5 Qodob oo muhiim ah | Sideed ku noqon kartaa laxiriire wanaagsan | BUUG |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 573

  • @Kiineyfarah114
    @Kiineyfarah114 5 лет назад +143

    Omar Inshar, Dadka waad anfacday..! Alle wuxuu jecelyahay kuwa dadka anfaca.. Ajarkaaga Xaga Alle buu jiraa inaga si walba eynu kuugu mahadcelino : )

  • @Nuuriz
    @Nuuriz 4 года назад +27

    5 qodob aad ku Hormarin kartid Lahadalka Dadka kallle
    1.Rabitaan ka yimaado
    2.Fahan waxaa ka hadleeso
    3.Qibrad Sare Yeelo
    4.ku cil cilin/Tawabaro
    5.Samar/Noqo Qof Dagan just cadi le weye wax kasta kkk 👍

  • @xazanibrahim9586
    @xazanibrahim9586 5 лет назад +10

    Wa malin jimce ah walalyal Hal mar an ku wada salino Nabi Mohamed (SCW) ❤

    • @muktaarahmed7280
      @muktaarahmed7280 3 года назад

      scw scw scw scw scw scw scw

    • @sheekeeyexuseen
      @sheekeeyexuseen Год назад

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 5 лет назад +30

    Inta caafimaad Qab kudawaanya alle haydin siyaadsho,inta sariirta xanuunka lasaaran alle hacaafiyo,🇸🇴🌻

  • @Queen-Alii
    @Queen-Alii 5 лет назад +170

    omar inshar qof antagero wx badn noQabatay thnks bro😍😍

  • @awalesheikhdahir947
    @awalesheikhdahir947 5 лет назад +51

    2nd.
    Kudayasho waxay u sugnaty nabbi mohamed csw.

  • @jaylaaniahmed7072
    @jaylaaniahmed7072 5 лет назад +50

    Ogaansho waa tageera
    Pls liketa igu sharfa

    •  5 лет назад +1

      Jaylaani Ahmed

  • @abdihakinjamadaar147
    @abdihakinjamadaar147 5 лет назад +21

    Miyuusan ku helin Eebahaa Adigoo Agoon ah oosan ku dhawaynin.💜
    . Miyuunase ku helin Adigoo baadi ah oosan ku hanuuninin.💚
    Miyuunase ku helin Adigoo caydhi ah oosna ku hodminin (kuu waxyoonin).🧡
    Ee Agoonta ha xoogin (hana dhihin).💔
    . Ka wax su'aalina ha canaanan.💓
    Nicmada Eebahaana ka sheekee (ku mahadi).💛
    💛Alxamdulilaah 💛Alxamdulilaah Alxmadulilaah
    💚Alxamdulilaah 💚Alxamdulilaah 💚Alxamdulilaah ❤️Alxamdulilaah 💙Alxamdulilaah 💙 Alxamdulilaah 🧡Alxamdulilaah 💜Alxamdulilaah
    Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah

    • @user-zl4vp1tb7c
      @user-zl4vp1tb7c 5 лет назад +1

      سورة الضحى❤

    • @2i731
      @2i731 5 лет назад +1

      suurad waduxa masha ALLAH King

    • @abdihakinjamadaar147
      @abdihakinjamadaar147 5 лет назад +1

      Believe ALLAH
      Mnsha allah
      Shugran

    • @abdihakinjamadaar147
      @abdihakinjamadaar147 5 лет назад +2

      suusu moha ‏حياك الله

    • @abdihakinjamadaar147
      @abdihakinjamadaar147 5 лет назад +4

      Maanta waaa Jamco Aan Badino Saliga Rasuulka Kenya ‏محمد بن عبد الله بن عبد المطلب بن هاشم بن قريش بن عبد المناف صلى الله عليه وسلم
      SCW SCW
      SCW SCW
      SCW SCW
      SCW SCW ‏اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد المجيد

