Siduu Nin 27 jir ah u dhisay Jamaahiiriyada Waalida ? | Qisada Qadaafi |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2022
  • siduu nin dhalinyaro 27 sano jir ah u afgambiay boqortooyadii liibiya kadibna u dhisay qaab xukun caalamka meel lagu arkay aysan jirin .
    markaan ka hadlayno qathaafi waxaan ka hadlaynaa 41 sano waali ah xukunka liibiya , waxaan ka hadlaynaa teendhadii uu meel walba u qaadan jiray , waxaan ka hadlaynaa kitabakisii cagaarnaa ee uu ula dhaqmi jiray sidii kitaab samaawi ah
    waxaan ka hadlaynaa hab dhaqankiisi cajiibka ahaa sida ku cabidiisi sigaarka hoolalka madax ku shirayso , waxaan ka hadlaynaa zanga zanga daar daar : iyo man antum , waxaan ka hadlaynaa ku dhawaaqida jihaad ka dhan switsrlen ::: nacaybka uu galbeedka siduu u sababay burburka liibiya
    waxaan hubaa mowduucuaan in uu ku xiiso galinaayo koobkaada shaaha soo qaado kadibna ila soco lkn inta aanan galin isii 19 ilbiriqsi si aan kuu xasuusiyo sponserka xalaqadaan .
    mucammar muxamed cabdisalaam abuu minyaar alqathafi wuxuu dhashay 1942 taasoo ah in la dilay asagoo 69 jir ah 2011
    wuxuu ku dhashay baadiyaha magaalo xeebeedka sirt , markaad maqasho al qathaafi waxaad ogaataa in loola jeedo qabiilka القذافة , ee kamidka ah qabaailka liibiya
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 570

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 Год назад +88

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @Somaliboy
    @Somaliboy Год назад +49

    Qofkii ugu khayrka badnaa dunida soo mara xabiibkena mohamed scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 Год назад +2

      صلي الله عليه وسلم 🌾 🌿 🍃 🌱 🌸 🤍

  • @zeckrieshuukeoffecil5363
    @zeckrieshuukeoffecil5363 Год назад +104

    Please wllhyga soomaliyeed aan kuwada salino xabiibkeena Mohamed ﷺ wll muraad ayaan leeyahay ee ii soo duceeya alaaha janada nagu wada kulmiyo🥺🥰

    • @macrobianson2g
      @macrobianson2g Год назад +1

      Saw saw

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 Год назад +1

      صلي الله عليه وسلم 🌾 🌿 🍃 🌱 🌸 🤍

    • @mahamudcade8533
      @mahamudcade8533 Год назад

      ❤️ sallallahu caleyhi wasalam ❤️

    • @zuheyrcade6239
      @zuheyrcade6239 Год назад

      اللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

    • @somalia499
      @somalia499 Год назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @4429
    @4429 Год назад +71

    Hadaad Rabto Lakulanka Allaah Acmaashaada Wanaaji❤️🙏

  • @wadaniboy9183
    @wadaniboy9183 Год назад +64

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhamed scw scw❤❤💖🕋

  • @cabdulaahifaysal6279
    @cabdulaahifaysal6279 Год назад +33

    Wll hal mar aan ku salino nabigeena mohamed scw

  • @mascuudcade454
    @mascuudcade454 Год назад +174

    صلو على النبي صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا 💞💞💞💞😭💎

    • @daarulqaraar7536
      @daarulqaraar7536 Год назад +7

      Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamantinba ♤..

    • @nimajirde6413
      @nimajirde6413 Год назад +4

      Salallaahu caalayhi wasalam

    • @maankaab4150
      @maankaab4150 Год назад +1

      27 halbuur leh fikir fiican

    • @zekimohamed3277
      @zekimohamed3277 Год назад +2

      صلى الله عليه وسلم

    • @mostelmiofficial8825
      @mostelmiofficial8825 Год назад +2

      Scw scw scw scw

  • @ismaip1
    @ismaip1 Год назад +179

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

    • @abdimacalinhaji
      @abdimacalinhaji Год назад +2

      V

    • @hassany6649
      @hassany6649 Год назад +2

      Vi vet så har vi

    • @hassany6649
      @hassany6649 Год назад +1

      Jag gillar i khadafi

    • @galmudug1044
      @galmudug1044 Год назад +1

      Wat man makes so proud or to show off over other ppl that he can write and knows how to speak English, cause if he speaks somali he will feel super disappointed and his chest will be so frozen and guilty , plz don't speak somali only English, cause our is country been destroyed and we get nothing left, plz act like English man and his language cause that he colonized, we love colonizam language, our native somali language will lead other pppl to hate us

