SIDEE HANTIILE LOO NOQDAA?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 сен 2024

Комментарии • 22

  • @muxiyadiincali2478
    @muxiyadiincali2478 Год назад +5

    sh sha allah
    Caawoo
    Aytahay
    2023 jeenawari 01
    07 caawa bishu waa todoba
    Caawaan
    Bilaabi
    Waxdhigashada
    Insha allah

    • @muxiyadiincali2478
      @muxiyadiincali2478 Год назад +3

      waxa caawa kujira
      $36
      Keliya
      Bal waxan
      eegayaa
      hadaan ha ba yaraa tee
      Waxaan helo sadex meelood meel ahaan
      aankeyd sado inay waxkabiiraan
      Haday waxka biiraan
      Dadkaan
      Tusaale
      Unoqonayaa
      Waan idiin
      Maqanahay
      Iga warsuga
      Cidii fikirkaa
      Igu raacsan
      iisoojawaab
      si aan u ogoodo
      Inleyga
      Warsugayo

    • @wwewokeup8917
      @wwewokeup8917 9 месяцев назад +4

      Waa lasoo daahday jawaBta ee iisheg halka ay wax kuu maraayan

    • @muxiyadiincali2478
      @muxiyadiincali2478 7 месяцев назад +4

      Caawa waa 2024 bishii 02 labaad oo 02 ah bishii labaad oo laba ah
      Habeen jumce ah waxa kasoo wareegay habeenkii aan qoray qoraalkaa hore sanad iyo labaatan iyo dheeraad

    • @wwewokeup8917
      @wwewokeup8917 7 месяцев назад

      @@muxiyadiincali2478 sidee hantiile loo noqdaa adigaa umada tusaale u ehee kaabe wax noo sheeg

    • @muxiyadiincali2478
      @muxiyadiincali2478 5 месяцев назад +4

      Caawa oo ay tahay 2024 bishii 3aad 31 sodon iyo koow habeen axad ah habeenkii aan qoray qoraankaa sare waxa kasoo wareegay sanad iyo dheeraad waxan haystay wax aad uyar dayn aad iyo aad ubadana waa laygu lahaa waanigii go aan qaatay mushaar kayguna aad ayuu uyaraa lkn marba waxaan helo ayaan sadex meelood meel ahaan kuridayey caawa waxa kujira mobelkayga $1155 meel kalena lacag ayaa iitaala
      Dadkii iga war sugayey waxad ogaataa habayaraatee waxaad dhigataa weybiiraan usamra uun

  • @sakariyemohamud3654
    @sakariyemohamud3654 4 года назад +15

    Caawa ayaan goaan inaan noqdo millionaire
    Insha Allah
    Sanad gudihii wxaan goaansadey inaan helo 10000 from 0
    Anoo ardaya

    • @smaamaxamed8926
      @smaamaxamed8926 Год назад

      Is badal ma sameysay he

    • @wallkaraama5491
      @wallkaraama5491 Год назад

      @@smaamaxamed8926 😁😂

    • @wwewokeup8917
      @wwewokeup8917 9 месяцев назад +1

      After 4years maxaa kuu hagaagay sxp ❤❤❤

    • @yaxyecali5232
      @yaxyecali5232 5 месяцев назад

      ​​@@wwewokeup8917waa ilaabay xitaa inuu commenntigan qoray 😂😂

  • @engjubbaismail1978
    @engjubbaismail1978 5 лет назад +12

    qofka ugu horeeyey baan ahay like ta ha ila dhaafina plz

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Год назад +1

    Good topic Thanxs for sharing brother

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 9 месяцев назад +1

    Insha Allah, isbadal dhaba
    Iyo Tijaabadi igu horeysay wxn bilabaya Barito, Dece,9_2023
    Insha Allah Guul.

  • @abdiraxmanalasow414
    @abdiraxmanalasow414 4 года назад

    Masha allah ustad shukran

  • @arabe9921
    @arabe9921 2 года назад

    Mshllh tabarakallah mhdsnd wll jazakallah kheyr Somalia 🇸🇴

  • @happy9852
    @happy9852 5 лет назад +2

    ♥️

  • @CadeMoorgan
    @CadeMoorgan 7 месяцев назад

    Ishalaahahada..
    Ayaan...bilaabi..doonaa..2014

  • @caasaato-bu7qy
    @caasaato-bu7qy 4 года назад +1

    Jasaka allaah

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 2 года назад

    Ninkaas waa taajir wuxuuna ka cunteeyaa maqaaydaha cuntada raqiiska ah sida Macdonald ayuu rootiga
    Kacunaa

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 4 года назад

    Talooyin wax ku ool ah mahadsanid