalahjamac1808 5 лет назад +19

    Inti nabiga jcl like isar

    • @somaflam
      @somaflam 5 лет назад

      Scw.
      Fadlan subscribe isar

    • @munoabdi4262
      @munoabdi4262 4 года назад

      سلام

    • @munoabdi4262
      @munoabdi4262 4 года назад

      اسمي عبد واحد واخي عباس

    • @munoabdi4262
      @munoabdi4262 4 года назад

      مااسمك الحخيخي ياعمي

    • @munoabdi4262
      @munoabdi4262 4 года назад

      اناصومالي مكاني كينيا نيروبي

  • @balariaraktidada9877
    @balariaraktidada9877 5 лет назад +3

    Nairobi, kenya iyo Africa o dhan waxa u rajenaya ina waligod jiran
    Nabad iyo hor mar
    Kenya wa hoyada Somalia wa wadanka labad e Somalia calosha u ah

    • @ahlusunnotv1396
      @ahlusunnotv1396 3 года назад +1

      Somaliya waa hal waana wadan Islam wadan lamid ahna majiro Masha'allah dadkayga ilaahayoow xaqa ku sug

  • @abdikani7227
    @abdikani7227 5 лет назад

    Alle ha kuu siyaadiyo codkarnimada illahay haybada kuu siyaya

  • @hasanhusaynhuska678
    @hasanhusaynhuska678 5 лет назад

    Haben wanagsan asxby Nairobi,Komarock xafada ladhaho ayaan idika slaamay

  • @zakiali4591
    @zakiali4591 5 лет назад +1

    Hotelada, guryaha iyo iskoolada ku yaalo islii badanaa soomali ayaa leh. Waxaan rajeeynaya in soomalida ay ka guuraan kenya oo ay dagaan soomaliya.
    Kenyaba dagaal iyo qaraxyo ayaa ka jiro saas ay tahay dadka weey ku nool yihiin. Soomaliyana u dul qaata oo dhista wadankiina laga yaabo in caruurtiina ay ku faaidaan mustaqbalka. Insha Allah.
    Soomaaliyana u duceeya. 🤲🤲🤲🇸🇴

  • @dhagayare
    @dhagayare 5 лет назад

    Wll barnamijyadan soo badi

  • @lulahasan7191
    @lulahasan7191 5 лет назад +1

    Maashaa Allah ilaaheey soomaaliya saas ha u kaso

  • @ahmedmaxamed7483
    @ahmedmaxamed7483 5 лет назад +1

    nairobi meeshan ku so koray kuna wax bartay sanad kastana waan tagaa

  • @maxedaxmedcabdi2988
    @maxedaxmedcabdi2988 5 лет назад

    Woow wallkey an uxisay hadlakaaga ayaaa eh wax wala dhageysto

  • @muqdishaawiofficial6271
    @muqdishaawiofficial6271 2 года назад

    Nairobi city horn Africa 🌍

  • @cllhimoha3667
    @cllhimoha3667 5 лет назад +1

    No 1

  • @ilyashsultan8512
    @ilyashsultan8512 5 лет назад +17

    Hargeisa ku xigta , inta jecel in hargeisa ku xigto like isar

    • @balariaraktidada9877
      @balariaraktidada9877 5 лет назад

      Islii iyo Hargeysa ya wayn kkkkk

    • @mohamedarale643
      @mohamedarale643 5 лет назад

      Hargeysa Kulaha war Mesha Islii Ba Laga Hadlaya Caaq Yahow

    • @kingmahamuud1283
      @kingmahamuud1283 5 лет назад

      Hargeysa ma dal bay utahey casumad

    • @ilyashsultan8512
      @ilyashsultan8512 5 лет назад +1

      Apti aduu wadan bad qaxonti u tahee angu tan u dhalanan
      U joognaa
      Waxd leedahy ku fan