    • @ahmedomar5952
      @ahmedomar5952 Год назад

      87,I WILL TRY

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Год назад +72

    Geesi Wadankiisa U Halgamay Maskaxduu Ku dhisay Intay Ka Yaabeen reer galbeedku ayay Dileen Shacabka Liibiya Maanta Alla Qadaafiyoow Bay Leeyihiin.!!! Allah Yarxmak

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Год назад +77

    Qadaafi Wuxuu ahaa Nin Cadeystay, Nacaybka Cadowgiisa, Waana Sababta sida Xun oo kabaxsan, Xaquuqda iinsaanka Loogu dilay. Allaha raxmaan ha unaxariisto, Geesi wadankiisa Jecelbuu ahaa💔😪

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 Год назад

      Exactly

    • @mateulahoz9396
      @mateulahoz9396 Год назад

      Xata walawasay qaadafi

    • @abdulaahiabdi5617
      @abdulaahiabdi5617 Год назад

      @@mateulahoz9396 yaa wasay yaase kugu yiri waxaas

    • @KS-wk6uk
      @KS-wk6uk 11 месяцев назад +2

      ​@@mateulahoz9396 Hadii la wasay waan hubaa wasmadaas iney ahayd markuu dhintay kadib. Meyd wasid maxay soo siyaadinee aanan wiswis ka ahayn. Nin dhintay futdisa ninki guskisa galiyayaa kalito. Koley waa fikir aan qabo anoonan taageero uhayn qadaafi waalow.

    • @ruweidahuseinjama4154
      @ruweidahuseinjama4154 8 месяцев назад

      ​@@KS-wk6uk😂😂😂

  • @kashuusevenk7
    @kashuusevenk7 Год назад +35

    One of the best leaders Africa has ever produced 👏 🙌 👌

  • @nimanali2107
    @nimanali2107 Год назад +44

    أللهم صلي على النبي محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 😘

  • @d.mohres5293
    @d.mohres5293 Год назад +53

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad ❤️

    • @iqrofaarax7448
      @iqrofaarax7448 11 месяцев назад

      صلي الله عليه وسلم

    • @iqrofaarax7448
      @iqrofaarax7448 11 месяцев назад

      صلي الله عليه وسلم

  • @mascuudcade454
    @mascuudcade454 Год назад +18

    War saaxiib Noo soo Turjum Qadafi sheekooyinkiisi Zhp waan jecalahay 😍😭

  • @Somaliboy
    @Somaliboy Год назад +38

    Cawa aan kuwada salino Xabiibkena Mohamed scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @saadaqmohamed3376
    @saadaqmohamed3376 Год назад +10

    Allaah ha unxariisto asigoo aduunka uneceb switzerland 🇨🇭 ayuu dhintey lacagta liibiya ilaa hada halkaan ayey buuxdaa

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 Год назад +59

    The best person Ever The Most knowledge able And The Most shine All Created Prophet Muhammad SCW❤❤💯☪️✅

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Год назад

      Muxammad Bashiir
      Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda.
      Muxammad ✔ Maxamad ✔

  • @ismaip1
    @ismaip1 Год назад +33

    Qadaafi, mopelki yara ee la odhan jirey ayan ku bartay, masha hogaamiye Islam alle ha unaxariisto 🤲🏽❤️

    • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
      @abdiasiisklarabdiasisklar8597 Год назад +1

      Kkkkk sayid bare Darood wakii cararay kkkk

    • @abrahamVSL
      @abrahamVSL Год назад

      @@abdiasiisklarabdiasisklar8597 21 sano madax kaaga taagnaa doqon🤣

    • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
      @abdiasiisklarabdiasisklar8597 Год назад +1

      @@abrahamVSL aniga Ayaa Darood Wax Ka kibir badan ma jirto qof waxa la ogada runta timaado Marka sheekadu xumaaato waxa yiri hawiye hubka Ka ilaalinaya kkkkk

