Комментарии •

  • @hamseyusuf7471
    @hamseyusuf7471 2 года назад +2

    Maxamed cabdi Boosh aad iyo aad baan ula socda warbixinada uu soo diyaariyo.cod anad ka cajiseen buu Ilahay siyey Mansha allah.dadaalka halkaas ka sii wad wariye

  • @abdisitarabdiaziiz528
    @abdisitarabdiaziiz528 2 года назад +5

    Mohamed boosh Maxa loo siin wayey weriyaha aduunka ugu codka fiican Wlhy waa mid hogaaminaya jiilkan hada warbaahintu ku cusubtahay 🙏🏾

  • @tageyrahaweyneekooxahachel60
    @tageyrahaweyneekooxahachel60 2 года назад +4

    Tebiyaha Aan ugu Jeclahay Guud ahaan Geyiga Somalida

  • @abokorcarabileeye3177
    @abokorcarabileeye3177 2 года назад

    Warbixin qiimo badan , saxafi boosh mahadsanid

  • @mohamedmuhumed8854
    @mohamedmuhumed8854 2 года назад

    Mr.Boosh wariye heer caalim.
    more respect zxp.

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 10 дней назад

    Ina Booshow waxay yuhuuddu soo qorto ayuunbaad soo turjuntaa 😂

  • @CRAXMAANHUSSEIN
    @CRAXMAANHUSSEIN Месяц назад

    Aad baan u jecelhy wariyahan

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 2 года назад

    Waa ragii afrika ku dhakhleyn jirey qarnigaa

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 3 месяца назад

    Idi Amiin waxaa dib ugu celiyey kursiga Kana difaacay Ciidankii jabhada ee mucaaradka oo uu watey Musafeni..president. Actuely)Uganda hysta. 1971kiii. Iyo 1973 kii GEN.Siyad bare.

  • @user-ed2wv1uz3t
    @user-ed2wv1uz3t 2 месяца назад

    Waxaad ka tagtay inuu shir ku galay Baydhabo ,isaga iyo kan Sudan iyo Siyad Barre.

  • @abdaal818
    @abdaal818 2 года назад +1

    wuxu ahaa halyay islaamka uhiiliyay

  • @yaxyexasan7786
    @yaxyexasan7786 2 года назад +2

    Maxamed waxyar waxaad qaladay yaariikhda uu diinta islaamka qaatay

  • @MohamedHassan-en6kv
    @MohamedHassan-en6kv Год назад

    Ciidamada ruushka duulanka yugrayn

  • @mciisecali2681
    @mciisecali2681 2 года назад

    Maxamed Boosh mahaysaa ninka katirsanaa wasiiradiisa ee youtubka ijira isagoo idin amin dada afka Bostolad kagalinaya oo dalqada katooganaya margiyadana xabadukabaxayso ninkaa Magicisa iyo tetelkiisaa iisoo sheeg

  • @zadiiqsiciid
    @zadiiqsiciid Месяц назад

    Wxu dhshy 1928 diintana wxuu qaty 1910😂😂😂😂😂😂

  • @fareymaxamed2483
    @fareymaxamed2483 Год назад

    Adoonka aad moodo sac seenta laga gooyey Hanoo faalinin ee naga aamu

    • @calibaxdo8239
      @calibaxdo8239 Год назад

      Alle ha u naxariisto runtii libax ayuu ahaa

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 2 года назад

    Beentii gaaladu ka qortay ayuu faafinayaa,iska aamus

  • @abdirahmaanomer3060
    @abdirahmaanomer3060 2 года назад +1

    Waar qof ku maanu caadi ahayn adeer halyayga muslimka ah miyaanad taariikhdiisa si sax ah u dhugan soo diga sikale usheegay maaha