30 sifo oo ay leeyihiin dadka indheer garadka ah |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @dersohnvonpiraten2267
    @dersohnvonpiraten2267 5 лет назад +241

    Umadeenii inkaar baaku dhacday, bal xogta walaalkeen Omar Inshiraar uu waqtiga geliyey si uu wax Positive ah inookusoo gudbiyo, halkii ay falcelin Positive ah ka bixin lahaayeen waxay kaga dhegtay" anaa usoo horeeyey, anaa kow ah iyo like ii saara iyo ereyo noocaas oo kale ah oo bilaa macne ah"
    Somalis wake up!
    Thank you walaal Inshiraar I appreciate you that 🙏

    • @abdirahmanomar9091
      @abdirahmanomar9091 5 лет назад +6

      Wlhi anaa layabay waxan macno ahan ayay ku masha qulsanyihin

    • @NasihaFaisal
      @NasihaFaisal 5 лет назад +4

      Imka niyada kalaha wxaynu dadka horumaray ugaadhi lanaHy weeye hadiii ay jirto hadaf aynu somali ahan kuwado dhaqaaqayno san ba maynu ahanyn

    • @dersohnvonpiraten2267
      @dersohnvonpiraten2267 5 лет назад

      @@abdirahmanomar9091 Allah dariiqa horumarka hayna tuso walaalo umadeenii waa halaabeene

    • @dersohnvonpiraten2267
      @dersohnvonpiraten2267 5 лет назад +1

      @@NasihaFaisal haa walaahi Facebookna qabiil baynu kuwaalanay, RUclipsna Like ii saara uunbaa Comments uga baranay, Iminka hadaad youtuber- kale fiiriso dhamaan dadka aragti saliim ah bay dhiibanayaan . laakiin youtuber Somali ah hadaad qaybta Commentska fiiriso waxaad isdhahaysaa malaha wax miyir qababa Somalida waaku yaryihiin!

    • @qaniyomedia
      @qaniyomedia 5 лет назад +2

      Markasta dadka caqliga usaaxibka ah way yaryihiin

  • @abdirahmanbotan2209
    @abdirahmanbotan2209 5 лет назад +411

    Sifaad badan waan iskuhuba janis kayga mid kafaidaysta inan noqodo igu duceya asxaaby

  • @yahyeabdiahmed9793
    @yahyeabdiahmed9793 5 лет назад +70

    Marka hore mahadsanid wll ilahay baa iga sareeyee intaa aad sheegtay badankood inan ahy Alxamdulillah
    allow noo siyaadi
    manta ayan ogaday inan ahy indheer garad ama caaqil inkastay dadku horay igu dhihi jireen sida dadka wa wayn ayad u fikirta una hadasha
    alx ❤️❤️

  • @mommysqueem3793
    @mommysqueem3793 5 лет назад +252

    in lis amaano ma fiicnee wxaan ahay indheer garad alxm😍😚 wll idheh Allah Ku siyaadiyo

  • @apdllembappe8221
    @apdllembappe8221 5 лет назад +357

    Qofki commemtiga Arka Waxn U RajayNayaa CimRi dheeri Iyo Cipaado Zuupan Iyo Mustaqpal Ifaya🌏🌏🌏❤❤💙👇👇 Like

  • @nn-gc7hj
    @nn-gc7hj 3 года назад +28

    mahadsanid wll ❤walaheyga iduceya in allah waxan jecla o qerku kujiro isiiyo 40 qof wala aqbala ducadoda 😢😢😢😢

    • @monamandeeq3059
      @monamandeeq3059 Год назад

      Amiiiin wlll alle ha ku siiyo wax wlba o khayr kuugu jiro🤲

  • @patorenking988
    @patorenking988 5 лет назад +77

    Sxb anigu intaba wn isku arkay isumana arko in an heersare joogo wxn ku nolahy qurbe siiba ajaniibta qarkod waxay i dhahan waxad tahy intelligent iskuulka iyo bulshada. God bless you sxb inshaar waxana jeclahy barnamijada chanalkaga

    • @ruweyda_quruxx3955
      @ruweyda_quruxx3955 5 лет назад +1

      Masha Allah ilahy haku ziyadiyoh wllo😘

    • @mohamedyussuf7133
      @mohamedyussuf7133 5 лет назад +3

      Walhi been Allaa cayaye intaasbo waan leyahay .INTA Badán 28 waan hubaaa ... Sido kale cumar inshaar markaan asne qiyaasay ..28 ayuu leyahay markii laga reebo 2.daas oo usan jecleyn amaba iskareebo ... Hhh kaftan lee uqaaata qaraabo sido. Kale walal sare mahad sanid