    • @isxaaqibraahim5846
      @isxaaqibraahim5846 Год назад

      21sano ee maxamed ziyaad barre vedio haka soo sameeyo

    • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
      @abdiasiisklarabdiasisklar8597 Год назад

      @@isxaaqibraahim5846 siyaad bare fulay geesi ayaa ahaa adoonka qasay waxyaaabo. Badan wanaaag samayey qurux ayaan markindanbe cararay

  • @mustafe2068
    @mustafe2068 Год назад +10

    Waddankiisa waddan buu kasoo saaray, waxaan xasuustay Cali waji Ilaahay cimriga ha u siyaadiyee isagoo ka sheekaynaya sheeko ah: *"Dad ladnaan ma xejo ama ma xejisto."*

  • @alihaji653
    @alihaji653 Год назад +7

    Cumarow bwe noo soo badi mowduucyada noocaan oo kale ah. Mahadsanid

  • @axmeddaahir3055
    @axmeddaahir3055 Год назад +13

    Qeybta Alle ku siiyo ku qanac waxaad ahaaneysaa midka dadka ugu taajirsan.
    Nabi Muxamed ayaa yiri (NNKH)

  • @xafsamaxamud4884
    @xafsamaxamud4884 Год назад +18

    qof walpoo hami leh allaha u rumeeyo anigna sidkle

  • @MohamedHussein-fc9pv
    @MohamedHussein-fc9pv Год назад +22

    Barnaamijyada noocan ah ee xaqiiqda iyo taariikhda ku taxaluqa soo badi, Mahadsanid.

  • @jawdesigns2534
    @jawdesigns2534 Год назад +21

    Yaa cumar iyo asxaabta chanalka ogaansho ku xidhan all waxa idinku salamayaa salanta islmaanka asc. Wrmtu.allaahi wabarakaatuhu. Dhamantena cafimad taam ah alah ina wada siiyo

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 Год назад +35

    the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋❤❤

  • @Somali450
    @Somali450 Год назад +6

    Maasha allaah cumar aad baad umahadsanthy nooso badi madaxdan oo kale sida sadam xuseen iyo diyaad bare iyo arimaha suriya

  • @madaale5465
    @madaale5465 Год назад +38

    A legend never brings shame

  • @amaarakorhaan9922
    @amaarakorhaan9922 Год назад +10

    Wcs walal cumar ❤❤👑👑

  • @zaynuabdalla815
    @zaynuabdalla815 Год назад +61

    The best person ever and the most knowledgeable and the most shy all created is our prophet muhamet SCW SCW❣🥰

  • @shariifamahamedaadan2937
    @shariifamahamedaadan2937 Год назад +10

    Waan jeclahay in aan ku dhageysto lkn caawa waqtiga ayaa igu yar weynoo bari INSHA ALAAH horay u soco guul iyo GOBANIMO

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 4 месяца назад +1

    Allahu akbar masha allah taariiqda baal dahab.xaqa lama dafiree waxa uu ahaa geesinimo.waxa uu waayey caawimaad

  • @Abdilahi0909
    @Abdilahi0909 Год назад +11

    Ogaansho RUclips soomalida ugu jecelahay alle haku daayo Lph❤🖤💯

  • @aliahmedalhaadii7048
    @aliahmedalhaadii7048 Год назад +18

    MashaAllah barnaamij qiimo leh inshaarow jir oo jook
    inshallah

  • @mohamedsalimiin5441
    @mohamedsalimiin5441 Год назад +10

    Macmar AL Qadaafi🦁

  • @xoghayemedia3578
    @xoghayemedia3578 Год назад +24

    Halkan hadaa soo gasho walaal ku sali nabigeeni mohamed sallalaahu calayhi wasalam (scw)

    • @maxamecabdicilmi6706
      @maxamecabdicilmi6706 2 месяца назад

      Csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw cswcw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Год назад +8

    Allaha u naxaristo Ma'umar Alkhadaafi

  • @Yislim91
    @Yislim91 Год назад +7

    Ogaansho my favourite ❤ RUclips channel

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 Год назад +18

    Asc walka kherka jecel muraadkiina allaha Idin saqiro amiin yarp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Год назад +8

