Cunsuri Miyaan ahay ? | Falsafadayda ku aadan shucuubta Kenya iyo itoobiya | Maan necbahay ?|

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 дек 2020
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 862

  • @greatersomalia8115
    @greatersomalia8115 3 года назад +295

    Ethiopia 🇪🇹 3 Sano Ayaan ku Noola Kenya 🇰🇪 Yana 3 sano Ayaan ku Noola Warbixintaana Boqolkiiba Boqol wan kugu Raacsanahay

  • @farhaanmacalin2220
    @farhaanmacalin2220 3 года назад +15

    Cunsuri kuma tihid ee somali dadkiisa iYo dalkisaba bararujinaYa aYad tahaY ,
    Alle haku xifdiYo .... inshallah

  • @cabdirisaaqcambe6467
    @cabdirisaaqcambe6467 3 года назад +14

    Aad baan kuu taageeraa ogaansho cumar inshaar ❤❤

  • @cabdimaxamuud1877
    @cabdimaxamuud1877 3 года назад +5

    جزاك الله خيرا

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin
      "JZK Khayr."

  • @sergiogufo6534
    @sergiogufo6534 3 года назад +2

    MashaAllah mr: omar Ustashi runxanti wasaxanta waxn jogta maagala meru kasojedha gabalka nfd kenya 🇰🇪 cumata somaliyeed sodowadha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏻💪🏻🙏🏻

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 3 года назад +8

    Muuqal cajiba mansha Allah caqli iyo xikmad kudhehenatahy 👍🏼

  • @marwaanyare7277
    @marwaanyare7277 3 года назад +176

    Feylasufka ama mufakirka qarnigan waxan u aqonsaday ustad omar inshar inta igu racsan *like*

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад +1

      Cumar ✅

    • @mohametwardi7021
      @mohametwardi7021 3 года назад

      oo muxuu mufakar ku yahay bal iiga jawaab aan kula aragnee

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад +2

      @@mohametwardi7021
      Maxamad ✅ wardi
      Hadeeynan garashadaadu sareynin ma fahmikartid

    • @marwaanyare7277
      @marwaanyare7277 3 года назад +1

      @@mohametwardi7021dabcan adiga chenalka waa kucusubtahay su'ashan imaadan weydiseen hadan kaga jawabo wuxuu mufakir kuyahay caqliga iyo xigmada uu rabbi ugu deeqay inta an ka'arkay ayan ku ogaaday inuu nin aragti dheer leh yahay oo bulshada wax badan ufaaidey
      Mise mufakirka waxa utaqaana ninka bugagta badan qora ama oraahdiisa laso qaato

    • @mohametwardi7021
      @mohametwardi7021 3 года назад

      @@c.m.a.1937 reerkina haka waalanina mufakar lahaynine refrences ayuu kasoo diyaariya barnaamijyadan ee maskaxdiisa kama keene inder

  • @naimamohamed1753
    @naimamohamed1753 3 года назад +19

    Etiopia 2 sano ayaan ku noolaa kenyana 5 sano aqoonta aan u leeyahay 2 shucuub 100% ayaan kugu raacsanahay

  • @suhaybamohamed4397
    @suhaybamohamed4397 3 года назад +3

    Maasha alaah CUMAR waxaa tahay qof qalbi ahaan caafimaad qaba insha alaah dadka soomaaliyeed ee maanta innaga maqan ilaahay ayaa noo soo celin doona.

  • @ayannittamohamed5647
    @ayannittamohamed5647 3 года назад +4

    Masha Allah 💖💖💖 omar ishaar nin caqli usaxib ah waan kugu racsanahay aragtitada wanagsan ee Allah kugu deeqay Masha Allah

  • @ahmedabdi6891
    @ahmedabdi6891 3 года назад +12

    Walaal waa runtaa aniga kenya mudo 22 sano ayaan ku nolahay dal kawanaq san maleh waa dal dadka somaliyeed soo dhaweyey best country waa Kenya

  • @shaaficifaarax2255
    @shaaficifaarax2255 3 года назад +7

    Walaahay ilaahay baan kudhaartay waaa runtaa xataa xabad moos ah hadaad kagato mahadsanid bay kudhahayaan

  • @idmanabdi1350
    @idmanabdi1350 3 года назад +3

    Maanta anigaaa ugu horeeyo thnks cumar macallinkeyga nolosha allaha ku xifdiyo

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin
      "JZK Khayr."