    • @shaaficihaji
      @shaaficihaji 5 лет назад

      war faanka mxuu ahaa qof walpo wixi uu yahy asage gaar u thy ha qarsado😅

    • @ghazalihussein7990
      @ghazalihussein7990 3 года назад

      Mashaa allah

  • @houdaali9133
    @houdaali9133 5 лет назад +40

    Cumar ani leed iga hadlosaa manta see cml😂😂 wallahi❤❤

  • @xogahachannel2641
    @xogahachannel2641 5 лет назад +134

    adiga commetigan aqrinayo cafimad io cimri dher Allh haku siiyo

  • @user-lu6zf6my3y
    @user-lu6zf6my3y 3 года назад +30

    We call them high potential 🤓 اللهم علمنا ما ينفعنا و انفعنا بما علمتنا و زدنا علماً dadalkaga allaha kaa abaal mariyo walal

  • @allmayyouwannawatchthis1658
    @allmayyouwannawatchthis1658 4 года назад +7

    wow mansha Allah wllkay omer.........adunka iyo akhiraba libaa qof xidmad badan baa tahay runtii thanks alot

  • @cuteanimalshorts6002
    @cuteanimalshorts6002 5 лет назад +44

    Intaaba wn ahy mhdsnid kalsoonidaydaad kor u qaadey Ogaansho 😘😘

  • @hoobaanhawd
    @hoobaanhawd 5 лет назад +18

    Wlhi inkastoo la yidha
    Qofku sida isku yaqaana
    Maaha ee waa sida lagu yaqaano
    Balse arimahan aad sheegayso
    Waan leeyahay dhamaan iyo kuwo kale oo badan insha allah isoo duceeya inaan noqdo qof wanaagsan dunida taariikhda wanaagsan lagusoo qaato

  • @abdelhakimahmed3695
    @abdelhakimahmed3695 4 года назад +13

    *_30kaa sifo 100%100 hadaad isku aragtay inoo wada ducee dambigaaga allaha dhaafee❤ _*

  • @umuamiir2888
    @umuamiir2888 5 лет назад +39

    Wiil yar oon dhalay 6 sano jir ah aya sifadkas leh 99% waxyabaha lagu cawiyo eey u bahanyihin noso gali iyo waxa dhib ku keni kara ee lagu daynayo wlshay cumar jazakallah wlhi wan la yabi jiray ilmahan muxu sidan la yahy

    • @bellashariif4214
      @bellashariif4214 5 лет назад +2

      Umu Amiir maaha allah

    • @umusaaraosman2934
      @umusaaraosman2934 5 лет назад +2

      Masha allaah

    • @studyingermany9925
      @studyingermany9925 5 лет назад +2

      Wiilkaada heybadiisa haku ciyaarin wlhi, aniga tan igu dhacday oo kle ka ilaali pls talent kiisa ku taageer, buugaag quseeyo cilmiga sida physics, xisaabta chemistry ga, computer ka farshaxanka ama arts sidaa utaqaano, ku taageer inuu helo information ama macluumad quseeyo heybadiisa.
      Xisaabta iyo physics oogu dadaal buugaagtooda iyo qalabkooda, wlhi hadii kle qof lagu wareero ayuu isku badalaa oo dhagool inuu yahay iyo in kle lakala aqoon waayo

    • @nimamohamed9651
      @nimamohamed9651 5 лет назад

      Wllo hadad qurbaha jogto test ba la Mara waxa la dhaha QI test waxana ka qada psychologist ga

    • @fartunwarsame5882
      @fartunwarsame5882 4 года назад +1

      kibirka hakabadin, waxqalbiga kajabiyo ka ilaali waqtigiisa waxbarasho gali waliba diinta quraanka iyo tafsiirka iyo axaadiista, iyo wixii school ka maadiga kuusaabsan, iskuday ilmayaasha aan wanaagsaneyn inaadan kudhexdarin, waqtigiisa mashquuli iinsha allah, maasha Allah

  • @faaismohumed744
    @faaismohumed744 5 лет назад +9

    *Cumar ilaahay hakula garab qabto somalida kaalin waybaad kaqaadatay xaga dhalin yarta wllo guul kuurajaynayaa ilaahay daraadii ayaan kujeclahay*

  • @khalidabucamaar42
    @khalidabucamaar42 5 лет назад +132

    Ana uhoreyay mantee
    Chanelkaygana soo boqda wldy waxd ka helaysa muxadrd quraan iyo casharo diini ah kutub

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 5 лет назад +10

    Subhanallah 99℅ calaamadahaan wn isku arkay runtii..
    Thanks Wll Omar . jazakalah khair

  • @jecelyahanpoi7261
    @jecelyahanpoi7261 5 лет назад +101

    🤩🤩🤩Alow rmdnka napd iyo cfmd nagu gey o.thnkss teacher

  • @ayaanlejaamacaarman7970
    @ayaanlejaamacaarman7970 Год назад +3

    Mansha Allah wll mahadsanid, runti wax badan ayaan ka faa'iiday mow-ducaan. Markii aan is qiimeyay waxaan ogaaday in aan ka mid ahay dadka Indheer garad-ka ah alx.