    • @mohamedarale643
      @mohamedarale643 5 лет назад

      Awalbo 4 Xabaad Ahaydeen magaalo Dameer biyaha Lowga Dhaansado Baad Nairobi La Bar Bar Dhigaysaa Xishoon Maydid Miyaa

  • @user-uh9pm3tq4v
    @user-uh9pm3tq4v 5 лет назад +1

    Sidii hire maahan nairobi way isbadashay sxb jawigii oo dhan shaqooyinkii cariii aa sogaly wali malaga arag xalad tan cml qorax kulel biyihii ooo wasakh lagu daro qalaalso allo umuuraha sahal wadankeni shaqo malaga heli??? Iiso jwb wll

  • @Tawakalcompany
    @Tawakalcompany 4 года назад +1

    3:56 Yaadagan Hong Kong aktidaa like Isaar please

  • @Ershad44
    @Ershad44 5 лет назад

    Asc walal salaan ka dib waa RUclips ka keli ah aan jacelahay markaan seexanaayo aan geesto waxaan kaa codsaneyaa Walaal in aad kusoo darto siirada nabiga SCW ❤️❤️ naxariis iyo nabad geliyo korkiisa ha ahaate
    Hadey suurto gal tahay noo soo badi jazaakallh kheeir walaaal mahadsanid

  • @caaqilbille1205
    @caaqilbille1205 5 лет назад

    Plz next paris inooga soo dhid 🙏🙏🙏

  • @mohamudfarah8784
    @mohamudfarah8784 5 лет назад +1

    Waa Barnaamij wanaagsans xp halkaas ka wad 😶😶😶

  • @abdirsaq7299
    @abdirsaq7299 5 лет назад +3

    hagaag sxp waxaad ii sheegtaan luuqada sabaxiliga qomiyadee asal ahaan u leh??

    • @yorkfuny6587
      @yorkfuny6587 5 лет назад

      Sxb waxa luqada kisiwakilga asal ahaan uleh nimanka layiraahdo cotiga ama kostiga layidhahdo ee daga mombasa lamu ama dhulka xeebtaha ee kenya waxana luqadaas lawadaaga reer Tanzania oo sido kale daga xeebtaha Tanzania asal luqada waxa uu ka yimid carabtii timit dhulkaaas qasatan cumaniyiinta modowga is guursaday nimanka xeebaha kenya iyo Tanzania dagan badankood waa Muslim haba ubadnato Tanzania ok

  • @iftinadan796
    @iftinadan796 5 лет назад

    Muqdisho Ino soo godbi

  • @walaalmedia9507
    @walaalmedia9507 5 лет назад

    Muqdsho next please

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 5 лет назад +1

    inta hurudnay ayaa nala dhaafay👯💵🍸

  • @boogaloo9345
    @boogaloo9345 5 лет назад +2

    NAIROBI = jareerweyne iyo cudur 🇸🇴🇸🇴🔥🔥🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sakariyekhadar4646
    @sakariyekhadar4646 5 лет назад +1

    Hargaysa iyo Muqdisho noogu xeji aboowe

  • @saidabdulahiabshir6769
    @saidabdulahiabshir6769 5 лет назад +1

    rd buula xubeeye Een barnaamijyadiin duuniga ah io kuwii kale fdln Badiyo mudaa hawada ka maqan thn Mar Baa 1 video soo galin fdln badiya

  • @jamacmuuse4173
    @jamacmuuse4173 5 лет назад +1

    Ethiopian iyada vedio k sameee adis Ababa k smee

  • @marwanmoha8280
    @marwanmoha8280 5 лет назад

    Ceerigaabo ama boorama ka soo hadal sxp iyaga ka shidan

  • @abdallabobby4629
    @abdallabobby4629 5 лет назад

    Ani hda waxaan jooga Nairobi
    Dadka kenyatiga ah wxay uhaystaan in ay somalidu yihiin dad qani ah
    Milin ayaa nin igu yiri lacag isi mahaysto kudhahay suu wxuu i dhahay somali bessa bingi
    Oo ah somalidu lacag badan haystaan walhi waa qoslay oo sii yeey
    Nairobi somali looga ma horayn