  • @mohameddeeq5416
    @mohameddeeq5416 3 года назад +2

    Mshlh zhp omer inshr

  • @guleidhussein5208
    @guleidhussein5208 3 года назад +7

    Keep going macalin omar ishaar

  • @abaasbo9694
    @abaasbo9694 3 года назад +27

    400k let's go guys🤙wan soconaa

  • @caliciise4891
    @caliciise4891 3 года назад +9

    السلام عليكم استاذ

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 3 года назад +30

    Anu cidna ma necbi lkn cidii dalkayga hooyo faraha lasoo gasho wax ixtiraam nagama dhaxeeyo

    • @kinggoley5189
      @kinggoley5189 3 года назад +1

      waa saxanthye abyo

    • @mohamednoor9873
      @mohamednoor9873 3 года назад

      Omar halku usicdo waa maxa xirirka logu jarey hadal mucarad uma xuma

  • @zainebmohamoud4210
    @zainebmohamoud4210 3 года назад +9

    Mashallah ogaasho dareenka shacabka ayuu la jaanqaada🥰🥰🥰🥰🥰

  • @kingankitpamv4564
    @kingankitpamv4564 3 года назад +6

    no success without sucrvice ,horumar ayaan kuu rajaynayaa wllomar

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 года назад +11

    Keep going richaal🙏🙌

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin
      "JZK Khayr."

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 3 года назад

      @@asmaabintmohamed8429 wll mar hore ku saray sorry intan ka dahay

  • @raashidmohamed2031
    @raashidmohamed2031 3 года назад +1

    Mahadsanid ustd omar inshar

  • @mohamedhorseed7690
    @mohamedhorseed7690 3 года назад +15

    *Mayhi🥰 fanan mana 🥰heeso kaliya waxaan soo gudbiya quranka tafsirka iyo qisoyinka diiniga ah hubaal waad 🥰iga faa,idi doonta isoo booqo*

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 3 года назад +1

    Mahadsanid Ustaad Cumar...🙏

  • @mokhtaarkhadar8178
    @mokhtaarkhadar8178 3 года назад +50

    Best Man Motivation

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin
      "JZK Khayr."

    • @maxamedcllaahi5465
      @maxamedcllaahi5465 3 года назад

      @@asmaabintmohamed8429 Keep GoinG

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад

      @@maxamedcllaahi5465 wad mahadsantay Walal JZK Khayr

  • @adnaanyare4753
    @adnaanyare4753 3 года назад +24

    Waan idin samaalay team Inshaar 🙏

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin
      "JZK Khayr."

    • @adnaanyare4753
      @adnaanyare4753 3 года назад

      @@asmaabintmohamed8429 hye wll mcn waan kusoo booqan inşallah waana kuu saaray 🙏 😊

  • @amranabdukadir2686
    @amranabdukadir2686 3 года назад +1

    Ilaahey ha ku barakeyo ustad cumar

  • @rushdachannel7400
    @rushdachannel7400 3 года назад +2

    Mahadsanid OGAANSHO inta aad sheegtayba waa xaqiiq inuu ku sifeeysan yahay qofka kiinyaanka ah

  • @lionbully5330
    @lionbully5330 3 года назад +1

    Mahadsanid walal Omar

  • @imadudinabdullahi4070
    @imadudinabdullahi4070 3 года назад +4

    Xaqiiqdii video-gan wuu isaameeyey, masha allah mahadsanid.