  • @Hanad979
    @Hanad979 5 лет назад +23

    Wlhy labo nin ayaa igu jacelahay youtube ka in aan dhagasto jacelahay marka aan dhagastan ka dhiigato saxipo aan la tashado labada nin waa ayu
    Ayubo sakiin iyo omar oganaasho in aan waxa wanagasan soo gudobiyo rabaa sidaa raagan oo kale insha allah thanks inbadan 🙏🙏🙏

    • @abdiqanimohamed1413
      @abdiqanimohamed1413 5 лет назад +1

      kusoodhawad channle wardheer isku mid ban nahy wll anba lbadsn jecelahy ilhy ha xafideee

    • @Hanad979
      @Hanad979 5 лет назад +1

      @@abdiqanimohamed1413 manasha allah i hope you bro labada nin noloshayad waxaa badan ayaa ka badalan walin ninkq ladhaho ayubo sakiin markaa aan dareem in aan wadii lahaya dadalak waxan dhagastaa ayubo kadiba waxan dhaha 1 2 3 kadiban wana ka bodaa markab waa video nafte sameeya bro any thanks bro From an OthEr mather 🙏🙏🙏

    • @nasrofarax4169
      @nasrofarax4169 4 года назад

      Wlh ani xitaa waajeclahay 2 wadas qofooa😍

    • @aragsangarab9804
      @aragsangarab9804 3 года назад

      Wlhi aniguba labad ayaan markasta RUclips ka uso galab ilahay cumriga hawshereyo aamin

  • @abdiqafaralimohamed8605
    @abdiqafaralimohamed8605 5 лет назад +86

    Wllyaal is ku daya in aad is ka deysaan I’m the first
    Sababtoo ah wax micno ah ee sameeneso majiro isku day in ey dadkaada wax kaa faaidaan

    • @khalidshayga5473
      @khalidshayga5473 5 лет назад

      Malaha muqalkaba maba qiimeyan intas o kaliya ayey ku qanacsan yihin

    • @sayidcumar5206
      @sayidcumar5206 5 лет назад

      @@khalidshayga5473 wll waa sida aad sheegty intaa Ku qanacsan yihin bas video even ma respect siyaan

    • @hibakhussein700
      @hibakhussein700 5 лет назад

      aaxaan ubaahanahy qigka cofkanleh magiciisa ama il magiciisa laysheego idinka oo raaliya

    • @cimiaskar7709
      @cimiaskar7709 4 года назад

      @ABDIQAFAR ALI MOHAMED xaqiiq wlahy

    • @jimijimicade9698
      @jimijimicade9698 3 года назад

      Haa

  • @naagadagofficial3744
    @naagadagofficial3744 5 лет назад +52

    wan iska jeclhy barnamijka kaga waayo aad ayaad ii fahan siisa waxa aad ka hadleyso😘dadka qaar markee barnamij so duuwayaan hdlkooda si fcn uma faah faahin karaa markii aad daawato qodobka uuka hadlaayo maahe kan kasii horeeyo waad ilooweysaa😂alle haku xfdo my broh❤️💯👏🏿

  • @asluubmedia4009
    @asluubmedia4009 5 лет назад +45

    walaal waxaan Allah kaaga baryayaa in janada ku geeyo

  • @mrwolf2183
    @mrwolf2183 5 лет назад +11

    I like the way you explain things , and you examples which can be easily understood, that's why i like you and your channel.
    May allah reward you for your effort👍

  • @maxameddhegjar8649
    @maxameddhegjar8649 4 года назад +2

    Qofkasta wuxuu awoodo waa muhiim in uu Bulshadiisa ugu hiiliyo cumar inshaar waa nin udiyaara in uu horumaro qof kasta oo soomaaliya

