Barnaamijka Caalamka Iyo Islaamka By Abdishakuur Dayib HCTV Hargaysa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2015
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 79

  • @aadmhirsi7700
    @aadmhirsi7700 4 года назад +15

    Baramijyada u so diyariyo Wariye Cabdishakur aad aya u xiiseya wana uga mahad celinaya sida khibrada leh

  • @maxamedxirsi4784
    @maxamedxirsi4784 5 лет назад +13

    Wlh weriye buura ah weeye ninkani rijaal

  • @saadaqmoha64
    @saadaqmoha64 6 лет назад +25

    Insha alh tano kale wn sugena cadowga ilahey inaa ku jabino allow musliminta isku xir

  • @bktechnology762
    @bktechnology762 5 лет назад +9

    Wxd soo diyaarisaa wll dagaalkii u dhaxeeyay ethiopia iyo Eriterea 1998

  • @bilebaaleyare1076
    @bilebaaleyare1076 6 лет назад +10

    Allahu Akbar

  • @calicabdilaahi1709
    @calicabdilaahi1709 7 лет назад +18

    imaaa nasru waaa ima shahaada viva masaaaaaaaariH

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl 4 года назад +6

    LIKE I SAAR HADAD TURJIMADAAS DHACDOOYINKII WAA WEYNA EE CAALAMKA KASO DHACAY TURJIMIDOODA TAGERSAN TAHAY AAD KU DHAGAYSATO LUUQADEENA SOMALIGA DAWLADAHA BADAN LAGAGA HADLO SIDA SOMALILAND,JABUUTI,SOMALIA.

  • @mustafjaahay8423
    @mustafjaahay8423 5 лет назад +6

    Marwaan balaayo ilaahay kugu rid islaamkana daba dhilifba dilaaya

  • @saadaqmoha64
    @saadaqmoha64 6 лет назад +5

    Masha alh alahu akbar

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 Месяц назад

    Laba boqola o askari iyo
    Laba boqola iyo
    Sideetan taangi
    Sidee isuqabanayan wayo tanagiga labaiyo
    Toban askari aya
    Kuqoran waraka ciidanka difaaca u aha taangiyad waxan kuqiyasikara labakun o askari wayo wuxuyidhi gobaha ayjoogen ayan yaran❤❤

  • @mohandemarcus288
    @mohandemarcus288 4 года назад +4

    Misliminta lagama wayo mid Ridoowa oo galada lasafta Taasna waa sababta musliminta uga guleysan la'yahay Lkn waxa iman doonta malin musliminta Gacantoda Kumamuli doonto dhamaan heer galbeedka insha allah

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys 6 лет назад +6

    Thanks Walaalkay Waxaana Kaa Codsan Laha Inad Noso Badisid Barnaamijkan Waayo Wax Badan Ayaan Ka Faaidaynaa

  • @ahmeddahir8726
    @ahmeddahir8726 6 лет назад +3

    mashallaha

  • @user-pd3ec6mh8z
    @user-pd3ec6mh8z 4 месяца назад +4

    Horta wariye cabdishakuur dayiyb xaguu ku danbeeyey?

  • @cumarsaleebaan2809
    @cumarsaleebaan2809 5 лет назад +3

    Rag adag bay ahaayeen

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 4 года назад +4

    Hadaan ka saaranaa Qudus insha Allah Cadaw Allah,

  • @abdiyusuf3543
    @abdiyusuf3543 6 лет назад +7

    ma Sha alah

  • @afbarwaaqo4394
    @afbarwaaqo4394 6 лет назад +10

    Manta Aya lo bahan yahay ragas o kale

  • @mustafjaahay8423
    @mustafjaahay8423 5 лет назад +2

    Alahu akbar

  • @warsamewaberi3084
    @warsamewaberi3084 6 лет назад +5

    Taariikhda somalida iyo halgankeedii iyo xornimadii jamhuurriadda Jabuuti marmaamijka anaga carab waxba nooma dhexeeyaan. Somali waligeed dad aan jeclayn ayay daba nashleeyaan

  • @adnaanahmed6017
    @adnaanahmed6017 6 лет назад +7

    Muslim gul

  • @mukhtarcabdirahman1369
    @mukhtarcabdirahman1369 5 лет назад +2

    Good suxufi

  • @hooyomcnewankujclhay1019
    @hooyomcnewankujclhay1019 5 лет назад +3

    Waleee dhul eey dadkiisa udhiman in uuusan xuroobeynin

  • @mahdiabdirahman4941
    @mahdiabdirahman4941 6 лет назад +3

    والعاقبة للمتقين

  • @mohamudxarbi3717
    @mohamudxarbi3717 5 лет назад +2

    Jecliyaa jabka yahuuda

  • @jamalabdi7875
    @jamalabdi7875 6 лет назад +4

    Hadaa loobahanyahay
    Jamaahiirtaa.
    Raga rag kategey

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 месяца назад +1

    Dagaaalkii 77 noooso diyaari walaal

  • @alihassanumal4986
    @alihassanumal4986 6 лет назад +1

    Maanta ayaa loobaahanyahay ragaaas alle ha unaxariisto

  • @Dayr12
    @Dayr12 Год назад +1

    Allaha jabiyo gaalada insha.allh guul 1 / 1 2023

  • @abshirlaaly1678
    @abshirlaaly1678 5 лет назад +2

    Israel kaligeed kagama guulaysan ee waxaa lasocday faransiiska iyo ingiriiska

  • @maxamedclaahi9455
    @maxamedclaahi9455 6 лет назад +2

    OK

  • @khadarmohammadadam1972
    @khadarmohammadadam1972 5 лет назад +2

    Haddii Aanay jabinin soonka si adag ayey u jabbin lahaayeen isareal waayo waajib ayey buriyeen Asxaabtii rasuulkuba iyagoo sooman ayey geli jireen dagaalka Alle na guusha ayuu ka siin jiray.