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 3 года назад +1

    mahadsanid wll omer

  • @hassanabdi2742
    @hassanabdi2742 3 года назад +9

    Waa run wlhy kinya waa dad xitaa markaad ufiirsatid daacad ah
    Lkn Ethiopian Ku Wuu Ka duwanyhy
    Balse dadkeenu halkii siyaasigu farta ugu fiiqo bey waxka eegaan

  • @sultanjayte631
    @sultanjayte631 3 года назад +1

    Masha allah barakow mclin

  • @Abdisalan-fw6ch
    @Abdisalan-fw6ch 3 года назад +1

    Manshaallah anigo ku nool kenya wa runtiis omar inshar walal xaqiqda jirta ayad shegtee 🙏🙏❤️❤️

  • @user-qr1mg4rd8u
    @user-qr1mg4rd8u 3 года назад +2

    ماشاء الله😍الله يبارك فيك ويحفظك من كل شر وجزاك الله خير الجزاء👍استمر أخوي❤

  • @abdixafiiddiini3960
    @abdixafiiddiini3960 3 года назад +3

    Umar brother of allah keep going untii you reach the sky

  • @adankaaboy3080
    @adankaaboy3080 3 года назад +1

    Waa sax wll cumar inshar

  • @farduusmaxamed1657
    @farduusmaxamed1657 3 года назад +1

    Keep going pro omar inshallah

  • @abdirizakrashid6714
    @abdirizakrashid6714 3 года назад +3

    Macalin cumar inshar mahadsnd

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe2445 3 года назад +1

    Masha Allah brother

  • @Burtejunior
    @Burtejunior 3 года назад

    aad iyo aad wll cumar

  • @abuyusuf6071
    @abuyusuf6071 3 года назад +1

    MANSHAA ALAAH OMAR INSHAAR WAA RUNTAA BOQOL KIIBA BOQOL.

  • @shafieabdullahi3771
    @shafieabdullahi3771 3 года назад +1

    Best motivation omar

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 3 года назад +1

    Omar in shaar horay u soco huuuuuno

  • @xasanqaali6571
    @xasanqaali6571 3 года назад

    Mahadsanid wllka cumar inshaar dhiri galintaada mar walba iyo caqligda graadkaada saxda ah thanks pro

  • @AhmedMohamed-cr5fv
    @AhmedMohamed-cr5fv 3 года назад +7

    🇰🇪 Kenya Anaa ku NooL wallaahi waxaan oran karaa waa dadka Aduunka oo dhan ugu fiican Mxa yeelay waa dad ixtiraam badan oo Akhlaaq wanaagsan🥰🇰🇪🙏

  • @HB-ce6xz
    @HB-ce6xz 3 года назад +5

    All in all we still have good people in ethiopia. I used to watch jigjiga somali dance those Guys are impressive and gorgeous.

    • @Hippobottomless
      @Hippobottomless 2 года назад

      Are u ok in the head? Ppl from jigjiga are Somalis that’s why it’s called somali state. We are talking bout ordinary Ethiopian and Kenyan ppl not including somali states or ppl. It’s Kenya for me best ppl in east Africa

  • @facts611
    @facts611 3 года назад +28

    Wlhi anaa Kenya kunool waligeey nin kenyaati ah isma dib waaa dad aad u wanaagsan runtii
    Runta ka hadashey

  • @salmanjr9712
    @salmanjr9712 3 года назад +3

    Ogaansho keep going

  • @oscarmohamed8539
    @oscarmohamed8539 3 года назад

    Masha allah. Keep going

  • @calimire7928
    @calimire7928 3 года назад

    Waa sheeko cilmiyeeysan mahadsanid ustaadanaa al Kariim

  • @feysalmaxamed1744
    @feysalmaxamed1744 3 года назад +2

    The best intelgence man

  • @contactwaaaw9401
    @contactwaaaw9401 3 года назад

    horey u soco zhp

  • @adenabdullahi6173
    @adenabdullahi6173 3 года назад +9

    Kenyanku waiska dad caadiya lkn Ethiopia ka haishegin kuwas shekhoda iyo sharifkoduba waisku mid

  • @mustafaaxayaat4271
    @mustafaaxayaat4271 3 года назад +4

    Wa kusaxsantay wll inshaar

  • @zupersiciiddhiif2719
    @zupersiciiddhiif2719 3 года назад +3

    Mufikir omar inshaar❤

  • @ayanfarah9012
    @ayanfarah9012 3 года назад +8

    Igu qaado anaa ugu horeeya

  • @jamiilahashi181
    @jamiilahashi181 3 года назад

    waa sababta aan markasta kuu daawado thnx wllo omar inshar

  • @rahmohuseinahmed2877
    @rahmohuseinahmed2877 3 года назад +1

    Xigmad baa kaa buuxda iyo sharaf walal keep going ogaansho ❤🤴

  • @clqaadirdaahir6743
    @clqaadirdaahir6743 3 года назад +2

    qofkii ugu horeeyey

  • @Abusufiyan_____4
    @Abusufiyan_____4 3 года назад +2

    Thanks inshaar

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin
      "JZK Khayr."