  • @everything7108
    @everything7108 5 лет назад +33

    Walaal PLAYLİST usamey BUUGAAGTA

  • @dahabsan4784
    @dahabsan4784 5 лет назад +61

    Alxamdullihah qof igama horeeya maanta 🙏♥️ like na kaama rabo ku darso😂

  • @amirtayyip923
    @amirtayyip923 5 лет назад +10

    allha ku sharfo Uztaad cumar inshaar
    bahda ogaansho fadliga jumcaha Awgooeed iigusoo duceeya muraad ayn leeyhy allha idn naxrstee😍😍❤❤

    • @ahmednoor5752
      @ahmednoor5752 5 лет назад

      Amir tayyip ilahey haku siiyo waxa rabto walal

    • @amirtayyip923
      @amirtayyip923 5 лет назад

      @@ahmednoor5752 shukran walalkey allha ku sharfo

  • @heazyboy2388
    @heazyboy2388 5 лет назад +40

    Macalinkeyga dartaa wlhi blhi tlhi RUclips aan usoo galaa

    • @user-xp2mq6gh4v
      @user-xp2mq6gh4v 5 лет назад +3

      Aniga laftigaygu maalmahan danbe waxaan isku arkaa balwadaa inaan kaliyaato chanalkan uu aan usoogalo RUclips ka.

  • @yuukeycadde9689
    @yuukeycadde9689 5 лет назад +13

    Sheekh Abdul xaqi cml dadki way ku sacanee khudbadiisa waayo Arabic fasiix ah ayuu ku hadlama Allah ha noo xifdiyo

  • @hibakomar206
    @hibakomar206 5 лет назад +5

    macalin noloshayda badalay anoon arag aqoona USTAD OMAR INSHAR👂👂👀👀

  • @abdirahimmohamed3688
    @abdirahimmohamed3688 5 лет назад +21

    Jimca wanagsan nabigeeni صلى الله عليه وسلم xasuusta oo ku saliya😍😍😍

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 5 лет назад +1

    Shukran wall Nooga Soo hadal barnamjka ah dadka inay labo waji yeeshaaan waji ay dadka kula dhaqmn iyo wajigoda runtaaa tasan kayaabay bulashadana KU badan oo waxaba yaraday in qof laisku halynkaro

  • @Chanariofanny
    @Chanariofanny 5 лет назад +2

    ### hormarinta nafta
    .....how to be great communicator .....
    ..........key....
    1==== WHAT DO YOU NEED?? RABITAN💯
    2====understand 💯😎FAHAN
    3====skill not use grammar💯😘 xirfad ha isticmalin naxwaha
    4==== exercise💯😘 laylis.ku celcelin
    5====sabir ........

  • @hibakhussein700
    @hibakhussein700 5 лет назад +2

    allah waxaan ilahay waxaan kaga barayaya inuu ilahay janadii fardowsa inu ku geeyo

  • @eesy8947
    @eesy8947 5 лет назад +27

    إن الله جميل يحب الجمال. و صبر جميل 👌👌👌

  • @abdukadirhilowle4654
    @abdukadirhilowle4654 5 лет назад +5

    Ogaansho qof wngsan baa tahay waana ku mahadsantahay mowduucyada aan ubaahanahay baa inta nadan nala wadaagtaa

  • @mohamedabdulkadirali8487
    @mohamedabdulkadirali8487 5 лет назад +2

    Msha allh sxp wxd thy qof wngsan dhiragaliya nfteda qofka igu dhow waa adiga runtii

  • @eesy8947
    @eesy8947 5 лет назад +2

    Kusaliya Nabi maxamad scw اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @soocelmi3246
    @soocelmi3246 5 лет назад +1

    Omar inshaar waa qof qiimo leh, waxa aad ka hadashana waa ashyaa qiima leh, dunida waxaad kaga jirtaa maqaam qiima leh, ilaahey raali hakaa noqdo. Si wanaagsan baad innoo dareensiisaa qiimaheena.

