TAARIIKHDA NAIROBI By HCTV

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 64

  • @abdicisman1232
    @abdicisman1232 4 года назад

    Dadkoo ugu horeeye ee dagay,wadanka kiniya wxy ahaayeen somali

  • @hormuudsomaliradio6344
    @hormuudsomaliradio6344 4 года назад

    Masha allah horancable tv

  • @waanomedia289
    @waanomedia289 4 года назад

    Horn cable channel jira weeye

  • @nuuradiinmahamoud1009
    @nuuradiinmahamoud1009 6 лет назад +23

    Wariye aan Tageero Abdishakuur dayib maxamed hore usoco

  • @koofiyadacas1778
    @koofiyadacas1778 6 лет назад +5

    Mansha Allah saxafi cod kar ah luuq macaan oo faseex ah leh waxad tahay shakhsi aan taageero waxadna tahay wariyaha kartida iyo aqoonta badan horncable tv

  • @caawiyeofficial1450
    @caawiyeofficial1450 5 лет назад +8

    Cidii ila taageesan wariye abdishakuur dayib maxamed farta ha taagaan

  • @boramamusic6745
    @boramamusic6745 6 лет назад +2

    Masha alalaha wariye maskax badan insha alalaha allah guul ayaan kuu rajeynayaaa

  • @munahussein6516
    @munahussein6516 6 лет назад +2

    Well done 🙌🙌👍😘👍👍

  • @koofiyadacas1778
    @koofiyadacas1778 6 лет назад +2

    Bahda horn cable tv waxa u shaqeeya weriyayaal xul ah waanna in tv gu si habboon uga ixtiraamaa.

  • @koofiyadacas1778
    @koofiyadacas1778 6 лет назад +3

    Weriyayaasha horn cable waxa ay u kala horreeyaan kuwooda aan aadka u taageero sidan waxana ugu horreeya midka aan aad ka u taageero kan ku xiga iyo kan kusii xiga:
    (1) Cabdishakuur dayib.
    (2) maxamed boosh
    (3) Axmed Cumar shiikh nuur.
    (4) kawsar cabdiraxmaan cilmi faray oo aan ishay du waayadan qaban.
    (5) cabdiraxiin cabdullaahi nuur
    (6) Axmed siciid Axmed
    (7) Xamse Cali bulbul.

  • @abdikaderjama2122
    @abdikaderjama2122 6 лет назад +2

    masha allah wariye C/shakuur Dayib mohamed horumar ayaad muujisay

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl 4 года назад

    WAA WARIYE WAR BIXINO BADAN SOO KORDHIYAY DADKU AYNU AQOON DALAL AYNU MAQALNO JIRITAANKOODA.

  • @ahmedhani2575
    @ahmedhani2575 6 лет назад +1

    Abdishakuur dayib maxamed runtii docement baa soo diyaariye .barmajiyo kalena wan ka suugan oo kuwan kale ah mahadsanid bahda hctv

  • @abdallakamilyussufabdallak4115
    @abdallakamilyussufabdallak4115 5 лет назад +1

    M.a wxankamid ah midkamid ah tageerayaasha abdishakuur dayib

  • @khalidjibril9861
    @khalidjibril9861 6 лет назад +6

    Waaa yaxye maxamed oo jooga jabuti runti ad ban oo xiseya documteryka wariya jiraa abdishakur dayib nolow mchllh cood dahable isaka iyo maxamed booch hctv mahadsanidine waxan coodsaneyna dcmntery kaale like iyo subcrib waa diyarad hore oo soocda tv kaaliye an daaawado hctv

  • @dalmarshow7877
    @dalmarshow7877 6 лет назад +2

    Good job c.shakuur.

  • @axmedcabdiraxman8221
    @axmedcabdiraxman8221 6 лет назад +1

    C. Shakur horumar baad samaysay halkaa ka sii wad.

  • @diiniawadbadeed4272
    @diiniawadbadeed4272 3 года назад

    Neyrobi

  • @CirroMedia3129
    @CirroMedia3129 4 года назад

    Horta yaa leh nairobi

  • @fadimohashi771
    @fadimohashi771 6 лет назад +1

    C/shukuur waan tageeraa waa wariya buuxa😍

  • @samokuwaara9411
    @samokuwaara9411 4 года назад

    Good jod c/shakuur

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 6 лет назад +2

    Waa barnamij qiimo leh Wariye c/Shakuur dayb Maxamed horo usoco zhpo

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Год назад

    Tariikhda waxween baa lagu darey

  • @zackmismail6333
    @zackmismail6333 6 лет назад

    Barnaamij qiimo badan
    hore usoco zhp c/shakuur dayib maxamed
    warye dhamaystiran
    Horn cable tv mahadsanidin