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 5 лет назад +129

    Congratulations for everything may brother allah bless you with good health and happiness and success in life insha Allah bless 🙏 😚❤💋💋💋

  • @abdullahiaynte5852
    @abdullahiaynte5852 5 лет назад +19

    Wlh inta sifaad aa sheegtay Omar inshaar Hal xabo igama maqna 😢 Alxamdulillah .

  • @mokaafi6195
    @mokaafi6195 5 лет назад +3

    Qodobada ugu danbeeya way itaabten runtii sida: inan asxaab yarahay oo ahay dadka goonida jecel,aamusnanta, fikirka badan hadanan wxba qabneyn wan murugoda anigobfashil daremaya, iyo inan dulmiga jecleyn. Cabqari iskuma arko lkn tilmaamahas wan leeyahay dadkana iguma jecla.... mhdsanid Omar3👍

  • @qarjuunofficial7111
    @qarjuunofficial7111 Год назад +2

    Masha allah wax badan waan raadinayay qof ka hadla arimahan oo kale si aan u ogaano dadkeena indheer garadka ah yaguna isu fahmaan.
    Mahadsanid walal.

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed5501 5 лет назад +15

    Xshmad ba ku hyaa ustaad hdu jiro xshmad iyo wng qofn uhyo kow ba ka tahy🤚🏻 USTAAD OMAR

  • @muzapmohamett7977
    @muzapmohamett7977 5 лет назад +9

    Barnaamijkan aad ayuu ii soo jiitay
    Marka wll omar barnaamijyadaan oo kleh inoo soo badi 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 5 лет назад +136

    RUclipsr inaa noqdo rapaa mx iledihin asxpy commenti bixiyoow waa kadalay
    👇❤️❤️😂😂

    • @haawaluul5339
      @haawaluul5339 5 лет назад +6

      Salman Abdullahi noqo wllhi anpo saas kudhihi rapeee sanadbo caan kuthy mr like 😂😂

    • @Challengekilers
      @Challengekilers 5 лет назад +2

      Hori usoco sxp sare

    • @queennatasha6274
      @queennatasha6274 5 лет назад +2

      Salman Abdullahi kuzoo dhaweyneyna wiilka liketa kucaan pxy

    • @abdii9086
      @abdii9086 5 лет назад +1

      U istaag una tadaal si dhab ah

    • @abdullahidhanaan1966
      @abdullahidhanaan1966 5 лет назад +1

      Hore usoco sxp

  • @Bashaar.B.W.
    @Bashaar.B.W. 3 года назад +4

    Aad iyo aad ayaan uga fahmay waxbadan oo nafsiyan ah 😇🙏❣

  • @cabduqaadirmacaaniarts2289
    @cabduqaadirmacaaniarts2289 4 года назад +7

    Maashaa allaah chanalka ogaansho aad Iyo aad ayaad u mahadsan tihiin sida wanaagsan ee aad u soo bandhigtaan barnaamijyada aan xiiseyno sida kuwa diiniga ah Iyo sida aad u tifatirteen Hagar LA.aanta Iyo taarikhaha aad boo soo bandhigteen waad ku mahadsan tihiin 100% allaha idiin xifdiyo aamiin aamiin aammiin

  • @iamabdirahmanmo9398
    @iamabdirahmanmo9398 5 лет назад +6

    Jazaka Allahu khayr wll Dhiirigalinta aad wado intii wax ku qadata ilahay haynaga dhigo.
    Qofka uu ilahay wax fahansiiyay wuu fahmaya. Mowduucan Aad ayuu ii taabtay iigana Hadlayaa Mahadsanid wll Hore u soco Allah macak. 🎲🔝🕊

  • @AliMadoobe
    @AliMadoobe 4 года назад +13

    I have over 80%characteristics mentioned in the video yet I don’t consider myself as cabqari.
    This looks like combined summary of different personal traits and needs more reclassification. Viewers take this presentation with “grain of salt”

  • @teamkasow9553
    @teamkasow9553 2 года назад +8

    شكرآ أستاد عمر بحسن مشاركة هده المعلومات مفيدة

  • @cabdinaasirburhaacabdi2395
    @cabdinaasirburhaacabdi2395 4 года назад +4

    Masha alaah waan isku arkay dhamaan dabeecadahas xata dadka qaar markaan ka dhex baxo way icaayan👍

  • @sulakagelax4781
    @sulakagelax4781 Год назад +4

    Inta sheegtay wa isku arkay markasto wa fikiraa hawenki ama waaga markuu baryo cirkaa fiiriyaa sido kale wxaa jeclhy aamus naanta ❤in ley amrana aduun ka ugu necbahay dadka qaar marka arko wa kibir badan tahay idhahaan 😊iskaga dhola cadeya ❤ qeelida ma jecli in si caadi qofka wax iigu sheego jeclhy ana majecli ina qof ku qeliyo saxiibo badan malihi hal gabar fasalka ila dhigato bas sxb la ahy❤ Sido kale dadka social media ha friends ka kunahay hada la shekeesanaayo inta ugu badan ina wax su'aalo iska jeclhy 😊 hadi hawl laqabanayo ina kaligeyga qabto jeclhy ❤