  • @muniitalove5887
    @muniitalove5887 5 лет назад +3

    Ax cabi goormay midoobi oo uu is laamku sareyn ax eeax

  • @jockerelmi2968
    @jockerelmi2968 2 года назад

    Cabdishakuur dayib mohamed iyo maxamed boosh waan kahelaa codkooda alle ha idin sharfo

  • @GAMAAN314
    @GAMAAN314 3 месяца назад +1

    🎉

  • @WAXGARAD577
    @WAXGARAD577 3 месяца назад +1

    13:42

  • @WAXGARAD577
    @WAXGARAD577 3 месяца назад +1

    3:12

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 5 лет назад +3

    sucuudigu dagaalka kuma jirin sucuudigu waa habar

  • @Axme341dCabdilaahi-n
    @Axme341dCabdilaahi-n 6 месяцев назад +1

    AXMED

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 5 лет назад +2

    hal dawlad ayaa intaasoo wadan oo caraba ka adkaatay

  • @jamaabdinaasir4722
    @jamaabdinaasir4722 5 лет назад +1

    Geesinimo ayey muujiyeen masar balse Syria waxay iila ekeed in ay wax dhiiranaansho ah aanu ka muuqanin maxa yeelay hal waddo ayey ciidankeeda Ku jeedisay , MANTA waa markeenii Udiyaar garow DUULAANKA ETHIOPIA !!!!!!!

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 6 лет назад +3

    qaybta kale noo so gudbi ciyaari waa gelin dambee

  • @sukhra3585
    @sukhra3585 3 года назад +1

    Iyagu waxay ku jabeen sirdoonka inana waxaynu ku jabnay 77 sirdoonka oo madaxwaynaheenaaba ahaa jaajuusku

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 3 года назад +1

      Beenta jooji s Barre waa sax inuu dad badan laayay diintana kasoo horjeeday lkn ilama aha in goorahan la heli doono mid lamida ee ciidankeena gaalo iyo islaamba waa laysugu tagee xiligan gacanteenu kujirilahaa xiligan

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 6 лет назад +3

    ciyaari waa gelin dambe , calaa kuli xaal markii danbe Siria iyo Masar waa la jabiyey sidii dagaalkii hore ee 6da cisho ee dhacay 1967 kii , weliba markan oo ahayd 1973 kii Masar iyo Siria way ku hoobteen dibna waa loo jabiyey

  • @maxamuudhasan9804
    @maxamuudhasan9804 4 года назад +1

    Masaarida waa kalaab

  • @garaadilkacaze6891
    @garaadilkacaze6891 3 года назад +1

    𝕄𝕟𝕫𝕙𝕒 𝕒𝕝𝕝𝕝𝕒
    𝕚𝕝𝕒𝕙𝕪 𝕙𝕒 𝕜𝕦 𝕩𝕒𝕗𝕚𝕕𝕠

  • @mahdiabdirahman4941
    @mahdiabdirahman4941 6 лет назад +3

    Sucuudiga ayaa aad u caawiyay masar

    • @jibriilhussein3781
      @jibriilhussein3781 6 лет назад +1

      Adigu sucuudi moyee wax kale garan maysid sucuudi ku was

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 5 лет назад

      been badanaa sucuudigu waa fulay

    • @abshirlaaly1678
      @abshirlaaly1678 5 лет назад

      Warbaahinta reergalbeedka ayaa waxay yiraahdaan carab oodhan Israel baajabisay lkn dagaalka sitoos ah waxaa ugu jiray ingiriiska iyo faransiiska

  • @guuleedxuseendirir6285
    @guuleedxuseendirir6285 3 года назад

    Hada ayaaa loo bahan yahay in la rogaal celiyo insha aalah galada way jabidoonta galadu

  • @Sumayyofarhaan-mr8bk
    @Sumayyofarhaan-mr8bk 9 месяцев назад

    folxumada io ceebta manta muslinka duul hoganeysa ragaas oo kale bay uu bahabtahay oo baxananin karaa hawshaas 🫤

  • @aliciise7634
    @aliciise7634 3 года назад

    Israel Allaha jebiyo

  • @ftimahassan4274
    @ftimahassan4274 3 года назад

    Viva israel

    • @sakiabdul
      @sakiabdul Месяц назад

      😂😂😂😂😂

    • @abdiqaniahmedjama4326
      @abdiqaniahmedjama4326 24 дня назад

      Ma yuhuudiyad ayaad tahay waa maxay sababyaada taagerida yuhuud maxaa keenay islaam inaad uga hiiliso gaal ???? .
      Ma ogaan karaa sababtaas

  • @AhmendyJully-tx5xe
    @AhmendyJully-tx5xe 8 месяцев назад

    Manta ururka xamaas in ey garab istaagaan ayey aheed syria iyo Egypt lkn waa wax laganoxo in Muslim lacunayo muslimkale uu hurdo

  • @hajijimcaale143
    @hajijimcaale143 10 месяцев назад

    Jkogoj9i

  • @adnaanahmed6017
    @adnaanahmed6017 6 лет назад +3

    Alahu akbar

    • @saidali-ns9fk
      @saidali-ns9fk 5 лет назад

      waxaan dhihi karaa waa wariye caanbaxay cabdi shakur dayib