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @cabdiftaxeiis9644
    @cabdiftaxeiis9644 Год назад +7

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺDunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺDunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @mo-lyrics8538
    @mo-lyrics8538 Год назад +9

    Walalayal joojiya Liketa Linda to EED Magaca Nabiga Aad Ku raadineysan NNKH

  • @bushra1672
    @bushra1672 Год назад +7

    Wallahi waa iga qosliyay ninkaas 😀

    • @mahamedaadam
      @mahamedaadam Год назад

      اسراضين😅😅😅war ninku legendsanaa m.a

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 Год назад +11

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء الله يحفظك يا رب

  • @mascuudcade454
    @mascuudcade454 Год назад +9

    Guri Guri Ma Runtii Baa Noo soo Badi Wall Waan ku jecelahay 🇸🇴💞💞💞🇸🇴

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Год назад +6

    صلي الله عليه وسلم 🌾 🌿 🍃 🌱 🌸 🤍

  • @suldanjibriil8194
    @suldanjibriil8194 Год назад +4

    Tariikhda khadafi intaan way ka balarantahay hal dhan ayaadna ka hadashay, Way fiicnaan laheed inaa tixane ka sameeso si wanagiisa iyo qaabdaradiisa uwada fahano

  • @abasbashiradan3642
    @abasbashiradan3642 Год назад +8

    قدافي رجل شأنه عظيم

  • @xasaninhodestevano820
    @xasaninhodestevano820 Год назад +9

    Legendry Mu'mammar Al ghadaffi 🤩🔥

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Год назад +10

    Halmar kusali nabiga scw

  • @hajjiahmed2899
    @hajjiahmed2899 Год назад +6

    Aqoondhaadhi omar inshaar shukran akhii 🥰

  • @amuulomarosman9519
    @amuulomarosman9519 Год назад +7

    Cumarow qisooyinkii dadkii Hore noo so Badi pleaze☺️

  • @AnwarKhan-re9tz
    @AnwarKhan-re9tz Год назад +7

    runti utd wan ka sugayay qisada qadaafi👌

  • @ahmedabdiraxmaanawil4323
    @ahmedabdiraxmaanawil4323 Год назад +6

    Wlaalo ilaaha ha ku barakeeyo

  • @HOYGACASRIGA
    @HOYGACASRIGA Год назад +14

    Ustaad Omar Inshar Wax Badan Ayan Kaa Faa iday waxan Kugu Xeranahy 3years Allah ku Dhowro

  • @user-nl3zk2hq8u
    @user-nl3zk2hq8u Год назад +11

    Allahu akbar qadaafi ookale ayee somaliya ubaahantahay runtii

    • @nuh.mo.
      @nuh.mo. Год назад +4

      InshaAllah anigaa noqondoono...22 sano aa jira iisoducee

  • @kaldeeqmedia
    @kaldeeqmedia Год назад +8

    Inaba caadi maaha
    Jamaahiirta waalida ✍️
    Yaa is dhahaayay inan 27 jir ah ayaa afgambi sidaas uweyn sameen karaayo 👍🏻✌️
    Nal ifbaxay buu ku noqday xilligaas ✍️

  • @cadnancali4675
    @cadnancali4675 Год назад +7

    Masha allah ustad cumar horay usoco

  • @cabdimajiid9352
    @cabdimajiid9352 Год назад +5

    Cajiib runtii

  • @emem3711
    @emem3711 Год назад +10

    Muqaalada diyaarinteeda dhibataada loo maraayo io anaga raaxada aan ku daabaneyno kadib waxan ogaaday inaay dayn igu noqoneyso SBC like hadaan bixin waayo dayna wan ka carara aniga