  • @yncyuusuf1531
    @yncyuusuf1531 5 лет назад +5

    Mahadsanid masuul wax badan ayaan kaa faiiday baarakallaah
    Sifaadkaan 95% waan leyahay axl
    Adna waxaad ii xaqiijisay tuhun igu bayrnaa

  • @cabdiismaciil1262
    @cabdiismaciil1262 4 года назад +4

    Aad ayaad ugu mahadsantahay, xogtan qimaha badan eed nala wadaagtay saxibow, intas markan kagudbo xaqiiqatan xogtan sidey udhantahay tilmamahayga ayey kusaabsantahy ,markii laga reebo qodobka ah ( inuusan lahayn saxibo badan) . Aniga qofkasto aan isla hadalno waan is fahamnaa, wax jiraad kahadashay masuul 🙏🙏🙏🙏🙏👍👍

  • @abdisalamsaid9446
    @abdisalamsaid9446 5 лет назад +27

    Macalinka nolosha horay usoco macalin guuleyso 👉❤

  • @moismail6233
    @moismail6233 4 года назад +4

    Story of my life wlh igama ahan inan kuu faantamayo lkn 100% 30dabecadod waan isku arkay unfortunately dadka qaar qofba sibuu kuugu yera faanbadane waa daadshay hadal badane qof dhaadhac badan kuwaasna waa kuwa aan mar walbo 30calamodod alle igu maneestay aan rabo inan at list reality personal kan ahay si niyad simi leh ugu faa'ideyo/wax ay iweydiyan hadi aan aqonteda leeyahay aan si taxadar leh uga jawabo hadana iimaleya doqon I'm proud my selff and inta aan lajeclahay waxa nafsadeyda lajeclhay!!
    Sax badana iigu yeran aanmusane iyo kibir badane lkn allah ayaa og qulubteyda waxa ku jiro
    @OGAANSHO aadbaan kaga mahadcelinaya soo diyarinta muuqaalkan iyo sida tacajabka leh ee aad aniga qaas ahaan iitilmamtay شكرا 🇸🇦🇶🇦جزيلا أخي muito obrigado por este maravilhoso vídeo deus abençoa-te🇧🇷 ahsante sana🇹🇿🇰🇪. Thank you so much 🇬🇧🇺🇸. Waxana jeclahay inan noqdo/ku'hadlo luqado kala duwan🌎🌍🌏 inta karaankeyga ah insha Allah lot's of love and respect from Mogadishu-Somalia🇸🇴🙏❤💯🙆‍♂️

  • @suweydosuweydosaxardiid9582
    @suweydosuweydosaxardiid9582 5 лет назад +3

    Mash Allah Barnamijka ka hor wan oo ynayey markan dhameysteyna wan farxay Alxamdulilah i lahayo adiga mahd ku sugnatay kun iyo kow jeer mada ada iga dhiigtay qof sidaas oo dhan uu aqli badan Omar inshar walkey mahdsanid adigan

  • @moismail6233
    @moismail6233 4 года назад +10

    Alxamdulilah I think I'm one of those people thank you ogaansho❤

  • @haboonmohmed09
    @haboonmohmed09 3 года назад +4

    Masha Allah 29 tilmaamo wlhi run ahaantii anaaney iga turjimyaan

  • @abdimahamud4548
    @abdimahamud4548 Год назад +3

    Masha Allah Waa Mawduuc Fiican Runtii intaaa Aad Sheegtay Badan Keeda Waan Leeyahay 2 ugu Daran ee Maanta Dad ka iga Haystana waa
    1 Aamusnaan badan
    2 Buuq Nacayb iyo Dad meel iskugu Tagay inan Jeclayn inan dhaxgalo ❤

  • @drzaki5265
    @drzaki5265 5 лет назад +52

    guulyso mclin Omar iyo ardaydiisaba nolol farxad leh ayn idin rajaynaya

  • @ahmethashim3098
    @ahmethashim3098 4 года назад +3

    Sifaad badan waan lahaa lkn maalmahan wxa I tirtirey braha bulshada sida fahamka iyo wxa lamida insha allah wakhti ayaan usamayn doonaa braha bulshada wxa ii danta ah mooyee wx kale laygu ma oga waad mahadsanthay cumar iyo asxaabta

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 года назад

      Waqti ma u sameysay baraha bulshada oo WAQTIGAAGA si fiican ma u masteysay .
      Ma ka dhabeysay hadal 2 sano ka dib