  • @abdallahussein7563
    @abdallahussein7563 5 лет назад +1

    Ustaad omer aadbaan kusalamay
    Salaan kadib aad baad ugu mahadsantahay macluumadka qiimaha leh ee aad nala wadaagto ani ahaan aad baan uga faaiday ,rabbi ajir iyo xasanaad hakaasiiyo IA

  • @yaxyeblack6062
    @yaxyeblack6062 5 лет назад +12

    Wllky hormarka mesha kasii wad wllhi wax yabo badana an ka faidaysany m.a 😍😍

  • @mohaibraahmed1800
    @mohaibraahmed1800 5 лет назад +21

    Like igu qabtas RUclips kaygaa my dear sister and brother

  • @mohamedabdirashidosman1640
    @mohamedabdirashidosman1640 5 лет назад +9

    Walaal PDF ahaan ma u heysaa Buuga.. hada heyso Nala wadaag

  • @HINDIFANPROJHD
    @HINDIFANPROJHD 5 лет назад +16

    Dhiiri-geliye wanaagsan

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 5 лет назад +28

    walaalaha jecel technolog-yada mobilada andoriod fadlan nagu soo biira

    • @xaajikuwayt7445
      @xaajikuwayt7445 5 лет назад

      Xagee la idinkala soo xidhiidhi karaa wllo

    • @himiloproduction6046
      @himiloproduction6046 5 лет назад

      @@xaajikuwayt7445 youtope chanalka himilo production

    • @sayidcumar5206
      @sayidcumar5206 5 лет назад

      Faaiidadu maxay tahay?

    • @DariiqulJannah
      @DariiqulJannah 5 лет назад

      himilo production sxp waan isleenahay ee adna i caawi oo subscribe ii saar shot out na ii samey ani waan kuu saaree

    • @maryanahmed8761
      @maryanahmed8761 5 лет назад

      Himilo Production Asc wall waan dhawnahay android qof iga cawiya ba rawaa

  • @huseenabdirashiid8386
    @huseenabdirashiid8386 5 лет назад

    arday ayaan ahay cumar inshar wuxuu kamid yahay dadka aan dhiirigalin ka helo muuqaaladiisa. jasaakumullaah ayaan ku leeyahay.

  • @najaxjacfar427
    @najaxjacfar427 3 года назад +3

    😂😂😂😂😂😂 cumarooow wll wllhy wad iga qoslisey macni sidaan hooyo ula hadalaad soo qaadatay markaan wax ka rabo ama waan ka sasabanaayo 😂😂😂 Alle haku daayo wll waxaa tahay dadka hadalkooda aan wax ku qaato isla markaana aan waxa iskaga badalo Alle haku xafido wll caqligaaga saliimka ahan hakuu siyaadiyo inshaa allha🤗

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 5 лет назад +8

    mahamsanid Omar inshar
    hore uu saco wllo ❤👍

  • @mallohazazi4017
    @mallohazazi4017 5 лет назад

    Suldan Sunaari aYan ahaY .
    WaN Kaga mahad celinaYa wakhtigaga qaliga ee aad no hortaY.
    saxip Cumar ishaar .rabi haku xafiduh.

  • @radaarofficialchannel7366
    @radaarofficialchannel7366 5 лет назад +7

    I come,I sow, I take advantage 💯👍🏽

  • @keytoonabukar3097
    @keytoonabukar3097 5 лет назад +1

    M.a runtii muqaaladaada waxyaabo bdn ayn ka faa'iday noloshaydana wax bdn aya iska badalay jazakallah dadaalkaga halkaa ka sii wad ardaydadana wey so badanyan insha allah 👍

  • @nimcocabdullahi9422
    @nimcocabdullahi9422 5 лет назад +2

    Thanks wll qali ah run ahaan tii waa muqal aad u xiiso badan 💛

  • @shakirmaxamedshakir1129
    @shakirmaxamedshakir1129 5 лет назад +3

    Good teacher Mr cumar in shaar zxp waxabad Ayaanu kugu xasuusanaynaa laakin dadku waxa loosheegay yaan dhagna kabaqlin takalnkasiday waa in shaqady bilaab iyo Horumarka