    • @Abusufiyan_____4
      @Abusufiyan_____4 3 года назад

      @@asmaabintmohamed8429 ok sister ♥️

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 3 года назад +10

    masha allah omar ishaar .you really share us a usefull topics every time

  • @jossephsaid1303
    @jossephsaid1303 3 года назад +6

    Ogaansho😍🙏

  • @umufatuma7472
    @umufatuma7472 3 года назад +8

    Waa runtaa shacabka kenya waa dad aad ufiican waana dad nabadeed oo ilbax ah waa dad lala dhaqmi karo dadkan cumar waa cunsuri ku hayo ma fakarkiisad ku haysataan intu labada dal ka sheegaybo waa runtiis cidna muusan ceebayn

  • @mohamedmohamed-lb8jm
    @mohamedmohamed-lb8jm 3 года назад +1

    That’s good statement I agree with you hundred percent

  • @abdallamohamed8313
    @abdallamohamed8313 3 года назад +7

    Wllhi omarow been maadan sheegin waa dad wanaagsan kaliya islanimo ayaa ka dhiman

  • @savage-momusic821
    @savage-momusic821 3 года назад +2

    Wan kula raacsanahay ustaad 👍

  • @LAAMPODCAST
    @LAAMPODCAST 3 года назад

    Guuleyso walaal Omar inshaar

  • @malisasaid4122
    @malisasaid4122 3 года назад

    Masha alah wall alaha kuxafido horay alaha kubarakeeyo cilmiga iyo caqligaaga

  • @axmedgaraad8413
    @axmedgaraad8413 3 года назад

    masha allah walal cumar inshar wasax waxbadan ayanka kafa idnay

  • @garaareofficial7129
    @garaareofficial7129 3 года назад +1

    Keep going

  • @cabdishakuurjouwhar1647
    @cabdishakuurjouwhar1647 3 года назад

    Thanks waan sugayn arinkaas keep goin pro

  • @biledalmar
    @biledalmar 3 года назад +7

    Omar sxb aad iyo aad ayaan kuu raacsanahy wlhy waxad modaa inaad qalbigayga wixii kujiray aad akhrinayso. Nin diyaarsan ayaatahy sxb waanu kugu xidhnahy. Hore usoco....

  • @cabdixakiinawcali7679
    @cabdixakiinawcali7679 3 года назад +3

    AMA na mac ama na jeclow Anagu Ethiopian ayaan nahay Alxamdulhih inaan dad Qab iyo qiima leh nahayna Caalamkaa na og Adiga waxba amaan kaagama BAAHNIN lkn waxaad ogataaa inaan anigu mar walba ku dhagaysto Dar ilaahayna kuu jecelahay !

  • @riyaadullhcabdi8765
    @riyaadullhcabdi8765 3 года назад

    Guulayso Wall omar inshaar ♥️❤️❤️
    Haliicin abidkaaa

  • @macagxadeed5870
    @macagxadeed5870 3 года назад

    Masha Allah wll

  • @daacadofficial4664
    @daacadofficial4664 3 года назад +2

    Keep going ogaansho

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin
      "JZK Khayr."