  • @maaidohussein
    @maaidohussein Год назад +3

    Ani tilmaamo bdn leyahay lkn wa caajis badanahay 1=howl yar hada qabto waku farxa anigo rajenaya ina kasi badiyo 2=howl marka qabto wxa darema ina si fcn uqabte wana isku mahadceliya 3=dulmiga wxa isaga dhaafay ye kugu so noqon adi💚inta kale leyahay indheer garad nimada wax badan ma igaga dhiman🤔💔

  • @badrimukhtarfarah
    @badrimukhtarfarah 4 года назад +2

    thanks wll sifoyinkan 98% wan iskuu arkay wad ku mahasantahy wll macnee allah ku barkeeyo

  • @safwanpro
    @safwanpro 5 лет назад +5

    Manzhalah aad baa u mahad san tahay walal cumar inshaar xilka aad umada somaliyed u haysid

  • @sahalyusuf6106
    @sahalyusuf6106 5 лет назад +8

    Mnchaa Alllah Macalin Wlh Intaa Aad Ka soo Hadashyba Wan Leyahaye inta Badan

  • @naxwa123
    @naxwa123 5 лет назад +12

    aad ayad u mahadsan tahay wllkis aad ayan oga dhex arka dabecado aan leeyahay ilaahay ha na mideeyo

  • @MOHAMEDALI-tj4yd
    @MOHAMEDALI-tj4yd 5 лет назад +26

    Wlhi akhiiyoow sifooyinka aad sheegtay dhowr iyo labaaran sifo ayan ka leeyahay toloow wax igacan qabto waayee ileen indheer garad ayaanba noqon lahaa😂😂

    • @wadefreeman7340
      @wadefreeman7340 3 года назад

      hadaad xisaabta ku fiican tahay you are smart and more intelegent

    • @sahamiyemedia6013
      @sahamiyemedia6013 2 года назад

      @@wadefreeman7340 xisaabtu waa waxyaabaha aan markasta ku raaxaysto ka shaqaynteeda.

  • @aishaabdirahman2189
    @aishaabdirahman2189 5 лет назад +4

    Waa markii ugu horreyzay ee an sidan u soo dhaqsado😂
    Ogaansho channel aan ku xirranahay jazaka'allah omar

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 лет назад +1

      A'isha Abdirahman walaashe SUBSCRIBE igucaawi please

    • @Janagale252
      @Janagale252 5 лет назад +1

      A'isha Abdirahman gabadhaan aqaanay armay tahay

  • @nuurcmc6682
    @nuurcmc6682 5 лет назад +1

    Sidaad doontaan u fikara asxbey lkn maanta waxaaba moodaaa in uu aniga iga hadlayo cumar inshaar ama bahda ogaansho mhsnd Sxp barnaamijkaaga waan ku xeranahay keep going sxp sare

  • @munayusuf1340
    @munayusuf1340 5 лет назад +7

    ما شا ءالله جزاءك الله خيرا أحسن الجزا بارك الله فيك

  • @maxamedmire6051
    @maxamedmire6051 5 лет назад +2

    Allayacizzak mashallah Macalin Omar inshar waxbadan ayad ino faaidaysay 100%

  • @Kaafiso345
    @Kaafiso345 5 лет назад +8

    Masha allah walal alla ku xafido waxaaba umaleyaa mawducyada niyadeyda ku jiro inaa ogtahay
    Waayo waxa isku arkay marwalbo in ay maskaxdeyda search ay ku jirto markasto isbadalka aad ayan u jeclahay wan jeclahay ina walidkey culeska ka qaado o noqdo qof isku filan
    Mahadsanid walal jasakallah alla ku barakeyo melwalbo aad joogto cafimd iyo cimri suuban

  • @kaamilfiqi6201
    @kaamilfiqi6201 5 лет назад +12

    Waxaan halkaan ka helay qaar ka mid eh qodobadaan inaan leeyahay. Mahad sanid wll Cumar.

  • @omeraden5767
    @omeraden5767 5 лет назад +12

    Waa runtaa pro
    Awoodahaa Inyar mooyee badankooda waan isku arkay.
    Aad baad u mahadsan tahy keep going.

  • @akl1731
    @akl1731 5 лет назад +3

    الحمد لله
    Exactly
    Dadku isku mid maaha
    Hadda haddi aadan laheen sifooyinkaan isku day inaa yeelato insha Allah
    Horumar wacan
    الحمد لله

  • @abdifitahhassan4517
    @abdifitahhassan4517 5 лет назад +3

    Dhamaan inta ad shegtay wan isku arkay waana sifaadkeyga qaaska ah wan ilmeeye wlhi markan wada dhameestay muqalkga
    NB:mida ah wax qorista waxa dhahdy fartooda xogaa ma qurxoona
    Aniga sidas wa ka duwanahy farteyda wa mida ugu qurxoon dadka an wax isla barano marka lo fiiriyo xitaa waagi an school ka dhiganjiray macalinka waxow idhihi jiray liiska ardayda kaaly qor
    Wa kaga mahadcelina wlalkey cumar inshaar mowduuca qayimka ah ee ad inala wadaagty mahadsanid