  • @daahirabdi4182
    @daahirabdi4182 5 лет назад +1

    Ustaad waxaan kaa codsan lahaa in aad noo soo diyarisid mowduuc ku saabsan Macalinka iyo ugu haboon ee ula dhaqmi karo.
    Shukran

  • @HEYAA..
    @HEYAA.. 5 лет назад +2

    Alx waxa ii qorshaysan sanad walba inaan 50 kutub ama book aqriyo 🖒

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 5 лет назад +5

    mahadsanid wll cumar inshar

  • @drsnasiib7502
    @drsnasiib7502 5 лет назад +3

    Masha allah ustadii jazaakallah alle haku xafida hormar wacan

  • @youssoufhoussein528
    @youssoufhoussein528 5 лет назад

    jasa'akalaxu khair macalin ee buuga magaciisa dhanka hoosee nogu sooqudbi halagada labaad .thank

  • @axmedwarsame5620
    @axmedwarsame5620 5 лет назад +3

    mhdsnid ustad fadlan wxd nooGu xejisaa BuuGa la yiraHdo
    THE 7 HABITS OF HIGHLY EFFECTIVE PEOPLE

    • @ogaansho
      @ogaansho  5 лет назад

      Marbaan soo koobay .. kanaalka ka raadi walaal

  • @nuurteacher3058
    @nuurteacher3058 5 лет назад +1

    Macalin oinshar wlhi waxaa tahay qof noloshayda wax badan ku soo gordhiyay allaha ku xafido oinshar

  • @Xasanjofle
    @Xasanjofle 5 лет назад +2

    wallal wadsantahay omar wa wil somali ah kuna fano somali nimada adiguna wan kugu fanna walal janada ilahay hakugeyo

  • @sahalyusuf6106
    @sahalyusuf6106 5 лет назад +2

    Macalinka nolosha alle ha ku shraafo wax badan Ayad Na Bartahye 🎁🤙

  • @muktaarahmed7280
    @muktaarahmed7280 3 года назад +1

    waad mahadsan tahay wll wax wanaagsan baad inoo faaidesay oo wilib anfacaaya communication ka shaqeysto sida journalist ,corporation worker, government jobs, Driven, sells of shopping, especial working at restaurants, its needs good behaviours. shaqooyinkaa oo dhan & kuwa kale ba waxey u baahan yihiin dulqaad & dabeecad qaasa. thnks

  • @Hemmohammad
    @Hemmohammad 5 лет назад

    Mahadsanid Omar inshar, Mowduuc muhim ah ayaa inooso diyaarisay.

  • @fathisaid2855
    @fathisaid2855 4 года назад +1

    Omar inshar wll io walid aan taageero allow haku barakeyo wllky marwalba wan ku jecelnhy guul io gobonimo❤❤

  • @sabiqosakariye2332
    @sabiqosakariye2332 5 лет назад +1

    mansh allh waa 5 qodob oo muhiim ah jasakalah omar wl

  • @maxameddeeq1305
    @maxameddeeq1305 4 года назад +1

    Aad bey iso jiten kalmadahaga macalin Omar. Inshar

  • @Quulle-ibnu-quulle
    @Quulle-ibnu-quulle 5 лет назад +6

    Jumca wngsan walal omar inshar walal ku dayasho mudan ilahy dartii baan ku jecelnahay

  • @mariamahusseinmohamed9855
    @mariamahusseinmohamed9855 5 лет назад +6

    Mash Allah Akhii omar ♥😊🙋

  • @mahameddiiriye6020
    @mahameddiiriye6020 5 лет назад +1

    Mansha Allah tabaarakallaaah
    Wax aad u fiican ayaad noosoogudbusay.
    Mahadsanid

  • @mohammedaamin9857
    @mohammedaamin9857 5 лет назад +1

    Mansha Allah waah 5 qodob ooh maclumad baden xanbersen Jasao kumullaah khayre brother shaqo fican haysaah for rael