  • @suldaanshucaypraage9175
    @suldaanshucaypraage9175 6 лет назад +1

    mashalh

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid 6 лет назад

    maansha allah waa barnaamij xiiso leh

  • @am3nkaldar833
    @am3nkaldar833 6 лет назад +6

    Soomlidu sidaa loo dalxiiso way yaqanan lakiin ma sameesan karan

  • @mokhaliif3212
    @mokhaliif3212 6 лет назад +4

    Nairobi maahan wadan jira waxaa ka fiican Muqdisho

    • @farduussalah942
      @farduussalah942 6 лет назад

      Maxamed Laki 😂😂😂😂😂😂

    • @farduussalah942
      @farduussalah942 6 лет назад

      Sodiga ku nool nairobi muqdisho sawta xabadu ka dhex dhacay habeen iyo maalin

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 6 лет назад

      Maxamed Laki Waqti xaadirkab Nairobi ayaa magaaleysan; awalse muqdishaa cajiibsaneyd. Tan kale 1899 ayaa Nairob8 la aasaasay halka muqdisho magaalo aheyd dhowr boqol oo sano ka hor.

    • @mohamedcoonka6685
      @mohamedcoonka6685 5 лет назад

      Miqdisho yaa rabo Ada jabstaye Nairobi 💖💖💋❤

    • @absamecadeog3702
      @absamecadeog3702 Год назад

      😂

  • @mohamedaliahmed6951
    @mohamedaliahmed6951 6 лет назад +7

    Waa kuwaas wariyasha loo bahan yahay fadlan wan idintagera wariyasha da da yar ee horn cable
    Plz kuso kordhiya qayb documentry ah oo idin hoostimada

  • @abdirahmanismailhussein1903
    @abdirahmanismailhussein1903 4 года назад

    Weriye Codkar ah aqoonyahan ah Go forward walal.

  • @boramamusic6745
    @boramamusic6745 6 лет назад +1

    Wariye dhulkiisa hooyo jecel Somalia

    • @farduussalah942
      @farduussalah942 6 лет назад

      borama music war wariyahani wa muwaadin reer somaliland ah mada yaqaanaba xagad somalia ugu dhajin

  • @cabdiqanitoronto6486
    @cabdiqanitoronto6486 6 лет назад +1

    aabaha cod tvyada vedio abdishakur dayib mahamed nin aataagaaro cod macan oo faseexa

  • @gallad-studio
    @gallad-studio 6 лет назад +1

    Masha Allah Sxb Abdi Shukur Tayib Sxb Guulayso Waa Warbixin Qiimo Leh

  • @peacepeace9765
    @peacepeace9765 6 лет назад +3

    Good documentary.

  • @rahmasalim5457
    @rahmasalim5457 4 года назад

    Asalaamu Calaykum aniga waxaan oran lahaa wadankeena aan dhisono oo wax aan lamaqlin aan ka dhigno aax yaa wadan Somalia

  • @khadardahir7737
    @khadardahir7737 6 лет назад +4

    Fikrad
    Dhulka somalida ama geeska Africa waxa u da' wayn ama u qadiimisan fadlan Abdishashur Dayib Mohamed sxp kaso diyariyey magaladasi oo ah magalo dhulkena u qadimisan una tarikhisan dhalintenuna ma kawar hayaaan badankoodu.

  • @abdalaali5142
    @abdalaali5142 5 лет назад +1

    Wlayalow waxynu lahayn casimad kaquruxbadan lkn wynu iskaga ciyarnay

  • @culatiasmaraniya4446
    @culatiasmaraniya4446 6 лет назад

    احسن من جيبوتي

  • @mahamedabdilahi2122
    @mahamedabdilahi2122 4 года назад

    Nin rageed

  • @shaaficicismaan
    @shaaficicismaan 3 месяца назад

    Xaafada islii waxaa dhisaay Reer JSL sidaa ha loo ogaado

  • @Madajiye
    @Madajiye 6 лет назад +1

    We tired islii lol

  • @aamiinofficial6401
    @aamiinofficial6401 4 года назад

    Nairobi maxaanaga galay?

  • @haniabdikadir316
    @haniabdikadir316 5 лет назад

    Wariyaha an taagro

  • @Hasaam930
    @Hasaam930 6 лет назад

    Somali meeshay dhagto waa abaar

  • @maxamuudyaremaxamed8871
    @maxamuudyaremaxamed8871 6 лет назад +1

    barnaamij wanaagsan weeye suxufi sare dayib

  • @farduussalah942
    @farduussalah942 6 лет назад +3

    Somalidu leel kastay tagaan wa qudhmiyaan 😂😂😂