  • @cabdaladaahir8539
    @cabdaladaahir8539 3 года назад +2

    Subxanalaah sifaad badan aya ka helay xogtadan shukran ustaad

  • @monaarahman608
    @monaarahman608 5 лет назад +4

    Mansha Allah wll cilmiga iyo
    caqligaba ALLE kuu
    barakee

  • @saidmohamedali6203
    @saidmohamedali6203 3 года назад +3

    90% tilmaamahan wan leyahay alx waxaana rajeynaaaa inan guul gaari doono adduun iyo aakhiraba insha allah

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan3242 3 года назад +3

    I think you talking about me 98% faana ha igu ahate horumarka iyo quruxdana waan jeclahay qofka hooseya inu iso gaadho ama iga sareyo Ayaan jeclahay alxmd ilaheygi ii qadaray Inaan sifaadkan 👍yeesho 👌👣💞Aya mahadleh🤲💯

  • @sumayaaden5653
    @sumayaaden5653 5 лет назад +9

    ما شا ء ألله جزاك الله اخي

  • @abdurahmanabdikarin4529
    @abdurahmanabdikarin4529 5 лет назад +11

    War waan ziizexanyaaye like ta igusii booba Barnaamijka caawan daawane insha Allah

  • @guledyaliguled8399
    @guledyaliguled8399 5 лет назад +2

    THANKS OMER INSHAAR
    Waxa La Odhan Karaa Omer Inshaar Wuxu Ka Mid Yahay
    Dhiiri Galiyayaasha Ugu Fiican RUclipska Waliba An Yidhaahdee Waa Raga Ugu Horeeya. MAHAD BALAADHAN BAN KUU HAYNAA OMER.

  • @jamamahir7483
    @jamamahir7483 5 лет назад +14

    M.A wxn ahy qofka ugu horeya plz like

  • @nafisaosman4085
    @nafisaosman4085 5 лет назад +6

    Jazakallah khair wllkey🙏🙏waan ahay alhamdulilah

  • @user-tz8qv7ov4r
    @user-tz8qv7ov4r 5 лет назад +5

    Best topic bro thanks for your hardworking 👍👍

  • @craxmanmaxed9189
    @craxmanmaxed9189 5 лет назад +19

    Insha allah form4-kayga waxaan qorshaysan inaan fasalkayga hoggaamiyo
    Go'aan hadaf adag...........
    Maxay natiijadaydu noqon 20-jenaury-2020-ka maanta iyo maalintaa.....
    Muuqaalkaan playlist-gaan kudarsan si'aan uxasuusto.

    • @cabdicasiisguuleedcabdilaa6123
      @cabdicasiisguuleedcabdilaa6123 5 лет назад +1

      Nin han sare lehbaa tahee keep going

    • @craxmanmaxed9189
      @craxmanmaxed9189 5 лет назад

      @@cabdicasiisguuleedcabdilaa6123
      Mahadsanid inbadan abayo
      Adna qorshayaashaada mid kuguulaysata alle hakaa dhigo
      Cidwalba waxbaa u qorshaysan .

    • @kautharhusseinyusuf1666
      @kautharhusseinyusuf1666 4 года назад

      Hello wlll hadafkaagii ka wrn

    • @jacfarcarab8087
      @jacfarcarab8087 4 года назад

      Cabdaw hadafkaagii kawaran kusugeyney 😂😂😂

    • @Anfac__anna
      @Anfac__anna 2 года назад

      Asc wll hadaad waqtigaan alle nabad kugu soo gaarsiiyay hadafkaada maxaqiijisay

  • @mohamedaded6886
    @mohamedaded6886 5 лет назад +8

    Dhoowr sifo ayaan isku arkay xiligaa ahaa 18 19 sano jirka ah waligay lama socon canug faceey ah xitaa kubada lama ciyari jirin inamaha faceyga ah.