  • @gediisking6923
    @gediisking6923 3 года назад

    Masha Allah my dear brother

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 года назад +1

    Thank you 🙏

  • @noloshacooking3122
    @noloshacooking3122 3 года назад +1

    Allaha ku xafido ustaadiii 😍😍🙏

  • @hanadahmed1057
    @hanadahmed1057 3 года назад

    Macha allh wll Somaliyed

  • @fivemin555
    @fivemin555 3 года назад +3

    cajiib Waxani Waa Amuuro Cajiib Badan anigu hargeisaan deganay waxaan hore ulayaabanaa shucuubta caruurta reer hargeisa iyo muqdishu eekuaadan isnacayb,caruurta reer hargeisi waxay aamisanyihiin inqofkasta oo reer muqdishu ahi qolquliyay dhiigii awoowayooshood maantana waakinya iyo ethopia, anigu marwlba ilaahbaan kabaryaa inuu umaddan dariiqa saxdaa kusoo hanuuniy aamiin yaarabbi

    • @hamzaabdiazez3070
      @hamzaabdiazez3070 3 года назад +1

      Kuwaas anakakadaran wayo waxaan nahay muslimin hadana iskudhaqan ah qalbiyadena allaha haiskuduro

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 3 года назад +4

    Waa runtaa wlhi adi cunsuri matihid lkn hadii dalkaada iyo dalkale ishaystaan akiid dalkaada lajirtaa waana wadanimada 👈

  • @ezraseadmahamuod9644
    @ezraseadmahamuod9644 3 года назад +1

    Keep going bro

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 3 года назад

    Ustad wan kugu raacsanhay 100% fikirkaga shalhsiyadeed👍

  • @farhiyahasan7259
    @farhiyahasan7259 3 года назад +1

    Hogamiya kooxeedyada Somalia Allaha soo afjaro iyo cidkasta oo shisheeyaha dabadhilif u ah umada Somaliyedna cisigooda iyo sharaftooda Allaha soo celiyo

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 3 года назад +3

    Wacyi galinta xikmada xanbaarsan waa taan kuugu nimo bro,
    Horey usoco sideey tahay ayaad ukala dhigdhigtey,
    Baraka Allahu fiyk

  • @mohamoudahmed768
    @mohamoudahmed768 3 года назад +1

    ماشاء الله ❤

  • @hodanhiis1731
    @hodanhiis1731 3 года назад +5

    m.allah bro

  • @khalidaxmed3541
    @khalidaxmed3541 3 года назад +41

    Omar inshar mufakir ummaddiisa maal gashaday Allah yaxfidak akhii karim 🔥❤🔥❤🔥❤🔥❤🔥❤

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 3 года назад +2

    Wcs wll cumar horay usoco aad kuu taageeraa guul iyo gobanimo insha allh

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin
      "JZK Khayr."

  • @abayomcn865
    @abayomcn865 3 года назад

    Absolutely right💯

  • @yusufibrahim9060
    @yusufibrahim9060 3 года назад +1

    Masha alh ustad waaa sidaa sheegtay isku ma dhowa shacabka Kenya ayaa fican

  • @chefMohaOfficial
    @chefMohaOfficial 3 года назад +2

    Xaqiiq wlhi Kenya 11 Sano Ayan ku Nolahay Wa Shacabka Agu Wanaagsan Africa Ee Lala Noolaan Karo Cunsuriyad Ma Yaqanaan ❤ Kenya Wan jeclahay wlhi ❤

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil 3 года назад +1

    Waankugu raacsanahu xaqiiqdii Omar inshaar shacabka kenyanka ah waa dad is dhax gal leh waa dad dhiig leh waa dad lala noolankaro waan aminsanahay dadkaas 16 sano ayan ku noola kenya

  • @siman8711
    @siman8711 3 года назад

    Masha allah omar inshaar qof nagu qaali ah baa tahay

  • @abahaabihii7195
    @abahaabihii7195 3 года назад

    Ogaansho wa Chanalka an ugu Jeclahay Janalada You Tubka
    Cumar inshar wan ku salamay Macalim💟

  • @cabdifitaaxmohamed5879
    @cabdifitaaxmohamed5879 3 года назад +1

    Ustaad Omar inshaar waanku salaamay Ustaad Aan waxbadan kafaa iday Ustaad Horay Usoco Ayaan kuleeyahay

  • @calimaxamed1069
    @calimaxamed1069 3 года назад +3

    Ane first pro markasta anauhereyo wall nosobi

  • @MohamedSalafi
    @MohamedSalafi 3 года назад

    alle haku barakeeyo