  • @MohamedIbrahim-sn6wt
    @MohamedIbrahim-sn6wt Год назад +5

    OGAANSHO BEST CHANNEL🇸🇴👑✌

  • @cabdireermagaal2605
    @cabdireermagaal2605 Год назад +57

    Walal waxaan yahay wilyar oo kudhaqan Ethiopia garahan casimada labad waxaana lafagacsanyahay why ayay somalido ugunolanwayday waxaana layabanahay maxaan ugaa tirsananay Ethiopia markasi waxay noladhaqman itobiyanku sii nacan anan katirsanayn iyaga ana waxaan layabanahay maxaan ugatirsananay dad aan isku diin isku dhqan iyo isku af aanan ahayn waxaana horay umaqlay in ay Ethiopia iyo Somalia horay ay isku diriren markasi waxaan daremaa in aan ladhaqanahay dad aan ahayn dadkayga ee arinkaa xadaa kartid kasohadal waxaan giraa 15 waxaana malinkasii kafikiraa arintaa fariintaa xaday kusogarto walal kasohadal arintan Ethiopia iyo Somalia iyo maxaay dadkaa Somalida ee kudhaqan ay iskugumaleyan in ay katirsantihin Ethiopia waxaa horay loshegay in dire dawa iyo jigjega Harare iyo magaloyiin lamida ay katirsanayen Somalia 🇸🇴 😍

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud Год назад +9

      Wllo geesi ayad tahay wxsida inogalay wa gumaysigi reergalbedka e qarnigi 19aad bilawgisa ina qabsaday inago anxad iyo wx inakala xidha jirin ayay inaa qaybiye sababtuna wa inan ciid inoo babac dhigaysa afrika kunolayn haydayn isracno marka tarikhana aad ubadh

    • @Lee-wc3ky
      @Lee-wc3ky Год назад +3

      Meshada amni ku tahay qabil.iyo.qashin ma taqanid ..nabad iyo nolol wacan wad hysta ..gumaysi kuma jirtid .dhulkna ada leh.xukumada Ethiopiankna wa la wada leyahy cidna xoog kuguma hysto Hadaa isku filnansho gaadho wad ka go'i kartaa ..adon Qori qadan ..stay strong somlia wad ujeda Ina scholda qabyalda lagu barto

    • @aayahajiilkaproduction4612
      @aayahajiilkaproduction4612 Год назад +6

      Geesi damiirle alle hakubarakeeyo
      Ethiopia waa cadawga 1aad ee somaliya taniyo ahmed guray dawlad la aanta ayaa inoogu Wacan inaan kala halowno adkayso waxyar isha Allah waxa lagaadhay xiligii aynu dhismilahay inagoo israacsan oo awoodle fikirkana ilaasho wll cumar inshaarna waa arkidoonaa isha allaah

    • @waaisagii2928
      @waaisagii2928 Год назад

      Abdow af somali jajaban bad soo qortey hadad casimada labaad joogtana waa godey ban filayaa.
      Hadalka aad sheegtey waa Run.
      Somali meel kasta oo ay joogtana iyadaa is dulmisa, is guumeysata, is xaasida.
      Somali galbeed waa la heystaa oo xoog baa lagu heystaa dadka joogana xaniinyaha laga siibey, kuwa xilka loo dhibtana waa kaaba galaasyal waxba ma soo kordhinayan.
      Somali galbed iyo NFD waa la heystaa.
      Ma is weydiisey kuwa xorta ah ( somalia) maxaa vampire ka dhigey? Oo iyaga isla cunayaan?
      Tiisa daryeelaa baa tu kala ku dara.
      Xalka oogu wngsn waa in ay somalia lafaheeda u tashataa oo lugaheda ku istaagtaa kadib ban hiil iyo hoo ka sugeynaa..
      Dadkeyga somali galbeed waxan kula talin lahaa hurdada in ay ka kacaan oo somalinimada ay ku dhintaan..
      Adigana wxn kugula talin lahaa Taariikhda saxda ah hadad raadineyso awowyasha iyo cadowgada iyo reer galbed wxy qoreen oo dhan soo aruuri oo wada akhri waligaa one side story ma dhageysanin hana aaminin.
      Caqliga wngsn ee aad intaa ku garatey ilaahey ha ku ziyaadiyo wll.