  • @Maxameddeeqdarajo1
    @Maxameddeeqdarajo1 5 лет назад +1

    wa mawduuc ficn wll inbadn ilaahy amarkii qodobdan wan leeyahy
    1; ma jecli inaan meel dad bdn joogan la farist0
    2; wax aan taariikh ahyn maba akhriyi karo wxi kle ad bn ugu caajisaa
    3; casharada jmcada examka wx saas uwayn uma arko markan ku talo galana darajo sre wn keenaa
    4; waxan jeclahy inaa mesha doono maro si xora inaa unoolaado wana sda aan hda ku jiro
    5; ma jecli in aan qof arimihiisa hose kla sheekysto ama aan waydiyo
    6; waligy angoo meel maraya markstaba iyo meelkstba waxan ku jiraa feejignaan dareenkygu ad buu usoo jeedaa siiba mark aan soconayo
    7; ma jecli inu qof iishaqeeyo ookle sda inuu dharkyga maydho la ii kaawiyadeeyo
    8; ma jecli inaan dadk waydiiyo wax ay garan karaan taasna waxaba cadayn ku ah maanta ayn qolyo waydiinaya suaal ah ( muxuu nabi muxamed scw intuu noolaa taariikhda aanu marna u eedaamin? ...................... hdii aad garanyso wad ka jawaabi kartaa
    9; dadka ama qofk icambaareeya aad bn uga murugoodaa markn xfda tago een so xasusto wxu igu dhalilayay wxan isdhahaa muu talo ahn kugu soo jeediyo
    10; malihi asxaab bdan oo aan l fariisto marksta wada joogno waayo ma jecli inaa inta bdan hadl ama buuq wakhtiga ku qaato
    11; dadka wxan unecbahy qofka caytama ee aan wax kle hal qabsi ulahyn
    12; aad bay u adag tahy inaa qof isdagaalno ama aan gacan qaado inta bdan wan isk dhaaafaa markn qofk is af dhaafno sda aan marrka qaar isweydiiyo mxad udli wayday mad ka baqaysay
    13; inta bdan waxn dhalinyar bdan ku necbahy fikirkooda iyo waxyaabaha hoose oo ay ka sheekaynayaan wxan raadinayaa wx weyn aan ka faaidayo
    14; ma jecli inaan qof xaqiisa ku dulmiyo waxn kanaxaa qofka hortyda lgu dulmiyayo mararka qaar dadku wxay idhahaan mxa ka galy mxu kula wadaagaa iskadaa mxa ugu dodi
    15; ma jecli inuu qof i amro sidaa samee ama halka mar ad bn unecbahy dadka sidaas ah
    aad bad umahdsan tahy oman inshar waa mawduuc aan wax bdan oo aan leeyhay blse aanan ufiirsan jirin ka dhex ogaaday somali muxumed salaama..............................

  • @Absalan04
    @Absalan04 5 лет назад +3

    Tilmaamo dhowr ah oo aad ka dhawaajisay baa ehel ii ah walaal Cumar ee allha igaga dhigo ku aan ka faa'iideysta. Aad baana u mahadsantahay.
    Mahadsanid Aqriste.

  • @shamsamohamed2739
    @shamsamohamed2739 5 лет назад +2

    Walalkey omar inshaar waad mahadsan tahay waayo markasta waxaan kahelaa dhiirigelin barnaamijyadaada Allah hakaa abaal mariyo
    Runtii sifooyinkan aad kusheegtey barnaamijkan boqolkiiba 85 ama 90 waan leeyahay waana waxdabiici ah oo Allah isiiyey

  • @sabriina444
    @sabriina444 5 лет назад +3

    Masha allah illahay khayr haku siiyo wll😍 waxyaalo badan ayaan ka faaidey 👏👏👏

  • @hawamohamed9369
    @hawamohamed9369 5 лет назад +15

    Marka yaraa wax istaage jire miyaarada su aalo badan is weydiin jire maxaa lii abuure maxaa dunidan u jooga marar badan isweydiin jire yaraanta ila hadde fiiriya cirka

    • @sidiiqsaafi7856
      @sidiiqsaafi7856 5 лет назад

      hawa mxd is dhihi jirty markaad miyaarada horistaagto adiga yaatahay

  • @Quulle-ibnu-quulle
    @Quulle-ibnu-quulle 5 лет назад +4

    Macalinkay omar inshaar ilahy ha ku barakeeyo

  • @user-uw4bu5ql6q
    @user-uw4bu5ql6q 2 года назад +1

    Wll wad mahadsantahay waligee waxan isku haystay qof xun oo xidhxidhan islawen dadkuna igu odhan jiren
    الحمد لله بنعمته تتم الصالحات
    جزاك الله خيرا أخي الفاضل

  • @najmapatelina1024
    @najmapatelina1024 5 лет назад +7

    Ma sha Allah
    Xabibty/Xabibi isoboqo mahadsanid

  • @saydahmed3661
    @saydahmed3661 Год назад

    Masha alh walaal. Dhamaan dabeecadaha cajiibka ah ee aad ku xustay ,oo aan runtii markiiba ku dabaqay dad badan oo aan u qirsanay indheergarad

  • @mrash7609
    @mrash7609 5 лет назад +13

    Omar inshar maxaan kuugu abaal gudnaa?