  • @feysalcade4074
    @feysalcade4074 5 лет назад +6

    Aqyaarey anaa ugu horeeyo like Lee Leyla dhaafin

  • @afrahmedia6912
    @afrahmedia6912 5 лет назад +9

    m.s
    wllkeen ee aan aadka u jeclahay
    nooloow inta ay nololi jirto

  • @daahirabdi4182
    @daahirabdi4182 5 лет назад +1

    masha Allah mahadsanid mudane Omar inshar nin wax badan ka faaiday

  • @gabyaaawtaad7608
    @gabyaaawtaad7608 5 лет назад +2

    Guulayso. Allaah hakaa raalli noqdo.

  • @abubakarahmed2343
    @abubakarahmed2343 5 лет назад +1

    Mahadsanid wll runtii waxa thy qof in bdn sameyn ku leh dhalinta Allaha ka ajarsiiyo😍😍😍

  • @sheekooyinmaqalah8490
    @sheekooyinmaqalah8490 4 года назад

    adiga ayaa ah soo gudbiyo wanaagsan dhiira geliya ayaana noo tahay horey u soco soo gudbiye

  • @isxaaqidea2331
    @isxaaqidea2331 5 лет назад +1

    thank you my friend cabdi razag

  • @caish3987
    @caish3987 3 года назад +4

    ما شا ء الله. 💞
    عمر إنشار جزاك الله خيراْ💞✌

  • @alib7923
    @alib7923 4 года назад

    Omar inshaar ilahay haku barakeeyo wall eray ka wanagsan oo aan ku dhaho garan maayo

  • @MGMokay
    @MGMokay 5 лет назад +1

    Mansha Allah ilaahiy ha Ku xafido

  • @bashkawasge1678
    @bashkawasge1678 5 лет назад

    Sababaha ugu weyn aan ku dhageysto mar walba aya ah in aad tahy qof hadalkisa aan marnaba laga cajiseen aan 99% aan fahmo ilaahay haku barakeyo

  • @sacadxasan9705
    @sacadxasan9705 5 лет назад +3

    mazha allah ogaansho media hory u soco 💖💓

  • @abdirizaktrue6816
    @abdirizaktrue6816 5 лет назад

    Masha allaah wll waxan Ku Jeclahy Barnamijkaaga Qodobada wad Qodobaysa Si Lo Fahmo alle haku Xifdiyo

  • @abdirahmanabdirizack4536
    @abdirahmanabdirizack4536 5 лет назад +1

    Shukraan wala هذه هي البرامج التي كنت انتظرها منك waxaa kudartaaعلم النفس علم الاجتماع

  • @bakaraxmed1666
    @bakaraxmed1666 5 лет назад

    Msh Allah wllkyga qaliga ah waan ka helay muqalkan runtii waxan illah ka rajeyna I nuu wax bdn ka bedelo nolashey iyo nolasha walala somaliyed aamiin

  • @abdullahiabdi3118
    @abdullahiabdi3118 4 года назад

    Aad baan kuusalaamayaa, maasha'allaah waxbadan baan kaa faa'iday wallaahi aad baad umahadsantahay.

  • @akaadirmohed8310
    @akaadirmohed8310 5 лет назад

    Alle ha kaa jasaaail siiyo waxkasta oo nasteexa ah oo aad bala wadaagto waxaad ka mid tahay dadka aan dar ilaahay u jeclahaay

  • @maalikkp7825
    @maalikkp7825 5 лет назад +6

    Waad mahad Santay walal omar

  • @abdiasisabdullahi6796
    @abdiasisabdullahi6796 5 лет назад +1

    Mahadsanid wllo omar waa run wllo qadobka ugu dambeeya ee ah sabir wuu iqanciyay wayo aniga qof iga fog hadana an aqoon ayan marwaliba ku hamiyaa inaan xiriir lasameeyo balse jawab ima siiyo qofkasi ee waan sabra

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon5338 5 лет назад +3

    Masha allah waa mowduuc muhiim ah.