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Год назад +2

      Wxd thy nin rag ah o fakarayo o somalinimo kuwaynthy lkn somalia mustaqbalkedu ma ficna hogamiye wngsn o u cadalad fali karana lama hayo somalida wacyigeduna hda ma ficne meshada ku gabo inta wax isbedelayan wxd thy somali dhab ah Ethopian matihid lkn mamulka hda mesha jogto xukuma Ethopian ah

  • @cabdiraxmaancqaadir6127
    @cabdiraxmaancqaadir6127 Год назад +8

    ماشاءالله

  • @mohajama8032
    @mohajama8032 Год назад +8

    Keep going pro

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 Год назад +2

    Alle ha u naxariisto cumar qadafii gees ayuu ahaa libyen sidu u dhinta qadaf libyen waay burburtay😭

  • @adan053salah7
    @adan053salah7 Год назад +2

    Sheekh cabdul xamid kishki ayaa Hure usii sheegay sida oo udhiman doona qadaafi .wayne rumooday. intaa inad so racisa ayay aheeyd ..tnks

  • @qiicaayewiilqaran6172
    @qiicaayewiilqaran6172 Год назад +1

    لاحول ولاقوة الا بالله العلي العظيم
    اشهد ان لااا إله الاااا اللــــــــــــه واشهــــــــد ان محمـــــــــــدااااا رســــــــول الله

  • @mascuudxikmaawi6838
    @mascuudxikmaawi6838 Год назад +3

    Al ustaad omar waan ku salaamy

  • @facarab2762
    @facarab2762 Год назад +4

    700k codsi waye hala igaarsiyo ustadka🖤

  • @sahraabdi1152
    @sahraabdi1152 Год назад +1

    Geesi ayuu ahaa allah yarhamu isaga iyo sadam hussein 😭🥺☝️🤲🥰❤️

  • @abdullahihassan1263
    @abdullahihassan1263 Год назад +7

    War waanin fiican😇

  • @amirabukar2913
    @amirabukar2913 Год назад +3

    Adiga ahaan naceyb qadaafi ayaa kaa muuqdo ma aqaano xogtaan naceybka ubadan meeshaa ka keentay, koley qadaafi qof biniadan ayuu ahaa laba dhinac leh xumaan iyo wanaag, xiligaasne adiga ma joogin mana ogaan kartid xumaanta qadaafi💯. Balse adiga xumaantiisa lee sheegtay waxaane umuuqataa mucaaradnimo.

    • @harishm6003
      @harishm6003 Год назад

      Wlhi wasaaax waxaa lagayabaa inufirsathee decomantry reer galbedka gadafi eey kasameyen ogansho

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 Год назад

      @@harishm6003
      Haa wuu iga yaabiyay hadalkasi dhan waa mucaaradnimo iyo diidmo kaliya, xitaa hal wax uu ku fiicna qadaafi ma sheegin. Mida kale qadaafi wuxuu ahaa nin dalkiisa jeclaa waa aragtay Libya sharaftee Aduunka ku laheed markuu joogay maantane waa aragtaa xaalka dalkaas. Ilahey ha unaxariisto qadaafi iyo intii lamidaa.

    • @ghst4487
      @ghst4487 22 дня назад

      ​@@amirabukar2913qadaafi burburka soomaali qeeb ayuu kaqaatay waa cadow

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Год назад +12

    The legend qadafi 💖

  • @yoonisfaarax3031
    @yoonisfaarax3031 Год назад +5

    Kanaalka ogaansho , Kanaal aqoon laga faaiidaayo iyo akhlaaq .
    Kanaalka ruuxdayda ayaa ku dhisantay

  • @verynal4710
    @verynal4710 Год назад +10

    ❤ﷺﷺ❤

  • @dineydibit5187
    @dineydibit5187 Год назад +5

    MashaAllah guy 👦 keep going 💪

  • @Zahruush
    @Zahruush Год назад +5

    Masha allh

  • @mustafakosovo5936
    @mustafakosovo5936 Год назад +1

    Halgamaaa Mucamar Al-Qaddaafi❤
    Alloow Kuu Naxariiso
    Allaahuma Aamiin🤲🤲🤲

  • @maxamedfaysal5458
    @maxamedfaysal5458 Год назад +14

    Qof kii igu horeyey ee dawada muqalkan keep going 🥰🥰

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Год назад +5

    OGAANSHO 🎤✔️👍
    OMAR INSHAAR 🎤 SALAN SARE 👋🎤✔️👍

  • @qaasimxuseen3680
    @qaasimxuseen3680 Год назад +3

    Siyad bare ayaa saan uu raaxesan jiri allaha ha uu naxreyste

  • @ismaaciilhiiraay8560
    @ismaaciilhiiraay8560 Год назад +5

    Waan jeclahay qof kastoo kaso horjedo galada iyo rer galbeedka

  • @abdimaalikmoban
    @abdimaalikmoban Месяц назад

    Hadaad rabto Lakulanka Allaah Acmaashaada wanaaji ❤🎉🎉

  • @daarulqaraar7536
    @daarulqaraar7536 Год назад +6

    Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamantinba ♤..