  • @mawagopzan7222
    @mawagopzan7222 5 лет назад +5

    Mzha allh wll illahy haku sharfo

  • @cimiaskar7709
    @cimiaskar7709 4 года назад +3

    mansha Allah wlahy qodobadan 95% waan isku arkay dadkoo dhana waxy dhahayan waa qof nacasa waa qof aan waxba tarayn
    mhadsanid wll badal ayaan islaha lkn waligay ma badalayi👍👍

  • @crmane8594
    @crmane8594 5 лет назад +2

    Hadii aad alle jeceshahy faafi waxa wanagsan sida wllkeen 0mar 3nshar🤓👏

  • @abubakaromar6522
    @abubakaromar6522 5 лет назад +5

    Wlhi 99% sifaad kan waan qabaa hada kohorna ma ogeen waxan saan u ahay Thanks wll waxadba modaa inaad naga warheeso Aadba u yaabay sida moga leh ee notaqaano markle waan kaga mahad cilineyna sida wanaaksan ey aad noloshena nogu iftimisey wll❤❤💚💚

  • @muhiimasheikh3915
    @muhiimasheikh3915 5 лет назад

    mashalh mr mo'allim omar waxad sheegtay 28 kamid ah wanleyahay alxm maba is ogeen marhore inad ishegto ayey ahayd waan sidadali lahaa tankale saaxiibo bdn ayaanleeyahay balse bishii halmar inan is xiriirinno ayalagayaba ama marki ay dhibato jirto an garab tagnado lkn dadka imanecba ima fahmaan waan iskaqariyaa dadka qaar mana dareensiiyo waxyabaha aysameynayaan malayacniga ah, sidadban ban wax ugushega anigon kudureen qofkaas, dhanka murugta wan iska indhatira, happy ban iskadhiga. thank u marlabad walal.

  • @Janagale252
    @Janagale252 5 лет назад +5

    Masha allah waa mowduuc muhiim ah 👏🏽

  • @CSCShow
    @CSCShow 5 лет назад +1

    Sxb waad mhsanthy lkn waxan is waydiiyaya maxad markasta naftayda Uga hadasha waaa cajiiib thnks brat you are my teacher

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 5 лет назад +2

    Waxaa lyiri nin ajanbiya kuyiri somli ordoo indheergaradkiina lakaalaya saaaa ayagooo dareeeraya ooo tiradii kabatay Bay soofariisteen suuyiri kuligiina ma indhergad baatihiin saydhehen haa yaab wadankiina saas ma noqdeen buuyiri waxaasoo indhergarada haduuleeyahy 😥😥😥😥

  • @MGMokay
    @MGMokay 5 лет назад +4

    Walhi bilaahi waa run taasi
    Anigaa Kamid ah

  • @fardozjama1649
    @fardozjama1649 4 года назад +1

    mashaAlh Ogaansho Alle hakubarakeeyo

  • @yahyecabdul2892
    @yahyecabdul2892 5 лет назад +4

    Waxaa been eheeen inaaa jecalahy taariikhda iyo cilmiga falaga aadna ugu raaxeesto😍😍😍

    • @siraliyoonsiraliyoon6611
      @siraliyoonsiraliyoon6611 3 года назад +1

      kk sxb isku mid Bn nahay waxan xifdiyey xidigaha somalida sida cudar iyo Mariq iyo xidiga warega e xir jiriyasha cawa an ku qorayo waxan egaya kala warega xidiga qar

  • @sidramoha1646
    @sidramoha1646 3 года назад +1

    Inkasto oo 1years ka dib daawaday hadana waan leeyahay dhamaan calamadaha
    Waxa kale oo layaab leh oo marka la iiga sheekenayo la fajacaa in 9 bilood markaan jiray socon jiray
    Tan labaad oo ah in 4 sano dhamaan ilkaha ku tegadey iyo waxbadan oo aan la soo koobi karin
    Thnks wll inshiraar
    Ajar iyo xasanad alle hakaa siiyo

  • @hudiitailwaad78
    @hudiitailwaad78 5 лет назад +10

    OGAANSHO♥️♥️♥️♥️♥️✊

  • @nuurtaajir7875
    @nuurtaajir7875 5 лет назад

    Run ahantii nolashydi wax bdn be kaa faiday tasoo kaga mahd celinayo waxa thy aqoniyan somaliyed midaso jclan laha ina so badiso si wllheyna somaliyed kaga ka ideystan tnx always

  • @suleenaqaali7295
    @suleenaqaali7295 5 лет назад +3

    Qodobadan qarkod waan isku arkaa balse hormar wanagsan inaa garaa rajaynaa inshaa Allaah

    • @ahmedmohamud4294
      @ahmedmohamud4294 Год назад

      ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @miskeyjamal1573
    @miskeyjamal1573 5 лет назад +2

    mansha allah wllo aad bad ugu mahadsantahay so gudbinta fican allah ka abal mariyo sifoyinkas qar kamid ah ayan isku arkay malaga yaba inan ahay indher garad wllo

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 5 лет назад +5

    Wll adoo mahadsan warbixin kusaabsan horumarka doowlada somalia gaartay noosoo diyaari
    Iyo wadada nabada eey cagta saartay

  • @najmahassan6613
    @najmahassan6613 5 лет назад +2

    يا عمر اينشار الله يحفظك waxd thy qof layaab leh ilahay ha ku daayo wll cafimaad iyo caqligana ha kuu balaadhiyo يا عمر

  • @loserwillbewin5024
    @loserwillbewin5024 5 лет назад +5

    OmaRaW aztamaha 80 %Waan Leyay 😍