  • @hanadbulshawi6485
    @hanadbulshawi6485 4 года назад

    omr inshar bro wlh dhiira galin ii qaas aya thy in badn o bdn ad aya u mahdsan thy cimri dher cafimad ku rajeyna kep going bro

  • @juweriaomer4990
    @juweriaomer4990 5 лет назад +2

    Baryahan RUclipsr kalaba ma daawado Ilahay haku sharfo wll.

  • @shakirmaxamedshakir1129
    @shakirmaxamedshakir1129 5 лет назад +2

    Cumar wllo hawshad noohayso hasiidayn Omar Go forward

  • @MOHAMEDALI-tj4yd
    @MOHAMEDALI-tj4yd 5 лет назад

    maasha allaah waa mowduuc aad u wanaagsan horumarinta bulshada wlhi in mudo ah ayan ku xiranahay channel kaan habeen ama maalin majirto aanan daawan muqaaladaada shukran wll omar inshar

  • @ibrahimahmef195
    @ibrahimahmef195 5 лет назад +2

    Well done bro

  • @saidamohamud224
    @saidamohamud224 5 лет назад

    Dar alle ku jeclahay mahadsanid aqligada wa Masha allaah iyo qosolkaga yar cadi maha illaaah haku barakeyo

  • @mohoali2973
    @mohoali2973 5 лет назад +3

    Macha Allah go forward omar

  • @sakariamahamedsultanahmed9988
    @sakariamahamedsultanahmed9988 5 лет назад +2

    Omar inshar sxb wax badan no faii deeyaay mahadsanid omar inshar

  • @weedhsame3059
    @weedhsame3059 5 лет назад +3

    Runtii wax badan ayan kaa faa idaysatay alha ku sharfo brother ❤❤

  • @nuhiman1093
    @nuhiman1093 5 лет назад +1

    Thank you sxb adiga waxa tahay RUclipsr wax badan laga faa ii day hore usoco sxb

  • @sahalnor9459
    @sahalnor9459 3 года назад

    M.a waa markii labaad aan dawanayo thank you wll omar

  • @ahmeddirey2484
    @ahmeddirey2484 3 года назад

    M a Allah barakeeyo ustaad cumar

  • @ibrahimaliahmed1092
    @ibrahimaliahmed1092 5 лет назад +1

    Msha allah wll ilaah ajar hakaa siiyo waxaad ka dhawaajisay kalmad muhiima

  • @abwaangaraneofficial2393
    @abwaangaraneofficial2393 2 года назад

    Walal cunaroow Alle haku barakeeyee, walal afka somaliga ah fara kuma jiree aar walal maxaa xal ah.
    Maalin dhawayd baan maqlayay mid nin ay walaashii udhaxday kuleh "ninkani waa dumashigay " booski sedinimo ayuu sidaa uyaqaan.

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 5 лет назад +5

    _msha allaaah wll mahad znIdd omar inshar😘😘😘_

    • @khmarjiboy9477
      @khmarjiboy9477 5 лет назад

      abshir kii whtspka miya 28 udanbeeyay

    • @kingfmotivation3048
      @kingfmotivation3048 5 лет назад

      may 77 u danoeey pR0 asgaoo dhamYz tiran 00251634828772 ma is ticmaalO imika waaYo exm ayaa ii socda markaa waad igala soo xidhiidhi kartaa wll😎

  • @higasiiyoxogadona5821
    @higasiiyoxogadona5821 5 лет назад +3

    Thanks much teacher for motivation

  • @Anteeno
    @Anteeno 5 лет назад +1

    M. A keep going isoo booqda asxapey

  • @ashoaliabdullahi1797
    @ashoaliabdullahi1797 5 лет назад

    Thnkz wllo ad iyo ad bay uficanyhy

  • @doctoranasmohamed2502
    @doctoranasmohamed2502 5 лет назад +4

    Masha Allah