  • @umumuntaaz7822
    @umumuntaaz7822 5 лет назад

    woow Nairobi islii laa.an ma nolan karto wan u xiisay Nairobi magal kaygi 2aad mx. u xiisay dada ogahay

  • @AhmedabaasAhmed
    @AhmedabaasAhmed 5 лет назад

    Nairobi wa u xisay

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 лет назад +1

    #BUULO_XUUBEY
    WAA KANNAALKA AAN TAAGERO
    INTA AQOONTA JECEL KANNAALKAN UGU IMOW TAARIIKHYADA

  • @dirislecabdi5735
    @dirislecabdi5735 4 года назад

    Nairobi wamagalo kaficn adis abab

  • @Oodwayntv
    @Oodwayntv 5 лет назад +15

    Farxad kuwaar qofkii SUBSCRIBE isaara 👆🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚

    • @sahraosman318
      @sahraosman318 5 лет назад +1

      Inta xumanta kader aa qayrka jecl kuma sarayan inshalah alaha ku sohanuniyo huno

    • @Mohmed_luqman004
      @Mohmed_luqman004 5 лет назад

      Waan kuu saaray pro

  • @frontendprodesigner4299
    @frontendprodesigner4299 5 лет назад +2

    Nairob waa meel wacaan walahy aniiga kunool

  • @saadararso7742
    @saadararso7742 4 года назад

    pls aya garanaya heesta background ka ahe somaliga aha "heeleyalow hee " hestas ayan radinayay wn wayay cidi garanysa pls link iso dira

  • @ahmedsadiiq2917
    @ahmedsadiiq2917 5 лет назад +1

    Nairobi waxay aheed hoygayga gar ahaan isliiii mudo 8 years blse ugu danbyn wan isaga tagay islii mxa u xiisay

  • @Suldaan7
    @Suldaan7 5 лет назад +1

    thanks bro

  • @kaamilcabdi3061
    @kaamilcabdi3061 5 лет назад

    si cajiib ah ayaa loo diyaariyay barnaamijkan

  • @maxamedabdi6560
    @maxamedabdi6560 4 года назад

    Dabaqa kenyatta waa 30 biyaano sxb 28 maaha

  • @jamachasan8410
    @jamachasan8410 4 года назад

    Haah tolow waxan macaanee ay leeyihiin yaa noo fasira.

  • @awaleadhan6860
    @awaleadhan6860 5 лет назад +1

    Lkn isli 200k ma degno sxb

  • @khadarxasan4937
    @khadarxasan4937 3 года назад

    Boqol iyo todobatan kun iyo halmilyan maxaaisukenay

  • @abdikafiali7261
    @abdikafiali7261 3 года назад

    Waxa iga fcn Mombasa raha oo aan kudhashay

  • @Mudu20782
    @Mudu20782 4 года назад

    Kkkk casimada 7kmbay u jirtaa ha oran kibra Nairobi ayeey ku dhex taal

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 5 лет назад

    WalaL xasan aad ayaan u dhagaysta wlhi barnaamij yadaada waliba waxaan aad u jeclahay barnaamijka maxa loo kharajiyay hogamiyihi Thoms Sankara

  • @fettypowygng7338
    @fettypowygng7338 5 лет назад

    Homeland keyga wye gar ahaan isli hdaaa nh wan jogaa wili

  • @abdulahimohamed2314
    @abdulahimohamed2314 4 года назад

    Nairobi GDP waa 15Billion
    Somalia GDP waa 4.3Billion
    Nairobi Dadka Kunool waa 6.5Million
    Somalia waxa kunool Waa 15Million
    Somalida Nairobi kunool 500,000