  • @user-eu2iv1zd3f
    @user-eu2iv1zd3f 5 месяцев назад +4

    Allaha unaxariste macamar alqadafi wuxuu ahaa halyeymuslim ah waxuua ku shihiday gacanta cadowgiisa

  • @ZoobeEnglish
    @ZoobeEnglish Год назад +5

    Tahnk you Mr Ogaansho 💖

  • @suldaancabdirasaaq3672
    @suldaancabdirasaaq3672 Год назад +3

    Qadaafi wuxu ahaa qof waalan oo fariida hadana si doqoniimo ah loo dilay.

  • @umumahir2140
    @umumahir2140 Год назад +2

    Somaliyay ogaansho wllh dhan walba wax waa naga tusay ee cadaqadayasha xilka haya maka takhalusnaa😭

  • @abdinasirabshir7876
    @abdinasirabshir7876 Год назад +10

    Xukun walbo oo dictator cawaqibkiisu waa burbur,
    Kuama sii jirto haduu daalim yahay.
    Mararka qaar waxan layaba somalida qar kamida oo dib u xasuusta wax laso dhaafay ama xukun soo jiray lkn hada aan jirin oo ay waaqica hada taagan isku dhaafiya oo ay dhahan waxan ahaan jirnay ama haysan jirnay.

  • @hassanwarsame6472
    @hassanwarsame6472 Год назад

    Waa nagu gaabisay barnamij ka cumar Al qadaafi ustad cumar .
    Sida uso diyaariso barnamij yadada Aad baa oogu bogay shukran 🎉💯

  • @saidkarshe2929
    @saidkarshe2929 Год назад +3

    Thanks Omar Mawduucyadaas Oo kale inaba Caadi Ma Aha

  • @naimamohamed1609
    @naimamohamed1609 Год назад +4

    Channel kan waxaan u sugaa sida BBC walikeenu u sugi jireen màkay maqlaan war cusub
    Mahadsanid omar

  • @mohamedabukar1286
    @mohamedabukar1286 Год назад

    Jazakalaahu kheyran walaal Cumar macluumaadkaan aad noo soo gudbisay

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Год назад +2

    Shukran OGAANSHO Channel.

  • @alihuseein9422
    @alihuseein9422 Год назад +5

    1969---1991 dowlada dhaanta somaaliya kasoo ifbaxday malahan
    Dadka libiyaanku ayagana waa nala mid
    Lawada madaxweynana Afganbi ayeey ku qabsadeen lkn libiyaanku waxay nagu dhamaan ilaa hada ma arkin quf kaqomameeyo xukumada lipiya qaar ahali moyee
    Somaaliyana ilaa hada ma arag dad xusa oo xitaa bugaag kaqora xukumada jaale siyaad Barre Mar walbo quluubteeyda ayuu ka guxayaa
    Dadaa modi doono inaan qabiil ku amaanaayo lkn ogaada inaan isku qabiil ahayn

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Год назад

      Dictator Somalia logama bahno lagamana ogole adiga qalbiga hakaga jiro e sug Afwayne aya so noolan done

  • @mudalibali9923
    @mudalibali9923 Год назад +2

    Masha allh wll ogaansho

  • @abdirisakhusseingallaydh3965
    @abdirisakhusseingallaydh3965 Год назад +5

    Mahadsanid 💯

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 Год назад +3

    700k coming soon in sha allah ustaad 0mar inshaar ❤❤🔥

  • @hamsemohamed6664
    @hamsemohamed6664 Год назад +1

    Waa siyaad barre uun isna kasoo sameee bal qaabkii xuma ee uu somalida u laayay iyo diintana ugu jees jeesey culimadana u laayay

  • @africaismyhome723
    @africaismyhome723 Год назад +4

    Thank you Omar Inshar

  • @YUSUF-hb2ox
    @YUSUF-hb2ox Год назад +1

    Mahadsanid Cumar.