  • @abdulkadirhassanyusuf1398
    @abdulkadirhassanyusuf1398 5 лет назад +2

    Midda kle kenyatiga weyba ku farxaan golka qof somali ah ee arkaan wayo wxee naga aamin sanyihiin hantidii Africa in ee somalida ku dhanthy 🤣🤣

    • @moofficial8224
      @moofficial8224 5 лет назад +1

      Wllhi benta ma ahan lacakta iney nala dhalatay u hestan 😂😀

  • @axmeyxaaji5571
    @axmeyxaaji5571 5 лет назад +1

    Wiiiil

  • @ragaadmedia3251
    @ragaadmedia3251 5 лет назад

    nio documentry yada maad ino afsomaliyed saas aaba ku fcn the

  • @whome4851
    @whome4851 5 лет назад

    maxaa nagalay gaaladan

  • @dekismail4438
    @dekismail4438 5 лет назад

    Barnaamijkii gooshii dhasheda difactay barnamij lamida so raadiya.

  • @al-qeeyr804
    @al-qeeyr804 5 лет назад

    channel cusubo diniyaa 👈 qisoyin iyo muxadaro

  • @kaftanmadaaxdachannel3809
    @kaftanmadaaxdachannel3809 5 лет назад

    Nairobi gar ahn xafadaEastleigh Kuma nolal 200000 oo qof way ka badan tahay ilaa waxaa ku nolal daada lagu qiyaaso 1m shaap ah blse intaso dhan 650000 sharci bey leyihiin inta kle sharci malmahan tirikob hada socda oo lagu magacaba Huduma ayaa lagu ogan inta ku nolal xafada eastleigh wad ku mahad santahay baranamijka aad ka sameeysay Nairobi

  • @abdikaniabdirahmanakhie638
    @abdikaniabdirahmanakhie638 5 лет назад

    kenya waxa ku nool 43 qowmiyadood oo si nabad ah oogu nool soomaaliya oo hal qoowmiyad ah waa dalka dunida oogu xun inkasto aan soomaaliya ku dhashay balse nairobi wayaan ooga kalsoonahay xamar saa nabad baan ku haystaaye

  • @mohamedabdihakim8017
    @mohamedabdihakim8017 5 лет назад

    magaladan wamagalo Qatar lkin askarta somalidan unacay ooo rufiyamintaa ooo habaynki kuwarega gaariga brobokiska walhi kuwa madowga kaficn adoo sharciwata lagudhahaya nani ame Ku uliza yakuwaydiyey markd lasobxdid saciil kuqabnya wadan adan udhalan marksad nacaysaa alxmdulh hada melan sharciken laidhahynbajoga

  • @abshirdhiiloow2581
    @abshirdhiiloow2581 5 лет назад +1

    Soomaali ????????????

  • @beerdilacashemrlove4226
    @beerdilacashemrlove4226 5 лет назад

    Nairobi 7milloin aya ku nolol

  • @halimamohamed1302
    @halimamohamed1302 5 лет назад +2

    The word Nairobi means cold in maasai language.

  • @cawiyahadadweynaha
    @cawiyahadadweynaha 5 лет назад +1

    Asc asxaabta subscribe iisaara

  • @mohamedabshir7716
    @mohamedabshir7716 5 лет назад

    KICC waa mesha aan nasino kudareemo markaan dalanahay

  • @user-gy6qd3tl1l
    @user-gy6qd3tl1l 4 года назад

    Isku raraN 😜😜😜

  • @shareychannel402
    @shareychannel402 5 лет назад

    Nairobi =mji ya bridi

  • @kareemthakhavor2028
    @kareemthakhavor2028 3 года назад

    Xitaa hadii an fahmi wayo marnaamijka waxaa si Dareen iyo soojidasho leh u dhageysataaa codkagag illaahey amarkiis❤️❤️❤️ horey u soco wll 🙏🙏🙏🙏🙏🙏